Тёмный

"Qofka haduu gacanta Bidix faalig kaga dhaco wuu hadlayaa, haduu ta midig kaga dhacana.." Dr.Gaboose 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 54 тыс.
50% 1

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 66   
@sulaimanessa6347
@sulaimanessa6347 2 года назад
The most valuable lecture you have ever delivered. Thanks
@FADSO
@FADSO 2 года назад
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN ..
@abdiabdilahi8331
@abdiabdilahi8331 2 года назад
Masha alla Dr gaboose dhakhtarkii dawaada iqoraay ilaahay ha ku dhawro dr
@Ahmed27701
@Ahmed27701 2 года назад
جزاكم الله خير
@rodaabdi3450
@rodaabdi3450 2 года назад
Masha Allah . Barakeeyo Adeer maxamed cabdi gaboose 💚💚💙💙💜✅✅✅💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💜💜💜💙💙💙✅✅💚💚💚💚💚
@sahalhussien5685
@sahalhussien5685 2 года назад
Alle cimriga ha u dheereeyo wlhi wax bdn ayan ka faaiday dr gaboose
@qalbiuroonsidahooyadeed2113
@qalbiuroonsidahooyadeed2113 2 года назад
Gabadhaydaa Bidix ah ayaan ku Qasbi jiray inay Midigta. Midigtaa markii danbe ka jabtay Bidixdii baa loo baahday in ay wax ku qorto Illaa iyo hada Bidixday ku qoryaa laakiin midigtay wax ku cuntaa.
@mustafeabdi3044
@mustafeabdi3044 2 года назад
Dr gabose maskaxdii oo qof ah
@sacdiyohassan3850
@sacdiyohassan3850 Год назад
Drkan into jogaa waa ubahanahay😢😢😢😢
@mahdiosman1852
@mahdiosman1852 2 года назад
Dr thanks balse waxaanu shalay wada joognay nin odaya oo uu faalig kudhacay dhinaca midig buuna kaga dhacay wuuna hadlayaa alle hashaafiyo adna cilmiga alle hakuu siyaadsho 🤲
@AliAhmed-zc8em
@AliAhmed-zc8em 2 года назад
ma bidixooluu ahaa
@dollarlyrics4761
@dollarlyrics4761 2 года назад
Ka warama qofka (laba midiglaha ah) ama qofka labada gacmood wax ku qabta. Hadii faalig ku dhaco..?
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 2 года назад
Qofka labo ,midiglaha ah si kastoo labada gacmoodba uu wax ugu qori karo haddana wuxuu ku raaxeystaa mid ka mid ah sida tan isaga midigta u xisaabsan , dadka kaleetona u ah bidixda. Nin aanu sxb nahay labada gacmoodba waa macalin waxbuu ku qoraa, ku cuni karaa lkn tiisa bidix ayaa midig ahaan u ah oo uu doorbidaa markuu shaaha cabbaayo.
@basraabdillah6149
@basraabdillah6149 10 месяцев назад
🎉
@Aarkalaasgeel
@Aarkalaasgeel 2 года назад
Dhamaan dadka muslimiintaa waxaan doonayaa inaad laysoocaawiyo dhamaan dadka muslimiintaaa waxaaa muslimiintaaa
@SR-gx1bk
@SR-gx1bk 2 года назад
Maasha ALLAAH
@AbdiAli-nf3zj
@AbdiAli-nf3zj Месяц назад
Ninkan iyo sheekh mohamed ismail cilmi ayay hayan
@adansaid961
@adansaid961 2 года назад
Faalig.miyaa.sheekadu.caawa.
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 2 года назад
Waa cilmi aad qiimo u qiimo badan
@سعيدحسن-ب8م
@سعيدحسن-ب8م 2 года назад
Sheekhaw Doorkan waa maxaded kaahin
@ayaanmudac2855
@ayaanmudac2855 2 года назад
gabboose shaw waa reer konfureed ku lahe ku dhahay ku iri acuuuuudu
@daacadyare7928
@daacadyare7928 2 года назад
Afsomaligada waab daraaa qoftaan qoralka so qorty
@bashiirshire3471
@bashiirshire3471 2 года назад
Gur buu wax ku cunayaa (Waa Af reer xamar)
@ismailjama178
@ismailjama178 2 года назад
Ninkan mudug buu ku dhashay kuna barbaaray intii danbana Xamar buu joogi jiray.
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir 2 года назад
@@ismailjama178 guriga abtigey ayuu kusoo korey Gaboose.
