Тёмный

NAFTADA. JECLAW WAX KASTA AYADA KA HORMARI . (DARDARAN) IYO DHIRIGALIN 

Hamda Home Decor
Подписаться 113 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 102   
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
www.life.no/kosttilskudd/vitaminer/b-vitamin/mega-b-stress-180-kpsl?gclid=Cj0KCQjwmvSoBhDOARIsAK6aV7jACzG6RqGYRORAUqs7htPnDkSsA6rQn5Jxo8yTvcnIQxK686VEXkkaAp3qEALw_wcB. Waa kan kaninigi❤
@kadra9957
@kadra9957 Год назад
Thanks 😊 Sister
@leylawarsame8376
@leylawarsame8376 Год назад
Kapsel sow gelatin kuma jiro walal mise?
@sabrinmoh5201
@sabrinmoh5201 Год назад
Asc hablaha wlaalahayga ah anigu aad ayaan uduceystay masha allah allaha iga aqbalo meel ayaan shaqo fiican ka rajeynayaa iisoo duceeya si niyad ah inaan helo walalyaal allaha ii aqbalo ducadiina❤
@SamiyaRashiid
@SamiyaRashiid Год назад
Ilaah hakuu fududeyo abaayo
@billeabdi1061
@billeabdi1061 Год назад
Illah ha kuu sahalo wll qaali ❤
@maryamomohamed1890
@maryamomohamed1890 Год назад
Qer allaha kaaga dhigo apyo😊
@umucubeydabilow3235
@umucubeydabilow3235 Год назад
Allah hakusahlo abayo
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza Год назад
kheyr ALLAAH kaaga dhigo abyo
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga #Sahantoosan ❤
@SadiaHusein-uh7kj
@SadiaHusein-uh7kj Год назад
Iskuroon maruqato waa inafadhigakakacnaa masha allah ❤
@Amagf3Voic3
@Amagf3Voic3 Год назад
NOLOSHAADA LA,WADAAG QOF AAD JACESHAHAY DUMARKA / NAFTAADANA DIINTAADA IYO DALKAADA JECLAAW 💙💚💛👌👍✌
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Год назад
Xamdiyay abaay mahadsanid horta taladaada waa qaadanaa waana kaa mahadcelinaa abaayo waxkastoo aduunka dani ku jirto ba garataye tii aakhiro meeday abaayoy bal qof cali illaahaysiiyay wa atahaye miyaysan ahayn inaad xijaabto haduu rabo habo gaabnaadee waxba waxbaa kadarane hal malyan haday quruxdada fiirsato maalin walba maxaa faaiidaa oo kaaga soo noqon bal khasaaro baa kuugu jirta Bal abaayoy dib isugu noqo waan ogahy gabdho badan baaad dhaantaa xaga asturnaanata lkn waxbadan baa kaa dhiman (Adoon xamaqin oo xiiqin fakarkaaga dhiibo xamday 😂) xamday saad nooga naxayso baann kaaga maxayaa❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Mashlaaah Alaa abyo mcn ilahow ku xafid Mahad sanid isoo duceya abyo inan soo hanuni xijabkaaø saxda qado
@maryamomohamed1890
@maryamomohamed1890 Год назад
I.a apyo waan rajeynaa dhamaan teen kuwo xijaabka kudhaganaano inaa noqono apyo allaha caafiyo iida wllhi wax noo faaideesaa m.a😊❤
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Год назад
@@yuuuuga1 Aamin abaayo jasaa kalaah abaayo illaahay Khaliqa ahaa baan kaaga barayayaa uu kuu sahlo oo kugu ha nuuniyo waxkasta oo dantaada aakhiro kujirto maalin maalmaha kamidana aan arko adoo dumarka somaliyeed ku wacyigalinaya asturnaanta iyo sida illaahay loogu dhawaado waayo waxaan ogahay inaad kartid uleedhay inaad sheegto waxaad fahansantahy qof nool baatahy maashaa allaah illaahay ha Isugu kaa daro nimcooyinka Ani laftigayga ducada waan ubaahanayhye allaha ha into wada aqbalo Muslim khaalisa ha Ina ka dhigo
@MohamedNasro-zt2lp
@MohamedNasro-zt2lp Год назад
Abaayo sowta xijaaban gabadhu lkn xijaabka Maxad utaqanaa ma
@habimohamud603
@habimohamud603 Год назад
Waligay xamdi tinteda meel kama arag qorteda ma arag kubkeda ma arag wajigeda gacmaheda meel anan ahyn waligay ma arag meel walbana wan kaga xirnahy tiktok snapchat tiktok xge ku aragtay abyo ayado qaawan waaba yaabe xamdi anigu dhaliil u wayay wlhy ilhy hano xafido wa gbr ku dayasho mudan❤
