Тёмный

NASTEEXO INDHO | WAR HADAADAN TUMEYN | "(Official Video)" 

Haataf Abdi
Подписаться 771 тыс.
Просмотров 7 млн
50% 1

THIS VIDEO is Copyright pROTECTED.
plz dont duplicate.
Heestii: WAR HADAADAN TUMEYN
Codkii: NASTEEXO INDHO ft AHMED ZAKI

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,9 тыс.   
@maan-deeq
@maan-deeq Год назад
ALLOW inoo wada dhaaf dambiyadeena iyo kuwa waalidkeen iyo intii Muslim ah 🤲
@aamsheikh
@aamsheikh Год назад
Aamiin yaarabbi
@xasanmaxamed6282
@xasanmaxamed6282 9 месяцев назад
Alahuma amiin amiin yarabi
@cilminuur
@cilminuur 8 месяцев назад
Aamin yaa rabi
@MaryanCadey-ri5tw
@MaryanCadey-ri5tw 7 месяцев назад
Aamin yarabi
@BarwaaqoQalanjo
@BarwaaqoQalanjo 7 месяцев назад
❤​@@aamsheikh
@Boqor61
@Boqor61 6 месяцев назад
inta igasii danbeyso like 17 march 2024 😂🚒
@FATSAM.
@FATSAM. 5 месяцев назад
26 March 2024😂
@bebabeba8084
@bebabeba8084 5 лет назад
Hadaad aragtay heestan oo gabar oromo ah qadayso like ta haila dhaafin 🙏🏽😂❤🇸🇴💯💯
@zamzamdhool2268
@zamzamdhool2268 4 года назад
😂😂😂👍👍👍
@mxmed5179
@mxmed5179 4 года назад
Hadda ayaan soo arkay hhh
@ahmadalphathepilot71
@ahmadalphathepilot71 4 года назад
Bro oromo mahan ee qoorta haugelin waaa Garre part of somali community....UNDERSTOOD!
@mohamedukaash
@mohamedukaash 4 года назад
Hhhh&hh
@abobasir255
@abobasir255 4 года назад
Garre weeye oromadaada wase. Link geeda yaa haya nio. Wan ku haysta heestaase,
@yilmaz2431
@yilmaz2431 Год назад
ALLA Waqtiga Orod badanaa Hestan Ano 10 jir ah ba Mid Aderkey ah Telkisa ka Dhagesan Jiray ❤😍 2023 Kalia 7 Bari ba ka Harsan
@simandheer6318
@simandheer6318 Год назад
Bishii 3aad lagu jira wll hadad nooshahay❤😊
@safaaomar5486
@safaaomar5486 Год назад
​@@simandheer6318adiga qudhaadu hadad nooshahay bishii lixaad ba lagu jiraaa💜
@Na4ma_updikadir
@Na4ma_updikadir 2 месяца назад
Manoshahay😢
@Li-dr3hb
@Li-dr3hb 2 месяца назад
​@@safaaomar5486 2024 bishii 7 aad baa lagu jiraa😂
@saciidocabdimaxamed2230
@saciidocabdimaxamed2230 Месяц назад
War hada 2025 4months kahar san😂
@cabdirahmanmutawakilcabdir9270
Heestan wax ay ku socoTa kuwa damiirka aan lahyn Dumrka isku dhadhjiyan aan rabin. Talo iga qaata walyal waliga qof aan ku rabin la iskuma dhajiyo.. Qof ka wngzn waa la helaa. Nolosha marba waq si.😢😍
@anisojeesow7335
@anisojeesow7335 Год назад
Taas beentaa aheen
@ismaanyusuf6810
@ismaanyusuf6810 11 месяцев назад
Waa sida aad u fahantay... malaha waad is yeelyeeli sidaa ma ahane waxaa loola jeedaa ragga aan sida wacan shaqada u qaban karin misna aan is ogeen ama is moogaysiinaya oo qofta isku dhajinaya dareen bay ka hadlaysaa heestu.. faham wanagsan
@capitanobalaf
@capitanobalaf 6 месяцев назад
​@@ismaanyusuf6810 sidaa maahee war hadaadan tumaynin [hadii aadan aroos dhigayn weeye] Ama aadan tagaynin waa [hadii aadan danaysanayn weeye] wax fahan walaal caqliga ha iska qaadin waxaa aad akhrinayso cidna kuma heestee
@MunasarBoyka
@MunasarBoyka 5 месяцев назад
Legend
@nasromahdi2198
@nasromahdi2198 5 месяцев назад
Who came in 2024😢
@jaceylow100
@jaceylow100 10 лет назад
aqligu ha shaqeeyo tumowga waa aroos somalaay wax maqla heesta aad bay u macday laxanka iyo codka jilista isku daba ridka iyo qurxinta top waaye wana si qaas ugu mahd celinayaa haataf abdi wel done
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 10 лет назад
maxamed jaceylow Mahadsanid bro :)
@AMuuse-ih2oo
@AMuuse-ih2oo 4 года назад
Tumeynin..... Aroos bay sax ku tahay..👍
@muhanadcusmaan2370
@muhanadcusmaan2370 4 года назад
@@HaatafAbdi ⁹I is an 9998⁹9999
@omaribrahinm1724
@omaribrahinm1724 4 года назад
Hadda ma waxaad na leedahay tumida sidii kale ha u qaadanina. Waa war dhamaaday arooskuba waa tumidiiyo loo galiyay shaadh.
