Тёмный

Nimcaan hilaac | dabar | Lyrics 2018 

GiLaawe
Подписаться 22 тыс.
Просмотров 3,5 млн
50% 1

#Subscribe🙏❤️
#subscribe #like #thanks
🌟♨CLICK ON SUBSCRIBE. [🔔] 🌟♨☝️
🌟 TO UPCOMING NEW VEDIOS🌟
💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥
♨Like,comment$share♨
🔥Make sure click on subscribe🔥
And notification🔔
👉 Thanks👈👍
More
♨Instagram/ Gilaawe

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 758   
@Abdirahman_speed
@Abdirahman_speed 2 года назад
Waala yaaabay wlhi wa cajiib heestani anigu runtii waan la yaabay yaa ila daawanaya 2022 aadban u jeclahay mar ba hadii anigi aan dhagaysanayo sidan ayaan tabaya
@hapzamuze2757
@hapzamuze2757 2 года назад
Ana kula dawanaya 🥺
@mohamedshaashaa7580
@mohamedshaashaa7580 2 года назад
me😥
@cadeheydhalad2672
@cadeheydhalad2672 2 года назад
Aniga xiita waaikan heesta caadi ma ahaan
@Simmran
@Simmran 2 года назад
Ana kula daawanaya inta hore le kamaqli jiray waa hees jirta ileen
@hamdigelle4349
@hamdigelle4349 Год назад
Hhhh 2022 /9 like that
@alibulle7612
@alibulle7612 4 месяца назад
Gabadh qiimo badan oo Muno la dhaho ayaa jaceyl xad dhaaf inaga dhaxeeyay anaga oo guurkeena u diyaar garoobeyno ayay Nairobi shil ku gashay 2018 oo ku dhimatay qaracankii aan ka qaaday ma iloobo ilaa hadda waana u duceeyaa markasta heestan maqlo waa iska ilmeeyaa ayadaa aad u jecleed oo ku xasuustaa 😭😭😭 Guriga ayaan ku dhageesanayaa waliba cod sare waxaan idinka soo salaamayaa Calgary, Alberta Canada 🇨🇦
@YurubSaciidRooble
@YurubSaciidRooble 2 месяца назад
Ax sorry apwe😢
@sowdaabdirizak6911
@sowdaabdirizak6911 2 месяца назад
Allah ha u naxariisto
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 2 месяца назад
💔😔
@Cayuushqurux48
@Cayuushqurux48 2 месяца назад
Allh u naxristo
@NastehoAhmedaadam
@NastehoAhmedaadam Месяц назад
Illah samir haka siyo😢
@user-re8pn6bm9b
@user-re8pn6bm9b Год назад
Jaceylka warqad laguma qoro maxaa yeelay waraaqda waayaha ayaa tirtiri kara, dhagaxna Laguma duugo inuu jabo ayaa laga yaabaa, qalbiga ayaa lagu guntaa halkaas ayuu waligii baaqi ku ahaanayaa". K♡H❤
@abdullahihashi2397
@abdullahihashi2397 2 года назад
"Adigaan dugsiinayo kaa helay Kaa helay daryeel loo Qalbi daacadoo furan Igu deeqay huuno" beydkaas micnihiisa waxaa garanaya qofkii haysta wehel, dhab ah, runtii jacaylki waa laf dhabarka nolasha, qof walba qofbaa wehel u ah. Ilaahah ha isku calfo intee is weheshata.🥺❤
@rodocabdi2778
@rodocabdi2778 Год назад
Aamin🥺😰
@amiraaaadem7892
@amiraaaadem7892 Год назад
Aaamiin
@minaymohamed2843
@minaymohamed2843 2 года назад
Wiil aan waxa wada soconey 8 bilood waan jcldey haben aan waxa isku dagalney wax aan micno eheen wuu i mac salameyey malinta kale aan wacay wuu iga qaban wayey waxa u iigu dhahay wan mash qulsanahay ana wan aminey waayo waan jcla ilaa iyo manata 4bil aa ka.soo waregatey haben iyo malin waan iska oyaa wax aan sa meyo ma aqano mar waliba àn wacana mashuul kama dhamado isoo duceya in u alle qabigeyga ka saro haduu qer iyahayna in u alle isoo celiyo🤦‍♀️💔💔😭😭😓😢💔adunka waxa uugu xun qof shaley isla wada socoten mantana ku mer merinayo😭😭
@mohamedfarah8808
@mohamedfarah8808 2 года назад
Wlhi waaa xanuun qalpigaaga oo huraya hadana aan lagula qabin waxaa ku qabanaysa qalpiga hadii labadali karo iskabadal 😢😢 qalpigayga dhamacda kashidan raashin waa lagu karsan karaa
@ayaanniita7481
@ayaanniita7481 2 года назад
Abyo qalbigaa qeer usheeg adiga ilhey kula jiro qof kaas niyada kasaar sorry nolosheydii 🥺😭😭💔wan kudaremoyaa iska samar macnto
@jannatmohamed4183
@jannatmohamed4183 Год назад
Baayo alaha qalpiga kuu qabojiyo marka labaadna qofka hadi la cayrsado wuu sii carara marka isku day inaa ka joojisid callka oo ha ku wayo markas ayu ka fikiri oo is dhahaya maxay kuso wici wayde
@hindacabdilahimuuse5494
@hindacabdilahimuuse5494 Год назад
nimaac hilaac
@xanaanismaaciil2432
@xanaanismaaciil2432 Год назад
Ilhy qalpiga hakaaga reebo
@mohangurey6414
@mohangurey6414 2 года назад
Heestan Wax LaiGu Sheegey Ban Garan La aHy iLaa Maalinta Garaadsadey Wan Dhageysanaya OnLy LeGenD Nincaan HiLaaC💟💯🤟
@NAJUU539
@NAJUU539 5 месяцев назад
Still listen 2024😢😢💔
@Nasri-zx4yz
@Nasri-zx4yz 4 месяца назад
❤😅😅
@user-kc8kd5df1g
@user-kc8kd5df1g 4 месяца назад
​@@Nasri-zx4yz😢😢😢😢
@Dunyaaaa-ku3iw
@Dunyaaaa-ku3iw 4 месяца назад
8/5/2024❤
@muudoofficial7300
@muudoofficial7300 4 месяца назад
@MrifiyeAhmett
@MrifiyeAhmett 4 месяца назад
10/5/2024😢❤
@kafiyaxassan3364
@kafiyaxassan3364 2 года назад
