Тёмный

ITOOBIYA OO DHOOLATUS KA SAMEYSAY GODEY, XILI SOOMAALIYA IYO MASAR AY KALA SAXIIXDEEN HESHIIS DIFAAC 

Abdijaliil Show
Подписаться 101 тыс.
Просмотров 46 тыс.
50% 1

ITOOBIYA OO DHOOLATUS KA SAMEYSAY GODEY, XILI SOOMAALIYA IYO MASAR AY KALA SAXIIXDEEN HESHIIS DIFAAC
Disclaimer!
©copyrighted material Used.
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and RU-vid
© Color luts music and all graphics Motionarrays.com
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond RU-vid!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 176   
@CarsaanyoFarey
@CarsaanyoFarey 26 дней назад
Xeer ka caalimaga ahi yugrany wax u qaban laha iyo falastiiin
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 26 дней назад
YES guul.Dowlada Somaliya insha Allah
@museomar3911
@museomar3911 22 дня назад
DALKAN WAA SOOMAALIYA DADKUNA WAA DADKII AAD TAQIINAY
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 26 дней назад
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ❤
@musseroble3199
@musseroble3199 26 дней назад
ingriiska iyo markanta iyyo gaalo oo dhan way la socotaa Ethiopia somaliyan duulaan ku yahiin
@CabdiwaliAsad
@CabdiwaliAsad 26 дней назад
Ethiopia waxay goday kasamaynaysaaa sadhig cidiidamada cirka
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 24 дня назад
Guul ethopia ❤❤❤❤
@musseroble3199
@musseroble3199 26 дней назад
Ethiopia dulaan ayay ku tahaay somaliya maxaa kaaa quseeya ciidamada sommmaliya keensanayso
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 24 дня назад
Somalia dulaan kuu ah nabada geedka Africa beenale heshiska somaliland Iyo ethopia guule😅😅
@free-thinker1046
@free-thinker1046 26 дней назад
Viva puntland viva Ethiopia viva jubaland to hell with Hassan munafaq.
@cabdiraxmaanbiiwaaye8855
@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 25 дней назад
Puntlnd iyo jubaland anago darood leh amxarka qurunka yan balamiyey mcnaha ader ha isku khaldin xasan munafaq iyo somalia. Anagu somali ba nahy amxarada guska ujaq adi
@engnaafac4352
@engnaafac4352 23 дня назад
Doqon cuqdadaysan uma xumid
@user-bm8uy7ut4v
@user-bm8uy7ut4v 26 дней назад
insha aalllaah guuuuul Somaliland iyo Ethiopia ilaahay ha jabiyo cadowga somaliland iyo Ethiopia👍👍👍👍👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏👏💪💪💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 26 дней назад
Xeerar caalami ah marka laga imaado maxaa kale ee qorshe ah. Xeer caalami ah , hadiu waxtaro Qaza dadkeeda lama xasuuqeenne.
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 26 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 26 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤ ha wlh nin qerka ah I ilali wax ma tarayoo wll besha calamkaa mxay tarta waxboo
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 25 дней назад
@AbdiXafid-ur6he nacnac ayay nala soo hor fadgiisanayaan waa dal ninkii talin lahaa cadawgana , yur dhihi lahaa argagixiso yhy, fulihii basaaska shisheeyaha u ahaana geesi loo yaqaano. Ma aaminaysaa madaxa sirdoonka soomaliya sanbaloolshe wuxu haystaa passport Ethiopian diplomat ah. 2week meelahaas kahor madaxa sirdoonka ethiopia wuxu joogay xalane. ● dadkaasaa maanta ku odhanaya xeerarka caalamiga . Ama xoog yeelo diintaada ku dhaganow cadawgaagana yur dheh. Ama sidii g*y halaguu fuulo dharaar cad Waxba kama dhaxeeyaan. ......................---‐--☆☆☆☆ Mhd snd wll
@cirjiidh77
@cirjiidh77 24 дня назад
Xalka kale waxaa la weydiinayaa Deni
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 24 дня назад
@@Mulla-alyusufi wll wa runta San balolshe wa sirdon Ethiopia u shaqeyo iyo wazir balcad iyo minister of defence of Somalia 🇸🇴 wa wada tugo meshaa an ka dimanay waa madaxdaa tugaa ah
@user-ju5kq8og6s
@user-ju5kq8og6s 26 дней назад
Somalia. Way udhamaty. Hadiiba. laysku. Haysto. Anuu waxan odhan lahaa. Ciidamada somalia. Meel walba halaga dhiso. Walaa masar walaa itoopia. loomaba baahna
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 26 дней назад
HALKEED JOOGTEY 30 KII SANADOOD EE UGU DANBEEYE???.SOMALI SE MAXAY ISKU RAACSAN TAHAY????.SOMALI BAAN IS RABIN!!!!!.