@fadxicawiljaamac729
@fadxicawiljaamac729 3 года назад
Hdaaan ba ka DBA imady adunka dhn yaraantyda waan maqli jiry lkn vidyowga dawshdiisa igba fcn hhhh hdan fhamy
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 Год назад
Best song wlhi nasteexo indho best voice who still listening 2013👉2023 you are a legend 😅🎉
@mohance7635
@mohance7635 5 лет назад
Somalida qaar si kale ay ufahmeen✔😀 tumoowga abti ani waxa u fahma aroos hadaada i arosen waqtiga ha igalumin
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 года назад
Waaba sidaas wey cadahy e dadka qaaar ayaa fahmi la.
@halimaaden7331
@halimaaden7331 4 года назад
Mohan ce waaa sitas wll somalida aya si qaltan wax Wu turjuma
@zakiyoyaomar8582
@zakiyoyaomar8582 4 года назад
Sax hn mcn runbad shegtay
@xamdixiis9949
@xamdixiis9949 4 года назад
Saas mii sida kale xitaa waa un arooslee ma.ahanooo
@mohance7635
@mohance7635 2 года назад
@@xamdixiis9949 after year dhageysanoya ano xabdeydii aroosi waayey😭
@faaruuqdabaq3883
@faaruuqdabaq3883 2 года назад
31/12/2021 malintii udanbaysay Sandka Jimce aroornimo 8:30 Sacada Koonfur bari asia iyo hees xasuus badan igu leh 🥺
@ogaanshotvshow
@ogaanshotvshow 5 лет назад
War heesta waa laxadaay oromo ayaa xataay away nesteexo idho ❤ holosheego like
@qananilbrahimibrahim9357
@qananilbrahimibrahim9357 4 года назад
😂😂😂😂😂😂😂
@liilovkagaming1051
@liilovkagaming1051 4 года назад
Xoolo lama xadin covered wye
@achmedlander3123
@achmedlander3123 4 года назад
@@liilovkagaming1051 heesta magaceed orama sxb
@abdirazhidsaryan8414
@abdirazhidsaryan8414 4 года назад
Waar oromada halaga soodhaco heesta
@abdirazhidsaryan8414
@abdirazhidsaryan8414 4 года назад
Waa runtaa zxp waan daawaday amba iyadoo oromoo loo bedelay
@bashirismail2730
@bashirismail2730 2 года назад
Who else watching 2022 never be Old this Golden voice. Haben jumco ah. Iyo jawi robad
@bahjosheikh1330
@bahjosheikh1330 Год назад
🤞🏽2022/11/24
@its___me_____simaney6027
@its___me_____simaney6027 Год назад
Me 😩🖤😭
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Год назад
15/01/2023 😂
@fatouma1651
@fatouma1651 Год назад
J regarde a cet moment même
@XafsaXasaan
@XafsaXasaan 8 месяцев назад
Who is here 2024🎉❤😮
@ApdallaBashir
@ApdallaBashir 3 месяца назад
Me
@GinaaaAxmed
@GinaaaAxmed 2 месяца назад
Asc😊😅❤
@salmaancali7716
@salmaancali7716 Месяц назад
Mee😊
@candinasircandiraxman2551
@candinasircandiraxman2551 29 дней назад
🎉🎉🎉🎉​😢😢😢🎉🎉🎉😢🎉🎉😮😢😢😢😢🎉😢😢😮🎉@@ApdallaBashir
@deckaali
@deckaali 5 дней назад
Aniga😂
@DiiwaanLyrics
@DiiwaanLyrics 7 лет назад
Nasteexo Indho dhan kastaba waa fannaanadda ugu horaysa tobanaankan sano ee lasoo dhaafey, heestanina waa number one
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 4 года назад
Inta jiifka kudawanysa 2020 liketa igu qabta habrteydi wan kahya hees singal mather oo dhan heesta dhegysta bes oo faciina raadsada allow alle
@mubaarikfahmiibnufiin3292
@mubaarikfahmiibnufiin3292 4 года назад
☝️😁
@nadarlove8962
@nadarlove8962 5 лет назад
Yaa ila dhagesanoyo October 2019
