Тёмный

BUUQA NOLASHA IYO. HADAF LA AANTA MAXA KENA . 

Hamda Home Decor
Подписаться 108 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

14 ноя 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 124   
@dagandawo8635
@dagandawo8635 7 месяцев назад
Nafta halmar lamabadali Karo lkn training Ayan kuwada wx bdn ayan nafteyda baray sida in ey jojiso xage katimid iyo xage usocota inshallah 2024 anigo qof csb ah ayu dhalan dona mahadsanid wlshey Xamdi ❤
@-farhia
@-farhia 7 месяцев назад
Quraan ka Hala akkhristo Tasbiixada Hala badsho Aduuunka Gabo Gabo Waye walalayaal
@soso12364
@soso12364 7 месяцев назад
جزاك الله خير حبيبتي❤❤
@nuurtohassen35
@nuurtohassen35 7 месяцев назад
Mcnto ilah aqliks iyo xugo hakubarakeyo wlhi 2022 anoo uur leh baan kubarte oo caruur kale hesto waxan ahay qof dhalin yaro ah nolol qurux badan hesato o umuqan kadib malinta kubarte ila hada wax nolosheda iyo gurigega kudhacay isbadal ❤❤
@ciwadahashi6661
@ciwadahashi6661 7 месяцев назад
Mashalah xppti waa qodob muhim inoo ah waana sirta nolosha hdad intaa yar fahanto naftada ku mashqulisid wixi danteda ah wxd arkeysa dumar guryahodi mrkad gasho ad maryaha kor uga qaadaneyso oo intaa mid la furay iyo mid ninkedi dilay iyo mid dabka an shidan halkaa utaagaan oo mnta dhan waqtigodi ku lumiyey nadafadodi tii carurtiba ay meshi ku go'don santahay waaba waqti ay naftoda kali kula qaataane Alle ha ina waafajiyo guusha aakhiro iyo tan aduunyaba danteenan hayna garansiiyo
@yusramahamed3780
@yusramahamed3780 7 месяцев назад
Waxbadan ayaa lagaa faidaya waa hadii warwax laguqadanaayo jasakallaah qeyr ❤
@farax6361
@farax6361 7 месяцев назад
Dumarow waa xaqiiq naftada 1 ah hadad quruxbadanthy qalibi nadiifa aad leedahay cidwaliba way ku jeclanasaa ogow more naftada daryeesho ayaa maakinta 50 ama 60 ama 70 alleba ku gaadhsiiyo way kaa muqan doontaa naftada intaad 20jirka thy daryeel means inaad lacag haysatid maaha lkin nafta sterska nafta ka ilaali cibadadana ku dadaal waxyar ood haysto oo aad qurxisato ayaa ku muhiima ❤❤
@sukhranasir
@sukhranasir 7 месяцев назад
Laskama qurux badnado wllo staress na lagama ilalin kro nafta😢
@hodanladan4248
@hodanladan4248 7 месяцев назад
Waw abowe mahada saniid waa fikiir wacan Hamden wan jecalahay dara ilahay Haye daladat wan qadanay❤❤❤
@user-sg5np8xe9h
@user-sg5np8xe9h 7 месяцев назад
​@@sukhranasirdiinta ķudadaal quraanka akhriso illaahay xus stress kugumadhacayo jimicsiguna waa mùhiim
@salmaabukar273
@salmaabukar273 7 месяцев назад
Wax fiican baad ja dhawaajisay waan u baahna topics like this
@Amuuna40
@Amuuna40 7 месяцев назад
Hamdi qurux alle nooma kawaayo mcnto saa kuu bartey nolasheyda fahmay mar mar waxaa isdhaha alle kusoo diiray coz saanoo dharigaliso jazakallah xbbti gabdhaha adi cml alle hanoo siyaadiyo😊😊😊❤❤❤❤❤❤
@dgfb73Bd88-qu4ft
@dgfb73Bd88-qu4ft 7 месяцев назад
Wajigada iyo magacada ma badali kartid lkin dabecadada iyo dhaqankadavwad badali karta gabdho aan isbadlno wan isbadali karnahe shugran xbbti xamday❤
@fadumoahmed967
@fadumoahmed967 7 месяцев назад
Walalo Ilahay khayr haku siiyo dhawr jeer baan video yadada daawaday runtii waa faaiido leh bulshadana anfacaya, dadkana waxa ugu khayr badan kuwooda ugu nafciga badan sida uu suubanahu inoo sheegay Salalahu alaihi wasalam. Ilahay hanaga mid dhigo dhamaanteen kuwa dantoodana ku mashquula dadkana nafci mooyee aan dhibaatadoodu gaadhin. Jazzakallahu khairan wllo.
