Тёмный

Nin Somali ah oo 500, oo Geel ah ku haysta Tanzania 🇹🇿 

Подписаться
Просмотров 416 тыс.
% 9 997

Развлечения

Опубликовано:

 

25 авг 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 567   
@xiiranechanel9856
@xiiranechanel9856 10 месяцев назад
odaygu waa somalidi xariirta ahayd❤ nolow adeer
@meat170
@meat170 10 месяцев назад
Afrikaanka kale wataas waa nabad Alahayow dadkaayagana nabada fahansii qarnigii iscunka ayey wali kujiraane may somali people ❤isjeclaada alle ha idinjeclaadee❤❤❤
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 10 месяцев назад
Mashallah!! Nimaan dhul marin dhaayo maleh thank you maawell muuqaladadu waa cajiib❤
@asmanajax737
@asmanajax737 10 месяцев назад
M.a m.a wllhi Tanzania waa wadan qurux badan oo shidn wllhi qays qaysar iyo maaweelo and dhakhtar sadexdaa nin waa jeclahy wayo wax yaabo badan ayaa laga faaidayaa m.a allle haydiin xafido ❤ legend mada
@Khaliiid212
@Khaliiid212 10 месяцев назад
This is how i was raised up we use to have goats and sheeps,back 2006 in a place called Nanyuki(kenya) we used to live with the maasai community who are patrolist just like the somalis, Thanks maawel for bring back memories like this🤝
@dalxiischannelvlogs14
@dalxiischannelvlogs14 10 месяцев назад
intaas af English ad kusoo qortey afkaaga hooyo maku soo qori kari weysey saaxib khaalid?
@abdikadiradan1433
@abdikadiradan1433 10 месяцев назад
Khalid I lived in Endana , Near Segera and Ol' pejeta farms , we also kept camels and goats
@Khaliiid212
@Khaliiid212 10 месяцев назад
@@abdikadiradan1433 harmano👊😂
@abdikadiradan1433
@abdikadiradan1433 10 месяцев назад
Hermano unafanya nini uku@ 😂😂😂😂
@Khaliiid212
@Khaliiid212 10 месяцев назад
@@abdikadiradan1433 side hustle iko uku mse
@adenshire1349
@adenshire1349 10 месяцев назад
Masha Allah. Allah hau barakeeyo ninkan soomaaliyeed E xoilaha ku tabcay e dalka Tanzania. Soomaali dhaqaalaheeda waxa ugu horreeyo geela
@macalimoo25
@macalimoo25 10 месяцев назад
ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝❤🕋
@MUNIIRJAKSON
@MUNIIRJAKSON 10 месяцев назад
😂❤❤🎉🎉😢😢😮😮😅😅😊😊
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 10 месяцев назад
Scw❤❤❤
@geomahamed1427
@geomahamed1427 10 месяцев назад
Scw
@missnajma5505
@missnajma5505 10 месяцев назад
Scw❤
@meat170
@meat170 10 месяцев назад
Adeerkan waa adeer gobanimo iyo qalbi fiicni udhashey allahyoow kubarakee aamiin somalida qaar dhaqan xumo iyo nac ayaa ka sooharay yaahuu alloow soo hanuuni
@missnajma5505
@missnajma5505 10 месяцев назад
Aminnnn
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 10 месяцев назад
Somali waa dad maskax fiican kartina leh lkn kama faaiidaystaan sida ninkaanoo kale maanshaallah
@zekilyrics1767
@zekilyrics1767 10 месяцев назад
Alle awoodeena ha ina tuso
@meat170
@meat170 10 месяцев назад
I ❤ve dadkeyga soomaaliyeed always laakiinse necbiyaa markey iscunaan ooy cadow iskutilmaamaan😢
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 9 месяцев назад
@mohaisacka
@mohaisacka 10 месяцев назад
Wow waa Ku raaxeynay muuqaalka thnks maaweel waxaa Naga nacisaan social media dhiiqada noqaday inaad soo badi saan rajeynayaa❤
@user-fl3tt8vl2w
@user-fl3tt8vl2w 10 месяцев назад
Mchllha ODAYGA SINJI SOMALI BA KAA MUUQDA WAA NIN ISAQ AFKIISU SIII FCN UGA HADLAHA LAGEND🇭🇺🙏
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 10 месяцев назад
War waa Mj nacala tahee 😂🇸🇱
@Abdurahmaan_masoud
@Abdurahmaan_masoud 10 месяцев назад
​. Waa mj lkn qabyaalada iskadaaya wllyalow 😢
@kingjeego3897
@kingjeego3897 10 месяцев назад
Odaygu waa somalidi xariirta ahaa wllhi❤ m.a gulayso ader qali
@Realmaths1.
