Тёмный

Nimcaan Hilaac | New Song | WEHEL OFFICIAL VIDEO 4K 

Hillaac Music
Подписаться 614 тыс.
Просмотров 5 млн
50% 1

New Song : Madafiro Wanaagii
Erayada : Abwaan maxamed Galaydh
Music : Bashiir Hanuuniye
Laxanka & Codka Nimcaan Hilaac
@Hillaac Music #Copyright #Hillaac_Music
web.tunecore.c...
itunes.apple.co...
itunes.apple.co...
open.spotify.c...

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 4 тыс.   
@abdifitahabdi4981
@abdifitahabdi4981 3 года назад
ninka raga ah markuu xaaskiisa la joogo iyo marka kale iskuma eka dhan walbo nimcaan hilaac waxaa ka muuqata nolol qurux badan in uu galay alow noo daa dumarkeena somaliya la,aan tood nolol ma jirto inta sugaysa inay sanadka sigle ka baxan sidayda allow u sahal amuurahoda🤲💯🔥✅🔥
@omararmeno2621
@omararmeno2621 3 года назад
Wanaagiisu ku keensaday Waayo waa qof qalbi wanaagsan O aan qabiiliste aheyn
@Simple_Recipes05
@Simple_Recipes05 3 года назад
Aamiin
@cabdirisaqqoorgaab4007
@cabdirisaqqoorgaab4007 3 года назад
Wa Run walal Aamiin Aamiin
@amaalabdiwali4644
@amaalabdiwali4644 3 года назад
Amiin🙏
@najuuyussuf9209
@najuuyussuf9209 3 года назад
Very true wllhi thanks for that
@nidolzack7052
@nidolzack7052 3 года назад
Qof walbo qoraalkeyga arko cafimaad iyo cimrii dheer ku rajeynaa .... Allah muxuu waqtigu iyo waayaha dad isku wacnaa kala kaxeeyay .. hadii qisada heestaan kugu dhacdey like dhac kusii
@aasiyodegan8262
@aasiyodegan8262 3 года назад
Kulmid
@mariamhassan4574
@mariamhassan4574 3 года назад
M.a
@mariamhassan4574
@mariamhassan4574 3 года назад
Hestaan anigeevitabane
@raxmoloveadam3776
@raxmoloveadam3776 3 года назад
Heestan ad ayay itabatay wlhi ax ax 😢😢😢😢😢😢🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@iqra8832
@iqra8832 3 года назад
Waxaad moodaa inay aniga iga hadleyso 😥😥
@Hillaacmusic
@Hillaacmusic 3 года назад
Daawasho wanaagsan Bulshadayda qaaliga ah ee KU xidhan bogayga #Hillaac_Music waxaan idinka raali galinaya Mudada aam idinkala maqnaa #Mahadsanidiin wanan idin jeclahay
@yaxyeaxmad3187
@yaxyeaxmad3187 3 года назад
Allah kusharfo fanankeena
@cabdulaahixasan789
@cabdulaahixasan789 3 года назад
Sidoo kale nimcaan guuleyso 🙏❤👏
@queenilkacaz396
@queenilkacaz396 3 года назад
Inta aad nozoo galiza raligalin nogufilan hilaca fanka guulayzo💥
@zermohamedmahamoud5932
@zermohamedmahamoud5932 3 года назад
Wn kuwadana bro aad bn kusalanyaa quruxda fanka somaliyeed legend hilac
@HassanAli-un2ds
@HassanAli-un2ds 3 года назад
Music casri ah laxanka kadaran nimcaan Hillaac 🙏
@abdirahmanmohamedwehlie5346
@abdirahmanmohamedwehlie5346 3 года назад
Wan arkay dayax dalnuurshe wan arkay nimcaan hilaac wan arkay suldan sareer Wan arkay sakariye kobciye wan arkay fasaymunir Waxana ogaaday in Nolosha Dhadhankeda quruxdeeda bilicdeeda yahay Dumarka hormarka dunida wa midka haweenku kugu dhiirogeliyaan Waxan rajeyna Sanad cusub I.a Inan guursado gabar yaroo qurux badan misana walasheyda somaliyed ii ah Rabbow noo xafid dumarka Ugu quruxda badan aduunka ugu udgoonka badan somgrils wan idin wataa sisters❤😘✋
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 2 года назад
Masha allah waxan ragaynaya inad gursatay walalo
@ilhaancabdi4898
@ilhaancabdi4898 Год назад
Shugran wllken farxad kunolow
@ayaanomar3066
@ayaanomar3066 Год назад
Mahadsanid wllo 🥺 Hada soo mad guursan?
@phatima.-9gl
@phatima.-9gl 2 месяца назад
I hope Ina gursatay 🎉
@hamsexadaari9883
@hamsexadaari9883 3 года назад
Nimcan wu isbadalay marku xaskizi u tagay wlhi dumarku waa nolol Guri aan dumar jogin waaa mugdi alle hay noo daayo dumarka ❤ Ilaahow dumarka wax dhiba ha tusin 🤲
@fihiimaxuseen9760
@fihiimaxuseen9760 3 года назад
Amin wllo mcn 🤲 Mahdsanid💋♥️
@Gift606
@Gift606 3 года назад
Aamiin walsl qali ah noolow
@shushuu7912
@shushuu7912 3 года назад
Hadaan ragu dumar lahayn dibjirbuu noqonlahaa waa wehelka nolosha dumarku
@nim5-r1v
@nim5-r1v 3 года назад
Boqorad baa ku dhashey oo si fiican ku korisey igu salaan.
