Тёмный

NImcaan Hilaac Best performance Labac Labac 

Berbera News
Подписаться 25 тыс.
Просмотров 2,5 млн
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,3 тыс.   
@khadraomar1
@khadraomar1 5 лет назад
Omg😰😢 heestan xasuus bay igu leedahay wlaahi😍 heesaha aad dhageysatid adoo safar ku jira xusus bay kugu yeelanayaan maalintaad maqashid yadoo meel ka baxaysa, wakhti dahabiya oo aanu wada qaadanay asxaabtaydii faisa iyo farhan anagoo dalxiis ku jirna😍😍😍😍😍😍😍😍
@Khalet53
@Khalet53 4 года назад
😂😂deetaNa
@hthheeg3775
@hthheeg3775 4 года назад
@@Khalet53 War jclidah inptih detana ku lahaaa😂😂😂
@cabdishakuurismaaciil5618
@cabdishakuurismaaciil5618 4 года назад
Thankz okpro
@cabadihanimadaxaiisarantah5978
@cabadihanimadaxaiisarantah5978 3 года назад
Walaahi caadi mahan heesa qaar xusus badan ayey kugu rebaayan
@hashkapoy16
@hashkapoy16 2 года назад
@@cabdishakuurismaaciil5618 qaaaashub
@mustaftuuraa7460
@mustaftuuraa7460 2 года назад
Waxaan hubaa in aan iloobeynin heestan sabbabtoo ah waxan jeclaadey gabar aan isku fasalka eheen 2 spuuc kahor jaceyl usheektey weyna iga aqbashey alx sawirkeed ayey isoo dirtey sawirkeed waxan korsaarey heestan sabbabtoo Zaid ujeclaa heestan la'antaa maladoo aakorsaarey kadibna waa udirey wexey idhahdey thks ana waan farxay ilaa hade heestan waadhegeystaa ma ahan mid la iloobikaro waayo waxa ay dektey qalbigeyga gabadhana waxaa la oran jirey kmrun 134. Hadaad akhrisid qoraalkan walaal iigu soodu ceey in aan is ku waarno wll mcn I LOVE YOU KMRUN wllhi
@muniizhamoha5314
@muniizhamoha5314 Год назад
Alle labadii midooba ha idinka yeeleo wllky
@mustaftuuraa7460
@mustaftuuraa7460 Год назад
@@muniizhamoha5314 sʜᴜᴋʀᴀɴ ᴡʟʟ ᴍᴄɴ
@abdifitahaxmadmaxamad9
@abdifitahaxmadmaxamad9 Год назад
Calaf Allah ha isku keen daro insha allah❤
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 6 месяцев назад
Ma Guursatay gabadhii😅
@FeysalGaraad
@FeysalGaraad 3 месяца назад
Sxb ila hada ma wada jogtaan
@mohamoudbuuhoodlaawi1243
@mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 года назад
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂
@maslaxhaaji4744
@maslaxhaaji4744 2 года назад
Cajiib waye wlle hees iyo bar baan dhihi karaa
@shakraanishakraani6618
@shakraanishakraani6618 2 года назад
Hh
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 2 года назад
Yeh 😂😂😂😂
@abdirahman_ih2
@abdirahman_ih2 2 года назад
Ereyadu hdey imacanaden 🥺😳
@Jamajaama
@Jamajaama 2 года назад
Xaqiiq zxp anba cawan kuso labtay
@ustaadclraxmaanofficial4602
@ustaadclraxmaanofficial4602 5 лет назад
Lix sano ayay yoytubka talaa welina waan dhegystaa inta ilamida like isaara please
@Noname-vx3dt
@Noname-vx3dt 5 месяцев назад
10 year
@CabdalaXamse
@CabdalaXamse 4 месяца назад
😢😢😢
@BarwaqaJamac
@BarwaqaJamac Месяц назад
10 sano
@mucurashmucuraj3177
@mucurashmucuraj3177 5 лет назад
Heestan hada igu cusub tahay wlhi wax kale waaye 💯🔥🔥🔥
@10keey-RM
@10keey-RM 4 года назад
Intii labac labc ku so radisay farta taag😍
@nafisoqurux4831
@nafisoqurux4831 2 года назад
Haa 💖💖
@MUSCABMaxmad-s2g
@MUSCABMaxmad-s2g 4 месяца назад
9​@@nafisoqurux4831
@CarabXasan-j5v
@CarabXasan-j5v 12 дней назад
❤❤
@Sundus.barre0
@Sundus.barre0 5 лет назад
Xasuus wlhi anoo yar dhageesan jiray😭❤🙏 Yaa dhageesanyo 25/October/2019 malin jimco ah 😭😍 waqtiguna yahy 17:50 galabnimo ❤❤❤❤❤
@kingcx5062
@kingcx5062 4 года назад
2014 le ay ahyd mrka ma yaris ahyd
@hmdimahamed2367
@hmdimahamed2367 4 года назад
26 may 2020 dhageysanaya
@amal-4c3
@amal-4c3 4 года назад
11 months later😂😭❤ 2020 October 08
@dekoisman7205
@dekoisman7205 3 года назад
Anakadaran wll lkn ninkanleee ayan tagersanahay ano yaar ayan maaglay ilahadana wan tagersanahay
@dekoisman7205
@dekoisman7205 3 года назад
Maxa lkn sawirjan kusaran nin la an matahay mise kacsi aya kuwalaya
@muxtarim4011
@muxtarim4011 7 месяцев назад
Alla xasuusuhu cajiibsanaa.! back to 2015 . Lajankii heeskaan i baray maanta Congo buu gaari ku cayrinayaa. Back to 8 year ago. Waxaa la i geeyay halkii aanu ku dhegaysab jiray, iyada iyo hees uu qaado Bk (Qardhaas). Waqtigii tagayoow sallaam.