@Realmaths1. 10 месяцев назад
SOMALAY dhamantin Hadi qofba cilmiga Alle fahansiyay Somali ugu fa idaynayo wan iswada fahmilahay ee Alle ha iskenfansiyo all Somali people
@aminaabdilllahi7396
@aminaabdilllahi7396 10 месяцев назад
Love u reer shek isaaq love dear
@ZamzamXuseen-hf6zi
@ZamzamXuseen-hf6zi 10 месяцев назад
Mnsha allaah waa Aabo wngsan o qalbi wngsan ❤nolow adeer wlhi waxaaad na tustay in wali somali is jeceshahay
@ZakiYusuf-tw9rq
@ZakiYusuf-tw9rq 10 месяцев назад
Ih’ve Noticed that the nomad people got similar accent my mom came from far North of . Somalia called HAWD and I can understand his accent 100%.
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 9 месяцев назад
SOOMAALIDA WAA DAD DHAQAN FIICAN LEH ISA SOO DHAWEEYO IS CAAWIYO SHAQAYSTAAN DHIBKOODU WAA QABYAALAD FAAN ANAA LAANDHEER AH ILAAHAY HA NAGA MADOOBEEYO HANAGA SAARO SIDA DHARKA LOO SAARO AMIIN🌺🌺🌺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 9 месяцев назад
Aamiin,
@khadaryolac
@khadaryolac 10 месяцев назад
Sxb si fcn baad u duubtay Lkn waxaa kaa dhiman markaad Dadkan oo kale la kulantid inaad macluumaad badan kala soo baxdid, oo su’aalo muhiim ah weydiisid - sida halka uu ku dhashay, sida uu Tanzania ku yimid, goorta dhulkii Soomaalida ugu danbaysay iyo bulshada Soomaalida ee Tanzania ku nool siday isugu xidhanyihiin?
@fayecooking
@fayecooking 10 месяцев назад
MashAllah imisa Hectar ah oo dhul ayuu ku fadhiya xaga xoolaha iyo beerta lagu hayo❤
@bahzaneahmeth
@bahzaneahmeth 10 месяцев назад
Mawel legend one of kind ❤🎉😮
@abdi7932
@abdi7932 10 месяцев назад
waan garanyaa tanzania isaaq badan ayaa ku nool waliba subeer awal, mashalaah waa vidoe qurux badan
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 9 месяцев назад
Adeer qabilkaga laabta ku hayso, Soomaali iga badan taasa i deeqda abkuu doono ha haysto aanu kaa dawano dhulka quruxda badan qoralada weedhaha wanagsan ducaada inshaa allah Soomali United.
@abdi7932
@abdi7932 9 месяцев назад
@@ghazalihussein7990 kulaylka ku gaadhay waa maxay, ee aad reply igu soo gashay, waxn haysanayo waxba kamay galine
@nadiiracumar2639
@nadiiracumar2639 10 месяцев назад
Oday wanaagsan weeye Maansha allaah
@Unique_girl77
@Unique_girl77 10 месяцев назад
Adeera bashiir gob weeye wallhi ❤️🫶🏽
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 7 месяцев назад
Maasha Allah Waa Oday Gob Ah Alle ha sharfee waa dadkii wanaaga iyo gobanida u saaxiibka ahaa alle ha sharfo waa aabe soomaaliyeed oo dhaqan iyo af yaqaana.
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 10 месяцев назад
Wlhi Somali waa jiin cadiiya war cirifka aduunka ugu shisheeya way kunool yhn waa balaayo dadkeyga Allah baa badiyay guleysta 😂❤️
@missnajma5505
@missnajma5505 10 месяцев назад
Masha Allah deh
@Rumi-lh8uu
@Rumi-lh8uu 10 месяцев назад
Come to Namibia and see us born and raised here
@saddamyusuf7389
@saddamyusuf7389 10 месяцев назад
​@@Rumi-lh8uuoo Nambia miyaa somaali xoolo kudhaqataa 😂
@iniestacomps4376
@iniestacomps4376 10 месяцев назад
@@saddamyusuf7389somali meel walba waa jogan xita waxan arkay qaar ku nool Israel 😂
@user-gx6zq9or8w
@user-gx6zq9or8w 10 месяцев назад
​@@saddamyusuf7389😂😂😂😂
@zakiyamibrahim3582
@zakiyamibrahim3582 10 месяцев назад
Maasha allaah adeero waad dad jeceshahay illaahay ha idiin xifdiyo walaahi haduu waqtiga iisaamaxaayo waan idiin iman lahaa
@zackwarfaa3169
@zackwarfaa3169 10 месяцев назад
Maaweell on the beat 🔥
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 10 месяцев назад
We love you all, Maaweel and the team . Thanks 😊 brothers for sharing this with us 🙏 ❤️. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸 ❤️
@drabdirashidkalkaal5840
@drabdirashidkalkaal5840 10 месяцев назад
Vv⁹x cv
@kalilrage8873
@kalilrage8873 9 месяцев назад
❤.
