Тёмный

NAXDIN! MOBILE KU KABARAY XIRIRKI WA BUR BURAY LAGU KALA TAG 

Ridhwan Issack
Подписаться 851 тыс.
Просмотров 260 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,1 тыс.   
@CusmaanSayid
@CusmaanSayid Год назад
Aan ku salino nabigeena muxamed scw😊❤
@shaficiabokor3606
@shaficiabokor3606 Год назад
Scw scw
@suusuukeerowcali6799
@suusuukeerowcali6799 Год назад
Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 Год назад
Scw ❤❤❤
@shukrixuseen2823
@shukrixuseen2823 Год назад
Sala Allahu caleyhi wasalam ❤❤❤
@OZILCADE-g2s
@OZILCADE-g2s 10 месяцев назад
Scw
@Samiirofarxaan12
@Samiirofarxaan12 Год назад
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara🤲❤🩷❤
@sulekhoali1266
@sulekhoali1266 Год назад
Scw
@mubarakchannel2021
@mubarakchannel2021 Год назад
SAw..are u real koko
@suusuukeerowcali6799
@suusuukeerowcali6799 Год назад
Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@abdiwahidhassanibrahim2327
@abdiwahidhassanibrahim2327 Год назад
Scw
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 Год назад
Scw❤❤❤
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e Год назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝️🕋❤️☝️
@khayr_k85
@khayr_k85 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@miskimohamed5018
@miskimohamed5018 Год назад
Salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Tasniim1
@Tasniim1 Год назад
Sala Allahu caleyhi wa salam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.
@liibaancaliibraahimnaabiil5971
صلى الله علىه وسلم وبارك على نبينا محمد وعلي اله وصحبه أجمعين
@seed3966
@seed3966 Год назад
Scw wsc scw scw 😮😮😮
@Tasniim1
@Tasniim1 Год назад
Salaad baa lagu jiraa waxaan micno lahayn waa baadh baadhayaan. كل شيءٍ بعد صلاه
@zaynabnuur3156
@zaynabnuur3156 Год назад
Kaan wu aqlaq xunyahay asaga talefoonka wukaso tage qof halbil aad wada socoten side utijabine so ex maqabto abayo kan kacarar inta kacarari karto wad qurux badan tahay❤
@sahalhassan9972
@sahalhassan9972 Год назад
halimo kusey jojiya waxad wadan 😂😂
@saidosman8029
@saidosman8029 Год назад
Wa sax xaq umalahan in u Baro telkeda hadu asaga wadin kisa sidan cadalad ma ahan ridwan sxb
@DeeqoXassan2000
@DeeqoXassan2000 Месяц назад
Sax waaye asagana taleefankiisa inuu Soo qaado EE aheed asagana Hala baaree kkk
@JOSEPHBOY66
@JOSEPHBOY66 Год назад
ridwan isack this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter 4 u 🤝
@salanismail7663
@salanismail7663 Год назад
Koko magacaa ha jiro . Hada ayaan RU-vid kaga dawanahay .challenge yes la dhaho.13 minutes ago
@sahalhassan9972
@sahalhassan9972 Год назад
koko iso qabo need ur number
@143-k1d
@143-k1d Год назад
koko buula xuubeey aa isku raaceynaa is diyaari k l aa imaa naa kkkkkkkk
@hodanabdulahi6680
@hodanabdulahi6680 Год назад
Koko mahan qofkan wllo ee waqof kuqarabanayo
@sahalhassan9972
@sahalhassan9972 Год назад
@@hodanabdulahi6680 ok huno
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 Год назад
Wuu dhaqan xun yahay qof hal bil Aad wada socotaan see u tijaabisa xiriirka waqti buu leeyahay adeer 😂😂😂😂😂
@abdirahmanmuse-wt6nc
@abdirahmanmuse-wt6nc Год назад
Waa xanuunka loo yaqan walida 😂
@deeqacali_23
@deeqacali_23 Год назад
😂😂😂😂walhi even hadu sanado ila socdo kama ogolanayo inu baaro mobilkeyga kalsoni hada igu qabto welcome ader aysa aheen dacaska imaqashi😂😂sheeko
@nasroabdi3579
@nasroabdi3579 Год назад
​@@deeqacali_23 omg wlllhi same Lee nhyyy kalsooni haduusan igu qabin wuu bixi karaa lee😂