@najaxjamac4068
@najaxjamac4068 3 года назад
Aamiin wll
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 3 года назад
Qof walba oo Qoraalkayga arka cimri dheer iyo cebaado suban ayaan igu duceynayaa🙏❤
@sahrosiciid3785
@sahrosiciid3785 3 года назад
Aaamiiin adn alaha kuu siyaadiyo
@zeynababdi5520
@zeynababdi5520 3 года назад
Amiin amiin adina sidookale
@sacdamaqosle4499
@sacdamaqosle4499 3 года назад
Adna sido kle walal
@ayanibrahim7265
@ayanibrahim7265 3 года назад
Amiiin amiin
@ceeblamaxamed9921
@ceeblamaxamed9921 3 года назад
Subscrine ku saaray brother keep gioing😁😁😁
@muktarseid7584
@muktarseid7584 3 года назад
Ku dhaaro inaad Allah iyo rasuulkiisa jcshhy. Kuna Sali Nabi Muhammad scw.❤️
@somalilegend8676
@somalilegend8676 3 года назад
Bro subscribe ii saar ani waa kuu saarey
@marwanmarwan182
@marwanmarwan182 3 года назад
SCW SCW SCW
@dajiyedesaid6417
@dajiyedesaid6417 3 года назад
Wllhi Wan Jeclahay♥️♥️
@lacagleofficial
@lacagleofficial 3 года назад
Heestani oo bilaa music ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahadsan. ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-LusuOD9tJtw.html Fadlan igu caawi SUBSCRIBE wll adigoo mahadsan 🙏🙏🙏
@tacabiryare7487
@tacabiryare7487 3 года назад
Scw scw
@sowe8641
@sowe8641 3 года назад
1M maalinkeey gaarto Soomalinimo like iigu saar wll🔥👏👏👏
@nim5-r1v
@nim5-r1v 3 года назад
Wey ku socota
@aadanxasan3024
@aadanxasan3024 3 года назад
Woo u qalama nimacan Hilaca walkega marka fananaken marne Gomiyaaha fanka wlhi waaan ku wate in Abti
@ciiisecolow7933
@ciiisecolow7933 3 года назад
Waku saaray abowe
@mahamedkoko3255
@mahamedkoko3255 3 года назад
Waaw nibcaan hilaac abowe keep going
@sumayohasan6804
@sumayohasan6804 3 года назад
@@nim5-r1v j
@cabdicasiissayidcali9200
@cabdicasiissayidcali9200 3 года назад
Qof kastoo qoraalkayga arka Alle Hooyo janada ha geeyo Hadaadan Aamin dhihina isla inaga alle jannada ha inagu kulmiyo Scw💯❤
@shaadiinahpeah7058
@shaadiinahpeah7058 3 года назад
Aamin apwe
@nafisaali7798
@nafisaali7798 3 года назад
Amiin
@salmomaxamed5025
@salmomaxamed5025 3 года назад
Amiin
@cabdirisaaqfaarh8009
@cabdirisaaqfaarh8009 3 года назад
Aamiin Wllky
@cabdicasiissayidcali9200
@cabdicasiissayidcali9200 3 года назад
Ammiin
@mubarigbulshaawi4679
@mubarigbulshaawi4679 3 года назад
Tolow somali maan ahayn maxaa like laygu saari waayay anba waan saaraye
@garsamemedia6054
@garsamemedia6054 3 года назад
Soomali waa thy balse dhaqan keenii ayaa xumaday
@soomaalifunny7003
@soomaalifunny7003 3 года назад
Abowe waa tahay waan kuu saaray
@Abdullah-h2i
@Abdullah-h2i 3 года назад
Wawwwwwwww🎖🎤🎼🎹
@hudu_abdalla10
@hudu_abdalla10 3 года назад
😵😂like tu ma cuntaa
@engabdirisaqmohamed5014
@engabdirisaqmohamed5014 3 года назад
Heestan iyadoo qoraal ah halkan ka aqriso Qaybta hore Inkastoo waqtiga yimid Kala waday xidhiidhkee Madafiro wanaagii Weli waan aqoonsanaya Wax ku neceb ima baro Waji aanan kugu arag Ima doorsho waayuhu Walle kaama hiiliyo Ma ilaawe waaggii Sidan laga wacnaayo Waaxdaydan maqane Noloshaadu waa wehel Qaybta dame Walalnimo ma iibsado Weedhaada ma dhibsado Qof ku wiiqa lama jiro Abid waan ku waynayn Qalbiyada yar weecsamay Isku waayi maynee Haddii aan wadku ii imaan Warka weynu kala heli Ma ilaawe waaggii Sidan laga wacnaayo Waaxdaydan maqane Noloshaadu waa wehel Mahdsanidin
@drayuush3624
@drayuush3624 3 года назад
Wow thanks eng👏🏼👏🏼💯
@mohamedabdi8393
@mohamedabdi8393 3 года назад
Hore u soco
@faizabeautysalon605
@faizabeautysalon605 3 года назад
Hdl ma leh
@suralaydaafrica7992
@suralaydaafrica7992 3 года назад
Thnks wllo
@anisoabdulahi5793
@anisoabdulahi5793 3 года назад
Nin nolaa tahy really
@fahiima1223
@fahiima1223 3 года назад
Qalbiyada yar weecsamay isku waayi maynee hadii aan wad kuu iman ii iman Warka waynu kala helin💔😥 ma ilaawo waagii sidan laga wacnaayee waaxdayda maqaneey noloshaadu waa wehel 😥 qof walboo qof jeclaa balse eey is waayeen oo hadana wali waang iyo Baraara la rajeeya waa qof aan laheli karin aduunyooy aduunyo ninba maalin ku soo joog ❣❗
@MohomedUpdi
@MohomedUpdi Год назад
Cvv
@qarandoonofficial9810
@qarandoonofficial9810 3 года назад
Heesta si khaas ah bay ii😭😭 tabanaysa sanadu markay ahyd 2018 ayaan waxan is baranaya gabar layirahdo *faadumo* magaladuna waa *Garowe* aniga oo fasax u soo aaday aynu gabadhas isbarany wxay ahyd qof qurux, qiimo ,diin iyo edab intaba isku dartsaty 😥lkn waxaa la yiraahdaa jecylka bilowgiisu waa xiiso ciladaha u qorsoona ma ogeyn walow markan hada xasuusto ay wax yar yihin lkn calaf naga weyn labadeenuba waa *Meesha* ay hesstu leedahay *Madafiro* wanageedii 😥 inta yar ee ay cilada u lahayd wxaa ka weynaa inta ay u wanaagsaneyd Hada waa hooyo hal ilmood haysta alle hau barakeyo *Calafku* waa *cajiib* ma yaqan qofna😭💉🌹💯 inta iga dambeysa wxan leyahy *JACEYLKIIN* KU Mintida 🙏♥️🌏o
@zabriinaabdi6329
@zabriinaabdi6329 3 года назад
Ciladaada noo sheeg😁😁😁😂
@abdirahman2134
@abdirahman2134 3 года назад
@@zabriinaabdi6329 meel xun baad wax ka doondooneysa😂😂
@leilahussein4477
@leilahussein4477 3 года назад
Sorry walalo😭💔
@apdihafitapdirizaak8618
@apdihafitapdirizaak8618 3 года назад
guul insha allaH bro ❤️
@qarandoonofficial9810
@qarandoonofficial9810 3 года назад
@@zabriinaabdi6329 wllshy iinteed cidna lama wadaagi karo 🙏
@hanaabdi4632
@hanaabdi4632 3 года назад
qofka intuu wax jacleeday misana aan ilaa iyo hada jacaylkiisa Sheegan qalbigisa Allah dhowro 😥😭
@naima5387
@naima5387 3 года назад
it's mee abayo 🥺😭
@moktariibrahim5260
@moktariibrahim5260 3 года назад
Adi miyaa qofkas cadey lol
@osmanbare6085
@osmanbare6085 3 года назад
Aniga adigaan kujeclahay hadane kuuma sheegan karo Lkn caawo weey iga soo fakatay Dadka dhexdooda ayaana kusheegtay ee maxaad iga leedahay
@nafisaali7798
@nafisaali7798 3 года назад
amiin
@husseinceshali6287
@husseinceshali6287 3 года назад
Sorry,wa xanun.