@prosl11
@prosl11 26 дней назад
Guul somaliland, guul ethopia
@aweysxasan1523
@aweysxasan1523 24 дня назад
Itiopian always tough Somalia is regional member of itopian regions
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 26 дней назад
Aniga weligey sidaas dhihi jirey lkn mar hore ayaan ogaadey sababta. Ma ogtahay in USA siiso masar 2 billions sanad kasta oo ah ammaanka Israel dartiis ah. Masar waa waddan Sabool ah haddi Yuhuud weraraan waxay waayayaan lacagtaas Carabna waxba ma siineyso marka dantooda ayaa ku jirta iney Falastin darteed dagaal u galin. Waxaad fahmi weydo waa la soo baadha ama dadka kaa aqoon badan ayaa loola tagaa.
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 26 дней назад
❤❤❤❤❤❤
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 26 дней назад
Viva Dowlada Dhexe e Somaliya way gulaysatay
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 24 дня назад
😂😂😂😂 waa laa isku Kiin dhee jiiraya cawaan somali aqli maale ziizi wax hadu tarayo Palæstina buu kaa ceelin laa oo carab isku yihin 😅😅😂😂 cawanimadi konfur
@sharfmow9277
@sharfmow9277 26 дней назад
ITOOBIYA OO DHOOLATUS KA SAMEYSAY GODEY, XILI SOOMAALIYA IYO MASAR AY KALA SAXIIXDEEN HESHIIS DIFAAC
@user-zr2ve2jj7v
@user-zr2ve2jj7v 26 дней назад
1964, ayaay Masar dagaal nagaliday. ,1977, ayaa marlabaad nagaliday. 1998, Xuaeeyn caydiid iyo Oromo ayaay hubaysay. iyo 2006, qeeyb ayaay Ka waday ololihii maxaakimta. 2024, Xasan Sheekh ayaay is ticmaali rabtaa.
@abshircade1931
@abshircade1931 25 дней назад
Itoobiyan Ka nulosha in lagu gubo Wye wlhi 🔥
@user-zy1kz6wg4x
@user-zy1kz6wg4x 26 дней назад
Ethiopan FARMAAJO ayeey rabaan in ay Mogadishu ku soo celiyaaan.
@billowabdi6346
@billowabdi6346 25 дней назад
Good analysis Abdullahi. MshaAllah
@sahromahamud
@sahromahamud 25 дней назад
Subxaanallaah Soomaaliyeey Ma Waxaad Raali Kano qoneysaan In Dalkiina Lagu Dagaalamo Waayo Arintaan Waxaa Ka Shaqeeyey Odeyga Jabuuti Iyo Imaaraatka Aloow Na Ceymi Oo Turkiga Ay Nacaawiyaan Dalkeena Halis Ayuu Galey Masar Waxa Ku Shaqeysto Imaaraatka Si Ay Danahiisa U Fuliyaan Waayo Waa Calooshood U Shaqeyste Askarta masar Iyo Itopiana Webiga Neel Ayey Ku Dagaalsanyihiin Marka Dhexdeena Ayey Ku Dagaalamayaan 🇸🇴🙏😭🇸🇴😭🙏
@abdallamohamed5794
@abdallamohamed5794 25 дней назад
Marka Ethiopia in ay bada xoog kuqaadato miya rabtaa? Malaha oromadi af somaliga baratay ayaa thy
@saidhassan8544
@saidhassan8544 25 дней назад
Jaliilow ninkaan aad waraysanaysaa waa qof aan wax ogeyn. Masar miyuu u daneynayaa mase Soomaaliya. Dhulkaaga miyaad rabtaa in lagu dhex dagaalamo.
