Тёмный
No video :(

Sidee shiinuhu u Jaasuusaa dadkiisa? 

Waaberi Media
Подписаться 549 тыс.
Просмотров 45 тыс.
50% 1

Sidee shiinuhu u Jaasuusaa dadkiisa?
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: / waaberimedia20
Instagram: www.instagram....
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 138   
@aminfatiha8506
@aminfatiha8506 Год назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ١٠
@umulkhayrmaxamuud6218
@umulkhayrmaxamuud6218 Год назад
Asc wll ku saliya nabigeena muxamad
@MohamedAli-qu8hz
@MohamedAli-qu8hz Год назад
Scw Scw Scw Scw
@Somali-One
@Somali-One Год назад
Dadkiisii ayuuba Game 🎮 lagu dheelo uu ka dhigtey 😂
@yaqiin264
@yaqiin264 Год назад
L
@yaqiin264
@yaqiin264 Год назад
L0
@iamsaska3146
@iamsaska3146 Год назад
Waa squad game😂
@cabdishakuuraxmed6191
@cabdishakuuraxmed6191 Год назад
Maya walahi waa fikrad fiican oo dadka badankood toosin karta🤣
@mhmdtk9864
@mhmdtk9864 Год назад
@@cabdishakuuraxmed6191 haa runttii
@hodoali5714
@hodoali5714 Год назад
Wale waa layaab addun xalkaas maraaya ayaan anagua 😢
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan Год назад
Anaga nidaamkan iyo gaalaba waxooda waxba nooma ahn, ee kitaab Alleh inoso dajiyay se tahy hdan isugu xukunno aduunka anaga ugu sareenena markas
@boqorkajiifka1879
@boqorkajiifka1879 Год назад
Hhhhh fashillkaada ayaad ogtahy sooma ahan
@sakipoi5986
@sakipoi5986 Год назад
@@boqorkajiifka1879 hhhhh😂
@luulmuuse7065
@luulmuuse7065 Год назад
WAA huba in dhibco la aan la i xeri laha alx an somali ahy 🥰
@CabdullahiCadde1
@CabdullahiCadde1 Год назад
Isma xayaysiinayee kuwa heerka sare ku jira ka mid noqon laha madama aan aad u ilaaliyo shuruucda iyo dhaqanka wanaagsan
@iftiinkanolasha1
@iftiinkanolasha1 8 месяцев назад
lkn qof muslim ah welcome maha😢
@mrbusy4215
@mrbusy4215 Год назад
Waa fikrad wanagsan oo faa'iido u ah dadka iyo dalkaba
@hassan5896
@hassan5896 Год назад
Lakin somalia malaga hirgalin karaa😂🤣🤣
@mrbusy4215
@mrbusy4215 Год назад
@@hassan5896 🥵hayeey dooliga ahaaaa
@MohamedAli-ok6tb
@MohamedAli-ok6tb Год назад
WAA FIC KRAD WNGSN LAAKIN WAA INUU DALKU YHY MID HORI MARSAN
@galbeedshow4230
@galbeedshow4230 Год назад
Fikrada fiican ee kitaabka Allah ka wanaagsani maxay tahay Quraanka iyo sunaha Nabiga scw ayaa ah mid if iyo Aakhiraba lagu liibaanayo
@kurana289
@kurana289 Год назад
Mashaalah ustaad 👑😍✊
@beyaztaturk8753
@beyaztaturk8753 Год назад
Maashallaah macalin بارك الله فيك يا معلمي
@mohamedkaamilofficial5348
@mohamedkaamilofficial5348 Год назад
Masha allah walaalkay
@NANi-1977
@NANi-1977 Год назад
Wan kusalamey wll🥰🥰
@hafza6
@hafza6 Год назад
Fikrado waye somalia ubahnan lhyd❤
@maxamadsahal1520
@maxamadsahal1520 Год назад
Allahumma aamiin
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Год назад
Thank you Abdirahman Omar
