Тёмный

Nimco migil" Sida Golof Colaadeed Xusuustii Fadumo Ahmed Dhinbiil 

Bulsho News
Подписаться 392 тыс.
Просмотров 1,2 млн
50% 1

Nimco migil" Sida Golof Colaadeed Xusuustii Fadumo Ahmed Dhinbiil
bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshotelevision
/ bulsho_tv
bulshotv.net
All right reserved
Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 266   
@nimcaandaruurinimcaandaruu8252
@nimcaandaruurinimcaandaruu8252 3 года назад
Respect nimco migil madaxa korkiisad ii saaran tahay
@marwoali2151
@marwoali2151 3 года назад
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇩🇯
@nimcoahmed8578
@nimcoahmed8578 2 года назад
Cod ku fool xumaa
@vossbuddy7541
@vossbuddy7541 2 года назад
Myhgyhrmyhglyhihbhkgyh nyhnyhsyhgyh
@vossbuddy7541
@vossbuddy7541 2 года назад
Gyhtkyhineyhhthtyyhthgyhgyhn
@khadraabdi1114
@khadraabdi1114 2 года назад
@@nimcoahmed8578 .,l.llķ nnm.pnl o...p
@maestrohanad4454
@maestrohanad4454 5 лет назад
Gabdhan Qofka Codkeeda Kahelay Ee Uqiray Hibadeeda Like Hassaaaaro Qoraalkan💏
@israsiciid300
@israsiciid300 6 месяцев назад
5:42
@boqorkagalmudugofficial8542
@boqorkagalmudugofficial8542 7 месяцев назад
Who's listening 2024❤
@oumounacadey5000
@oumounacadey5000 2 года назад
vraiment elle est très belle voix bravo Nima Miguil c'est la chanson notre grand star 😭Fatouma Ahmed 😭Allah y rahmo Amin 🤲🤲🤲
@husseinahmed7222
@husseinahmed7222 5 лет назад
Masha Allah nima miguil wa fananad qaliya o rer Djiboutiya nolow inader heestuna wa heesti edo fatouma Ahmed Dambil ilahay ha u naxaristo
@Xaragoooo
@Xaragoooo 7 месяцев назад
Ubax inaan ugeeyoon🥀 gacan qaado mooye🗣️😩💔
@qalnjdacolyahan6739
@qalnjdacolyahan6739 5 лет назад
Somali Mohmed away cawa like igu sharfa wlh xalad anku sugnahy ayeyka hadlesa hestan ababay toloy ma aniga laigu tala galay yac
@yallahdiin5054
@yallahdiin5054 3 года назад
Yes
@MaalinShow
@MaalinShow 5 лет назад
Waa xusuustii Faadumo Axmed Dhimbil. Siwanaagsan ayey u keentay heesta. Cajiib!
@jamaalyare5268
@jamaalyare5268 4 года назад
Fadhiga ayaan ka kacay waana dheelayaa waxaa iga soo horjeeda oo idaawanaya gabar ii dhoola cadeeyneeysa oo qosol ilmo ku larantahay muusooneeysa indhahana xoogaa ilmo soo dhaaftay waxey ileedahay waxaa habooneyd inaan anigu heeskaa kuu qaado
@hassanabadid2477
@hassanabadid2477 2 года назад
A vrai dire. Waa xasuus xanuun badan Allah unaxariisto Fatouma Ahmed dhimbil. …. Cod dahabkey Bravo Nima Miguil. Tu as une voix d’or
@nimobilleomar2864
@nimobilleomar2864 4 года назад
Axya hees qofki wax jecel ayuba daremi kara liek haysarto inti jacyl dhaba kudhacay wlle jacayl waa xanuun
@qween_hanijarmal7820
@qween_hanijarmal7820 5 лет назад
Codkeda mcn gabdhan waa jeclahye hesaheda allah cod kumanestay❤️💋💋🙏
@youcom4871
@youcom4871 3 года назад
Bravo Nimo Miguil, tu es sur la voie des grands artistes. Bravo et continue !
