Тёмный

Naxdin iyo Farxad: Daqiiqadii u danbeeysay bu Dil toogasho ka badbaady 

Kow Somali Media
Подписаться 579 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Naxdin iyo Farxad: Daqiiqadii u danbeeysay bu Dil toogasho ka badbaady

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 58   
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka 4 месяца назад
Wax ka weyn ayuu shaqeestey aakhiro ayuu ilaaheey u dhigtey maansha allaah
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 3 месяца назад
Saxiix
@HabonOsmanAli
@HabonOsmanAli 4 месяца назад
Ilahoow abahan u danbi dhaaf a amiin
@ZeinabHashi-m9z
@ZeinabHashi-m9z 3 месяца назад
Alahu Akbar wadaadkas ilahay janada hakawaraabiyo Aamiin
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 4 месяца назад
Aabahaas allaha barakeeyo aduun iyo aaqiro amiin yaarabi
@calimacaash
@calimacaash 4 месяца назад
Qof kii ugu horeeyay ee dhawada Ayn ahay caawa ya. Iga hor maray
@Kowsomalimedia
@Kowsomalimedia 4 месяца назад
2diinaba Allah haidin barakeeyo
@dauusclayo6273
@dauusclayo6273 4 месяца назад
Walaahi korbo ayuu ka feyde Alle haka feydoo maalinta qiyaame oo lawaada kurbeysaan yihiin I don’t know how others feels but me am so emotional when it comes to to this kind of moment Subxanalaah
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 3 месяца назад
Mansha Allah, waa Aabe samir leh iyo iiman. Wiilkiisii la dilay allaha u naxariisto. Kan wax dilay allaha soo hadeeyo.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 месяца назад
Allahayoow marxuumka u naxariisto.
@WarsanBulshaalle
@WarsanBulshaalle 3 месяца назад
Allahu akbar😢😢😢
@briize-sh3sf
@briize-sh3sf 3 месяца назад
Alle haka ajarsiyo abaha goaanka fican qaatay wax ka fican alle hawgu badalo ninka la cafiyayna alle haw danbi dhaafo
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 4 месяца назад
Alah dile ayaa dhinto Alaahu Akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NaimaNur-h1g
@NaimaNur-h1g 4 месяца назад
Maashaa Allah kor Allaha ka dhigo xukunka Allah
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 месяца назад
😢😢😢😢😢 Allaahu Akbar Takbiir.
@malakaaay
@malakaaay 4 месяца назад
laakiin qof wax diley in aayar layska sii daayo waa khalad waa in ugu yaraan uu dareemaa ciqaab oo xabsi lageeyaa mudo dhowr sano ah 😢😢
@samirr546
@samirr546 3 месяца назад
Marka la cafiyo ayuu xasuusanayaa in Allahna denbi kasta dhaafo hadii laga noqdo Wiilka la cafiyeyna maanta ayaa ugu danbaysa in uu hub qaato ama uu u faano cidkale!!!!! Waa arin sharaf iyo qiimo badan Allah ha u danbi dhaafo odaygaa sharfan ee ka wada farxiyey dadkii oo dhan!!!
@shamcena7314
@shamcena7314 3 месяца назад
Haa waa sax oo murugo ayaa ka muuqato qaatilka ee Allah ayaan tiisiii ka dhigin odayguna go.aan ayuu qaatay
@Aamiin733
@Aamiin733 4 месяца назад
Allah Allahu Akbar Subhanallah. Ninka wiilka laga dilay waa nin fiicanhay
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 4 месяца назад
Waarun
@shamcena7314
@shamcena7314 3 месяца назад
ManshaaAllah
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 3 месяца назад
Aaba marxuunka Ilaahay bedel ka khayr badan ha ugu bedelo.
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 3 месяца назад
Wax sahlan ma ahan, waa cajiib Mahadsanidiin
@mariansaid1129
@mariansaid1129 3 месяца назад
Masha Allah Allaha kheyr ha siyo odeygan abaaha wil ka dhaley
@Maryam-gx5hr
@Maryam-gx5hr 3 месяца назад
Cajìib Allahu Akbar
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 3 месяца назад
Manshallah
@Maryan-v8y
@Maryan-v8y 4 месяца назад
Wcs wll Musdaf Jazakallahu khyer Allahu Akbar Cajib wlhi Aderkas Dadka mesha jogo Wu ka farxiyey wlhi Allow xafid aderkas Mansha Allah ilahow dhiig Islaam Hana galinin Luul Abdul Aziz naa xaqeda so ifii Ameeen insha allah
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 4 месяца назад
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa maasha allaah
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 3 месяца назад
✅👍🇸🇴🇵🇸❤️great
@Abdifitah1988
@Abdifitah1988 3 месяца назад
Somaliyaa hore ugu maah maahdi nin wiil kiisa ladile ayuu cafiye nin sabirka kuyar markaso samirka wuu fican yahay aar gudashona waa wax fican lkn allah subxaanahu watacaalaa dadka sabro alle dartiis waa wax fican maasha Allah inta wanaga kashaqeyo allaha badiyo
@asiliboorle998
@asiliboorle998 4 месяца назад
Waa runa
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 3 месяца назад
