Тёмный

NBC Special Report: Following the 2020 Presidential Election 

KPRC 2 Click2Houston
Подписаться 679 тыс.
Просмотров 130 тыс.
50% 1

Here is a special report on the 2020 Presidential Election.

Опубликовано:

 

5 ноя 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,2 тыс.   
@patriciafoster3347
@patriciafoster3347 2 года назад
As stressful as the wait was…I’m glad PA dragged it out. It must have driven Trump nuts.
@ShawnLamont1997
@ShawnLamont1997 Год назад
It’s still driving him nuts
@donnieb2000
@donnieb2000 Год назад
That’s funny democracy wins only if democrats win. Reminds me of Adolph Hitlers same way of thinking
@TheNecropolis20
@TheNecropolis20 11 месяцев назад
Trump versus Biden 2024
@freakyfornash
@freakyfornash 11 месяцев назад
And that was ironically the state which clinched the election for both Trump in 2016, but later Biden in 2020 too. That of which has also become the new Ohio, and/or Florida for that matter also.
@bigbowlowrong4694
@bigbowlowrong4694 10 месяцев назад
@@TheNecropolis20Convicted criminal vs. Biden 2024
@phantomphan873
@phantomphan873 2 года назад
Can you do a full upload of election night across all the days
@sincerewilder3458
@sincerewilder3458 2 года назад
i guess I am quite off topic but do anyone know a good website to stream new tv shows online?
@roccodeclan2717
@roccodeclan2717 2 года назад
@Sincere Wilder Flixportal :P
@sincerewilder3458
@sincerewilder3458 2 года назад
@Rocco Declan thanks, I went there and it seems to work :) I really appreciate it !
@roccodeclan2717
@roccodeclan2717 2 года назад
@Sincere Wilder Happy to help :D
@AllisonakaSakura
@AllisonakaSakura 2 года назад
@@sincerewilder3458 Tubi or pluto
@KobaAM
@KobaAM 2 дня назад
I love the NBC chimes and dramatic music
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Anigu hadii aan dhintay cadaaladii iyo demuquraadiyadii maxay noqotay mayna aniga dawo iinoqonayn baahida ihaysa maan ku nasanayn maanta albaabka nolosha maan taagnayn marka aan joogo cadaalada aduunka maxaan doonayaa haday caruurta meel fog ka soo dalbatay ay nolosha cidhiidhi ku noqonayso marka albaabka aan ka galo iftiinkii aduunku aawey taraam cadaalada aad midigta aad ku hayso hadaan ku gaajoonayo meeshayda igu daa
@ardriapayneevans4533
@ardriapayneevans4533 2 года назад
Why is Chuck Todd nervous when giving this update, he's trying to be careful I guess
@kayceejarrard1956
@kayceejarrard1956 2 года назад
Not even certain if he's tired - he just seems exhausted. He probably hadn't really slept in 3 days by that point.
@cooley987
@cooley987 Год назад
Nah, you're just a sore loser. Stop victimizing yourself with made up stolen election lies
@janinecox256
@janinecox256 11 месяцев назад
No one on Fox, CNN, ABC, NBC and CBS has slept for days and when Biden was declared the winner, everyone got a chance to finally sleep in relief!
@TheNecropolis20
@TheNecropolis20 9 месяцев назад
thanks Chuck Todd for the update
@JamesK7911
@JamesK7911 Месяц назад
It’s because he could foresee how people were gonna react 😂
@stephentresca3536
@stephentresca3536 9 месяцев назад
The greatest day when trump lost the election. 4 year nightmare was over.
@FireTiger941
@FireTiger941 7 месяцев назад
How's reality going for ya now? lol
@user-hh4qh2fo4b
@user-hh4qh2fo4b 3 месяца назад
It’s not bad. The economy is actually doing great and inflation has gone down. It was bad earlier but it’s getting better. This whole narrative that the economy is bad makes no sense. It’s doing just fine.
@angrychickenyt
@angrychickenyt 3 месяца назад
@@user-hh4qh2fo4b🤓☝️
@liamgranville7444
@liamgranville7444 2 месяца назад
​@@user-hh4qh2fo4b Tell that to 60% of Americans who poll otherwise. You do know that the inflation rate is higher now than it was pre-covid right?