@caynashe.8886
@caynashe.8886 Год назад
Aar soomaalia aa alla ha unaxariisto
@maxamadsahal1520
@maxamadsahal1520 Год назад
Waa wadan aad iyo aad uhurmaray dal meel walba ka dhisan ilaahaw aduumadaadaa nahy dalkeen saan u wanaaji
@xmze75
@xmze75 Год назад
Wan ku tageraa pro
@queennaima1645
@queennaima1645 Год назад
Hdii laga hirgalin lhaa free baan kuhilaa waxyaabo bdan 🤩😍
@jamalibrahim5274
@jamalibrahim5274 Год назад
Ustad wan kusalama
@saabirosca2627
@saabirosca2627 Год назад
Thnkz bro
@doctorahmedsheik3582
@doctorahmedsheik3582 Год назад
So well i interesting your vidios go ahead
@ilyesRajaa-cb4ne
@ilyesRajaa-cb4ne Год назад
Eey eey dhalay waaye hogaanka dalka shiinaha ❤soodaka udaldalay 😂
@mustafaamohamed8488
@mustafaamohamed8488 Год назад
Okay
@cabdishakuuraxmed6191
@cabdishakuuraxmed6191 Год назад
Walahi waa fikrad fiican
@simayelabdiqahardjamac2448
@simayelabdiqahardjamac2448 Год назад
War somaliyey ninka gadh siya 1M insha allah
@abul-Qaasi
@abul-Qaasi Год назад
Waa nidaamka saxda ah ee lagu dhaqo dadka iyo dhaqaalahoda
@khalidismaaciil3284
@khalidismaaciil3284 Год назад
Anu sheekh ban ahay ka ugu horeya iga filo
@nasiibwacan1262
@nasiibwacan1262 Год назад
C/raxman cumar
@hudaomer898
@hudaomer898 Год назад
Pro abdirahman aqalka cad ee whasiton noga so same plz❤
@nasiibwacan1262
@nasiibwacan1262 Год назад
Mahadsanif
@hamseadamomer2886
@hamseadamomer2886 Год назад
Somalida aya u bahan wlhi nidaamkan
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 Год назад
Wan kugu racsanahay
@barresagal8891
@barresagal8891 Год назад
Waa nidaam aynu u baahanahay
@fardusyasin227
@fardusyasin227 Год назад
Nidaam fiican 🧠
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Год назад
Keep going
@kaizen2106
@kaizen2106 Год назад
Wll kaizen ka soo hadal
@xamdaxam124
@xamdaxam124 Год назад
Waa dhqan aad uu wangsan
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 Год назад
Ma xuma, haddi Soomaali laha lehed, dad badan wey toosi la hayn. Dad badana wey ani kamid ahy Hal dhibco maana daafi lehen😅
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 Год назад
@bintu said Xageh u carari!!😂🤣😂
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 Год назад
@bintu said dacada😂🤣😂
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 Год назад
@bintu said ha hi Fishilin dey😂
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 Год назад
@bintu said Alle mid ka fcn aana Carar ku jirin😅 dalkeyna ha u sahalo🤲😄
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 Год назад
@bintu said haya gabdhedi!!👴habeen wngsan😅
@liibanalfatih8278
@liibanalfatih8278 Год назад
Wllky c/rahman wan ku salamay waxaa ka donayaa ciwaan magaciisu yahay(Do not eat blockade) cuna qabatayn Maxaa lola jedaa dalka cuna qabaynka lasaray muxuu udhimaa kan Sarayane muxuu ka fa idaa?
