Тёмный
No video :(

‪@nasra_abtidoon‬ 

Hosow Pro
Подписаться 482 тыс.
Просмотров 90 тыс.
50% 1

Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
Halkaan Ka Iibso Cashirada :
Booqo Website-keyga :
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : www.facebook.c...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD RU-vid KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Опубликовано:

 

13 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 212   
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 6 месяцев назад
Wareysi xiiso badan ayuu ahaa😊 mahadsanid wllkey inad igu cazuumtay chanellkaaga👏
@BilanQaldane
@BilanQaldane 6 месяцев назад
Qimo badaney hasow hal malin cazun❤
@hodoali5714
@hodoali5714 5 месяцев назад
Macalimadeyda❤
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 5 месяцев назад
Walashay Nasra, abaal weyn ayaan kuu hayaa, anigoo aqoon cunto karis ayaad i bartay, waxaan hada marayaa inu xajigu yidhah chef weyn ayaad noqotay, Alxamdulillah, Mahadsanid abayo, Alle hakaa abaalmariyo dadaalka aad noo muujisay❤❤😃
@hamzeaadan
@hamzeaadan 6 месяцев назад
Laba qof oo karamo iyo sharaf qofkasta jecelyahay kujooga media ah dad in lagu daydo mudan hore usii socoda
@HamseSADRI
@HamseSADRI 6 месяцев назад
Masha allah Waa hooyo Waxbaratey Nolosha Fahansan Ilaahey Inta Kuu Hadhey Cimriga Iyo caafimaadkaba Ha U Barakeeyo
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 6 месяцев назад
Dadbaa is heley!! Labo qof, oo labaduba , Edeb♥️Akhlaaq, iyo Xushmad🎉iyo KARTI♥️u dhashay(MASHA’LLAH)♥️♥️
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 6 месяцев назад
❤❤❤❤
@naimamohammed3432
@naimamohammed3432 6 месяцев назад
Marshall 16:04
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 месяцев назад
Hablaha soomaliyeed waa wada qaali. Nasra waa qof wanaag iyo asturaan lagu barty tusaale wanaagsan u ah hablaha. Madaxa ayay inoo saaranty.
@simanabdalla4211
@simanabdalla4211 5 месяцев назад
Nasra abtidoon Waxaa fiicneet in gabadha saaxibtaa magaceeda xusto oo RU-vid laheed madaama iyada eheyd qofka application kugu caawisay eena eheyd qofka kugu horeeyay aad wacdo aad ka weydiiso sida RU-vid wax ku saabsan almuhiim wareesi quruxbadan ayuu ahaa nooloow Hosow Pro Allah ku xafido
@abdaleabshir6786
@abdaleabshir6786 6 месяцев назад
Nasro abtidoon iyo hosow pro labo qof oo aan aad ujeclahay aadna u taageero ilaahay ha ini sharfo sharaf iyo garaamo korkiina ha ahaado
@mustafesaahid7615
@mustafesaahid7615 6 месяцев назад
Nasra abtidoon waa gabadh qiimo badan illahay ha xafido
@hkashkir
@hkashkir 6 месяцев назад
Xaqiiqdii Hoosow iyo Nasra waa Content Creators-ka saxda ah ee aann xumaanta, qabyaalada iyo qaaqlenimada ku qaraabanin.
@ilhanaqaadir985
@ilhanaqaadir985 6 месяцев назад
Msha allah labad qof aan alle dartiis ujeclhy allaha idin xifdiyo ❤❤❤❤❤
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 6 месяцев назад
Masha alaah xaajigaag siduu kuu garab istaagey alle hadinku sii barakeeyo❤❤
@maxamedcabdi7153
@maxamedcabdi7153 5 месяцев назад
Wareeysi taariikhi ah ayaad ka qaaday walaasheen Nasro,mahadsanid walaal Cismaan Hoosow. Mustaqbal ifaya idinka iyo anagaba idam ALLE.