@DepthUnchecked
@DepthUnchecked Месяц назад
@@liamgranville7444 I don’t know if you noticed but there was an unprecedented invasion of a nation in Europe. It kind of caused inflation rates to soar because of oil scarcity. Like, all over the world, not just in the US.
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Waa sax hadii laiiyimaado insha alaahu khayr aniguna diyaar baan u ahay mulatari xoriyo
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Ilaahay baan waydiisan caawimaad gacan wayne ayaan hoos joogaa maya qiyaas bilaa nolol bilaa xoriyo u eg rabi ayaan u laabtay meela mategaayo samray
@Amanda-py8ff
@Amanda-py8ff 2 года назад
Trump being president was tragic for the world 🌎 but sometimes we have to go through it to never be relaxed enough to let it repeat.
@macktruck6407
@macktruck6407 2 года назад
2000 mules
@eagledrive.
@eagledrive. 2 года назад
Now Biden is even worse and all the dummies who voted for him maybe will be smarter
@pogcow4178
@pogcow4178 2 года назад
How's sleepy Joe doing for yah? Build Back Better am I right?
@Michiganian8
@Michiganian8 2 года назад
Apparently to some people. I didn’t vote for him, as I knew what would happen.
@fishbone3333
@fishbone3333 Год назад
@@pogcow4178 Couldn't be happier. Thanks for asking.
@jameslimon3137
@jameslimon3137 2 года назад
That weird no replay of the full 2020 Presidential election 2016 you can find right at the top
@jaycegoodpaster6186
@jaycegoodpaster6186 2 года назад
2016 was decided by election night or the morning after, this took three days to call.
@mw9297
@mw9297 11 месяцев назад
@@jaycegoodpaster6186wonder why 🤫
@craigharris41
@craigharris41 10 месяцев назад
2008 for MSNBC was the crowning of that network.
@buk6708
@buk6708 5 месяцев назад
Yea... kind of like 10k votes going to Biden 10,000 times. More registered voters than population and mail in. .....
@johnnybananas709
@johnnybananas709 3 месяца назад
I was just about to comment
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Magaajoonayo bari wixii ka dambeeya ilaahay baan arsaaq waydiisan madaxda waan salaamaya hambalyo iyo tahniyad baan hawada umarinayaa
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Madaxwayne anaa noloshayda qasaarshay aan dhinto ee ilaa aan luuqada englishka aan barto cadaadinta si aan uga boxo icaawiya oo si xushmo leh ayaan idiin doortay wax ibara ama aan dhentee waxan idinka codsanayaa meesha aan joogo igu ilaaliya hada ayaan bilaabi luuqada 6 bilood waan ku jabin meeshan
@renegaderocker713
@renegaderocker713 9 месяцев назад
Chuck Todd just said they would have to recreate ballots because some were damaged. So the question is the ballots that were damaged should have never been approved and why was more ballots showing up when all ballots should have been maid in before the 3 of November?
@ShuffleboardJerk
@ShuffleboardJerk 6 месяцев назад
States decide which ballots are valid and which are invalid. Some states allow certain levels of damage. As for why late ballots were counted, I believe all states follow a rule that if a ballot was CAST before November 3rd, they are valid regardless of when they arrive to be processed.
@nomenclature9373
@nomenclature9373 4 месяца назад
When a ballot is transferred, the original is kept with the transfer incase questions arise. Ballots from military and others stationed away from their home district get transferred as they are sent in via email or fax. Deadline for return varies by state. For states allowing late return, ballots must be must be postmarked no later than election day. Many states have a curing process, that is a limited time to correct a missing signature or date on the return envelope after being notified. Those who sign up for vote check (name varies by state) generally get notified by email or text.
@kaninchen321
@kaninchen321 6 месяцев назад
I recently visited my grandma at the cemetary and she confirmed me that she had voted for Biden in the last presidential elections.
@chrisbuesnell3428
@chrisbuesnell3428 5 месяцев назад
Hilarious
@user-hh4qh2fo4b
@user-hh4qh2fo4b 3 месяца назад
Funny I guess that totally false. No proof what so ever but you keep believing the lies
@user-hh4qh2fo4b
@user-hh4qh2fo4b 3 месяца назад
Sheep sheep sheepity sheep
@fredchester921
@fredchester921 3 месяца назад
The funny part, that I keep laughing at, was on that infamous Republican Secretary of State, Raffensburger's call (you can listen to it on RU-vid), it was Trump who claimed that in Georgia "thousands of dead people voted. Raffensburger corrected Trump. There was 1 person only. (That is, someone took that person's ballot, probably from the family of, and voted). One. ------ Hardly a scandal. Just pure KARMA to listen to Trump's brain shrivel after a Republican corrected the Orange stain. HA!