Heestan xasuus ayey igu leedahy wllhi Markasta waxa ii qaadi jirey qof nolosheyda xasuus iyo qiimo weyn kulaha wakhtigu inuu iskeen siin doono ma ogi lkn still waa I xasuus heestani abdirasheed 😭💔💔
@ahmedmahad1390
@ahmedmahad1390 Год назад
Alla waykan waku xasuusta farxiyo😰🥰😰
@suuradibraahimcali2303
@suuradibraahimcali2303 Год назад
Caawa jecel dartiis amaa isku dilaa ala💔😭 xanun dareemaa isooduceeya 🤲
@YASIR-DLP
@YASIR-DLP 3 месяца назад
Qof ad jeceshahay majira 😢
@Refanibrahimadan
@Refanibrahimadan 3 месяца назад
😢😢😢😢
@FarxiyoAdan-r5q
@FarxiyoAdan-r5q 10 дней назад
😢😢
@FarxiyoAdan-r5q
@FarxiyoAdan-r5q 10 дней назад
Mom😢kuxisay
@Hadia_farhan
@Hadia_farhan 2 года назад
“Jacayl waa Darren Dacam weeye adimga Qalbigooda dago oo Argtida ku daaree !!” Heestan wax kle weeye runtii ❤️
@mohaaadam9335
@mohaaadam9335 Год назад
Ma ila aragtay horta
@abdirizakmohamud9315
@abdirizakmohamud9315 Год назад
❤het song weeyan
@mansurabdullahi3555
@mansurabdullahi3555 Год назад
haa waa ron queenney
@mohamedabdillahi1437
@mohamedabdillahi1437 Месяц назад
Sanandku wu 31/6/2024 laba beri kadib wa dabal daga 1da agoust Hambalyo dadkygii puntland saacadu wa habeen waxa si macaan igu dhacaysa hawo yar jawiguna aadbu u macaan yhy Heestan ba i daaraan just relax 😊
@user-si5ml2lz5g
@user-si5ml2lz5g 3 дня назад
Ku aaway😢😢😢
@cabdalesiciid5743
@cabdalesiciid5743 2 года назад
Heestan Waxaan dhagaysan jiray wakhtigaan ciyaal schoolka ahaa anagoo gabar wakhtigaa schoolka nala dhigata is jeclayn markii ugu horeesay een is baranaynay sawirada mid waLaaLkay ah oo iga wayn ayaan udiray anigoo usheegay in waLaaLkay iga yar uu dhigto schoolka ay dhigato kan yar een sheegayaana waa aniga waxa dhacday maalin ayaan meel isugu soo galnay si kadisa ayay iila hadashay Ana sidoo kale waan lahadlay markaa ayay igu dhehday alla dumaashi waLaaLkaa kaa wayn isu cod eekidinaa Ana waan dhoola cadeeyay anoo qalbiga xanuun dareemaya😭😭💔
@fatimahassan6682
@fatimahassan6682 2 года назад
Tlow mey ogaty gabdhas adi ina ahyd 😁
@asmamawel8344
@asmamawel8344 2 года назад
Sheekadu halkay ku danbaysay noo dhamee🤣😭😭
@bilanmohamedsamatar9945
@bilanmohamedsamatar9945 2 года назад
😢😢gabdhas hada ma is hesheen
@dumarkudhancali6927
@dumarkudhancali6927 Год назад
Ax sorry pro
@Sacadabib
@Sacadabib Год назад
😂😂😂
@MOHD-MOH
@MOHD-MOH Год назад
Waxay ahyd horaantii sanadkii 2021 gaar ahaan bishii 2 Markii ugu horeysay ee aan is baranay Gabdhii aan dumar intooda kale ka calmaday Bilowgii barashadena !! Najax waxay ahayd gabdh joog iyo jamaal Alleh U dhameyay dabciga iyo dhaqankeeda soo jiidashada leh waa mid qof walba ku jecalaan karo Intaa waxa u dheer aqoon iyo garashada toolmoon Xidhiidh yagii baa bilowday mudo ayuu curdin ahaa Si facan ayaan isku fahanay Heer waxan garnay anaa cabaaar Kala maqnan AROOR ha dhihin HADHGAL ha dhihin SAQBADH ha dhihin Goor walba waxan ahayn dad khadka ka wada hadala Oon Kala maqnan qadar nusu saca xitaa Habeenada qaar xafada igu kalay bay i Oran jirtay Oo ay igu marti qaadi jirtay Wuxu wakhtigu is gurabo 2022 baa la galay Lakin dhinacaga gaabis baa ka yimid Oo waan ka xiisa dhacay I ogaa tay inay wax i qaldan yihiin oo aana sidii hore ahayn Habeen ayan xafadooda ugu tagay oo albaabka gurigooda ayay si tartiib ah iga furtay Way i hor socotay waxay iga soo talabisay barande Qolka markay sii gelaysay ayay tafta fayday Waxa hal mar i muqday kubab waa wayn oo cadcad inta ay leeg yihiina lala ashqararo Maxaa nimco iyo aduun Rabi ku raray AAH!! Wuxu ficanaa oo indhaha u ranaa Waan shekaysanay oo waxay ugu dhurtay war ay ku sheegayso inay aad i jeceshahy Wajigeeda ayaan si fican isha u geliyay Bishmaheda debnaheda way yara burburan yihiin Oo misna jileec sayida ayaa ka muqday alla dhukasha ku haboona ayaan niyada ka iri Habeenka dareenkeyga waan celin kari wayay Waxan ka dalbaday gogol dhaaf lakin Way iga diiday Waxay igu tiri gabdhnimadeyda ha ku ciyaarin iyo jeceylkena ee aan is xalaashano Lakin waxan cudur daar uga dhigay labdenuba ardey ban nahy Lakin waa is fahmi waynay Habeenka anoo xanaqsan ayan gurigoda ka imid Waxana goaansaday inaan halka ku soo gabagabeyo xidhidhka aan wakhtiga dheer soo wadnay Markaan xafadayada imid wayay WhatsApp igala soo hadashay lakin message ka ma jawaabin Call cadiya ayay iga soo garacday Lakin mashqul ayan kaga xidhay Numbero dadka kale ayay iga soo garaci jirtay Xita ma qabn jirin Gabadh ay saxiibo yihiin Ayay isoo dirta waan ka dhuman jiray Message ka ay WhatsApp ka iga soo qorayso Ee calacalka ah waxan si madaysi leh u tusi jiray asaxbatayda Erayda ay isoo qorto waxa ka mid ahaa ila iyo hadana aan maskaxdeyda ka bixn waa Khaladka aan ka galay i sheeg waan ka raali gelinaya Wixii aan xumeyayna dib ayaan u saxayaa Ha i cidleyn!!!😭 Nabsi ha iga gelin 😭 Maalin waad i raadin doontaa si aad i tidhaahdo iga raali noqo laakiin i rumayso taasi waad daahsan doontaa...👋😥 Balse wax ahmiyada ma siin raaligelinta iyo qoralkeda Maanta aniga ayaa ubaahan hadii aan heli lahaa awood aan kula kulmo ama aan aqaano meel ay joogto 😭😭 Waxaan kuu rajeynayaa guul tallaabo walbo oo aad saaka qaadayso, wanaagga alle hakuu raaciyo meel kasta oo aad tagto.🙏
