Тёмный

Nimcaan hillaac oo somaliland dhiiga ku kariyay iyo fanaaniin usoo jawaabtay daawo dagaalka 

Somali Dream
Подписаться 211 тыс.
Просмотров 69 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 166   
@fadumoahmed9655
@fadumoahmed9655 2 года назад
Soomaalinad guul guuul insha allah
@habsa6761
@habsa6761 2 года назад
Do know where I can find the video clip inserted at 0:23
@habonsaed4047
@habonsaed4047 2 года назад
Qof kasta oo horumar gaadha waxa jira dadku mucaarada marka dhag jalaq uma siinayno ka xunta somaliland🟢⚪🔴 dadka ka xunoow waxba naga qaadi maysaan
@saraisse3019
@saraisse3019 2 года назад
Hhhhhhhhhhhhh Kkkkkkkkkkkkkk
@burco7626
@burco7626 2 года назад
❤💭💚 Calendars qeerka qaba maxuu dad kaga oohiyaa😂😂 Alleh ha daayo Somaliland, war masha Allah iska dhaha subxanallah!
@saraisse3019
@saraisse3019 2 года назад
Soo biskooda please Hhhhhh
@saraisse3019
@saraisse3019 2 года назад
Ilahey ha idin caafiyo cuqdadland no ictiraf Qarar iga dheh
@burco7626
@burco7626 2 года назад
@@saraisse3019 really idinka ayaa cudar SOMALILAND IDINHAYA maxad sidii xanjada nugu dagsantihiin ufff.🤮🤮
@omarjama7627
@omarjama7627 2 года назад
Nacas Waa halkii ku soo caan baxay ! Cayda Somaliland ku dawarso! Uskag!
@hindadaahir7262
@hindadaahir7262 2 года назад
Waar ada nacase kalexo waryaa
@se1059
@se1059 2 года назад
😂😂😂😂 marka Somaliland aduunyadu soo qaado ayay ayduna wada cida cajiib tolow ma korkayaga malab loo mariyay waa yaabe 🤔🤔🤔
@alxamdifurniture2241
@alxamdifurniture2241 2 года назад
Soo shaqayso nimcaan walaweynta kasoo ururso adoo miloneire ah noo kaalay oo fooq soodhiso
@yahyeshabdi7379
@yahyeshabdi7379 2 года назад
Nimcaan hilaac shaqadiisu dawarsi
@abdulghanihassan3837
@abdulghanihassan3837 2 года назад
Nimcaan hillac, xaalkiisu waa doqonbaan wacyiga-jira iyo garan wadkeed. Lamayabayo wuxunbuu lamidyahay, kuwa caloshod ushaqaystayasha ah ee muqdisho kudhex meehanabaya, nin damiirlihi mahoosjoogo ninkii shalay quudhsanayay,
@qadarc1
@qadarc1 2 года назад
Ifka lagu yahay walaal garab istaag ayaan kaaga baahanahay isoobooqo mahadsanid wlaal 👍🙏🙏
@mariaofficiall1475
@mariaofficiall1475 2 года назад
Horaah loyidhi nin aanki kuu ranrayn yuu kuu furin markah nimacn Iska wado howshadah Somaalnd waad is huran tihiin Lasocn kuwiina zacapka tumanyow Cidlad ka zacapka tuman
@hibomuse1703
@hibomuse1703 2 года назад
Somalilan ninkey hagaajiso ayaa ku xaarey nimcaanow duqadii aad sariibada jabuuty ku iibineysey kasheekee
@mudanibrahim9089
@mudanibrahim9089 2 года назад
Duqada waan maqley walee, Duqadle dee agaasime ayeey ka dhegeene iska daaya nacaska. Lkn haduu Somaliland kusoo noqdo duqadisii ayeeyno ku cilineynaa.