@axmedfix756
@axmedfix756 Год назад
Wa hubaa ina dib uso boqanaysan heeskan 😃😃🙂hada iga danbeysi like👉 from addisababa ethopia
@Xasnaa.
@Xasnaa. 2 года назад
Adna lahashadaa laabtan kuu nugul ma lib siiside maad lugooyiyo deysid labac labac kiiyoow 😩❤️. 2023 yaa daawanaya salaama ✌️
@AmiinDeAlberto23
@AmiinDeAlberto23 2 года назад
Lama gaarin 2023 🙄🙄
@keyze21
@keyze21 Год назад
Xasuus😢
@Miskiinow
@Miskiinow 3 месяца назад
2024😢😢❤
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 2 года назад
Xasuus Gabadhii iigu horeysee aan la sheekeysto misena aan jeclaado ayaan si wadajir ah uwada jeclayn heestan. Imika igama dheera oo jaarban weli nahay walal Najma Allah haku dhawro qof qaaliyaad tahay ❤️🥰😪
@idirisadde
@idirisadde 2 года назад
Waqtigu imisadi ahyd
@asiyomohahassan9622
@asiyomohahassan9622 2 года назад
@@idirisadde war jeclida
@marufman2373
@marufman2373 2 года назад
@@idirisadde 😹😹😹😹
@cabdicasiismaxamed7281
@cabdicasiismaxamed7281 2 года назад
Kunoqo sxb xidhiidhkini dib uso celi anba sido kle gabadh aan jaar ahyn oo najma ladhihi jiray ayaan lasameeyy xidhiidhki ugu horeyay noloshyda walibana aad isu jeclaany
@cabdikariimabuubakar7623
@cabdikariimabuubakar7623 4 года назад
2020 yaa dhageesanaayo 🖤
@israsunday1036
@israsunday1036 4 года назад
Aniga wllhi
@mahedabdifarah9401
@mahedabdifarah9401 4 года назад
aniga
@AwedJR
@AwedJR 4 года назад
👌👌👌👌
@look.under.your.bed.and.run.
@look.under.your.bed.and.run. 4 года назад
Aniga wlhi ✊✊✊
@aaryareofficial3702
@aaryareofficial3702 4 года назад
@@mahedabdifarah9401 ²²21
@feisal9535
@feisal9535 4 года назад
2020 htaa dawaneysid like haa ila daafin
@hibolucky5523
@hibolucky5523 4 года назад
feisal February 19
@cicfantastic6699
@cicfantastic6699 3 года назад
2020 iidoo dhamaatay oo 2021 january 02 aan daawanooyaa lkn liketa kaama baqiilin waa kusiiyay
@LuisAlamari
@LuisAlamari 3 года назад
Gabadh aan aad uga heli jiray ee heestan ibartay Ninbay Xaaskisa tahay Noloshada Mid barakeysan Allaha ka dhigo Hunoy 👌💕
@fadumojini4340
@fadumojini4340 2 года назад
Sorry
@shurealiim9996
@shurealiim9996 Год назад
MashaAllah Ameen
@XasanCabdi-hm3cz
@XasanCabdi-hm3cz Год назад
hhhh
@ftl1290
@ftl1290 4 года назад
2020 hdaad ila dhageesanysid like ha ka ma suugin ❤💯❤
@kamalkhashoggi2374
@kamalkhashoggi2374 4 года назад
2020 yaa ila dhagaysanayo Nimcaan😍
@maxamedcabdi2752
@maxamedcabdi2752 4 года назад
Ani
@filsanbiligo4795
@filsanbiligo4795 3 года назад
Masha allha wllkaye Nimcaan hilcaa allha ikadayo hun mcnto💓♥️🌏🤍
@saxardiidofficial4618
@saxardiidofficial4618 2 года назад
Xiligasa saqidaysa wa dhib😀😀
@kamalkhashoggi2374
@kamalkhashoggi2374 2 года назад
@@saxardiidofficial4618 wlhi heeskan kama daalo weli waan dhageeysanayaa😁😁
@ainamadam8314
@ainamadam8314 2 года назад
2022 dhageeseneno😂😂
@mokhtar_barra
@mokhtar_barra 5 лет назад
ala muxuu wakhtigu cararayaa walahi heestan waxaan dhagaysan jirney aniga iyo inn aan saxiib ahayn ma school sare ahayn hablo aan jeclayn ayaan uugu heesi jirney intaan erphone isku dhiib dhibno maantana heer jamacadeed
@ramloaadan4455
@ramloaadan4455 4 года назад
Aabayo addunka ayaa sidaa iska ah qali haubaxin
@soyaaxmed8723
@soyaaxmed8723 2 года назад
@@ramloaadan4455 😂😂abyo aaa
@cabdisamedck4549
@cabdisamedck4549 2 года назад
@@soyaaxmed8723 Var. ta kadaa 😂
@bluenight3007
@bluenight3007 2 года назад
Always my favorite song markan u xiiso RU-vid ban kaso dontaa the one and only singer Nimcaan hilaac 🤴❤🌺