@haamusse1439
@haamusse1439 Год назад
First one comment waan ku salamay ABDIRAHMAN BRO 🙏💪🎤🎬🎹
@imraankaniini2654
@imraankaniini2654 Год назад
Alla yaa somali sharcigaan lakeeeno madax adeega haka bexee
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 Год назад
Waaba gumeysti kii ugu xumaa waaba xabsi kor ka furan shiinuhu
@abdisamedqisole5119
@abdisamedqisole5119 Год назад
Bro chartgpt information dheerad ah nooga soo radi
@aishamohamettcadey6278
@aishamohamettcadey6278 Год назад
Wn hupaa hadii somaliya laga hirgaliyo Nidaamkaz inusan jireyn Qof dhipco saro helaya 😂😂😂😂😂😂 anigapa aan iska billaape 🤣🤣🤣
@hodoali5714
@hodoali5714 Год назад
Dhinac na waa ka qalad in oo xoriyadiiw qofka wey lumeysaa se dhinaca akhlaaqiyaadka waa ay fiican tahay waxaan heli lahaa dhinaca akhlaaqda 10/8
@ismailelmi788
@ismailelmi788 Год назад
Hhh adiga maxaa isugu diiday 10/10 hhhh I am sure inaadan xattaa heli lahyn 10/4 hhh Because adaa is ciilay ba
@og4.47
@og4.47 Год назад
Zhp plse hollan kasoo hadal
@itsebyan
@itsebyan Год назад
Wll ma soo hadli kartaa seekada israul iyo Khalid Meshaal ?
@aminoxuseen2302
@aminoxuseen2302 Год назад
masha allah wallke
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Год назад
Waxaasi waa adoonsi dee xuriyadii rabi siiyay baaba lag qaadaya dadke
@caamirceynte4096
@caamirceynte4096 Год назад
Toosnaw Maa dhib ah😂
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Год назад
@@caamirceynte4096 toosnow maaha lkn adiguba majeclid in dowlad dhan ku dabagasho
@th0maszhalpy791
@th0maszhalpy791 Год назад
somali haday halka tagan maynis bay heli lahayeen wlhi
@Adanizza
@Adanizza Год назад
Control fcn waye si kale bani adam ka loguma aman heli karo
@musekanaan628
@musekanaan628 Год назад
WAR SOMALIA HALLA KEENO WALAAHEY WAXAAN FILAYAA INEY WAX WEYN TARRII LAHEEU WALAAHEY
@jibrilahmedjibrilahmed6586
@jibrilahmedjibrilahmed6586 Год назад
Naw kan ilaalinaya qofkasta ma shaqo kale ayuu waayay nio
@abyanhassan2324
@abyanhassan2324 Год назад
Asc wll waxan ka codsana in aad kaso hadasha wiilka emaratiga ah ee ghaith plz plz waa codsi tageraha kaga yimid
@queenliza596
@queenliza596 Год назад
Waa wadan aad ujeclahay china🇨🇳🇨🇳🇨🇳🇨🇳💖💖💖 Insha alah inaa ado rajiynaa💖👍💯 ADI MAJACESHAHAY 🇨🇳 CHINA
@abdiqafaarilkacas8364
@abdiqafaarilkacas8364 Год назад
xaa ku jeclaatynh
@BssoBri1997
@BssoBri1997 5 месяцев назад
Dalka Iyo dhaman Afrika ba u baham
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 Год назад
China guumaysi badana somalida u baahan walee sidan ookale si qabyaalada looga baxo
@kaizen2106
@kaizen2106 Год назад
Sxb kaizen ka soo hadal
@sahrocrypto9621
@sahrocrypto9621 Год назад
Wax ka baro cyrptocurrency!.Aniga wax ma iibinayo.🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑 Waxaan idinla wadaagayaa coinka polygon waa crypto, waxuu qaymihiisa ahaay 2021 0.01 cent sanad kadib wuxuu gaaray $2.92 halkii xabo.Marka hadii aad 10000 xabo heysan laheed markuu ahaay 0.01 cent, tusaale ahaan aadna iska iibin laheed markuu gaaray $2.92 waxaad faa'iidi laheyd $ 29,200. Laakiin dhalinyara badan oo somaliyed war umahayaan suuqan. Walina fursadahii oo kale way jiraan.