@farhiyaali5043
@farhiyaali5043 6 месяцев назад
I was smiling from the start to the end of the video 🙈😁 idk why… Illahay ha xifdiyo aqayartaan iyo kuwa la midka ah ee bulahadeena wax anfac leh kuso kurdiyo. Ameen
@Nasiiba
@Nasiiba 6 месяцев назад
Nasra qurux waa gabar kudasho mudan masha Allah aqlaaqda iyo daganaanta🥰
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 6 месяцев назад
Hablaha somaliyeed 🥰. sharaf badan quruxbadan midadab wacan dulqaad badanaa dabacsanaa oo dahabsanaa Amina cadeey 😨🫂 : Udgoon badan❤❤
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 6 месяцев назад
Wllhi waan ka hela muuqalada noocan ah soo badi nio👍
@RIDWAYUSUFMOHAMED12345
@RIDWAYUSUFMOHAMED12345 6 месяцев назад
Masha Allah waa labada qof aan aad udaawado kulankiina waan kufaraxsanahy ilaahay ha idin barakeeyo❤
@ANHARITA
@ANHARITA 6 месяцев назад
masha Allah my 2 legends finally collab 😊❤
@Aaron-joseph570
@Aaron-joseph570 6 месяцев назад
Mshllh Nasro❤Waa gabar ku dayasho leh ,gbar kastna oo social Media ku jirtana inay ku dayato😊Qurux+Asturnaan+Gobonimo+Akhlaaq+iyo Alle ka cabsi 🎉intaba way isku darsty ,Alle haku sharfo👏👏
@qn__hipa1597
@qn__hipa1597 6 месяцев назад
MashaAllah laba qof aan aad utaagero baa tihiin illahey illahey ha idn xafido
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 6 месяцев назад
Nasro abtidoon waa gabar qiimo badan maa shaallah wlashay
@Qays_channel23
@Qays_channel23 6 месяцев назад
Hosow and nasra abdi keep going 💪
@nihanabdi4541
@nihanabdi4541 5 месяцев назад
Masha Allah ❤️ 2 legends, gabar qiima leh io director Mr. Hosow Pro, wareysi qurux badan bu aha , keep forward both of them 😊❤
@faatimamarish5067
@faatimamarish5067 6 месяцев назад
Masha allah Nasra abtidoon iyo hosow❤ m.a wareysi aad u qiimo badan laba qof aad u wanaagsan aaan taageero waan niwataa❤
@suldaanapdullahi671
@suldaanapdullahi671 6 месяцев назад
40 qof ducadoodda waa la aqbalaa ee walalayaal isoo duceeya waa xanuunsanahee❤❤
@Nuura3Mayow-co7tw
@Nuura3Mayow-co7tw 6 месяцев назад
Illaahay Haku cafiyo Wll
@suldaanapdullahi671
@suldaanapdullahi671 6 месяцев назад
@@Nuura3Mayow-co7tw aamiin wll qli
@user-hk2uo5so9r
@user-hk2uo5so9r 6 месяцев назад
ilaahay haku caafiyo caafimaad aan xanuun kadan beynin
@FaadumoAbdullaahi-su2mq
@FaadumoAbdullaahi-su2mq 6 месяцев назад
Alle hakucafiyo
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw 6 месяцев назад
Walaal alaha ku caafiyo caafimaad taam ah 🤲
@user-hf7cc8ju2x
@user-hf7cc8ju2x 6 месяцев назад
Dad,Aan jeclahy labadiinuba❤nasro maanta bartey my sister guuleyso
@hodancaday7267
@hodancaday7267 6 месяцев назад
Ayyy labadan jeclaaba cawan wada dawanayaa hore usocda sxpYal
@Kingramesh11
@Kingramesh11 6 месяцев назад
muqal aad iyo aad u qurux badan iyo su.aalo macquul ah waye 🔥👍
@batulasmail8261
@batulasmail8261 6 месяцев назад