@birimoismaciil8639
@birimoismaciil8639 6 лет назад
yaa dhagesanaya 2018 nimcaan hilaac fanan qaran 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@wiilhoog9153
@wiilhoog9153 6 лет назад
mogadishu wa dhiigayga iyo dhuuxayga ☝☝
@Miiraalemedia
@Miiraalemedia 6 лет назад
mogadishu wa dhiigayga iyo dhuuxayga ✌️
@sahalyare7653
@sahalyare7653 6 лет назад
mogadishu wa dhiigayga iyo dhuuxayga anaga dhageysanaayo huno seetahay manooshahay
@mubasharabdi9391
@mubasharabdi9391 6 лет назад
mogadishu wa dhiigayga iyo dhuuxayga aniga ayaa dhageeysanaayo
@adanyusuf4150
@adanyusuf4150 6 лет назад
Wow
@NusaybaAbdirisak
@NusaybaAbdirisak 7 месяцев назад
2024🥰❤️‍🩹🤚😂
@FUFuBLeuV
@FUFuBLeuV 6 месяцев назад
25 single ah advice muhaysaa😂
@KhaalidSaleebaancabdi
@KhaalidSaleebaancabdi 4 месяца назад
2024; stlii listen me old is gold ❤😂😂
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 4 месяца назад
​@@KhaalidSaleebaancabdi😂😂
@ShamsamukhtarMaxamed
@ShamsamukhtarMaxamed 4 месяца назад
❤😢
@NusaybaAbdirisak
@NusaybaAbdirisak 4 месяца назад
​@@FUFuBLeuVwll nafta ha silcine uguuri😂😂😢
@CabdirashidCadceed
@CabdirashidCadceed 2 месяца назад
Inta did usoo boqotay 2024.❤ lovta isaara
@OMAARKA
@OMAARKA 2 года назад
2021 yaa dhegaysanayaa, 2014 ayaan aniga iyo walalkay iga yara marna saxibkay ahi wada dhegaysan jirnay hada helisink ayuu jooga waayuhuu muxuu ragga kala fogeeya ❤
@maprukamaxamed29
@maprukamaxamed29 4 года назад
ax wlhi xasuuus igu leedhy heestani mrkii iigu horeysay een maqalo wx i dhagysiiyey zhpky illlahy ha ku naxriiizto zhp maantapa kaligy dhagysanayh maalmahy zoo baxady ka dip isaguna dhinty maanta 7years laga joooga😥😥😥😥
@idirisadde
@idirisadde 2 года назад
Tahriib muu ku dhintay zhp
@adanyusuf4150
@adanyusuf4150 6 лет назад
2019 xata kamadaalo wilkayga a urebay coment asa like saarayo
@abdiaziizmahamed1340
@abdiaziizmahamed1340 5 лет назад
Hhhhhhhh waa aniga wiilkaagii
@اشتقتاليكياربي
@اشتقتاليكياربي 5 лет назад
😂😂😂allh izkiin gaadhziiyo wllo
@DR1VEN00
@DR1VEN00 4 года назад
Nasir
@jeekoolrappniga7539
@jeekoolrappniga7539 3 года назад
Sxp 2021 ka wrn😂😂
@abdinasirkhadar9008
@abdinasirkhadar9008 3 года назад
INTA DAWANAYSA 2021 lekta hayla dhafina 👍
@Guubaabo05
@Guubaabo05 5 лет назад
Iam Still Watching 2019 xasuusta Wllhi Anoo Ciyaala Dhagaysan Jiray😭
@ahmednuur3770
@ahmednuur3770 4 года назад
2020 qofkii daawanaya. Like 😁
@hoododahir5265
@hoododahir5265 Год назад
Xasuus heestan ano fasalka 6 dhageysan jirey imikna jamacd ku jiraa 30/10/2023 ISNIIN❤
@erwinhaid6261
@erwinhaid6261 4 месяца назад
walina single aya tahay
@Hus3ein
@Hus3ein 3 месяца назад
Ontira jaceyl wali mahelin 😢 i.a Allow waxan ka rajeynaya gabar riyatheyda ah❤
@carfooncabdulaahi1523
@carfooncabdulaahi1523 2 года назад
heesta wxan so boqday 2022 anigoo qalbi jab daremaya markan maqlo heeztan waxan ogada inana bogsan oo aan la liito jacyl qof wlpo xariir jacyl ku farxsan ha isku diyro qalbi jab wa xeerka uyaal jacylka💔😪😔🥲
@suldaandaacad4968
@suldaandaacad4968 Год назад
Why saa u dhahdey abaayo🤕
@Mohammedandcalisade
@Mohammedandcalisade Год назад
Sheikh somalia, somali lan Waxaan soo dhaa heey
@fartuunkulmie6605
@fartuunkulmie6605 5 лет назад
2013 ayaan hestan jecladay hadana waa 2019 wlhi waqtigu waa uu socdaa kama dalo hesahaga wlhi love ku ahay
@muscabcade136
@muscabcade136 2 года назад
Hadana waa 2022
@jamelajey885
