Тёмный

NIN 2 SANO GABAR UU JECLAA LAHADLI WAAYAY KADIBNA JACAYLKII SODOWDII HOR GEEYAY 

baarliin official
Подписаться 116 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

1 окт 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 77   
@xasanabdi55
@xasanabdi55 2 года назад
Masha Allah nin rageed iga dheh reer fiican ayuu ilaahay wax ugu daray
@miinetaabubakar9877
@miinetaabubakar9877 2 года назад
Asc cimran waa ku salamay adiga iyo walasheyda barliin waxa jiri jirtay riwayad la dhiihi jiray gacal good ka galay hees oo maryan naris qaado waxay tiri dhaxan too dhaaxeysan dhiidiidayay dheefti dhaadhan beesho dhagax oo kle waye dhuuni ku noqon meeyse dhiig la.anta waa lo dhiinta taas ayan so xusuustay
@mukhtarxussein6928
@mukhtarxussein6928 2 года назад
Waan ku salamay cimraan sxb. Allah ha ku dhawro adi iyo Boqoroda.. Qisadan aad baan ula dhacay.. Waxay mudanyihiin ku dayasho walidintaas runtii.. Allah ha idin sharfo ayan leeyahay labadas waalid. Janna tull fardowso Allah ha idinku casuumo.. ❤️❤️❤️❤️
@mashaallahfa1113
@mashaallahfa1113 2 года назад
Masha Allah masha Allah ' he was stongs guy , he was lucky he getter good family and friendly ' I am so proud of them mashallah '🎁🎁🌹🌹 thank you for sharing beautiful stories masha Allah 💚🙏
@shukrisharaf
@shukrisharaf 2 года назад
Mashaa allaah tabaaraka allaah allahaa isku barakeeyo iyaga iyo awlaadooda
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 2 года назад
Heey fardi bax hee nooh ayey yidhahdaan reer xamarku m.a qajilaadii bareerka isku badashay jaceyl iyo wanaagna laga dhaxley waalid wanaagsane alle ku beeeay m.a raboow isku daa 👍mahadsanid wllo adi iyo ruuxa qisan noo soo bandhigey🥰✌
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 2 года назад
Masha Allah Tabaaraka Laah waxaasaa jacayl ah Reer Gobanimo Ku goobatay bay yihiin reerkaas
@rahmaomar1251
@rahmaomar1251 2 года назад
Nin rag ah sharaf iyo gobanimo
@famabmi7340
@famabmi7340 2 года назад
Nin geesiya. MashaAllah.
@abzuzamaki3573
@abzuzamaki3573 2 года назад
Thanks brother
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 2 года назад
Masha Allah Tabaaraka Laah Allaha Ku nabadyeelo oo Ku Xafido aamiin Alaahuma aamiin insha Allah
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 2 года назад
Mashaallaah waa mamo wanag San 💕💕💕💕
@maryanmohamed7400
@maryanmohamed7400 Год назад
Mansha allah tabaraka allah. Anigana maanta ayaan daawaday qisadan jeceyl ee quruxda badan 💞💞💞💞
@aaminajaamac6816
@aaminajaamac6816 2 года назад
Masha Allaah tabara Allaah
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 Год назад
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah
@smx111
@smx111 2 года назад
Masha Allha Waa Qiso Qurux Badan
@basrabashir5726
@basrabashir5726 2 года назад
Maasha allah tabarakallah
@abdurahmanhassan4347
@abdurahmanhassan4347 2 года назад
Fadlan iskaga daa hedaha waa xaran ah.
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 2 года назад
Reer wanaag san ayuu kagur saday hoyo waxgarda ah ayay aheeyd mashaa allh
@zuheyramao1548
@zuheyramao1548 2 года назад
Asc maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo qisoyinkaaga aad iyo aad23 ayuu ii cajabiyay
@maryanali1413
@maryanali1413 2 года назад
Ascwrwb mashaa allaah waligay ma maqal jecalkanasiib badan alle ha islkuwaarsho
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад
masha allah thank you
@kadijomaallin2433
@kadijomaallin2433 2 года назад
Masha allaah
@ayanfaraha6377
@ayanfaraha6377 2 года назад
Cajiib Maasha alaah
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 2 года назад
I was sleepy but thanks for sharing amazing love ❤️ story.
@elminasibb
@elminasibb 2 года назад
maashaaAllaah Wallaahi nin rageed
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 года назад
Wallahi shukansi deedka iyo xakabada Qurux badna waxan hada Media iyo iscadeen Niiko tiktok Waa Qasaro dhabajar fool xun Hadan Awoodo shukansiga waan ku noqon laha ..No Face Book No tiktok No nuq nuq iyo dhuq dhuq 🙄
@fatiman2077
@fatiman2077 2 года назад
M.a jacaylku ha waaro
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 года назад
masha Allah
@mukhtarxussein6928
@mukhtarxussein6928 2 года назад
Mashallah
@ramlaaden8002
@ramlaaden8002 2 года назад
Masha allh
@ashaibra2686
@ashaibra2686 2 года назад
Mashallah wallahi wa qisa macan badan
@saynababdi8232
@saynababdi8232 2 года назад
maasha allaah saas ayaa fiican in gabadha gurigooda loogu yimaado 💯💯
