Тёмный

Nin Sheekh ah oo fadwooday in la toogto xildhibaanada mucaaradka, Dhiigooda oo la baneysanayo 

Aftahan Production
Подписаться 269 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 103   
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 Месяц назад
AABAHAA KARAAMADA ALLA KA QAAD MA XASAN XUMOOW IYO XAMSABAA IYO SHEEDAAN AADAN MADOOBE MAA KARAAMA LEH KARAAMADA ALLA KAA QAAD ADIGA DIFAACAYA TUUGADA OO BARAKICIYEY SHACABKII
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v Месяц назад
Wuxu kamid yahay koofiyad baclayaasha inan gumeedyada diin iyo iimaan laawayaasha ah ee xasan gurguurte iyo jawaasiistiisu dhuuniga yar kaga hadliyaan OKI laakiin shacab waynaha somaliyed ee xorta iyo xalaasha ah ee caqliyada iyo aqoonta saaxiibka u ah waxba uma sheegayo,e wuxu marin habaabinayaa dadka wax magaratada ah OKI midakale beenta iyo bakhdiga koofiyad baclahani afuufayo waxay ku socdaan dad la moodyada sida xayawaanaadka u nool ee bukaan socodka u ah cudurada ayka dhaxleen qabyaalada isirr nacaybka IWM xayawaanaadkaas oo keliya garanaya hebel waa unuka hala taageero kkkkkk walaal mahadsanid 🙏🤝🙏
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Месяц назад
Tuugan tuugu dhalay shiikh maha xassan duufle gurgurte dhiiqo Wayne WA munafaq kani shiikh maha WA shaydan😮😮😮
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im Месяц назад
Tuug waxaa ah Cid kasta EE sharafta amiirka Ku cad gudubta
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Месяц назад
@@Xuseenaadan-nl7im amiirku hooyadadii dhilo ahayd wasye miyad nagaranaysa Mise hooyada ayuu wada tuugan aad difacayso Naga dhawow sharmuuta Ku dhashaye hanala qabsan. Kuma naqane
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 Месяц назад
Kne shekh mah wa sheydhaan cad oo welibo Daalim
@laylalabdi4683
@laylalabdi4683 Месяц назад
Kani wadaad maaha haraadigii sheikh ku sheegayadii 2991 lahaa dhiiga daarood iyo carabtii tegeneed muqdisho lahaa dhiigooda iyo xoolahooduba waa xalaal buu farac lawadaagaa duli dufow la fududaa dhiiga islaamka daciif adkeesi xumaa duliga
@adanbile4237
@adanbile4237 Месяц назад
Kuwani diin iyo dalba waa baabi,iyeen Ilaahay ha ka qabto dalka iyo dadka
@BbbCcc-uj6mo
@BbbCcc-uj6mo Месяц назад
Kaasu sheekh maahee waa alshabaab jaahila dhiigu lafududaa
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe Месяц назад
Wasiir farah cabdulqadir waa shabab,wasiir tiktok waa shabab Wasiir muqtaar rooboow shabab agaasimaha madaxtooyada waa shabab abshir bukhaari Nisa waa shabab mahad kawaanle waa shabaab lataliyaha hasan munaafaq waa shabaab wasaarada qorsheynta waa shabab dawlada ku sheega waa shabab..
@yasminali5763
@yasminali5763 Месяц назад
Is ok balwan journalist qaalya we always wait for your updates ❤❤❤❤❤❤❤
@siciidocabdi-fm9qh
@siciidocabdi-fm9qh Месяц назад
Shiikh maahee waa shaydaan Maryoole ee alaha Naga qabto isaga iyo inta xunba
@dekajama8188
@dekajama8188 Месяц назад
Subxaana allah subxaana allah subxaana allah shiikhow xaal qaado waa sheeko kale
@mhdinero9658
@mhdinero9658 Месяц назад
Wariye Abdullahi Balwaan warkaan waa yaab iyo yaab.