@jamelajey885 2 года назад
Hdane 2022 nimcaan hwsihisa hore is ka jclahy
@InaXasan123
@InaXasan123 Месяц назад
Hadana waa 2024🥺
@ibrahiminaabdinasir9079
@ibrahiminaabdinasir9079 5 лет назад
Yanan kadalin heestan 2019 dawanaayo 👏👏👏👆
@asiye717
@asiye717 5 лет назад
la, anata ma Lado Liicayoo Waan Lumee 💋💯❤ Still 2019
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 3 года назад
Xld
@baderkhader8703
@baderkhader8703 Год назад
Heesta waxa la qaadi jirey Inaan Reer hargeisa ah Oo anu isbarenY 2019kIi Oo xidhiidh jacayL na dhex marey Inaantaas mudo badan ban wada soconeY lkn akhiiir waxay Iga JeClaatey ninkale Oo mudo gaaban is barteen Hada farxad Bey ku nooshahay ❤😊 wana mid anigana farxad ii ah Ku Noolow ban Leyahy markasta nolaal waarta ooo qiimo leH B,H,D
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 3 года назад
2021 yaa dawani hayaa Aduun horuu ubatee Alle heesaha hanaga madobeeyo❤
@jamelajey885
@jamelajey885 2 года назад
Amiin
@abdoohaaji8614
@abdoohaaji8614 2 года назад
Jacaylkaygiu 2014 baan soo xasuustay, Waayahaa nakala kaxeeyee imika waa xaas 2 caruur ah haysata.💔😢
@qaliazizz4110
@qaliazizz4110 2 года назад
Allaha ubarakeyo🥺
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 3 месяца назад
Waxaan dawanaay 1/7 /2024 kuna aadan xuska malinta xoriya soomaaliyeed dalkeena allha nabad nooga dhigo hambalyo umad soomaaliyeed 🙏🫡
@miina-zahraan
@miina-zahraan 11 месяцев назад
9/11/2023 still waan dhagysnayey😢😢😢 hdaa iga dnbyso isoo raac😢😢
@CabdiShakuur7
@CabdiShakuur7 11 месяцев назад
🙌❤️
@russmillionaire6895
@russmillionaire6895 Год назад
Labac Labac 2024😂 is watching La anta malado licayo Best favorite
@FartunXasan-gl9gm
@FartunXasan-gl9gm 9 месяцев назад
2024 dawanoyaa❤😂
@suldaanjama4061
@suldaanjama4061 4 года назад
Corona season whoz watching with me 😍😍
@lilzaakirgamer6695
@lilzaakirgamer6695 3 года назад
Seoson 2 carona😂😂😒
@x_rzaak
@x_rzaak 3 года назад
@@lilzaakirgamer6695 season 3 corona😂😂✌
@SamiaAhmed-q2e
@SamiaAhmed-q2e 3 года назад
Fosho
@honmouse7651
@honmouse7651 3 года назад
Me🤣🤣
@aniisaciwal7408
@aniisaciwal7408 2 года назад
Ashgr
@Qalbitaajirinaismaciil-oe5vj
Heestan hadaad dub usoo radisay wakhti xadirkan waxan fiirsanaya 2023 Bishii 6 19 kiigi hadaad iga dabayso ay dhaafin si aan ugu soo laabto hadan noolahy Isha allah
@AnapAli-ci9ei
@AnapAli-ci9ei 4 месяца назад
18.6.2024🫡
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 2 года назад
Nimcaaan abdirahman hilaac ninkaaan tageera number 1 u ahay keeep going sxb 2022 still mi fav song
@luckyugbaad1807
@luckyugbaad1807 Год назад
Nimcaan abdirahman ❤😢😍🥰🥺🥰🥰😍😍😅😅
@aragsancabdi4592
@aragsancabdi4592 2 года назад
Heestan waxan jeclaa 2013 2014 anoo ka tahriibay adis ababa waxan tagay libiya waxan joogay 7 bilod kadib waxan galay itali mudo kabacdi waka sii tagay manton joogo span tariiikhdu waa 29/7/ 2022 malin jumco ah qoftan jeclana xiligas waxaa ujooga 5 caruura ana iskabulo ban wali ahay lkn kista waa hayaa alx mardhawna waa aroosan rabaa hanbalyo isoo dheh
@ubahali1734
@ubahali1734 2 года назад
Hanbalyo
@abdulmajidahmed9162
@abdulmajidahmed9162 2 года назад
Hambalyo bro
@mustaphhonest9217
@mustaphhonest9217 2 года назад
Hampalyo👏
@cabdijibaar6528
@cabdijibaar6528 6 лет назад
heestan 2014 ayaan bartay hada 14/10/2018 ayaan dawanayaa nimcaan fanan qaran
@dareen72
@dareen72 11 лет назад
9ice song waxaasaa fanaan ah eesh qiyaaasak!!!!!
