Тёмный

Neerfaha Dr.Maxamed Cabdi Gaboose 

True Cable Tv
Подписаться 109 тыс.
Просмотров 143 тыс.
50% 1

Subscribe to our channel:
/ @truecabletvonline
Like:
Facebook / truecabletv
Follow:
Twitter / truecable
Sign Up:
website truecable.tv/

Опубликовано:

 

1 мар 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 122   
@fartunnuur5196
@fartunnuur5196 5 лет назад
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Alxmdulillah Alxmdulillah Alxmdulillah illahoow adigan ku weyneynayaa rabiyoow
@garbahaadsheofficial7490
@garbahaadsheofficial7490 5 лет назад
Masha Allah Dr. And Sheekh Cilmiga aad baratay Allah hkugu Anfoco Saan noogu soo Gudbisay
@haashimcabdi9505
@haashimcabdi9505 6 лет назад
Macha Allah Illaahay cilmiga iyo caqligaba hakuu ziyaadiyo Waa noo faaodaysay Allaha ka abaal mariyo #Gaboose
@mohamedshugri6562
@mohamedshugri6562 Год назад
Masha allah ilahay hakuxifdiyo dr
@haajilacag1535
@haajilacag1535 6 лет назад
Alhamdulilah Dr gabooose alle caqliga ha ku barakeeryo
@amatallaah1142
@amatallaah1142 4 года назад
Maashaa allaah Shiikha iyo dr kaba allaha barakeeyo
@samaalemomin9548
@samaalemomin9548 6 лет назад
جزاك الله
@abdikadirsaid77
@abdikadirsaid77 5 лет назад
Jazakalah kheer Za
@justforidea1282
@justforidea1282 4 года назад
Wan iska jeclahy sida u sharaxayo Masha Allah
@abukarmaskax2841
@abukarmaskax2841 3 года назад
Jazakalah Dr maxamed cabdi gabose
@AhmedMohamed-qf9zh
@AhmedMohamed-qf9zh 6 лет назад
Dr Gaboose cilmiga Allaah ha kuu barakeeyo ee dadka tikidhka ka jebi.
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 6 лет назад
Well done Dr.Gaboos . Manshallah. May allaha invite u Jannatu Fardoza .
@Ismahaan_Xaashi
@Ismahaan_Xaashi 4 года назад
Sheekh mohamet ismail and dr gaboose ilaahay cilmiga ha idiin barakeeyo
@HodanJaamac-sk7dd
@HodanJaamac-sk7dd 21 день назад
Allahu akbar allahu akbar❤
@nadirobashir5902
@nadirobashir5902 5 лет назад
Mashallh cilmiga allha kusiyaad sho anaga ilaahy cilmigaaga Hana siiiyo amiin
@daudyusufirbad1940
@daudyusufirbad1940 5 лет назад
JAZAKALLAHU KHAYR DOCTOR WAXAAD NAXASUUSISAY WAX AAN NAQAANAY LAAKIIN KA ILDUUFSANAYN . XUBIN KASTA OO JIRKA KAMID AH ALLAH XIKMAD BUU KA BUUXIYEY . BALSE LAGUMA BARAARUGSANA QOFKII XUBINTAAS BEELA AYAA DAREEMA XIKMADDAAS. ALXAMDULILLAHI RABILCAALAMIIN.