@ogaalmedia581
@ogaalmedia581 Год назад
​@@deeqacali_23kkkkk maka taqaan aduun naag la aana in la joogo ma.ogid miyaa sacadii 10 inaa xiriir la sameen karno 😂😂😂
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan Год назад
yaab wlhi hal bil hadana sasa laysku xisabin xagasaban ka carooday 😢😂😂
@Adnomo1234
@Adnomo1234 Год назад
2021 ayaa xidhiidh igu danbeysey 2023? Who will be my queen 👸🏼 Mid qeyrqabto alle weydisana 🤲
@SumayobuuroButoco
@SumayobuuroButoco Год назад
Ilhy haku sahlo adn dacad ahow
@JasumineHasan
@JasumineHasan 11 месяцев назад
Wll qali Ana kudiyar ah mcn wlcm
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Год назад
Qof aad bil wada socotaan miyaad rabtaa inad MOBILE kiisa baarto🎉That is not polite😢😢 Waa ceeb wayn gabadh wxy ku hadasho iyo shukaansigeeda la wareejiyo RU-vid ka😇
@Saytuunaxmed-e8l
@Saytuunaxmed-e8l Год назад
walahi wa yab
@shuhabgirlschannel399
@shuhabgirlschannel399 Год назад
Wlh ma ogalan lahayn, haduu I qabo
@Luul-ps7ym
@Luul-ps7ym Год назад
Ayada aya laga arkay in la baara ilen nin mobelkisa xafada soo digta oo keedha baaray waxaas macquul ma aha gabadaha qaar naxariisto aya laga faideysta
@Hamdiabdi55
@Hamdiabdi55 Год назад
Wa khalad waxaso kale se qof phone kisa lobaraya xata Hada is qabtin
@Luul-ps7ym
@Luul-ps7ym Год назад
Aad iyo aad
@abdiwalihassan2737
@abdiwalihassan2737 Год назад
Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw scw scw scw
@shukrixuseen2823
@shukrixuseen2823 Год назад
Sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤
@ibrahimbuthul1596
@ibrahimbuthul1596 Год назад
Nag nin baa shukansadha logamatage 😮 ee nin baa qaba logatagah😊
@NadiiraAbdilaahi-lf1yd
@NadiiraAbdilaahi-lf1yd 10 месяцев назад
Maahmaah cusub 😊
@AbdiqaniXakar22
@AbdiqaniXakar22 Год назад
Kulahaa Telkeygi Guriga ogasotagee 😂😂 Tuug weye kan 😢
@makiali5773
@makiali5773 Год назад
Hahahaha sax aggaahha waa tuug kale haahahahaha😂😂😂
@ilwaadqurux1282
@ilwaadqurux1282 Год назад
inee kayeesho ma aheen lkn waxkast wa dhacan cafio
@maimunabillow3107
@maimunabillow3107 Год назад
Aqlilow waa aniga sidhay ilatex asga inuu bxa rbiii.. Fonka kamasotgteen wuxuukubxa lee rbi
@komantikudhiigle1153
@komantikudhiigle1153 Год назад
WARNIN KAAN WAA DOQON GAWADHA HAL BILL BASAAW LASOCDAA GAWADHA DHOOR WIIL AAY LASAAXIBTI MA GABDHAAY SEVE GAREY SANEE WALAAHI GAWADHAAN REPLY ISOO GASHO
@hony5804
@hony5804 Год назад
Naagta iyadabo ciyalasuuq ah maxay usalamee ninka ajnabigaa tu fadhido maaha
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 Год назад
Qabadhan dacad waye masha alah ninkan asiga aya wax ugarsanyihin talefunkisa kaso tagay maho marka cadi iska dhig kudheh
@mariaadow9704
@mariaadow9704 Год назад
Aab ku salino nabigeena muxamed scs ❤❤
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 Год назад
Scw❤❤
@shukrixuseen2823
@shukrixuseen2823 Год назад
Sala Allahu caleyhi wasalam ❤❤
@hassanbinadow1190
@hassanbinadow1190 Год назад
War anaga wax aragne qofkan ad modo inu hurdo muxu ka raba gabdha talefonkeda asaga miya ugade mise asaga aya mel ku xirte war nio xishoo acudhu bilahi Ridhwan adiga isku dirda daa dahab waye gabdhena love you❤ yaqe
@shukribrager4661
@shukribrager4661 Год назад
Rule no. 1 avoid your anything to do with your ex since snake will always be snake. Rule no.2 work on yourself. Rule no. 3 chase the money nd not woman and it will be vice versa.