@lukeollett7176
@lukeollett7176 3 года назад
Waxaan dumarka Somaliyed gacan ugu tagay waxey tahay ninki dumar helaa uma waji Eka raga kale dhinac walbo marki laga eko nin ka singalka ah iyo Nin ka dumar hesta ama xaas sida u fahanto wlhi raga uma eka waka nimcan iska noqday dhal magaalo ama boos faki mani iska hesta o kale 🙋‍♂️🙋‍♂️dumarka Somaliyed wan idin aminsana hy 🥰🥰🥰🥰 ma Dafiro wanaagi wali wan Aqon Sana He gabadheyda hoyaded 🤗
@asiyaabdi9514
@asiyaabdi9514 3 года назад
❤❤
@umuaxlaam4947
@umuaxlaam4947 3 года назад
@luke wa kumahadsante on behalf of Somali ladies wayo wasidha shegte ninkiii kaso ag kece guriga nagtisa iyo kan iskabuladha isku egma maahan inta reraha leh plz xasaska uwanagsanadha inta wili guursanin guur xalal Alle s.w ogabaryaya Viva Somali ladies
@ayaanadhaladkiiawdal9743
@ayaanadhaladkiiawdal9743 3 года назад
Hadalada Qaar inaad iska saxdo ayaa wngzn waxanad aqoon u laheyna hayska sheegin yaa ku waa dhal badiye nimcaan
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 3 года назад
@@ayaanadhaladkiiawdal9743 Dhiiga ku kacay wll malaha hhhhh on3♥️borama
@Nimaoo
@Nimaoo 10 месяцев назад
Qalbiyada yar weecsamay Isku waayi maynee 💔 30.Oct.2023 Anigu wada hadalkeenna iyo xidhiidhinteenna waan ixtiraamayaa isaguna inuu idhibsanayo ayaan dareemayaa 💔 Walaanimo ma iibsado Weedhaada ma dhibsado 😊
@wayelkajaqafsada3142
@wayelkajaqafsada3142 3 года назад
Heestan waxay iso xasuusisay gabadh aanu is jeclayn oo aan mudo dheer xiriir lahayn balse calafka iyo waayaha aduunku nakala geeyay Inkastoo waqtiga yimid kala waday xidhiidhkii ma dafiro wanaagi wali wan aqoon sanahay💯❤️🙏 2014 kii waqti aana hilmamin✋
@somalivlogs2618
@somalivlogs2618 3 года назад
Subscribe i saraa
@surarialpi4437
@surarialpi4437 3 года назад
Anaa kula sugayey ilaa 7 billood meelahaas
@somalilegend8676
@somalilegend8676 3 года назад
Bro subscribe ii saar ani waa kuu saarey
@somalilegend8676
@somalilegend8676 3 года назад
@@somalivlogs2618 subscribe ii saar ani waa kuu saarey
@lacagleofficial
@lacagleofficial 3 года назад
Heestani oo bilaa music ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahadsan. Fadlan igu caawi SUBSCRIBE wll adigoo mahadsan 🙏🙏🙏
@fatima_qurux27
@fatima_qurux27 3 года назад
Heestan markey 1m gaadho like isaara school dhexdiisa ban idinka soo salamaya❤❤❤❤🥰
@Somali-One
@Somali-One 3 года назад
Wax baro intaad heeso aad ku maqatahay. Wax ul dabada kaala dhaca ayaa mudan tahay
@fatima_qurux27
@fatima_qurux27 3 года назад
@@Somali-One 😂😂😂 iga xishod
@jabra4205
@jabra4205 3 года назад
Waxabaro hesta guriga kudhgyso markad tagtid
@zakihandulle7621
@zakihandulle7621 3 года назад
Xiisda si fiicn udhagayso 😂😂
@Umu_Xanaan
@Umu_Xanaan 3 года назад
Asc wll fadlan waxaan si naxariis iyo xushmad leh kaaga codsanaa is subscribe iiga saarto channelkeyga. Mahadsanid
@RioTrade1
@RioTrade1 3 года назад
Ku: Xaaskaygi hore Kuma xumeeyeene dhalinyaro nimaa iqaaday😭 Lkn ogow intaan noolahay ma dafiro wanaagii wali waan aqoon sanahay. Qof ku wiiqa lama jiro Abid waan ku waynayn
@garadbadaninhanad333
@garadbadaninhanad333 3 года назад
Qof Naxariis badan ayaa thay hadii aadab og thay intaas alle haku barkeeyo 🙏
@dekobintuyusuf4061
@dekobintuyusuf4061 3 года назад
khalad wuu dhacaa huuno wakhtigina intaa ku ekaa ma haduu jaceylku dig kugu soo yiri bro hadaadse ogtahay kasii wanaagsan 💔💔💔💔💔💔💔
@aragsanmohamed4162
@aragsanmohamed4162 3 года назад
walaaleeye TV ku aan garan uqoraal ekidaa
@gabarhabargidir1834
@gabarhabargidir1834 3 года назад
Xabibi wixii horay waan hilmaamay 🤣👊♥️🙈
@rageibrhim6630
@rageibrhim6630 3 года назад
@@gabarhabargidir1834 😅😅😅
@nashwaaakaindho1270
@nashwaaakaindho1270 3 года назад
Yaa sideyda qalbiga ka oynayo kana marmin qofka uu jeclaa😭😭😭😭
@ayanlehabdullahi1215
@ayanlehabdullahi1215 3 года назад
☝🏽😢
@husseinceshali6287
@husseinceshali6287 3 года назад
Ha oynin huno🙏
@feisaldvbhabdi551
@feisaldvbhabdi551 3 года назад
Hhhhh😭😭😭
@tubemixed2413
@tubemixed2413 3 года назад
War ilmadeerayal 1 million hadaa Awoodo wa idiin saari laha ilahaybaan ku dhaarte kamaan xaasidene subscribe iisar wll qli
@soomaalifunny7003
@soomaalifunny7003 3 года назад
@@tubemixed2413 waan kuu saaray walkey qaali
@hanadomarofficial7556
@hanadomarofficial7556 3 года назад
Nimcan on fire🔥
@shucaybmaxamud2842
@shucaybmaxamud2842 3 года назад
Hanadka 👊
@ilyaasisgoow8243
@ilyaasisgoow8243 3 года назад
Reaction kabix
@laylaisxaaq5140
@laylaisxaaq5140 3 года назад
😘
@fadumoilyas3993
@fadumoilyas3993 3 года назад
@@shucaybmaxamud2842 2eeqqqaäp9 9 l q10u9
@yoonisabdi985
@yoonisabdi985 3 года назад
Reaction keeda kaa sugenaa
@sadar_muqda
@sadar_muqda 3 года назад
Qalbiyada yar weecsamay isku waayi maynee hadii aad akhristey qorlkan😂 Codka eryada laxanka Top keepgoin bro
@somalilegend8676
@somalilegend8676 3 года назад
Bro subscribe ii saar ani waa kuu saarey
@lacagleofficial
@lacagleofficial 3 года назад
Heestani oo bilaa music ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahadsan. Fadlan igu caawi SUBSCRIBE wll adigoo mahadsan 🙏🙏🙏
@MohamedSaid-jr6tr
@MohamedSaid-jr6tr 3 года назад
Hal million intaysan gaarin hdd timadh like igu qabo sxb 🔥💜
@missabdi2194
@missabdi2194 3 года назад
Such a UNIQUE VOICE AND FULL OF EMOTIONS OMG !!! BEAUTIFUL
@abdirahmanblue3621
@abdirahmanblue3621 3 года назад
He is smart with beautifull voice + sweet words 💔🤗🤗
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 3 года назад
Yea I’m just like him if ur interesting 🤨
@m_amiin7776
@m_amiin7776 3 года назад