@mohamedmuse7067
@mohamedmuse7067 Год назад
Waliba dhibcahaas waad gadankartaaa
@zawdafuadmaxamed8166
@zawdafuadmaxamed8166 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yusufibrahim1129
@yusufibrahim1129 Год назад
A
@ahmeduuni
@ahmeduuni Год назад
msulimka wuxuu helayaa ugu yaran 500
@sakipoi5986
@sakipoi5986 Год назад
Ar indha yar caqli badnaa
@apdirisaaqmaxamuudapdiiida3364
100% 100
@farxanzakir1030
@farxanzakir1030 Год назад
Dhidamkan somalida kuficnaa 😂 waxdhibco helo lawenlaha
@yaxyemaxameddalmar2528
@yaxyemaxameddalmar2528 Год назад
Somalia ayaaaba ubaah need cashirkaas
@kheyr3286
@kheyr3286 Год назад
Hadiiba qofka toosan uu yahay kan tixgalinta leh.wayba haboon tahay
@cabdishakuuraxmed6191
@cabdishakuuraxmed6191 Год назад
Legend
@madaalekhadar8126
@madaalekhadar8126 Год назад
oo waxaasi nolol maahee waa nolol adag
@yussufosman8537
@yussufosman8537 Год назад
Sidhe aya research usameysa channel kan camal ayan raba inan so bandigo
@Sokeye12
@Sokeye12 Год назад
Kurulus osman afsomali nasoo eeg zhp qli
@ahmedzaabe5840
@ahmedzaabe5840 Год назад
Waan habka uu fuud lagu saarikaro xumantooda iyo waanaaga
@alifreemann5440
@alifreemann5440 Год назад
Arya somaliya dhaqankaskahirgeliyo walakalabixilahaaruntii👍😎
@ismailelmi788
@ismailelmi788 Год назад
Adiga ... Horta markii hore yaa xoriyada kaa hor istaaagay
@alifreemann5440
@alifreemann5440 Год назад
@@ismailelmi788 waxalagahadlaa xuriyadamaha barnamijkadhuux markasafahmiye
@masteryare8110
@masteryare8110 Год назад
I THINK FULL SCORE
@cabaasaxmed8049
@cabaasaxmed8049 Год назад
Waa dad xoriyadii laga qaaday uun nio wax kale majiraan
@khtr7
@khtr7 Год назад
Waxaad ka soo hadashaa Taiwan 🇹🇼
@adnanahmed5639
@adnanahmed5639 Год назад
somalilandta chinaha💀🤣
@khtr7
@khtr7 Год назад
@@adnanahmed5639 Haaa 🤣🤣
@fy4r
@fy4r Год назад
Murugta bilaa sabab ta ah waa salaad la.aanta dhalinyaro salaada ilaa liya
@mmali9953
@mmali9953 Год назад
Somalia 🇸🇴 waxa kajiro qabaailo saa eytahayna lama sinaankarno ayaga wayoo kan maamulaayo aya eex geysanayo asagoo dhahayo War orod niyow mesha anagaa kuu fadhinnee
@Maalinlechannel
@Maalinlechannel Год назад
Waa fikrad ila fiican lakin haday somali ahaan lahayen inan dhibic helna iska dhaafe minus ( - ) aa nalagu wada lahan lahaa 😂😂
@karaamoole3010
@karaamoole3010 Год назад
ᴍs 25 😅😂
@ahmed-abdirahman
@ahmed-abdirahman Год назад
Anaa yaaban 🤣😱
@maxamadsaaj8918
@maxamadsaaj8918 Год назад
Fakarkaan oo kale somaliya ayuu ku fiicanyahay dad badan dhaqankooda ayaa toosi lahaa, xumaantana waa ay yaraan laheed, fikirkaan waa midkii islaamka loogu talagalay lakin maanan samaysanin.
@Sokeye12
@Sokeye12 Год назад
Kurulus osman nalasoo eeg zhp adoo mahadzan afsomali
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 Месяц назад
Waaba xabsi casri ah oo qofkii denbi gala aan lasoo xidhayne 😂
@abselma3330
@abselma3330 Год назад
Waxani faaido malaha ee waa guumaysi casriya marba haduu qofku lahayn sir u qaraoon, caag wax madhaamo.