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Degdeg cadaalada ayaan doortay caawimaad hadaan waayey caruurtayda maqaadanayo aniga meesha aad doontaan igu buuxiya anaa ini doortay
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Salaama ameerika caawimaad ilaahay baan waydiisan salaama madaxda cadaalada aduunka
@CarlDutcher1776
@CarlDutcher1776 Год назад
I'm so glad that Trump will be president of the United States of America again in 2024
@jaytuff2212
@jaytuff2212 4 месяца назад
@@Patrick19833he’s just another Trumpbot making false claims
@jaytuff2212
@jaytuff2212 4 месяца назад
@@Patrick19833 there are a lot of people fed up with Biden , but the majority by far are fed up with Drumpf… so by default Biden wins
@user-hh4qh2fo4b
@user-hh4qh2fo4b 3 месяца назад
Trump bot spotted.
@user-hh4qh2fo4b
@user-hh4qh2fo4b 3 месяца назад
If he’s the president again then we are toast
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Waan idin dhebay wax ale waxad isiisaan shukran jasiilan
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Codsi fadlan aniga iyo caruurtu wax la.aan ayaan baahnay marka laisoo gaadho si aan caruurta uqaato dhamaantood 17 uu dhintey 1midkaasi 18 bay ahaayeen hada waxa noo 17 sidaa daraadeed 3 saacadood baan ugu wada yeedhi markaa madaxda sharafta badan ha laiifuliyo hadaan ahay kan usoo silcay si aan ugaadho cadaalad demuquraadiyad dhab ah codsi
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Maxaan laseexan waayey maxaan uga hoos dhaqaaqi laahay demuquraadiyada iyo cadaalada aduunka waa dhib balaadhan oo iga xoog roon aniga oo ihaysata hadaad tihiin cadaaladii aduunka ee aan sixor ah udoortay kama suulin inaan maalin ka hoos dhaqaaqo waa dhibta iyo cadaadinta igu haysata raacida aan doortay demuquraadiyada ayaan wax uqaadan laahay la iicaawin laayahay aaway gurmadkii cadaalada aduunka ee aan sixor ah uraacay ee aan ku hoos dhintey mayna isoo gaadhayn arkayn dhibta ihaysata keligay sida caruurtayda la iiga hoos saaray wax ila arka lacagtan siyaasad balaadhan oo ameerika ka dheertahay ayaa walaahi diintayda ayaan ku dhaaranayaa cadaadinta iga daaya caruurtiina ayaan ahay aqoonta bankigu ka maqantahay
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Waan samray mar dabadeed waan idinka dhintay salaama aniga iyo caruurtaydu
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Go aanka aan qaatey anigu aan dhinto inaan madaxdayda aan doortay dhibo maaha waan dulqaadan ilaa ay isoo gaadhaan mulatari xoryo dhibtayda waan qarsan raali ahaada aqoontayda ayaa iqadisay waad mahadsantihiin cadaaladaydii aan udoortay naftayda shukran ayuha al acisaau kulukum
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Waa abaalkay waan ku fiicanahay inaad aqoonla.aantayda igu dhibtaan aniga ayaa dadka iyo dalka iyo madaxda doortay wax walba waa lafishaa nimco uun lama fisho ragbaa dhibta loogu tala galay
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Bari waan tegi hargaysa waad arkaysiin in laiisaaro iyo insidii hore laicaawin waayo
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Lacagtaa aad iisoo dirteen waan arkayaa ameerika iima saarayso 12 hore ¹ oo udambaysay waan tegay cid iga caawisa walaahi waan waayey ragii hore uun baa jooga marajaynayo in laiga caawiyo waad iga dheertihiin waad iyaraysanaysiin ana nafbaa ihaysa salaama dhagax ma ahi
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Waankala dheerahay salaama aniga nafbaa ihaysa ameerika waan waayey 2 sano iyo dheeraad baan hoos joogaa markasta waan cadaynayaa waxba maqadan karo hada waan quustay nafbaa ihaysa
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Anigi ardaydii siyaad bare waxbaray baan ahaa isguulka 9 aad markaan ahaa ayey dawladii duntay dabadeed etoobiya ayaan itixaan ufadhiistay fasalka 8 aad shahaadadaa waan haystaa dugsi dhexe luuqada engilish way igi yartahay hadaan helo insha alaah degdeg waan u baran markaa carsbiga sheekbaan ahay isguul magelin luuqadaha midna xisaab iyo anigu luuqada uun baan codsanayaa waayo aabo waynbaan ahay 56 jir hada