@shukrihusseiin6225
@shukrihusseiin6225 7 месяцев назад
Sister mashallah, you really give good advice to the sisters hopefully they will listen.
@soso12364
@soso12364 7 месяцев назад
Thank you abaayo mcn❤❤❤❤
@MuhuumMoteeye-mg5nw
@MuhuumMoteeye-mg5nw 7 месяцев назад
Masha allaah abaayo illaahy ha ku xifadiyo abaay aduun iyo aakhiro
@MunoHassan-rm3gy
@MunoHassan-rm3gy 7 месяцев назад
MA. WLLSHEI Waad ku mahadsn thy sida quruxda wax badan Aad noo Xasuusisey Nafahena Allah hakaa raali noqdo Adun io Aqirpa ❤🤲 Guul io Gobonimo Meelwalpa Aad joogtit💓🙌
@iqrocalicabdicalicabdi2910
@iqrocalicabdicalicabdi2910 7 месяцев назад
Hbo xamdiyey wad ku mhd san thy sida ad mar wlba no dhiirri galiso hoyo da.yar o gurigedana haysata ayan ahy Alxmdulilah wan ku faidey taloyinkaha❤❤🎉
@fadumomohamedabdi4959
@fadumomohamedabdi4959 7 месяцев назад
Manshallah xbbti wlhi ilma iima joogo weli hadaa uur leyahay 7:00 subaxnimo kabaxa gurigayga 3:15 galabniman kuso laabta anoo daalan shaqada guriga markaan dhameyo ta naftaydan bilabaa inaan cid haleelo daaye xitaa inaan nastaan wayaa waana ku faaiday alx vedio yadada w waxan intabadan dawada waqtiga aan shaqaynayo marka nafta waa in la mshquuuliya cafimaadkedana la ilaaliya thanks 😊 gabdho sports kana halagu dadaalo
@aishaabdullahi234
@aishaabdullahi234 7 месяцев назад
Allahumma barik habo hamda ❤wn iskajeclahay
@hodomohamoud4269
@hodomohamoud4269 7 месяцев назад
Thanks you hamdi ❤
@LayloAbukar-hx2ii
@LayloAbukar-hx2ii 7 месяцев назад
Mash allh❤ abyo mcnto alla maxa wax ka faiday mahadsanid ❤
@degmocumer1673
@degmocumer1673 7 месяцев назад
Mansha allh qali alle hanokadayo 🤲👑
@ridwanabdulahi2221
@ridwanabdulahi2221 7 месяцев назад
Mahadsanid xabdi cadey ani nafteyda 1 anka dhigay inta adi ku bartay 4 boqol o dolar bishi isu bixiya bilka nafteyda uqoray adigana igu dhiri galiyay ina nafteyda ka war qabo ilahay kher badan haku siyo wall ❤
@muniiroali
@muniiroali 7 месяцев назад
Same to u thnkz hamda
@suhurahmednur8656
@suhurahmednur8656 7 месяцев назад
Halkay ka dawada wl
@ridwanabdulahi2221
@ridwanabdulahi2221 7 месяцев назад
@@suhurahmednur8656 janalkeda hor ugal wll video yasheda dhan dawo marka cunto karineso iska dar dhageso un
@ridwanabdulahi2221
@ridwanabdulahi2221 7 месяцев назад
youtube.com/@yuuuuga1?si=IRguc37fbg589-3B
@shuubilan9781
@shuubilan9781 7 месяцев назад
​@@suhurahmednur8656gadal u rac video yada sanad ka hor
@sumayacumar6473
@sumayacumar6473 7 месяцев назад
First view bn noqday mnta hamdaay ❤
@xaliimoxuseen7754
@xaliimoxuseen7754 7 месяцев назад
Masha allah dhiirigqliso Thkis my sister
@najmaAbdi717
@najmaAbdi717 7 месяцев назад
Hada dantaydaa focus gareya wlh faidoyin badan ayankahelay hada ninkii isagaa igadaba ordaayo Caruurta xata Cunada ukarinayo😅😅😅😅
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 7 месяцев назад