@abdiqafarkulow5849
@abdiqafarkulow5849 Год назад
Bright idea
@WllözilCadde
@WllözilCadde Год назад
Scw❤❤
@samaaramohmatt5053
@samaaramohmatt5053 Год назад
Inaanta wxan talo ahaan u siinyaa abyo niinkan waa maseer socod please hadad naftada rabto iska dhaaf beri marku guri kula tago ayuu ku kantarolaya naftad badbadso calf kaag waa helaysa
@marwadiramani219
@marwadiramani219 Год назад
Qalat waye inu telketha baro but no problem she's a woman right to choose her future ceeb maqabto abayo hore usoco until you get future husband❤ ❤❤❤
@Khadiijo10
@Khadiijo10 Год назад
Aada iyo aada 🙏🏻😊
@abdullahiabbey
@abdullahiabbey Год назад
Sheeko ayas hysaa🤣🤣🤣🤣 Naag Mustaqbalkeda igu kor sameysani ma suuuga hhhhh
@alisheikhadam9829
@alisheikhadam9829 27 дней назад
Naag ex badan Maa naag ah haday nin fican hesho xitaa tan nin kle kama herayso
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr Год назад
Allaahuma salicalaa sayidinaa muhamad wacalaa ahlihii wasacbihii wasalim❤❤❤
@khalidxuseen5323
@khalidxuseen5323 Год назад
اللهم صلى على مُحمد وعلى الِ مُحمد كما صليت على إبراهيم وعلى الِ إبراهيم إنك حميدُ مجيدُ ❤
@ibrahimbuthul1596
@ibrahimbuthul1596 Год назад
😂😂😂 Kani barnamij maahan ee wxan waislaogtihin😊........ Ridhwanow icyarta nagadaf fadlan ❤
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤❤
@xaawoyuusuf8870
@xaawoyuusuf8870 Год назад
See ubartaa byo
@gittiru9486
@gittiru9486 9 месяцев назад
Sahaan tosaan waa halkey
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 9 месяцев назад
@@gittiru9486 soo booqo oo ka baro #sahantoosan
@C.xafiidXalane-un8hh
@C.xafiidXalane-un8hh Год назад
Nin kaan 1m hala gaarsiiyo asxbey ❤
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 Год назад
Alla dumar haddii aan nahay jileec naaya ninku miyuu ku qabaa ,miyuu kula dhashay mise ku dhalay sidee mobilkaga loo baari mobilkiisana uu kuu dhahaa waan ka soo tagay naaya shukansi unbaa inka dhexeyo xaq uma lahan inu mobilka baaro ee Jiljileeca iska dhaafa walaahi bahdil waa sidaan oo kale uf uf
@ztar787
@ztar787 Год назад
Hal bil nin wax ku tijaabinaaayo waa bilaa kalsooni aniga naagta aan lasocdo waligey kuma. Mashquulin tilfonkekeda waayo qof inuu daacad kuu yhy waaba dareemeysaa waana inaa amintaa kuna kalsoonataa ❤❤❤
@raxmamaxamed1245
@raxmamaxamed1245 Год назад
sasa loo bahanyhy kalsoni waa muhiin
@abdirahmanyusufosman9545
@abdirahmanyusufosman9545 Год назад
Waxaan nolol miyaa Mase waa isduleysi, war jeceylka kufsiga kadaaya sidii xoolihii baad u dhaqmeysaane
@kawtharapshir8003
@kawtharapshir8003 Год назад
Hhhhhhh see Nin an iqbin telkyga ubaari kraa Mid iqba iskba Daaye walee Indha adyg nag rer mdug u ahy baaritn iskdye fiirin xt uma ogolden sheeko bdnaa na mygu raacsnthin hblo No jilec ama tag ama Joog idont care🧐😂😂
@aminainamohamedsheikh3076
@aminainamohamedsheikh3076 Год назад
Sax wye hdu kalsoni igu qabo baaritan mesha ma imaaneyso asga ladhaha baaritan igo shiki
@halimaadam422
@halimaadam422 Год назад
Adun adi niin sidaas uga cabso telefonkeyga gadgadini saxib kacarar meesha dihi laha edeb malihide war kurey xunoo timo rifrifan iskadaye niin iqabo aanbo awoodas lahani karin …nagaha desperate sanaa Subxanalah
@aminaamish242
@aminaamish242 Год назад
Haaaaaa 👍🏽
@farhiyamohamud5466
@farhiyamohamud5466 Год назад
Sax waye wallahi ha iska baxow maba ku qabey
@khal1012
@khal1012 Год назад
Hadad diido telephone kaaga in aan baadho buuq laan nolosha qof kalan raadsanayaaa adna malinkaad micnaha kalsonida dhabta ah barato ayaad ogolaanaysaa in telephone kaagaa la baadho shuruud laan anu qofkan xidhidhka la leeyahhay wan u dhiibayaa telephone kayga wayo qof aan qalbiga ugu hayo jacayl gacmaha ugama diidii karo telephone sbbto ah jidhka qalbigaa haga sister