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Hadal waa iga dhamaaday waayo waan gaajoonayaa macaluusha daraadeed hadalka waan badiyay ama degdeg ha la iisoo gaadho ama aan cidlo ku dhintee madaxda cadaaladay salaama anigu hadal uu dhamaaday
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Ilaahay baa iijira ee lacagtan hada labaxa cid iga caawisa mahaysto waan ku dhintay
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Cadaalada anaa la xidhiidhay maanta waan quustay mayt siiroos wax isoo gaadha waayey lacagta inoo baxsha moobilkayga waan tuurayaa dhintay salaama runbaan sheegayaa waayey taageero cadaaladeed
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Xuquuq igu filan meesha aad doontaan aýaad ii diraysaan insha alaahu
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Bari waxan cuno mahaysto lacagtaa lama bixi karo waxan cuno ayaan ehelkay udoonan ogaada 10 casho hadaad wax iitaraysiin isoo gaadha hadaad isoo gaadhi waydaan 3 cisho ee ku xiga cadawgayga waan ka dhuuman sidaa igu ogaada
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Salaama siiroos salaama siiroos cadaalad waayey salaama
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Cadaalada waan ka dhintay dhimashadaa igu ogaada bilaa luuqad hog aan laiga caawinayn baan ku dhacay salaama
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Aroorta waan qaadan hadii sidii hore la iidhaamo saarida ayaa la iga caawin laayahay aah aah
@nininapken
@nininapken Год назад
yes i like baton
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Anoo luuqad garanayn cid igumaysata no waayo aniga 4 sano oo bilaa aqoon iyo siyaasad ixayirtay ihaysatay wax gargaara maqaadan guryahaygii ayaa qaantii loo qaatay cadaaladi haday jirto wixii aan waayey ha la iisaaro marka aan la isoo gaadho gurmad mawaxa xaq ah adaa qaadan kari waayey ee waan lanoqonay hibo maynoqotaa madaxwayne joe baydan iyo taraam wax kasta raali baan ka ahay ee wexii aan labixi kari waayey ilayn wax uunbaan cunayey cadaalad baa waxkuu saari ayaan lahaa ma eegayn adaa la bixi waayey cajab caruurta maa laqadiyaa haday wax garan waayaan ama maxaa naga galaybaa lagu daayaa
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Balankeenu shuruudi kuma xidhna waxan ahay faamii doortay cadaalada waxan leehay sharciga cadaalada in la iigu hanjabo maaha 10% 25% maaha qawlkii sharaftayda maaha qawlkii cadaalada waxkasta cadaalada ayaa ii ah hoy cadaalada ayaan magan uahay hada waxan codsanayaa cadaaladayda inay iitixgaliso codsiga aan hor dhigaayo hadaan waynayn madaxdayda waan socon lahaa
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Inta aan luuqada baranaayo cadaaladu wixii anoo luuqada darteed qalad iga dhaca ee mooda ah demuquraadiyada xorta ah ayaan garab dhigtay waayo luuqada magaranaayo inaan garanayn na insha alaahu waan ini hor eman
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Saaka waxan sugaayey mulatari xoriyo si say iicaawiyaan maxaa dhacay madaxdii cadaaladay
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Riboot maqaadi karo dhibta intaa leg luuqadii aan garanaayey waad iga xidheen ha ifogaynina ee iinaxariista cadaadinta halkan oo dhan waan adkaysanayaa codsi luuqada magaranaayo luuqada ii fura hadii kale
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Hadii madaxda cadaaladu ay isoo gaadhi waayaan ilaahay baan leehay mana qaadan karo lacagtan aad isoo dirteen ayaa iisaari banki premeire ima caawinayo ana cilmi uma lihi madhinteen hada waan dhintay manooli had iyo jeer lacagtu waa offline ama netword aad arkaysiin inay meeshan ay cunsuriyad ka jirto taxfiisintii baa xagan uwareegtay
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Waan labixi waan ku dhentay wax aan halkan kala baxaayo oo laiga caawinaayo horay baan uga quustay karaamada ha igaga qaadina
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Cabsi haigu beerina waxan hoosjoogaa iftiinkii aduunka oo aan doortay hadaan doonaayo inaan meelxun joogsado madoorteen iftiinka aduunka maalin cad baan raacay madaxda dhibkasta oo laiisoo qariyey maqaadan wada iga weecisa marna aniga oo sikaday 2 jeer ilaahaybaa igu sugay cadaalada hoosteeda dhibta intaa leg waxan ugu adkaystay sharafta madaxdayda hada kalsoonida aan qabo ayaa iiah wehel iyo walaal intaba hadaan qadaayo markaan gaadho dhibaad kala kulmi msrna maqaboo