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei Год назад
Mashaalh qali nimca migil cod udaaa
@aasiyamuuse4807
@aasiyamuuse4807 4 года назад
Manch Allah waa fanaanad Aad ucod macaan Allah haku barakeyo codkaaga wll Nimco migil
@aarbaritogdheer3403
@aarbaritogdheer3403 2 года назад
nimco migil waa fanaanad buuxda waan ku wataa
@shamai1570
@shamai1570 2 года назад
Nimco Miguel fantastic voice beautiful indeed love it
@barkhatismail1014
@barkhatismail1014 5 лет назад
Heesaha Tanaaba ushidan Mncha allah codbaa saran❤️🙏
@hassandaher896
@hassandaher896 5 лет назад
Cod macaan iyo hees macaan ayaa is helay gabadhan halke ku qarsoneyd.masha Allah waa fananad cood macaan.
@hamseahmed5285
@hamseahmed5285 5 лет назад
Inkasta oo aan necbahay heesaha fananinitii hore lahayd inlaga soo daba qaado hadana maansha allaah aadbay u cod macaantahay walasheen
@wilshasomaliyedwalshodkaya4585
@wilshasomaliyedwalshodkaya4585 4 года назад
😍
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 года назад
Hamse Ahmed Wallhi Aniguba Waan Necebahay In Laga Daba Copy yeeyo
@roukiaqali8764
@roukiaqali8764 5 лет назад
Masha Allah Nimco Ali migil waa fananad Cod macn Ayad ayan u tageera walalshay Qali
@juweeriyajamaal
@juweeriyajamaal Год назад
Ma afar Sanaa laga joogaa habeenkaa aan heesta ka dawanayey tvga 🤔😒
@armaanhassan2675
@armaanhassan2675 5 лет назад
Inantani "F" Maahee Walee Waa Fanaanad Buuxda ✋❤
@achmedlander3123
@achmedlander3123 5 лет назад
F waxan uu micnaystey kalmad xuun eekada gabadh laama niyad jaabiye
@armaanhassan2675
@armaanhassan2675 5 лет назад
@@achmedlander3123 Iyadu " F " Maahee Waa fanaanad ayaan Idhi F" it means fanaanad la mood Sida kuwo badan oo fanaaniin isku haysta
@achmedlander3123
@achmedlander3123 5 лет назад
@@armaanhassan2675 ok sxb hadan ku fahmey
@halkaracademy2551
@halkaracademy2551 5 лет назад
heestaa waxaa leh alle haa u naxariistee fadumo ahmed dhimbil holadii jabouti waaweynaa lkn way ku so baxaysaa masha allah
@abdiazizsoobe6609
@abdiazizsoobe6609 4 года назад
Faadima Ahmed Dhinbiil heesteediii weeye Weykeentey balse isruxruxeeda ayaaa badan heesta si degan u qaad sida faadima Ahmed good songs
@adoontiialle3023
@adoontiialle3023 8 месяцев назад
Waligy gapar ka cod mcn ma dhgysan m.A❤❤
@awodhemaan1105
@awodhemaan1105 5 лет назад
Macha Allah 😍💖 cod mcn Nimco ina adeertay Qali❤💖😙
@abdulahihassan5252
@abdulahihassan5252 5 лет назад
heestan wxa iska le faadumo axmed dhinbil laftirkeda gabdhu markay heestan qaadayso waxba ka qaldan midhaheda heestu waa sidan sida goodir caana ama gool libaaxiya ama guluf coladed ama ciyowga galabed ama gayi abaroo laga guuray moye cidlo gacal la.aaned gabal igu dhacaya√ dhulko madowban xidigaha ku gudaya ku guuraa hilacan galacdisa racaa garaa bildhankan hadba meelku gadhaa ma geeriyo mag li.iban ku gunanad segaa√ gudidi jacaylkaa igargaari waydoo godka inan uhoyday taladii ku gooyen ubax inan ugeeyon gacan qaado moyee ana geeri diido gali mayee ilkeee √√√√√
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 5 лет назад
God bro heesta qoraalkeda adiga saxay nolow bro
@مهندآدم-ب2ع
@مهندآدم-ب2ع 4 года назад
Dhulka oo madawbaan maaha bro heesta qaafiyadeedu Waa xarafka G ee ha qaldin
@DixGudban
@DixGudban 4 года назад
Sxb waa goodir caarra ah waa Goodir caar leh
@raxoh8503
@raxoh8503 5 лет назад
Xasustii fatouma Ahmed demil Alahu yarxamu
@XasanAxmed-v8x
@XasanAxmed-v8x 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 5 лет назад
Heestan nimco happy ayan aniga ku soo arke. Walee. Ayadaa ad ogu soo baxde. Si dacad ah oo daren leh ayey u qade
@najahhassan7716
@najahhassan7716 5 лет назад
Heestan aad baan u raadinayey hada wn heley waxan ii soo heley odeygeyga yaasin💋
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 лет назад
Bulsho news ciwaanka iska sax sxb guluf colaadeed waaye ee golof maaha
@siyaad6861