@farhiyaabdi1578
@farhiyaabdi1578 2 года назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zuuzi1234
@zuuzi1234 2 года назад
Abti adigu horta markad barnaamij naga diyaarinaysid ha odhan somaaliyee Somaliland dheh shubaa ku dhashee 👌👌👌
@burco7626
@burco7626 2 года назад
❤💭💚
@liibanlp5521
@liibanlp5521 2 года назад
peenta waaa xaaran Alle ka baq umada ha nabin
@AidarosHassan
@AidarosHassan 2 года назад
HADAN ISAAQ nahay Somalia Way Naga Gadhi La Dahay Ader Ma Geel Aya Iskugu Ken Jira Naga Hadha Nio
@umuahmedkhayr3370
@umuahmedkhayr3370 2 года назад
Ballo aqoonsigii waliddin diiday Somalia inay iddin ogoladto mahee oqaansi laydinsiinmaayodheh
@user-jj6ur1du8l
@user-jj6ur1du8l 2 года назад
Nimcaan hilaac guul iyo gomanimo horay u soco 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💚💛❤️💕♥️💖🧡❤️💝💘♥️🖤💜💙💚💛💗💓💓💞💕💌💟❣️💔🌷🌺🥀🌹💐🌼🍂🍁🍄🌾🌱
@LIHAN21O.
@LIHAN21O. 2 года назад
Ictiraaf ma isaga noohaya madaxwaynayashayada waxba haka sheegin camal bad ladahee
@Sukuna_thefraud
@Sukuna_thefraud 2 года назад
Xaasidiintii manta marakay maqleen guusha Somaliland dharkiibay isaga xaareen qaracan dartii 😂😂😂😂😂😂😂waxba lagama qaban karo Somaliland Allah ayaa garabtagan wana dad aqoon iyo ilbaxnimo isku darsaday, masha Allah nadhaha indhuhu idinka dhecee
@maxamedibrahim8681
@maxamedibrahim8681 2 года назад
somaali land baakusoo saartey ee ixtiraama
@hindadaahir7262
@hindadaahir7262 2 года назад
Naayaa inadhio adaa qaracade somlilan annagaa wasna
@salamkala14
@salamkala14 2 года назад
Wiilkasu awal na inan yaro reer Somaliland na bu aha cuqdada meeshu ku qalooday lama yaqan lakiin Somalia da aad sheegatay Somaliland uun ba kutahay dhulka guna yahay lama huraan na wa meeshada ku dhalatay Somali abaal malaha nimcaanow lakiin waa so waa you arki inshallah 😏marka waa ina dee raali gelin bixiso
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 2 года назад
duli yahow umada haisku dirin hadi la aqnsdo dhibka kujiro maxeythy
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
Nimcan Hilaac waa asakri ka tirsan NISA Waa jaantuus Farmaajo qortey isgaan a a u direy USA
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 2 года назад
Kkkkkkk Awr awr wado iyo nin naagi waddo midna kaama baydhaan hhhh yarka passport lagala noqonayaa haduu caydeena Ku foifool dhaqan waayee halayaabina miskiinka.
@draishahanitaabdullahjama6464
@draishahanitaabdullahjama6464 2 года назад
Layaab malihid o haybtada xiqdiga iyo xasidnimada lagu gardadshay nimcaan hilac wxd thy qof welki u cuntada kucunay nijaseyay se wxa nusqan ama litinimo ugu filan in ay Somaliland nocagas oklehna kunolyhn
@shamisahmed1912
@shamisahmed1912 2 года назад
Kkkķ
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 2 года назад
Miskiin hilaac waa qaxooti .
@munahirsi9748
@munahirsi9748 2 года назад
Nimcan gabadhii gursatay gormay soo furesaa??
