Тёмный

Najax oo ah gabadh yar waxay quus ka taagan tahay hami badan oo nolosha ka lahayd kadib markii ..... 

Burgabo Media
Подписаться 21 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Najax"waxaan odhan karaa ma qadar jabin laakin qeyrkey baan ka hadhay sababtoo ah hamigii dhamaa ee aan nolosha ka lahaa......".

Опубликовано:

 

21 дек 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 37   
@ismacilmahamed5440
@ismacilmahamed5440 7 месяцев назад
Wlo macan aleh haku cafiyo Wlo midna ha hilamin waxwalaba waxa qoray qadi raxmanka ka cafimad qabana ilahayba siyaya kii xanusanaya ilahayaba ka dulqadi kara wlo aleh waxan kaga barayay cafimad degdeg ah 😢😢😢
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 7 месяцев назад
Subxaanallaah waa gabar yar oo qurux badan soomaaliyeey haloo kaco si ay daawo u hesho
@fatimaahmed4226
@fatimaahmed4226 7 месяцев назад
Ilaahayow caawi gabadhaan yarta ah allow caawi
@NicomoDollar
@NicomoDollar 5 месяцев назад
ilaaheey bari wax walbo alle baa awoodo ilaaheey haku caafiyo insha allaah
@abdulkareema041
@abdulkareema041 7 месяцев назад
Allahu Akbar wallahi wa arin hanun badan walasheyn cafimad taam ah Allah hasiiyo😢
@sahradaaud.8139
@sahradaaud.8139 7 месяцев назад
ASC Walal telka reerkad xaleke laga hela
@gamer5Real
@gamer5Real 7 месяцев назад
Ilaheey caafi yaa rabii oo ka soo saar
@feysalcali9337
@feysalcali9337 7 месяцев назад
Acww wll najax caafimaadka ayaa wax waliba ugu qaalisan qadartana waa tan ilaahay waadna socon doontaa waxbarashadaadana waad sii wadan doontaa ilaahay ha ku caafiyo insha allaah ilaahay tala saarso ha baqin Hana niyad xumaan mahadsanid.
@khalidsheikh3466
@khalidsheikh3466 4 месяца назад
wllshay alleha wayn haku caafiyo.
@user-dw4ux5ft2l
@user-dw4ux5ft2l 5 месяцев назад
Alla haku shafiyo alla haku cafiyo
@aliosman9609
@aliosman9609 6 месяцев назад
Wixi kugu dhacay waa Qadare ku sabir .cadaaladana RABBI HAKU SO DHICOY
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 7 месяцев назад
Allah caafiiyo gabadhaas
@user-om3lf8uo4g
@user-om3lf8uo4g 7 месяцев назад
Allah cafiimaad buuxo Haa siyoo walasheen.
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 7 месяцев назад
Subxaanallaah ‼️ jigjiga wey guban haday sidaan ku socoto subxaanallaah 😭😭 subxaanallaah 😭😭
@fatumaali1463
@fatumaali1463 7 месяцев назад
Am sorry walaal Najax waa gabadh yar oo qurux badan caku liyuu police 😭😭😭😭
@ziyaad-gooni_socod
@ziyaad-gooni_socod 7 месяцев назад
😢😢😢😢 wll ilaahay ha inoo gargaaro
@IbrahimDahircali
@IbrahimDahircali 7 месяцев назад
Waxan leehay inaka sooduubay fiidhyawga qoyskan dhibaataysan maadsosheegin qoyskan meshii lagala xidhiidhilahaa ee soosheeg dee wllo labarlagala xidhiidho
@mahamudh9589
@mahamudh9589 7 месяцев назад
Alle ha ku cafiyo wll
@abokorgutale8554
@abokorgutale8554 7 месяцев назад
Insha allahu waad caafimaadii doonta
@IbrahimDahircali
@IbrahimDahircali 7 месяцев назад
Xasbunallaahuwanicmalwakiil ilaahay hacaafimaadiyo walaasheen najax waxana leehay ilaahay bari xilikasta maxaayeelay ilaahay shaykasta wuu awoodaa hanaquusan wllo macaan
@ahmedarte9187