Nasra iyo Hoosow Laba qof oo daganaasho iyo dhowrsanaan kulansaday Horay u socda
@nimcoibrahim1438
@nimcoibrahim1438 6 месяцев назад
Mansha allah Nasra abtidoon Waa qof aan ju daydo fcn karti leh alle haku dhowro hbo❤
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 5 месяцев назад
Mashaa Allah labo qof oo nagu qaali ah, walal hosow pro iyo walashay Nasra abtidoon guuleysta, hore u socoda❤❤
@justwatching4159
@justwatching4159 6 месяцев назад
Masha Allah Dad sharaf leh bulshada ku dhax leh iyi waraysi xiiso badan
@saidsuleiman7365
@saidsuleiman7365 6 месяцев назад
Legendary content creators
@lderow2192
@lderow2192 6 месяцев назад
Waalkey aad ayaad u mahadsan tahay maant waxaad soo casuntay gabadhii ugu macquulsaneyd madiyaha wwa mahadsantahay
@user-xi6ec3ik6u
@user-xi6ec3ik6u 6 месяцев назад
M.a Hosow pro qof mug iyo maqam weyn ku leh bulshada dhexdeda sido kle nasra abtdn qof la jeceltahy o sharfan
@user-md9ly5cs4s
@user-md9ly5cs4s 6 месяцев назад
2qof oo xishood badan waaye hosow iyo nasra😊
@kaltunahmed1767
@kaltunahmed1767 5 месяцев назад
Mnsha allh labo qofo aad uqiimo badan
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 6 месяцев назад
Hosow Waxaad tahay Nin Xushmad badan Dhaqankana ilaaliya Manshallah.
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 6 месяцев назад
Masha Allah nasro ku soo dhowoow channel ka hosow pro ❤❤❤.
@mursalabdi336
@mursalabdi336 6 месяцев назад
MASHALLAH Nasra Abtidoon & Hoosow dad aan jeclahay oo ku dayasho mudan guuleysta❤.....
@EBYAN5
@EBYAN5 6 месяцев назад
Masha alllh 2shaqsi oo aan jeclahay oo is hellay❤❤
@UmuMaariya
@UmuMaariya 6 месяцев назад
Mashalaaha waamarakii iiguhorayasa oona arako labo qofa oon taageero uahay ❤❤ homarawacan nasaro. Iyo hosow❤❤
@SabariinCabdishakur
@SabariinCabdishakur 6 месяцев назад
Cawada labo lagen is helay 😩❤
@fatmina08
@fatmina08 6 месяцев назад
Macalimada ugu daacadsan aan ka bartay cuntada hagar bixid si fudud lagu fahansiina allaha kaa baal mariyo ina abti dooney🙏🙏
@umanajmo6684
@umanajmo6684 6 месяцев назад
haa .wlhi makaan.cunto. karinayobo wan u duceya
@asluubsan9738
@asluubsan9738 6 месяцев назад
2 qof oo ixtiraamo aan u hayo❤❤
@bashiircabdi1856
@bashiircabdi1856 6 месяцев назад
Hhhhh waa waraysi yar oo cajiib ah hosow su'aalihiisa heer sare Masha Allah Nasra waa gabadh Ehelu Sharaf ah
@Hidanhuda
@Hidanhuda 6 месяцев назад
Masha allah labo aan kala dhicin tihiin horo usocda labadiinaba nolosha idiinma xumeso❤
@Feysal252
@Feysal252 6 месяцев назад
Gabadha kaliya ugu wanaagsn social media soomaalida ❤
@kawsarkaaba3339
@kawsarkaaba3339 6 месяцев назад
M.a nasra abtidoon waa qofki kobad oo cunto karin ka Bartay wax badan on aqaano iyada u sababa alx
@hamiidcigehassan2890
@hamiidcigehassan2890 5 месяцев назад
Gabar waxbaratay waa bulsho waxbaratay🎉❤
@AhmedDheere1-nk1gw
@AhmedDheere1-nk1gw 6 месяцев назад