Hessti ad mucan alfanan hilaaac from jabuuti zzpta like igu qabta🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 3 года назад
Adeer ismaaciil igu salaan yakhe 🤣
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 3 года назад
❤❤❤❤❤❤ma partie
@lacagleofficial
@lacagleofficial 3 года назад
Heestani oo bilaa music ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahadsan. Fadlan igu caawi SUBSCRIBE wll adigoo mahadsan 🙏🙏🙏
@iprahimmohamed3433
@iprahimmohamed3433 3 года назад
Yaakhi hesta ku hysatah😂😂😂
@mohammedaswad3207
@mohammedaswad3207 3 года назад
Waa habeen jimca ah ee saliga nabiga aan badino walaalayaal scw 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@yazier_4456
@yazier_4456 3 года назад
F5f
@nafisaali7798
@nafisaali7798 3 года назад
Scw
@nimcaancaraaye9083
@nimcaancaraaye9083 3 года назад
Scw
@fatimaelmi-q7v
@fatimaelmi-q7v 4 месяца назад
Ashley and tjcfisftddfhuisddk Dfjosdhozd djos
@sundusqueen11
@sundusqueen11 3 года назад
Hestan Imissa Sugaaye Nimcan Fanan Aan Saaid Utagero Waliga Frxd Igu Nollaaw 🥰🥰♥️ Gar io Gardaro Wan Ku Wataaa 🥰
@apdyzhakour1448
@apdyzhakour1448 3 года назад
Qalbiyadan yar weecsamay isku seegi mayno😪✌👌nimcaan waa nin fanaaana kaaga daranta adoo qoraalkayga aqrinaya ayaanad like isiinanyn😉dhac kusii wll sharaf
@amenahmeth6947
@amenahmeth6947 2 года назад
Hhh
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 3 года назад
Heetra 100% Codka 100% Stylka 100% Musiga 100% Fanan qaran horay usoco 😍💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 3 года назад
@Fuaad Abdalle,markaad leedayahay Hillac wa fanaan qaraan taas kugu ma raacsani,waxuu uu yahay fanaan qaraan wa somalida koonfurta ee uuma ahaa Somaliland wa doqoon ama jahiil
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 3 года назад
Dhakhtarka deg deg ubooqo!! Ninkan Somaliland ad shegeysid badh ayuu leyahay, wana Soomali dhaba ah isaga iyo Dadka ukaso jeedo maha Dad cuqdad qaba !!
@abdisam6683
@abdisam6683 3 года назад
Thanks
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 3 года назад
@@fuaadabdalle7331 waxba ka siiya ama ka qaldan,ma dhahiin somali maahan ee asalkisa taranka ah ayaay Somalilander ah.Waxu ku jiira in taa samaroonka qaldan ee wali ammisan moqdisho beentooda, mar kalay ayuu fahmin doona somalida koonfurta ee moqdisho inay Been uu sheegayeen.Hilaac xaq uu laha inu yimado gobolkiisa Awdal,haddi kalay xabsika borame ayuu galayaa.
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 3 года назад
@@cusleyeciltire1008 sxb Awdal kaliya hakuso kombin ninkan rerkisu somalia o dhan ayey leeyihiin xaqiiq aamin maha reer hal magaalo qaado qado ama gobol intana hayno joogto cafis🙏
@aliflagofficial9283
@aliflagofficial9283 3 года назад
Dhageysa heesaha waxaa macaan dhageysa quraanka illahay danbigena ha dhaafo walalaaheyga muslimka ahow
@lacagleofficial
@lacagleofficial 3 года назад
Heestani oo bilaa music ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahadsan. ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-LusuOD9tJtw.html Fadlan igu caawi SUBSCRIBE wll adigoo mahadsan 🙏🙏🙏
@digirey69
@digirey69 3 года назад
Qofkii hestan daremy oo qalbi leh like ha igu qabto👍♥️😢
@Umu_Xanaan
@Umu_Xanaan 3 года назад
Asc wll fadlan waxaan si naxariis iyo xushmad leh kaaga codsanaa is subscribe iiga saarto channelkeyga. Mahadsanid
@somalilegend8676
@somalilegend8676 3 года назад
Bro subscribe ii saar ani waa kuu saarey
@sophiamotherlove2550
@sophiamotherlove2550 3 года назад
😭😭😭💔💔💔
@khadiijocatuush3911
@khadiijocatuush3911 Год назад
Qalpiyada yar weecsamay Isku waayi maynee Hadii aan wadku iman Warka waynu kala heli 💔😭 Heestan markan dhagaysto wxaan soo xasuusta wiil aan zxpo ahayn in mudaa kadip sheekadeenii zxptinimo xiriir ubadalnay laba sano oo qurux badan soo wada qaadanay ugu danbayn is fahmi waynay anoo jecelna cidla iga tagay 😭 I can't wait maalinka codkiisa maqli doono oo uu isoo raadin doono kolba ani ahaantayda waan cafiyay hada meeluu ku sugan yahy maqan wlhi lkin waxay tahy ba waan ku xiisay zhp 7/11/2023💔😭
@adanmohamed337
@adanmohamed337 9 месяцев назад
Am here 😢
@AfeniShakoura-zl1jz
@AfeniShakoura-zl1jz 8 месяцев назад
Allaha isku kiin caalfo ❤❤
@shakuuryare8548
@shakuuryare8548 3 года назад
Wlhi Hestan ku dhawad wa markii 20 naad an dhagaysto waa ilaaway in ay thy malin jimca ah hees io badh ❤🤴🥇🔥🎼🎵🎶🎧🎤best fanan nimcan
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 3 года назад
Fananka kaliyeta ee aan tageero Nimcaan tageero wayn ku ahy bro From Laasanood🇸🇴🥰❤
@anshboojo8063
@anshboojo8063 3 года назад
Heestan waxay kuso aday waqti qalbigeyga xanun badan daremayo dhiira galin baan ka qaday xaqiiq 😢💔
@farhaandaacadofficial2228
@farhaandaacadofficial2228 3 года назад
@ansh boojo Walaal ilahay qalbigaaga ha bogsiiyo guulayso
@nasteshellare6841
@nasteshellare6841 3 года назад
Wll ku la mid baanahay 😢💔
@saskianuur6062
@saskianuur6062 3 года назад
Anigaba😭😭😭
@dumarmidauguqurxoon828
@dumarmidauguqurxoon828 3 года назад
Miskiin Ansh Boojo
@ayaanmaalin2582
@ayaanmaalin2582 3 года назад
ansh boojo allaha kaadul qaado wixii dhiba quraankana waxaa laga helaa farxad saaida
@khaalidkaamilofficial7166
@khaalidkaamilofficial7166 3 года назад
The one and only nimcaan hilaac legend bro
@halaazi4352
@halaazi4352 3 года назад
Lipaax waan ku tageera 👈
@adnasiciid1729
@adnasiciid1729 2 года назад
Gd
@adnasiciid1729
@adnasiciid1729 2 года назад
🇩🇯
@Keena-diid
@Keena-diid 3 года назад
Qalbiyada yar weecsamay Isku waayi maynee Haddii wad ii iman Warka waynu kala heli Xaalad kale!
