Тёмный

Nashiido----Ramadaan 

Goobe Video Production
Подписаться 240 тыс.
Просмотров 210 тыс.
50% 1

Nashiido ramadaanka loogu tala galay oo eey noo qaadayaan fanaaniinta Xaawo Kiin, Farax Kaftan iyo Laki H. Wacays. Ereyada iyo laxanka C/Risaaq Bulqaas iyo Musicgi Qasim Karama. Ramadaan Kariim!!!!

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 246   
@GoobeVideoProduction
@GoobeVideoProduction 5 лет назад
Ramadan Kariim dhamaan asxaabta. Ilaha naga aqbalo soonka, waxaana idiin rajeeyay caafimaad inaad ku dhameysataan soonka.
@miskiahmed3459
@miskiahmed3459 5 лет назад
I.a Kuli genaa
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 5 лет назад
Goobe Video Production amiina Amiin. Thanks 🙏 brother
@khadraismail1160
@khadraismail1160 5 лет назад
Masha allah laki Snapchat naga sheegtay inay nashiido soo wado waaba sugi la’aa
@rahmaahmed231
@rahmaahmed231 5 лет назад
Goobe Video Production aamiin wll adinkana sidoo kale ayaan idiin rajay naynaa
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
Goobe Video Production amiin wllo
@malak4651
@malak4651 5 лет назад
Masha alah wlh dharkan wad ku qiruxbadan thn inta ila argtey gabdhaheyna quruxdoda inta rabi iyo rasul kiisa jecl like ii saaara csw 😘😘😘😘❤❤❤❤❤❤❤
@maska1977
@maska1977 5 лет назад
Allow adigaa axada Allow adiga samada U arxama aadanaha Allow saladiyo sakada Allow naga ajiib❤😍
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 5 лет назад
Laki haji wacays💝 Aduunka waxaa u fiican Aakhiro liibaan kasbadey Ninkii allahiis adeeca Ishiyo carabkiisa ruuxa amaan laga helikarayo ❤Farax kaftan👑🛍 Sajuuda astaanta diinta Isagoy ka muuqanayso Oraahdiyo hadal wanaaga Aad mooda in loo sameeyay 💘Xaawa kiiin💝💝💝🛍 Ruuxaan dadka kale abaarin Iimaanka rabi uu ku sugey Wixiii Qadare asiiba cidkake Aan Eeda saarin ogsoon alle inuu u qorey Allaw adigaa axada Allaw adigaa samada U arxama aadamaha Allaw salaadiyo sakada Allaw soonka naga ajiiib Aamiin Siraadka Aakhiro na dhaafi Allaw khayrka noo siyaadi Allaw noo sakhir fardawsa aamiin Intixaanka Qiyaame Yaala Allaw siyar noogu baasi 💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝 scw Ruuxa Aakhiro shaqaystay Aduun noloshii asiibey Qofkii allahiis jeclaada Oofiya amarka rasuulka U arxama ruuxii baahan Qofkiii Ramadaan ay dhaafin Sodonkeed ayaamo sooma Sunada Nebiga adkeeya Sadaqo aan weli bakhiilin Weligii sadaqo bakhaylin Ruuxii sharka aan aloogin Cibaadada Aan ku dheelin Aadmiga ilxun aan ku eegin Rasuulkeenana adeeeca 💋Scw Ayaa ka badbaada Naarta 💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝 Allaw adiga Axada Allaw adigaa samada U arxama Aadamaha Allaw allaw salaadiyo sakada Allaw soonka naga ajiib Allaw siraadka aakhiro na dhaafi aamin Allaw Khayrka noo siyaadi aamiin Allaw noo sakhir fardawsa aamiin Imtixaanka Qiyaame Yaala Allaw siyar noogu baasi 🙏🙏 sorry hdan khaldey qoralka
@somalidhalad3483
@somalidhalad3483 5 лет назад
saleman mohamed Masha allah wll waan kahelay waana fahmay mahad sanid huuno
@faankakamaheloasadreerqard2112
Maasha Allah sey tahay baad u dhigtay Jazakallah
@caaishamohamuud1804
@caaishamohamuud1804 5 лет назад