@iskafiiriwixikubilaayo5725
@iskafiiriwixikubilaayo5725 5 лет назад
Me October 11
@zahradagan6168
@zahradagan6168 5 лет назад
@abdow4104
@abdow4104 5 лет назад
👍✋👋🇸🇴
@maanragaragtemaskaxdumardh4221
14 october
@qaalisalad2278
@qaalisalad2278 5 лет назад
Me
@islaamibnuwallooye5127
@islaamibnuwallooye5127 7 лет назад
War hadadan wasaynin wasaynin ama aadan tagaynin tagaynin maguski magaladaatahay maguski magaladatay YASALAAM INDHO wadka fakatay
@iam.legendar
@iam.legendar 4 месяца назад
7 sano la hor baad shaxaari ahayd garacow
@Ahmettyama
@Ahmettyama 4 месяца назад
​@@iam.legendarmashege marka 😂
@ikkyqueen
@ikkyqueen Год назад
Still Hit 26/1/2023😢
@WWESHORTS1234
@WWESHORTS1234 Год назад
Waan xasuusta markey soo baxdey heestan Heestii ugu shidneyd 2013 kii aheyd🥰
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 Год назад
Still hit 😊
@TigerShiine
@TigerShiine Год назад
Ok
@ruunmohamud9506
@ruunmohamud9506 Год назад
3/7/2023😢😢
@khalidaweyscali5020
@khalidaweyscali5020 Год назад
Waankunacay
@ugaasxaaji6189
@ugaasxaaji6189 10 лет назад
Heestaan waxay ka hadlaysaa raga sheekada kaliyah jecel oo gabdhaha mustaqbalka ka dhumiya.
@hindoabdi2081
@hindoabdi2081 8 лет назад
sax
@mohance7635
@mohance7635 5 лет назад
Shiid famliy eey kahdlee
@alisharif8761
@alisharif8761 4 года назад
Sxb waan diiday naag nin katumaayo manacdo waaye
@haawodeganmaxmaed7399
@haawodeganmaxmaed7399 4 года назад
Kkkkkkk waarun
@haawodeganmaxmaed7399
@haawodeganmaxmaed7399 4 года назад
Kkkkkkk waarun
@karaaji0790
@karaaji0790 9 месяцев назад
It's monday 27 ,2023 still i am here !!!! This song never get old!!!
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 года назад
Heestaan anoo 11 jir ah maqli jiray 2022 19 jir ayaan ahay alxamdulillah wali waan jeclahay wallhi ❤️
@caashobelaao4859
@caashobelaao4859 Месяц назад
Wlhi Kula mid ahay 11 anigo Jira maqlin jiray hd neh 19 an Ku jira
@craxiin_key797
@craxiin_key797 24 дня назад
(Hadanad tumaynin) waa hadanad i aroosaynin af soomaliga barta❤2024 wixii iga danbeya like
@jabirhas3489
@jabirhas3489 4 года назад
I’m Oromo but I love you this in my heart
@behumblealways2510
@behumblealways2510 4 года назад
that's true brother . I also love the Borana sister singing. Oromo and Somali is the same thing. we are one family .
@ia5159
@ia5159 3 года назад
@@behumblealways2510 shut up Somalis has 2000 years of history, we ain't the same, we use to sell this people
@amengurey
@amengurey Год назад
Still listening this song 2023 Cod dahabi waliged dami metso hestani ❤✌
@moha.adan11
@moha.adan11 5 лет назад
Still yaa tagan War hadaadan tumeyn 2k19 ✌🏿💯💯
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 года назад
Inta jiifka ku dhageysanayso ee comment ga akhrineyso like ta ha iga xasdina.
@phaezaismael1479
@phaezaismael1479 8 лет назад
Aki woooiiiyee! sielewi kitu yaaaac. kisonjo nayo ni balaaa.
@محمدحسين-ل6ف6ح
@محمدحسين-ل6ف6ح 8 лет назад
m
@ikramally9551
@ikramally9551 7 лет назад
Hahaha si muhali hivo. . .