@mohamedhabane7870
@mohamedhabane7870 3 года назад
Heestaa ex tii baan u diroo way soo noqotay ❤💋 Waa hees qalbileh
@somalilegend8676
@somalilegend8676 3 года назад
Bro subscribe ii saar ani waa kuu saarey
@jaamacabdi489
@jaamacabdi489 3 года назад
Ma iskeentay qoftaasi😂
@aaminamayow840
@aaminamayow840 3 года назад
Hhhhhhhh
@nawalmaxamad1177
@nawalmaxamad1177 3 года назад
kkkk oo runaa
@cadarali4704
@cadarali4704 3 года назад
Tollow ana ma u diraa haba layaabe😁
@mohamedabdulkadir5438
@mohamedabdulkadir5438 3 года назад
Nimcaan is the best From Borama 🇸🇴🥰
@somalilegend8676
@somalilegend8676 3 года назад
Bro subscribe ii saar ani waa kuu saarey
@geelefamily
@geelefamily 3 года назад
Qalbi yar weecsamay, Isku waayi maynee!! . be yourself the change you wish for in this world 🌎 🍀❤️.
@esmahan143
@esmahan143 3 года назад
Madafiro wanagii waley waan aqoon sanahay, top song nimcaan hilaac my one and only fanaan😘😘🤗
@aliomer4940
@aliomer4940 3 года назад
😍😍😍😍
@safianor7614
@safianor7614 3 года назад
Ma,ilaawo waagii sidaan laga wacnaa inkastoo waqtigii ina kala wadin madafiro wanaagiii wili waan aqoonsanahay 💯💯💯😪 mana hilmaami dooni intii aan wang kaa arky qof qlbigayga ku weyn alle ha,isku keen kaso🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@voiceofcommunityvoccodkabu5408
@voiceofcommunityvoccodkabu5408 3 года назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅❤️❤️❤️❤️❤️Fanaan Somaliyed. Muqdisho wanaagaa Madafiro, waan fahamnay xikmada u qorsoon . Guul iyo gobonimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅❤️❤️❤️❤️❤️
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 3 года назад
Kk bararakh 🤣😅
@abdirahinabdimajid1729
@abdirahinabdimajid1729 3 года назад
Once again Nimcaan produced another masterpiece✌😍well relevanted song to my 7yrs old endless, hurtful,desperate and despair love😭😶
@hayathassan9618
@hayathassan9618 3 года назад
Fananka kakiyo aan iscadeen marku soo galey fanka ilaaa had waa isku midab liketa ha ila dhaafin had sideyda qabto hilaaac keep going wllo
@cabdicasiis2903
@cabdicasiis2903 3 года назад
Isagaba cadba fananka😁
@hayathassan9618
@hayathassan9618 3 года назад
@@cabdicasiis2903 qoralka sifiican u aqri 🤪🤪🤪🤪
@Umu_Xanaan
@Umu_Xanaan 3 года назад
Asc wll fadlan waxaan si naxariis iyo xushmad leh kaaga codsanaa is subscribe iiga saarto channelkeyga. Mahadsanid
@thakid4953
@thakid4953 3 года назад
Fanku isku qasab mahan legend Nimcaan Axyaa Song 💯 millions viewers an urajeyna
@Umu_Xanaan
@Umu_Xanaan 3 года назад
Asc wll fadlan waxaan si naxariis iyo xushmad leh kaaga codsanaa is subscribe iiga saarto channelkeyga. Mahadsanid
@jabriilmahamed123mahamed9
@jabriilmahamed123mahamed9 3 года назад
Heestan marke 1m gaarto like dhac igu suu😂😂🤞keep going legend
@jannadalajaara402
@jannadalajaara402 Год назад
Qalbiyadan yar weecsamay isku waagi maynee hadii aan wadku ii iman warka waynu kala heli❤❤❤😢
@mohajako3509
@mohajako3509 3 года назад
I am from Somalia and i love Somali songs especially nim’aan Hilaac😁✌🏼❣️
@ayaanhassan1284
@ayaanhassan1284 3 года назад
Kkkkkkkkk
@lilqanciye3078
@lilqanciye3078 3 года назад
No u from congo
@dayibabdullahi4254
@dayibabdullahi4254 3 года назад
Cilmi badanaa
@munasaid2433
@munasaid2433 3 года назад
Smart kkk
@Degaliah
@Degaliah 3 года назад
You are from the sky 🌌
@elhajji77
@elhajji77 3 года назад
Inta aad nooshahay qof ku jeceli haka doorsan qofaad jeceshhy... Qiimaha qofka ku jeceli waxaad ogan donta marka qofkaad jeceshahy qiimahagu fahmi wayo 💯
@suralaydaafrica7992
@suralaydaafrica7992 3 года назад
Haa wlhi aniga arkay xanuunkeeda😢
@clownxiao.398
@clownxiao.398 3 года назад
Aney igu dhacday maantana shalay aan joogaa 😭😭
@lacagleofficial
@lacagleofficial 3 года назад
Heestani oo bilaa music ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahadsan. Fadlan igu caawi SUBSCRIBE wll adigoo mahadsan 🙏🙏🙏
@elhajji77
@elhajji77 3 года назад
@@suralaydaafrica7992 Haa wlhi waa dhibaato 🙏🏾.. Wxa suurtagal ah qof aad jeceshhay oo 10yrs wada socoten inaa farxad ka heli weyso, laakiin 2bil oo qof ku jeceli kaa dabo ordaaye farxad miidhan aheyd gebigaadaba..
@suralaydaafrica7992
@suralaydaafrica7992 3 года назад
@@elhajji77 aad iyo aad wlhi aniga qofan jeclahy mudo daba socday farxadna kwaayay lkn hadeer mid aniga haysashadyda ku xmdiyaa helay oo wlhi farxad isiiyay qof ku jecel wax la siisto maleh
@sundusqueen11
@sundusqueen11 3 года назад
Sanad Walpo Hees Aan Daremayo Ayaa So Qadaa Malaha Darenkeyga Lasocotaa Hilaacii Hirgale
@Nquey
@Nquey 3 года назад
Anbu😢💔
@sundusqueen11
@sundusqueen11 3 года назад
@@Nquey Hppti Nimcan Wan Wadanaa Sow Maha Markaz 🥰
@akashqanacsane1784
@akashqanacsane1784 3 года назад
SAS un iskadeh
@Nquey
@Nquey 3 года назад
@@sundusqueen11 aad iyo aad
@Umu_Xanaan
@Umu_Xanaan 3 года назад
Asc wll fadlan waxaan si naxariis iyo xushmad leh kaaga codsanaa is subscribe iiga saarto channelkeyga. Mahadsanid
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 дня назад
Wiil Samaroon Siciid... The top one in music🙏
@farhiabashir7263
@farhiabashir7263 3 года назад
Ma ilaawo waagii, Sidaan laga wacnaayee, waaxdayda maqaneey noloshaadu Waa wehel . Intii ila dareentay heestu ineey meel ku socoto 👍 like dhag ku siii 🤣🤣🤣🤣🤣.