saleman mohamed sax waaye wllkey thnk
@mohamedbashir9541
@mohamedbashir9541 5 лет назад
Aad iyo aad baa kugufaanaa
@wardoxuseen8215
@wardoxuseen8215 5 лет назад
Saleman masha allah jazakallah wllo
@aminasalax1284
@aminasalax1284 4 года назад
Mashallah dharkan way kuquruxbadan yihin may iska daiman 😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘💜💜💜💜💗💗💗💗💓💓💓💓💚💚💚💚💖💖💖👍👍👍👍
@zahraaabdinur4133
@zahraaabdinur4133 5 лет назад
Mashaa Allah walaalaheen.saanlee.ulabista.markasto.waad.ku.qurxoontihiin.heesaha.Alle.ha.idiinka.hanuuniyo.iyo.dhamaanteen..Ramadaan.kariim.👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤
@nasra591
@nasra591 5 лет назад
music inad ka dhaftaan ayey ahayd kelmado fiican weyaan wad qurux baden.tihin alle hesaha ha idinka madoweeyo
@lakiibrahim8428
@lakiibrahim8428 5 лет назад
Ramadaan mubaarak muslimiinta meelkastooy aduunka ka joogtaan
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 лет назад
3 dee gabdh dhood laki iyo Farah kaftan iyo.xaawo kiin dar illaahey. Ayaan Ku jeclahey I love you ssts
@kowsarumuabdikafi2141
@kowsarumuabdikafi2141 5 лет назад
Masha allah Asturnanta ayad ku wacan tihiin hablow is astura
@FAAD21
@FAAD21 5 лет назад
Ramadan Kareem somaliweyn qaasatan reer boondhere👑
@simranmohammed9104
@simranmohammed9104 5 лет назад
Wallahi wallahi xijabaha qurux at kutihin masha allah masha allah masha allah masha allah illahow fananintena nosohanuni Amiin Amiin Amiin Amiin 😘😍😭😭😭😢😭😭😭
@asmaqurux7345
@asmaqurux7345 5 лет назад
Very beautiful nashiido qalbigga dajinaysa Amiiin Yaa allah❤️❤️
@mahad.uk98
@mahad.uk98 5 лет назад
Masha Allah all Muslims people around the world 🌍 Ramadan Kareem 🤝❤
@nadranuura2952
@nadranuura2952 5 лет назад
Gabdhuhu asturnanta ku qurxoona bal mey san le iskaga libistaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 4 года назад
AMINE ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW Machallah tabarak ALLAH Hihaffidak fikoum Hibarik fikoum ALLAH hirahissent inchal ALLAH NAWADA GARSIWOOS BICHA BARAKEISSAN ALLAH IIMIR DADARRENT OUBADOOHINNENT TAMMEEH ALLAH RAGGA NAWADA GARRANSIWOOS ALLAH RARTOUMAA KHEIRRENT NAGOUWADA DAMBAISSIWOOS ALLAH TOWBA MANSOURRA GABLALLE MOWTEEH HACHADA BAADALLE MOWTTEH ALLAH RAHMANRAHMIN ALWAAQUIL ALMALIK GOUWIGARNII ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@cudoonyusuf41
@cudoonyusuf41 5 лет назад
Aaaaamiiiin aaamiiin Erayo qiimo badn Mahadsnidiin عليه الصلاة والسلام
@kyniyod620
@kyniyod620 4 года назад
Allahuma ameen ameen ameen ya Rab.
@ajmaalomar2093
@ajmaalomar2093 5 лет назад
Abaaya yaaloow wllhi asturnaanta ku qurxoontihiin waligiin sidaan ahaada mash allh dad aan jeclahay allh ha idin dhowra
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 5 лет назад
Masha allaH asturnaaNta iyo nashiidada LaKi wacays 😍farax kaftan 😍xaawa kiin AmiiiN Amiim Amiiim❤❤❤
@sokoreyhiraabe4343
@sokoreyhiraabe4343 5 лет назад
Masha allah laki wacay iyo farax kaftan iyo xaawo kiin wlhi waan ni jecalahay ilahey dartis 💖💗❤❤❤😍👌👌😍🌷💕💕💕❤❤💖💖
@KaahaNolosha
@KaahaNolosha 5 лет назад
Farax Kaftan cod ayey ku karbaashtay waaaw. Guud ahaan waa video qurxan oo macaan asturnaan iyo dardaaranba leh.