@abdiwahabmaxamed8010
@abdiwahabmaxamed8010 6 лет назад
Masha allah allaha ha aku xitiduyo dr
@monamedia8821
@monamedia8821 4 года назад
Baraka allah🤲
@serendipityclips6487
@serendipityclips6487 2 года назад
Kazakallahu khairan sheikh
@iimaanabdulle467
@iimaanabdulle467 Год назад
JazakAllahu khairan
@abdirizaksiyad2703
@abdirizaksiyad2703 5 лет назад
Ilaah baa mahad leh
@yaxyayaxya4627
@yaxyayaxya4627 11 месяцев назад
Walaa xaguu hargeesa kaga yaalaa dr gaboose
@husseinhussein-jk2jx
@husseinhussein-jk2jx 6 лет назад
masha allah waa Dooctor aqoon u leh aqoontiisa insha allahu alla ha ii fududeeyo ana kutala jira inaan ku takhasuso
@suldaansaleebaan1896
@suldaansaleebaan1896 3 года назад
Wlloh sidiisa maskax aad iyo aad waliba sayid leh ma tahay Neerfuhu waa wax aad u adag
@filsanmaxamed5262
@filsanmaxamed5262 3 года назад
Masha allaah dhakhtar gabose cimriga iyo cafimaadka allaah hakusiyadiyo waxan rajaynaya inuu madax wayna somaliladnoqdo allaah hanagudimo
@ahmedmukhtar4431
@ahmedmukhtar4431 3 года назад
Masha allh
@rogaalm1236
@rogaalm1236 6 лет назад
maansha Allah sheikh or doctor aqoontaada rabi hakuusiyaadiyo
@abdirahmandayib7776
@abdirahmandayib7776 5 лет назад
Masha allah
@umumohamed9786
@umumohamed9786 4 года назад
الله اكبر ولله الحمد
@ayaancali2383
@ayaancali2383 3 года назад
mashallah
@saamiyaahmed6863
@saamiyaahmed6863 5 лет назад
manshalah tabarka lah alee haku barakeeyo digtoor ale hanoo kadayo waa malmo dunidu alee haku xafido
@cqaniyusuf1121
@cqaniyusuf1121 3 года назад
dr.kheyr allah hakusiiyo
@user-hl2bl4ul6r
@user-hl2bl4ul6r 8 месяцев назад
Asc dr gaboose xageed joogtaa
@Amin-gw5yh
@Amin-gw5yh 6 лет назад
Maashaavallh
@cabdicasiissaleebaan159
@cabdicasiissaleebaan159 5 лет назад
mnshalah dr gaboose ilahay cimriga ha ku barakeeyo
@abdirahmanhussenali8897
@abdirahmanhussenali8897 3 года назад
Alxamdulilaah dhaha walaal nimcadaa alle
@AhmedMohamed-qf9zh
@AhmedMohamed-qf9zh 6 лет назад
Ilaah baa weyn ,qaadir ah oo waaxid ah
@cqaniyusuf1121
@cqaniyusuf1121 3 года назад
allxamdu lilaah
@kinglove4917
@kinglove4917 6 лет назад
Dr gaboose waxaan oran cilmiga iska reeb oo dhalin yarada bar cilmiga ilaahey ku siiyey mawdku intuu inoo jiro war uma hayne
@qummane118
@qummane118 2 года назад
Subxaanallaah
@AliMadoobe
@AliMadoobe 6 лет назад
ما شاءالله Good presentation overall. Thanks to the recording crew. Good videos, light & sound were all superb
@ahmedyesufalib8782
@ahmedyesufalib8782 2 года назад
Allaha kaa abaaaliyo
@hamsehashi2499
@hamsehashi2499 6 лет назад
Masha Allah Dr. Gaboose waa Sheekh oo dhakhtar kaliya uun maaha Masha Allah
@rahmaraiza1576
@rahmaraiza1576 5 лет назад
Waxaan ku faanayaa inaan ahay arday barta dhaqtarnimada
@abdihakimshacun1633
@abdihakimshacun1633 2 года назад
alxamdulillilaah
@user-fd6tw2df7p
@user-fd6tw2df7p 9 месяцев назад
Alxmdulah
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 7 месяцев назад
Alxamdulilaah
@halimaahmed4181
@halimaahmed4181 6 лет назад
Wuu mahadsanyahay dhakhtarku. Fadlan dhakhtarku ha noosii wado Casharada noocanoo kale ah aad baanu ugu baahanahye, Waad mahadsantihiin.