@WaxcusubCusub
@WaxcusubCusub 2 месяца назад
Zhp hada maheshay
@user-sd5wr2nm6z
@user-sd5wr2nm6z 3 месяца назад
2024 4jun wan idiin salamaa dhamantiina mucashaq ma ihii lkn hees walbo jecel baa comment geda aqristaa saa mucashaqiinta halka ku nafiistaa ula qeybsado idiinkana qalbiyadina allah ha idiin qabojiyo❤
@Saprina-uw1ii
@Saprina-uw1ii 3 месяца назад
Amiin abyo ❤️
@Princesssena-cp4qm
@Princesssena-cp4qm 3 месяца назад
Ani jacyl waa nacy😢
@Thegreat-zz6bz
@Thegreat-zz6bz 2 месяца назад
My sister allah ku xafido ❤❤🎉
@Thegreat-zz6bz
@Thegreat-zz6bz 2 месяца назад
My sister allah ku xafido ❤❤🎉
@Ayyni143
@Ayyni143 7 месяцев назад
Who is still listening to this song 2024 ☺️🔥
@UbaxOmer
@UbaxOmer 7 месяцев назад
Me😂❤
@salmanura5109
@salmanura5109 4 месяца назад
aniga
@King_aarka
@King_aarka 3 месяца назад
Me ❤❤
@MohaMandella-ru7dt
@MohaMandella-ru7dt Месяц назад
Me😂
@user-xs5lo7pk2b
@user-xs5lo7pk2b Месяц назад
Me😂❤❤❤
@anisaaragsan8731
@anisaaragsan8731 Год назад
Jcylku aad bu uxnun bdan yhy kliya qof somaray un ba dremi kra 😭 aniga bilawgii 2018 Ayan Wil is baranay kdib xrir samaysany wxan isla soconaba waxan Kala masyrnaba 2019 Ayan hpen anago wada hadlyna hdal is khilafsany Wan dagalnay Wan kla jaranay callki ila hapenkii Wan ilmaynayey asna ila hapenkii ila hpenkisi kle waxba ma cunin kdib Wan heshinay ilen dad is jcel nahye wxan frxad kuwda soconba safar wxbarsho magldi an wada jognay uga tagay aniga ad ban u mrugoday subixi uu iga tagyey ugu danbyn wu tagay snad mrku maqnaa Ayan hdana isku dhacnay wlipa Ana sbbta lahaaa sbabklena mahe Wan masyray kdib wxan iri xrirkaga mrabo wu ibaryey in bdan Wan ka diiday subax bay ahyd ila galbki Wan iska oyey Isla hpenki iso wcay asago ilmaynaya ha icidlayn bu idhahy Ana Wan LA ilmeyey hdana Wan heshinay wxan mrynaa 2021 kdib wxan wada soconaba 2022 Ana wxan kaso tagay wadanki somaliya kdib ano leh jcylkagii hda ka fogato se xaal noqon 😭😭😭warya idinku daaline dartay ayu asna somliya uga so tagay kadib Wan ku lanay 2/20/2023 frxd bdan kadib wu labtay hda 7 Bari Ayaa kaso wregtay wa araday jmcd dhigta Ana jmcd dalka dibadisa ka dhigtaaa 😭ugu danbyn halkan waxa ikenay waxan dhagysanyey heestan anago cwa isku dhacnay Ana aan iska calalyo 😭😭😭 Kola makala Marano Dib Ina uheshino rajayn LA antis wxba mahi asna iga daran hdana maheshiino dagal mrwlpa 😭😭😭
@israMaxamuud
@israMaxamuud Год назад
Alaha isku kiin dayo nolosha herkad jcshihina ka gara wllo❤❤
@Chrisnelsonn
@Chrisnelsonn Год назад
Si jacaylkiinu u balaarto halmar isku ciil baxa oo qudha iska jara 😅😅
@anisaaragsan8731
@anisaaragsan8731 Год назад
@@Chrisnelsonn hda wa heshiinay 😆
@boolo6556
@boolo6556 Год назад
Is aroosa noh hhh halaan ka badan dimbi waye😂
@user-jx7fp2zj7d
@user-jx7fp2zj7d 10 месяцев назад
M.a ❤😊 Dhib rafaad badan isla so marteyn walle hada side buu xaalkiina yahay huno
@Hamdamo853
@Hamdamo853 8 месяцев назад
30/12/2023💔😢kalinima dareemee allow. sanadkaa.🎉 soo socda. nooga yeel barwaaqo. iyo guulo badan oo is. xig xiga❤
@hibonoor1538
@hibonoor1538 8 месяцев назад
Amiin yarabi 🤲🏽🤲🏽
@Gurey663-lf6dv
@Gurey663-lf6dv 7 месяцев назад
Intee joogta ?
@user-ig8uh1eh1y
@user-ig8uh1eh1y 5 месяцев назад
😮
@YsufAyuop10
@YsufAyuop10 3 месяца назад
Still listen 🎶 👌 2025😂❤
@NasteexoladanLadan
@NasteexoladanLadan 23 дня назад
La ma gaarinbe 😂😂
@user-hv8ic3jn8u
@user-hv8ic3jn8u 19 дней назад
😂😂😂
@MursalFarax-tq7xv
@MursalFarax-tq7xv 15 дней назад
❤❤
@samiirkeyoowsamiir8206
@samiirkeyoowsamiir8206 Год назад
Aniga joogo Nairobi 2010 aya jecladay gabar kadip muudo 2 Marka Isla waadno gabardhi Aya Malin intey isowacday ayeey igutire Jaceylkaga marabo wanfahmi waye wlhi wan amini waye kadip sobabtey inaacday Ayan weydiye kadip waxan gadal dhambe ka ogaday ineey iga raacday Wil lacag qaabe kadip aniga wan kabaxay wadanka waxan u dhoofay America kadip markey maqashay inan dhoofay ayeey iso raadhisay nmberkeyga ayeey hesha kadip wan isoqabatay wan fahmi waye waxan iskudede ineey isoxasusi qofkey tahay kadip wan ogaday ineey ayada tahay balse kama yeelin waxan ku dhahay qofkale helay sorry ila hada way iso xaririsa balse majecli aniga midkale aroosay kadip
