Тёмный

Ninka ka dambeeya rabshadaha iyo afgambiyada ka dhaca Afrika iyo aduunkaba | George Sores 

Waaberi Media
Подписаться 570 тыс.
Просмотров 62 тыс.
50% 1

Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: / waaberimedia20
Instagram: www.instagram....
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 71   
@aniisaidiris2533
@aniisaidiris2533 Год назад
Wll ha dhaafin Hadaad ujeedo magaca allah💖💖
@xasasiyt6035
@xasasiyt6035 Год назад
Inte udhafa
@maxamedcalibile
@maxamedcalibile Год назад
Duhurnimo wanaagsan waberi media
@siyaadaadan1423
@siyaadaadan1423 Год назад
Masha Allah hore usoco wll inshaa allah guul❤❤🙏
@abdisalaammohamedhusein6180
Guleyso.zxp abdi.waberi
@cherrysmartgenz
@cherrysmartgenz Год назад
masha allah horay usoco zxp video aad umuhiima bd nosoo gudbisaa 👏🙏 thanks
@abdourahmanalibadar2775
@abdourahmanalibadar2775 Год назад
merci Abdourahman media
@Chanel_1-0ne
@Chanel_1-0ne Год назад
Nio abdiraxmanow Kolay reply so gali mayside Update kaaga badi Aduunka waxa kasocda nala socodsii ❤❤
@hassan5896
@hassan5896 Год назад
Ninkan comment maba akhriyo zxp
@ruushkarushka1453
@ruushkarushka1453 Год назад
@@Chanel_1-0ne adiga fikirkaga keliya ka hdal okay
@Chanel_1-0ne
@Chanel_1-0ne Год назад
@@ruushkarushka1453 pro adi kulama hadalayn ba Adigaa is kalifee
@abdifatahmohamed3
@abdifatahmohamed3 Год назад
Walahi isma la heen waberi media wax ogah ineey oga 😂tahay I love you guys ❤
@hamitttaahir7372
@hamitttaahir7372 Год назад
Sooo badi muuqaaladan oo kale
@Sumayaise
@Sumayaise Год назад
mahadsnid wlala Abdirhmn omar👍🥰
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Год назад
Alle mahadii weye
@muuqsoor
@muuqsoor Год назад
Waa sheydaan weyn
@nabiiladdetube4785
@nabiiladdetube4785 Год назад
Thnks bro
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Год назад
Mnsha allah bro, mar walba waxaad noo soo gudbisaa wax aynan dadka somaaliyeed ogayn
@Shadka266
@Shadka266 Год назад
Ilahy hku cadaawo
@4mpodcast
@4mpodcast Год назад
Ina waaberi✊️
@apdirahmanaftah6963
@apdirahmanaftah6963 Год назад
Xagaa iyo Lascanod dib u jaleec xaji
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Год назад
Keep going
@hodoali5714
@hodoali5714 Год назад
Addun macaankii ka dhamaadey 😢
@abshiribrahim8954
@abshiribrahim8954 Год назад
ustaad sln sare
@siciidali4034
@siciidali4034 Год назад
Ay ay dhalay dheh!!!!
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 Год назад
🥰🥰🥰🥰🥰🥰mansha allah
@LiibanCabdi-o1o
@LiibanCabdi-o1o 3 месяца назад
@fiidowmrk
@fiidowmrk Год назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴
@ahmedaweys9202
@ahmedaweys9202 Год назад
Waan shakiyeen arinta laasacanood ma soros ayaa ka danbeeya
@canaabdahir-ze6dt
@canaabdahir-ze6dt Год назад
Haa
@ahmeddirieh4997
@ahmeddirieh4997 Год назад
Asc sxb waxaan jeclaahaa inaad ka hadashid sidaa loo sameeyo website ,Google sidee wax looks qoro ee cashaarada loogu soo gudbiyoo , sidee youtube loo sameeyo
@ahmeddirieh4997
@ahmeddirieh4997 Год назад
Mahadsanid wll aad baan kuula socdaa pagekaaga
@calicade3834
@calicade3834 Год назад
Anaa ugu horreyo
@guleedabdirisak8720
@guleedabdirisak8720 Год назад
ac aca
@power1774
@power1774 Год назад
Waan kusalmay zxb
@m.k.7788
@m.k.7788 Год назад
Joorj sooroos ✔ (Afsoomaali)
@AbdirixmanBosey
@AbdirixmanBosey 2 месяца назад
Tuug wayn weeye😂😂
@namesi7611
@namesi7611 Год назад
M.allah wlaal 570subscribe adoo heysto ayaan kusoo raace
@dajiscom463
@dajiscom463 Год назад
Dadaalaa wuu garaa👑
@dollalyonis9488