@lilsalimjelle5126
@lilsalimjelle5126 7 лет назад
be proud of ur language ati kisonjo ni balaa yahuu
@mohaaz3929
@mohaaz3929 5 лет назад
Unavaa ku elewa kenye anasema ni kma huweza haribu enda zako
@mohaaz3929
@mohaaz3929 5 лет назад
Phaeza
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 5 лет назад
22 july 2019... 1:25 a.m allow idambi dhaaf... ameen
@zeitun__
@zeitun__ 5 лет назад
😂😂
@alishaxasan1783
@alishaxasan1783 6 лет назад
Top Hez aN jeclhY Naztexo inDho best FaNand wllhie 4 zaNo ka dip Ya iLa dwnaYa
@samiraali7077
@samiraali7077 4 года назад
Alisha Xasan stl
@aadancnaasir2710
@aadancnaasir2710 Год назад
Heestu wa another level wlhi 😂😊😂
@HusseinYare-if7vc
@HusseinYare-if7vc Год назад
😂😂😂 haaa niii
@bashirismail2730
@bashirismail2730 3 года назад
2021 still listening this song.. hestan xusus bay I leedahay.🙏
@miskoo1333
@miskoo1333 3 года назад
🤣🤣🤣
@abdinajibmohamed2626
@abdinajibmohamed2626 2 года назад
2022
@cabdulaahiaxmed3694
@cabdulaahiaxmed3694 2 года назад
2023
@sakariyecakood8828
@sakariyecakood8828 2 года назад
@@cabdulaahiaxmed3694 2024 i.a
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 5 лет назад
Nasteexo indho heestii yaabka lahed 2014 ilaa manta oo 2024 lajooga wa waqti dheer runti wa mahad Alle
@abdirashidsicid1797
@abdirashidsicid1797 2 года назад
Jacaylaan toosin jirey Tabaalada aan ka jirey Tin iyo cidhib aan ku sidey Tan iyo waagaad ogayd Tabtaan rabey gaadhi waa Waxuun buu tabanayaa+2 War hadaadan tumaynin+2 Ma aadan tegaynin+2 Taswiir camalbaad u taagantehee Ma tiirkii magaaladaad tahay 2014 iyo 2022 warqi waynbaa u dhexeeya aduun
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 месяцев назад
2023/11/1 who still watching this ❤ hada dawaneysid like ISKA SAAR 😂❤ waan idin salaamay inta iga dambeysa farxad ku noolaada inshallah
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 5 лет назад
Waxaan dhagesanya alongisde 6years agoo 👌👌 naztexo indhO hees taabzho leH 🤚
@kifaahjama5786
@kifaahjama5786 4 года назад
😂😂
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 3 года назад
Hadaad wali Daawnaayso Heestaan Like ha ila dhaafin 8 March 2021
@nasramussa2564
@nasramussa2564 3 года назад
4/4/2021
@abbas158
@abbas158 6 месяцев назад
2024 & this song still slaps different❤
@filsanabubakar
@filsanabubakar 9 месяцев назад
After hard day outside . coming home 🏘️ and listing nice song.make you revive feel good.
@muxumedcali3759
@muxumedcali3759 8 месяцев назад
Yeah sister 🥺😊
@filsanabubakar
@filsanabubakar 8 месяцев назад
@@muxumedcali3759 all down to nasteexo
@muxumedcali3759
@muxumedcali3759 8 месяцев назад
You're from America 🇺🇸
@filsanabubakar
@filsanabubakar 8 месяцев назад
@@muxumedcali3759 all back compliment to nasteexo
@filsanabubakar
@filsanabubakar 8 месяцев назад
@@muxumedcali3759 from England London brent
@ismailali-nd5dp
@ismailali-nd5dp 2 года назад
I first watched and listened in 2014 now again in 2022. 9 years back!