@Chrisnelsonn
@Chrisnelsonn Год назад
Ultra legend
@saidabdulahi8243
@saidabdulahi8243 Месяц назад
Alpha man baa taha sxb xaliimo naxaris maleh😂😎
@mohamedhassanbakistan6259
@mohamedhassanbakistan6259 Год назад
"Haddii aan ahaan lahaa siyaasi,waxa aan soo saari lahaa go'aan lagu qabanayo cid kasta oo khiyaano jacayl lagu helo waayo;qofka jacaylkiisa khayaanay waa macquul inuu waddankiisa khiyaana."😊
@Chrisnelsonn
@Chrisnelsonn Год назад
Hhhh legend waa kugu raacsanahay
@MursalFarax-tq7xv
@MursalFarax-tq7xv 14 дней назад
Legnd ❤😢😢
@user-yh5lx3yr9p
@user-yh5lx3yr9p 9 месяцев назад
Ana donis Tadii jidhku way Dubaaxshayoo ❤Nafta Dabar ku xidhata ka jeclaatay Dumarkee ❤ adigaa dug siinayo kaa Helay Daryeeloo❤ Qalbi ❤ Daacado Furan igu Deeay Ridwaneee❤
@ridwaanqaliifmaxamud2361
@ridwaanqaliifmaxamud2361 8 месяцев назад
Ayyyy magaceyga qoftas samidey illhey calaf ha kugu daro❤😂
@safiyamahamedsafiyamahamed4763
2017 wxn si aad ah u jeclaa inan la odhan jirey Raxma khadar xasan taas oo aheed jacaylkaygii u horeeyay wxn isla dhigan jirney schoolka wxn aha Glass 3 illa 8 way ila dhiganaysay ani markasta oo aan is idhaa usheego ka dhici jirey anuu wxn saa ahaado inantii wxn noqoney sheeko dheer ka dib zhp bo isku dhow ka dib lagaadhay 8 ani waa is xajin kari waayey wlhi si daacd ah ugu sheegtay anoo hdana ka dhacaya yadna iga aqbashay maalintiia aduunka iigu farxada badnayda ahyd maalintaas 2020/11/3 aad ufarxsanaa maalintaa inantii xidhiidhwda samaynay 8 laga bxay ani iyo ayda kala school galnay kadib waan isla hadli jirney marwalba wxaa dhacay inan inantii mar qudha uun waayo baadi goob dheer sameeyay raaraadiyey asxbteedi waydiiyey Mudo week ku dhow markaana la sanaa ana cadceed socod fikir nafta iskaga jarey ayaa ua adkaysan waayey aduu muddo bila ah raadinaayey ayaan wxn billaabay inaan aamusnaado dadkii ka dhex bxo kaligii socod noqdo markaa Asxabteyda qaar ogaa inaan jeclaa ayaa iwaydiiyey ana waan is dhaafiyaa uun hdalka wxy saa arinku u cakirnaaddo ani waa adkaysan waayey wlhi xaafadoodii tagay abeheed ku yidhi meeday raxmi mxd ka rabtaa idhaahay waan jecalhay idhi odaygii waan isleeynay ninkii dhalay arinkii xaafadayada gaadhey ani aabahay habeen madow ixidhey mrkaan xidhnaa 3 billood la iisoo daayeey ani jeelku iqorey waa ninwaalan mahaynkarno qof aanu caafimaadkiisu saxnayn la isoo daa ani wxaa billaaby inaana mudo bilah cisho kasta aqalka horfadhiyo dadkii ikarahsadeen anaa aan waashey jaceyl dartiii maalin maalmaha ka mid ah abeheed rxma call iigu dhiibey yaduna iisheegtay inay ethobia aaday halkaa school ka gashay ina nacdey ana waa murugooded iina raacisey inaan xaafadda ka ag kaco ana wxaa bilaabay inaa ethobia aado aduu silac iyo rafaad badan ka dib waa aade mudo bil ah kadib inantii raaraadiye schoolkasta waa n hor fadhiye jirey si aan u arko uun lkn iima suurto galin ani dib la iisoo raadiyey anoo xanaaqsan xaafadoodii gubay ka dib sheekadaii reer reer gaadhay inantii inan ay asxb aheeyn ii timid idhahday raxma la hadal ani waa farxay kee idhi iisheegtay inaaney irabin ana waa niyad jabay quustey xafadii cilaash igu xidhay quraan la isaarey la i idhi mxd rabtaa oon kuu qabaanaa wxn idhi anuu marabi raxma lkn waan shaqaysan gaahi vits yar la ii iibiyey oo dhaweeyaha ku shaqaysto wax aan Markasta soo xasuustaba maanta waa is illowsiyeey wxana haystaa Aasiya noloshayda cusub anoo ah Ahmed zaki imika waa iska illaaliyaa qladaadka bdn si aaney iiga tagin Aasiya Boqoradayda mustaqbalka wana illoobay raxma
@cabdiincawaale5943
@cabdiincawaale5943 Год назад
sorry zxp waligaa noloshad loma burburiyo qof ad jeceshahay
@user-ry3op2qc2b
@user-ry3op2qc2b 2 месяца назад
waa ilmeeye wlhi boowe😢😢
@WaxcusubCusub
@WaxcusubCusub 2 месяца назад
Sorry liph
@user-xs5lo7pk2b
@user-xs5lo7pk2b Месяц назад
Sorry qof waliba oo wax jeceel wax baa ki dhaca walhi 😊
@Garyaqaanlii7
@Garyaqaanlii7 Год назад
Hestan is mi fav 🥺legend nimcan nolow🥺jcyl wa daren damac wye admiga qalbigda daga oo argtida kudare 🥺💔marka wax jclatid kalia daremysa markas ba daremeysa qisoyinka dadka qabsanaya side yihin🥺ruxa qalpigena kujiro alla noma wyo🥺
@amalahmedamalif5683
@amalahmedamalif5683 2 года назад
Frist time I listen and I like it wllhi 🥺🤧😩
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 года назад
