Тёмный

NAXDIN GABDHAHA CAANKA EE MAALINTII LA QABO | FASAHAADKA ADUUNKA | ISMAIL HAJI | WAAYA ARAG PODCAST. 

Hubaal TV
Подписаться 87 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

HUBAAL MEDIA GROUP

Опубликовано:

 

13 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 13   
@carabhajji7231
@carabhajji7231 14 дней назад
Hubaal TV iyo Ismail Hajji aadbaad u mahadsantihiin ragbadan ayaa isku qabsanahay ereyga ah qof muqdisho kudhashay ama kusoo barbaaray wadada dhinaceeda inta fariisto shaax kucabimaayo thanks 👍
@mohamedhassansaney2575
@mohamedhassansaney2575 14 дней назад
Wllh sax dadki magaalada noogu yimid aya wareeg nafta nooga qaaday lkn legend reer xamar asal ah waqtigaas masocdo
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 13 дней назад
Hadal xaqiiq ah
@khalidosman5708
@khalidosman5708 13 дней назад
Gabdhaha caanka eh wlhi waa wada cabtooy aniga liido geedo geedo ku saran jirnay wama wada dhaq
@fadumoxasan5995
@fadumoxasan5995 15 дней назад
Waa is bedelka aduunka hadi eytaas run tahay 🫢🫢😭
@AhmedNajiib12329
@AhmedNajiib12329 14 дней назад
Xaqiiq
@barbatov288
@barbatov288 15 дней назад
Ismacil sxb geel lawajir so wadamar 😂 sirtadale qarxinysa
@nayaa1387
@nayaa1387 14 дней назад
😂😂😂😂its treu dadka shaqeeyo waa shiit dadka anan sheqeen na waa u kale gaqsantahay.
@FarhiyoSharifAbukar
@FarhiyoSharifAbukar 15 дней назад
MIYAAN WALID DHALIN GABDHAHA NOOCASA? WAXAN DAWADAY NIN SOMALIYED OO LEH GABADHADU XAGAY KA KEENTAY TEFON 1500 DOLAR AH ALAB AYYA BURBURTAY OO LAGU BADASHAY NIN WA YAQANA NOOH!
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 14 дней назад
war dadkaan caanka ah iyo kuwaan caanka ahynbo habo u badnaadeene kuwa caanka ah waa dad ALLE SWT ka furtay oo jidkii RASUULKA SCW ka leexday salada way ka tageen way is gacan qaadaan labta la isgeliyaa wa la fara ciyaaraa wana fisqi iyo foxshi kuwa inay zino ku dhacan maxa diidayo gabar iyo wiilba isma dhamaan waa dad walidkoodi dayriyey SUBXAANA LAAH ALOOW shartooda iyo tan shaydhaankabo na dhaafi YAA RABI🤲
@FadumoShire-pe5me
@FadumoShire-pe5me 9 дней назад
Cadeyn laga raba sida loo ogaadi
@FaisalJama-zt3yz
@FaisalJama-zt3yz 12 дней назад
who's the responsible this dirty stuff, u will never get any where
@MrSahaldon
@MrSahaldon 14 дней назад
War Asc Marka Hore Somaali weyn Marka Xigta Somaali Alle Ha hadeeyo Hadii aan yar guda kalo ama Wax Ka idhaahdo Arimuhuu ka hadlayo Horto Balo Kama Horeyn Dadka Baraha bulshada Wadarta Wax ugusoo gudbiya Ama Usoo Duuba Oo isugu Jidha Rag uyo Dumar akala Ajnabi Ah Ee Hadana isugu soo Safra Gobal ka Gobol Tusaale Waxaa Macquula Inan Ka Timi Waqooyi in ay Timaado Ama Usoo Safarto ayadoo Cidna Ka Garaneyn Aan asxaab ay Baraha Buldhada iska Barteyn Uun mooye Masaafo Dheer Bari illaa Koonfur ilaa Nairobi Ilaa Jigjiga Ayagoo aan ismoodin inaanu Ajaaniba Kala Aheyn Illeyn Xishoodku Waa Qeyb kamid ah Iimaanka " Tan kale Dumarkuna Ma wada Sinna Raguna Sidoo kale Waxaa Jidha Dumar wanaagsan oo Alle Dhooray Oo kana Baqda Cafiifaad ah Oo aan Banaanada xitaa Usoo bixin Badi Iyo Raga wanaagsanoo Masaajida ku Xidhan Alle Ha inagu badiyo Ha inaga Qeyb dhigo Kuwaa Wanaagsane Alle Ka Xifdiyay Sheydaan I.A" Dhanka kalena Cagsigeedana Lama waayayoo sbbtoo ah waxaa jidha Hablo Iyo wiilal Ay madax martay waxaa loogu yeero Caannimo Ama Iney ku bartaan Dadku Haba usoo maraan wada aan laga fiirsan ciribteeda xumaan iyo samaana aan kala soocin Waana Dhibta sababta arimahaa Dumarku waa sida Dabka Hadii ay Fidaan ama faafaan Waxaa macquula iney bataan fitanka Waana Xikmad ku jidhta Diinteena Suuban Ee Alle inagu manneystay" Alle Ha inaga dhooro Musiibo ina wada camimta oo badhkeen ama qeyb inaga mida Sabab U noqotay Alle Cadhadiisa iyo Ciqaabtiisana Ha inaga dhowro" Kuwa hablahaa ama Ragaa sii daaye Masuuliyada ka saarneydna Waa Dayuusiin Aan Ka fakarin Aakhiro" Alle Ha inagu sugo Xaqa Asc🥰🤝🇸🇴🇵🇸🇭🇹💯 Free Falastiin I.A
Далее
DAGAALKII VIETNAM 🇻🇳 GUULDARADII MARAYKANKA
10:03
Garmaqalka Askar ku aadeysan u Basaasid Argagixiso..
25:04
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Просмотров 87 тыс.