@Aaliya___dheman
@Aaliya___dheman Год назад
😢😢 ugu danbeen waa soo xasuuste heestaan xasuus igu leedahy 😢
@Xaliye2024
@Xaliye2024 5 лет назад
6 years ago dhagaysan jiry imikan waa 2019
@edna_ah3567
@edna_ah3567 3 года назад
Welcome 2021
@muunaasli706
@muunaasli706 2 года назад
@@edna_ah3567 2022
@Xaliye2024
@Xaliye2024 2 года назад
2022 still now
@layaanabdalaa5879
@layaanabdalaa5879 2 года назад
Heestan xasus gooniyah ii ledahy 2014 aroos u aday xafad ka tirsan dagmada hodan dhankas iyo soonikay waan xasusta jamka waxaa la shiday heestan gabadhi aan u imaday daraded wiil wllo yahiin arosaye labadine baa ku dheelne hada gabdhaas way dhimate allah u naxariso qabrigeed allah u wasaciyo xasus gooni igu ledahy heestan wayo hada dhageysto xasus galaya gabdhii ila dhashay hestaas goobtii mashxaradi dhaceysay farxadi aan ku sugnen manta ma noolo waa murug marna waa farxad in heysto wax ku soo xasusto aduunkan iyadaba lagu wareynine allow qatumada ino tooso Ameen 27-5-2022 Habenimo jumca 18;12 muqdishu-somalia
@saabir3667
@saabir3667 2 года назад
zorry zxp dunida sidaad xasuuso ugu jirtoh uun baa laga dhex qaadayaa ilaahey ha unaxariiztoh gabadhaa walaasheena, zxp gabadha qarax may ku dhimatay😭😭😭🤲🤲🤲
@layaanabdalaa5879
@layaanabdalaa5879 2 года назад
@@saabir3667 Mahadsanid wll sax murugo laga dhaxlaa lkn waxaa heysta wax aan ku soo xasusan karo . Maya walal way xanunsate mudo yar kadibna way geeriyote 2016
@aminjokarmaan1212
@aminjokarmaan1212 Месяц назад
1:35 1:38 1:39 1:40 1:40 1:41 1:41 1:41 1:41 1:41 1:42 1:42 1:42 1:42 1:42 1:43 1:43 1:43 1:43 1:43 1:44 1:44 1:44 1:44 1:44 1:45 1:45 1:45 1:45
@shimbirka.
@shimbirka. 3 года назад
Hees Aan Aad u Jeclaa Wlhi Runti Xasuus 2013🙏🏾💯 Imkna Waxn Dhgysan, 3 January 2021 Axad🥰
@Bamakhram
@Bamakhram 4 года назад
heestaan xagee bay iga jirtay woow😍
@shukria.lovelymahamoud5480
@shukria.lovelymahamoud5480 10 лет назад
yeaah I love this song because that is my favorate song
@iamsomali5529
@iamsomali5529 4 года назад
5 years later
@sumyosalada8796
@sumyosalada8796 4 года назад
🙄🙄🙄🙄6
@yusufshafi4921
@yusufshafi4921 4 года назад
Who cares
@apdirizakmohamedlucky7646
@apdirizakmohamedlucky7646 2 года назад
Ĺèģèñďry sister
@abdikarimniman4922
@abdikarimniman4922 2 года назад
8 years
@RiyaaqcaLi
@RiyaaqcaLi Год назад
Ayyy heestan hada ka hor maan daawan iyadoo jarjar ah meelahaas ka maqli jiray Hdana waan soo raadiyay❤2023 dhagaysan xili habeen ah anoo casho karinaya isku maaweelin🕊🌿intaas waxaa ii wehliya JceyL😩❤🙈Oo Niyadaaban Ka leeyahay yaa wax yar uun shimbir kaa dhiga aa duushid oo qofkaas soo aragtide kadibna aad soo duushide🕊🌹❤Hde miyay Dhacaysaa🥺
@bilexaajiciise3999
@bilexaajiciise3999 5 лет назад
Heestaan yaa ka soo arkay duqda dhaheeysa igu lamaa noow hoo igu lamaa noow hoo hhhhkkkk
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 года назад
@Mana Ahmed walhi waan ku Daaley amba tiktok ayuunban ku arkaa
@maxamedkhadar6667
@maxamedkhadar6667 3 года назад
Aniga duqda ayn ka so arkay😄😃
@hamdaabdi3737
@hamdaabdi3737 4 года назад
xasuus wlhi walaalkay bay labton uu lahaa ku jirtay jamacadu fresh ahaa anaguna primary maalinku ka tago hestan unban daran jirnay imikana anaga marayna heer jamacaded wakhti😪
@mohamedabdirahman144
@mohamedabdirahman144 4 года назад
Heer xun baad kasoo martay
@hamdaabdi3737
@hamdaabdi3737 3 года назад
@@maxamedhubbi6860 haa
@babybuu7693
@babybuu7693 2 года назад
I used to listen this song when I was so young and now I'm 18 still listening I love this song one of my fav song 💓💓💓💓
@yahyesabdow6255
@yahyesabdow6255 2 года назад
Let me ask you question who taught you English tell me something about it
@musayourson-in-law3104
@musayourson-in-law3104 2 года назад
Ain’t you kid still 😂 ? I’m your elder bro 23 😅❤️
@user-lu3lu0
@user-lu3lu0 Год назад
Saaame 😭💕
@sakimohamud9786
@sakimohamud9786 Год назад
Me too I use listen when I was young
@cabdirisaaqfeysal4947
@cabdirisaaqfeysal4947 Год назад
