Тёмный

Ninka markuu ku Dayaco Ha eedayn sidaan ula Dhaqan waqti aadan kadalban kusiinaya Dhaguhu furin 

Badbaado Channel
Подписаться 771 тыс.
Просмотров 79 тыс.
50% 1

Ninka markuu ku Dayaco Ha eedayn sidaan ula Dhaqan waqti aadan kadalban kusiinaya Dhaguhu furin

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 208   
@ZumayaMoh
@ZumayaMoh Год назад
Alaahuma musakhira riyaaxi li sulayman wa musakhiral xuutu li yoonis wa musakiral jibiila limuxamed (scw) sakhirlii maxabata sawjatii wakfinii shara alaahu musakhiral jibaala raasiya wal quluubul qaasiya wal cibaadil caasiya sakhilii junuudal ardi wamalaaikata samaai wasakilii sawjatii
@xamdimacalinxasan3620
@xamdimacalinxasan3620 Год назад
M a m a mcney wba qabsan la aa hdad soqority wa farhy❤❤❤❤❤❤❤ sumyo thnks
@xamdimacalinxasan3620
@xamdimacalinxasan3620 Год назад
Shkh m a mhdasnida wlhi wsax wx kahashid brklah
@anabm1955
@anabm1955 Год назад
❤❤❤❤❤
@raxaweynroyalty4804
@raxaweynroyalty4804 10 месяцев назад
Thanks abyo 😘
@Zmm4168
@Zmm4168 4 месяца назад
Jabril waad waad khalady, zawji waa waad khalady . Hadad khalad akhrisid ku ma shaqiniso docoda abaayo !!!
@simranlucky
@simranlucky Год назад
٧مرات : اللهم يا مسخر الرياح لسليمان و يا مسخر الحوت ليونس و يا مسخر جبريل لمحمد ان تسخر لي زوجي واكفني شره ‏"اللهمَّ يا مُسخّر الجبال الراسية والقلوب القاسية والعباد العاصية سخّر لي ملائكة السماء وجنود الأرض سخر لي زوجي
@BadriaDiamond
@BadriaDiamond Год назад
@umurasha7371❤❤
@Najminaa
@Najminaa Год назад
Ducada dambe kaliged ma aqrisan karaa wll
@BadriaDiamond
@BadriaDiamond Год назад
@@Najminaa ha wllo
@ibtisammohamed2570
@ibtisammohamed2570 3 месяца назад
سخر لي محبة زوجي
@XallimaBarre
@XallimaBarre 3 месяца назад
Alxmdulilah shiiq alle hakubarakeryo wallahi wanku nafisaa taladada waanan Qataa shugran alle hakubarakeeyo aaqiro iyo aduunyo mahadsanid
@kikialemu7
@kikialemu7 Год назад
INSHA ALLAH BARI WAA ISNIIN ha Hilmaamin Inaad Soonta Allah dartis Waxaan kula Jaclahay Waxaan Naftayda La Jeclahay Kheyrka Ixasuusi Aan ku Xasuusiyee Barakallahfikum❤
@IstarAbdulle-s6e
@IstarAbdulle-s6e Год назад
Insha allh ale haku xafido
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 10 месяцев назад
Wlh waa runtaa sheekhow wlh qof bilaa damiiraa qof kadaba orda kerr lamasiiyo anaaba ka siijeed wayn
@sagalabdulahi5409
@sagalabdulahi5409 Год назад
Masha allah ilahey ha ku barkeyo xalado badan aan ku jirey marka aan kugu xirmey waxa badan aan iska badely ilahey waxaan kaga baryeya aduun iyo aqir wanaag allah ku siiyo
@MunaJaliil
@MunaJaliil Год назад
Wll luuqa ila so hdl ku bahanahy
@Muheyracbdi
@Muheyracbdi 3 месяца назад
Aniga 6 sano dhip io rafad intaa wan samraye illhow nolosheyda ii hagajii 40 qof ducadoda waa laa aqba i duceya iney nolosha i dag do😢
@falhhad3900
@falhhad3900 Год назад