@aweysxasan1523
@aweysxasan1523 24 дня назад
Adeer itopia is our greatest enemy
@AlinoorSheikhAli
@AlinoorSheikhAli 23 дня назад
😂😂😂😂 walal dumarba tahay. MASAR iyo Ethiopia waxa ka dhaxeysa cadawaad lamid ah mida Somalia iyo Ethiopia mida ka dhaxeysa. Turkiga wa nacaab dhusuq dhuq dhuuq ah. Waxay doonwysi inu militaryga noo toogbara lakin wuxu madaxdeena ku qasbay wada hadaal uu xita Madaxweynahena doonwynin. Lakin Masar waxay rabta in somalia toogbarta oo hubsiiso. Marka somalia Taagyeelatana. Dagaalka lawada gaala oo masarna nuus goosata. Somalia na dhulka Somaliyeed HEESAHA. TIGRAYNa xuriyaad hesha. Lakin turkiga wuxu raba in Ethiopia hesho. Goobolada waqoyi. Nuuskooda. Seylac, Hargeisa iyo BERBERA. 1977 aduunko idil waxay ka yaabeen sidaa somalia gacaanta uga dhigeeysa wax allahi wa rer galbeedka Ethiopia uso diraan. Saxib eeh Somali waxa uu xirneed. Deekedaaha Eretria, djaboouti iyo BERBERA. Marka Ethiopia ERETRIA wey ka cabsooni, jabouti France ba wa ka duuqduuqa ma udhownkarata. WAXAY MOODAYAN IN BERBERA hadii somalia Laga qabto. In somalia oo Dhan qaban karaan
@lionman6813
@lionman6813 24 дня назад
Waan wasaynaa itoobiya cagtaa marinaynaa inshallah
@ubax3018
@ubax3018 24 дня назад
Soomaaliya is difaaca Itoobiya waan iskacelin karnaa
@jammane3880
@jammane3880 26 дней назад
Waxaa muuqata in siyaasad xumada xasan shikh ee dunidana heshiis la’ah oo within 2 years uu ilaa 30 waddan intuu keligii tegay waxay ka rabeen uu u soo saxiixay oo ilaa maanta aan xataa hal heshiis Baarlamanka la tusin Sanadkii hore dhamaadkisina Muuse Biixi oo gacmaha dhiig ku leh intuu Jabouti ugu tegay uu siiyey saxiixisa inuu sidii Dowlad madax bannaan cidda uu rabo heshiisyo lasoo gelikaro Taas oo ah Qiyaano Qaran haddana uu caddeeyey Arintii khilaafka Biyo xidheenka inuu Egypt taageeray Mar hore in Impeachment lagu sameeyo ahed lakin I feel sorry wlhy ayaandarada dadkeena meesha joogo isma dhaamaan Haddana wataasaa waxaa laynagu soo raray Dagaaladii Gobolka oo dhan min libya ilaa yemen ilaa east Africa oo dhan somalia dhexdeeda ayaa lagu dagaalamayaa. WAA IGA TALO Qofkasto ama familkasto oo somalia jooga wixii aad cuni jirtay 50% xasaysta siiba cunnooyinka qalalan keydsada oo godad u qota sida Masagada/Galley Haruur/heed Digir/Cambuulo iwm
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 26 дней назад
Ina BIIXI HADDUU GACMAHA DHIIG KU LEEYAHAY, DUBAABAD BAA LAGU ILAALIN LAHAA MARKUU MEEL AADAYO. LAAKIIN NIN DHAGAR QABE AHI, MIN HARGEYSA, SHIIKH, BURCO ILAA OODWEYNE, WAAD ARAGTAAN SIDOO LOOGU SOI BAXAY IYO MILGAHA LAGU QAABILEY. MARKAA SAAXIIB XAASINIMADQ JOOJI, ISHAA MACALIN AH E BOOQO MEDIYAHA KA WARRAMAYA SOCDAALKA GUDAHA EE INA BIIXI, WARKU AF MADHANBLA AHEE WAA I TUS OO I TAABSII
@Amilah859
@Amilah859 26 дней назад
It’s embarrassing how we need help in defense from other countries. We are such a joke wlhi 💔💔