@yurubmaxamed6847
@yurubmaxamed6847 Год назад
Dadka dalka iskaga carara kamidnoqonlahaa dhibic aan hello daye🤣🤣🤣xoriyadaba mahelayaan
@cabdikariimbaashe9954
@cabdikariimbaashe9954 Год назад
Wllo pls scholarship noo soo duub sanadka ardayda baxaysa nahay pls 😭🫶
@saidhussein1064
@saidhussein1064 Год назад
ooyinta waa maxay marka😂
@aaminmuktaar553
@aaminmuktaar553 Год назад
Hal dhibic ma heleen
@abdikariimabdikariim1651
@abdikariimabdikariim1651 Год назад
Runtii somali ayaa u bahan nidamkan wayo shikadii rehebal dawladi wazir hebal ninka aqonkata leh ee aan cid ku xisabtamin waba mahelayo
@caydaro1664
@caydaro1664 Год назад
Waxay keenaysaa inay dadku dawladda darteed u sameeyaan ficilo wanaagsan, halkii ALLAH dartii ay u samayn lahaayeen, wa say ila tahay.
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Год назад
Kuwa sidaa samaynayaa ayaaba loogu talagalay waayo Isha dadka dad iska eega waa kuwa ugu xun .. qaarba diinta ku qaraabta sida alshabaab kuwaa oo kale ayaa ku wacnaa in lagu soo qabto .
@Shaydanwase
@Shaydanwase Год назад
Shiineysku waa mulxidiin 1.45 billion ayaa ku nool shiinaha 1.1 billion ayaa mulxidiin ah
@daaniadunia
@daaniadunia Год назад
Somalida u baahan barnaamijkan, dadkeena maba yaqaanan sida amaahdo loo bixiyo iyo sida loo noolaado, magaalo joog xumaduna wey nagu badatay, social media si doqonimo ayay u isticmaalan
@Shaydanwase
@Shaydanwase Год назад
Qabyaalada la inaga maskax maydhi lahaa
@sakisaed4636
@sakisaed4636 Год назад
Anu dhibco sare waligyna jeel magalin danbina kaman galin dalka .Inshallah somaliland wanu ka dhigi nidaamkas fiican hadanu nahey jiilka xilalka lawareegi doona .
@cabdishakuuraxmed6191
@cabdishakuuraxmed6191 Год назад
Horta marka hore dulmiga joojiya kadib nidaam ka fakara
@cabdishakuuraxmed6191
@cabdishakuuraxmed6191 Год назад
Horta marka hore dulmiga joojiya kadib nidaam ka fakara
@kaldeqaabdi1108
@kaldeqaabdi1108 Год назад
Somaliya ubaahan in lagudabaqo😅😅
@hamse_saciid_gaariye
@hamse_saciid_gaariye Год назад
Kusoco sxp nin codkara ayaad thy
@abdullaahimuuse4262
@abdullaahimuuse4262 Год назад
hdey dhici lahed somali adi laha bowe gumeysi maa qadi karayo midas hdey bilaban salada io soonka waad is deyneysan mx dhibkas ii galiyey somali ku naqon laha wlhi
@abdirahmanhigsaawi5215
@abdirahmanhigsaawi5215 Год назад
Kawaran somaalida oo sidaa loola dhaqmi lahaa, mar horw ayayn ak47 awoowgood aasay soo foqon lahaahen😀
@kaizen2106
@kaizen2106 Год назад
Wll kaizen ka soo hadal
@kaizen2106
@kaizen2106 Год назад
Wll kaizen ka soo hadal
Далее
Shiinaha iyo Tartanka loogu jiro hogaaminta aduunka!
12:46
small vs big heart 💖 #tiktok
00:13
Просмотров 4,9 млн
Cute kitty gadget 💛💕
00:23
Просмотров 4,3 млн
Sheekada Guusha Mahathir Mohamed | Dhambaal 6
10:01
Просмотров 42 тыс.
Maskaxdaada Waa Meeqaa GB ?
10:59
Просмотров 97 тыс.
How did Turkey change Somalia's fate?
23:42
Просмотров 255 тыс.
Do the famous covers of The Economist know everything?
11:21
Viking | Reer yurub oo dhan ka cabsan jirtay
10:01
Просмотров 112 тыс.