Aabe Alle Abaalkagu dayici maayo
@doone9873
@doone9873 3 месяца назад
Sharciga ale waxa fican in qofka hadui waxa dilo in la dilo saas aya khayr badan o wanag badan
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 4 месяца назад
Subxaanallaah dhalinyaradii musiibaa kudhacdey isdilkaa kubatay ilaahow ugargaar
@XalaneAbukerosman
@XalaneAbukerosman 4 месяца назад
Wll..hadey murugo..io..dhibaato aad..daremyso..allah kaa.qado cawa..ee ..subacribe ..io...like ..qeer..allah kusiye.allaah.kuhanuunsho..
@abdirizaqarare7822
@abdirizaqarare7822 4 месяца назад
Tanookale waxay dhawaan kadhacday jowhar shabeelaha dhexe
@abdalahomar5777
@abdalahomar5777 3 месяца назад
Waa run wll
@abdulqadircolad3367
@abdulqadircolad3367 3 месяца назад
Ninkaan muxuu xayeysiinayaa hadda
@marianabokar7809
@marianabokar7809 4 месяца назад
Dhibaatada waxa keenay waa cafinta haduu qalad ku dilay hala dilo laakiin haduu kamo ku dilay hala qaato diyo waa macquul
@abdulqadircolad3367
@abdulqadircolad3367 3 месяца назад
Horuu u ogaa inaan ladileyn sxiib
@kaafixaji
@kaafixaji 3 месяца назад
AABBO C/CASIIS MARKII TIIRKA LAGU XIRO SAYID CALI #SAYID_CALI, SIDAAN HAKU SAMEEYO, WALAAHI BILAAHI ASIGANE WAXEEY U NOQNEE, IN UUSAN QOF LA MURMIN XATAA HADII LAGA GARDARAN YAHAY, OO LA FEERAAYOO GACAN MA QAADEEN, AABBO CABDICASIIS MAR HADII LAXIR XIRO, QOF DHINTAY WAX MA DHAAMO. HADEEY TAAS KUUGU JIRTAY TALADA, MARKII HORABA WAA WAX WANAAGSAN.
@asiliboorle998
@asiliboorle998 4 месяца назад
Sax
@deqosheikhisaq
@deqosheikhisaq 3 месяца назад
Qofkii qof Silas waala dilaa sax lakin ma la cafin karaa
@doone9873
@doone9873 3 месяца назад
Odaga nabad kama shaqen lacag ayuu qatay lakin waxa la rabey inuu dharci ale raco saas aya u khayr badned asaga adunka lacag ayuu qatay lakin wilka ale aya akhiro haysta nef ayuu dilay manta mesha somali jogto waxa dhigay oday an aqli fican lehen
@abdulqadircolad3367
@abdulqadircolad3367 3 месяца назад
Lambada nin israacin mahayo oo miyuu israacinkaraa
@samirr546
@samirr546 3 месяца назад
Luul ninkeedu waa uu dafirayba hadii uu sheegi lahaa runta waaba la cafin lahaa ileen cida uun buu ka tirsanaaye laakiin wado khaldan oo wareersan buu maray!!!!!!
@AbukarAbdi-vu4dl
@AbukarAbdi-vu4dl 4 месяца назад
Luul cabdicasiis ninkii hore ay 6dii caruur u dhashay ayaa yiri anigaa iska leh dhaxalkeeda waxaana qaadanayaa diyadii gabadha waayo ilmahayga ayaa iskaleh dhaxalka hooyadood
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 4 месяца назад
AUN luul Sheik Abdulaziiz abaheed ayaa leh diinyada oo cafin kara caruurta waa yar yar waxba ma cafin karaan Odayga Xawaadle asaga ma dhalin luul wiilkiisa ka dhintay kadibna kay guursatay baa dilay Sheik wuu sheegay in Abeed kaliya uu go,aanka leeyahay odaygaas Dhaxalka luulna waxaa leh waalidkeeda caruurteeda boos ugama banaana wiilkiisa buu dhaxal waalid ku leeyahay
@amira1438
@amira1438 4 месяца назад
walal marxumkasi ha ka been shegin iyado nool ayu dhintay ninkedi hore lkn qofka sas leh waa sodogeda hore waxasina majiro gabarta dhigeda abaheda leh odeyga ilmaha awoowaha u ah maba xishonayo acudubilah wilkisa qabay gabarta ma asiga dhalay marku diyada gabarta qadanayo
@ummmariam2336
@ummmariam2336 3 месяца назад
Waryaa hee ninki 6caruur ka dhalay wuu dhintay ilmahana wa agoon ee marxuumka hala been shegin
@jembaadaye6403
@jembaadaye6403 4 месяца назад
Ok where's the budlan which country tuulo tuulo loo kala qeybiyey fagaarah
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 4 месяца назад
Marhore shaashadaan ka arkayay madhagay sanhadana beentii baraha bulshadan uhaystay shekh mustaf oosodhigay markan arkaan rumaystay
@Kowsomalimedia
@Kowsomalimedia 4 месяца назад
Jzkilh khayr 🎉
@ayaanyusuf9725
@ayaanyusuf9725 4 месяца назад
Aniga ayaa kadaba yimid wall
@Kowsomalimedia
@Kowsomalimedia 4 месяца назад
2diinaba Allah haidin barakeeyo
@Kowsomalimedia
@Kowsomalimedia 4 месяца назад
2diinaba Allah haidin barakeeyo
@FarxanMohamed-er9mu
@FarxanMohamed-er9mu 4 месяца назад
Waa beentood Nin aan reer butlannaheyn oo xabsiga oogu jireyayey toogtaan
@AthmadeyJogow-vf2gw
@AthmadeyJogow-vf2gw 4 месяца назад
SAACADA UGU DAMBEEY NINKAASI SI FIICAN UMA NOOLAANAYO WUU DHINTAY NINKAA MASKAXUIYAN
Далее
Under 30 Chit-Chat With Layan | مع يوسف سالم
30:02
skibidi toilet multiverse 042 Trailer
01:57
Просмотров 1,4 млн
XIL JEESOW LAFTAGAREEN XAMAR BAAN KU XIRAAYAA
41:45
Просмотров 7 тыс.