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Год назад
waa run marmarka qaarkood hadii wax aan fiicnayn qof kugu yidhaahdo samee naftaa diidaysa oo waxaad leedahay ma samayn karo oo naftaa diiday, balse qof dhibirka ka xanuunsan ma kala oga wax xun iyo waxa san, garaadka ama maanka malkuu qofku ka xanuunsan yahay, waxaba makala oga
@sheekhcabdiraxiim9758
@sheekhcabdiraxiim9758 2 года назад
M.Allah
@seidjama143
@seidjama143 3 года назад
ALLAH xaqa qaadashadii hayna tuso, cashark ka baxa masaaajidkaan ka helay, waayo waayo dadbadanbaa garaad koodu furmi lahaa, dr iyo shaqadiisu ALLAH ha ka abaal mariyo wixii umada uu dadaal u muujiyey, Daawa ALLAH helay, casharkaa cashar dheh, mid loo baahnaa dheh, wakhtigiisii jooga dheh, waan hubaa oo hadu sheegilahaa 18 may, maynaan fahaneen, garashaduna waa ta'Allah sheegay. Sheikh iyo Dr iyo MASAJIDka oo Macaankiisa leh, hadii Adigu Dr Gaboose kuu imaado maxaad waydiin lahayd, wali nin kursiga soo maray, anba u tartamay, anba ag sigay, oo Dr halkaa kaga horeeyey maan arag, bal adba ii sheeg hadaad aragtay, Allah laga helaa, inaad heshid walaaal soomaaliga qaadadhigaaya aqoonta ku jirta, u gudbinaayana jiilka danbe. maanta macalkaygiibaad tahay Dr casharkaana ALLAH raalida ka yahay, meel fiicanbaa Damiirku ku geeyaa, Masaajid, Sheikh Diri iyo Sheikh Osman baan ku soo darsaday Mustafe, well come Dr. iyo qaar kaloo badan. Hargeisa Qaali Maciishadeedu, waxaa laga casheeyaa haybaynkii sida ugu qaalisan iyo gabose hospital inu sidaa qaali u noqo. sanada 2020xoogaynu maalaynaa si uu dalkoo dhami dhakhtar bilaasha helaaan. malaha 20%kabilowno dr cusub oo sanadkasta ardaydii oo inoo sooaqoonsatay maaha dhexdeena kufaxno sow halkay maanta chinna marayso maaha. bal adba massajidka iisheeg wll si'aan jimca u sugo casharkastoo kabaxa. Quraan Quraan kaw
@ifrahmustaf7127
@ifrahmustaf7127 5 лет назад
SUXAANA LAAH
@abdisalamdahir7059
@abdisalamdahir7059 6 месяцев назад
Allahu akbar ❤❤❤
@sidiiqyuusuf1322
@sidiiqyuusuf1322 Год назад
ILahayow suxdimaha IGa Ka xee 😢😢
@mohamedyuusufhasan3674
@mohamedyuusufhasan3674 Год назад
Amin
@ahmedisa9608
@ahmedisa9608 6 лет назад
Dadkena waxa faidada leh qaata waxa xuna kataga• Mantodhan haku haynina ninkan wasidas waxas ayu sameyay aniga ma aqaan wadaki hore iyo Dr lkn hadalkan wauu ilaficanyhy الذين يستمعون القول فيتبعون أحسنه )
@asadahmed4126
@asadahmed4126 6 лет назад
masha allah Dr waan kaa faaidaysanay illahay ha ku barakeeyo. TRUE Cable TV masha allah wllalo yaal sifiican ayaa u duubteen
@farhanahmedjasaakalaahukha6349
Maansha allaah
@farhanahmedjasaakalaahukha6349
Alxamdu lilaah wa jasaakalaahu khayr
@Truecabletvonline
@Truecabletvonline 6 лет назад
Waad Mahadsan Tahay
@macalinyusuf1356
@macalinyusuf1356 6 лет назад
جزاك الله خير
@faraxxuseen6444
@faraxxuseen6444 Год назад
Asc tru cable
@UbaxMahamud-gy6to
@UbaxMahamud-gy6to 11 месяцев назад
Asc
@sagalahmed8593
@sagalahmed8593 4 года назад
Mashallah Dr gaboose
@sofiaomar5088
@sofiaomar5088 6 лет назад
Suldaanka beesha dir roble Dr caboose
@abdifatahnuur8403
@abdifatahnuur8403 6 лет назад
suldaaanka dir mxd uga jeeda
@suldaansaleebaan1896
@suldaansaleebaan1896 3 года назад
Wa rune maxad uga jeda
@dischargesummary8794
@dischargesummary8794 5 лет назад
No English translation?