@adanbile4237
@adanbile4237 Месяц назад
Cayda madaxweynaha xasan isagaa kursiga ku fuulay.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Месяц назад
MADAXWEYNAYAASHA CAALAMKA DALKODA GUDAHIISA IYO DIBADDISA AYA DHALECENTODA LA SHEEGA, MA MAANTA AYA LA BILLABAY, HADDAD XASSAN SHEKH, DHIBATOYINKA U GEYSTAY
@AbddiUhu
@AbddiUhu Месяц назад
Waa culamadii badbaado doofaar 🎉🎉🎉🎉🎉
@seed3966
@seed3966 Месяц назад
Asc 😎😎😎hadaay khalad sameeyaan madax weyne iyo gudoomiye sharciga maka weynyihiin wadaad dhadhamo raac dheh ✅✅✅
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz Месяц назад
RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle Месяц назад
kuwa dhageysanaaya ayaan layabanahay yaahuu alle magan diinta yaan been laga shegin 4 arin ayuu khabaa islaamka in lugu dilikaro khof muslimah yaahuu alle magan
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Месяц назад
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan wdakan sheikh maha wa shbb dacish waxa ka so dhax hadlayo madaxweyna xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisa marxun xamza liban shuqul mahad sanbolshe sadaq jon argixisada damajid wlkn abdulahi balwa xildhibanada barlamanka federal somaliya oo kow xildhiban cabdimalik mustafe dhuxulo iyo madaxweyna sheikh sharaf ahmed runta ayey ka hadlan waxey yiradan dowladan bahalodey fashil tay dhinac kasta ka fashil tay hantidi umada somaliyad qaburihi meydki dadki dhintay qufanayso qabilada isku dirayso hubka sharci darada qamriga iyo xashishka ka ganacsada madaxweyna xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisa marxun xamza liban shuqul mahad sanbolshe sadaq jon argixisada damajid
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Месяц назад
Waa waxaan diinta aqoon war Bal dhagaysta xasan in wax laga sheegaa Waaba xaq oo waxuu Ku xukumaa wadanka wax ka duwan diinta islaamka
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 Месяц назад
Sharciga duurka iyo wadadka duurka.😂😂😂😂😂😂😂
@farahkeinan3289
@farahkeinan3289 Месяц назад
kan waa tuug waa shaytaan ama ah shkh waa shaytaan waa tuug
@CarabDhayloos
@CarabDhayloos Месяц назад
KA DAAFACAYA XASAN MUNAAFAQ WAA TUUG ISAGOO KALE,XASAN MANAAFAQ TUUG AYUU URURSADA DIFAACDA,WAA KAA HADLAYOVKALE KHAAYIMU WADAN,DALKIISA IYO DADKIISA KHIYAAMEEYEY
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 Месяц назад
Rabi talo ku filan inshaaalh
@duniyalang1285
@duniyalang1285 Месяц назад
Wow qof Xildhibaanaa isku taagaya Madaxwynaha? Wow heerkaas may maree? Sick!
@seed3966
@seed3966 Месяц назад
Kkk 😎😎😎oo ma wadaad baa kani oo hadeey danbi ama khalad galaan sharciga ma qabto miyaa kan waa dhadhamo raac runtii 🐒🐒🐒
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Месяц назад
Muxuu yiri Dowlada iyo Madax weynaha cidii wax ka sheekto waa Toogasho
@cameycameeyo5049
@cameycameeyo5049 Месяц назад
Xilibaano badan ok qoorta loodheereeyay 😊
@abdiazizali9573
@abdiazizali9573 Месяц назад
Welcome back 🎉❤❤❤
@gigachad9879
@gigachad9879 Месяц назад
Kan shiikh maaha waa Eey koor leh inuu yiraahdeey aheyd Xasan shiikh waa tuuga waa in gacanta laga jiraa sida Ilaahee SWC ku sheegay suuratu NUUR
@saidabdidaoud3388
@saidabdidaoud3388 Месяц назад
Welcom back 🎊🎉
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
sheekh maahe wa shaydan dhiigu lafuduud yahay
@FarhanAhmed-hj7pu
@FarhanAhmed-hj7pu Месяц назад
Kani shiiq maahee waa dameer ciyey
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Месяц назад
Sheydaan weeye sheekh ma ahs imkaaar qabe
@abdulkadirmohamud4627
@abdulkadirmohamud4627 Месяц назад
Where was you when this President was talking about the last President?😂😂😂😂
@kiinadan6786
@kiinadan6786 Месяц назад
Xassan baa ii hadal ku yidhi xildhibaanada Isaaqaa ayaaba baarlamaanka ka dhex goodinayey! Iyagaan ku shaqaysta dowladan Xassan dhiiqo!
@CabdiYare-ut1oe
@CabdiYare-ut1oe Месяц назад
Waa daalin
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it Месяц назад
Dadkan wadada cusub ah ama dowlad hatageeran ama argagixiso maxay toogasho iyo dil ulaso tagan yihin" waxaan wixii soo ababiyay oo Somalia kusoo kusoo daayay masiibo unbay ahayen,, diinta Muslim aheyd waa ceebiyen" qof Muslim ah oo diinwada oo diin kamuqato oo leh wax halatoogta subxanalaah" waa dad qalato diinta kugabanaya.