@Mohametofficial1
@Mohametofficial1 10 месяцев назад
I'm fist Kep Going pro
@bahzaneahmeth
@bahzaneahmeth 10 месяцев назад
100K Coming soon ❤ ninka ka macaneeya🎉
@zeinabmohamed3108
@zeinabmohamed3108 10 месяцев назад
Ascww ❤maa shaa Allaah Habo aad baan uga helay rexladiina halkeeda ka wada, aad baa u jeclahay in aa idi la socdaa mar walba, waa Maama Zainab from Australia like you guys
@hirsidaud9504
@hirsidaud9504 2 месяца назад
Mashallah allah ilahay Haa xifdiyo somali melkasta eey Jogan beautiful ❤
@awralamohamed4093
@awralamohamed4093 10 месяцев назад
Tanzania aabahey, ayeeyday aabo iyo labadii waalid ee dhalay ayaa ku dhashay. Ilaa imikay degan tahay ayeeyo iyo eedooyinkay magaalo tanga la yidhaa❤
@UgaasRaash
@UgaasRaash 10 месяцев назад
mnsha allah somali bdn baa naga joogtaa halkaaas
@Rumi-lh8uu
@Rumi-lh8uu 10 месяцев назад
Tanga is abdallasaad town
@shaakirhusein1281
@shaakirhusein1281 10 месяцев назад
​@@Rumi-lh8uucabdalle sacad maa dega😂
@zuhaip9985
@zuhaip9985 10 месяцев назад
​@@shaakirhusein1281nux ismacilka ayaa daga😂
@Rumi-lh8uu
@Rumi-lh8uu 10 месяцев назад
@@shaakirhusein1281the whole town is cabdala sacad iyo rer gadid
@abdullahiugaasabdirahman7983
@abdullahiugaasabdirahman7983 10 месяцев назад
Masha Allah adeero waa nin qalbi fcn Allah bara keyo
@myasmamysumaya3382
@myasmamysumaya3382 10 месяцев назад
Garxajis people's are lander okay mashallah tabarkallahu thanks
@magoolmohamad4412
@magoolmohamad4412 10 месяцев назад
Masha allah odayga waa dadkii qalbiga dahabka ah lahaa ayuu ka joogaa❤
@mohamedkamil9001
@mohamedkamil9001 10 месяцев назад
Soomaalidu waa reer guuraa Insha allah guul ayaan urajaynaa meelkasto oo ay soomaalidu dagantahay
@abdalacade6894
@abdalacade6894 10 месяцев назад
Sawir shaqalaha 😂war odeygu waaba lagend😂🙋🏽‍♂️🤣🫵
@abdalacade6894
@abdalacade6894 10 месяцев назад
😂
@bilan9703
@bilan9703 10 месяцев назад
I am constantly impressed by your shows. Thank you from minnesota!