@shuriye2377
@shuriye2377 Год назад
Gabadan way qurux badan tahay, way uqalanta iney rag badan lashekesato. hadayba wax ku ogoshahay Dhankaga kacab shaqada wilow😂
@abdisalanmuhumed6135
@abdisalanmuhumed6135 Год назад
Saxiib ninkan shaaxda fahansi yqe😂😂😂😂😂😂😂😂
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp Год назад
Hadhowna dhaha wana la khiyamay rago dacad mahan dhaha hadnaa sas uhadla😂😂😂
@khadroxashiaadan-zv9pe
@khadroxashiaadan-zv9pe Год назад
​@@Kingofcity-we4gp raga oya 😂😂
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 Год назад
Hhh shaxda u tilmaan saxip😂😂
@Ugaskey14
@Ugaskey14 11 месяцев назад
Anku salino xabibkena Mohamed scw ❤❤❤❤
@AbdiqaniXakar22
@AbdiqaniXakar22 Год назад
Marbo hadhuu Kiisa kasotagey Ani keygi lamabareen😩🙌😂😂
@ashamohamed8735
@ashamohamed8735 Год назад
😂😂 lkn wajigisa wala arkaa ogow
@maimunabillow3107
@maimunabillow3107 Год назад
Aniga hdiiba Arka wanbxi lhaa shirqolkn asgna fonka kasotgii
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy Год назад
Hh kygana lama baren runti miskn waye
@queen-ot7br
@queen-ot7br Год назад
Wlahi isku fikir nahay 😆 yaalaga caqli badiyaaa
@ShamsoHappy-vf9wz
@ShamsoHappy-vf9wz Год назад
Hal bilaa goormuu gaaray heer uu maseero alla faarax luga baasto waa masiibo socota xalima kuusey hooshaada wado 😂😂
@sahalhassan9972
@sahalhassan9972 Год назад
halimo calol kusey hal nin kuma ekan karto miya horta😂😂
@khadroxashiaadan-zv9pe
@khadroxashiaadan-zv9pe Год назад
Ma aragt😂😂😊
@ShamsoHappy-vf9wz
@ShamsoHappy-vf9wz Год назад
@@sahalhassan9972 mya faarax😅😅
@halimsaadiaadow657
@halimsaadiaadow657 Год назад
Am for the lady, she did nothing wrong here😂 Keep going sistee
@sadamxussein2297
@sadamxussein2297 Год назад
Right ✅️
@jemilaali4458
@jemilaali4458 Год назад
Ninkan iyo adi ridwan ah ba wa wada qaldantihin intu wuxu telkisa uga so taga jira miskinta wu qayanayay wa tuug tuugna in taan tuug ladhihin ayuu tuug ku dhaha adina ridwaan marku qofku ku dhoho telkaygi wa kasoo tagay saxibtayna wan baaraya haka yeelin because cadaalad mahan 😊
@queenahmed2993
@queenahmed2993 Год назад
Ilahay amarkii anigu waji malihi 10 ba lahadala hadu itijabiyo anaba ushegi laha inuu ki 9 yahay😂😂😂😂😂
@ayaan850
@ayaan850 Год назад
😂😂😂
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 Год назад
Wa sax
@abdallaameer1113
@abdallaameer1113 Год назад
😂😂😂😂😂
@faysalabdi1915
@faysalabdi1915 Год назад
Naag Nairobi Ama Kenya Joogta Intaa Shukaansan Laheed Iska Siigeeso Bro Gabdhaha Nairobi Jooga Waa Cheap And Dirty Kudhufo Kadhaqaaq Sxb No Naxariis No Money Be Strong Brother Big Up 🤘
@faysalcabdi3393
@faysalcabdi3393 Год назад
Runtii waxa Teligaràmka kabuixa wa reer kiinya dhamaan biilka iyo kirada guriga ayey kubicoyaan wxa kaso gala
@xariiromar8367
@xariiromar8367 9 месяцев назад
@@faysalcabdi3393adiga reer kenya 🇰🇪 ma tahay
@faniabdulahi6340
@faniabdulahi6340 Год назад
Beer jilicsanaa kiisana in LA baaro ma rabo keedana waa baarayaa Kas buu uga so tagay wlhi weligy inan yeeleen kaaga keliya hala baaro😮
@alisheikhadam9829
@alisheikhadam9829 27 дней назад
Sxb wad qaldan thy waayo qoftan way nin badan thay hadii guri la geeyna way kasii daree
@mohammedcarab4681
@mohammedcarab4681 Год назад
My man sitting there for 20 mins , done masters in patience
@wllm.n.k9655
@wllm.n.k9655 Год назад
6:44
@abdimajid2893
@abdimajid2893 Год назад
Mr ridwaan izaak we proud u bro keep going
@Somalihooyo936
@Somalihooyo936 Год назад
One or two month qof isla socono why tlfka ugu dhiibtey..That is controlling😢 Ilahey haku dhaafiyo girl😮😮