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Месяц назад
Jidkii cumar geele waaye oo dowlada asgaa leh xasan tuug kana waa tuug kale hala soo qabto shaydanka masiibada ah
@abdulkadirmohamedadan7416
@abdulkadirmohamedadan7416 Месяц назад
Madaxwayne xasan isagaba madaxwaynihi ka horeyay caay jiray marka sharcigan ma wuxu qabanaya madaxwayne xasan intan ka ahayn
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 Месяц назад
Iiwad sheekada
@user-jo4ns8eo8r
@user-jo4ns8eo8r Месяц назад
XASAN SHIKH MAXAMUUD WA NIN DAMBI KU KACAY DAMBIILE AH DAMBIGA IN LAGA AWAAL MARINDOONO
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 Месяц назад
Al shabab Bay isugu biyo shubatay
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
kkkkkkkk wuxu adkaaysi yaraa shalay kuwii meel walba ka caaytami jiray maaha miyaa kani wadaad maaha waa calooshii ushaqayste
@mustafeahmedaden3137
@mustafeahmedaden3137 Месяц назад
Kani cadaali Maha waa shiiqa boocda madaxweeynaha xabalaha faganaya madaxweeynaha dadki maatada aha barakicinaaya madaxweeynaha tuuganibada kusifoobay madaxweeynaha billaa qorshaha ah madaxweeynaha khaayinka ah madaxweeynaha idhaha adag illahay kasooqabay dalka
@user-lq9vu3jn2y
@user-lq9vu3jn2y Месяц назад
Cali wajiis iyo midkaan waa sheydaan
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Месяц назад
Tuugu ina xasan dhiiqo idinka waxa ku xada guduteen shacabkii ciidankii maxaa isu toogan weeyeden dubulujidiid waxa waxa walabo waa lagu arkaya iyagaa haboon inta istoogotan🥹
@sahalorhaye5407
@sahalorhaye5407 Месяц назад
Kani sheikh maahan
@saadaqsaadaq7738
@saadaqsaadaq7738 Месяц назад
Waxaan sheekh maaha waatuugadii qabyo ilaaheey soomaaliya hakaqabto xasan qabyo iyo xulafadiisa
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Месяц назад
Sheekhee 💀💀munaafaq xasan iyo isagaba
@ubaxadam6636
@ubaxadam6636 Месяц назад
Waaaaaw waxaa loo fatwoodey xasan inaan khaladkiisa loosheegi karin xasan xaaraash ma aha miyaa kii banaanka lataagnaa farmaajo wuxuu kasineystey naag uu furey haye isaga maladilaa xasaanad hadeyna wax tareyn mahad salaat ma aheynoo wixii meelkasto kharxinaay yaalahadley haye wadaadada hada maasoonoolaateen awalmajooginina miyaa waaaaaaaaw good
@user-sj4tg3by6l
@user-sj4tg3by6l Месяц назад
Hala toogta shiikh shaydhaan
@CabdisamedJamac-h2h
@CabdisamedJamac-h2h Месяц назад
Dawlad madaxweyne waashay lagaran waayey wàlidiisa xildhibaanku haduu wax saxayp mala tooganaya
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 Месяц назад
Subxanallah Kaan sheekh ma haan waa diigyo caab. Farmaajo so ti HSM isaago xildibaan cayayey dee isaaga ha lagu bilawo😂😳
@jamamahamutt9697
@jamamahamutt9697 Месяц назад
Sacani muxuu laciyey imisuu xadka islaamkaga baxay 5oooo oo dolar ayuu siiyey hanyaraa
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle Месяц назад
yaahuu war Kan culumo maaha 4 lugu dili Karo khof Muslimah kuma jirto ee dadka ha isku dirin belaayo kuugu dhacday yaahuuu alle magan
@ahmednurmohammed
@ahmednurmohammed Месяц назад
Doqoon doqoon dhalay weye lalulsh qaadatay
@cameycameeyo5049
@cameycameeyo5049 Месяц назад
Hanjabaad cusub ka timid kooxda HG HAHAHAHAHAHAHA GODKOODA AYAA BIYO USOO GALAY
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 Месяц назад
Kanna xaggee laga keenay ? Waxaa iigu daran kuwa dhageysanaya.