@Abdirizak_Hakim
@Abdirizak_Hakim 10 месяцев назад
Soomali deydu meel walbo way joogan masha allah iloow idin dhowr
@mohamedmohamed-sl1tf
@mohamedmohamed-sl1tf 10 месяцев назад
Mashallah aabo wanaagsan oo somalinimadu ku wayntahay
@AbwanRiyaale-nd7bi
@AbwanRiyaale-nd7bi 10 месяцев назад
Thank you so much my dear friend and brother wow? So Really Amazing so enjoy your time all team qeys because very good team ❤❤❤
@nimcomohamed9857
@nimcomohamed9857 10 месяцев назад
Maaweell wan u xiisey Noo soo badi muuqalada ❤🎉
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 10 месяцев назад
Masha alh muuqaal qurux badan iyo baadiye noo soo badi muuqaaladaan oo kale bro mawel 🎉
@shaadiashacni7907
@shaadiashacni7907 10 месяцев назад
Maaweel waa ku salaamay maashaa Allaah tabaarakallaah meesha ay degan yihiin iisoo sheeg inshaa Allaah
@Zeinn_tupe
@Zeinn_tupe 10 месяцев назад
Ilahy gacanta hakubarakeeyo wll maaweel vedio cajiibada kasoodubtay oo dhaqan ah ❤ ilahy abaalkisa hakusiiyo 😊wll
@dhibyar_hussein2017
@dhibyar_hussein2017 10 месяцев назад
My teacher also called moses he come from Tanzania 🇹🇿
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 10 месяцев назад
Keep you going ❤ my brother ✈️🐐
@drdhuuxjaarjaar7177
@drdhuuxjaarjaar7177 10 месяцев назад
Ascwb maash Allah aad iyo aad u mahadsantahay wax wanaagsan ayaad qabatay si ajarku kuugu bato muusiqada ka reeb waa barnaamija dhaxalgzl ahe shukran
@MustaphaAlii
@MustaphaAlii 10 месяцев назад
The legend ❤️ 🙌
@gaiaflamekeeper3183
@gaiaflamekeeper3183 10 месяцев назад
12:23 “kan a ba dhamo” hahaha adeer 😂
@aminahmed8573
@aminahmed8573 10 месяцев назад
Odaygu waa funny 😂
@nimcomaxamed6548
@nimcomaxamed6548 10 месяцев назад
mn sha allah maweel wllo wan farxy sida gobonimadaleh ed no gu so dubtay adeero bashiir salan sare🥰🥰♥️
@QAWDHANKA1
@QAWDHANKA1 10 месяцев назад
Saaxibayaaal Arinbaan Leeyey Isoo Duceeya Inuu Alaah Igu Guuleeayo😢
@Sheekoxariiro2024
@Sheekoxariiro2024 10 месяцев назад
Allah ha ku siiyo haduu khayr ku leeyahey
@missnajma5505
@missnajma5505 10 месяцев назад
Allah hakufududeyo
@Sheekoxariiro2024
@Sheekoxariiro2024 10 месяцев назад
Mashallah 😊
@dalxiischannelvlogs14
@dalxiischannelvlogs14 10 месяцев назад
guryahaa inagaa 🥰🥰🥰🥰❤️leh Maashalah inta uu odhan lahaa aniga leh
@malabey197
@malabey197 10 месяцев назад
Sow maaha ❤
@itszamu
@itszamu 10 месяцев назад
Arusha is where I was raised my home town ❤❤❤
@zakirboss143
@zakirboss143 10 месяцев назад
magacaaa 😂
@abdulkadirhaji1098
@abdulkadirhaji1098 10 месяцев назад
Unajua kiswahili unaitwa nani?
@faisalyasin5721
@faisalyasin5721 10 месяцев назад
Arusha is my home,we are third generation, my siblings settled here since 1920, my second Awow was brought in Tanganyika as a German soldier.
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 9 месяцев назад
ANIGU WAXAAN KU KORAY MUGDISHO LAAKIIN MIYIGA WAAN TAGI JIRNAY WAAN JECLAHAY LAKIIN LIBAAX IYO MAROODI BAAN KA BAQI JIRAY WAA NOLOL ADAG MIYIGA MAGAALADAA KA FIICAN🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺🌺😍
@user-ov3cn8yf9g
@user-ov3cn8yf9g 10 месяцев назад
Maweell zhp aad ayan kuu taageeraa horey usoco
@mohamedabdi7406
@mohamedabdi7406 10 месяцев назад
Maansha alaah waad idin salamayaa laandhere yaal 💪💪💪🎤🎤
@dheemaniyoluul1691
@dheemaniyoluul1691 10 месяцев назад
Masha Allah ❤
@iftinfarah6010
@iftinfarah6010 10 месяцев назад
Masha Allah ❤❤❤❤️💕❤️Asc Dhamaantiin Dhuxulow Nareen ayaa tahiin
@foozia426
@foozia426 10 месяцев назад
Maasha allaah ❤
@Muxiyadiin12
@Muxiyadiin12 10 месяцев назад
Best RU-vidR in travel 👌
@abdikaremjanaalle4491