2022 hadaa dawaneyso ismuuji❤✌🙏🏻👏🏿💥
@aragzaninacali
@aragzaninacali Год назад
🙌🙌😄
@Ganimaxamedsakariye
@Ganimaxamedsakariye 4 месяца назад
bal kawaran qofka dhagasanyo heestan 24/5/2024😢 sacad 21:08 iso ducaya ina allh san jeclahy iyalo😭🤲💔
@laylocabdulle9010
@laylocabdulle9010 Год назад
Runtii hestan Marka maqlo aad ayan u ilmeya cawa ay bishu tahay 27/11/2022. 11.40 pm. Asaga waan uxiisey heestan asaga Ii qadi jiray Mar walba Lkn cawa MeeL Kuma ogi wayo ana ilashanwyy sorry noloshaydiyyw 😒🥹🫂💔
@apdalemohamed1984
@apdalemohamed1984 2 года назад
Inta jacaylka ila aaaminsam iso raac
@bilisomuuse786
@bilisomuuse786 2 года назад
Skle jecel waa casib walhi hn
@maxamedfaraxsalaad1341
@maxamedfaraxsalaad1341 6 месяцев назад
Who steel listening 2024☝️🥰
@jaamacbaashe8208
@jaamacbaashe8208 2 года назад
Tolaay jacalku xumaa hadan ogaaday niciimay qof bilaa qalbiya tahay 😭😭😭😭😭😭
@almaz100
@almaz100 2 года назад
Sorry wllo😪
@luulmohammed6348
@luulmohammed6348 2 года назад
Sorry abowe 😥😥
@NadiyoGacal
@NadiyoGacal 7 месяцев назад
😢
@manunited7046
@manunited7046 8 месяцев назад
Hestan waxa dhakesanayaa iyadoo ninkale Leyka raacay 😢😢
@XaliimoAhmed-me8rj
@XaliimoAhmed-me8rj 7 месяцев назад
Oh sorry😢
@bosslady4954
@bosslady4954 2 года назад
anigaa dugsinyo Ka helay darayeelo qalbi dacado furaan igu daqeey hebelo😭💔😭😭 miss you more 😭💔
@elmedineh2414
@elmedineh2414 2 года назад
9
@idirisibrahim4943
@idirisibrahim4943 2 года назад
Nafta nafbey rabta jaceyl ka malahan hi indha malahan
@bosslady4954
@bosslady4954 2 года назад
@@idirisibrahim4943 sad
@istardagan4394
@istardagan4394 2 года назад
I am listening for 2022 waxi iga dabeyo love sara 💖 💕
@mulkiclraxman3099
@mulkiclraxman3099 Год назад
2023 runtii heestan buug ku qortay sababtaazna maqaan hada aragto qoraalkaygan adi maxa uu soo xasuusatay heestan 😭
@user-wq5mm9pz8k
@user-wq5mm9pz8k 7 месяцев назад
𝗮𝗻𝗶 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮𝘆𝗱𝗮 14/7/203💔😔 go.aanka noloshu waa lama huraan in aad ahaato qof goan lehna wax ay tilmaamaysaa in aad ledahay shaqsiyad tayaysan 💯♥️🥺 qofka daacada ahi ma hoogo noloshu oo wax uu helaa badal khayr qaba jacaylku waxa uu midho dhal wanaagsan leyahay mar lays aamino ee laysku kalsoondo danta iyo durufuhu maaha kuwa burburin kara xidhiidhka hadii ay lamaanhu ku kalsoon yihiin Noloshooda in aad wanaag ku sagootis qofkii aad jecelyd waa sifo tilmaamaysa wanaagaga iyo dhaqan wanaag💔👋 Aniga ahaantayda jacaylka la sheego wan maqli jiray oo kaliya wanba la yaabi jiray dadka dhaha waxan leyahay xiriir jacayl ama wax igu dhacay jacayl mar kaste wan la talin jiray qofka aan ku maqlo eraydaa iyo wax lamida run ahaantii aniga sida uu jacaylku igu dhacay qofba wan ka ogay run ahaatii wax kale iska daaye gidaarda ayan mooda gacaliyehaygii wlhi anigoo sawirkiisa Fiirin habeen kaste ma zeexdo waagu markuu baryo anoo Sawirkiisa fiirin malintu ima qurux badnato run ahaantii dareenka jacayl ee aan uqaaday qof waligay uma qaadin mar kaste wlhi Niyda ayaan ku hayaa malinta kaliya ee aan la hadlo waa malinta igu quruxda badnayd farxad meel ay iga timid la garan layhy ayaan galaa runtii habeenkii ma zeexdo anoo ka fikirin malintiina warkeed dhaaf ani waxadba mooda in aan walan ahay dadka markay i arkaan anoo fikiraya sababta way iwaydiiyan lkn marna uma sheego mar badan wan ilmeyay markan miyir qabay wan la yaabi jiray dadka jacaylka la ooya lkn hada wanba arkay wuxuu yahay jacaylku qiima hiisa waxa fahmi kara qof la buka jacayl dartii ani ahaantayda marka lay arko layma moodo qof jacayl iyo xaldihiisa ku jira dad badan waxay iga aaminsan yihiin inaanba xiriir lahayn wlhi dhoor wiil way iga dalba deen xitaa way sugaan gorta aan ka aqbalaayo anoo warka ucadeyay hadan igama quustan aniguna waxa aan wiil kaste udhaafay gacaliyehaygii dartii hadana lkn ka wrn haduu idareemayn qofka aan sidaa dhan u jecelhy aduunyada ayaaba sidaa ah in lays badalo waa lagama marmaan ILᵒᵛᵉᵧₒᵤ♥ ❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤ 🫀🥺 🥺 ❤️。゚゚・。・゚゚。 ゚。Love you  ゚・。