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 2 года назад
Gaboose hooyadiibaa majerten ah oo biciid yahan ah ... Wuxuuna ku barbaarey gaalkacyo
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 9 месяцев назад
Awodisa dacif wuuhesta wana kaguri karaa inuu wax kucunin hoyada caloshed dhamish kasogaray aba sida eey ufikireysay markii uurka laheed iney katabar yartahay sida turyada uguxog badantahay midigta bidixdisa uguxog badantahay turyada isgoo caadi oo iskusi midigta wax uguwada cuneysaan aba uguwada qoreysaan turyada aba qabashada isaga si ma ahidin
@Mac-hadkaKhairulDaareyn.
@Mac-hadkaKhairulDaareyn. 2 года назад
Markaa Qofkani Mawaxa Uu Ina Leeyahay Siyaad Barra Abti Ii Ahaa.
@MaxamedXasan-zr8yw
@MaxamedXasan-zr8yw Год назад
Waxba mataqanid dr gabosaw nothing
@daacadyare7928
@daacadyare7928 2 года назад
Hhhhhhhhhhh
@mustafesiciid3696
@mustafesiciid3696 2 года назад
In midig wax lagu qoraa mihiim ma aha lakiin waxa mihiim ah in midig wax lagu cuno
@AliAhmed-zc8em
@AliAhmed-zc8em 2 года назад
iyanna muhim ma aha ycni qasab
@maxaacusub9533
@maxaacusub9533 2 года назад
Aniga waa la i khasbay
@MaxamedXasan-zr8yw
@MaxamedXasan-zr8yw Год назад
Hadey daawo bukooto maxaa lagu daweeyaa
@amalmohamed2185
@amalmohamed2185 2 года назад
Gur iyo midik waxba kama ta khaanit beentiina waa dhamaatey waa arki doontaan gacanta fasairkeeda waa kaa maqantahay weydii ulumada diinta islaamka warso
@alphamale5802
@alphamale5802 2 года назад
@Amal Mohamed cilmiga maadiga iyo cilmiga diinta isku mid maaha. Hadii culimada diinta wax walba yaqanaan maxey markey xanuusadaan dhakhtarada hinda maleysiya iwm ugu tagaan oo ay quraanka iskugu daweyn wayeen. Adigu marka aad bukooto ma dhakhtar baad tegtaa mise masaajidka ayaad tegtaa. Bal noo sheeg. Nabigu wuxuu yidhi cilmigaa raadsada xataa hadii uu yaalo shiinaha(china) oo markaa aad u fogeyd. Hadii diin qudha lagu dhaqmayo laydh gaadhi diyaarad warshado TV mobile iwm midna majireen.
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir 2 года назад
@@alphamale5802 sax. Weliba wadaadada hada jooga waa qabyaalistayaal diinkooda run ma aha
@daadqiiq8865
@daadqiiq8865 2 года назад
Gaboose waxdhaama lawaaba
@سعيدحسن-ب8م
@سعيدحسن-ب8م 2 года назад
44 dhagaystaa Waa nin rer puntland ah Maxaa keenay hargaysa Waa basaas Faqash ah Walee faqashta somaliya ee mogdisho dhiiga villa somaliya way waasheen Basaas kaana qabtaa
@سعيدحسن-ب8م
@سعيدحسن-ب8م 2 года назад
@NOLOSHA jaw war ninka ka aghadlay 44 sec dhagsyso Gaboose waa nin isaaqee
@u.j7332
@u.j7332 2 года назад
Doqonka magaciisa carabida ku qoray waa daayeer carab ismooday , pubtland waa dhul soomaaliyeed e adigu carab iska dhiga jooji Gaboosena waa nin garxajis ah Hargaysa isagaa iska leh
@سعيدحسن-ب8م
@سعيدحسن-ب8م 2 года назад
@@u.j7332 xayaawaan War ninka ag haday gaboose waa nin majeerteen ah fahan Baajuun yahay
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir 2 года назад
@@سعيدحسن-ب8م stupid baad tahay, baajuun baa kaa fiican oo shaqaysta, yaa ogaada shaxaad baad ku nooshay iyo been
@سعيدحسن-ب8م
@سعيدحسن-ب8م 2 года назад
@@Xaq_udirir Alloore Baajuun ahayd Yaa iitaqaan baajuun yahay Faqashti
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 2 года назад
Masha alaaah
@RashkaDeyr
@RashkaDeyr 2 года назад
Hhhhhhhhhh
Далее
КОГДА НАКРОШИЛ НА ПОЛ #shorts
00:19
Irreechaa Hora Finfinnee OBN Fulbaana 25, 2017
Просмотров 1,6 тыс.
Neerfaha Dr.Maxamed Cabdi Gaboose
49:34
Просмотров 144 тыс.
Maxaa keena Wadne Xanuunka? Dr. Maxamed Xasan.
39:29
Просмотров 4,6 тыс.