Тёмный

AX! XASKAYGA AAD ISKU JECLEN LAKIN QASAB LA IGAGA WATAY 

Ridhwan Issack
Подписаться 786 тыс.
Просмотров 79 тыс.
50% 1

#RidhwanIssack #Subscribe

Развлечения

Опубликовано:

 

25 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 157   
@Kokobulle18799
@Kokobulle18799 27 дней назад
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 27 дней назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ☝️
@IkranIkran-m1e
@IkranIkran-m1e 27 дней назад
My first comment in ridwan issack channel igunasali nabagena Muhammad scw ❤
@Kaliil995
@Kaliil995 27 дней назад
Scw
@dontworry6674
@dontworry6674 26 дней назад
Scw
@FaadumoFaadumo-yi1bf
@FaadumoFaadumo-yi1bf 26 дней назад
Scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw
@FardowsaCilmi
@FardowsaCilmi 26 дней назад
Scw ❤
@robinluckylove1183
@robinluckylove1183 26 дней назад
Scw Scw Scw Scw Scw ❤
@leylaaliomar2312
@leylaaliomar2312 23 дня назад
Dhibaatada somalia iyo ddka somaaliyeed heysato waxa waayo qof psychatric soo barta lagama hello qof stress ana depression ah sheikh cilaaj loogu yeera waalasii waaala wacyi galin somalida rbtaa stress iyo depressionka wxa ku shaqo leh dhaqter psychatric ah wxba kama galin cilaaaj😢
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 27 дней назад
Maasha allah soomaali dad gob ah aa ku jiro sida odayga iyo gabadha south Africa ku caawiyey wiilkaan
@Jackcadnaan2
@Jackcadnaan2 27 дней назад
Allah is one❤
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 26 дней назад
Kaas ajar ayuu helay Masha Allah musaafir in la quudiyo caadi mahan
@user-gz4jd6xf4q
@user-gz4jd6xf4q 26 дней назад
Islam Molly waa meesha uweyn ee soomaaliyeed ka ceeshan Allah ha u barakeeyo neyrobi.❤❤❤
@seed3966
@seed3966 27 дней назад
Asc gabadha inaad quran ku akhrido yey aheyd 😮😮😮
@rozaaquen6978
@rozaaquen6978 26 дней назад
Laga yapa inoo ku aqriyey
@MuxiyediinCabdi-zd9ps
@MuxiyediinCabdi-zd9ps 13 дней назад
Scw
@user-ws9ss3ho2t
@user-ws9ss3ho2t 27 дней назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤
@lamafilaan6968
@lamafilaan6968 27 дней назад
Asc Riidwan Abowe sabriin RU-vid kacawii maskintaa thanks 🙏
@user-xt3yf2wr8m
@user-xt3yf2wr8m 27 дней назад
Scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw
@abdulfattah568
@abdulfattah568 26 дней назад
Ridwaanow Maa jarjartid Siraha qoyska dadka banaanka soo dhigaa
@user-gz5hc7dz1m
@user-gz5hc7dz1m 26 дней назад
Ayagaba mesha u imade ine bananka so dhigan muxu u jrjara
@abdiqadirdahir2037
@abdiqadirdahir2037 25 дней назад
Dad Haddii Xiriir idin Dhex Maro Inaad Ka Daba Hadasho Waa Ceeb Dhaqan Somaliyeed Ka Reeban 😮😮😮
@user-si7wg8zu3v
@user-si7wg8zu3v 26 дней назад
Scw scw scw scw ❤
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 14 дней назад
Ridwan daqtarka Kenyatta Hospital bal magaciisa iyo specialitigisa bal nala wadaag fadlan . I have a patient who has similar symptoms that needs help.