・ ❤️❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤ isga ima oga xitaa saacadu xiliga ay tahay iyo wxa niydayda ku jira iyo fikirka aan ka fikiraayo waa habeen saq dhaxe ah saacadu waa 2:50 waa ku dhawaad 3 habeenimo runtii xiligaa wax isoo jeediyay wax kale mah waa jacayl waa xili dadka dhan wada zeexdeen kaliya wax soo jeeda odhan karaa mu Caashqinta waa jawi roob runtii waa jawi aan aad iyo aad u jecelhy waxanu i soo xasuusiya wax yaabo badan mar kasay ilintu burqtaa xad la.aan hurdo way igu soo dhici wayday waxan iska tagaa xaga sare ee guriga waxan daawdaa roobka iyo waliba urta xareeda borma waa meel mar walba roob ka da.o m.a hadii uu i ogaan lahaa sida qurux da bdn ee aan u jecelhy laga yaba inuu isoo dabco iyo hadii aan usheegi lahaaba qof ku ogayn iska jecelow waa dhipaato runtii😓mar kaste facebookiisa ayan onlinkiisa ka eega markaste waa qofkii igu horeyay re aan dareen uqaado runtii♥️ 𝙙𝙝𝙖𝙗𝙖𝙣 𝙠𝙪 𝙟𝙚𝙘𝙚𝙡𝙝𝙮𝙚 𝙢𝙖𝙭𝙖𝙙 𝙞𝙞 𝙙𝙝𝙞𝙥𝙮𝙨𝙖𝙖💔😭 𝗮𝗱𝗮𝗮 𝗹𝗮𝗵𝘀𝗵𝗱𝗮 𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝘆💔😭 𝘄𝗮𝗴𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗯𝗮𝘅𝘀𝗮𝗻𝗼𝘄 🫀🤴 𝗵𝗮𝗻𝘁𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗯𝘂𝘂𝗿𝗮𝗵𝗮 ⛰️☀️ 𝗯𝗮𝗰𝗮𝗱 𝗸𝗶𝘆𝗼 𝗵𝗮𝗻𝗳𝗶𝗴𝗮𝗮🌏 𝗸𝗮𝗺𝗽𝗮𝗮𝗹𝗲 𝗮𝗱𝗮𝗮 𝗶𝗯𝗱𝗮𝘆🫵🍂 𝗱𝗮𝗯𝗱𝗲𝗲𝗱𝗻𝗮 𝗮𝗱𝗮𝗮 𝗸𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 😭😥 𝗯𝗮𝗿𝗯𝗮𝗮𝗿𝘁𝗮𝗻 𝗿𝗮𝗮𝗰𝗶 𝗹𝗮𝗮𝗮💔😔 Imisa jeer ayan rabay inaan ku sheego xitaa hadii aad cidlooto inaa tahay qofka nolosheyda ugu quruxda badan dadko dhan si tar tartiiba ayay kaga tagi doonan balse xaalda walbo aad ku sugan tahay wax joogi doona agtaada!!ﮩ٨ـﮩﮩ٨ـ♡ﮩ٨ـﮩﮩ٨ـ 𝑵𝒂f𝒚𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒎𝒖𝒓𝒖𝒈𝒂𝒅𝒂 𝒒𝒂𝒃𝒕𝒂𝒂 𝒉𝒂𝒅𝒖𝒖 𝒘𝒂𝒄𝒂𝒅 𝒌𝒂𝒂 𝒒𝒂𝒍𝒅𝒂𝒎𝒂𝒚 𝒉𝒂 𝒎𝒐𝒐𝒅𝒊𝒏 𝒒𝒊𝒚𝒂𝒂𝒎𝒊𝒉𝒊𝒊 𝒊𝒏𝒖𝒖 𝒌𝒖𝒈𝒖 𝒒𝒂𝒅𝒂𝒓 𝒅𝒉𝒂𝒄𝒂𝒚𝒆 𝒒𝒂𝒍𝒃𝒊𝒈𝒖 𝒉𝒂 𝒖𝒂𝒂𝒒𝒕𝒐 𝒄𝒂𝒔𝒉𝒂𝒓 𝒒𝒂𝒏𝒅𝒉𝒂𝒅𝒂 𝑪𝒂𝒂𝒔𝒉𝒂𝒒𝒂 𝒊𝒍𝒂𝒂𝒘💔 waxa jira xanuun badan oo qalbiga laga dareemo waxayna kugu kalifayaan mararka qaar inaad ilmayso💔😊 Rajadu ma quusbaa😥😭29/7/23 Habeen sabti soo galayso waxan ku jiraa jawi aad u kharaar hawada daaqa iga soo galaysa wax ay thy mid aan aad u jiidanaayo waxan sii macan sanyaa inaan sariirtayda ku sii nagi ahaado ma aqaan Cawa waxa igu qasbaya inaan seexan sida Caadad ii ah wan iska xiray dhawaaqa telefonkayga waayo maba sugaayo cid muhiim ii ah oo isoo wacaysa sidaa darteed waxan dareemayaa jacayl baaxad weyn oo igu kaliyaystay oo igu sii fidaaya sidaan ku raadiyo si maaha wlhi 😔 💔😥wan ku jecelhy🥺wlhi wll
@muhazeali2142
@muhazeali2142 2 года назад
Friday 1 April 2022 sacaduna aymarayso 3:05 nimcaan hilaac Waankuxiisidonaa soonka markuudhamdaan ku dhageysan donaa I.a
@zamzamsameey2440
@zamzamsameey2440 2 года назад
Hhhhhhhhh
@Dhool412
@Dhool412 6 месяцев назад
Sonkaa shegeso sonkiis galana isniinta ah 😅
@boqoradamancity6488
@boqoradamancity6488 2 года назад
Wallow aynu dooqiyo damqashadu ka simana nahay qalbi kuu dar sadaybaa kalinimo dareemee 🥺😢
@ilhaanfarhaan7892
@ilhaanfarhaan7892 2 года назад
M a heestaa Daren leedahy io hees MCN m. A 🤬🥺🥺🥺😥😥😢
@HodanMaxamed-oh4cz
@HodanMaxamed-oh4cz Месяц назад
Feeling love and living hope wuu ila soo hadli waynu midoobi jaceylkenana taariikhdu geli inshallh
@yasirkeey9503
@yasirkeey9503 5 лет назад
Hormar wacan sxp
@user-nr9dv9tt8q
@user-nr9dv9tt8q 10 месяцев назад
Cawa waa 19/10/23 khamiis ah waxan cidLo ku dhagaysnaya hestan malihi xidhiidh palzE qofkan jeCLa QofKaLe nOlOsha La qadanaya kamana xUmi wayO waa dorashadiza❤😢
@QarazTo_BM
@QarazTo_BM 11 месяцев назад
Heestan waxa garan garaa qof jacyl galay uun wlhi Marwalba heestan dhegaysto waxaan darema farxad sababto ah qof boqorada aad ijecl isla socona❤ 5:41 5:42 5:42
@salmanjaamacabdirahman1310
@salmanjaamacabdirahman1310 8 месяцев назад
Still 2024 listening my fav song 😢💔
@QadroIbraahim-qv5hr
@QadroIbraahim-qv5hr 8 месяцев назад
Mee❤😮
@maslaxmaxamed7481
@maslaxmaxamed7481 7 месяцев назад
😂😂😂😂​@@QadroIbraahim-qv5hr
@CabdishakuurSharmaake
@CabdishakuurSharmaake 5 месяцев назад
Me 😂
@lafojabiye2108
@lafojabiye2108 4 месяца назад
Who is listen 2016
@shineaxmed6981
@shineaxmed6981 Год назад
Best songer in SOMALI i liseaning for his songers more than hundred each day NIMCAAN KEEP GOING he is aman hwo knows someting LOVE💞💗💓💟
@umalkheirali9958
@umalkheirali9958 Год назад
Beautiful story weeyi heestani habeenkii xidhiidhkyga iigu horeysay hadiyad iiga timid jacaylkyga bay ahyd waad ideeqday cade alxmdulilah love you forever my Adnan❤😭
@mawliidjr3449
@mawliidjr3449 4 месяца назад
😂😂😂
@abdullahiabdikadir8154
@abdullahiabdikadir8154 Месяц назад
Absolutely 💯 💯
@user-rb9nh2ei3y
@user-rb9nh2ei3y Год назад
Still 2023 listening my fav music 🥺❤️
@shaxshax-poy518
@shaxshax-poy518 2 года назад
Still 2022 im listening my fv singer 🔥
@hamdigelle4349
@hamdigelle4349 Год назад
Why?
@shamsomahad8499
@shamsomahad8499 Год назад
Same😢
@deigomoxan.
@deigomoxan. 11 месяцев назад
What of 2023 imagine
@nastehaibrahim5029
@nastehaibrahim5029 2 года назад
Who is still listening to this song 2022
@abdikariimhajjiali5445
@abdikariimhajjiali5445 2 года назад
Still i'm listening.