walaliyalow ISOO ducaey inuu Ilahay ii fudideyo balse dhamantina isoo ducey guuur doon baan ahay waxan rabaaa in uuu ilahay isiiiyo midka niyadiyda jcyl dhamantina inshallah 40 qof dacadodo walcaqabalaa balse walaliyalow ISOO ducaey Amiiin inuuu ilahay ii caqbalo waliyaal Hadaan nahay dad isku dhiiig ooo hadane Somalia isla ah oo Hadane umada nabi muxamad sallahu caleyhi wasalam dartiiisa walliyal inuu Ilahay meel fudud igu siiiyo balse ducao ayaan idiinka rabaa walliyal midka niydayda jcyl iga so ducay
@Farxiyo-p4z
@Farxiyo-p4z Год назад
Walalkey oo maskin ah amaa kusiyaa
@yasminlove9516
@yasminlove9516 Год назад
Allaha ku sahlo wax walpo Rabtit 🥰💯🔪
@israibrahimadan3647
@israibrahimadan3647 Год назад
Aamiin aamiin
@israibrahimadan3647
@israibrahimadan3647 Год назад
Washay illahay ha ku siiyo
@katrajama8077
@katrajama8077 3 месяца назад
Magursatay wll
@shaadiyaismail839
@shaadiyaismail839 Год назад
اللهم ي مسخر جبالي راسيه والقلوب قسيه والعباد عسيه سقرلي جنود الارض وملائكة السماء وسقرلي زوجي
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Год назад
❤❤❤❤❤❤. Waaa runtaa shiikh badbaadi jasaakalahu qeyr Waxa dumarka soomali weyn hoos u dhigay ineey ninka u maleeys markuu furo eey aduunka a ka quusto laakiin waxaa laga a yaabaa in mid ka fiican ilaah ugu badalaayo marka dumaroow iska dhaafa inaad is duleysaan ee xaqii a dhacsadoo heeyso duleeyna, ASC
@ugbadabdirahman3837
@ugbadabdirahman3837 Год назад
Wcs mcney
@zaabirinaalpichannel166
@zaabirinaalpichannel166 Год назад
Asc sheikh Allh sida aad wanaga noola jeceshahay haku jeclaado video walbo aad nosoo geliso faaidadiisuu wataa shukran ❤❤❤❤
@sagalabdulahi5409
@sagalabdulahi5409 Год назад
@FursadahaNolosha
@FursadahaNolosha Год назад
Mahadsanid sheekh badbaado nin goba baad tahay Allaha kubarakeeyo
@Tutu-hg7wl
@Tutu-hg7wl Год назад
Shekh badbaado dumarka aad baduwanisaa ilahey ajar iyo Xasan aad hakasiiyo
@samiiyamuuserooble2199
@samiiyamuuserooble2199 Год назад
Allhu akbar cajiib sheeqow thnks wa waxan an hada sameyo🙏✊ 😅😅
@Zuhurat__V
@Zuhurat__V Год назад
M.allah wlhi waaba dabecadeyda waligey qofka haduu waxkasto sameeyo ma weydiiyo waayo qiimaheyga ayaan garanaya❤ alxmdulillah
@abwaanadsafiyaindhayare6699
@abwaanadsafiyaindhayare6699 6 месяцев назад
Masha Allah tabarakallah sheikh talo fiican oo dacad ah ilahay haku xafido Jzk khayr walal
@foziyaabdikadirsheikh3204
@foziyaabdikadirsheikh3204 11 месяцев назад
Ilaahey qeer hakusiiyo shiikhow 18sano mugdi kujirey waxa aad igu daranaa iguna xumaa 8sano qufl isu xirey qol oga aruurey asiga moyee wax kalokufukiro maleheen markaa dhagesadey wanadaad shatafta badan culees bafan iga degey
@ummuiqlaas1
@ummuiqlaas1 7 месяцев назад
asc abyoo hada sidetahay😢
@RaxmoMaxamed-xk3rw
@RaxmoMaxamed-xk3rw 5 месяцев назад