@siyaad6861 7 месяцев назад
What voice ❤
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 года назад
Sida goodir caara ah Ama gool libaaxeed Ama guluf colaadeed Ama ciyowga galabeed Ama gali abaareed Laga guurey mooye Cidla gacal la'aanee Gabal iigu dhacayaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Gurcudkoo madow baan Xidigaha ku gudayaa Gudgudaha hilaacaan Galacdiisa raacaa Gaaraa bidhaataan Hadba gees uraacaa Ma geeriyo mag li'ii baan Ku gunaanad seegaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Gudidii jaceylkaa I gargaari weydoo Godka inaan u hoydey Taladii ku gooyeen Ubax inaan u geeyoon Gacan qaado mooyee Ana geeri diidoo Galimaayo iilkee AUN FAADUMO AXMED yaa ku qaaday heeskan waagi kumeystuhu jabuuti ka talinayay ee xornimada loo dagaalamayey iyadoo tilmaamaysa dilkii maxamuud xarbi AUN.
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 4 года назад
Si fiican baad u soo tabisay sxb.
@abdikhaliif9354
@abdikhaliif9354 5 лет назад
Fadumo axmed dhinbil heestn xasuusteeda ma koobi kro alle ha u naxariiso fadumo inantn hlkeedi aya dhigtu mnch
@asaldhaladinamaxamad1367
@asaldhaladinamaxamad1367 5 лет назад
Nimco sharaf kujecliya xbbt codkaga wan ku raxeysta Cod Mcn hesagaga sidan u dhageysto majiro fanan an dhageysto hore usoco qali dumar 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@dgapdy1484
@dgapdy1484 5 лет назад
apyoh ha is kaga kaa heeste maku keenade kkk
@guuledakon9040
@guuledakon9040 5 лет назад
Asaldhalad Ina Maxamad
@nalkanalkisa3321
@nalkanalkisa3321 5 лет назад
Mnsh allah cod mcn ❤❤
@tigerboy6296
@tigerboy6296 4 года назад
Tartanka heesaha muqdisho hadaad kusoo aragty like dhac dhac dhac kusii
@hamsenour2714
@hamsenour2714 5 лет назад
Nimco Happy ayaan ku so arkay lakin xaqiiq gabadhan aya ku so baxday heesta !!!
@asiyamaxamud5469
@asiyamaxamud5469 4 года назад
Thanks sister Masha all wallo
@slandv332
@slandv332 4 года назад
Wooow what beautiful voice 💚
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 4 года назад
nimco migil axsan fananan codtoolmon ❤👌
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 17 дней назад
2024 septembre 4😫😫😫yaa dawanaya
@abdiladiif7296
@abdiladiif7296 Год назад
Respact i listining in kampala 20/8/2023 at time is 1:09 Lkn mcnha heesta qaar manan fahmin lkn way iga gadanthy really xasuuso badan
@mahadisma1456
@mahadisma1456 Год назад
Still listening 2023
@SamiaSaan-nf1rm
@SamiaSaan-nf1rm 7 месяцев назад
2024
@rashiidfaarah7007
@rashiidfaarah7007 2 года назад
My favorite Singer 💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘
@abdirazakaden808
@abdirazakaden808 3 года назад
Hestan ma cusbo wa xasusti fadumo Ahmed ilahay ha uu naxaristo
@zhugrizhugri7068
@zhugrizhugri7068 5 лет назад
Mncha allaH Nimco migil Sii Gaaran ku Jecly Fanaandeydi nolow Qli Dumar
@mobe7726
@mobe7726 5 лет назад
Wow love her voice
@mashacilese1813
@mashacilese1813 4 года назад
Mash allah 🌹🌹❤️❤️
@ashkarclaahicabdi8269
@ashkarclaahicabdi8269 5 лет назад
Waaa heeestiii alle u naxariistee faaduma axmad dhinbiil
@mustaferoble
@mustaferoble 4 года назад
mansha allah codmaanaeey
@salebancige5040
@salebancige5040 4 года назад
Cidi ila dawanaysa 2020 wax le haygu cadayso bal imisa tihin Heees mcaan kuwata wllshyey
@isseahmed3252
@isseahmed3252 4 года назад
Xusuustii faadumo axmed dhimbil allaha u naxariisto
@AsmaCadey-hr1fd
@AsmaCadey-hr1fd Год назад
mach llh
@suadadam9522
@suadadam9522 5 лет назад
Mansha allh ilahay codbu kumanaystay
@hodandegan4241
@hodandegan4241 2 года назад
Inta og in heestan nimco happy kaga Cod macaantahay isooraaca
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 лет назад
Wooooow mashallh heestu wa mac iyo badh
@qaalisiman9507
@qaalisiman9507 7 месяцев назад
2024😢
@casiisacabdi5024
@casiisacabdi5024 2 года назад
Nimco migil fanaanad cod toomoon 4/9/2022 habeen axad ah yaa ila dhegeysanaaya 💔🥲🙏.