@abdikaremjanaalle4491 10 месяцев назад
Mansh Allah wlloh keep going ❤
@Prince-Abdi
@Prince-Abdi 10 месяцев назад
Masha Allah😊
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 10 месяцев назад
Maash Allah 🤲🎉🎉🎉🎉🎉
@user-gr4qg5zm1d
@user-gr4qg5zm1d 10 месяцев назад
MASHA❤ ALLAH ❤
@Nur958
@Nur958 10 месяцев назад
Walaalayaalka dad kaan diinta bara inay soo wada islaamaan aa macquul ah
@mubarakdualeh2700
@mubarakdualeh2700 10 месяцев назад
ma sha allah waa nin ah ragii la arki jiray, salaan sare maweel
@Prince-Abdi
@Prince-Abdi 10 месяцев назад
Keep going bro Maweel🎉
@abdyrahman8851
@abdyrahman8851 10 месяцев назад
Mansha allah
@jawaahirqanli1347
@jawaahirqanli1347 10 месяцев назад
Masaha Allah inadeer Maaweel 100k ❤❤🎉🎉🎉🎉
@sharmarkekayse2302
@sharmarkekayse2302 10 месяцев назад
Imanka xoolaha soomaliya leh mise waaa shaqaale
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 10 месяцев назад
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ 🙏
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 10 месяцев назад
Asxby plz 100k waxba kamaaney hadhin fadlan u buuxiya ka badan ayuu u qalmaa maaweel wllhi 🙏👍🤗
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 10 месяцев назад
Masha allah enjoy beautiful trip
@nimcoqaniqani8557
@nimcoqaniqani8557 10 месяцев назад
Masha allh waa oday qalbi fiican❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 10 месяцев назад
Masha Allah ❤❤❤❤
@mohamedhussein8384
@mohamedhussein8384 10 месяцев назад
Salaamz ..waxaan idinka codsanayaa iin aad la xidhiidhaan Sahra tourism oo moshi degan la xidhiidha inaadeertiin wa yaa I badan ayay idin tusk doontaa
@FINAAS1
@FINAAS1 10 месяцев назад
Maaweel zxp hore u soco legend ❤❤❤❤
@burhaanosmaan9204
@burhaanosmaan9204 10 месяцев назад
Barnaamij aad qurux badan weeye noo soo badi kuwa noocaas oo kale ah
@masbalqueen7625
@masbalqueen7625 10 месяцев назад
Ader Afsomali sax ku hadlaya MashaAllah
@ugbadcabdi5174
@ugbadcabdi5174 10 месяцев назад
Maaweell wll mar kasta youtube ka wax noo so Gali mar kasta oon ego qaybtada wax ba maso dhig tid badana wll wlhi wan ku jecelahy allena Haku jeclade wll ilove you
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd 10 месяцев назад
Amazing 😍
@Suhaib_Hassan
@Suhaib_Hassan 10 месяцев назад
Adke Maaweell 100k gaadhsiiya sxbayaal ❤🙏
@jarohusein2651
@jarohusein2651 10 месяцев назад
Odayga yar wa qof qalbi fcn maashalah adeer alah cimriga ha ku dheereyo
@user-yy2lp5nr4h
@user-yy2lp5nr4h 10 месяцев назад
Mansha allah walal
@NajmaIsmaciil
@NajmaIsmaciil 10 месяцев назад
Masha allha❤❤❤❤❤❤❤
@anisbin3082
@anisbin3082 10 месяцев назад
Walaal xagee laga soo xiiraa thanks
@zharmorkemohaz1844
@zharmorkemohaz1844 10 месяцев назад
Wow this amazing video ❤
@Umu-Amina
@Umu-Amina 10 месяцев назад
Waad kumahadsantahay muuqaalkan walal dadbadan oon jeclahay baa iiga dhexmuuqda ❤
@Tamsim3358
@Tamsim3358 9 месяцев назад
Adeerkay AUN 1950s bu ku dhintay Tanzania iibka foosha maroodiga bu ka shaqeeyn jiray.
@menhee7408
@menhee7408 7 месяцев назад
Saas waye hantida rasmiga ah waa xoolaha ❤❤❤
@QalanjadaReerdalal-py7mu
@QalanjadaReerdalal-py7mu 10 месяцев назад
Masha Allah
@nimcomaxamed7050
@nimcomaxamed7050 10 месяцев назад
Masha allah
@hamda88
@hamda88 10 месяцев назад
Maweel meshan vedios badan noga so dub m.a ❤
@Umu-Amina
@Umu-Amina 10 месяцев назад
Mansha allah ❤❤
@abijaabdirizaaq9405
@abijaabdirizaaq9405 10 месяцев назад
Wooowww. Wll qeysar Africa oo dhan dalxiis kumar
@apdiaziizizmail5879
@apdiaziizizmail5879 10 месяцев назад
mansha allah hore usocda
@guuleethsiciit
@guuleethsiciit 10 месяцев назад
YUOTUBE AYAN KUDALXIISAY MASHA ALH❤