@abdiaziizali7564
@abdiaziizali7564 Год назад
Jaceylka kalsooni ayuu rabaa legend ridwaan guuleyso lbx 🙏🙏
@cawilmacaalincaabdi9651
@cawilmacaalincaabdi9651 Год назад
Asc saaxii labo nin haku suaalina wiilka keliya ha weydiiyo suaalaha adigu suaalo ku lihid adaaba ka suaal badan eh maxaa asc
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Год назад
Barnaamijkan sidaan u jeclahay ma malaynaysid 😂 Jafowga ka dhaca meesha ku haysta 😅
@Ssssssssssesssssssssss
@Ssssssssssesssssssssss Год назад
same ayaa nahy😂 waaba dhararaa
@ayaancusman2020
@ayaancusman2020 Год назад
Sidoo kle wllhi😂
@aminaamish242
@aminaamish242 Год назад
😂😂😂
@shariqashidan145
@shariqashidan145 Год назад
Aad baan ujeclahey wan raagsadaa
@saalaxmaxamad4104
@saalaxmaxamad4104 Год назад
Nio ani cml aa thy 😂😂 wllhi
@yussufhassan486
@yussufhassan486 Год назад
Rithwan san xaq maahan mar danbe haka yelin wilka wa inaas telfonkisa labara gabadhana labara lakin wilka telfon gurigan kaga sotagay no way brother
@naxnoofficial4445
@naxnoofficial4445 Год назад
gabadhan dulqad badana aniga mobile keen aa sii dhaheysan dharbaxyo idiin kugu shubi lahaay tan ninke rabtaa maybe 😂😂😂
@najuuapdi8801
@najuuapdi8801 Год назад
Haa wlh anaba meshan ka xanaqay hada aniga is moday 😂
@fardowsoamin9904
@fardowsoamin9904 11 месяцев назад
Walee isku dabecad baa nahay markan maqlay telkeyga xafada uga so tagay ayanba ka caroday
@mslove5933
@mslove5933 Год назад
Kkk ala dumarka kenya jooga daciifsanaa naayaa sideed u ogolaatay in uu phone kiisa ka soo tago kaagana uu baaro doqon
@fatush7910
@fatush7910 Год назад
😂 kiso so dhiga kaygo badha waba cilmi kale 😂 wlle waxa ma qoren malinta so wada qaadno ayaan is badhayna sheeko😂😊
@MunoMaanka-hz5bm
@MunoMaanka-hz5bm Год назад
Naag nool
@HabibaYussuf-u5t
@HabibaYussuf-u5t 6 месяцев назад
My sister calol jilaca iskada u have right to choose any one u want in your future 😊
@Abwaanka80
@Abwaanka80 Год назад
Inaad anigii daryeesho🥺🤷‍♂️ Nafteydana aad dugsiiso😇 Daryeel dhaba aad isiiso🥲 Dayaca iiquuri weyso🤗🥺 Dogtoor dhaba ii ahaato😩😘 Maxaa kuu diidey huuno🤔💔🖤👋
@ayaancusman2020
@ayaancusman2020 Год назад
😂sax😢
@Abwaanka80
@Abwaanka80 Год назад
@@ayaancusman2020 dheel.dheel.kaaga cadahay🥺😳
@abdallenooli
@abdallenooli Год назад
😢😢😢
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy Год назад
Ina ku daryeli wayo Naftda dabibi wayo Dantadna egi wayo Ada huno iga mutysty Danyernimdina diday 🥹🤣
@elias-kw4we
@elias-kw4we Год назад
​@@maryanelmi-cw9jy😂😂😂😂
@sumayoosman9679
@sumayoosman9679 Год назад
Ridhwanow barnaamijkaaga waan ku xiranahay laakiin ninkaan wuxuu sameeyey wax fiican ma aha gabadha Hal bil buu la socday inuu baarana xaq uma laha asagana been buu kuu sheegay teleefoonkiisa wuu qarsaday marka fair ma aheen waxa meesha ka dhacay gabadha ciyaarta ka daaya
@nuuradiincandiraxman7194
@nuuradiincandiraxman7194 Год назад
Wilku wuu qaldanyahay bil kliya wada socotan xoga ilama fcna gabdha wad ku dag dagty kaga hdana mxd uso qadi weysay hdad dacad thy doqonimada kala tag gabdha 😂😂
@ShukriCumar-wz3eo
@ShukriCumar-wz3eo 5 месяцев назад
Ridwan wa arin saxa wana maxkamd calamiya oo 100 kiba 100 xa qeeqada lagu ogan karo saxda Thks ridwan
@fathiadjama
@fathiadjama Год назад
😂 subhanalah, gabadhan indha adakaa. Wale waa advanced. Waaba lagu qabtee may iska qirato oy tiraahdo yes waan iska kala fiirinaa. 😅. Horta wax lagu haystaa gabadhaa majirto hadii ayna wali aroosin. Laakiin abaayo beentu mafiicno. Wiilkuna khalad waxa u kuleeyahay inuu hal bil ku baaro gabadha isaga oo wax guura uuna diyaarsan iyo inuu telkiisa kasoo tago. 😮 waa labo kala daran. Waa isku dhakaynayaan. Yab!