@mohaabdulaahi5998
@mohaabdulaahi5998 3 года назад
Wlhi si toos ah waliba qalbiyada yar weecsamay iyo afaarahaas I feel it
@issackalimohamed7584
@issackalimohamed7584 3 года назад
Sidey ila tahay raalin gelin heestii ka reystay bukaanadi ahyd
@nawalmaxamad1177
@nawalmaxamad1177 3 года назад
kkkk ma daremin xage ku socodaa huno ii faa idey 🤣🤣
@lacagleofficial
@lacagleofficial 3 года назад
Heestani oo bilaa music ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahadsan. ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-LusuOD9tJtw.html Fadlan igu caawi SUBSCRIBE wll adigoo mahadsan 🙏🙏🙏
@sadiaabdiwahid9452
@sadiaabdiwahid9452 3 года назад
Wlhi heesta mel bey igaa tabatey kama dhargo ❤️💯
@CADCEEDLYRICS
@CADCEEDLYRICS 3 года назад
Wow m.a my brother Nimcan hilaac Nin ad igu ween an Qiimo u haayo ha Socoto howsha cadowgana Cagta hoostiis Hilaacii Fanta Tahay Go Forward pro
@mohamedukaash
@mohamedukaash 3 года назад
Dadka somalia joogo markuu waaga u baryo baa larabay inaad heesta soo galiso 500 oo north america joogto baaa daawatay hada 🙏
@yoonka1965
@yoonka1965 3 года назад
Heestan waayadan dambe waqtigeyga inta ugu badan iyada dhageestaa Taariikhdu marke aheyd August 8 2018 Waxan is baranay gabar xligisna aan joogay muqdisho run ahaantii wanaageeda, quruxdeda daacadnimadeda waxan ku misaalo majirto , waxan wada sheekesanaba ugu dambeyn xirir iyo isfahan ayaa ina dhex maray markii dambena jaceyl xad-dhaafa oo 2dena ah isu badale 3 bil kadip safar waxbarsho jaamacaded oo dalka dibadisa ah baan uso dhoofe iyaduna Nairobi kenya ayee u wareegte intaan wxana ku balanay guur marka jamacada dhameeyo intaan wada socone marar badan aya laso doonte intaa iyaduna wey diidi jirte ugu dambeyn reerkedu ayaa wiil siiye waxana loo sheege ineesan diidi karin oo qasab ay tahay iyaduna arintii bey ila wadaagte ana waxan ku iri inee reerkeda haka so go’in oo ay iska samirto ileen jaceyl xasid ma waayee waxan leeyahay Wiilkuu dabadee calafku Wehel kaaga dhige Waliga la noolow Wadar ubara kala hela Waxan rabi ka baryaa inuu aniga iyo iyadaba qalbiyadeena qaboojiyo❤️🤲xaqiiqdi qof iyado kale ah sida lagu helo wey adagtahay mana dhaceyso iyadoo kle inaa dib u helo 💋😭 waxaase jirta balan aan iyada iyo naftydaba ka qaade oo ah xirir jaceyl dambe inaa sameyn gabdh dambe aan jeclaan 3 march haben arbaco ah 2021 2dii is jecel isuna daacad ah cadow so kala dhex galo lama waayo iiso ducee adiga commentiga aqrinaya inu ilaahey qalbiga iiga reebo gabdhaas iyaduna qabligeda u qaboojiyo🥺🙏
@xamdailkacazxamdaapthiriza2268
@xamdailkacazxamdaapthiriza2268 7 месяцев назад
Ax yaa JcyL😭💔
@sowe8641
@sowe8641 3 года назад
Inta sdeeda jiifka kudaawaneesa like dhac kusii qraabo🤣🤸‍♂️🤸‍♂️🤸‍♂️
@mirnahaji5240
@mirnahaji5240 3 года назад
Inta iga danbeeso markad hurdada kaso kacdaan like igu so salama somaliyey🇸🇴🇸🇴💙🤍
@fatimahassanhasana6095
@fatimahassanhasana6095 3 года назад
❤️❤️🇸🇦
@Umu_Xanaan
@Umu_Xanaan 3 года назад
Asc wll fadlan waxaan si naxariis iyo xushmad leh kaaga codsanaa is subscribe iiga saarto channelkeyga. Mahadsanid
@lacagleofficial
@lacagleofficial 3 года назад
Heestani oo bilaa music ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahadsan. Fadlan igu caawi SUBSCRIBE wll adigoo mahadsan 🙏🙏🙏
@rosiina1120
@rosiina1120 3 года назад
Waan iloobay wagii sidaan laga wacnaay waxaan ku iloobay sidaad ii xumeeysay waligaana i arki meeysid waxaan helay wax walbo iso marsiisay mid adiga kaa wacan oon ku iloobay axl alha ii daayo xaajigeyga walee ruux kulama simo inkasto adiguba biniaadan tahay oo xumaan karto lakiin mar kasto qalbigeyga qeeyrku rajeyaa ilaheey baan aaminsanahay qof biniaadan ah meesha uu iiga tagaa ku ilobaa
@Abdirahman1028
@Abdirahman1028 11 месяцев назад
Nimcaan abdirahman hassen hillaac wan ku salamy bro fanskaga ayant ahe good night 🌃
@murtisameoficial5365
@murtisameoficial5365 3 года назад
Heestan waxay ixasuusay xidhiidh aan sameyoh kii ugu waqtiga dheera ugu murugta iyo farxada badnaa waxay ahayd markaa sameyay 12/25/2016 markaa waxaan jogay borama waxaa soo dhamaday 11/3/2019kii markaas oo aan jogay garawe runtii waqti aad umurug badan ayuu ahaa hada gabadhaas meel aduunka kaga nooshahay ma ogi lkn wali waxaan xusaa wanaageeda markastoo tariikhdii lagadhana qalbiga kaxusaa
@hudu_abdalla10
@hudu_abdalla10 3 года назад
😵😔
@khalidkd5289
@khalidkd5289 3 года назад
Hesstan imisaa ansugeynii Nimcanow 🤩 Guul kurajenaa Walalkey ❤️
@Ilyaasçķ4
@Ilyaasçķ4 3 года назад
Ma dhibsado wanagii Wali waan aqoonsanahy 💋❤️ Another level my pro hilaac 🥰 inta wanaga jecel is muujiyh
@somalilegend8676
@somalilegend8676 3 года назад
Bro subscribe ii saar ani waa kuu saarey
@Ilyaasçķ4
@Ilyaasçķ4 3 года назад
@@somalilegend8676 kuu saray pro
@lacagleofficial
@lacagleofficial 3 года назад
Heestani oo bilaa music ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahadsan. ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-LusuOD9tJtw.html Fadlan igu caawi SUBSCRIBE wll adigoo mahadsan 🙏🙏🙏
@waaleygudaalay2181
@waaleygudaalay2181 3 года назад
Haddi dadki hore noogu faanan in ay goob joog u ahaayen Xasan Aadan Samatar iyo fanaaninti kale ee hobalada Waaberi, Anaggana jiilka dambe ee 2050, Waxa ugu faani doona inaa goob joog u ahayn fanaanin uu hormuud uyahay ♧Nimcaan Abdirahman Hilaac♧. Fariintaan waxa ugu tala galay jiilka 2050 ee heestan Qaaraami ahaan u daawan doona.