@mohamadabdulrahman7584
@mohamadabdulrahman7584 5 лет назад
Masha allah rabbi heydin sharfo cod mcn iyo wacdi iyo waano ayaad nagu sharafteen waxaan bogaadinayaa fanaaniinta iney dhanka nabi amaanka U bataan wlhi jaceylka nabiga scw dunida wax lasiisto majiraan fanaaniintii hore majiro mid aan nabi amaan laheyn lkn kuwa dambe waxey lakow sadeen duni wahaabi uu wadaad kayahay nabi amaanka diido eebbe umad haka bad baadiyo
@fatumaarteahmed5640
@fatumaarteahmed5640 5 лет назад
Musikada ayaa laga daanlaah iyo gabdhaheena quruxda badan waxaan dhihi lahaa asturkaa qurxan ku socda ramadaan iyo ramadaan la 'aanba Allaah ha 'idin barakeeye.
@niyadsancumar1691
@niyadsancumar1691 5 лет назад
M.a san ahada waligiin san ku qurxan tihiin wlh🤙
@hoyosharaf2023
@hoyosharaf2023 5 лет назад
Allahuma SaLi ALa Nabiyuna Mohamed. SaLALLAHU ALeihi Wa'aLihi WasaLam .
@oumalkairedjama5045
@oumalkairedjama5045 5 лет назад
maschalllah scw scw scw scw scw scw scw scw scw ramadan kareem
@Amir-Muse
@Amir-Muse 5 лет назад
Masha Allah gabdhahena Soomaaliyed ku qurxon na astur nanta ilahey hano desto gabdhahe Soomaaliyed amiiiiin yarabi🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😻😻😻😻😻❤❤💛💛👌👌👌💯💯💯💯💘💘💘
@anabali1926
@anabali1926 5 лет назад
Maashallaah maashallaah laakin Cunnada badan dad baan haysan .Maashallaah nashiido macaan Aamiin Aamiin yaa Allaah.
@dagannafuroondn3691
@dagannafuroondn3691 5 лет назад
wlhi dar alle ni jacelahay laki x kiin iyo f kaftam dad qalbi fican tihin ilahey waxan ka baryaa malin inaa is aragno allow ni xafid caruurta dhamantood amin amin goobe waxan ka codsan ina igu slm adne ilahey ha ku xafido dumshi fulls Respekt 👉🏻❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@naciimahusseincuntomacaan7387
@naciimahusseincuntomacaan7387 5 лет назад
Maasha Allaah ramaadan kariim dhamaan gabdheen quraxada badan Aamiiiiiiiin Aamiin yaa rabi
@moosadaaq2504
@moosadaaq2504 5 лет назад
Masha allah asturka aya ku qurux badantiihin 😍
@abdiwahababdullahi5517
@abdiwahababdullahi5517 5 лет назад
manshaAllah Asturnanta Ayad ku wanagsantiheen Alah eden so hadiyeyo 👐💖
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
Sedexaad yareey iyaaah khatraayqaraneeyqiimobadandumaroo Yarra iyaaah iyo kabadanba waa lay yiraaah.waan uwataaaaa dumar familyyyy saabiriina
@samsamali6618
@samsamali6618 5 лет назад
Amiin Yaa Allah SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW 😭😭😢😢🙏🙏
@fartunaden7072
@fartunaden7072 5 лет назад
Xaawo iyo farax iyo laki amiin amiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@hamdaabdule71
@hamdaabdule71 5 лет назад
Amiiin amiiin hijabul Islam ☪️ masha allah Ramadan mubarag 😍😍😍
@mohamedolad7283
@mohamedolad7283 5 лет назад
Mansha allah allah yabaraka
@Asmarday2023
@Asmarday2023 4 года назад
New friend masha allaah big like
@ashwaaqmohamed6486
@ashwaaqmohamed6486 5 лет назад