@loveisakiller7711
@loveisakiller7711 5 лет назад
Yrub genyo bikh wlhi axya cod 😍
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 2 года назад
Yurup ya gaara
@caliyuusuf8366
@caliyuusuf8366 5 лет назад
wr naagtani cod macaana well done
@Hassansaid83
@Hassansaid83 5 лет назад
Kkkkkkkk
@ayaanhassan1284
@ayaanhassan1284 5 лет назад
Kkkkkkkkk
@Ayaansaan
@Ayaansaan 5 лет назад
Macha allah wllshay qaali
@cabdifataaxcabdilaahi4231
@cabdifataaxcabdilaahi4231 4 года назад
Woooiow nimco migil funny
@mammulac
@mammulac 5 лет назад
Iga gaadhsiiya nimco meydal waa inan cod macaan laakin ha joojiso isruxa faraha badan. Heestan waa emotional. Qof xusuus iyo waayo isku dhafan mala maleynaya ha ahaato
@cabdilahilaango2791
@cabdilahilaango2791 5 лет назад
walee waa fananad so baxday msha ala
@abdinazzirxildiid5887
@abdinazzirxildiid5887 5 лет назад
Wow mnsha alah wlahi codbay hysaaa faanadu i like
@mohammedhussen4265
@mohammedhussen4265 4 года назад
Intii xidigaha geeska kusoo barartay 2020 like iisaara
@safagaydh9370
@safagaydh9370 9 месяцев назад
Waa xasuustii faadumo axmed dhimbil
@mohamedshukricali8235
@mohamedshukricali8235 4 года назад
wlhi waan jeclahy ee gabadh isoradiyaa lanbarkeedaa. somaliyey una shegaa iyadaa
@asmanuuraabdi233
@asmanuuraabdi233 5 лет назад
Saxibaday qali hore iga soco hormarkaga
@abdifataxabshir9033
@abdifataxabshir9033 4 года назад
Mansha. Alah. Codkanaa ladhahaaaaa yaaa. Xapipak
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 4 года назад
Gabadhu way dedaashay inkastoy dhowr meel erayada asaltirtay [mana fiicna sidaasi]. Heesta waxaa curiyay ©Abwaan Xuseen Aw-faarax Dubbad, horayna waxaa u qaadday ©Xaliimo Cabdi Odawaa oo ay Faadumo Axmad Dhimbiilna ka dabaqaadday soona caan bixisay. Giddigoodba Allaha u naxariisto. AAMIIN
@jbvccigaming1017
@jbvccigaming1017 5 лет назад
Fadumo Ahmed ayaa leh,Allow u naxariiso.