@fadumosuleman9654
@fadumosuleman9654 2 года назад
Waxan muu odhan nimcan ee beenta iska daa mida kale even hadan 1000 sano helin idna sidasad nooga daba qalinaysan waxana qabsan maysan
@maxamudawesmaxamedoffiall5960
@maxamudawesmaxamedoffiall5960 2 года назад
soomaaliya guul ñolosha runta waa magalo madaxda mogdisho
@samiaharold6123
@samiaharold6123 2 года назад
Mugdisho horta wadankiina qaraxa ka qabta habeen iyo maliin million qofba ku dhinta idinka is qarxiiya somaliland nabad bay haystan uma baahna ictiraaf the world knows u guys know somaliland is very peaceful country just remember Taiwan 🇹🇼 is not a recognized county but is very rich country so somaliland is the same dadkeedi ba u tashaday ohiinta iska daya make your country peace ✌️ first of all
@abduuu_21_
@abduuu_21_ 2 года назад
Maxaa nabad ah inaad wax dishaan iyo kaniisado iyo qoomu luud iyo xabsi baa yaallee
@samiaharold6123
@samiaharold6123 2 года назад
Ogeeygiis dalka somaliland waxba lagu ma diilo wa wadan nabaad aah very peaceful county somaliland is here to stay forever 60 kina anaga idiin keenay calankayaga hadana anaga la noqoneey stop ✋ with the hate don’t be jealous guys 😂 😝
@samiaharold6123
@samiaharold6123 2 года назад
🇭🇺
@samiaharold6123
@samiaharold6123 2 года назад
Qaraxa iska qabta somaliland u can walk 4 in the morning no one will do anything to you that’s peace ✌️ right there somali yeey runta isu sheega o ohiinta iska dayaa please
@samiaharold6123
@samiaharold6123 2 года назад
Been weeyna talyaniga idiin gumeeysan jiray anagana ingiriiska waligeenba waqoyii iyo konfuur baynu kala ahyn marki aanu ingiriiska iska sarneeyna talyanigii bad iska sarteen markaseeynu isku darsaneey tariikh ma taqaniid google anaga xiita calanka buluuga idiin sameeyney o idinka hadhneey xirta isku luqaad ma nihiin carabtuba luuqad bay wadagaan wana million dawlaadood sow mad garaan marka maxa is keen daba dhigay dad wadankodi u tashaday bad xiin u daba socotaan o qaraax la radineeysan iska saara alshabab isnadiifiyaa 😂 hanagu daba xiqiine ✌️
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 2 года назад
Barlamanka Biritan maha marki ugu horeysay eey kahadlan qadiyada waqoyo markey camal wayan ayey ku shekestan citirafna idinmahayan
@DeqaAbdi-ug5tk
@DeqaAbdi-ug5tk 2 месяца назад
Somalia hees xuuma😂😂
@maizaahmet2406
@maizaahmet2406 2 года назад
Wllo somaliland mx daba dhigay ninkan Wd ka tagtay nabad siii
@nimcoaamir8699
@nimcoaamir8699 2 года назад
Somaliland ixtiraafkay radinaso wamaxay iyadon Nimcan hilac so marin 😀😀
@ramlajama8355
@ramlajama8355 2 года назад
Sixin u dhimo lubcaan dhulkiisii ayuu caasiyey who is somali
@umuahmedkhayr3370
@umuahmedkhayr3370 2 года назад
Ballo kudagtay
@xasanhaadahir5735
@xasanhaadahir5735 2 года назад
Muhemadenu wa midnimo hadi nala qebqey biyo cadawgu wan u jilcanahy
@ibraahimaliaspro8334
@ibraahimaliaspro8334 2 года назад
Horta adigu afsomaliga soo baro weliba gabayga dadka kaa waawayn u gee hadaadan kicin karayn waana sidan MAALINBA NIN BAY CAASHAQDAA CAGA WADAADLAYYE CAAWANA TALAABA CUTIYAY CALI MIYAY RAACDAY KKKKKKKKK
@Jammaad
@Jammaad 2 года назад
Soomaali waa mid waana lama taabtaan soomalilan waa maamul gobaleed
@safanura2603
@safanura2603 2 года назад
😂😂😂nimcaan waa qof qosol ah
@michelle-su3iy
@michelle-su3iy 2 года назад
Kkkkkkkkkkk
@kamaalcade4225
@kamaalcade4225 2 года назад
meeshaan arin qaladaa taalo sidda gun loogo gaarrano waa adagtahay reer jabuuti maaha in dowllada lagu daro maxee qiimoleeyihiin waa qaladaadka jiro qofka jabuuti iskaleh dhulkooga nooma ogolo see noosheegtaan HADA YAALAGA GO.AY YAASE NAGA GO.AY. reer jabuuti toodana gooniyee u leeyihiin teenana waa nagu heestaan wax dhacaayo maaha
@umuraage8617
@umuraage8617 2 года назад
Ma hubtaa inuu isagu yahay qofka waxaa qoray wllal dadka ha isku dirin.