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 25 дней назад
Hadba in ciidama shisheya isku kaaya badalln maahane iskuma filnin mia😢
@musseroble3199
@musseroble3199 26 дней назад
somaliya Ethiopian dulaan ayay ku yihiin
@user-hg9qt8sd3v
@user-hg9qt8sd3v 26 дней назад
YAAN LA HORFADHIISAN ETHIOPIA NO MORE
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 26 дней назад
Dowlada dhexe e Somaliya way gulaysatay dhan walba guul insha Allah
@franklingohe6681
@franklingohe6681 26 дней назад
Because Ethiopia us hotn Africa
@user-hg9qt8sd3v
@user-hg9qt8sd3v 26 дней назад
ETHIOPIA WAA 70 MILYAN OO FAQRI SOOMAALIDUNA WAA 40 MILYAN MA IMANKARAAN DHULKAYAGA DAAHIRKA WAXLASIINAYAANA MAJIRO DHALINYARADA SOMALIYEED QAATA DABKA LAAYA WAXA JOOGA SOOMALIYA EEXABASHIDA URAYSA GIDAARKA XAARKA ISKA MARIYA
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 26 дней назад
Riyo hawiye 😂😂😂😂 puntland waaa itoobiya no more masar alqaeda😂😂😂😂 guul etoobiya
@mohamuti6928
@mohamuti6928 12 дней назад
waxaan Waa huhaa, Itoobiya iyoo Masar waxaay ka amar qaatan Mareykanka,... Itoobiya ayaa bada somalia loo xalaaleyn Raba
@user-xc5vn1do9z
@user-xc5vn1do9z 26 дней назад
Adeer wax kaadifaacaya itoobiya iyo cidkale midna. Majiraan wax xaarar caalimayalayiraahado. Waa war Somaali. Bisiq Sarmaan
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 24 дня назад
viva daarood viva ithiopia xasan sheekh down fromssc
@mowliidguleid4558
@mowliidguleid4558 25 дней назад
Hadda waxa socdaa somaliland bay u soo dedejinaysaa in ay aqoonsi hesho, waayo Ethiopia waxa ay ku dhawaaqi doontaa recognition hadii masar laga soo dejiyo xiibaha somalida.
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 26 дней назад
QABIILKA CIISE. WAA IINAA.MEEL KAS TAA UU JOOGOO. IIN DALKA DIIB. UGUU. SOO LAAB TOO. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@soraya.a7956
@soraya.a7956 26 дней назад
Abiy afbiijo 8 bilood ayuu sheegayey in uu xoog ku qabsanaayo Somalia markuu canjeerada ureyso soo cuno.teeda.kale Males Zenawi ayaan dub nay oo Ethiopia oo dhan mideys neyd maanta oo Ethopia jirin Oromada gaajadaa ee cagaha cad ee hada.buuraha kasoo degatay maxay yihiin wlhi waan ubaahanahay dhiigooda
@user-ki4yq7bd4n
@user-ki4yq7bd4n 26 дней назад
Heshiis kaas ku saabsan wabiga niil itoobiya xubin kama ahayn.
@whatsnew3267
@whatsnew3267 26 дней назад
Wa wiil asagaya waxba magaciisa ha jidhidin wa ki kuwasi laha adiga iyo rag isku sheega somalida
@Sumadeena
@Sumadeena 26 дней назад
Ethiopia way kibirtay ha layska celiyo. Masar hada dan baa ugu jirta in somalia ay caawiso, itoobiya waxay rabtaa in qol nagu soo xidho sidii bisad yar. Soomaaliya dagaal baa dan ugu jirtaa waayo nabad waxbo waan ku waynay.
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 26 дней назад
Axmaaradaas dhoolatuska suubinayso maa ay suubiyeen haddi Xasan huuraale Gurguurte uuna kala dirin 5000 kun wiil uu Farmaajo ku soo tabaray Eritrea.