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Gurmad hadaad iisoo dirto maahee waxba maqaadan karo 11 waqti ayaan doontay lacagtaa cad offline netword waa laiga caawin waayey ana bilaa aqoon baan ah hadaan gurmad helayo iyo hadaan waayayo run ka maarmi maayo
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Umarada wadanka iyo madaxwaynayaasha soo maray demuquraadiyada xorta ah dhamaan waan salaamayaa tahniyad waynbaan uhayaa mar hore waa laidili lahaa magan baan ku helay hada waan dhintay ilaa aan waxbarto maya marhadaan waayey madaxdii cadaalada ee aan raacay wadankayga ayaan ku dhuuman wax la aan idinka ayaa ibaday maanta sida aan ku noolahay
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Ilaahay lama balamin aah
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Waa mahad ilaahay wixii ay iigarteen demuquraadiyadu baahi kasta oo ihaysa waan qarsan
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Iganasta wax la.aan ehelkayga ayaan raaci inbadan baan idindhibay cadaalada waan ku hoos dhintay lacag iyo cadaalad intaba waan ka quustay dhimashadayda ayaa agtaala salaama waxba ha iiqabanina
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Madaxdaydii maanta gaajo ayaa ihaysa hadaan inicaayo waan gaajoonayaa markaan cadaalada horteeda emaado OG markaa cadaalada horteeda ayaan waxan tabanaayo ka hadli maanta manooli codsi cadaalada ayaan la iga weecin cabadho=《buuxda) ayaa qabaa
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Hadaad isoo gaadhi waydeen caawa waan guuray hadal uu dhamaaday hadii la isoo gaadhi waayey
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Hadaan xaqulahayn waan ku kalsoonahay dadkayga iyo madaxdayda si buuxda
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Anigu oo 2 sano iyo badh ka xidhnaa cadaalada iyo demuquraadiyada balaadhan aniga maxaa iga xidhay demuquraadiyada aan afrika anuu jooga aan dalbanayo siday joe baydan iyo taraam iyo umurada cadaalada aduunku iigu yaraynayaan wax maydacaaladu nafbadbaadin lahayn anoo jecel sedeen uwaayaa nolob bacda 2 sano iyo badh anoo qatanaa maanta waxan dalbanayaa noloshii cadaalada iyo tii madaxda cadaalada aduunka aqoonta waa labartaa sharaftii aan ku doortay umarada aduunka may amuutu may dhimatay
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Marhadaan idinraacay wixii sharci inii ah uun baa ana sharci ii ah waxaad iigu talisaana waan ogolahay
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Apka insha alaahu bari waan kala bixi
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Waad fiican tahay acjabanii
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Aniga hadal waxba iima tarayo hadaan helayn in laisoo gaadho waayo maqaadan karo lacagtan offline iyo netword anigu aqoon uma lihi bankiga xeelad aan laigu caawin karayn baa jirta oo cunsuriyad ah hadii la isoo gaadhi waayo manoolaan karo waayo cadaadin baa meelkasta iga haysata caruurtaydii baa laiga horkeenay hada majoogi doono laba habeen
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Intaan baranaayo luuqada hadaan waayo naxariis markaan barto aniga ka hadlan madaxdaydii aan doortay way nooshahay .adhiman maanta gobalada maraykanka dhamaan inla imariyo diyaar baan u ahay
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Aqoon la.aantayda waan ku fiicanahay
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Aqoon la.aantaydu waxay keentay yaab ha layaabina waxbarashadu waa wax banaan ilaa inta dhimashada ka horaysa aabo u xoogsada caruur badan intaan caruurta dhalina wax barashadaydu kumbuyuutarka mabaran insha alaahu luuqada iyo waan baran xisaabadka iga dhaman
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Gurmad degdega ayaan codsanayaa oo iga caawiya aqoondaradayda lacagtan offline iyo netword ah ciil baa laigu dilay aqoontayda ayaan waxsaarayaa
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Aawey 13 oktoobar 13/10/2022 go aut aaway
@formmusic9696
@formmusic9696 Год назад
This is an NBC News Special Report, Decision 2020 Update, Here's Lester Holt.