@ahmedarte9187 7 месяцев назад
Alla hacafiyo walsshen
@maxamedcarabCilmi
@maxamedcarabCilmi 7 месяцев назад
Ax wll allaha kuugargaaro
@muslimahmalia9723
@muslimahmalia9723 7 месяцев назад
Rabihakucafiyo Walasheymacan najax rabihakucafiyo ohamigagakurumeyo Insha Allah wadcagimadeysa❤❤❤❤😂😂
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 5 месяцев назад
Waar Tollaayeey iyo Reer Hebel ayaa wax ku bixisaan ee Ilaahay belaayo ha idinku ridee ilmaha yar ee gabdhiina ah hala caawiyo........!!!!!!!, meesha aan wax ugu diri karnana halasoo sheego.......!!!!!.
@Hasnktal
@Hasnktal 7 месяцев назад
Ninkaas cadowga ah waa in laqabto
@user-ni2bp2pb2r
@user-ni2bp2pb2r 7 месяцев назад
Waa in an cawinaa walasheen soomaaliyed
@waayeelcumar5546
@waayeelcumar5546 7 месяцев назад
Gacanta go'day ilaahaybaan kuu baryaye, ma inan sidaa u eeg ayuu xabad u quudhay. Ilaahay cadaw gacanta kuu gali, nin iyo naagbaa is dilay kulahaa, markaasay caruurtii xabad ladhaceen ilaahay nolosha kugu dullee Ax ax ax waar soomaaliyey ilmaha maxaynu ka yeelna.
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 7 месяцев назад
Allah is one🙏🙏🙏💯💯❣❣
@user-we9kd2yv2t
@user-we9kd2yv2t 7 месяцев назад
Abyo marka kowaad alle haku cafiyo marka xigta gabadha hala cawiyo .lambarkeda soo qor saxiib .mesha ciidan qabil aya heysto warkeeda wan hayaa balo idin aragtay .abyo raaso u guur .wa balan alle in aan sii laba jibaarno tageerida raaso .ama xamar imow cadow waye nacala dhale
@bardehanad4919
@bardehanad4919 7 месяцев назад
Waxaa maxay boolis xabad nool ciyaalladda u isticmaalay, waaba meel dhimatay meeshuye?
@ziyaad-gooni_socod
@ziyaad-gooni_socod 7 месяцев назад
Ax way dhex fadhidaba iigu daran 😊
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 7 месяцев назад
ilahay hacaawiyo gabadhan ma reer ssc baa hadal dhulbahante ayey leeyihiin hadii ay yihiin reer ssc ukaca gabadha from buuhoodle
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 5 месяцев назад
Reer SSC, WAA WAXA HALKAAS DHIGAY, WAAR WAA GABADH SOOMAALIYEED, LUQADDAASNA BURCO IYO HARGEYSABA WAA LAGAGA HADLAA EE ILMAHA MEEL AAN KA CAAWIN KARNO HALA SOO SHEEGO
@awdaahirali8406
@awdaahirali8406 7 месяцев назад
Asc Awalan Najax Allaha Caafiyo, Gacan ka Xaq daran ayaa dhibkaas u geeysatay. Tan Kale Buurgaabo Gabadhan Akhbaarteeda ma aadan dhameeystirin Xitaa meel lagala xidhiidho ma aadan soo sheegin ee soo dhammeeystir akhbaarta Najax iyo Xidhiidhkeeda intaba mahadsanid
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 7 месяцев назад
Asc abayo macan illahey haku cafiyo aamiin yarabi abayo illahey xaqaqa hakusoo dhiciyo kuwii SAS kugalay ilahey ba kaga arayo wan kaxumahay abayo macsn
@user-ds9zt2nb9o
@user-ds9zt2nb9o 7 месяцев назад
Maxa nagalay miyu kow kag siiyo walin kufsi iyo dalab hasku daro
@jamaabdiali227
@jamaabdiali227 6 месяцев назад
Doqon doqon kale jirin. Xayawaan ayaa tahay
Далее
Получилось у Миланы?😂
00:13
Просмотров 1,1 млн
Flo Rida - Whistle НА РУССКОМ 😂🔥
00:29
Угадай МОБА 1 🥵 | WICSUR #shorts
01:00
Просмотров 688 тыс.
*Wareysi | Wariye Buurgaabo | Qaybta 1aad
14:46
Просмотров 6 тыс.