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp Год назад
Asga waba daacad hadu wadan io haduu watoba hadnzan dacad aheynba mezha maba imaden marka khasab mahan inu wadan ayda lafirinaya marka waxbdn wad kudhumaten wilzha dacad mahan wad is ogateen inad cidna niga caqli yaren hadhown wanala khiyamay hadhihina nagow hadana sas yela adkaysi hore yelo ama afeef hore yeelo 😅😅
@hananmohamed5428
@hananmohamed5428 Год назад
Dumarow jilicsanaanta joojiya ruux saan udhaqmayo time kaaga hagalin kalsooni hadey ba jirin
@seed3966
@seed3966 Год назад
Asc 😮😮😮 labo qof oo isjecel lama kala ceydhin karo wiilkani sixun buu yeelayaa hinaasahaa xad dhaafa hooow hoow isdeji 😮😮😮
@abdikariimcadeabuuka3642
@abdikariimcadeabuuka3642 Год назад
Ex badan ayee ledahay gabadha anaa kamid ah kaqaleeya😂😂
@namelos2963
@namelos2963 Месяц назад
Ridwaanow saas laga fiican nin telfonkiisi ka yimaad gabadh somaliyeed u bahdishay😢 isagana in la baadhay aheed😮
@dugulemuse4458
@dugulemuse4458 Год назад
Telephone la baaray guri kuma dhismo 😢
@alimohammad9564
@alimohammad9564 Год назад
She is hiding a lot bro run away, you're stepping on fire 🔥 👌
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Год назад
Hadii Runta laha hdlo Dumarka waye Qiyano Badanyihin😢😢😢😢
@SimanQurux-ii6gr
@SimanQurux-ii6gr Год назад
Hana fashilin 😂😂
@Somalihooyo936
@Somalihooyo936 Год назад
Lkn Ridwan Zak aad baad u qaladthy… waxaan oo kale program maha.. I am fun of your other programs but this waa fashil weyn😢😢😮😮
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj Год назад
I aamin wlhi gabadhaa maskin waye😂war xtaa 5sano hdan wada socono mabaaren telkyga miyu I qabaa😂
@Ebiyanita
@Ebiyanita Год назад
Edeb daro telephone laisakabarayo iyo edeb daronaag aad qabin maxaa phone keda ogumashquli ragow nagaxishoda oo nodaya privacy qofka uleyahay lama firiyo qofka kujecel gurso warka badana joji
@blessedme8532
@blessedme8532 Год назад
Ridwaan 😂 ku celinaa waa wici kartaa hadaa ka shekesid😅 Qarxis rabaa😂
@sadaamhussein6761
@sadaamhussein6761 Год назад
Ridwaad ugaas kilibkaan cadaalad daro ayaad ku sameysay, in gabadha phone keeda labaaro wilkane oo kiisa kasoo tagto waliba asiga oo kula soo xiriiray ogne in uu tiganiyo ama phone to phone leyska baarayo. Ma aysan aheyn inaad ka ogolaato please waxa mesha ku jirta wax uu willka telka kaga sotagyay. Respect gabadha✊🏼💯
@ShamsoHappy-vf9wz
@ShamsoHappy-vf9wz Год назад
Horta dumarow caqliga la'dihiin wlhi gabar kun bey showrisaa 1 wey kala baxdaa caga dhigta marka😂✋
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp Год назад
Hadhowna diifka dadiya wana la khiyamay dhaha
@ayaanhassan136
@ayaanhassan136 Год назад
Benlow
@ShamsoHappy-vf9wz
@ShamsoHappy-vf9wz Год назад
@@Kingofcity-we4gp ma itiri😂
@ikranmohamed5415
@ikranmohamed5415 Год назад
Waa nin stup ah mobilkisu ka yimid ayadu baraya waa nin ku socda A and B lagu fahaaan