@mohamudali9990
@mohamudali9990 Месяц назад
Al shababab member waye kan sheikh maahan runtii😂😂😂
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 Месяц назад
WAR NINKAN SHEEKH ISAGA DHIGAYA EE BOQOL WIJIILAHA AH MAXAA UGU JIRA INUU DHEX GALO XILDHIBAANO IYO MADAXWEYNAHA. HADDII XILDHIBAANADA AY WAX GAARAAN OO WAX KU DHACAAN NINKAN SHEEKHA ISKA DHIGAYA AYAA LOO HEYSTAA SAAS HALOO OGAADO. WAAYO ISAGAA FATWOODEY IN LA LAAYO.
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Месяц назад
Nimaka waxeey u shaqeeyaan faramaajo dumar laaye iyo abiya axmed wadaadka sax waaye kkkkkkkkkk
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 Месяц назад
Kani.shekh.maaha..tare gada Madaxwaynahay
@ayanlemohamed5956
@ayanlemohamed5956 Месяц назад
Ar kan wadaad maahee waa beenaale diinta & axkaamta aan waxba xitaa ka bowsan Xee sheegin markuu ilaahay hor tago . Wadaad maahee waa shaydaan Isaga ayay tahay in lagu xukumo xabsi dheer because diintii uu ka been abuurtay
@muhumedosman6884
@muhumedosman6884 Месяц назад
Waxaan culumo maaha wa aarajaan wa caruuta shaydanka
@cabdiraxmaanyaraani966
@cabdiraxmaanyaraani966 Месяц назад
Wadadkan wu jalboodey
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o Месяц назад
Adiga baddaas maxaa ku geliyey imisad ku qaadatasa?
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 Месяц назад
Xasan 💀😭
@Aaminoahmed-qf6qr
@Aaminoahmed-qf6qr Месяц назад
kani shiikh maahe waa kaba qaad u shaqeeyo damu jadiid waana jaahil maadi iyo deenta midna wax ka aqoon oo afar jeeble ah
@teatime6853
@teatime6853 Месяц назад
Culumadaan maxay oga hadli wayeen Xassan sheikh dhaca iyo boobka hantida somaliyeed uu kuhayo iyo dhiiga wiilasha somali daadinaayo tuugo umada u tashatey 🙏🇸🇴
@AhmedAli-rx1cn
@AhmedAli-rx1cn Месяц назад
Sheikh ma ahan kan wa tuug
@mohamedisse9986
@mohamedisse9986 Месяц назад
Sheikh markuu Farmaajo cayjire Hassan majoogin miyaan markaasa
@ibrahimtoti-xn2oq
@ibrahimtoti-xn2oq Месяц назад
Waa..khawaariij..AL.khushaash.waaye..sheeh..maaha..asaga..xasan.tuuug..ha...hala.togto..😂😂😂😂😂😂😂
@SiidiMaxamed-dd8oc
@SiidiMaxamed-dd8oc Месяц назад
Kanu wadaad maaha eewaa nin danleey
@SiidiMaxamed-dd8oc
@SiidiMaxamed-dd8oc Месяц назад
Nikki masjid kii bangaariye buburiyey eehadana lagatay
@saadaqsaadaq7738
@saadaqsaadaq7738 Месяц назад
Madxweynaha haduu tuug yahay?
@mohamedjamaalibair6346
@mohamedjamaalibair6346 Месяц назад
kan dii waxba kama oga diin , sharciga uu sheegayaa waaadku xagee yaalaa. aaway qabuurohii reer aakhiraafkii jiifeen. Lakiin Xasan sheikh waa dilaa khatar ah. tuug ah ,munaafaq ah. qabiilayste ah, dalka ha laga badbaadiyo
@munahassan880
@munahassan880 Месяц назад
Shalay markii xasan xaraash lahaa farmaajo naag lafuray oo ilmo laga dhalaayo ayuu lamidyahay waxuu samaynaayo xaguu jiray ninkaan magaca sheekh nimada sheeganaayo mise kalmadaas duco iyo faataxay aheed
@BaashdBaashe6129
@BaashdBaashe6129 Месяц назад
War waxan isaga ha lo togto diinta beenta ka shegaya waa tuug tuug dhalay.
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 Месяц назад
Waar wada arsenal gedogood odayga iyo midka uu ka dhigay wasiir ka diinta iyo kuwan loo yeertay waxaaba loogu yeeray inay u fodwoodaan odayga
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Месяц назад
Wadaadada qaba inxildhibanki dhalila madaxwayna inlatogto waxadmoda inaydanaysten jebkoda udaneyen balse waumul dawladi kacanka bayahayd tii markaydhalilen togatay wadadada M.siyad madaxwaynu ahaa xasana wa madaxwayne? Marna lamacayin madaxwayne hada iyo wagasba kali dhaliil bayahayd iyo sasuwaqalad sidasa saxa!!!!