Sas ahow waligaaa sis
@user-ec8tu1in6r
@user-ec8tu1in6r Месяц назад
🎉🎉🎉🎉🎉insha allaha Mahadsanid abaaye mcn
@soumayasafi8104
@soumayasafi8104 7 месяцев назад
Axla ukhti fidunyaaa allah hakudhowro qali
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 7 месяцев назад
Allah abyooy ku jecliyaa saaan cml noogu waani hamdiyyyy🥺
@HibaaqAbdiqaadir-sx7ks
@HibaaqAbdiqaadir-sx7ks 7 месяцев назад
Mansha allah abaayo qaali hamdi fariid ilhay haku xifdiyo
@Salmacabdi-we3yo
@Salmacabdi-we3yo 7 месяцев назад
Dhiirigalintaada wa mida kaliya ee aan Qadandono👸🏿
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 7 месяцев назад
Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik wllo ❤❤❤❤❤❤
@bureqoahmed6379
@bureqoahmed6379 7 месяцев назад
Abayo thanks ani hooyo mahi lkn allah sida iiroon asga yaqaana allah ha iiyeelo abaayo gabar ficn batahay sidaa uwaani gabdhaha ajarba kuugujira ❤❤❤
@nimcomahamed6369
@nimcomahamed6369 7 месяцев назад
ماشاء لله dumarka somaaliyeed dhib haysta waxay tahay ayiga aya is necba Alla ha fahansiiyo qiimaha naftooda
@Biiiqueen
@Biiiqueen 7 месяцев назад
Keep going walashey ❤
@nasteehomahamed1112
@nasteehomahamed1112 7 месяцев назад
Thanks again
@FatumaAdan-we5uj
@FatumaAdan-we5uj 7 месяцев назад
MashaaAllah abayo❤❤❤
@user-fr2zd9un2q
@user-fr2zd9un2q 7 месяцев назад
❤ mahadsanid
@alaaneyam2290
@alaaneyam2290 2 месяца назад
Masha Allah abyo mash quul kas ayaan kujira hbeno bran na ku hurdo wayay😢
@bellaqurux-8
@bellaqurux-8 7 месяцев назад
Wll Alah hakusharfo waxa tahay qof an wax badan kafaiday wax ku jeclahy ilahy darti ❤❤❤❤❤
@salmamohamed6840
@salmamohamed6840 7 месяцев назад
Xamdiyey illhey haka farxiyo mcney moqladada marka dawado waba iska farxa ❤
@sowdaahmed6917
@sowdaahmed6917 7 месяцев назад
M.a wan ku tagera hamday wllshey samided
@safiyosalaam9982
@safiyosalaam9982 7 месяцев назад
Mashaa alaah waarun guleyso❤
@user-cx5hv5bd6f
@user-cx5hv5bd6f 7 месяцев назад
Masha allah qaali ❤
@khadrajama4115
@khadrajama4115 7 месяцев назад
Masha alah
@bishaaroabdikarim4494
@bishaaroabdikarim4494 7 месяцев назад
mansha allah xamdiyeey ku jecliyaaa waan ku xisaabtamaa muuqaaladaada ❤xamdiyeey isnaabka iga aqbal abaayo
@munamohamed1078
@munamohamed1078 7 месяцев назад
Illahay haku daayo wllo
@hodaniishamohamed1969
@hodaniishamohamed1969 7 месяцев назад
First aniga wye aduna hamdi lahen suu yhu😜🥰❤️
@maryanahmed2510
@maryanahmed2510 7 месяцев назад
MASHA ALLHA ❤MCNTO🎉❤ XAQIIQO WAYO HADALKAN DUMARKA MEL KASTAY JUKAN DHIBKUDA MADHAMADO IO CALA CALKUDA 😢 ALX MANTA ❤ANIGA ❤MASH QUUL TALEFON WAYO HALSAC WAXBARSHO ADA LIXSAC KA IMANAYA ANOO DALAN WAN SEXANAYA CASIRKII KASOKACAYA SHAQADA XAFADA IO WAX AQRIS LEE ILA CESHAHA KUSUKARAYA LABASAC HABENIMO SEXDA ALXLABADA MALINBFASAXA LE ISTICMALA ❤FUFNAFTISA IO NOLASHISA KUMASHQULO MUBIL FURSAT OMAHILAYO❤ WLLHI🎉WAN KUSALMAY (HAMDA❤MCNTO)