@ilameerayso9160
@ilameerayso9160 4 года назад
What a IQ everyone in ma family tree have thnks ma Aalh !!! Masha Aalh ma tribe .
@xaaxinews9269
@xaaxinews9269 5 лет назад
Mazha allah
@ummuisra6721
@ummuisra6721 6 лет назад
Maasha allaah
@sigadyare9032
@sigadyare9032 2 года назад
Asc Dr Numberkiisa xage ka helaa?
@libangatusoliban9749
@libangatusoliban9749 6 лет назад
asc
@rodakayse9470
@rodakayse9470 2 года назад
Dr waxantegay
@libangatusoliban9749
@libangatusoliban9749 6 лет назад
asc Dr w xaaa ihaya hurdo la aan iyo madax xanuun mxaaa xalah
@najmoabdullahi6900
@najmoabdullahi6900 3 года назад
wll aniga ku caawinayo igle soo xariir telka 0616578288
@ismailabib7864
@ismailabib7864 3 года назад
Op in shekhmaxamadlsmalj
@MohamedMAbdiH
@MohamedMAbdiH 6 лет назад
waxan ku talin lahaa in aqoon yahan kan sidaa u fikiraya anagoo XUSBIGA wadani haysano maxaa cirro lanoogu dhiibay alle ninkan doorashada dambe lasoo sharaxaa
@aishaadam2172
@aishaadam2172 6 лет назад
في أنفسكم أفلا تبصرون
@mubarigcabdiraxman7654
@mubarigcabdiraxman7654 3 года назад
Q1
@cqaniyusuf1121
@cqaniyusuf1121 3 года назад
dr caloosha ixanujneyza iyo lugaha iyo madaxa iyo barar
@munamahamed8020
@munamahamed8020 6 лет назад
Ilahay khayr ku sii waad idawaysay adoo waliba igula kaftamaya inan quruxbadan baatahaye mainyaa yar ee xanunka ayaad kabaqatay Dr walahay waa kuu duceyaa 2008hargaysa
@maankamohamed1836
@maankamohamed1836 4 года назад
Muna Mahamed Hadda side tahay
@sigadyare9032
@sigadyare9032 2 года назад
Side lagu haayay marki hore wll gabar iga xanusan tolow ama isku xanun tihin
@royalonline3245
@royalonline3245 3 года назад
Cilmi wey dhftay tan ee w caqli plus cilmi
@user-on8he8gs7z
@user-on8he8gs7z 4 года назад
Ardayda manta intay medicine dhameeyaan ayay pharmacy intay fadhistaan tikidhk yar o ay dadka kudhibayaan.... Wxn leyhy gaboose wax kabarta khibradiisa isagu wu uqalmaa in wax qali ah logu so galo wayo aqontisa ayan cadi ahyn iyo waliba khaibrad rubuc qarni kabdan ayu leyhy.....