@mariaahmed3678
@mariaahmed3678 8 лет назад
heestan waa hees dareen wadata Lana hadlaysa raga guurka ka gaabsada gabdhaha soomali ma noqon karto ur gf so if u love her please guurso waqtiga haka luminin
@Mali_boy
@Mali_boy 2 года назад
Hada san fila bf wa ledahy adi 💔😁
@sacdiyaahmedmohamed7257
@sacdiyaahmedmohamed7257 2 года назад
@@Mali_boy wax 5 sano ka hor ahaa hada kaso jwbtey ana adba waa kaa daranhy😂😂😂👋
@Mali_boy
@Mali_boy 2 года назад
@@sacdiyaahmedmohamed7257 oo cadaa 😅
@engkhalid8568
@engkhalid8568 9 лет назад
woooow qof noocana maxa hablaha somaliyeed looga waayay isha baxarka maasha allaah
@maryancb1351
@maryancb1351 3 месяца назад
asc wll amnoosha hay 9 sano kadib
@Apdalla_Montana
@Apdalla_Montana Год назад
9years 9/3/2023 wxii iga danbeeya likta dhac kusii🥰
@wardaamiizha3661
@wardaamiizha3661 5 лет назад
Yaa caawa nasteexo indho dib usoo xasuusatay 19/11/2018 maalin sabti ah oo weliba jiifka ku daawanaya liketa igu caawi inta iga danbaysa🙏🙏🙏 from oslo norwey
@balaqeybalaqey7902
@balaqeybalaqey7902 Год назад
Still 7-8-2023❤😢
@kingdhise6924
@kingdhise6924 7 месяцев назад
Heestan inta ilaa 2024 dhagaysanaysa😢
@willfriid2696
@willfriid2696 5 лет назад
Nasteexo indho best song walahi weey karbaashtay zaki hadaadan aroos tumeeynin tumeeynin ama baxeeynin baxeeynin ma tiirkii magaalada baa tahay kkkkklk boqorada fanka 2019
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 5 лет назад
Xaaskyga inya daawanysa 2019 liketa igu qabta ohy oh xaqiiq naagtyda okle may naaguhu wada noqdaan
@hibomaxamed7917
@hibomaxamed7917 5 лет назад
Nqdaara jamac hh alah kuu dayo xskga bro
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 5 лет назад
@@hibomaxamed7917 mhdsanid hno qaali
@nasrabare6776
@nasrabare6776 2 года назад
Hadaadan tumeyn waa hadaadan i arooseyn ma tiirkii magalada tahay waa hadadan shaqeysanen
@abdirahmanducesane2377
@abdirahmanducesane2377 5 лет назад
2018 dhamaad kisa ilaa 2019 bilwgisa hada dhagesanesid 👍
@cabdiraxmaanabdullahi8972
@cabdiraxmaanabdullahi8972 4 года назад
Dumarku Majeclo sheekada tirada badan in ciyaan howsha ladhameeyo ayey rabaan adiguna xoga Jeb xanuuna ayaa ku haayo asaad maaweeli isleedahay iyaduna masugi karto walee dhibaa kala heysto.
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 года назад
"War hadaadan tumaynin" Dabcan Hadad aroos ii dhigaynin na kala kaxee waaye eee maaha Sidad ufasirateen Somaliyey.🙄😂
@ikranitapea2306
@ikranitapea2306 Год назад
Ani wx kla ufahmy wllow🙄😂
@Nasir20237
@Nasir20237 Год назад
@@ikranitapea2306 hhhhh dhaga hadalka naga daaa huno
@oraahsameadanhassan2363
@oraahsameadanhassan2363 Год назад
Adhiga naftada sidhn ufahanay mxa kufhnsiyey😁😁😁
@KafeeyoAli-ge1ku
@KafeeyoAli-ge1ku 5 месяцев назад
😂😂😂
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Год назад
Team 2023 ma joogtan hore waaba usoo wdaawate mar labaad welcome 😂🥰✊
@shukriismail6588
@shukriismail6588 Год назад
Wankula fiirsana 2023😂😂
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Год назад
@@shukriismail6588 welcome 🤗😁
@shukriismail6588
@shukriismail6588 Год назад
@@ahmedjr7902 to huuno
@blueraysray3006
@blueraysray3006 8 лет назад
I am crying I love nastixa she is gorgeous love zaki as well. But I feel her sisterhood 💋💋💋💋💋
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 3 месяца назад
"Tabtaan rabay gaadhi waa' Wuxuun buu tabanayaa". Aaaax. 😢
@Starkman30
@Starkman30 10 лет назад
yaan lagu ciyaarin heesta waa cajiib aniga waxaan ka helay war hadaad i tumaynin tumayn ama aaadan tagayn walee caadi maha xiyalka xafada iga dheh
@alascoalasco3579
@alascoalasco3579 8 лет назад
waaw waaw micnaha kujiro waa hadii sariirta igu tumeynin lugta fur
@ybgamechannelsahmed7962
@ybgamechannelsahmed7962 3 года назад
Best song ever heard 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@amiiraahmed23
@amiiraahmed23 2 года назад
2022/16 setember 🥺💔 ayan dhagesanaya xasuus wlh😓ila hadana jcl dacad ah mahelin single😢
@munaahmed4164
@munaahmed4164 Год назад
Waa 2022 dhamaadkisa heesuhu waqti malaha classic song always listened
@ruweydoosman-k9k
@ruweydoosman-k9k Месяц назад
Who listening 2024 dis banger
@abdiweliiftinabdi7240
@abdiweliiftinabdi7240 2 года назад
8 years ago still listening this Song❤️✅️
@maryanaxmed7109
@maryanaxmed7109 Год назад
😊u 😊😊kilk
@gorgortv9486
@gorgortv9486 5 лет назад
Heestaan waxan jeclaaday marka dhageystay ayado af oromo lagusoo qaaday. Inta ila mid ah like dhaha
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 лет назад
War anbaH walhi hdaaan meeshaas ka imi oromada ayayba dhadhan kusii leedahay.....