MashaAllah nice and cool gal Alle hanixafido nasro iyo hosow
@MuhyadinOmar-tw3vr
@MuhyadinOmar-tw3vr 5 месяцев назад
Ilahaw gabadh sida nasra oo kle❤
@abdirizaakmohameddirie8624
@abdirizaakmohameddirie8624 6 месяцев назад
M.a waa labo youtuber wax laga faaido waxna laga dhaxli doono wll hossow pro🙏💯
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 5 месяцев назад
Masha alh laba RU-vidr oo xushmad badan hosow pro iyo nasra abtidoon guuleysta 🎉
@Ahmedsadaq2023
@Ahmedsadaq2023 6 месяцев назад
nasro wll an markats u mahad celiyo tahay sababto ah anigo waligey wax karin ayaa yurub imaaday videoskada iga cawiyen ina wax karis barto maalin un wakula kulmidona si an kugu mahad celiyo
@canabqardho7963
@canabqardho7963 6 месяцев назад
Mnsha allah abayo nasro family kaga ale ha ku dhowro farxad warta abid ❤wllkey adiga nah guleyso ❤
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 6 месяцев назад
My two favorite youtubers
@user-xk1mi9cr6h
@user-xk1mi9cr6h 6 месяцев назад
Aad io aad poqotooyo waa idin salaamay ❤❤❤
@Aziiza_A
@Aziiza_A 6 месяцев назад
Nasra Cadeey Allaha ku dhowro qaali❤ Hosow adna mahadsanid👍❤️
@Adnan-qk1sr
@Adnan-qk1sr 6 месяцев назад
My 2fav.celebrity Hosow Nasri❤
@popularshorts7686
@popularshorts7686 6 месяцев назад
Waraysi❌ Podcast✅ 👇👇👇
@bushrakulmiye9886
@bushrakulmiye9886 6 месяцев назад
Mnshallh nasro abtidoon marwo iyo hoyo karti badan thy guuleyso
@nasserudeenmohamednor2938
@nasserudeenmohamednor2938 6 месяцев назад
Nasro Abti doon Move Forward abyo❤
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 6 месяцев назад
Mashallah runahanti nasro aad ayan ujecelhay ❤iyo hosow gulesta walalayal
@yasmiinomar724
@yasmiinomar724 6 месяцев назад
Mashallah tabarakallah 2 qof oo wanagsan
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 6 месяцев назад
Wllkey hosow iyo wlshey nasra laba qofoo qaali igu ah❤❤❤ sharaf iyo karaamo
@sahrosiad4317
@sahrosiad4317 6 месяцев назад
Waaba isu😂eg tihiine 😮
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 6 месяцев назад
Masha Allah 2 qof qiimo badan aan jeclahay tihiin taagero ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉legandary ishelay keep going 🎉🎉🎉🎉
@user-by1rx4eu2i
@user-by1rx4eu2i 6 месяцев назад
Nasro Masha allah Waa Gaber Haldoor Ah❤❤❤
@chef_bushra
@chef_bushra 6 месяцев назад
Nasro qaali ❤🎉 wan ku jeclahay abayo ilaahey haku xafido ❤
@najmaahmed318
@najmaahmed318 6 месяцев назад
Vlogs muqdisho ka sugoona hosow nga so garbax😌
@HawosKitchen
@HawosKitchen 6 месяцев назад
Wan idinsalamey adi iyo macalimadeyda nasriina❤❤
@khadiijoaadanibrahim
@khadiijoaadanibrahim 6 месяцев назад
Hosow pro legend
@user-hk7fr7ec2u
@user-hk7fr7ec2u 4 месяца назад
Excellent profections
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 6 месяцев назад
masha allh 2 qof oo mug weyn Nasra iyo hosow👋
@MadoAbdillahi-pd9or
@MadoAbdillahi-pd9or 6 месяцев назад