@beryalex1798
@beryalex1798 26 дней назад
haa qabiil ayaa ka dhex guuxayo! lakin dhulka waxa heegan u ah kuwii USA iyo, EU Ethiopiana
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 26 дней назад
@@beryalex1798 dhulkee baa ka hadlaysaa, Kuraceel illàa Muuuuuuuuqdisho?
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 26 дней назад
Daarood xata waa nacamleye waye xawasho nacamlaye yahiin
@batulasmail8261
@batulasmail8261 26 дней назад
​@@beryalex1798 Runta Hadii la sheego ma Qabiilba Waa caqli xumada Soomaaliya lagu baabi,iyey
@batulasmail8261
@batulasmail8261 26 дней назад
​​@@user-gl2go3kp6s Dowladi Soomaaliya waxaa burburiyey Jabhadii USC ee Ethiopia Soo raacay
@samirr546
@samirr546 26 дней назад
Goday maxaa xabashida keenay miyaanay miyaanay niman xor ah oo laandheerayaal ahi lahayn!!!!! Nimankii laascaano gumaysiga ka saaray miyaanay joogin!!! Ma nin aan xor ahayn baa wax xoraynayey mise gumaysigaan la fahansanayn!!
@mcnncm1318
@mcnncm1318 26 дней назад
Goday waa ethiopia 🇪🇹 ma shuubo faqash baa leh 😂😂😂
@mcnncm1318
@mcnncm1318 26 дней назад
Buuhoodle ethiopia 🇪🇹 macadallaa goday naa shuubo harti ka tahay meesha 😂
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 26 дней назад
"Ethiopia waa in lagala tashado ciidamada Somalia u shaqo tagaaya haddi kale wax soconaaya ma jiro." Meeshan waxay noqotey occupied territory. Waxaan xasuusta WAD ee hore Ethiopia Seyoum Mesfin oo mar sheegey in Somalia ka dhalato dawlad aaney iyagu raali ka aheyn.
@ahmedfarah5848
@ahmedfarah5848 26 дней назад
Waa in ciidamada ethopia laga saaro dalka, ethopia waa cadow soomaaliyeed,
@abdirashiidraash1385
@abdirashiidraash1385 26 дней назад
Ninwayn ayaa caawa soo qabatay xaguu ku maqnaa anay way BBC kugu xasuusanaa Abdulahi sh cabdirizaq
@BisharAbdi-tb9xh
@BisharAbdi-tb9xh 26 дней назад
Masar Cidama ma keeneysa somalia Hadaay yimaadaana itipia waxba kama qaban karaan
@DalmarXaashi
@DalmarXaashi 26 дней назад
Walahood oo 5km ujirta bay wax utariwaysay ma somali bay wax utaraysaa???
@DalmarXaashi
@DalmarXaashi 26 дней назад
Walahood oo 5km ujirta bay wax utariwaysay ma somali bay wax utaraysaa???
@OmarMoussaadem
@OmarMoussaadem 22 дня назад
Bani aadankii loo doortay in uu hoggaamiyo qaranka soomaaliyeed, ma ganacsaduu ku dambeeyay, beesha uu ka soo jeedo H. Sheekh, waa in ay ka takhalusaan wiilkooga. Waa haddii loo jeedo in qarankii soomaaliyaa la badbaadiyo. Nabadeey...!
@user-re4fs8oj5r
@user-re4fs8oj5r 26 дней назад
Wuiskahadlay somaliln dalmaxbanan
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 26 дней назад
DADKA SOOMAALIYEED ! SIIBA REER KOONFUREED HA KUSOO DHAWAADAAN XAQIIQADA!
@SomaliLandViews
@SomaliLandViews 26 дней назад
Masar oo kuu ugu xigay ee Falstiiniyiinta dariskooda ahaa oo la xasuuqayo waxba u qaban kari wayday ayaa failed state of Somala wax u tari karta. Taasi waa riyo.