@samisfamily5703
@samisfamily5703 3 года назад
😭😭😭😭😭
@qaasinshire3162
@qaasinshire3162 3 года назад
Saxix wlh benta ma'ahn
@naciimomire7504
@naciimomire7504 3 года назад
Xaqiiq
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 3 года назад
Xaqiiiq wlhi🤙🏼he's a living legend ❤
@dayaxaxmd2028
@dayaxaxmd2028 3 года назад
Sxbw screen aan ka qaate hada noolnahney replay nobalan ah 2050
@abdihakemhoorri4966
@abdihakemhoorri4966 3 года назад
Fananka Codkisa ku jooga Fanka ee ah waliba maanta ka ugu sita Fananinta somaliyed Nimcaan Hilaac💯👌
@mohamednor5867
@mohamednor5867 3 года назад
1300 qofood bas horteyda comment dhiibtay ana inta iga dambeysa Click like hala baqiiilin 🖒
@chelseafans8080
@chelseafans8080 3 года назад
#From_Hargeisa_💞 FananKa somalida nimcan HiLac 🗣️🎵🎼🎧💞🔐
@Wll-Ak
@Wll-Ak 7 месяцев назад
Anigoo liita oo kujira waqtiga ugu xumaa nolosheyda, waxay ahayd qofta kaliya an weheshanaayo, waxaa u sheegay inay tahay qofta kaliya an heysto, ayey igu qiyaantay nin kle igana tagtay qalbiga aad ii gubanaayo wlh blh tlh qof adag ban ahaa blse waqtiga igu xumaa oo nolol adag i galiyay bay igu sii dartay, mantana mashegi karo xitaa hal sabab oo jacelkena u burburay😭😭😭😭
@mohamoudmohamed5258
@mohamoudmohamed5258 3 года назад
Nimcaankii Hirgalay Waxad tahay Astaan Qaran I'm from Garowe puntland 🇺🇿🇺🇿🇺🇿
@Gift606
@Gift606 3 года назад
Igu cawi subscribe huno
@mohamedtogdher3682
@mohamedtogdher3682 3 года назад
2milon markay gaadho like garee✌
@queenyismail5158
@queenyismail5158 3 года назад
Inkasto wakhtiga yiki kala waday xidhiidhki💔 Madafiro wanaagi wali wan aqoonsanahay🥰 Hadan somali nahay qof hadi lakala tago walacaya ama ladhaliila wanaagad isku hayseen ku ilaawa waxkasta❤
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 3 года назад
Xasuus bay igalisay Heestan inkastoon heesaha isku fiicnayn dhagaysigooda 27/12\2019 Inkastuu waqtigu kala waday xidhiidhkeenii madafiro wanaageeniii 😭😭
@ednamohamettaani6708
@ednamohamettaani6708 3 года назад
Inta kaheshay heesta 👍🤤🥀 Wooow hees dareenkeda wadata😔❤
@Umu_Xanaan
@Umu_Xanaan 3 года назад
Asc wll fadlan waxaan si naxariis iyo xushmad leh kaaga codsanaa is subscribe iiga saarto channelkeyga. Mahadsanid
@babydol9786
@babydol9786 3 года назад
Nin walba intii miizaankiisu socdaa Ereyada 100% Laxanka 100& Codka 150% Muqaalka 100% Keep going hilaac.
@shacnidhaladkiiboorama5783
@shacnidhaladkiiboorama5783 3 года назад
Ima Doorsho Waayuhu❤️😢 Walee kaama Dheeliyo❤️😭😩 Best song 🎧 my bro Hilaac👑👑
@AhmedIbrahim-jl5zu
@AhmedIbrahim-jl5zu 3 года назад
Ilmadda ma ceshan😓😓 karo heestaan xusuus bey igalisay. Ani iyo qoftaan dunida ugu jeclaa baa calaf nakala geeyay. 'Ma ilaawo waagi sidan laga wacnaayey' sadarkaas baan niyada ku qaboojiyaa😰😢💔💔
@leylanuur3816
@leylanuur3816 3 года назад
Sory way dhacdaa
@mohan8838
@mohan8838 3 года назад
Pro Sapr Midda Wn kla qba aniga bo😢
@ILASOCOTV
@ILASOCOTV 3 года назад
Snap chat baan kaa so racaya inti ila mida 😂😂 waxaa badan baan sugeyan hestan
@queenofwoman9008
@queenofwoman9008 3 года назад
Aniga✋
@deeqomohamedabdi8766
@deeqomohamedabdi8766 3 года назад
✋ anigaaa ❤❤
@xoglahubotube851
@xoglahubotube851 3 года назад
Isoo boqo please subscrive
@nimcokhaliif6440
@nimcokhaliif6440 3 года назад
Bdhartttttyaysd
@nimcoahmednimcoahmed4562
@nimcoahmednimcoahmed4562 3 года назад
Abyo snap kiisa ii sheeg
@mohameddiraac43
@mohameddiraac43 3 года назад
Inkastoo wakhtiga yinid Kala waday xidhiidhkeen Madafiro wanaaga Wali waan aqoon sanahay Wax ku necebi imabaro Waji aanan kugu arag Ima doorsho waayuhu Walee kaama hiiliyo Ma ilwaawo waagii sidan laga wacnaa Waaxdayda maqaneey Noloshaadu waa wehel⚘ #Hilaac hirgalay 👏
@raxoluulmuse4815
@raxoluulmuse4815 3 года назад
Way dhantahay 🥰😍🇸🇴🇸🇴💯💯🌹🌹🙏🙏🙏👌👌💕
@kawthermohamudhersi8890
@kawthermohamudhersi8890 3 года назад
Ma ilaawo waayihii zidaan laga wacnaayoo🥺😫😢😒🥴😩 Xazuuz hadad gashay like😢
@QayzQayzar
@QayzQayzar Месяц назад
Qalbi jabay dilaaciisa ama cudur la tiro koobay ayaa lala tacaalaye qof dareen fog tebanaya maxaa loola talin wayey😢😢😢
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 года назад
Team hillaac haddaa thy *Like* iisaar ✌
@rahmabiihi6212
@rahmabiihi6212 3 года назад
WhatsApp kaga imide halkana ma iga daba timid wecelow🤣🤴
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 года назад
@@rahmabiihi6212 🤣🤣😄😁😁😅😅😆😅 War meel walbo waan joogaaye mxaa ikaa daba dhigay kkk Tankale *WhatsApp ka iga soo qabo Numberkaagu wuu iga baxaye* 😪
@hudaxuseen1201
@hudaxuseen1201 3 года назад
Hestaan adoow dhageysaneyse ma ilmeyse xasus goowni magashe 😭😭😭😭😭😭
@nidolzack7052
@nidolzack7052 3 года назад
Axxxx😥 isku cudur nahney😂😂
@minetoumina5830
@minetoumina5830 3 года назад
Ha walal
@hodanhodanhasan5504
@hodanhodanhasan5504 3 года назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@qaliyaomeraaliya4578
@qaliyaomeraaliya4578 3 года назад
😭😭😭
@nuuraxaaji7555
@nuuraxaaji7555 3 года назад
Haaa wlhi waan galay
@Hamdamowlid5
@Hamdamowlid5 3 года назад