@sacdiyoxaaji1271
@sacdiyoxaaji1271 26 дней назад
Masha allh wiilkan waa wiil abaal leh runtii wana daacad raga qaar ne in ta dumar ka xolo hooda ka qaataan beey ku kib raan ❤❤
@Kawsarcabdisalam
@Kawsarcabdisalam 25 дней назад
Nafsiyan ayay u xanuunsanayd 😢familka darteed iskuguh buuqday malaha
@user-zi9rc6ir3y
@user-zi9rc6ir3y 27 дней назад
Ridwan Isaak GUUL❤❤❤
@user-ip2xx8yi5u
@user-ip2xx8yi5u 27 дней назад
Assalamualaikum waraxmatullahi
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 26 дней назад
Lacagtii gabartu inay kaa bixisey ay ka qarisey ehelkeeda adaa hada usheegey ogaw gabartaas hadii loo qabsado adaa ka masuul ah hhhhhhhhhhh
@Kawsarcabdisalam
@Kawsarcabdisalam 25 дней назад
😂Haa wlhi
@ilhanhaji8664
@ilhanhaji8664 24 дня назад
Hhhh haaa 😂
@Asma-hc1lz
@Asma-hc1lz 5 дней назад
Xaqiiqa waaye🤔🥺
@duniyakordahab
@duniyakordahab 26 дней назад
❤Ilove allah Allah is one ❤
@IfrahAlto
@IfrahAlto 27 дней назад
War ana qosan ku hayaye xagan kuso mara hargeisa ayn jogaye wa aniga ku saray imika❤
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 27 дней назад
Kenya imow kadib Ridhwan issack raadi
@omaraburaz
@omaraburaz 22 дня назад
Aniga xita wad ila so xiriri karta wll
@IfrahOrdaaye-db6or
@IfrahOrdaaye-db6or 11 дней назад
​@@liibaansoomaali6284 ma qacbaa thy Whatsapp bey kala xariri kartaa muhim maha iney Kenya imato
@IfrahOrdaaye-db6or
@IfrahOrdaaye-db6or 11 дней назад
Sami number kisa what's app Raadi
@wiilmudug4264
@wiilmudug4264 27 дней назад
Good
@cabdulahiabdi9599
@cabdulahiabdi9599 26 дней назад
scw
@munaosman6799
@munaosman6799 26 дней назад
Part2 laso dhaqso ridwanow
@UbaxJam
@UbaxJam 26 дней назад
Ridwaan xagee kalasoo xariraa nayroobibaan joogaayeh
@aanaan6027
@aanaan6027 26 дней назад
Part 2 laso dhaqso please
@xaawocismaan2407
@xaawocismaan2407 27 дней назад
Fast person ❤❤❤❤
@user-vl8qj5lb1q
@user-vl8qj5lb1q 27 дней назад
Ya iga horeyo
@abdiramanugas7239
@abdiramanugas7239 26 дней назад
Cajib😊
@ju4965
@ju4965 27 дней назад
Qiso yaable😮😢
@user-nt7hi2eq2q
@user-nt7hi2eq2q 27 дней назад
Inuu rahaweyn yhy maka dareentey
@Abdijalil351
@Abdijalil351 26 дней назад
Sidee ku darentay
@ZiliishZiliish
@ZiliishZiliish 26 дней назад
😂😂😂😂Haaa, afka maaka falantahay adi maad aamustid 😂 😂.