Abayo hada seitahay wlh wan ku so duceyni inuu ilahey murugada ka qaado
@Nuurashiq1272
@Nuurashiq1272 2 месяца назад
Masha Allah shiqow Alle ha ku barakeyo wax badan wax taladada wan ku fadiney
@RaxmoMaxamed-xk3rw
@RaxmoMaxamed-xk3rw 5 месяцев назад
marka hore guurka cusub wuu i fahami jira asago qaladan ayaan raali galiye sawabtan ma ahan in aan doqon ah lkn caruurteyda aabahoda in aan wanajiyo ayaan jacelahay
@NimaRobleh-n9u
@NimaRobleh-n9u 2 месяца назад
جزاك الله خيرا يا شيخنا
@salmaqurux6975
@salmaqurux6975 Год назад
Habloq waxan idin rajenayaa guul iyo goba nimo
@NadarBashiir
@NadarBashiir 3 месяца назад
Allaha kubarakeeyo sheekhaygii walhi waxwalba oonkaa maqlo oonqaato wayiirumowdaa
@SacdiyoHasan-b7n
@SacdiyoHasan-b7n 3 месяца назад
Aamiin sheekh jazakalahu kheyran.
@Amal_x9e
@Amal_x9e Месяц назад
Mansha Allah sheekh jazakallah ❤
@hoododaahir9181
@hoododaahir9181 11 месяцев назад
Sheekh ilahay haku barakeeyo wanka faiidAAY
@LuluIsseabdi
@LuluIsseabdi 27 дней назад
Wa xiixrka xanuunsan 😢ilahey haku sii fogeeyo
@umurashaad6869
@umurashaad6869 Год назад
Jazakallahu kheer ❤❤❤
@mohadinhoofficial8682
@mohadinhoofficial8682 Год назад
Shiiq allah ku sharfo aduun io aqiraba waxan rabay riyo inat iifasrito waxn arkay aniga io ninkeyga oo iska faraxsan oo mel isku racnay kadib anigii wax igu fadhistay oo an kici wayey oo an u yerayo uu iska sii socdo asago u eg qof indhole camal ane an u qeylinayo si,uu ii badbadiyo waxan rajeynaa inat iso jawabto
@NimaRobleh-n9u
@NimaRobleh-n9u 2 месяца назад
ألهم صلى على محمد وعلى آله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آله إبراهيم إنك حميد مجيد ألهم بارك على محمد وعلى آله محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آله إبراهيم إنك حميد مجيد
@YasminCabdi-ow4wg
@YasminCabdi-ow4wg Месяц назад
Salalahu calayhiwasalam salalahu calayhiwasalam
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 6 месяцев назад
Waka anxagisa siyo oo kaiga unaisiin oon sokor dikar qaday oon idhi dabiga ma awodo an lehan wan socd 30 bas❤❤❤❤
@FaisoAxmed-v2w
@FaisoAxmed-v2w 10 месяцев назад
Asc shiikh waxn raby inaa riyadan iifasirto aniyo ninkeyga oo wada qosqos leeyna oo halmel wada jogna sarir kufadhina iyaan kuriyoday iifasir allh kubarkeyee insha allh jwab
@Samiramuse
@Samiramuse Год назад
Asc sheikh io asxpta inta qoral keyga arki dontaa wan idin salamay waxa i haysta caqabad waxan is qabna wil askari ah waxa kala kulmey in u hadal keyga dhibsanayo 8 bil 7bil maqnanayo hadana isaga key dhigayo qof i jcl aniga mar walpa i edeynayo walidkey wilka isma yaqanan lakin wey wada hadlan wil walalkey ah ba yaqana asagey isku cidan yihin ...wilka i qaba qadka wuxu u cunaa sidi ari calen helay camaal wan yabanahy maxa sameya ina iska furo ban raba anigi ba nacaay ifka asagan u necbahy hadaa 3sano ban daganahay waxba isuman dhaalin iso duceya ilanaa taliyaa all muslin ❤