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 26 дней назад
Talabo ad u fican ayay qaday Dowlada Fadaralka Somaliya guul insha Allah
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 26 дней назад
ETHIOPIA HA NOOLAATO MASAARIDU NIILKA HA DIFAACATO HADAY AWOOD HAYSO NIYAW
@mohamedhersi6975
@mohamedhersi6975 26 дней назад
Somalia ha midowdo cadawga gacan mid ah halooga hor tago waa intaas
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 26 дней назад
Cadaw aan Soomaliya ahay wallee inaanaanlahayn waanigaa dhaartaye Alle nalama kiin mideeyo midawgii berigii uun baad maqshaye kani ku dhaafye maraqa cab
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 26 дней назад
​ adigu iidoorow wax maadan dilin miyaa adoontii siyaad bare ahaaa ada reer ountland diley ana waa kaa aargoostey revenge by ahyd wixii dhcy 😂😂😂 victim card ha isticmalin kaligaa @@user-sz7sn2rv9r
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 26 дней назад
Each state defends its own interests. The Egyptians are not coming to Somalia (Federal State 4.5) to help, but to protect their interests in the Nile River. Somalia, on its own, is not capable of attacking Somaliland. That's why it seeks allies and diverts attention towards Ethiopia, which does not recognize it as a state.😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ from saylac
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c 24 дня назад
masar niilkee difaacan laheyd .
@user-wb4zq1kw5b
@user-wb4zq1kw5b 26 дней назад
Ithopia amaan dowladiisa caay
@abdirahmankablow3438
@abdirahmankablow3438 26 дней назад
Abysyniya miyaa leh godey.
@mohamedali-rz5oi
@mohamedali-rz5oi 25 дней назад
Dholatus Ethiopia waxba nagama galin Anagu ku xadgudbi mayno lakiin waxaa leenahay Shaatigeena nooga fuq hadii kale waxaa la kulmaysaa cawaaqib xun Abdijaliil adiguna jooji buunbuuninta Ethiopia Dadka aa waraysanayso wiikaan ayaa ugu roon oo waxa fahsan Lakiin kuwa oranaya Ethiopia xanaaqaysa hadii masar lakeeno anaga waxba nagama galin xanaaqeeda
@CabdiFatax-ud9mn
@CabdiFatax-ud9mn 26 дней назад
Somaaliya majirto cidwax kadifaacidoonta waxaa layidhi ay.iscuni waraabe iskamaceliso somaalidu haday iyagu gacmaha isqabsadaan cidwalba way iskadhicinkaraan hadiise ay ahaadaan sida ay hadayihiinkusiisocdaan waalaga dhaxkaluumaysan
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 26 дней назад
Bishaa calamka inta la leyahay wali lama fikirin wlh calacal wxbo ma taro ogw
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 26 дней назад
CAQLIGII SOMALIDU CAY IYO IS XAASID MA DHAAFO!!!!!.SOMALI BAAN IS DOONAYN!!!!!.
@NasirKelil-p3r
@NasirKelil-p3r 14 дней назад
Ethiopia v Egipty ethio wen itis rel😅😅😅😅
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 26 дней назад
Somalia ilaha umaqan meshi Sudan la digey bey ku socota dowlado an is rebin ba deal lala galey mid walba na waxa layiri ada amir waxa ku babi'i dono na wa shacabka Somaliyed iyo Somalia 🇸🇴 🤔
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 26 дней назад
HAMPALYO HAMPALYO. GEESII. GUEESII. .DAHLEEY. CABDI. JAHLIIL
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 24 дня назад
Arintani waa tii somaliya lagula wareegi lahaa😮😅😅
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 26 дней назад
Ethiopia dhamanba dhulka Somalia cidamada Ethiopia ayaa katalisa 100/60 iyadaba maamusha Maxaa Somalia miyey iska celin kartata
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 26 дней назад
Kkkkkk Bolo Xofto ayu wada Abiy wana fashilmay Abiy iyo itobiya
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 26 дней назад
Viva Dowlada Somaliya way gulaystay Abiy waxba ma hayo wa fashilmay
@GaariAli
@GaariAli 26 дней назад
😂❤
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 26 дней назад
Si fican ayu oga hadlay Farmajo wu is dhibay wa Run hadalkaa
@abdulraven4970
@abdulraven4970 26 дней назад
Jabhadii onlf waa in diyaar garowdaa
@batulasmail8261
@batulasmail8261 26 дней назад
ONLF xagay ku dambeysay Soo ayagii u kala dhuuman jiray Ethiopia
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 26 дней назад
Godey in rageedi u soo socdan bay ogtahay cabsi weeye
@DayaxGamceed-b7w
@DayaxGamceed-b7w 26 дней назад
Hye xaaldu waa Adagthy
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 25 дней назад
Somalida calaal qabiil ku daafaco hee laandheryasha ayee rabta markan somalida dhib Lee ku jirta ileen qabiil inaan isku dileyno xabashida ayaa sabab u ah iney nisku keen dirto somalida qabiil mamaba fahansano in lisku dariyo
@mcnncm1318
@mcnncm1318 26 дней назад
Riyo faqash
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 26 дней назад
Doqon baa tahay wallahi. , dhimishadda dad somali ah baa ku Faraxsantahay .