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Luuqada hadii laiga caawin waayey taariikhda uunba iigale waan ogolahay
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Lacag masugaayo jada nololsha waan kasamray luuqada magaranaayo waan ini salaamay hadaad waxba isiin waydaan ilaahay baa waxbixiya codsi iga dhamaa
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Ana waan quustay xalay caawa maaha nabsdgelyo waxba ha icaawinina salaama ilaahay baa iijooga caawimaad aadame halkaa ayaan kaga hadhay cida lacagta ii saari wayday siyaasada ayaan raacayaa aabahay baydan waan baqay luuqadii aan garanasyey mar hadaad iga xidheen
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Mahelayo lacagtan aad iisoo dirteen ee cad cid iga caawisa si aan ulaboxo netword offline mudo ku dhow 2 sano maxaan ula bixiwaayey intaaba waan gaajoonayaa aah ah aqoon daro iyo cunsuriyad waxaba aniga iwada saara waan yeeli waayo ilaahay daa waxan leehay waxba lagama soo qaadin hadaan meelkale la igeeyo waa laicaawin waan labixi banki kasta oo cunsuriyad aan ii lahayn
@liamgranville7444
@liamgranville7444 2 месяца назад
💩
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Caawa waan joogaa hadaad isoo gaadhiin aroorta hadaan ini waayo bari waan baxay balankana waan inii sheegay macaluul baan ku dhintay waan soo dhaqsan hadaad isoo gaadhaysiin taariikhdaa aan inii sheegay ayuunbaan diyaar ahay hadaad isoo gaadhiin
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Caruurtaydii ayaan etoobiya udoonan 2 casho ayaan ku maqnaan hadaad isoo gaadho iyo hadaad isoo gaadhi waydaba
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Maalin hadii anigoo mulatariga lajooga waan uyeedhi 6 saacadood bay igu soo gaadhayaan si ay iiraacaan hadaan lacag laiisaaro ama laiikeeno
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Diyaarad ha soo derina anigu waan dhintay meel la iigu soo hagaago malihi lacagtan inoo bixiya codsi codsi maxay soo dooni eerlayn salaama caruurtaydii ayaan ka daba tegay caawimaadii
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Meel aan ameerika iyo kanada dhimashada ayaan ka jeclaan stets iyo kanada geem mamnuuc waa bilaa cadaalad ama uke igu wareeja
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Cadaadin iyo waxan aan filanayn baan iniga kulmay magaranaayo waxad igu cadaadinaysiin cadawgiina ayaan dhexjoogaa aniga oo fayow uu waalanyahay bay leeyihiin waxba ha usaarina manooli dawladayda waa laga cabsoonayaa oo laima dilaayo laakiin wax lagu noolaado wax walba dartiin buu iiga go.anyahay nafbaa ihaysa lacag qaado oo aan masar ku gayno ama turkiga anoo bilaa caruur ah dhimashada ayaa iidhaanta waan inigu soo boqday mahilin waxbarasho añaa codsanaya waxay ku jirtay codsigii aan madaxda aan ka codsaday
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Haladilo meel ale meesha ilaahay imariyo ayaan marayaa cadaaladna mahelaayo cadaadin waxan ahayn ameerika ubadku haduu waalidkii waayo uu noolaada haduu ilaahay dilin baydan salaama
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Markaan lacagtii labixi kari waayey waxan goostay horay cidii iigargaari lahayd intaan waxbaranaayo igu noolayn lahayd xoriyad iyo cadaalad aniga caruurtayda kalidaa ayaan ku qarinaynaa ayaan ka soo boqday adigu waxbaad dhashay sidee fiican
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Maxaan dooni hadaan helayn caawimaad buuxda quustay madaxda waan saamaxay cadawgayga ayaan ka dhuuntay dhamaan calaamad laigu garto siiroos