@saayidabdi1803
@saayidabdi1803 11 месяцев назад
Ilahay amarki qofkale ma xasusto sababto ah waan isgadhilayahay lakinse waaxa run ah dadbadan oo sabab ay kuu necebyihin adan araganeynin ad arki donto
@fadumoibrahim2293
@fadumoibrahim2293 Год назад
Masha allah thanks abaayo wan ka helay sida u hada shay oo bararujinta ku dhehantahay jasakalah
@Animeedits1348
@Animeedits1348 Год назад
Aad iyo aad waaridkeyga allah idaaye waxey iguso ababiyen inaan afkayga ka adkaato hadii wax laiyirah xitaa an afkayga qabsato on qimahayga kulumin abahey allah cimri iyo cafimad siyeeye wuxu dhihi jiray abo dhalintaatu hadey 15 toban kaarto dhib haudhalaamayne hora loowayeel gurta 14 malinkaan jiray kuwa labatan jirada ee is caruuraynayo waxaan u haystay inaan kawaynahy waliba ceeb uhaysty waxeey samayhaayan alxm mcnto mahdsanid
@Maryamasuldaana
@Maryamasuldaana Год назад
Mashallah waa xigmad, horaa loo wayeelgurtaa. Allah ha barakeeyo abahaa
@Animeedits1348
@Animeedits1348 Год назад
@@Maryamasuldaana amin yaarabi
@asadabdi7964
@asadabdi7964 2 месяца назад
Maansha Allah tabaaraka allaah qaali alle ha ku xiftiyo ❤
@kaafiyadhawrsan
@kaafiyadhawrsan Год назад
Alaa hamdi ciiltiraay wlhi qof qaliya tahey dhirigaliso
@thegoats274
@thegoats274 Год назад
Maatada lama dhaliilo hamdi dhib badanaa 😂😂😂😂😂😂😂
@deeqomaxamed2535
@deeqomaxamed2535 Год назад
Xamdaay nolosheydiyeey abyo ani naag aaan adi eheyn maba daawado❤❤❤
@bilanmahamed7498
@bilanmahamed7498 Год назад
Xamd rund kugu jecel😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤
@TesMode-bp5uj
@TesMode-bp5uj 11 месяцев назад
@hodanhibo6984
@hodanhibo6984 Год назад
Walshay horay usoco caafimad ka ale haku ziyadiyo ❤️❤️
@ayanabdul3371
@ayanabdul3371 Год назад
Reeb reeb waa hooyoyinkii hore kuwaan ayakaa ridi lol😂
@hibaaqhibaaq-zq3ux
@hibaaqhibaaq-zq3ux Год назад
xamdiyey xabiibtii alxamdu lilaah ilaahay waa ku caaafiyey abaayo waxan ahay saaxiib aad burco kuleedabhay
@shamsoabdulqadir8708
@shamsoabdulqadir8708 Год назад
Xamdiyey ilahey cimriga hakudhereyo m.a❤❤❤❤
@naimanuura
@naimanuura 11 месяцев назад
Asc abyo sitha marwalbo kudageysani jiree oo uqadaneye raaigaga walaifur😊 Thank you sister wlh you saved my life long time now am back alhmadullah h My healing process is over , i need to watch more of your videos ❤
@madinaomar2344
@madinaomar2344 Год назад
Habo quruxey waa xaqiiq naftaada in aad jeclaato❤
@salmajaamac9034
@salmajaamac9034 Год назад
Wllo maxdi hesa qaditaan koda quraan kubadelo heeso wa dambi
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Год назад
Waa runtaa abaayo
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Ahye qalbi ❤
@CaashoClaahi-f7n
@CaashoClaahi-f7n Год назад
Naftada jeclow ceebmaha mcnto ❤❤❤❤
@-farhia
@-farhia Год назад
Abyo waxad tahy UN baa no sheegtey reeb reeb yaaa cuna maxa kasiya Adaa malaha cuna qofka wuxu sheega UN buu sameeya hadad adigu reeb reeb cunto anaga ma cuno
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 11 месяцев назад
Adiga hada cunin ayadana ma cunto hoyoyin qara cuna ilmaha iyo xajiga wuxu so rebo o cunto kale an cunin naftada wax wangsan u qur aa lagu dhahay ceb miyaaaaaaaa😅
@kawsarabdirahman2083
@kawsarabdirahman2083 11 месяцев назад
Hamda qliyay walaal kiniinka fetaminka aad hayso waxa ku sawiran calankii qawmoludka iska jeer waraqdaaa please please
@nimco9305