@zeynabturksuleyman8206
@zeynabturksuleyman8206 2 года назад
Mashalah tabarakalah
@kafiyoabdullahi7922
@kafiyoabdullahi7922 2 года назад
Masha allah dad wangsan iyo nin daacad ah ba is helay
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 2 года назад
Masha allah tabak allah xabeet 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹 ❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣
@abdulkadirali2129
@abdulkadirali2129 2 года назад
cimraan adiga dumaashi halkaan idin ka salaamey radaan kariim
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад
masha allah true love ❤️ never ends
@deeqocadaan1527
@deeqocadaan1527 2 года назад
Hhhhhhh geesi dhiiran waa shukaansigii qiimaha lahaa maasha allaah allaha isku barakeeyo
@safielmi4115
@safielmi4115 2 года назад
Asc waan kaa qaadnay salaanta
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 2 года назад
Wiilka raga ah ee runta usocda mashaa allh
@ayaanabshir9481
@ayaanabshir9481 2 года назад
Walahay waanin raga fariiid wlee doqon baa gabada
@smx111
@smx111 2 года назад
Saakuun sidataal ma bilaa Mise Waa Ayaamo
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 2 года назад
Waa maalmo
@FatimaAli-uw3td
@FatimaAli-uw3td Год назад
Mashallah gabadhu waxay ahayd sidii gabdhihii hore.ee lagu heesay bari hore waxaa jiray gabadh aan bil iyo laba hadal kaaga bixinoo bari arag ku wadoo ragu baadi doonaa.
@kadrafarah5397
@kadrafarah5397 2 года назад
ASC Emran your house 🏡too much noise I’m very sorry for you my brother Nolow 🇨🇦🇨🇦🇩🇯🇩🇯♥️🌹
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 года назад
Mashaa allaah🌹🌹
@nimcoibrahim7686
@nimcoibrahim7686 2 года назад
🤟🤟🤟❤❤❤❤❤❤🇹🇯💙🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯👉👉👉👉
@saynabxusenabdi2717
@saynabxusenabdi2717 Год назад
Ax wllhi Kaasaa jacaylaa
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 2 года назад
Raganimo Taasaa la Rabaa , wixii wanaaq ah lagama gabado
@abdulkadirali2129
@abdulkadirali2129 2 года назад
cimraan sxb aad mahad santahay qisooyinkaaaga aad ula dhacey
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад
masha allah congratulations for your marriage
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад
masha allah nice family masha allah
@amiiraarush8561
@amiiraarush8561 2 года назад
Manshaallah
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 года назад
Beri maahe saa danbe iyo saakuun waan aqaan laakiin sidataal weligey ma maqlin
@mariaabdi9037
@mariaabdi9037 2 года назад
Nasabiyadda lasheegahiba waa taas allow walidka qiimaha badan barake iyo dhaman walidkayo dhan
@hashimabdi8366
@hashimabdi8366 2 года назад
hooyo fiican iga dheh
@saredomoh4691
@saredomoh4691 2 года назад
Masha allah libaax ninkaasi
@zeynabturksuleyman8206
@zeynabturksuleyman8206 2 года назад
Kkk cajiib
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад
masha allah true love story masha allah
@nasteha874
@nasteha874 2 года назад
🙌🏾😊
@mashaallahfa1113
@mashaallahfa1113 2 года назад
Kkkkkk I love it masha Allah
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 2 года назад
kkkk alla intaa sees ku tabelaysay nin cawa dawanaysa ilahow naa cafi binti yaranti anu sheegi jiray raaga
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd Год назад
Fatima
@marianadan208
@marianadan208 2 года назад
Ma sha allah he is brave man😂
@muriyaahmed8046
@muriyaahmed8046 2 года назад
Asc👍👍👍👍👍💯💯💯💯💐🌹💚💕
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 2 года назад
Cimraan sacaada 👌🤣🤣🤣
@Saam143
@Saam143 2 года назад
Frist 🥰🥰
@naimacibdi9112
@naimacibdi9112 2 года назад
Kkkkkk nin ficany ayuu ah
@khludadamhamud9320
@khludadamhamud9320 Год назад
Kkkkkkkkkkkk
@muriyaahmed8046
@muriyaahmed8046 2 года назад
Asckkkkkkkkk
@aishaahmed3185
@aishaahmed3185 2 года назад
Naga daa ciyaarta cimraan meeday marwadiii qabyo ninkeedaa dhameestiro naga hor wareeg niyahow hanaga xanaajinee na daaa cimraan noo wac marwo barliineey ku mee
@salmaanilkacase9814
@salmaanilkacase9814 2 года назад
Hhhhhhhh
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 2 года назад
tasi sodoh mayhayne jono aduun ayaay ahaayd nasaab
@faadma.haruunxasanfadm8981
@faadma.haruunxasanfadm8981 2 года назад
Kkkkkkkk
@zeynabturksuleyman8206
@zeynabturksuleyman8206 2 года назад
Mashalah tabarakalah
Далее
На чем играют ПРО | Standoff 2
07:25
Просмотров 248 тыс.
HE DOUBTED ME & THIS HAPPENED | REALITIES OF A STUDENT!
1:12:31