@sadiikahmed1673
@sadiikahmed1673 4 года назад
who's else watching 2020
@samirosomaliallawqalbigood4578
@samirosomaliallawqalbigood4578 4 года назад
Ani daawanaya 2020
@maryamabdirahman6358
@maryamabdirahman6358 4 года назад
🤣☝️☝️🤣🤣
@hermeyorz252
@hermeyorz252 3 года назад
Issabidin Abdikadir
@hodmanofficials
@hodmanofficials 2 года назад
2022
@mohamedmursal7648
@mohamedmursal7648 2 года назад
​@@samirosomaliallawqalbigood4578 ko I'll 0 NJ😅
@ahmedHassan-bd7ix
@ahmedHassan-bd7ix Год назад
Who else watching 2023 😍🎻
@asmaharun5027
@asmaharun5027 7 лет назад
waaaaw sidaasa runta loo shega haduuna tumayn muxu qabanbade 😂😂😂👌👌👏👏
@aweysduceysane2393
@aweysduceysane2393 2 года назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shukrimohamud2208
@shukrimohamud2208 4 года назад
Gabadha oromada kashidan Inkastoo aanan Famin micnaheeda
@abdirazhidsaryan8414
@abdirazhidsaryan8414 4 года назад
Waa runtaa zxp
@afgoye1000
@afgoye1000 4 года назад
Taswir camal aa u taagan tahaye ma tiirkii magaalada aa tahay"walee waa hees qatar ah qofkii fahmaaya"
@boqoradainamaxamedxasanxub4171
@boqoradainamaxamedxasanxub4171 4 года назад
Ninmanka shekada badan waa nila arkay kkk
@boqoradainamaxamedxasanxub4171
@boqoradainamaxamedxasanxub4171 4 года назад
Waaw
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 3 года назад
Hadad qoralkan aragto liketa ha ila dhaafin 2022 comng son😭
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
Waaweeyy 2020 Ayaa ila dhegeysanaya heestan 😂🙋‍♀️29 September
@abdikafiahmed9832
@abdikafiahmed9832 10 месяцев назад
15/11/2023. Hees iyo badh Ma tiirkii magalada tahahay😂 😂😂
@mamgvlogs3907
@mamgvlogs3907 5 лет назад
Hestan warshad orama lamariyay yaa kadib orginalkeda ila so raadiyay like here 👇
@ßí777-e1c
@ßí777-e1c 4 года назад
Oromo mahan Ka xishooda gare weye luuqadeeday Ku qaaday
@khadarahmed1064
@khadarahmed1064 8 месяцев назад
9years ago still listening thiz zong❤
@saritahalane9177
@saritahalane9177 10 лет назад
War' Hadadan Tumeeynin Tumeeynin Tumeeynin Ama Aadan Tageynin Tageynin Tageynin Tasfir Camala U tagantahee Matirkii Magalada Tahay best song:)
@younisabdulahi7402
@younisabdulahi7402 Год назад
After 8yrs hello wll
@fanole55
@fanole55 10 месяцев назад
Not tasfir. She said “Tawiir” means: just like a picture not moving like human.
@marcosrashka336
@marcosrashka336 2 года назад
Hakaan Rabay gaaari waaa 😩 is
@mohamedducale4836
@mohamedducale4836 4 года назад
Maasha Allah codbay haysaa waanay qurxoon tahay Yaa yaqaan inay single tahay Waaba ka helay nasteexo qurux
@hebaali1361
@hebaali1361 7 лет назад
Somali maryooley sanbiga iska daaya oo heesta dhagaysta qofka rabina hayska dhaafo
@mohamedblack7400
@mohamedblack7400 10 лет назад
Anaa Kaa Tumaya Qaali Raga waxaa ku jirraa Rag Badanoo Bahalla ah isoo qabo cml .....?????????????