qalbiyada yar weecsamay isku waayi maaynee hadii aan wadku ii iman warka waynu kala heli...... ma ilaawo waagii sidan laga wacnaayeey🙏
@fartuunali3334
@fartuunali3334 3 года назад
Wey itaabaneysaa heestaasi wlhi inaan baan is baranyay 2016 bishii 9aad wxn kala hardy bilowgii 2020 wuxuu ahaa ruux wnaagsn lkn guur aynu iga dalbaday ana reeraan ahaa qof ay kutashanayaan oo wx ubarata inan ilamida oo aan ani masuuliyadeyda qaadi Karin wxaan rabo isiin karin wey ila noqon wey day inaan nolol la wadaaago wxn iri wn isasugeynaa intaaa wx barashada dhameyso jaamacad heer keed Manu gaarno bar sidii buu iiga niyad jabay mudo yar kabacdi waaa kala tagnay allaha amaansado wuxuu ahaa ruux wnaagsn lkn noloshaan is la rabnay buu ila fahmiwayay 😓🌏👏
@adeeghayemarket
@adeeghayemarket 3 года назад
Keep going walal waxbarasho wax ka qalisan ma jiraan waad heli calafkaagii
@mahirabdirahmandirie9490
@mahirabdirahmandirie9490 3 года назад
Wll nolosha alle ayaa haya Wxy aheyd qofkaa hadad si dhab u jeceshahay Inaad la dhameyso sababtoo ah Inaad idinkoo lacag heysta Is guursataan wxaa ka fiicneed inaad idinkoo wxba heysan Dadaal kadib Aad noqotaan Kuwa Qani ah markaas ayey noloshu macaan lahan laheyd
@fadumoupdirhman5680
@fadumoupdirhman5680 3 года назад
@@mahirabdirahmandirie9490 adiguba aniga ayad iga bxday oo itiri jamacada an dhameyo
@mahirabdirahmandirie9490
@mahirabdirahmandirie9490 3 года назад
@@fadumoupdirhman5680 kkkkk Kee waaye kaas?😂😂
@adnadhaymansacid2132
@adnadhaymansacid2132 3 года назад
Ax Ax qaliiyeey sorry mcneeeey😥😥😥😥
@MohamedAbdi-zu1pr
@MohamedAbdi-zu1pr 3 года назад
Qof ku wiiqi Lama jiro awal wan kula jira Bilada sanadka Nimcan ba Iska leH ❤✌ liketa dhac kusii wllo
@lacagleofficial
@lacagleofficial 3 года назад
Heestani oo bilaa music ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahadsan. ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-LusuOD9tJtw.html Fadlan igu caawi SUBSCRIBE wll adigoo mahadsan 🙏🙏🙏
@hm_898
@hm_898 3 года назад
May be millions will watch this song!
@parmrajput9789
@parmrajput9789 3 года назад
Life is gone "Girlfriend is nothing" "parents is motivation" "suport is everything which I need everyone 🙏😓😫
@abdi20
@abdi20 3 года назад
Something He Miss 🎤🔥❤ His love ❤❤
@umalkhairahmed8652
@umalkhairahmed8652 3 года назад
Sure the parents always first but live needs couple isn't it?
@MudaneChango
@MudaneChango 3 года назад
Nimcaan Hilaac waa Hilaaaca fanka somaliyeed Qofwalba ayaa jecel keliya waxa lagu jeclaaday Somalinimo waxkale ma ahan waana fananka ugu degan somalida weliba ku darso oo Arsenal buu Taageeraa 🤣🇸🇴❤✊
@bisadayar
@bisadayar 3 года назад
Ma ilaawin waagi sidan laga wacnaa waaxdydan maqaneey noloshaadu waa wehel❤😢
@Umu_Xanaan
@Umu_Xanaan 3 года назад
Asc wll fadlan waxaan si naxariis iyo xushmad leh kaaga codsanaa is subscribe iiga saarto channelkeyga. Mahadsanid
@suheyb9008
@suheyb9008 3 года назад
Hadiii aan wadku ii iman warka weynu kala heliyee hadaad taagersanthy lagend Nimcaan Hilaac wll 🙏🙏🙏 Hadii aad aqrineyso comment like dhac kusiii halkaan
@zakikaka9529
@zakikaka9529 3 года назад
Hadaad Hooyada mcn Jeceshahay Like iisaar walal.
@Gift606
@Gift606 3 года назад
Igu cawi subscribe huno
@adigadartaa9827
@adigadartaa9827 2 года назад
Wa runtaa nimcan keygi Qalbiyada yar wecsamey isu waayi mayne hafi an wadku iman warka weynu kala heli
@xabxabluul9551
@xabxabluul9551 3 года назад
Nimcaan hdii aan awoodo views iyo likeba waxaa saari lahaa bilaayiin lkn ma awoodee soomaalaay naga dhisa 💪💪💪💪
@shacnisharaf596
@shacnisharaf596 3 года назад
Nimcan hes u leyhy o anan kun jer dawan ma jirto full tagero wlhy 👑
@cabdixakinsacad1601
@cabdixakinsacad1601 3 года назад
Inkastoo wakhtiga yimid Kala waday xidhiidhkeen Madafiro Wanaagii wali wan aqoonsanay 12/11/2020💔From Hargeysa
@faanbugaaxyare9508
@faanbugaaxyare9508 3 года назад
1M inay gaadhay waan arkaa Fadlan 👇🤣🤣
@najmacabdi2549
@najmacabdi2549 3 года назад
Okay 🥰😃😃😃
@saedff2262
@saedff2262 3 года назад
heestan anigay aad ii tabatay wlhi xidhiidh 3 sano aan soo waday ayaa iga bur buray 9/12/2020 waan la kawsaday sobixitaanka heesta wixii qalbigayga ku jiray ayay ka hadlaysa inbadana waan dhagaytay dhagaysanayaana heestan alle laabta ha ii qaboojiyo amiin ii raaciya walalahay qof jacayl somaray uunba garan xanuunka bur burkiisa😭😥😥🤲
@Anuusha.
@Anuusha. 3 года назад
Waqti badan wa sugnay heestan 🔥🔥🔥 Best song ❤🥰
@Gift606
@Gift606 3 года назад
Isar huno subscribe
@Iamdeq
@Iamdeq 3 года назад
Madafiro wanaagii wali waan aqoonsane. Keep it up Nimcaan👍🏽
@basracabdi3321
@basracabdi3321 2 года назад
Heestan marka xita meel ka maqlo ma Kantaroli karo inan waco qalbigaa ugu qasbaayo noloshiisa waa wehel😥😢🥺
Далее
Nimcaan Hilaac - Milgo  Official Music Video
7:09
Просмотров 18 млн
Ruun
9:04
Просмотров 312 тыс.
NIMCAAN HILAAC | FARXADII DUNIDA | best Song
8:31
NIMCAAN HILAAC  SIRTAADAN KAYDIYA MUSIC VIDEO 2023
6:23
SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN  ERYAL TV 2018 1
7:52
Isa Sheeg
11:33
Просмотров 251 тыс.