@Ershad44
@Ershad44 Год назад
Sir naageed lagama sal gaaree hadaad ka shakiso qofka xiriir ka la leedahay weydii waxaa jiro hadaad fahmi weysana iskaga tag aduunku Waa waasac brother ✌️
@odhaahwanaagsanchannel5235
@odhaahwanaagsanchannel5235 Год назад
Ninkani haduu raganimo leeyahay gabadha wuu guursan lahaa ee moobilkeeda kumuu mashquuleen
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Год назад
Sxb gabdhaha niman way shukaan sadaan ilaa laguursado qaar laqawaaba shukaansi kujira Marka gabadha haday diyaar kuu tahay guur usoo bandhigo haday diyaar tahay markaasba kuqabso haday diyaar eheen adaa yaqaan 😂 Ee kan Maxaa waaye iyo kan love kuusoo dirooyo😂 Maxaa waaye waxaas kabax😂
@rambo6383
@rambo6383 Год назад
Nairobi aya ladhaha meshan wax jacayl ladhoho majiro my advice is work on your self make money enjoy your self and put your self first
@seed3966
@seed3966 Год назад
😮😮😮 waa arin khaldan moobilkeedaa baadhayaa asagoo aan guursan yuu noqday hinaase arintani waa qaabtarantahay 😮😮😮
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 Год назад
Where is your studio Ridhwan? Give me the direction pls
@faisal-iv6hj
@faisal-iv6hj Год назад
Qofkii ridhwaan u imanayo mobilka hore usodhaq 😂😂😂
@faathiabadullahi1137
@faathiabadullahi1137 Год назад
Aniga qabadhaas booskeeda hadaan ku jiri lahaa telfon kauga lama baareen sababo badan owgeed oo.isagu xitaa waa ka soo tagay kiisii waana khiyaano cad mana aheen in ay ka yeesho in labaaro
@Yacqub243.7
@Yacqub243.7 Год назад
Hadii aan channel ky ga iibooqoto illhay gacmaha hakuu bara keeyo❤😢🤲
@monam7931
@monam7931 Год назад
Jaw. Waba nin edab Daran Bila kalsoniya walhi inusan nin tilifonkayga badhen nagtu dul qad badna sheeko😮
@drqalidahir8270
@drqalidahir8270 Год назад
😂😂😂😂😂hal bil muu u masera farax benlow wye 😂
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc Год назад
😂😂😂😂
@MuhammadAhmed-ny8vq
@MuhammadAhmed-ny8vq Год назад
Waba yabanahay qof hal bil la socatid oo aa tijaabineysid
@boosteeyocabdulaahi4802
@boosteeyocabdulaahi4802 Год назад
Weeydii bo faarax is not easy 😂😂😂😂
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 Год назад
​@@boosteeyocabdulaahi4802😂😂😂😂
@farxiyoxasan5296
@farxiyoxasan5296 Год назад
Naacdaas wale kaama dhageysteen m.a gabar miskiin ah waye 😂
@aminaamish242
@aminaamish242 Год назад
Ridwaana igudaran qosol kali kursiga kakece 😂😂😂😂😂 uceneye kaas wakusugayee wabalabalnsana maistiri subxanalah
@MalyunMahamett
@MalyunMahamett Год назад
Tan wilka kunacda aniga igu dhacda qof Ann muda wada soconya ugu yaran 3years ayaa mar rar badan igu qiyama gabdho lkn aniga dacad ay Allah ayaa kasugaya mid sida okle dacd ah😢😢
@raxmacaafi2997
@raxmacaafi2997 Год назад
😢😢😢
@fardussiman
@fardussiman 3 месяца назад
Khaayin waynaaday iga dheh ,kaygii waan ka imi kana waan baadhayaa !!