@mcnncm1318
@mcnncm1318 26 дней назад
Nin moqdisho lagu ilaaliyo miyaa wax sameeyn kara kooxda moqdisho argagixiso
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 25 дней назад
Somalidu inay jabtay way caddahay ninkii la waraysto waa inuu qaab qabyaaladeed u hadlo waxaan la yaabay farmaajo ethiopia wuu iska xakameeyey laakiin kamuu hor imaane wuu isku dhiibay hadalkii aan farmaajo ka maqalnay wuxuu ahaa si somaliya loo xasiliyo marka hore wadamada faragalinta nagu haya waa inaan kanaaladooda xirno wuuna xiray xaqiiqatan waxaa la waayey hogaamiye taga ethiopia xita kuwa somaliland yaa allaah somalida qabyaaladda ka tirtir
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 26 дней назад
Nin qerka ah u atagkadib deh I ilali aqli ma ahan somalay
@whatsnew3267
@whatsnew3267 26 дней назад
Cidanada goday joga wa fursad walhi somlida ful hogonaysa iyi hubabkan hareertu wadate dhexyal intan la sarin ilahow nin waxan ku fakarayo garanayo qabsada falka ken
@salebanomar76
@salebanomar76 26 дней назад
😂😂😂 MASAR MEEY DIFACDO 400000 KUN EE HORTODA LAGU GUMADAYO YAA BEENTA LOO SHEGAAYAA 😂😂😂😂 WAA FILIM IMARAD XASSAN SH MASAR DJABUUTI ISLA OG YIHIIN WAA LA SIIYAY BADA ETHOPIA 😂😂
@mcnncm1318
@mcnncm1318 26 дней назад
CBB cayayaanka xarmaajo faqash hadhaagii qaxootigii afweyne 😂
@musseroble3199
@musseroble3199 26 дней назад
somaliya anaga iskale ayay leeyahiin
@mowliidguleid4558
@mowliidguleid4558 25 дней назад
Wax xeer caalami layidhaahdo majiro, heestii ayaanay idiin bixin hedhe somalaay hirrudooy😂😂😂😂 Waayo ninkii xoogle ayey xaajo u dhamaatay.
@theruler411
@theruler411 26 дней назад
Masar if Ethiopia haday isqabtaan Ethiopia ayaan la safanyna waayo waa wadan aan jaar nahay 15 millions oo somali ah ku nool oo dhul kuleh. Ethiopianku 45% waa Islam. Carab xun oo Palastine wax u qaba kari waayey adiga somali daayer waxaba kuu qaban maayo. Somalia dagaal cusub ayaa ka dilaacaya .