@eglanali9726
@eglanali9726 26 дней назад
Gare waye
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 26 дней назад
@@ZiliishZiliishwlhi gabdhaha somalia wan layaba ninka hadu jarer yhy io hadu madhiban yhy io haduu elay yhy makala jacle wey iska guursanaya cudurkaaz aad qabtaan mxaa weyn 😂😂😂😂
@Zaam495
@Zaam495 26 дней назад
​@@Kingofcity-we4gp Wll wx dheel dheel uso qorto danbi yuusan kaa raacin Jareerka hadu Muslim yhy mxa diidayo in la guursado xiligii nabi maxamed scw Aya nin xabashi ah soo doonay gabar rer qureesh ah oo ad uqurux badneed Wxy dhahday anoo rer qureesh ah see ku yela cml wey diide Nabiga aya maqlay arintii Guurso ayu yiri nabiga scw gabadhii Warka nabiga yaa diidi jaro hee Weey guursaty xooga markuu Qabay wuu so furay Wxaa gabadhii guursaday Nabi muxumed scw wxana la dhihi jire zaynab bintu jaxshi Xaasaska nabig wxay ugu faani jirte in ayada qof maqluuq ah uusan nabiga scw ku mehrin ee Allah uu ku mehriye oo samada laga mehriye nabiga scw ❤❤iyo in nabiga habaryartiisa ay dhashay ayada😂wee ufaani jirte MashaAllah ❤ Marka warka rasuulka ey yeeshay ayey asagii ku heshe ❤ Tan kle wll gabadhaada iny guursato jareer soo lagama yaabo mustaqbalka ileen wx udiidi Karo mleh❤
@OHATV622
@OHATV622 24 дня назад
Asalamu alaikum horta somalidena ma ogo xanunka dimirka iyo mental health wilkan musan ogen dibka gabada depression ayu ahaaa iyo anxiety
@user-xi3mb9pr7l
@user-xi3mb9pr7l 27 дней назад
Ilahoyooow rajadhaa eee rumiiii😢😢😢😢
@user-xi3mb9pr7l
@user-xi3mb9pr7l 27 дней назад
Amiin ya Allah 😭
@dontworry6674
@dontworry6674 26 дней назад
Amin
@CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws
@CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws 24 дня назад
Aamin 🎉❤😊😢😊😊
@HalimaOsman-i1n
@HalimaOsman-i1n 26 дней назад
❤❤❤
@duniyakordahab
@duniyakordahab 26 дней назад
Wa sax. 4 /2021 ramadanka
@fathi5432
@fathi5432 10 дней назад
Exactly
@Lifesytle-hb2cu
@Lifesytle-hb2cu 27 дней назад
Naxdin udhimo adu😢😂😂😂
@rahmaabdinasir7875
@rahmaabdinasir7875 27 дней назад
Washidnyahay wilka wow❤❤❤
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 26 дней назад
Bajaqay hadan iskutacyno kawran 😂
@MahadKuukay
@MahadKuukay 26 дней назад
Axax
@qadanmuuse9361
@qadanmuuse9361 26 дней назад
Scwscw ❤❤❤ scw ❤️
@ahmedwarsame1550
@ahmedwarsame1550 26 дней назад
Gabadha amaa la sixray
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 18 дней назад
Somli hada nhy dhibka nhya waxa waye dhqtr ku takhasusy psychologist ah ma qabno depressionka ba ku dhacy gbdha dadkenu bdana Wu qaba
@Cajab99
@Cajab99 26 дней назад
Cajiib war horta ninkan Ridwan goormaa xishood ugu dambaysay caqligiisu and buu u hooseeyaa. War niyahow Ridwanow xishoo oo wxn aad noosoo gudbiso ka fiirso oo wax dhaqanka ku haboon soo daa. Mahadsanid
@israatosh8053
@israatosh8053 25 дней назад
Adi hadaa rabin hada wan lkn wiilka faraha ka qaad
@Cajab99
@Cajab99 14 дней назад
@@israatosh8053 noocaas maa tahay adiga? Walee qofwalba cidiisa ma waayo
@user-ip7gt2rb3n
@user-ip7gt2rb3n 26 дней назад
KEep going bro isku aba naxna
@user-is6xk9sh5f
@user-is6xk9sh5f 26 дней назад
Waxan hada naagba nin ahaan u aroostay wax siru kahadlaya kulaha lcgta arooska qorsoodi ey igu cawisay saa maxa ukashiftey weyba kugu qarsate
@oraahsameadanhassan2363
@oraahsameadanhassan2363 25 дней назад
Ninkan hada mxu kahelaya inuu oridisa kashekeya?? What is the theme?