@kamaalcade4225
@kamaalcade4225 2 года назад
kkkkkkkk oo waa reer jabuutiye hadaa meeshooda tagto hadaatiraaho passport isiiya intaa ka timidaa lagu dhahaa war reer jabuuti dhulkooga hanaga joogaan muqdisho annakaa leh taga meeshiina meeshooda ma ogolo hadaa tiraaho wasiiraa rabbaa
@Xo01w
@Xo01w 2 года назад
kani waa bodow qarshiile geeluuku ku raaci jiray ood weyne sharabadkiisuna way uraan dhidid aad u qadhmuuna wuu leeyahay oo waan arkay
@haldhaaqurux553
@haldhaaqurux553 2 года назад
Horta fanaan samaroon haduu hadlo maxey u cunaan uf
@nawalaragsansalahiid37
@nawalaragsansalahiid37 2 года назад
Caaac
@soumysmiofficiel6313
@soumysmiofficiel6313 2 года назад
Way ka naxaan soboob too ah Waa aqabada ka hortaagan aqoonsiga
@iliyascadosh2476
@iliyascadosh2476 2 года назад
Kkkkk dhibaa kala haysta
@sadiahassan798
@sadiahassan798 2 года назад
Nimaan hilaac waa geesi somaliyeed guuleeyso guul guul qaadirkii ku may iyo qaranka baa ku jacel guul guul
@haldhaaqurux553
@haldhaaqurux553 2 года назад
Alla isaaqaan weey washeen
@nawalaragsansalahiid37
@nawalaragsansalahiid37 2 года назад
Dhiladi ku dhashy ba waalatay khanisad uarysa hoosta amison iyo qarax ka ilaasho isaaaq kuma baahne
@sleepingbeauty.8359
@sleepingbeauty.8359 2 года назад
Hoyaada baa walatay dogon
@rahmaali2050
@rahmaali2050 2 года назад
War ragan kaftamaya kadhexbax ninkan sodhigay waxan kuleeyahay hadalkaga iska sax ama sobaro afsomaliga dadkan adkahadlaysa iyaga isku daganeh afka laydha kaqarso cidina ma cunsuriyayn karto dhulkisu joogaye mawaxa lagu yidhi Nimcaan wa axmar wamaxay wa lacunsuriyay beenale curadka kooxda mataqan ,maskaxda koxda mataqan iska amus please
@umusuunaa
@umusuunaa 2 года назад
Ictiraaf Ku Waasheen Caadi Maahan Soomaaliya Uma Liiceyso Hadey Xitaa Helaan Soomaaliyey I Soo booqo hadaad qisooyinka familka iyo maseyrka jeceshahy welcome aan ilaalino familadeena wall hadaad qiso heyso ila wadaag iyo Arimaha Bulshada
@mohamedaden8886
@mohamedaden8886 2 года назад
Eosdawe QeSqadaedxs!)0
@mohamedaden8886
@mohamedaden8886 2 года назад
Wqwqai
@mohamedaden8886
@mohamedaden8886 2 года назад
Ri47ei
@ramlajama8355
@ramlajama8355 2 года назад
Umu suunaa adiga maxaa kaagaley naayaa orda dhulkiina dhiiga iyo kufsiga dhimashada dhaca hooyada ooyeysa aabaha oohinta lagu celiyey silicon dhibta yuu noqotey warqada waar iska ilaa adigu niicdayarayso oo kan kahaflayow isku xishood ciil qabe hooyadaa baaku nool iyo ilmihiinii duli aan la aqoon ciduu yahay
@ramlajama8355
@ramlajama8355 2 года назад
Waar norman lilac adigu kuwaalo ee naga daa been isku masweeliya somaliland uun baad ku waalateen somaliland kuwaasha lucian hilaac isagoi darxumaysan ayaa surwal iyo shaDhkii ugu horeeyeyugaday kooxdii xidigaha waar cod naagoodle kuwaasha noo more wax kawada hadsl ah danihiina qabsada adiga 5na mahaysateid