@ducaaleabuukar3607
@ducaaleabuukar3607 26 дней назад
Dhilaaa ku dhashy anaka Ethiopia xabad ayaa Naga dhaxesa cadowgayga kobad waye Ethiopia oromaa ku dhashe waladan bad helin
@naimohersi7038
@naimohersi7038 26 дней назад
Waa oormay itobiya lajiren ku laha 😅
@EftinRespect
@EftinRespect 25 дней назад
​@@ducaaleabuukar3607dadka ha caayin haday dagaal masar iyo Ethiopia noqoto anoo soomaali ah ethiopia difaacayne
@abdirashidabdullahi-x7j
@abdirashidabdullahi-x7j 26 дней назад
Doqonimada etoobiyanka wuxuu ku leeyahay ciidanka masaarida nabad ilaalin uma iman karaan somaliya. Xayawaan oroma ah xaaaarka daadiwadada ku xaar
@user-wb4zq1kw5b
@user-wb4zq1kw5b 26 дней назад
Ilmo farmajo
@franklingohe6681
@franklingohe6681 26 дней назад
Kids play games
@abwaanmaxamedaamiinchannel1982
@abwaanmaxamedaamiinchannel1982 26 дней назад
Cabdi jaliil . Waxad moda marku warka soo tabinaya inuu ooyayo😂
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 26 дней назад
Xabashi dhul somaliyed inte kufadhido lagama nabad galiyo wa in somaligalbed laxoreya
@abdirashidabdullahi-x7j
@abdirashidabdullahi-x7j 26 дней назад
Amxaar fulay ula badan
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 12 дней назад
ADUNKA MAANTA DAL KASTA XOOGIISA KU JOOGA WAX HANJABAD LA DHAHO MA JIRTO QOFKII ETHOPIA U OOYNAYA DAGAAL HA DHACO INEY DAD MALAB SIIN DOONTO
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 26 дней назад
Itopia uma baahna dholeto somaliya iyaa shuban biyood kada ayo markey maqlaa Itopian kkkkkkk ma hawiye baa wax iskadhinlar afmoyee?
@mohamudjama4760
@mohamudjama4760 26 дней назад
walaal gudhuuda lamafahmo gudhuudii ayaa iswaraysanaysa
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 26 дней назад
Waxba sheegi maayaan failed stateka somaliya iyo masar wixii kale ee la mowqif ah somaliland iyo itoobiya wey ku filan yihiin wixii danaheena soo gala somaliland iyo itoobiya guul forever insha Allah❤❤❤❤
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 26 дней назад
Daroodow somalinimda sheegnysan halkay jira mustafe cagjar aya hogminya ciidanka itopiya halka kenya wasirka gashandika Kenyan yhy ninka hysta kismayo marksad dadka iskga dhigtan somli dadka somlyeed maxay somlyeed bad dadka kula hoos dhuumatan
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 26 дней назад
Darood so kaad dishy maahan 91dii😂😂😂 somal8nimadii 91dii meedey😂😂😂 is adkee
@ilyaasxamariofficial5912
@ilyaasxamariofficial5912 26 дней назад
Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa ku wargelisay dhamaan ganacsiyadda kala gedisan in laga bilaabo 18-ka Agoosto 2024 ay qaan sheegad kasta oo ay macaamiishoodu alaab ku gadanayaan ay ku daraan 5% oo ah qiimaha canshuurta gadidda, si looga baaqsado in ganacsadaha lacagtii uu alaabta ku gatay ay u go’do canshuur ahaan, sidoo kale wasaaradda maaliyadda ayaa ogeysiinaysa macaamiisha ganacsiyadda iyo muwaadiniinta Soomaaliyeed inay si toos ah u dhaqangelin doonto qaadidda canshuurtaas.
@abdirashidabdullahi-x7j
@abdirashidabdullahi-x7j 26 дней назад
Waryaa Abiya adiga soomaaha ninkii laga kari laa war ka joog somaliya maxaad xaarka u daadinaysaa
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 26 дней назад
SOMALIA AND SOMALILAND WAXAY NOQOTAY LABADAAS DAWLADOOD! WELCOME TO REALITY ON THE GROUND!!
@user-hg9qt8sd3v
@user-hg9qt8sd3v 26 дней назад
Eritera kama liidano
@halimamumin3643
@halimamumin3643 26 дней назад
Wariye, heedhe, caadi iska dhig markaad hadleeysid, Sidaad hadleeysid, Lahajad Somaliland ku yeelanmeeysid😂😂😂😂.Neeftii baaba kugu dhege😅😅😅😅
Далее
Dropping In from the Clouds 🌁
00:17
Просмотров 1,8 млн
Как вам наши образы?🥰🥰🤍🤍
00:10
Dropping In from the Clouds 🌁
00:17
Просмотров 1,8 млн