@dollalyonis9488 Год назад
Hisham Al Jakh kasoo hadal bro
@aweysaxmed11
@aweysaxmed11 Год назад
King baldin iv video kasoo sameey asi iyo saladiin
@Xareyd
@Xareyd Год назад
Gaal maxaa ka yaqaanaa dadnimada waa isku dira weyn
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 Год назад
Sxb shaw malaha wuuba nagu dhexjiraa anaga somaliya ah wuu nahaystaa hadeer laascaano buu ku dhexjiraa
@abdisookaxay
@abdisookaxay Год назад
Zxp somalia waxay soo galeen 30 sano ka hor wana mansooniyada ama reer galbeedka wana sheeko dheer
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Год назад
Somali cidi kuma dhex jirto wxa jira is faham wa&kala shaki aminadi dhimaty
@guleedabdirisak8720
@guleedabdirisak8720 Год назад
1
@aw-mursalshiddo7345
@aw-mursalshiddo7345 Год назад
The man who broke the bank of England
@Shuaip-Nour.
@Shuaip-Nour. Год назад
Wax macquul ma aha 2 views 7 comments and 37 likes
@sooraanyare3672
@sooraanyare3672 Год назад
Nin cadana oo Somalia joga waala ilaaliya lkn Somali yurub joga waa la dila ama la tokora maxa sababa⁉️
@qumbe
@qumbe Год назад
Waxaa Sababay tuugsiga.
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 Год назад
Nin somlai marku yurub tags wax ma dhaaamo lkn nin European markuu somlaiya imaado nabad males waala wada fiirina
@qumbe
@qumbe Год назад
@@bilalabdi9148 sxb Cadaanka badhaankod waa cusurin daankenana wee humeyan caruurtenana maskaxdhe uga ciyaaraan
@ASMAAAhmed-yc6ze
@ASMAAAhmed-yc6ze Год назад
Dunida 3aad maxa laga wadaa
@abdulrashiidhassan2215
@abdulrashiidhassan2215 Год назад
Africa laga wadaa 😂
@Gaashaanboy
@Gaashaanboy Год назад
Gaal waa gaal soomali aan is ilaalino
@hodanyaasn1730
@hodanyaasn1730 Год назад
Waxa barshadiisa maxa uga sheekaynaysa sida qof facan
@beyaztaturk8753
@beyaztaturk8753 Год назад
Hitler kan baa macalin u ah ileen
@abdisookaxay
@abdisookaxay Год назад
Waxanad ku dartaa soros in uu yahay yuhuudi mansooni ah kuwa shaydaanka caduda saxafada aduunkana yuhuud ayaa leh
@suhaybahmed2954
@suhaybahmed2954 Год назад
Sxb zionismka miyuu qayb kahay mise waa yuhuudi caadiya
@barkhadismail5692
@barkhadismail5692 Год назад
Suasha waxay tahay madama uu meel kaste qalalse ka aburaya sidee dhaqale uga faaida kolay hadafka u wayn waa dhaqale uun ma waxa jira wax kale oo uu udagalamayo
@drhamdawarsame6180
@drhamdawarsame6180 Год назад
Waxay u badantahay inuu hubka gado oo uu sidaa lacag ku sameeyo.
@assedcabdiaxmed6039
@assedcabdiaxmed6039 Год назад
Falastiniyintu xage ka so jedan
@maxameddeeqcabdale961
@maxameddeeqcabdale961 Год назад
Carab weye falastine
@abdallakhaliif5938
@abdallakhaliif5938 Год назад
Arabbbbbb 😢😂😢
@mohamedamiin5796
@mohamedamiin5796 Год назад
Falastiin Dalkoodi ayay joogaan yuhuuda meesha ku haysata 90% waxay udhasheen oo laga soo aruuriyay dalal kala duwan oo yurub ah sida Polan ukrain hangary Rusia austria germany iwm.
@poorindiansanddogsarenotal1276
Falastiinta waa yahuuda asalka. Kuwa yahuuda isku sheego waa Europeans diinta yahuuda qaadatay
@yaqiin264
@yaqiin264 Год назад
0
@fiidowmrk
@fiidowmrk Год назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-pHvbF9VNLXM.html tiimkega keep going daawasho wacan wll mcn fadlan thank you
@abdifatahmohamed3
@abdifatahmohamed3 Год назад
Midkale heesah American ama heeskasto in sheydanka lagu amaano
@abdifatahmohamed3
@abdifatahmohamed3 Год назад
Balenciaga kaso hadal
@sirfathiabdirizak819
@sirfathiabdirizak819 Год назад
💕
Далее
Sidee shiinuhu u Jaasuusaa dadkiisa?
11:36
Просмотров 45 тыс.