Laki xaawo kiin and farax kaftan sidaan aa ku qurux badntihiin marwalibo sidaan lee u asturnaata wllhi asturitada waa shey muhiim ah mashllh aa ku tihiin inta igu raacsan dee dhagac lee ku sii
@sacidoabdi8021
@sacidoabdi8021 5 лет назад
Masha Allah asturnanta qurux baa ku tihiin
@almaaasm2060
@almaaasm2060 5 лет назад
Farax kaftan illah codkaga haku dayo masha Allah axsan sod ❤️❤️ Nashiidada waa macan
@hamdimocow1594
@hamdimocow1594 5 лет назад
Masha allah. Fananiinta reer boondheere . Csw. Ramadan mubarak 👌🙏
@fadxiyacumar6878
@fadxiyacumar6878 5 лет назад
masha allaah ramadan kariim aad ayaad ugu qurxoontihiin asturnaanta please sidaa kuwada
@fufufanny8093
@fufufanny8093 5 лет назад
Mansha Allah illahey saan aniigu hanuuniyo markasto asturnaanta
@sadiyoahmedsalah461
@sadiyoahmedsalah461 5 лет назад
Mashaalah.inta.laki.tageerto.laikta.sara.💜
@nalkasheikh2379
@nalkasheikh2379 5 лет назад
Aaamiin yarabbi allow adiga axad eh allow adiga samad ah yarabbi aamiin
@hanasalahtalawadaagsalah3991
@hanasalahtalawadaagsalah3991 5 лет назад
Manshalaah Ramadan kariim gabdhaheena
@csbbakar2694
@csbbakar2694 5 лет назад
ilaaah baa xalaal noo fasaxoo reebay xumaane waajib buu ku yahay xijaabkane xaawaley dumaree suuratul axzaab baa xustoo waa xaqiiq sugane Ka cabsada allaha xaakimkoo wada xijaaabnaada. Ka cabsada allaha xaakimkoo wada asturnaada Manta Quruxdina saxda aya Muuqata
@khalidmed1713
@khalidmed1713 Год назад
Ramadan mubarak all muslim🕌
@queenfatuusha3893
@queenfatuusha3893 5 лет назад
Masha allah sadexdan hablood jecliyaa asturnaanta qurux ku tihiin walalayal sidaa kuwada
@queenfatuusha3893
@queenfatuusha3893 5 лет назад
Xaawa kiin sey qiiraysantahay masha allah sidaa khayrka ugu qushuuca
@zahromuqtar3506
@zahromuqtar3506 5 лет назад
hooyaded jecel
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 5 лет назад
ILAAH HA NA SOO AADIYO QOF WANAAGSAN EE DALKA WAX U TARA UMADA KU MAAMULO CADAALAD IYO IN DADKA GURYAHA XARANTA KU HEESTA KA SAARO🏢🏢🏢🏗🏗🏗🏗🏭🏭📣📣📣🔉🔉🔉🔉🔔🔔🔔🔔🔔☢☢☢☢☢♠️♠️♠️♠️♠️🐴🐴🐴🐴🦓🦓🦓🦓🚹🛃🛃🛃🛃🛂🛂⏫⏫⏫⏫✅✅✅✅✅✅💯💯💯💯💯🔵🔵🔵🔵🔵🔴⚫♠️👈👈👈
@marwoladiyalibanxaskisamax3490
masha allah 3marwo quruz bdn ❤
@nastexamaxamad2578
@nastexamaxamad2578 5 лет назад
Farax kaftan io xaawo kiin laki xaji aamiiiin aaamiiiin aaamiiin siis
@safiyaadan3929
@safiyaadan3929 5 лет назад
Abaayo yaaloow asturnaanta ayaad ku qurxoontihiin sidan ahaada weligiin
@nasroahmed7602
@nasroahmed7602 5 лет назад
Haaaa saxa abyo
@dahoudhusein7459
@dahoudhusein7459 5 лет назад
Sax
@Ilyas_gamerp
@Ilyas_gamerp 5 лет назад
Wlhi asturnantu wa quruxda dumarka
@sacidoabdi8021
@sacidoabdi8021 5 лет назад
Haaaa wllhi
@idileise3300
@idileise3300 5 лет назад
Haaaa aaaad
@munomaanka7318
@munomaanka7318 5 лет назад
Laki xaaji waceys iyo xaawo kiin iyo farax kaftan waaniijeclhy
@sawdasabnaa1188
@sawdasabnaa1188 5 лет назад
Allow idin dhawr laki kaftan iyo xawo dar alle idiin jecelahy wlhy❤❤❤💋
@nasrakulmiye2101
@nasrakulmiye2101 5 лет назад
Mashaa Allah tabaaraka raxmaan sida aad u qurux badantihiin. Ducada amiin Ramadan Mubarak..