@maryanmuxumed4051
@maryanmuxumed4051 7 месяцев назад
Mashaallha alle ha no kaa daayo
@nimcoqaniqani8557
@nimcoqaniqani8557 7 месяцев назад
Xmadiyaya wlhi dartaaban uso galay you tube ka wayo mar kasta waxn ka hela moral alleh haku xafido dar allan kuu jeclhaya from hargaysa qali ❤
@samdamaxamed3568
@samdamaxamed3568 7 месяцев назад
Ascasxaabeey setihiin anigay igudhacday innaan xalisto poropalaynka ihasytwaanakufaaiday
@raaxoaxmad5914
@raaxoaxmad5914 7 месяцев назад
😂😂😂m.a shukran xabiibti❤❤❤
@user-xs2ki2sh4j
@user-xs2ki2sh4j 7 месяцев назад
Xamdi qaali Mahadsanid❤❤ Anii waxaan kafaa iday Dantada hadaa kumashquliwaydiid dankalaa kumashqulaysaa
@Naano970
@Naano970 7 месяцев назад
Mar walba wax kaa faidaa xamdayy maba dhaafi aqan video yadaada😅❤❤❤
@ruqiyoshariif2619
@ruqiyoshariif2619 7 месяцев назад
Mahasanid wlhi ani mar horey isku tarbiyeey wlhi adiga waa isii siyaadsey
@FarxiyoCumar-gq7yy
@FarxiyoCumar-gq7yy 7 месяцев назад
Msh allah
@ikran-of1vv
@ikran-of1vv 7 месяцев назад
masha allaha allha ku dhowro
@SamiiroInaSulub-vu6is
@SamiiroInaSulub-vu6is 3 месяца назад
waa xaqiiq in camal in lasameysto ey wanaagsan tahay
@khadijac9841
@khadijac9841 7 месяцев назад
Maanshallah 👍
@nasteexoabdi2314
@nasteexoabdi2314 Месяц назад
Tiktok inoo soo dheg video gan xamdi qaliii❤❤❤🎉
@deeqodaganofficial6126
@deeqodaganofficial6126 7 месяцев назад
Habo thanks ❤❤❤❤🎉
@hamdabilan838
@hamdabilan838 7 месяцев назад
Zamii xamdayy Barakow Idim Alle
@Deeqaibrahim62
@Deeqaibrahim62 7 месяцев назад
Ben ma ah in qofku marku mashqulo u sexdo hurdo fican ani wan isbedeley wax barashadaydi bilawday gurigana ana kaliya joga marka ano dalan sexda salada ceshaha kadib telba madawada in an shaqada guriga kadhamaynayo moyane dadku waxay dhaha wad isbedeshay laguba arko hadana guriyayga iyo wax barasha iyo wixi kale dane an leyahay qabta kaliya ilkn awal hore waxan aha qof camal lahayn wlhy dhibato badan ku jiri jiriy ileen gurigi dhex fadhiyaye hada waxba kama fikiro wixi de muhima moye hawlahayge igu batay qli
@Deeqaibrahim62
@Deeqaibrahim62 7 месяцев назад
Xamdiyey wll ani xanunka ad shegtay wlhy intuba way ixanunan hadaba igu dara lugaha ixanuna waliba wayb iyurayan socodka wlhy ma awodo hadan soqa ado ano dhamarka la iga hoyo oo lugu ibararen sonoqda wax barasho wan ada walaw aysan fogayn madan sameya jibicsi muye wll xamdiyy
@bellaqurux-8
@bellaqurux-8 7 месяцев назад
Nolow hamda qurux ❤❤
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 7 месяцев назад
Wlhi taasa been ehen qofka waxa muhiim ah inow naftiisa ku kalsonado naftiisa hormariyo Kuna hormariyo sidow ilahey raali ka yahay
@yusramahamed3780
@yusramahamed3780 7 месяцев назад
Sax abaayo
@nafisoabdirahman4486
@nafisoabdirahman4486 7 месяцев назад