@zahruujiahmed2129
@zahruujiahmed2129 5 лет назад
😂
@NASIRFARHI
@NASIRFARHI 3 года назад
Still 2020/12/26 ya ila dhageysanaya walipa muqdisho bilan dhexdeeda
@costelo1973
@costelo1973 2 года назад
Nastexo is full character for sure Ya Can't deny deny that
@abdirashidahmed5939
@abdirashidahmed5939 5 лет назад
heestan maalin safar 5 saacadood qaadanayay ban hadba kusoo celceshtaa ❤💘👌😍
@nasser-1429
@nasser-1429 5 лет назад
Yez
@daahirmhassan8645
@daahirmhassan8645 5 лет назад
Kkkk
@behumblealways2510
@behumblealways2510 4 года назад
this song has some hidden message for All men . you need to cut your belly and stay fit . No more pasta. because if you cant hit it.... you are dead crocodile . simple as it sounds . sorry
@aamsheikh
@aamsheikh Год назад
Kkkk afsomaliga waa margi wana micno badanyahay marka fasiraaduhu hadba waa halkii loosaaro Balse HALKAANRABAY GAARI WAA WAX UUNBUUTABANAYAA baytirimaysan oran WAX UUN BAANTABANAYAA markaa micne kale oo halka au jeedaa bay yeelan lahayd
@mariyamahmed8226
@mariyamahmed8226 2 месяца назад
@@aamsheikh😂😂😂😂war hadantumeyn tumaynin
@SPharaoh
@SPharaoh 5 лет назад
Naag buuran, wallaahi waaba ka wiswissaa. Dhexda madag hakaa ahaato oo boqor iyo dhacle lagu xidh.
@Dekacabdi
@Dekacabdi 7 месяцев назад
🙄🙄🙄😏😏
@SPharaoh
@SPharaoh 7 месяцев назад
@@Dekacabdi Naag buurman waa cudur Naag buuran waa ureysaa Naag buuran waa sac Cuntada iska aayar.
@ibrochzianokulii6193
@ibrochzianokulii6193 2 года назад
Who else is watching 2022 🥰
@maryanmahad9127
@maryanmahad9127 Год назад
Ani😂🤣
@Ramp.al68
@Ramp.al68 Год назад
2023
@izmaaciilfabinho5823
@izmaaciilfabinho5823 5 лет назад
2019 ya dawanoyo like saar
@maryamakenediid8019
@maryamakenediid8019 5 лет назад
Me
@sowdaali1433
@sowdaali1433 5 лет назад
like isaar hadad daawaneysid manta oo ciid tahay 2019
@abdirizaqmohmoud1234
@abdirizaqmohmoud1234 Год назад
2023 yaa ila dhageysanyo
@nimconalka4918
@nimconalka4918 9 лет назад
Soomali hadad tihiin ilaahey aqli dameer bu idiin yeelay waligiina kama caan baxeysaan hada maxa gabadhaan maskiinta waxan o af lagaado ugu dhacdey for what reason ? Teeda kale raga ceytamayo miyeysan iiman qabin rajo aduuna laheyn mise waa duunyo hadaadan tumeyn wa clear word uma baahno micneyn sii dheer gur baan baa la tuma badar ba la tuma wa maxay waxa intaas kasoo harey oo la tumo ? Nastexo waxa lo tumayo wa gurbaan iyo dadab ama aroos marka walalayaloow ilaheygi idin abuurey ka xishooda oo dumarka ceyda kadaaya bila caleyk.