@hafsahqalby8181
@hafsahqalby8181 24 дня назад
To be a lesson for the rest maybe something like that. And also challenges of marriage.and outcome of marrying a man who lives in africa. Family issues 😂
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 22 дня назад
Waa su aal aan isweeydiiyy😂
@Asma-hc1lz
@Asma-hc1lz 5 дней назад
Ani xataa waa taan la yaabanhy😂😂
@abdullnaahar8923
@abdullnaahar8923 25 дней назад
Daqtarkas maxa ladihijire dr lupanga lkn hada wudinte
@Ahmedabdikadirmusa
@Ahmedabdikadirmusa 24 дня назад
Lakin ridhwanow dadka financial kodha sas haiweydinin sxb maficna tas kagabsa
@FatumaAhmed-fq6bb
@FatumaAhmed-fq6bb 26 дней назад
Ninkaan waxuu u egyahay sheekh Abdirahmanki TikTok ga gabadha ukunta ku mehersanaaye.
@machoclachocla4298
@machoclachocla4298 26 дней назад
Aabihis waye😂😂
@FatumaAhmed-fq6bb
@FatumaAhmed-fq6bb 26 дней назад
@@machoclachocla4298 waad kaftameeysaa nagadaa adiga isma dhali karaane.
@Ubax2024
@Ubax2024 24 дня назад
Haa runtii😂
@maandeqcabdullaahicabdi55
@maandeqcabdullaahicabdi55 26 дней назад
Horta maamoyinka dibada jira gbdhahooda wiilsha Africa joga mxee ugu diidan aygab Africa ku dhashen ay jogenee😂wllkey san cml logu adkeynaye hdan alx melfcn tagan yihiin
@Kawsarcabdisalam
@Kawsarcabdisalam 25 дней назад
Islamuhu waa iska xaasidiiin mararka qaaar
@Farta_haji
@Farta_haji 25 дней назад
Haku dambabin mamada illah kacabso ninka aqoon uma lihid asaga aya gabarta kudaneysanayey o nolosha kusilciyey miskinta ayada aya katagtey qof kudirana malahan
@AlphaBravoDelta8089
@AlphaBravoDelta8089 24 дня назад
Waa qiso aad u murugo bdn iyo xiiso isku darsate 😢
@IfrahOrdaaye-db6or
@IfrahOrdaaye-db6or 11 дней назад
Dadkan suju waxba ma qari karan badanaaa😢
@faaraxyare7983
@faaraxyare7983 21 день назад
Sorry pro
@fowziaali3942
@fowziaali3942 25 дней назад
Kam wixisa qiso ma aha waa fashil caadi ah 😂
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 26 дней назад
Dumarku aaminad malahan sorry habo mcn 🫠
@Asma-hc1lz
@Asma-hc1lz 5 дней назад
Maxaaa aaminaada ma inaa sida Kan meherka lagula bixiyo maa rabtaa adi😂😂😂
@dollamadaalle1579
@dollamadaalle1579 26 дней назад
Hada wixii dhan wuu fashiliyey waxaa cml inuu gab ka dhaha ayey eheed Hada gabadha io reerkeeda qoorta isku giliyey yaa katalinaa dhibkaas
@daljireali4783
@daljireali4783 24 дня назад
😂😂
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 22 дня назад
Istarees kle oow la doontay 😅
@Nuuraosman-he7md
@Nuuraosman-he7md 27 дней назад
Allah adunka been badana 😂😂 yahuu waraa beenta iskadaf
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 27 дней назад
Mataqana wll
@raheesh4969
@raheesh4969 26 дней назад
​@@liibaansoomaali6284Ayada weye qufta laga shekenayy
@Kawsarcabdisalam
@Kawsarcabdisalam 25 дней назад
Nin degan oo miskiina u eegyahaybee😢