Hosow iyo nasra abtidoon waan idin jeclahy
@samarassan6
@samarassan6 6 месяцев назад
M.a nasra iyo osman sharaf iyo karaamo kor Kitna alle haka yeelo
@aaminadiy3020
@aaminadiy3020 5 месяцев назад
Haa walhi waji kalee yeelanlaheed nimanka dhan saas Allah kadhigo adigane ilaah hakuu barakeeyo ninkaaga
@user-hl3ro8go3u
@user-hl3ro8go3u 6 месяцев назад
macalimadayda wan salaamayaa
@BaraarugBulsho
@BaraarugBulsho 5 месяцев назад
2 Legendary aan social media ka ixtiraamo✌️🥰
@sahromahamud
@sahromahamud 5 месяцев назад
Manshaallaah Manshaallaah Walaalaha Sharafta Leh ❤❤❤❤❤❤
@Nayranuura
@Nayranuura 6 месяцев назад
Maasha allah 2ba qof oo aan ixtiraamo❤
@user-gk6ho4us9o
@user-gk6ho4us9o 6 месяцев назад
Masha Allah horey Usoco huno 🎉🎉🎉🎉
@user-dm9db3td1j
@user-dm9db3td1j 5 месяцев назад
Labo kudayasho Mudan mashallah Daganaasha waa wax Weeyn
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 5 месяцев назад
Hosow wllkey camera 📷 iska hagaaji oo umada waad ku ciyaartee us hagaaji allah ayaan kuugu dhaariyay cameraha gabadha siduu ugalay ila arko
@hawokiinchannel2655
@hawokiinchannel2655 5 месяцев назад
Mnsha allah nasra nuur allah hakuxifdiyo❤❤❤❤❤
@user-hk7fr7ec2u
@user-hk7fr7ec2u 4 месяца назад
maashaaallh and horay usocda
@user-tg2jm4dz4d
@user-tg2jm4dz4d 6 месяцев назад
Labo qof on wada jeclhy ❤
@samiyasaid9404
@samiyasaid9404 6 месяцев назад
M.alh taagero kuu ahay abyo guuleeso ❤❤❤❤
@umuisrachanel
@umuisrachanel 6 месяцев назад
Masha Allah keep going walalkey wa wareysi xiso badan labo qof oo sharaf leh aya tihin ❤
@fartuuncadarey902
@fartuuncadarey902 6 месяцев назад
hoosow kismayo kaalay bro barnamjka loo bahan yahy❤❤❤
@MssCajabo
@MssCajabo 6 месяцев назад
My Role model Nazra Abtidoon❤
@abdirahmanessa1
@abdirahmanessa1 5 месяцев назад
fikir: Walal qaybta lighting ka iyo scale ka ba hagaaji insh allah!
@jamalabdirahman-gy7ii
@jamalabdirahman-gy7ii 6 месяцев назад
Thanks a lot dear One correction- social media or social meida
@naimamohamedmohamud6644
@naimamohamedmohamud6644 6 месяцев назад
Qabka su’aalaha aad uu weydiineyso waa cajib runtii . Program kan mar kle innogu so celi wll
@dytffttg6491
@dytffttg6491 6 месяцев назад
Qosolka hosow wow
@hodoali5714
@hodoali5714 6 месяцев назад
Mansha allah dad degan alle haydin barakeeyo mahadsantahay
@Hajar24787
@Hajar24787 6 месяцев назад
2 qof on aad utagero❤
@xafsaahmed2285
@xafsaahmed2285 6 месяцев назад
Macalimadayda Nasra guul
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 6 месяцев назад
Masha allaah alle ha idin xifdiyo walalaheey
Далее
NOOOO 😂😂😂
00:14
Просмотров 14 млн
Classic Italian Pasta Dog
00:20
Просмотров 754 тыс.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 4 AAD
25:03
Barnaamijka GARO SHAKHSIGAAN Qeybta Koowaad
17:09
Просмотров 115 тыс.
Behind The Scenes | HA IS DISHO NIN LA'AAN MIYAA JIRTO
13:39