@cabdiraxmaanyaraani966
@cabdiraxmaanyaraani966 Месяц назад
Kkkkkkkk
@rageosman1726
@rageosman1726 Месяц назад
Madaxdu hadey lunsadan Hantidada umada wa xalal Lkn madaxweynaha hadi la dhalilo wa togasho, culimadas magac halo bixiyo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Месяц назад
Waa Culumaa,u suu Waxaynu imadaan sabin akhirka
@rageosman1726
@rageosman1726 Месяц назад
@@batulasmail8261 kuwan suu xitaa wey ka horeyaan culumaa u fazuu halo bixiyo
@CabdisamedJamac-h2h
@CabdisamedJamac-h2h Месяц назад
Munaafaq dheh
@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah5731 Месяц назад
Wadaadku sheeko raqiis ah ayuu meesha la soo istagey! Xasan markuu caytamayey oo ihaneysanayey farmaajo oo uu qabyalada meelbo la taagnaa, ninkan sheekh isku sheegayaa xageebuu jirey?
@abdiosmannur8836
@abdiosmannur8836 Месяц назад
dhacalad ha kudhacdo wadaad ma ahan kaas waa munafaq
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 Месяц назад
Soomaliyeey Qofkaan ma shiikhba mase waa ciyaal isbaaro? Qofkaan diin miyuu ka hadlaayaa mase waa lacag isii aan kudifaacaya? Shareecada islaamka ayuu ugifey shiikhaan? Soomaliyeey wadaad uyaalaha xagow jirey markii Hawiye ku heesaayey villada ka soo bax waxaana ku jirey madaxweynaha
@XusenMuhumad
@XusenMuhumad Месяц назад
Benale
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Месяц назад
Shiekh ma tihid ee shaydhan ayaad tahay diintana xogah yar ood qadatay been ha ogah sheegin.parlamanka waa dad xorah oo loo bahan yahay dhalilah dowladu leedahay & beentay shegayan inay cadeyan. 3 tuug ayaah dowlada u sareey.Xasan, xamze & adan gudcur
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v Месяц назад
😡😡😡😡sheekh maaha😡😡😡😡 waa koofiyad bacle bah dilan oo waxa dhuuni yar kaga hadliyay xasan gurguurte iyo jawaasiista OKI waxa tirobeel ah koofiyad baclayaal sheegta magaca culimada oo ka fogaaday illaahay iyo Rasuulkiisa muxamed CSW Koofiyad baclayaasha oo mujrimkani kamid oo dadka wax magaratada ah diinteena suuban ka marin habaabiya way badan yihiine yaan la aaminin somaliyey OKI
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v Месяц назад
Koofiyad baclahan diin iyo iimaan laawaha ah waxa lagaga hadliyay inyar oo dhuuniya OKI koofiyad baclahan kadaabka ahi waa uun qayb kamida mashruucii been faafinta ee xasan gurguurte masaajidka la dhex taagnaan jiray kkkkkkkkkk midakale koofiyad baclahani markuu leeyahay xasan gurguurte qofkii soo hadal qaadaayi waa dembiile iyo xasan gurguurte dembiyadiisa in la sheegaayi waa xaaraan ogow wuxu koofiyad baclahani wuxu xalaal ka dhigay dhagaraha iyo khiyaamada dalka dadka diinta iyo qaranka iyo boobka hantida noocyadeeda kaladuwan iyo qabyaalada IWM ee xasan gurguurte dhex dabaalanayo,e OKI ufufufuf 🤮🤮🤮CUUC🤮🤮CUUC iskaleh
@duniyalang1285
@duniyalang1285 Месяц назад
Kaas wadaad ma ahan waa jaahil.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Месяц назад
WARYA....WAX ISKU FAL, WA MUXU YAHAY QOFKAN.....
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 Месяц назад
Soomaliyeey Qofkaan ma shiikhba mase waa ciyaal isbaaro? Qofkaan diin miyuu ka hadlaayaa mase waa lacag isii aan kudifaacaya? Shareecada islaamka ayuu ugifey shiikhaan? Soomaliyeey wadaad uyaalaha xagow jirey markii Hawiye ku heesaayey villada ka soo bax waxaana ku jirey madaxweynaha
Далее
Mark Rober vs Dude Perfect- Ultimate Robot Battle
19:00
Нарвался на сотрудника ФСБ⚡️
01:00
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 754 тыс.
Mark Rober vs Dude Perfect- Ultimate Robot Battle
19:00