​@@user-lu3lu0qqq a/a&sharma. Boi snsnnnss.nsnssn kkdbeb
@Hannad_Music
@Hannad_Music 4 года назад
Anoo 11 Jir Dhageysan Jiray Hadana 16 Sano jiraa Alx .. Waqtigu Orod badnaa 😭✅
@abdirahmanabiib8341
@abdirahmanabiib8341 2 года назад
2022 still love this song 🎵
@faatimafalis7650
@faatimafalis7650 2 года назад
Hi
@fardowsoqaasin4244
@fardowsoqaasin4244 Год назад
Nimcaan hilaac
@fardowsoqaasin4244
@fardowsoqaasin4244 Год назад
M.a
@fardowsoqaasin4244
@fardowsoqaasin4244 Год назад
Please find attached
@fardowsoqaasin4244
@fardowsoqaasin4244 Год назад
M.a💖💗💓💞💕❣💔💝💘💋❤🧡💛💙💙💙💜💜💜💜🖤🖤🤎🤎
@dayaxmeekal6366
@dayaxmeekal6366 7 месяцев назад
Dadka 2024 Daawaday wan salaamay😂😂😂
@MEECAAD_MEDIA
@MEECAAD_MEDIA 4 года назад
2020 ayaan dhagaysanayaaa Waxay isoo xsuusinaysaa xasuuso qurux badan 2013 Nimcan hilaac
@KhayreAli-ep5wx
@KhayreAli-ep5wx Месяц назад
Nimcan abdihman xsan hilac My favorite man❤ 2024.17.sep Balidhidhin ❤
@cicfantastic6699
@cicfantastic6699 3 года назад
Heestaan 2021 hadaa daawaneesid ismuuji🥰✌
@reeqacarab
@reeqacarab 3 года назад
Heestan 2009kii baan dhegaysan jiray waagaa Laabsaalax baa qaadi jiray oo aanu reer Nairobi isla ahayn
@Sihaaam22
@Sihaaam22 2 года назад
Ala ben badnidaa bisinka 2014 lee soo bax day 😂😂😂😂
@yaasircade51
@yaasircade51 8 месяцев назад
legemed baa tahay wlhi ​@@Sihaaam22
@muscabaxmed
@muscabaxmed 5 месяцев назад
​@@Sihaaam22 macnaha wuxuu ku yidhi abwaan xasan dhuxul laabsalax ayaa qaadi jirey
@abdinasirfarahmohamed5059
@abdinasirfarahmohamed5059 5 лет назад
2019 farta tag
@aaminagamadiid2693
@aaminagamadiid2693 4 года назад
Hesstan waxn ku xasuusta 2015 anigo irshaad secondry school dhigta ayaa waxa no qaadi jirty xilga macalinku naga maqan yhy inan la odhna jirey Niciima o aad u cod macaanayd dhamn hesha nimcaan bay noo qaadi jirty wlhi xasuus
@canuni3039
@canuni3039 2 года назад
This song 🥺💕🥺💕❤️love ku ahay heestan 🥰🥰😍🥺🥺💕💕💕💕🥰🥰❤️❤️❤️🖤❤️🖤😍😍🥰💕💕🥺
@Mohamed-h2g5p
@Mohamed-h2g5p 2 месяца назад
Nolasheydii miskiyeeey adunka ayaa kugu jcelhy wlhi. ma laga yaabo in aan is weeyno sbbto ah wax kalsoni ku qaaba jaceylkeyga mcnto Faraxd ku nolow alpi❤ 😢🖇️Ⓜ️ 25/08/1019
@cashocady4900
@cashocady4900 4 года назад
𝐡𝐞𝐞𝐬 𝐱𝐚𝐬𝐮𝐬 𝐢𝐤𝐚 𝐦𝐮𝐝𝐚𝐧 𝐰𝐥𝐡𝐢🔐💍𝐈𝐧𝐝𝐚 𝐢𝐥𝐚 𝐝𝐡𝐞𝐠𝐞𝐬𝐚𝐧𝐢𝐳𝐚 𝐥𝐢𝐤𝐞 𝐬𝐚𝐫 💋🙏💞💕❣️
@FaadumoMaxamud-s8v
@FaadumoMaxamud-s8v Год назад
Malin jimco ah 23 june 2023 ban dhagesanaya wixi ka dambeyo wa tariiq fadlan hada iga dambeso like iii si sar
@pedrigavi6663
@pedrigavi6663 2 года назад
2022/ 8/6 Old is gold istiil i lestining 2022 hdaa iga dambeysO like isaaR😁💝
@abdiqafarali7410
@abdiqafarali7410 2 года назад
Its 2022 and still vibe with it 🤪✌️❤️
@Htp.yngzzk
@Htp.yngzzk 2 года назад
Wxn uso dajisty sidan safark ugu si dhgysto 😂😭😭 shalay dhgyty
@maxamadqadar1538
@maxamadqadar1538 2 года назад
@@Htp.yngzzk ,
@shukriahmed195
@shukriahmed195 2 года назад
14
@almaahmed7417
@almaahmed7417 5 лет назад
Alla wakhtigu dhereya 2014 shaly unaby aheed mantana 2019😩😩alla mxn heestan Ku jaasnay anigiyo azxap kle😭
@CumarIsman-y4d
@CumarIsman-y4d 2 месяца назад
Ilahay waxa ka rajaynayaa inuu riyada mar uun ii rumoobi doonto oo ku dhagaysan doono american 4/8/2024 inta Ila qabta liveka iii saar bro😊
@salmaanabdiaziiz9001
@salmaanabdiaziiz9001 5 лет назад
Heestan xasuus goni ayey ii tahay waxaan dhageysan jiray 2014 markaas oo eheed markii igu horeysay aan wax jclado ilah hadana qoftaas wan islah socona alle calaf ha igu daro cwa wana dhageysayaa 19.12.2018 December xasuus goni ah inta jclka la saxiip ah like ha ilah dhafina🙏🙏🙏❤❤❤
@abdiasismohamed896
@abdiasismohamed896 5 лет назад
Naziip padanida ziz ma qofkaad xiliga iz barateen ayd la zocota aniga xiliga 1000 nagood aya iga danbeeyey hhh
@muna4224
@muna4224 5 лет назад
4 years sheko ah aaaaa 😂😂
@salmaanabdiaziiz9001
@salmaanabdiaziiz9001 5 лет назад
@@muna4224 sidee sheeko u tahay wll isheek runtii waxaan kulah wadagay xaqiiqda marka adiga lee waye sidaa u qadan leheed🙏🙏👈🏽
@salmaanabdiaziiz9001
@salmaanabdiaziiz9001 5 лет назад