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 2 года назад
Futo Hilaac , ku dawarso cayda Somaliland ,
@armaan3468
@armaan3468 2 года назад
Isaaqu waa dad wareersan xaakaqaldan horta
@kamsarodobe7104
@kamsarodobe7104 2 года назад
Walal qofka média leh hadad tahay qof Somali ah gar sii dadka somalida UU dhan iyo dadka Ethiopian iyaga NAA UU shega ok. Waxa dadka ushegta iska ilalila dadka ciise warabe UU dhan sida anfarta iyo garer ta iyo kowa lamida ee ka imiday wadanada Asia sida bangaladich and Kashmir and Afghanistan and Sri Lanka ok waxay UU imadeen Africa iyay layaan dadka African ah UU dhan ay Africa iyago la waregan ok siraha ay dadka ko la yaan iyaan inishegi ee iska ilaliya,1: WAJIYADA AY BADASHAN UU DADKA AYAY ISKO EKAYSIYAN,2:SIXIR AYAY WATAN AY DADKA KO WALAN 3:BEEN ABOOR IYO KA FAIDAYSI Dadka DHEXDODa,4:DILKA QORSHESAN ,5: BORCADNIMADA
@ibragaab7312
@ibragaab7312 2 года назад
Hhhhhh
@zuuzi1234
@zuuzi1234 2 года назад
Nimcaan isagaa khaniise muxu wax uga sheegi Somaliland ictiraafkii wuu so dhawaadee ma indhahaydun dhiig ka keeni 💚🤍❤
@mangaanime1855
@mangaanime1855 2 года назад
Nimcan hilaac ma ba'auey dadkeygi ka hadhayeye gaga sidani
@qadarcaaqil7020
@qadarcaaqil7020 2 года назад
Nimcaan hillac waa libax beentisna maha saaasa lagaa rabaa
@cabirmohmed947
@cabirmohmed947 2 года назад
Nimcan hilacow adigo hilibi le ah ayay somlilan wax ka dhigtay
@lipanjalo9833
@lipanjalo9833 2 года назад
Beenta isakada ilhey ka booqo imarxaryow soomlilnad hanolato
@iidhassannuur
@iidhassannuur 2 года назад
Beenta jooji nimcaan hilaac ma aha kiisii sax da aha 😆
@zakariyebilecumar7981
@zakariyebilecumar7981 2 года назад
Nimcan hilaaac yu haa ma fananinkii dhintaa kaas waa hore ayu naga dhinty waxa no badalay xusen galaydh naga badan cabdikariin iyo cabdijibaar gacaliye amiin diini yare 2🤘🖕🖕🖕🖕🔥
@kassimare8048
@kassimare8048 2 года назад
Kaqodqood afsomaliga sobaro copie
@Xiingalool
@Xiingalool 2 года назад
Nimco hilaac weeye
@se1059
@se1059 2 года назад
😂😂😂😂 niicdiiba hadashay 😂nimcaan laga roone isku niicle sxb cidi waxba kaa qorimayso eh
@sawsanahmed8325
@sawsanahmed8325 2 года назад
Somaliland ha noolato cadawgeedu wuu badan yahee alle hajabiyo doqonkan xune somaliland laga eryaday somaliland gaadhi maayo hadu wax walba sameyo somaliland waa xor nabad iyo barwaqanu ku nool nahy cidi somaliland dhaleeco uso jeedinaysay dalkaga xorayso horta lagu hoogay viva somaliland mansha allah allow noo siyaadi 🙏🙏♥️🍚🍏
@raxmacarab6922
@raxmacarab6922 2 года назад