Role model Ayaaa ii thy xamdaay illah haku siiyadiiyo wanaga io aqlada gabdho bdn ayaaa kugu xeraan walipa wnagada io la talintada ayan kugu xeranahay illah ajar haka siiyo mar walpo sidan nolosha ulaaa u badalin karnaaa ino shegdaa wanag badaney🥺❤❤❤
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 7 месяцев назад
Masha allah 😂 👌
@XukunAbdi
@XukunAbdi 6 месяцев назад
Asc
@khadradahirali7759
@khadradahirali7759 2 месяца назад
Waxn kuu arkaa qof aan ubah naa taladiza iyo tusmadisa wanagsan
@haniaden2700
@haniaden2700 7 месяцев назад
Dumarka Somalida inta badan waxay hormar u yaqanan In la isla cadaysado
@SahroAxmed-il9wr
@SahroAxmed-il9wr 7 месяцев назад
Wllshay xamdi yey alle cimridheer iyo cafimaad kusii
@hibaktarafiko6040
@hibaktarafiko6040 6 месяцев назад
In badan hadaladaadu noloshayda way bedeshay oo niyada saafi ii noqotay lkn indhawayd kuma dhagaysan maantaa kusoo noqday chanelkaaga saa muuqaalkan quruxda badan baa la kulmay Mahadsanid xbbt mar labaad🥹🥰
@ifraaxmaxamud1268
@ifraaxmaxamud1268 7 месяцев назад
Shugran xbbtii wa igu ogthy in aan nafteyda ku mashquulo🫶❤️
@Zaynab_033
@Zaynab_033 7 месяцев назад
Wlhi meeel aaa jeclaa inaan ka muuqdaad hada ka muuqataa hamdaay❤❤ codka dumarka dumarka inaa wax kasta u sheego sida xaliye insh mar uuun waan noqon doona👸🧠 Podcasete inaa furto oo dumarka saxo waaniyo runra usheego❤ Codka dumarka Hamda❤
@fartunuk1392
@fartunuk1392 7 месяцев назад
Asc abyo ila soo xirir wn ku bahany plz😢
@najmaAbdi717
@najmaAbdi717 7 месяцев назад
Abaayo anaa ahan jiray dadkaas siksaanada iyo barafunada nimanka kadaba wado lkn qofka an waxaasodan usamenayay shaqofcn markuuhelay waxuiguyiri xaaslabad ayaan guursan raba waxan amiinsana in nimanka waxaaslagusojiito ani umbaisku qoslay markiidambe😅😅😅😅
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 7 месяцев назад
Waad iga qosolsiisey 😂😂
@najmaAbdi717
@najmaAbdi717 7 месяцев назад
@@runkahadasho8495 🤣🤣🤣
@shuubilan9781
@shuubilan9781 7 месяцев назад
Bbe raaga asxan malaha Mar waliba naftada kow haku ahata
@najmaAbdi717
@najmaAbdi717 7 месяцев назад
Sax
@user-lk3jb6fi7u
@user-lk3jb6fi7u 7 месяцев назад
@samira2061
@samira2061 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@dumarkaabachannel161
@dumarkaabachannel161 7 месяцев назад
Hamdi plz inan kulaso xidhidho ayan rabaa xagee kala hadlaa 🙏😩
@roromahamed6194
@roromahamed6194 7 месяцев назад
caadi iska dhiga somali gabadha 100k gaadhsiiya waxa bila macnaha waa dawataane
@KeifNour
@KeifNour 7 месяцев назад
Naagaha somalida ah majority wa (auditor ) mxy xirnthy iyo mxy marsty Walaaley maskxdayda iskaweydin jiry siba kuwo aan qarabo nhy oo iscdyn iyo auditor uqybsn aan yaby ilen xamdi ba ila aragtay ba, iyo hooga wlhi wn ufirsdy wxba ma mabartan tii xita wxbarta darajo fcn makento ilen dad bay auditor uyihinee subxana,allh
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 7 месяцев назад