@@abdiasismohamed896 sxp beenta mahan wan nasiib bdnhy inasha allaha qof wlbo waxaan u rajeyaana in uu helo wuxuu rajeynayo labadii si dhabna isku jcl waxaan u rajeyna in uu calafka iyo nasiibka isku beego inasha allaha bro thankz adna 🙏🙏👈🏽
@muna4224
@muna4224 5 лет назад
Wlo anu wax qalada kama wadine wa waqti addd u dheeer in sheko un la wada xoga waxa fican in shekadu 1 year kula dhafin
@MustafeClraxmaan-ou5no
@MustafeClraxmaan-ou5no 6 месяцев назад
HeesO Xuzuus Gaar ah ileh Tan iyO markan BartaY in Uu JacaYL JirO 😊
@ifrahaxmed9256
@ifrahaxmed9256 3 года назад
Heestan xasuus gooniya Bay ii leedahay runtii 2013 bn dhegaysan jiray anoo yr oo 😍 shukaansi barad ah qalbigayga Fresh buu ahaa xasuus gooniya 😭 2021😍❤
@cabdixakinibrahim475
@cabdixakinibrahim475 2 года назад
Imikan 🥺
@ANFACONLINEACADEMY
@ANFACONLINEACADEMY 2 года назад
Runti heestan waan ka heley oo waan ku celceshtaa because it soo beautiful
@Zaki__7483
@Zaki__7483 9 месяцев назад
2024 and it's still hits , nostalgia ❤
@HanaanHassan-rj9ue
@HanaanHassan-rj9ue 9 месяцев назад
@NimcoCabdikarin-v2l
@NimcoCabdikarin-v2l 8 месяцев назад
I am still watching 2024😂😂❤🐐 I am goat 🐐
@sabrinsabrin7310
@sabrinsabrin7310 3 года назад
Maanta waxan ku xasuustay heestan anoo yar. Jaceyl igalay ii galay wiil mana ogi. Halkuu ku dambeeya. Lkin aaad inana ku jeclhy marwlba ogow wadankan wana ka soo tagy isane meel uu ku nolyahy ma aqaan. Abdilaahi wana ku xasuusan doona marwlba
@baliilboy708
@baliilboy708 Год назад
9years ban hestan dhageysanyay ila hada wana ku raxeysta kwrma😅😅😅
@OmaribrahimHared
@OmaribrahimHared Год назад
Xasuuuuus maantoo oo sameeenayo course keeega aaan waxbdan sugaaayey 2o23 Voi campus Persueing clinical medicine and surgery 🥰
@abdirahmanelmi8745
@abdirahmanelmi8745 4 года назад
Waa heesta han ku gu jecel ahay 💓💓💓💓💓
@ahmedkorosavic3244
@ahmedkorosavic3244 10 месяцев назад
Xasuus bay ileedahayHeestaan markasto aan dhagaysto waxaan soo xasuustaa saaxiibaday _mo mire iyo xadaari aad bay ujeclaayeen heestaan zxbayal I miss you guulaysta😢❤
@asmoamoore173
@asmoamoore173 8 лет назад
jaceyl luraa igularanoo laxawgiisiii waaan laliicoo waanlaliitaa adna lahshada laabta kuunugul maligsiiside maalugooyo days is labaclabac
@ugbadyusuf5754
@ugbadyusuf5754 6 лет назад
Jaceyl luraa igularanoo heestan wan Jeclahay yaa dhagaystay 2018 3/11 kkkkkk
@hamadofarahhanad535
@hamadofarahhanad535 Год назад
Heestaan markay soobaxaday waxaan carurur balse hada waaxaan Ahaay Arday kujira sanadkii ugu danbeyaya schoolka Allaw irumer jardaydayda baby 28/12/2022
@mumtaazsaid3103
@mumtaazsaid3103 Год назад
It's 2023 and i still love this song 🎵❤💕
@sakimohamud9786
@sakimohamud9786 Год назад
Sommme
@suzandhopey9672
@suzandhopey9672 2 года назад
Hestan mudo dheer radinayey balse hada helay 🎉❤️❤️
@shugricadet4033
@shugricadet4033 8 лет назад
waaw best song i like it nimcaan hilaac
@maxamettabdullahi6324
@maxamettabdullahi6324 3 года назад
Mano shahay
@dhamukedhamuke5883
@dhamukedhamuke5883 2 года назад
Manooshahy
@XasanmaxamedAadan-m3o
@XasanmaxamedAadan-m3o Месяц назад
Hestay way iga dhaxbaxday runtii❤
@somalifany1931
@somalifany1931 5 лет назад
2019 actobar 😁
@umiina4635
@umiina4635 2 года назад
wxn go.aansadey meel laiga aqoon inaan ka hdlo waan waayey wx hdalkeyga dhageysta taasna ayaa igu qasabtey inaan meelaha laiga aqoon kuhdlo nolosha baa igu adkaatey oo wxn nqdey kali 😭 wxaan nqdey qof waxbarashada ku adkaato blse ilaa hda kusii mdx adeegeysa :) 😫😭
@Sinjibiil10
@Sinjibiil10 2 года назад
Alle haku sahlo wll wxwalbana Alle haku fudaydiyo
@sumyosalada8796
@sumyosalada8796 4 года назад
Xasusu Goni ah by I ledahy heestn 2016 😰😰😰lkin wiilki Iso dir jirya calaf isku ma yeeln adn wan isku jcln hadn wxn ahye marwo la qabo 2020 🙄A
@abdullahibulla
@abdullahibulla 9 месяцев назад
La.aanta ma lado liicayo waa lumeee🥺 adumba lasimo qalbiga kularan🫀 igu lamanoowww👸🫶🥰 10/1/2024 13:50pm⌚
@kamamoores3138
@kamamoores3138 2 года назад
2021 still love this song.