@zuhuurabdi7277
@zuhuurabdi7277 5 лет назад
Masha Allah allow Naga aqbal soonka iyo salaada🤲🤲
@faisaali3498
@faisaali3498 5 лет назад
Maasha allah quruxdu waadiinteena macaan👌👌👌👌
@sihammuhudin9474
@sihammuhudin9474 5 лет назад
Masha allah aadan uugu helay
@haawonuuradulle4478
@haawonuuradulle4478 5 лет назад
Aamiin aamiin masha allaah waa nashiido aad u macn badn
@sacido1721
@sacido1721 5 лет назад
Maaansha alaah asturnaanata ku qurux badan tahiin
@lorinaabuukar4039
@lorinaabuukar4039 5 лет назад
Amiiiin Amiiiin Amiiiin yarabi Scw scw scw scw scw scw 😍❤️
@boqoradaxishoodka8733
@boqoradaxishoodka8733 5 лет назад
Mnsha allh allow noda gabdhahena asturada ku qurx badana allow mrksta ay SAS u asturadan
@hidayoahmed6348
@hidayoahmed6348 5 лет назад
My gabdho RamadaN MubaRaK 😍 ❤️
@bellakiin
@bellakiin 5 лет назад
waa wareeeeeey say maasha alaah dhamaantiin ala qurux badanaaa waa 3gabdhood iskujaran isha baxarka labis iga dheh Goobe adigane masha alaah waa sii qurxisay hore loo dhahay gacmo wada jir wax ku gooyaan noolaada
@aminaidris5342
@aminaidris5342 5 лет назад
Masha Allah asturaanta ayaa ku qurxantihiin ee is astura mar walba
@boqoradajaceylkachannel3459
@boqoradajaceylkachannel3459 5 лет назад
wwwwwwww wad kabaxaaten wlalaheyga aaaaamiiiiiiin
@hamdanazer724
@hamdanazer724 5 лет назад
Music inaad ka daysaan qurxooneed at least ka yareeysaan wllalyl.
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 5 лет назад
Mnshllh wlhi waxkala tihiin alha xijaabka hadiinkeeyo dhamnteena hana hanuuniyo lkn musiga kadaya saliga nabiga SWC
@QadraAbdirahim
@QadraAbdirahim 5 месяцев назад
mashallah ❤️
@aweesxasan7721
@aweesxasan7721 5 лет назад
Mansha Allah ilahay hano aqbalo
@deeqadalsan8284
@deeqadalsan8284 4 года назад
Masha alah
@abdifatahibrahim142
@abdifatahibrahim142 5 лет назад
Mash allah
@nuunetube9471
@nuunetube9471 5 лет назад
Ficnaaan laheedaaa ineee xili walba sidaaan u asturanyihiin gabdhaheeen
@luulsh9811
@luulsh9811 5 лет назад
Maansha alaah xaawokiin laki farax Ramdaan kariim Abaayo yaal
@mulkihappy
@mulkihappy 3 года назад
Ramadan kan yaa ila dhageysanaayo codadkaan macan.