@nimco9305 Год назад
Hamda abayo rabi ha ku barakeyo adiga family kaga
@deqamohamed7123
@deqamohamed7123 10 месяцев назад
Walahi allah dartis ku jeclahay my dhiragaliso ❤🩸
@maryamomohamed1890
@maryamomohamed1890 Год назад
Apyo ani diet kujiraa 19 jirna waa ahay oo xaas eh apyo iga vitamins ka macunikaraa kuwaan somalia waan joogaa apyo hamdaay muuq wanaagee😊❤
@hidaayo..
@hidaayo.. Год назад
M.a mahadsanid xamdiyey aniga naftayda waa casuuma marka wax ku guulesto waan iska farxiya❤❤❤
@yasminhussen268
@yasminhussen268 Год назад
Asc Abaayo Hamda waxa ina kala hadlo raba ee snapka fur qoralkaga?
@Hafza3636
@Hafza3636 11 месяцев назад
Muchallh tabarakallh Hamda home decor ❤❤⚘️
@nasteexoabdi2314
@nasteexoabdi2314 11 месяцев назад
Video tiktok soo dhig xamdayy wllo❤
@faysasiciid847
@faysasiciid847 Год назад
fariidnimadaad kugu jeclahy waana run dad magacyo badan way jiraan lkb looma joojiyo
@naimohassan839
@naimohassan839 Год назад
😂😂😂😂 rerebkan adcuneysid iska daa ceebmiyaa
@maryamaruun6020
@maryamaruun6020 Год назад
abyo meel aan kala so xariiro raba aad kugu bahnhy talo muhiim kaga bahnhy
@yusufaisho457
@yusufaisho457 Год назад
Maya ukhti ceeb maha naftaada casuun fariit gabdhuhu haday sidaadoo kale ufakari lahaayen horumarbaygadhilahayeene
@nasteexonalka5337
@nasteexonalka5337 Год назад
Haabo kaniiniga 20 jirmacunikaraaa xamar malagahilaana
@hafsohassan1405
@hafsohassan1405 Год назад
Hamda quruxey guuleyso abidkaa qaali isma cadeeyo waxa iishegtaa wax natural ah oo iftiin isiiya❤❤
@ayaandakhar
@ayaandakhar Год назад
Wll snake igal hadal dhawar jer ayaan Kal hadaly ayaan dheeman baa igu qoran
@dumarland01
@dumarland01 Год назад
na xapipi wa lais Waye bal bal hadan kadaba tagi dhirigalinti dumarland 😭❤️‍🩹
@dumarland01
@dumarland01 Год назад
midakle huno camerada yara toosiso we can't see u clearly when we edit😢
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Wall mcn aniga tv kaa firiya waxa kama qaldana muqalka ❤ Mahad sanid qaali
@dumarland01
@dumarland01 Год назад
@@yuuuuga1 mrka telephone ka laga firsanayo way kaduwantahay mrka TV ga 🙂✊anyway keep shinning bayoh
@CoffeandTea1
@CoffeandTea1 11 месяцев назад
Waa runta cafimaad ku cun ❤
@sadiaaden8133
@sadiaaden8133 Год назад
Maya abaayo maya kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk
@umurayanahmed2739
@umurayanahmed2739 Год назад
Mahad sanid qaali ilahay haku barakeyo quruxeey
@AsmaAbdi-l7q
@AsmaAbdi-l7q Год назад
Hees +nashida qadayaa ❤😂😂😂
@saciidomacalin9059
@saciidomacalin9059 Год назад
Xamda abya waan is casuumaa hadan aan kuso worayo kfc ayaan jogaa aniga iyo carurta
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Fariid 🥰🥰🖐🏽
@saciidomacalin9059
@saciidomacalin9059 Год назад
Xamda aad ayaan kula socdaa aniga gabar aan tagero ayaa thy salan sare
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 Год назад
Thanks hbbt We Love you
@dhoolabdi1
@dhoolabdi1 Год назад
Masha Allah ❤❤❤❤
@xawaahmedsharmake4431
@xawaahmedsharmake4431 Год назад
Masha Allah ❤❤❤
@a.mohamed1958
@a.mohamed1958 Год назад
Fariid ❤❤❤
@umumahircadey1262
@umumahircadey1262 Год назад
Mash allh dhiiragaliso allh ku xafido❤❤❤
@quenniha4550
@quenniha4550 Год назад
Waku salamay my sister
@SuheylaBashir-q5z
@SuheylaBashir-q5z Год назад
❤❤❤❤
@sacdiyahabargidir6589
@sacdiyahabargidir6589 Год назад
Masha alah tabarakalaah guuleyso hamday xbbti
@omadada100
@omadada100 Год назад
Mashallaah Alllaah runbad ka hadashay.