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Aniga oo raadsanaaya sharciyaqaanada wadanka iyo madaxbanaanida doorashada cadaalada iyo demuquraadiyada ayaan raacayaa si buuxda markay madaxdaydu sharaftayda ii dhawraan ayaan ahaan cid dooratay madax cadaaladeed iyo demuquraadoyad buuxda oo aan degdeg si buuxda ubarto meelaha aan ku dhintay codsigaygu madaxdaydii fadlan igu caawiya si aan sharaftiina umuujo waxa aad iiqabateen aniga iyo caruurtayda dhamaan
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Luuqada ayaan fahmi laahay ee ilaahay maskaxbuu iigu deeqay waa niga ku guilaystay drereem guulaha ugu balaadhnaa ilaahayba iigu deegay luuqada carabiga magaranaayo ku hadalka laakiin waxkasta oo laga hadlaayo waan garanayaa carabiga engilish maya magaranaayo dhibta uwayn ee ihaysata waa luuqadaa wax igaga xun imahayo cadaadintiina ayaa wax kasta igaga daran ma cadawbaan inii ahay mise ilmihiinii oo indha la dhega la cadaaladi dhematey haday sidaa ku dhantahay oo ayna cadaadini iila socon hada samir baan qarka u saaranahay
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Si fudud ayaan uga bixi dhibta xisaabeed een maanta aan garan waayey hadaan helo csdaalad demuquraadiyadii aan doondoonayay haday cadaadin noqotay madaxdii cadaalada waxba maqaadan wax gurmad ah oo aad isoo gsadhsiiseen maqaadan hada waan samray naftadiina way dhimatay malaha cadaw baa idinku dhexjira u shaqeeya cadawgayga cajabanii!???
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Lacagtan sàakana waa la iisaari waayey lacagtan ap masester offline iyo netword ku cad
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Waa sax bilaa ancood waa sax xukunka madaxdayda muxuu noqon doonaa mucaawimada la iigu talo galay
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Marhadii luuqad la.aantaydii aan ku waayey wax intaan baranaayo iinaxariista oo cadaadin iyo aan kala kulmay siiroos oo la isoo gaadhi waayey cadaalada ogaysiis waan inidhibay aniguna maas siiroos qaw naxariis ah ma hayo iĺaahay baa wax haya dhintay maanta dabadeed aan dhinto ama aan noolaado madaxdaydii codsi buuxa hawada waan ka baxayaa aduunyada gabi ka dhuuntay cadaaladaydii waan dhibay waxba ma hagranaayo
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Geemka iiyareeya caawimaada ii badiya turjumaan luuqada hogaan ii ah si aan ugalo geemka ii diyaariya
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Mar hadaan waayey xoriyad qawlkaygii meesha aad doontiin igeeya inaad wax isiisaan iyo inaad waxba isiin waydiin makale jecli mar hadaan waayey xoriyad qawlkaygii waan ka quustay naftayda
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Anigu nabadgelyo iyo amaan baan inii doortay hadana hadaad geem maahee waxkale aad raali ka noqon waydeen hala idilo ama aan noolaado waxa aad raali ka tihiin bilaa awood aan ahaado geemka igeliya home aan ku noolaado igeeya
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Waxba laicaawinmaayo ee maanta
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Hadaan garanayn sida loola boxo miyaan xuquuqdii aadami lahayn dadka bankiga ayaa caawiya aniga laima caawinaayo ana.magaranaayo sida loola boxo
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Hada waxan uekahay afduub bilaa xoriyad ah lacag waxa ka wanaagsan xoriyad aan helo caruurtayda oo aan si xor ah uqaatò anigu aabo wayn baan ahay oo caruur wax baray waxa ii dhaw beertii aan ka shaqaynayey hadaan mudo aan ugu yeedho aad iisheegayn waa xoriyad la.aan anigana xabsi ii qaada
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Madaxdii aan raacay maxaa iga hormaray macaw ameerika ayaan ahay cadawgii iheley waan dhexjoogaa ma hadli karo xaqiiqo kama hadli karo agtayda cadawgii shirkatu tawsiid baa jooga oo aan diiday oo raba inay caruurtayda oo aan ila socon meel igu qariyaan