@justtt.4nx_p7
@justtt.4nx_p7 2 года назад
☝️😁
@engabdihakimahmed1558
@engabdihakimahmed1558 2 года назад
I am still listening 🎧
@zeytuuni_shakuurzeytuuni9834
@zeytuuni_shakuurzeytuuni9834 2 года назад
Still am listening
@muniirmohamed8248
@muniirmohamed8248 2 года назад
👌
@ilyaasmuuse5760
@ilyaasmuuse5760 2 года назад
Heestan mar wlb wan kuzoo cel celshada Nafbaan moodya qoftee aya anu kla dhaqaaqnay 4sano wada socnay cawa kali ahay 😭😭😢 Qofkastoo akhriyow bal wax igala tali 12/07/2022 12:00 pm
@cabduqadircabdiraxman6003
@cabduqadircabdiraxman6003 2 года назад
Yes
@RUQIYOAhmedAli
@RUQIYOAhmedAli 9 месяцев назад
Wey xun tahay sodas oo kale
@nasser-1429
@nasser-1429 5 месяцев назад
Afurka kadib ban Ku raaxeysanaya heesta 🤩
@ozloofficial3016
@ozloofficial3016 2 года назад
Mi fav song views ugu badan it's me 💯❤
@nimcomaxamuud9233
@nimcomaxamuud9233 2 года назад
alow ano dokhiyo daqamashda ka sibnhy
@liipaancumarbarkeedibarkee8764
Old is gold wlhi 10:15Am subaxnimo 21/12/2022 my favorite song 🥺🥺😩😩😩
@successful432
@successful432 8 месяцев назад
Old is gold 😢2015
@Queeenhamda737
@Queeenhamda737 2 года назад
Dakharadii I gadhee Diftiyoo dhibkaan maray Adaa iga daweeyoo Agtaadan ku dirsadey🥺❤🥰
@maxtopoi1730
@maxtopoi1730 2 года назад
Adigaan dugsiin io kaa helay daryeloo qalpi daacadoo furan igu deeqey oh riching🥰
@fooziozmaan781
@fooziozmaan781 2 года назад
90b9ñm 9 89909l9m M5ñm I Il O LE
@craxmaanmustafe2802
@craxmaanmustafe2802 2 года назад
2/8/2022 still listen intii dawata heestan aragtayna qoralkayga love
@baroenglishwithameeramohamed
@baroenglishwithameeramohamed 5 лет назад
MASHAA ALAAH WALAAL MAHADSANID HORE U SOCO
@xidigtacomedy7493
@xidigtacomedy7493 2 года назад
Xxxx
@caashocqaadir8934
@caashocqaadir8934 2 года назад
@@xidigtacomedy7493 xaakaa qaldan nayaa😅😅😅
@ayaanismail8063
@ayaanismail8063 Год назад
😭🥺🥺🥺allow kula kulma mar kalee 🤲😭💔💔💔 qof anad uu sheegan kariin ood jeceshahay waliba
@lailaizak3458
@lailaizak3458 Год назад
Wllhi kula mid bahan😭😭
@liibanyare552
@liibanyare552 2 месяца назад
Who istill listening this song 2024 10sano kadib back
@shukriamuuse3780
@shukriamuuse3780 16 дней назад
Me😢
@aliinaali2793
@aliinaali2793 Год назад
Hestan wanjclahay lkn qofan uqado wali man helin😢😢😢😢
@5hanl3
@5hanl3 4 месяца назад
Waqtigaa keenayo 😮❤
@AXMEDRonaldo
@AXMEDRonaldo 4 месяца назад
Asc halakn waxa kasalamaya dadka laqiyamey 😢
@hudo3401
@hudo3401 Год назад
Ax qof jacayl somary unbaa garan kara 💔💔😥😭
@abdulrahmanofficial9861
@abdulrahmanofficial9861 Год назад
Only 8 days left on 2023 and still listening memorable song🥰😭
@ikraammmm9924
@ikraammmm9924 8 месяцев назад
few days to 2024 and still ................
@walidahmad7325
@walidahmad7325 2 года назад
Nimcan waa aabahaa jacyilkaa 2022 💕
@shuceybahmed
@shuceybahmed Год назад
Who is still listening 2023 like me 😥💔
@aasiyah2601
@aasiyah2601 Год назад
👍
@cabaazcismaan5673
@cabaazcismaan5673 Год назад
apdikarem Yousuf Saed Gilaawe Zxpkay Rumaat😍🤩
@cumarsojire8471
@cumarsojire8471 2 года назад
Xasuus wlhi wakhti tegay soo ma noqdo
@user-dz6pf2lf9b
@user-dz6pf2lf9b 2 года назад
Wlhi haaa 😥
@farxaanxiis3724
@farxaanxiis3724 Год назад
Waa been jecal aniga brto mudo badhyaee👌
@aayaat7160
@aayaat7160 2 года назад
Wow What a song My favourite fanaan masha allah❤
@lilbravehuncho2344
@lilbravehuncho2344 Год назад
Very interesting song wlhi keep going nimcaan xasus ayaan galay wlhi
@bushrodiamon122
@bushrodiamon122 2 года назад
I miss him🥺😰
@SohaXasan
@SohaXasan Месяц назад
Ma jaceylkaaba wx xanuun ka sameesan ah mise dadkaa kala nasiib fcn 💔💔💔💔😭😭😭 marki hore jaceylka ma aamin saneen lkn hada woo iska kee baray walipa waji xanuun badan ayaan ku bartay💔😭😭😭
@footballstars7981
@footballstars7981 2 года назад
2022 yaa dhageysanaya😍
@abdikanifaiz8220
@abdikanifaiz8220 Год назад
dabeecadihii nabiga scw scw scw raaca
@zaynacabdi3140
@zaynacabdi3140 Год назад
10/3/2023 Friday 7:53 waa mlinta igu xanunka bdned Wyo aniga markn is dhaho waad heshhay qofkii nolasha ku habonaa aa hda iigesanayo qalbi jab sbb dadka dacada ah Oo markasta niyda loga dila sbb 😢Wyo asiga zaaid aya ujecladay asiga ima daremayo siduu zanadihii laso dhafayay Wyo 😢 Waxa is lahaa madaremi sontid Kalinimo Lkn sidaa wx u Raby wax Uma dhicin Wyo xita kalama jeclo 😢inaa xanun daremayo io in kle Wyo aniga ma jecli inaa cijaa u yr iney xanunto Lkn dhb mlha illhy qalbigeyga iqabojiyo xita kaligey aya iska ooyo mana darensiyo inaa xanun QaLbiga iga hyo waa iska dhola cadeyaa Axl caaal kuli xaal 😢😢😢😢😢🙏🏽💔❤️‍🩹❤️
@khaliilxiiray3921
@khaliilxiiray3921 Год назад
Halkaad joogtaa wall ama ku nooshahay
@khalidmohammed9261
@khalidmohammed9261 Год назад
2023 and listening to this magnificent song🥺jacl wa darme wlhi 😞💔
@ubaxabshir442
@ubaxabshir442 Год назад