@AhmedAli-yc7sl
@AhmedAli-yc7sl 4 года назад
Cilmigii wuu noodiidy 😅
@axmadsahaljamac864
@axmadsahaljamac864 4 года назад
Halkeen kala xidhiidha fadlan I sheega
@cqaniyusuf1121
@cqaniyusuf1121 3 года назад
shekha iyo dhakhtarka wey mahadsan yihiin
@user-dr3lp5gt6h
@user-dr3lp5gt6h 5 месяцев назад
Gaboose wa dhagtar shekh ah
@NimcoSalal-se1kj
@NimcoSalal-se1kj 2 месяца назад
Asc
@NimcoSalal-se1kj
@NimcoSalal-se1kj 2 месяца назад
Lambarkaga
@cabdiwahaabmaxamuud7564
@cabdiwahaabmaxamuud7564 2 года назад
Waxa mahad iska leh ilaaha sidaa inaga yeelay
@abdia4527
@abdia4527 6 лет назад
Dr gabose $30 ayaan ku ogaa gaadhka aragtidiisa, dadka danyarta ahina ma awoodaan, dr gabose waa nin xirxiran oo aan maclumad bukaan socodka siin
@yonisf_fzzz2188
@yonisf_fzzz2188 6 лет назад
al max Dr Gaboose clinic giisu ma charity baa.
@faraxxuseen6444
@faraxxuseen6444 Год назад
Wasidee wll isheg ma fiicna miya
@abdirasaqmohamedhassan4350
@abdirasaqmohamedhassan4350 3 года назад
Maanta aayu joojiyey shaqdii digtoornmda
@ummuayan8227
@ummuayan8227 4 года назад
Dr dadka tigidhka ka qafifi waa matoeh
@Somfox1
@Somfox1 6 лет назад
Dr Gaboose wasiir hore baad ka aheyd Somaliland .. ader ka hadal Dp world oo saamiga ugu badan la siiyey iyo habashida la siiyey 19% taas oo ah taariikh madow in maanta Berbera dekada ay saamiga ugu badan iyo codka ugu badan ay leeyihiin dalal shisheeye .. halka somaliland ay leedahay saamiga ugu yar .. walee waa yaab .. mahaa u diiday in Saamiga ugu badan ay Somaliland yeelato .. kheyraadka umada ee dalal shisheeye lagu wareejinayo waa in LA JOOJIYAA ADEER
@letsgettogetherxxx2241
@letsgettogetherxxx2241 6 лет назад
Jeegaantii ayaa dalkii xaraashaysa. Waa sababtaas.
@maxamuudibrahim9872
@maxamuudibrahim9872 6 лет назад
adigu xabashi baad tahee maxaa somaliland kaa galay
@islam-salam787
@islam-salam787 6 лет назад
kadir josef aqoon yari aamusnaan ayaa lagu kabaa iska aamus uma eekid wof aqoon le masjid ayuu jooga abuurtiaanka alle uu ima abuury ayuu ka haldlaya
@rogaalm1236
@rogaalm1236 6 лет назад
hhhhhhhhhhh wacadala marna waan qushuucay marna waan qoslay waa shiekh iyo doctor sku jira mas hadii uukutaabta si kadis ahbaad uboodaysaa waa runtii
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 5 лет назад
Dhaman dhakhaatiirtan waxan ubixiyey hilib layaal ....... cashuurtii wadakay wax ku barteen ......... umadana maanta dhiigey ka jaqayaan
@AL_shahada
@AL_shahada 2 года назад
Iskajir qof hadi aad xaqdo aba kugu xanaqo nafta qofka faryareyda marey kusugantaho tabasho uneyrabto sikale shirib dilif dhawaa madoliya diyoba qorta iigalshe
@user-qr6xc2iv3y
@user-qr6xc2iv3y 6 лет назад
subxana laah waryadhaheen cimriga oo raaga gel dhalaya ayuu kutusa weli ma ina sheekh ismacil ayaa dad sheekh isaga dhiga miyanu sixirkisu cidba dhafin gabosina miyu kudhejiyey ilaahow naga nabad geli umada nebi maxamednaصلى الله عليه وسلم hakanabad geliyo sharka musixiriinta iyo munafaqiinta ALAHUMA CAKAYKA SAXRATAL ASHRAR WAL MUNAFAQIINA WAKHUDHUM .