@rjeychizyrjey4428
@rjeychizyrjey4428 9 лет назад
Thnks nimco Micna iga maqna yaad ii xasuusise
@odeyhebal4164
@odeyhebal4164 9 лет назад
nimco qali adina somali aya tahay aqli dameer ayaa ledahay waa in aa ogataa
@nimconalka4918
@nimconalka4918 9 лет назад
Odey hebel aqligaan leeyaheyba bili aadam afkeyga wuu ka amaan helaya remember
@maxamudliiban1795
@maxamudliiban1795 9 лет назад
nimco qali somali intaas baa laga wayay in afkooda laga amaan helo
@nimconalka4918
@nimconalka4918 9 лет назад
Maxamuud Liiban iyaga cirka roob ku og
@farxaansh5175
@farxaansh5175 9 лет назад
Woow nice song+codmacam+qurux=dadax Viva Nateexo idho ianaba caadi Ma tihid
@zamirbadanmaaida6225
@zamirbadanmaaida6225 4 года назад
Yaa Daawanaaya 2020 febary 😂😂😂😂❤✋✋✋
@jamacabdi3563
@jamacabdi3563 4 года назад
aad iyo aad ina ader qaali waa sas qof sare
@hanuush6787
@hanuush6787 5 лет назад
Heestan waa murtida saxda ee Fanka. Somalida nasteexo caadi maaha axmed saki iyo iyada ayaa is ugu jawabaaya
@Jidka.toosan
@Jidka.toosan 8 лет назад
noolow fanaanadeena qaliga nasteexo indho heestn siday dadku u fasirteena maaha waanu ognay
@Ex_PASTO
@Ex_PASTO Год назад
Still 2023 😢😂🎉
@vitahuddacapsules6894
@vitahuddacapsules6894 8 лет назад
difaaca badda somaaliya ba la raba ee heesta jooyiya
@liamsienishokie4197
@liamsienishokie4197 6 лет назад
Hudda Hussein kkkkkk
@ahmeddahiye8033
@ahmeddahiye8033 5 лет назад
kkkkkk
@nuurhajji7258
@nuurhajji7258 5 лет назад
Hda Bad majogto wll😂
@hanuush6787
@hanuush6787 5 лет назад
Ilaa bsriga 2015kii Kenya bada miyay idinku haysatay kkkkk
@maxamedcaalin2817
@maxamedcaalin2817 Год назад
Is there anyone else who watching until 2023 🕓 Old is gold 🥇 happy life and hopefully 🤗🤗
@munayassin415
@munayassin415 10 лет назад
nimanka somalida ee edabta daran stop heeska sidad u badashen inantu ii tumayn yacni hadii adan future iga lahyn kasi daa ayey ka wada shitt all somali men inta akhlaqda xun
@bushradeqsan7234
@bushradeqsan7234 7 лет назад
Muna Yassin wa runtada ragi somalidi 99% wa xoolo oo dhinaca xun u fahma shit
@faisalahmed3083
@faisalahmed3083 4 года назад
Muna Yassin adiga xitaa. Ma aadan fahmin hadaadan tuhmaynin wayo
@munalizamuna1819
@munalizamuna1819 4 года назад
Sax qaali SAS ayay kawadaa lnn iyagaa ogaan ubadakaya
@Majk246
@Majk246 4 года назад
Lmao Im fish and chips and Even I know she's talking about it
@musekhadir3888
@musekhadir3888 3 года назад
Waa caruur afsomaliga ilobey
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf 3 месяца назад
Nasteexo indho ❤ hoyada fanka isnt easy walahi.😂😂😂 Raga Somaliland maxaa sidaan ugu galeeysaa , war hadaadan aroos tumeynin ama tageeynin ma tiirki magaalada ba tahay 😂😂😂 Nasteexo indho weey isnt easy
@mariyamahmed8226
@mariyamahmed8226 2 месяца назад
Im dead wlhi 😂😂😂
@abdifatahabdul31
@abdifatahabdul31 8 лет назад
caadi maaha axx dareen bay igalisay nasteexo indhoo waad jirta wlhi
@yasminmohamud8826
@yasminmohamud8826 4 года назад
2021 yaa dawanaya 😁 wn yaraa markay so baxdee hadan si fican u fahmayaye ❤️
@Notalt17
@Notalt17 3 года назад
😆☠2030 dawanoya 2021 mabo lagarine
@maryamabdirahman6358
@maryamabdirahman6358 3 года назад
🤣🤣😂☝️☝️🤣🤣🥺🤣🤣
@xuseenmaxamed9096
@xuseenmaxamed9096 9 лет назад
Hees mcn viva nasteexo indho me fans kaga an ahay
@hamdawarfaa984
@hamdawarfaa984 6 лет назад
gulled.simba
@filsanabubakar
@filsanabubakar 9 месяцев назад
We glad we got your first song maidylie
Далее
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Просмотров 29 млн
FARXIYA FISKA HEES JACEYL QORAAL
7:49
Просмотров 774 тыс.
IDIL BARKHAD MAKU DIRAY JACEYL
6:56
Просмотров 7 млн
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
Просмотров 456 тыс.
NASTEEXO INDHO GALBIS BEST AROOS SONG 2015 HD
6:33
Просмотров 13 млн
Hees Cusub By  Ahmed Zaki Heesta XANBAARO
6:13
Просмотров 488 тыс.