Beede an waxab ahayan ayad tahee soomalind suligay galan ayad la miidtahy waryaa edeb yeelo nin ay nagi ibsatad tahee maxad ku hadli nacas naski hooydii cayaya ma ninba akha akha
@badramuuse3438
@badramuuse3438 2 года назад
Somalilnd markaan maqlo wan farxaa💚⚪▶❤somalia markaan maqlna wan cadhooda uf somalia waaban qori kari waayey
@Qooyskena
@Qooyskena 2 года назад
Iska caroo somaliya xarki suliga kama taqan
@sahroahmed858
@sahroahmed858 2 года назад
soomaaliya waamid 👉😁😁😁 somaalikale miyaajira wabayaabe kkk+kkkkkk magac kale yeesha😁😁☝️💤🤽‍♀️🤽‍♂️🦋❄🌊💧🌀🔊🔈📲📱🔎🔍💠🔵🔷️💠💠💠💠💠 meelwalba wabulugle 👏👏👏
@kikomik_liko
@kikomik_liko 2 года назад
Nimcaan hilac Waxuu ku Washay isaaq Ilahay ha Cafiyo Miskiinka
@hibomahamoudegeh3789
@hibomahamoudegeh3789 2 года назад
Nimcaan sidu uga tagay Hargeisa hes danboo macan muqadin ccccccccc
@simoon571
@simoon571 2 года назад
Waxasi wax somaliland ka xanqado mahe war kale mahysa ku sarimayno no link
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 года назад
Dhilaaa ku dhashay nimcanaw car kaalay wadanka
@fathmohamed7222
@fathmohamed7222 2 года назад
Aday dhilo kudhashay khanisyahaw
@amsa1135
@amsa1135 2 года назад
Ufeey inmcaankaad sheegeyso maba niqaano
@khadiijonuur6533
@khadiijonuur6533 2 года назад
w/o kusaxay Nimcaan hillaac
@faisaabdullahi6108
@faisaabdullahi6108 2 года назад
Hasha Labada geed jecel weye yarku malaha wuxuna ogayn,okay, aderki samarar labatan Sano kuso xiqay somaliya iyo somali lan se waba nimcan duufle?kkkkkkkkkk
@fathiamumin6800
@fathiamumin6800 2 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkk. Num San❤️❤️❤️🤲🤲
@somalimusic4591
@somalimusic4591 2 года назад
Adiga iyo isagaba ilahay ha ituso Walahi bilaahi talaahi hadan idin cafiyo ilahay ha icadaabo
@ahmedxavi7125
@ahmedxavi7125 2 года назад
Ilahay waaba kucadaabi hadii aad sidan kusi socoto
@somalidream4567
@somalidream4567 2 года назад
Oo cadaa🤣🤣
@qoslaayeofficially
@qoslaayeofficially 2 года назад
See u talaaa lacala😂😂😂😂
@basheali683
@basheali683 2 года назад
Niimco fuuto dhul u dhow wa lada so eeryay somalilnd🤣😅
@fosiyamahmed2390
@fosiyamahmed2390 2 года назад
Nimcaan waxan ku tusayaa adigoo indhahagu 5 yihiin in Maraykan uu na ictirafo oo aad geek aad qabsato weydo ee hey hadalkaga Sumad u yeeli weydee waxad ka hesho ayaanu arki waxad ka dhigantahay ( dacawadii ka tagtay kabeeheedii oo gadhi kari waydey----)🧠✍⚖⛹‍♀️💚🙏🔑🕋🕋🕋
@fathiamumin6800
@fathiamumin6800 2 года назад
Nimcaan hillac Nokia❤️👍kkkkkkkkkkkkk
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 2 года назад
Reerkan isaaq. Intay cunsuriyiin dadka kusameeyan Bay le yihiin ixtifraaf😑😑
@moabdi3860
@moabdi3860 2 года назад
Bro afsomali akhrintiisu wuu kudhibayaa runtii
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад
Keep going