@user-qt5lb5wl4w
@user-qt5lb5wl4w 21 день назад
Adunka family uso nacaaay Qof ad jeceshahay marka dahdid iso doono kadiiib lagu daaaho nama so gaaalo midkle raaadi😢
@khadijoshukri5217
@khadijoshukri5217 25 дней назад
Sorry gabdha depereshion kudhacay
@khadijaahmed4585
@khadijaahmed4585 26 дней назад
Anaaa ciladaaa ihaysataa cabsi badan dareemaa waaa dhiman baaa mskaxda iiga jirta Hospitalka magaciis pls😢
@hamdinur9382
@hamdinur9382 26 дней назад
Wll wey jiraan cuduradaas lkn maskaxda usheeg ineysan jirin waxaas oo dhimashadu xaqtahay oo mar uun aad dhimee oon laga cabsaneyn
@ibrahimhashimi5566
@ibrahimhashimi5566 25 дней назад
Kenyata hospital
@zainababdi781
@zainababdi781 25 дней назад
Waxaas waxaa ladhahaa metal illness qofku waxaan jirin buu arkayaa, maqlayaa hurdada ayaa ka tagaysa daawoyin ayaa jira waayo the brain is not functioning normally
@kaltumahmed3156
@kaltumahmed3156 26 дней назад
Asc- wiilkan markuu sheekada naxdîn badan ku dhacday xaaskisa Muxuu la khoslaa waa yaawee
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 26 дней назад
Hada masidii nagaha inuu oyad rabtay 😂
@user-uv5gr2zk8t
@user-uv5gr2zk8t 26 дней назад
Ninka xataa waxa ka si ah dha dhan cml ilaahow I cafi😢
@Farta_haji
@Farta_haji 25 дней назад
Because beenta o sheegayo ayu ogyahay qof ladulmiyey ayu iska dhigaya lakin asaga aya wax badan dulmiyey illah hakaso saaro xaqeeda maskinta
@susus_siman4260
@susus_siman4260 9 дней назад
Yyu
@magool8581
@magool8581 26 дней назад
Waxaas kudhacay gabadha wa khaakhaayir anba markan kucusbaa qurbaha ayu igudhacy 4sano ihaayay cidna umasheegin ilahyba iga caafiyay😢
@rahmaabdullahi9786
@rahmaabdullahi9786 26 дней назад
Ana umushi igu dhacay qolka kaligey marka sexanayo muran kalay ila seexo dhihi jiray gbr walashy ah
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 26 дней назад
Adiga Hada qyaadba beenshiigi wayo waxaad tiri Waa xaaskeyga Hada waxaad leedahay. Sxb Ayaan aheen
@ikrnadn4047
@ikrnadn4047 26 дней назад
Haaa isbrshada waa sxb kdib bay xaaskisa noqotay 😂wxba kaa khaldne
@hafsomuun9978
@hafsomuun9978 25 дней назад
Faarax hadaa caawisana waa sidaan bal muxu ka sheegi waixii la siiyay
@hassanyare1476
@hassanyare1476 18 дней назад
Waan kaxumahay xadalada uuku hadlay sxbkay waayo bini aaddanka waa danaysta warbadan?😂😂😂😂😂😂
@KHADRAkHADRAHUSSEIN
@KHADRAkHADRAHUSSEIN 24 дня назад
Maybe she have anxiety
@babwaaqoibraahim19
@babwaaqoibraahim19 26 дней назад
Shaawir waaxayna 😱
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 22 дня назад
Shaawar wxaa la dhahaa ani diish be u aaqaan waa tuubada musqusha ku xiran oo kor ku xiran oo lagu qabeesto
@abdifitahisakbarrow1550
@abdifitahisakbarrow1550 24 дня назад
Adoo dibida in ay ku geyso fileyso ha waalto wlhi xnuun waa😂😂😂
@IfrahOrdaaye-db6or