@xaawoluul676
@xaawoluul676 5 лет назад
Maasha allah 3
@xaawoluul676
@xaawoluul676 5 лет назад
Maasha allah
@amaribrahim9888
@amaribrahim9888 5 лет назад
مشاء الله 💗💗💗 qoroxey laki
@fartunaden7072
@fartunaden7072 5 лет назад
Mansha Allah Ramadan Mubarak amiin amiin 🤲🤲🤲💖💖💖💗💓💓💓❤️❤️❤️❤️💚💚💚💖💖💖💖💝💝💝💝💕💕💕💕💕💙💙
@hawahajji3583
@hawahajji3583 5 лет назад
Allahuma salli wasalim wabarik calayh
@amiishamohamadali6686
@amiishamohamadali6686 5 лет назад
Amiin yarabi amiin Masha allah nashidoyinka nosobadiyo ee iska daayo hesaha walalyal 👏👏😍
@samsamali6618
@samsamali6618 5 лет назад
Masha Allah Ramadan Mubarak masha Allah 😘😘😍😍😍🙏🙏🙏💖💖💖💖💖
@abdihilaal4026
@abdihilaal4026 5 лет назад
Markan arkay sida hijabka ugu khurux bdn yhn wan ilmeeye plz marwalba saan ahaada
@leyloabdi6447
@leyloabdi6447 5 лет назад
Asturnaanta qurux badnaa walalaheyga waa maalmo aduunku waa laga tagaa aakhira xasuusta aduunka lee ha u shaqeysanina
@roodahodan920
@roodahodan920 5 лет назад
Aamiiin yaaraapi Allow sonka naga ajiib
@Kaafiya.3660
@Kaafiya.3660 5 лет назад
mnsha alah labiskiinu waa isojiitay sas ahadaa wllalayal
@abdulahiimaanchannel8560
@abdulahiimaanchannel8560 5 лет назад
Maasha Allah dhamaan Umada Muslimiinta Allaha ka ajiibo soonka soo dhawaada waa kooxdii libaaxyada boondheere ee north London iyo Nashiidada Ramadanka??????????
@deeqadalsan8284
@deeqadalsan8284 4 года назад
Aamiin aamiin
@fardowsanuur2447
@fardowsanuur2447 5 лет назад
masha allaaah saanaa ku quruxbadan tihiin ee saan iska ahaada abaayoyinkey aaamiim
@nanitaguure9379
@nanitaguure9379 5 лет назад
Mnsha allah nashiido aad u mcn weyan😍
@hawomohamed8216
@hawomohamed8216 5 лет назад
Maasha Allah tacaal beautiful sisters thank you that is true
@ubahabdisahal7012
@ubahabdisahal7012 5 лет назад
Farah kaftan 👌👌👌👌👌
@nevergiveup7126
@nevergiveup7126 5 лет назад
Mashaallah Ameen yaa Allah Ramadan kareem 🙌 salallahu alayhi wasalm❤
@drssamiiraabdi2434
@drssamiiraabdi2434 5 лет назад
Amiiiin amiiiin yaaaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@fardusmacalin9376
@fardusmacalin9376 5 лет назад
Aamiin aamiin yarabi Ramadan kariin
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 5 лет назад
Wooow inaba caadimaha🙏🙏🙏🛍💝💝💝💝❤❤💋👄👄💘💘💘💘
@amaaraaragsan4784
@amaaraaragsan4784 5 лет назад
Masha alah wallhi waan qiirooday rabii ha idin wanaajiyo abaayo yaal
Далее
Shaxshaxleey heesti Labo Wajiile
9:32
Просмотров 1,2 млн
iPhone 16 & beats 📦
00:30
Просмотров 162 тыс.
БАГ ЕЩЕ РАБОТАЕТ?
00:26
Просмотров 236 тыс.
Laki H. Wacays----Heesti Agoon Aabo Leh
7:15
Просмотров 211 тыс.
LAKI HAJI HEESTI CEELBUUR
8:40
Просмотров 9 тыс.
iPhone 16 & beats 📦
00:30
Просмотров 162 тыс.