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Wixii moobilkayga online ku ahi aqoon la.aantayda banki kama maarmo ogaysiis labax aqoontaaba magaranaayo caruurbaan ka ahay waa waxa ugu wayn ee cadaalad ugu soo boqday emakeenin dalxiis ee doorashadayda ayaan udoortay xoriyada caalamka cadaab xaqla iiguma laha mar hadaan doorasho buuxda madaxda aduunka magan usoo galay waxan dalbanaayo ee xuquuq ah anigu maxukumo anigu xoriyad buuxda iyo codsi uun baan xaq uleehay
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Ciyaar maaha waa dhab nafta ayaan nadhaafin nacaawiya oo degdeg ii soo gaadha ama samir cad ii soo dira hada labadaba waan ogolahay waan joogaa wajaale kamana qaadan karo waxaa cad bankigu isaga ayaa icunaqabateeyey aniga nolol ii hadhay majirto hadaanad isoo gaadhayn si cad iila hadla ayaan ku dhiman meesha
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Hadaad iigaratiin inaad waxba siin maxaan idinku doorsan waxaad iigu talisiin ayaan raali ku noqon
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Marka horeba inaan helo waxbarasho iyo nabad ayaan cadaalada udoortay
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Maaseyj ma ahi ee mrmbers baan ahay eeluuqada ayaan siiroos ka ahay waxan usoo galay oo aan iskusoo dhiibay waqtigan baydan iyo taraam ayaan lagaa dhigin cadaw caalami ah ayaan cadaalada aduunka isugu soo dhiibay sida alqaacida alshabaab naxariistii madaxdu aawey si aan luuqada ubarto barashadaydii ma cunsuriyad kale ha iladoonanina cadawgiina ma ahi caruurtiina ayaan ahay geem bilaa xoriya dhimasho ayaan ka doorbidayaa mulatari xoriyo codsigaa aniga oo saxa ayaan dalbanayaa
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Geem waa laiga eebsan uun laakiin xaq laiiguma laha in xoriyada la iga qaado baayactan waan wada hadlaynaa waqtigii cunsuriyadu uu dhamaaday cadaalad badh ah ma hoosjoogno cadaalad buuxda ayaan hoos joogaa gali maayo bacda siiroos geem
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Cadaalada waan udhintay aqoon waxba kuma doonaayo oo waaniga labixi waayey lacagtaa offline markii bankiga laiga hor yimid ee magaca cadaalada iyo magaca madaxda aduunka iyo sharafta umarada demuquraadiyada aduunka in la igu qiimeeyo oo laigu caawiyo ayaan codsanayaa la iigu soo gurmado deg deg waayo dhimasha ayaa igaadhay inta iihadhay dhimasho ayey qarka usaarantahay
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
2 sano ayaan cadaalada ugaajoonayey iyo demuquraadiyada wixii iga dhiman maydemuquraadiyada iyo cadaaladu iga caawinayn waan dulqaadan
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Isoo gaadha siiroos waalidka waxan kaga tego iikeena ama iisaara 3 saacadood oo caruurta aan ku urursado iyo lacag aan ku urursado waan in laiisaaro cadaalad hadaan waayo aniga oo afduub ah iqaada sida aad iigaratiin ayaan sugi
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Waa maalintii cadawga aqoon la.aanta igu dilaaya laiga ridi lahaa cadaalidi aaway caawisa aqoon la.aantayda maanta demuquraadiyadi aaway isoo gaadha amnasii intaranashnaal aawy madaxdii aduunku aaway ee maanta lahayd iyo madaxdii shalay codsi fadlan hada ha la isoo gaadho
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Год назад
Maxaan idiinla soo xidhiidhay markaan waayey cid icaawisa ilaa hada sidii baa hahaysata hadaad icaawinaysaan iyo hadaad dhib iigu daraysaan
Далее
How U.S. election night unfolded in 7 minutes
7:13
Просмотров 205 тыс.
President Trump's election night remarks
21:26
Просмотров 733 тыс.
TYLA DANCE TREND😭 | #shorts #emilydobson
00:12
Просмотров 2,7 млн
Election night 2012 unfolds on CNN
5:53
Просмотров 2 млн
Why CNN hasn't projected an election winner yet
9:34
CBS News projects Joe Biden wins Michigan
6:38
Просмотров 62 тыс.
CBS Special Report 2020 presidential election
1:00:00
Просмотров 67 тыс.