@IfrahOrdaaye-db6or 11 дней назад
Garacsanidaaaa😂😂😂😂
@MarshalDaniel-gx7vu
@MarshalDaniel-gx7vu 26 дней назад
qofka doqonka waxa lagu garta sheekadisa labadan doqmo wan ku qoslay wax ka run ah ma jirto waliba somaliyeey ninkan ridwan issaq wuxu u shaqeeya fathia absie wa sida wuxu beenta iyo bufiska u faafiyo ee iska ilaaliya
@ikrnadn4047
@ikrnadn4047 26 дней назад
Magabdha walakeed badthay 😂😂😂gbdhinu yda ninka rabta iska aamu
@ikrnadn4047
@ikrnadn4047 26 дней назад
Magabdha walakeed badthay 😂😂😂gbdhinu yda ninka rabta iska aamu
@SaraAli-yt5oj
@SaraAli-yt5oj 24 дня назад
War gbdha adaa xumaa xitaa xasakaku haday xanuusanayso Saad u okalaty in ladilo
@hawobashir838
@hawobashir838 25 дней назад
Yaab rag Maa dibada joga maxaa dadka Africa faan Bena loo shegaa wallahi rag Africa iyo been dheh hadey dibad ninfiican ku ogan lehed Mar hore ayey ka tagi lahayd wiilkaan allahayow iniman wax ogayn hacdabin
@ShudkaCadde
@ShudkaCadde 27 дней назад
Ridwanoo sxb sare waxan rabaa inaa kula wadaago qiso xanuun badan oo aniga io jacelkeyga igu dhacdy Inaa kula wadaago rabaa marka intee kaheli karaa sxb
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 27 дней назад
Aniga ishega😂
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 27 дней назад
Nairopi ayu jooga wll ee raadi kadip waa heleysaa
@FardowsaCilmi
@FardowsaCilmi 26 дней назад
😂😂😂😂
@HassanBasri725
@HassanBasri725 26 дней назад
Waykan 😂😂😂😂😂
@y2jthediscoboy872
@y2jthediscoboy872 26 дней назад
Rerkaada lawadaag wabilahi towfiiq
@hawobashir838
@hawobashir838 25 дней назад
Xanunkas wuu ku dhacaa dadka
@husniproductions9363
@husniproductions9363 23 дня назад
Daktarki maskaxda maxad u geyni waysay
@Honey_iyo_chocolate
@Honey_iyo_chocolate 26 дней назад
Ridwaan foolxumaa 😂 wiji bisad
@Kawsarcabdisalam
@Kawsarcabdisalam 25 дней назад
Zubxaanallh illaahay abuurtiis maa wax ka sheegeee
@Honey_iyo_chocolate
@Honey_iyo_chocolate 24 дня назад
@@Kawsarcabdisalam maya istaghfurullaah
@ibrahimhashimi5566
@ibrahimhashimi5566 25 дней назад
Cilmu nafsaga dadka bartey weye
@Zaayd23
@Zaayd23 27 дней назад
Kan waa tuug oo wax walbo kadhacay kabadha tuug oo America in lageyo rabe beenlow
@Umufathiya
@Umufathiya 27 дней назад
Ilaahay kacabso waad dhimanee
@ikrnadn4047
@ikrnadn4047 26 дней назад
Reerki gbdha weeye 😂mxd lawylinysn
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 5 дней назад
RIDWAN YOU ARE NOT A PROVISIONAL. PLEASE GIVE THE BOY CHANCE TO TALK. YOU TALKING TOO MUCH😢
@IsmailGedi-tz3ro
@IsmailGedi-tz3ro 25 дней назад
Scw
@FarxiyaFarxiyasead
@FarxiyaFarxiyasead 5 дней назад
Scw scw scw ❤❤
Далее
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
Su'aalaha Diinta Sh Usuuli 16 06 2022
48:23
Просмотров 57 тыс.
Они нас подслушивают😁
0:52
Просмотров 3 млн
Концовка😂 @super.brodyagi
0:20
Просмотров 1,7 млн