@haniahmed1256
@haniahmed1256 6 лет назад
النصر قادم War ilahay ka baq
@user-qr6xc2iv3y
@user-qr6xc2iv3y 6 лет назад
zucdi hassan Illahay aynu kawada baqano miyanad arag umada cillaajka cudurka lagu qaybiyo loofurtay ee caqidadii ilaahay kabaqo ahayd jin kabaqo looga dhigay ee sayloonada loogu shubu darogada ma usamsamka lagu sheegay iyo dhir aan cid tijabisay lagaranayn lacagta laga taajiro caafimadkodina labaabiiyey sixirkii ilaahay xaarintimiyey iyo shacwadada lagu haraw sado iyo hablaa jinka lagu guursaday iyo waa tukhfi aksar ilaahay isaga &cabdiqadir xaji jamac iyo qaarkale oo badan wax umada kaqabta oo uga gargaara dulmiga madluu mintana kasaara haka soo saaro umada wuu dhamaday casrigii sixirka cusubi siduu udhamaday casrigii khurafad layashu quran kii sixirka lagu qar sanayeyna in sha Allah wuu dhaman doona. QOLADA ICLAMKANA WAXAN LEEYEY UGARGAARA UMADA LAFUDAYD SADAY EE XAQOODII LAGU XAD GUDBAY. dad islama oo diin lagu dhalay ayaa laga dhigay masaygii kenya ee bilaa diinta ahaa oo saylon sixir lagu shubay loo dhiibay layidhi saqum ayaanu siinayna oo jin ayaanu kula dagaalamayna saqumna ilaahay ayuunba ehlu naarka cunsiya ee musixir sharafta dadka ku xadgudbaya isagaa ilaahay saqum cunsiin. umadana ilaahay hawso saaro qaar cilajyada kabaabiya siduu usoo saray kuwii qardhasa ka furfuray ee caqiidada usaxay jahilintan meesha isugu hadhayna ilaahay wuu bedeleya .
@naimamahamadchannel9487
@naimamahamadchannel9487 5 лет назад
Wa ragii cilaajka ka baxsaday
@hooyoaabo8076
@hooyoaabo8076 5 лет назад
@@user-qr6xc2iv3y asc wll a nasru qaadim qoladaa suxurada wadaada waa ku badan yihiine eebe makuu joojiyay
@vpuntland9955
@vpuntland9955 4 года назад
Asc Dictor waxaka cabanayaa madax xanuun saayida kaas uu sababay jug madaxa igaga dhacday markaas koomaan galay jugtaasna waxa igu dhufatay halaan dabrayey ayaa ruugeeda igu dhufatay waxay jugta iga dhufatay koodka isha bidix koomaan galay saacad ah waxba madaremin kadib bilka bacdi madaxa xididada ayaa saayid iibood booday oo i xanuunay hadeer markaa 5sano ayuu ihayaa xanuunka madaxa xidadadii waxad modaa inay igiig sanyihiin oo ayqalaleen cadhobadan karaahiyo hadalkaaan dhibsanaayo xanuun daal iyo lugo bakhti hadeer markaa jeexii oo dhan buu kufiday markii horena waan garan waayey xanuunka oo marba dhakhtar baan tegayey maduxuun baa i xanuunaya uun baan kulahaa jugta se madaxa iga dhacday uma sheegayn oo waan sagraday markaa dhakhtar baan u tagay siduu xanuunku yahay baan uga waramay wuxuna igu yidhi waa neerfe jugtaasaana sababtay ee gaboose u tag markaa jawaab inaad isiisan rabaa mahadsanid
@monamedia8821
@monamedia8821 4 года назад
Baraka allah🤲
@libangatusoliban9749
@libangatusoliban9749 6 лет назад
asc Dr w xaaa ihaya hurdo la aan iyo madax xanuun mxaaa xalah
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS 3 года назад
Biyo badan cab, oo naso.
Далее
Dhalma La'aanta Ragga | Hagaha Caafimaadka
28:14
Просмотров 50 тыс.
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Wadnaha Dr.Xusseen Muxumed (Xoog)
33:52
Просмотров 27 тыс.
Indhaha Dr. Maxamuud Axmed  Maxamed (Shiine)
31:27
Просмотров 114 тыс.