@ridwaanmohamed4793
@ridwaanmohamed4793 5 лет назад
Mnsha allh cod lagu raxaysto waye
@abdirashidmohamedhersi4603
@abdirashidmohamedhersi4603 5 лет назад
WlzhY Nimco Hore Uzoco Wd Kuzo DhawysaY Mamo Fafumo Ahmed Dhibil Heestedi Rabi Naxriizti Jano Hka WrbiYo
@xayiraiyoxoodmidia5326
@xayiraiyoxoodmidia5326 8 месяцев назад
31-12-2023 😢😢
@entername44
@entername44 5 лет назад
Inta ila aragtay inay nimco migil qurux badnaatay dhac dhacda ku gujiya
@mudicade6325
@mudicade6325 5 лет назад
Axsaan cood keep going my sister
@amiirohaji8569
@amiirohaji8569 5 лет назад
Samantha
@zahalboss8073
@zahalboss8073 5 лет назад
Macha Allah waan dageraa fankeda
@luckyh4131
@luckyh4131 2 года назад
Halkeedii ayay dhigtay ♥️♥️
@marla_arag6880
@marla_arag6880 5 лет назад
Heestan nimco happy ayaa iska leh inta igu raacsan
@mohamedosman-yr2zb
@mohamedosman-yr2zb 5 лет назад
Walalo heesta waa iskaleh ilahay hownaxariistee Faduma Ahmed dhinbiil . nimca happy iyo nimca migil wxaa heesta Ku fiican nimca migil
@abdikarin5853
@abdikarin5853 4 года назад
any igusocotaa heestu ba 😣🤭😥😥😥😥😥😥😥😥😥
@nagaadsalath4736
@nagaadsalath4736 4 года назад
Her Voice Masha Allah
@fahadmohamed1416
@fahadmohamed1416 5 лет назад
Heestan Maa lagu datyna nimco happy qadysa arkayay
@iliasdulken3465
@iliasdulken3465 5 лет назад
Buurnida dadka badidoodu way kufoolxumadaan,waa gabadhii igu horaysay ee naxitaanka ku quruxbadnaatay MaschaAllah.
@MohamedSaid-hy1xr
@MohamedSaid-hy1xr 4 года назад
Sida goodir Caraa Ama goob libaaxeed Ama guluf colaadeed Ama CiYowga galabeed Ama Geli abaareed laga guuray mooye Cidla gacal la'aaneed Gabal igu dhacaya _____________________________ Gurcudko madow baan xidigaha ku gudaYa Guuraha hilaacan Galacdisa racaa Gaaraa bidhakan Hadba gees u raaca Ma geeriyo magli ii baan Ku gunaanad seegaa _____________________________ Gudidii jacaylka igargari waydo Godka inaan ku hoyday taladii ku goyeen Ubax inaan ugeyoon Gacanqado moye Ana geeri diido Gelimaayo iilkee ....... AUN Faadumo Ahmed DhanbiiL.
@mahamudhole818
@mahamudhole818 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maganabdilahi9169
@maganabdilahi9169 5 лет назад
Fananad qaliya nimco ali migil xuasutii AUN faadumo axmed dhimbiil
@mbidaali9822
@mbidaali9822 4 года назад
Mchlllllh nima noloow huno fankaagu wllo si dagan oo heer sara yuu usoocda mshlllllllh markale nima nuuuuuuuraa
@yaasmiinaadan1755
@yaasmiinaadan1755 5 лет назад
mashaalah
@maxamedabdijama6412
@maxamedabdijama6412 4 года назад
Inantan way cod macan tahay🙏✌
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 года назад
Better than Nimco Happy. Just Pure natural voice.
@filzanwiilo6152
@filzanwiilo6152 5 лет назад
Hot 1-1-2019 👂👂👂👂👌👂🙏💓
@samirsaleman31
@samirsaleman31 6 месяцев назад
Way
@yaracasse8870
@yaracasse8870 4 года назад
war gabadhan maanta aya iigu horeysa cod qof ku gaara hargaysa kama so bixin wlhi
@janadcali9580
@janadcali9580 5 лет назад
Nimco ❤❤❤❤
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 года назад
Akhas
@kalidrap6101
@kalidrap6101 5 лет назад
❤️❤️❤️
@hamdakhader5294
@hamdakhader5294 5 лет назад
M allh hore usoc
@atoontiialahamash6440
@atoontiialahamash6440 5 лет назад
Anhka
@atisardias9622
@atisardias9622 5 лет назад
neima yacin adiguna jabuutian nimadi maad ka faantay
@shacniabdullahi309
@shacniabdullahi309 5 лет назад
heestaan saan u raadinayay hada helay
@ugbadosman2329
@ugbadosman2329 4 года назад
Waaaw
Далее
Nimo Miguil| Hees Cusub
6:50
Просмотров 10 тыс.
Распаковка Monster High Potions #monsterhigh
01:00
nimco migil heesta abidkay kumaan nicin 2022
6:39
Просмотров 19 тыс.
Nimco Migil Hees Cusub Wajiyaal Ma Caabudo 2021
6:38
NIMCO YASIIN MACAANKII DUNIDA NEW YEAR 2019
4:30
Просмотров 1,5 млн