Same with us I listening 2023 but I don't feeling nothing☺😁😁😁
@khalidmohammed9261
@khalidmohammed9261 Год назад
@@ubaxabshir442 🥺I feel wlhi am tired of love everyone u trust just breaks u daacadnimada wlhi wa nacay
@kaaminiifaarax8569
@kaaminiifaarax8569 Год назад
​@@ubaxabshir442 same wlhi I feel nothing 😅😅😅
@ubaxabshir442
@ubaxabshir442 Год назад
@@kaaminiifaarax8569 dadka qaar heesaha bdln anigh wxbh igmbdln😂😂
@ubaxabshir442
@ubaxabshir442 Год назад
@@khalidmohammed9261 daacadnimda faaido mleh bro hda jcylkunh iminka wax jira mha
@axmednuur2064
@axmednuur2064 2 года назад
Yaa ila dhagaysanayo 2022 maliin khamiisa tarikhdu tahaay 21.07.2022 😅 heestan markasti wan so booqda nimcan noloow wax badaan
@fowziaadan5800
@fowziaadan5800 2 года назад
Aniga hada dhageysanaya
@Daddy-e8y
@Daddy-e8y Год назад
I'm still listening to this song because of memories of yasmin so far i missed her😪
@user-re8pn6bm9b
@user-re8pn6bm9b Год назад
Jaceylka warqad laguma qoro maxaa yeelay waraaqda waayaha ayaa tirtiri kara, dhagaxna Laguma duugo inuu jabo ayaa laga yaabaa, qalbiga ayaa lagu guntaa halkaas ayuu waligii baaqi ku ahaanayaa". K❤H
@user-lh9tv7dh1x
@user-lh9tv7dh1x 10 месяцев назад
asc❤❤❤
@user-re8pn6bm9b
@user-re8pn6bm9b 9 месяцев назад
Wcs
@Cabdale_Yusuf
@Cabdale_Yusuf Год назад
HeesTan Wxaa Mar wLBa Iga Codsan jirrtay Inaan U qaado GaBaDH Aan waDa ShekaYsan JirrnaY BaLse HaDa Ma aqaan NOLOL Iyo Geeri Meelay Ku DamBayso 🥺💔
@zulthnmuniir6569
@zulthnmuniir6569 Год назад
🥺🥺🥺
@nurmohamed1666
@nurmohamed1666 Год назад
😢😢😢😢
@mahadxuseen1357
@mahadxuseen1357 2 года назад
Another level 💯 👌
@user-dt7vh3cp6l
@user-dt7vh3cp6l 8 месяцев назад
Who is still listening 2024😢😢
@abdirashiidhassan9935
@abdirashiidhassan9935 7 месяцев назад
Hadaa dhageysanaa😂😂😂
@HaskanhoAdan
@HaskanhoAdan 6 месяцев назад
Am the one 8/3/2024 on friday at 3:06 oclok
@YASIR-DLP
@YASIR-DLP 3 месяца назад
Aax hestan anigeey igu socota naag aya ii bahdishay 😢😔
@zakariyeabulkadiregal1148
@zakariyeabulkadiregal1148 12 дней назад
still listen 😢2024
@user-tq6ys1px1b
@user-tq6ys1px1b 7 месяцев назад
Jaceyl waa dareen damcweye admigu qalbigoda dagoo argtida kudaree❤. ,## jaceyl waa hal jacel ❤
@YaasirSharaf
@YaasirSharaf 21 день назад
Ifka nolashad ahayad lkn hada kumarabe ha igusolaban ballis🙏🙏💯
@ilhaaanmaxamed8115
@ilhaaanmaxamed8115 2 года назад
19/12/2021 HasUus 😢😢🥺🥺❤️
@user-pj6zv6by8l
@user-pj6zv6by8l 7 месяцев назад
Heestaan waan jeclahay nimcaan ❤❤❤❤
@AmiirAhmeth
@AmiirAhmeth 4 месяца назад
Remember crying 😭 day zalma wan jeclaa inan kulan dambe yelano balze qadarka zida yiri alle melkazta oo tagto haku xifdiyo but miss you der😢❤
@cabdisaka3937
@cabdisaka3937 2 года назад
Heestan cawa xanuunba igeyay wllhi
@user-dz6pf2lf9b
@user-dz6pf2lf9b 2 года назад
😥💔
@user-dz6pf2lf9b
@user-dz6pf2lf9b 2 года назад
Wan daremaya xanuun walba Qalbiga wax jecel
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
GilaaWe lYriCS Thks brother 👌 XazuuZ😍😍😍
@Gilaawe
@Gilaawe 5 лет назад
HesTas Xusuus iGu LedaY wllHi🤙 SagaL✔
@samsamyuusuf8117
@samsamyuusuf8117 5 лет назад
sagL
@caaqilabdirisaqbixin742
@caaqilabdirisaqbixin742 2 года назад
12
@hanagorgeous5131
@hanagorgeous5131 2 года назад
my one and only singer❤️
@aslinour659
@aslinour659 Год назад
Mash Allah
@maryan7416
@maryan7416 4 месяца назад
2024 dadka heeshan dib usoo raadiya 😭💔
@user-vn1tj2rn9k
@user-vn1tj2rn9k Месяц назад
Sax waye walahi 🥰 ♥️
@nimcoladen1506
@nimcoladen1506 3 года назад
Xasuus wallhi qalbi ku darsadaybaa kalinimo dareeme
@fadumiinaabdilahi2982
@fadumiinaabdilahi2982 Год назад
Ax yaa😢mucaashiqiin❤💕❤️‍🔥qalbiga Alle ha idin qabojiyo
@dheemancadey6071
@dheemancadey6071 Год назад
Heestan qof noloshyda aad uga qaali ahaa ayaa iso diri jiry 😢😢
@user-vw9zz2fi9r
@user-vw9zz2fi9r 7 месяцев назад
Waa hees macaan oo dareen leh xaqiqna xanbarsan❤
@mohaabdi5919
@mohaabdi5919 2 года назад
Adigan dugsimiyo ka heley daryeelo 2022 Rahma Abdi aduunka kuu jeclahy noloshaydiyey❤️😢
@fowziaadan5800
@fowziaadan5800 2 года назад
Allaha isku kiin daayo ameen wll
@mohaabdi5919
@mohaabdi5919 2 года назад
@@fowziaadan5800 thanks walal
@samsamyuusuf8117
@samsamyuusuf8117 5 лет назад
xasuus wllHida😍
Далее
Nimcaan Hilaac Cibaaro Lyrics  2018
5:49
Просмотров 222 тыс.
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 96 тыс.
Miyaad Noloshayda daysay by Nimcaan Hilaac 2019
8:13
Nimcaan hilaac __ labac labac __lyrics 2019
6:42
Просмотров 1,2 млн
Ka tir laabta official video-nimcaan hilaac
7:22
Просмотров 1 млн
NIMCAAN HILAAC -AWLIYADA JACAYLKA -lyrics
8:20
Просмотров 16 тыс.
NIMCAAN HILAAC┇KU DAAYAY ᴴᴰ ┇LYRICS
8:13
Просмотров 2,9 млн
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
Просмотров 401 тыс.
NIMCAAN HILAAC | FARXADII DUNIDA | best Song
8:31
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 96 тыс.