@hanadsaleeban2965
@hanadsaleeban2965 2 года назад
20022
@kamamoores3138
@kamamoores3138 2 года назад
@@hanadsaleeban2965 waa runraa war waan duqooaw.
@hanadsaleeban2965
@hanadsaleeban2965 2 года назад
@@kamamoores3138 yaaa
@abokorabdirahman3653
@abokorabdirahman3653 2 года назад
2022
@hanadsaleeban2965
@hanadsaleeban2965 2 года назад
@@abokorabdirahman3653 😭
@apdirashidrashka5895
@apdirashidrashka5895 2 года назад
Heestani waxay ka midtahy 4 heesood een noloshayda RU-vid kuqory Ana dhagysty waxn ku xasuusta zhp daariq Maxamed warsame oon malcaamad wad dhigan jirny 2013 ki wlhi nusaac marka layidha so tukada ilaa uu akhriyo imuu raaci jirin xasuus 25/9/2022 14:19 mint pm RR7
@xafsoxubi2114
@xafsoxubi2114 5 лет назад
cabdinasir caawo kuma arko mcnow inte iga adi heestan adiga jecel waa ku oghy marka heestan Yuo tube ka dhagesaney waa ku ogay mcn iso wac marka i aragto waa xafso
@uthmaanbenjamin2632
@uthmaanbenjamin2632 5 лет назад
Cawa xasuus hore gashay saxibka wad heli
@xafsoxubi2114
@xafsoxubi2114 5 лет назад
uthmaan benjamin haa 👏🤗😢 3 sadex malin ma arkin iso ducey isku meel ma jogna wlhi waa walwal sanahay
@uthmaanbenjamin2632
@uthmaanbenjamin2632 5 лет назад
Insha Alaah wad heli donta my dear sister niyad qeer usheg😅😅
@xafsoxubi2114
@xafsoxubi2114 5 лет назад
uthmaan benjamin adiga gabar ma thy mise wiilo wllo
@xafsoxubi2114
@xafsoxubi2114 5 лет назад
uthmaan benjamin horta ma ogthy jecelkeyga nimcaan ayu u egyhy 😢
@Who_are_you900
@Who_are_you900 5 лет назад
Malimahii ay soo baxday manta iigu xigta 6snno kso wareegty 2019/5/4 ramadana malin ka hadhsan inshaallh alle nbd qab io cafimad ha inogu so geliyo dhmnten
@shamsudiinmaxamed4849
@shamsudiinmaxamed4849 4 года назад
Anigigooo ciyaal ahbaan dhagysn jiry heestan♥️😭
@nimcoaxm3d547
@nimcoaxm3d547 3 года назад
Imikana
@maryamacabdi3499
@maryamacabdi3499 Месяц назад
10 Sano ka hor ayay zoo paxdy hadna waan fiirsanyaa😢😢
@abdullahiabdi3118
@abdullahiabdi3118 5 лет назад
Heestan aadbaan ujeclahay wallaahay iyo billaahay #waymacaantahay.
@anisomaxamedcusmaan
@anisomaxamedcusmaan 3 месяца назад
2024😢heestan waxa dhagesamaya anoo jawi kuqadanayo xeebta muqdisho hada iga danbeso❤❤❤
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf 3 месяца назад
Wwww
Далее
Nimcaan Hilaac Hees Sucaad HD
6:10
Просмотров 318 тыс.
Nimcaan Hilaac Labac Labac 2013 HD
6:33
Просмотров 1,7 млн
МЭЙБИ БЭЙБИ - Hit Em Up (DISS)
02:48
Просмотров 336 тыс.
진 (Jin) 'I'll Be There' Official MV
03:15
Просмотров 7 млн
ŠKODA не перестает удивлять
00:48
Просмотров 480 тыс.
Nimcaan hilaac __ labac labac __lyrics 2019
6:42
Просмотров 1,2 млн
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Просмотров 4 млн
King Khalid   Nagma
5:21
Просмотров 12 млн
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Просмотров 2,7 млн
Heesta Walow Codki Nimcaan Hilaac
6:18
Просмотров 971 тыс.
Ka tir laabta official video-nimcaan hilaac
7:22
Просмотров 1,1 млн
МЭЙБИ БЭЙБИ - Hit Em Up (DISS)
02:48
Просмотров 336 тыс.