@nagiibabdi9290
@nagiibabdi9290 Год назад
Telephone kaygii dabkaan kaga so tagay 😂
@darultawba1578
@darultawba1578 Год назад
😂
@aishahassan
@aishahassan Год назад
Alla dumarow doqonimada maad naga deysin fiiri siduu u yaalo in uu baxo ayuu rabey tag dhaha noocan oo kle
@mascuddeqow771
@mascuddeqow771 Год назад
True love never end
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 Год назад
Gabadhan maskiin waaye intu mobilkiisi kasoo tagay uu keeda baraya waa qalad
@AxmedMoola
@AxmedMoola Год назад
Xaliiimo xaar kuuuus saan waye😂😂😂😂😂😂😂😂ani mugoo xabado igaada rabaa mahelaa😂😂😂
@zakiomar-g7g
@zakiomar-g7g 2 месяца назад
Maxaa u tijaabinee oo ka rabtaa dantaada kala hadal haday ku jceshay ayadaba ninkle la hadleene❤
@nafuzharagsan2196
@nafuzharagsan2196 Год назад
Hal bil muyu ku tijabiinayaa gabadha hal majiro kani😂hal bil iyo wax udhawtoona jacayl lama odhan karo
@sahalhassan9972
@sahalhassan9972 Год назад
is qotomis aya jira
@Sainab-l8s
@Sainab-l8s Год назад
Nairobi nin la aan maa ka jirto kan may ka cabsanee
@bintuxaji221
@bintuxaji221 Год назад
Way dadku maxay isku bahdilaan igamaba qabto qof naftiis ku mashquul😊
@hafsaabdi2656
@hafsaabdi2656 Год назад
Hadadan kumashqulin waligaa sas umba lagu qayaami adigon ogeyn marka wa inaa wx ogataa sey wax usocdaa
@radwaAhmed351
@radwaAhmed351 Год назад
Wllhi gbdhan waa miskiin maa nin hal bil ila socda siida I gumaysaan basterbad thy bila dhaqan ah ish ciilba iga hayaa Wllhi sidu u qabdaran yhy iyo sidu isku walaayo isma lahaa bakhtiii
@ikranabdirahman4157
@ikranabdirahman4157 Год назад
Maskin sana asa mobelkisa kaso tagay sido keyga ku baraya😂😂😂mideda kale xoor ahay ima qawo mobelkeyga awoodas yaa usiiye 😂😂tan jilcana 😂
@faadumoahmed1426
@faadumoahmed1426 Год назад
Inantani wada dulqaad wiilku waa bilaa akhlaaq qof uu bil yaqaanay baadhaya mobilkiisa
@HamdaQueen-q5x
@HamdaQueen-q5x Год назад
Wllhi waan qoslay hal bil kulaha gabdhan miskiin waye talefankaga iyo keyga halmara labaara inee dhahdee eheed oo maalinkle barnaamijka nooga dhig sida uwada qanacno anba waanka shakiye ine dhahde eheed😂😂 timirba lafa ku jirto 😂 ninka caqli talefankiisu kasoo tagay keeduu baara Ar maxaa ku caqliya😂😂
@yasmingolden4675
@yasmingolden4675 Год назад
Arintan waa qalad Ridwaan gabdhahad meel oga dhaceysa gabari kunbey koowisa kowbeyna kala baxdaa waa maxey xornimo la’aantan
@kassimmusa6993
@kassimmusa6993 Год назад
Allahuma swali wa sallim aleyhi
@daadachannel6952
@daadachannel6952 Год назад
Aniga jaanis aan qof kubaaro maba haayo hadii aan qofteyda kashakiyo wadada ugu tagaa ileen dumar bdn oo ka qurxoon aa dunida buxaan
@AhmedKaafi-eq3nx
@AhmedKaafi-eq3nx Год назад
Nio Adi maxkamada naagaha io nimanka kla geeya baathy😂😂
@jasminsweetlove5898
@jasminsweetlove5898 Год назад
Aniga waxaa la yaabay Ninka intuu telefonkisa kasoo tagay baranaya gabar uu bil isla socdeen ayada ba kadaran horta kaaga keen mee tiraahdo sheeko baraleey buu meesha ku hayaa
@hamdiabdi2871
@hamdiabdi2871 Год назад
Aqli badana kulaha keyga wan kaso tagey😂😂😂 maskinta walagadey
@ashamuse7410
@ashamuse7410 Год назад
Tan ayadaa is bahdishay runti yaab alla gabdhihii smliyeedvraqiisanaa alle idin cafi
@NajmajanoAbdirizaq
@NajmajanoAbdirizaq Год назад
Qofta cadi mahan madaxay bixinee😂😂😂😂
Далее
ROBLOX TRAND AGAIN. Part 7☠️🗿🙋🏻‍♀️
00:16
小丑调戏黑天使的后果#short #angel #clown
00:16