Mashaalah 😂
@anabali5298
@anabali5298 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 7 месяцев назад
Hhhh Ka Gambi Hamdaay ..Hormakeena ka xuntahay lagu Odhan xitaa Adiga oo Nolosha Xayaanka ku nool ...hh
@Maaido740
@Maaido740 7 месяцев назад
Walalo wad mahadsantahay talo fcn oo run ah ayaad soo jeedisay
@bintunor4941
@bintunor4941 7 месяцев назад
Asc Abayo mcn xamdiyey xagen kla soo xiriea plz😢❤
@naleeyAbdi
@naleeyAbdi 7 месяцев назад
Snapka weykuu soo jwabee abayo la xariir
@bintunor4941
@bintunor4941 7 месяцев назад
@@naleeyAbdi Mxa ugu qoran qaali
@naleeyAbdi
@naleeyAbdi 7 месяцев назад
@@bintunor4941 link profile ka saran yahay gal youtubeka
@yuuuuga1
@yuuuuga1 7 месяцев назад
@@bintunor4941xamdi2000 qaali
@najmaabdifatah2274
@najmaabdifatah2274 Месяц назад
asc
@user-qw2bl7ty4r
@user-qw2bl7ty4r 7 месяцев назад
Wa gartaa shrfy 2 cunug adiga kula eg ayad heysata hooyada isku nuuga dhashay Waxd sheege Uma suurtoweyso
@khadraali8373
@khadraali8373 7 месяцев назад
Iskunuuga yaakugu qisaasay Edo qofaan asagu kor isuqaadin ciduna maqaadikarto ee iskadhaaf cudadaarka cidlada
@rukiasamow411
@rukiasamow411 7 месяцев назад
Abayo anasomari howla’antas iyo tale phone labara iyo shaqalan iyo kumushqul nimed waxan aha waqtigat stress full alxamdulilah hadana wakacafimadhi.😂kabax ayan dihi laha qofkastokujira kana weynaw😅
@Naano970
@Naano970 7 месяцев назад
Mxaad kula talin lahyd hablaha waqtiga xidhiidhada ay ku jiraan
@salmacumar9476
@salmacumar9476 7 месяцев назад
Abyo caloosha ayaa ifadhida moringa waxa la igu dhahay kalyaheey duleelisaa maxaad ka ogtahay
@munamohamed1078
@munamohamed1078 7 месяцев назад
Abayo cuntoyinka sida losoxo noso gali
@amranmohamed-ks9yr
@amranmohamed-ks9yr 7 месяцев назад
Masha Allah xamdiyey Alle haku xifdiyo runtii ilaahey dartii ayaan kuu jeclahay waayo waxaad dhiiro gelisaa gabdhaha soomaliyed waxaa tahay hiilhaween❤❤❤
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. 7 месяцев назад
M.a abyo rol model no tahy runti txn yo hadaladada xikmada leh noso badi xppty❤❤
@NajaxSiciid-zd5pq
@NajaxSiciid-zd5pq 7 месяцев назад
I can making everything want myself inshaalh ❤ I hope
@AymanMahad-po1xi
@AymanMahad-po1xi 7 месяцев назад
Dhaxan naf la ahy biyo marabo hamdiyayay😂
@user-vc1ih3rp4i
@user-vc1ih3rp4i 6 месяцев назад
Masha alaah
@quenniha4550
@quenniha4550 7 месяцев назад
Apayo talo karaba
@quenniha4550
@quenniha4550 7 месяцев назад
Inte kala so xirira
@MohamudSiyad-ff7ro
@MohamudSiyad-ff7ro 7 месяцев назад
Dumasi you ar mesti m,a
Далее
DHAQALAHA IYO ISKU FILNANTA GABARTA SOMALIYED 🍑🧡
20:12
SAALAX JJ XANUUNKA UU QARSANAYAY MASAHLANO!
20:35
Просмотров 1,9 тыс.
Markad waxa fahantiid maxa lakulmi doonta
6:05
Episode 12: Naf-la Hadal |Self-Talk|Kabasho|
32:54
Просмотров 124 тыс.
Sidee Loo dareema dareemahaga?
10:35
Просмотров 7 тыс.