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Год назад
Waa maya abyo naftada jeclow💯❤❤👏👏
@IstahilAdan-vz2nd
@IstahilAdan-vz2nd Год назад
Mansha Allah sis
@tamimasharif
@tamimasharif 11 месяцев назад
Qalbi qali 👏👌❤
@farhiyasaid697
@farhiyasaid697 Год назад
Masha Alaah shukran xabiibti
@kaafiyocismaan5337
@kaafiyocismaan5337 Год назад
Maya walhi❤
@samzam3128
@samzam3128 Год назад
Masha allaah ❤❤❤
@jamilomuhidin9766
@jamilomuhidin9766 Год назад
Saxiix abayo🎉
@cadeycabdule9129
@cadeycabdule9129 Год назад
Asc walshay ❤❤❤ mahadsanid
@CanabMacalin-mt6ol
@CanabMacalin-mt6ol Год назад
Masha allah
@kadra9957
@kadra9957 Год назад
Masha Allah Masha Allah 😊 Keep going abaayo ❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Manshaallah ❤❤❤❤
@nimcohassan1495
@nimcohassan1495 Год назад
Dheeman luulaay❤❤❤😊
@iqracadeey2603
@iqracadeey2603 Год назад
Hjouygut
@sadiadr1773
@sadiadr1773 Год назад
@maryamamaryama-hp6ip
@maryamamaryama-hp6ip Год назад
Abyo ani ninkeyga cunta leyskucaateyo hadan karsado iskada ayu igudhahaa cuntqdq guriga inaa cuno ayu rawa calool iyo laablabna wan leyahay 5 caruur ayan heystaa 27 ayan jiraa bal ilasotali xamdaay❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Abyo wxaa naftada u fcn adiga aqonso isna qurxi naftada kaa fakser xajigada inaad u shego waax kasta qasab mahan
@maryamamaryama-hp6ip
@maryamamaryama-hp6ip Год назад
@@yuuuuga1 ok abyo mcn tala wnagsn ayad isisay mhadsanid💋🥰
@-farhia
@-farhia Год назад
27 sano Shan carura macquul maaha hada inaad gursato ahyd bisinka Fiiri Ilmaha badan waa lagu fool xumada strees Laga qada inta ku ekee
@foosaadancigale1304
@foosaadancigale1304 Год назад
Masha allah hawo dhiragiliso
@foosaadancigale1304
@foosaadancigale1304 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
Masha Allaah❤❤❤
Далее
Ruuxa nolasha fahmaay aya guleysta
15:11
Просмотров 27 тыс.
I Took An iPhone 16 From A POSTER! 😱📱 #shorts
00:18
# Rural Funny Life Wang Ge
00:18
Просмотров 760 тыс.
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Просмотров 73 тыс.
BUUQA NOLASHA IYO. HADAF LA AANTA MAXA KENA .
16:52
Просмотров 28 тыс.
NAFTADA HA DULMIN{ TAALO}
11:35
Просмотров 62 тыс.
I Took An iPhone 16 From A POSTER! 😱📱 #shorts
00:18