@sabnaaqaali5337
@sabnaaqaali5337 2 года назад
Uk arintaas masoo dhex Gali karto teeda kle dadka ku haayo xaasidiin gobonimada eey reer jabuuti sameyeen sameeya ictirafkina xamar buu yalaayee we are all Somali pro qabiil ma noqdo qaran
@anisafarah9098
@anisafarah9098 2 года назад
L
@Xo01w
@Xo01w 2 года назад
waar hays ceebaynina meesha ma cid fadhidad u jeedaa kurasku way faaruq
@salmamohamed7018
@salmamohamed7018 2 года назад
Masha Allah somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴nolaw
@armaan3468
@armaan3468 2 года назад
😂😂😂
@nasriingaboose9545
@nasriingaboose9545 2 года назад
Nimcaan waa cunsuri waa xaasid isaga iyo reer boorama somaliland guul cadwaga cagta hoosteeda
@hhhuijii1384
@hhhuijii1384 2 года назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤
@adamyonis8149
@adamyonis8149 2 года назад
Miskiin ya dalas kkk
@aichadhollsouleiman6150
@aichadhollsouleiman6150 2 года назад
Ka wax cayey iyo adiguba beenale ayaad tahey
@cabdinaasirsiciidcabdidugs1219
@cabdinaasirsiciidcabdidugs1219 2 года назад
Samaroon Always wa samalia
@kaahinmali0fficial358
@kaahinmali0fficial358 2 года назад
buqland waxan ushegaa iney so maran legand ka weyn ee nimcan hilaac si ay ictiraaf uga helaan
@yaskayare5049
@yaskayare5049 2 года назад
nimcaan wiil sare jir oo joog wll
@mariaofficiall1475
@mariaofficiall1475 2 года назад
💚🤍❤💪lasoco inad himaantay Nimcaan hoospad usoo dagin
@khadraafyar266
@khadraafyar266 2 года назад
macaaradkaagu waa toosin taada lkn somaliladu waxay tidhaah bahdii diid bahal baa leh wiilal kaa geesisan oo aan af ka hadlin ee qori ku hadla ayaa meel lagu tiiriyey kan yar maalin ba dalbaa guursadakkkkkkk
@khadraabdillahi723
@khadraabdillahi723 2 года назад
Waa run nimcaan aqoonsi ayay u waasheen mana dhacayso kkkkk
@aminaahmed7487
@aminaahmed7487 2 года назад
😅😅😅😅Haaaa
@MM-hz3eb
@MM-hz3eb 2 года назад
😂😂😂 go reading classes
@somalidream4567
@somalidream4567 2 года назад
🤣🤣🤣🤣 oo lahubaaa
@raxmacarab6922
@raxmacarab6922 2 года назад
Ado dad wanagsan ka dhashay maxaa cuqdada kugu beeray nacsow ha soo nadhacine citiraf lan ayanu nabad nahay marki booram lagaa baxsasiinayay ee soomliya lug lagugu geeyay miyad na nacday doqonow afka ka dhig soomlilnd nasku ku qabaye
@ayanabdi8737
@ayanabdi8737 2 года назад
Halal nin weyna nimcaan hilaac
@kaltumjama50
@kaltumjama50 2 года назад
Ictiraaf=0000%¥ Midawga Afrika Ayaa go,aan beri hore diidey waayo baratakoolka adduunka uyaala gobol yar oo qabiil in qaran loo ciriraafo majirto haku riyoonina Gobol somaliya ka mid ah baad tihiin
Далее
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 9.09.2024
20:25
Просмотров 11 тыс.
Queen Of Ajuuraan, Maxaa Helay?😔
34:51
Просмотров 9 тыс.