@geenyagedo4569
@geenyagedo4569 Год назад
Iska fur abaayo naftaada meleey rabin haku qasbin hadadba ilmo dartood u samraynin mxaa kudhibay
@Samiramuse
@Samiramuse Год назад
@@geenyagedo4569 abyo igu hale sas ban ku qanac sanahy wilka lana saasan u kalA tagney asagana qad mahe wax kale mun aqoon dAd ku way dhahan madhasho miya laba gur baba so marte sxp marar ka qar kali gey ba iska ilmeya insha allah wan ka gudpi iso duceya abyo
@MohameDaana-nh5ui
@MohameDaana-nh5ui Год назад
​@@Samiramuseabaayo waliga meladan ku faraxsanen qof is badalenin ha isku qasbin qofka nocas hatu yahay maxa isku cadaabi gabar qiimo badana tahay kun nin ku ilashaneso aya buuxo nin noocas hata awlaad udhasho ilmahas inusan kugu daryeelenin adi aya u rafaadayo mid adi iyo ilmahaga madaxa idin saarana jiro duceeso ilahay mid kheer qabo aad ku ilawdo dhibka so martay haku sahlo waliga dhulka ha isku dhigin qof ku dayacay noloshada ku mash quul saad meel iskaga so saari lahed ku dadaal abaayo
@Fatma_932
@Fatma_932 Год назад
Abyo horta hadu kheyr kugu jiro illahay haku so jeediyo hadi kalena illahay ha idin kala fududeyo hal midna wan kugula talin marka guur galayso salaad istikharo tuko dikriga badso dadka hadalkoda waxba kuma yeelayo hada dikriga is barto naftaada qiimo kula yeelanaysa illahay ma ogola in qofku is bahdilo naftana wax anay rabin laguma khasbo oo illahay ba aayad quraan ah inogu sheegay hadii adan salaada wakhtigeeda ku tukan wakhtigeeda ilaali oo ki tuko wax walba way ku hagaagayan insha allah
@Samiramuse
@Samiramuse Год назад
@@Fatma_932 abyo majiro qof iga salad jcl insha allah Wan ka baxaya dhibkaa abyo lanbar hadu iso Waco niman bad la hadasha ba ka qiroda aniga nin ina la hadlo niyadeydabaa ku jirin bu Dusha iga sarayaa illah hay dhafsiyo iguso duceyaa
@HafsaHassan-kn4vj
@HafsaHassan-kn4vj Месяц назад
Mansha Allah ❤❤❤
@khadarawil5658
@khadarawil5658 Год назад
Alle ha kaa abaal Mariyo sh badbaado❤
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 Год назад
Masha Allah shiq badbado ilhey haku xafido waa runta jileeca nagu badan hadaan dumar nahay
@zuzulovely6045
@zuzulovely6045 3 месяца назад
Shukran sheikh😍
@laylaabdirahman3473
@laylaabdirahman3473 Год назад
mahadsanid sheikh🎉
@SalmoCabdi-p2m
@SalmoCabdi-p2m Месяц назад
Masha Allh
@najmokkk
@najmokkk Год назад
Waxaan kala jognaa laba magalo xitaa somali dhaxdeeda xariirkeyna aad ayuu u yar yahy waxaa dhacda inaa 3malin xitaa wada xariirin uur u le yah mar wan isweydiyaa qof nocan ah maxaa wa hadne hadi u ila so hadlo ma dareensiyo anne ma waco wan is adgeyaa runtii alx mar walbo waxan badsadaa adkaarta waxne ma daremo o murug ah
@MumtaazMaxamuud
@MumtaazMaxamuud Год назад
kula mid ahay abyo iska samir
@aaminaomar7359
@aaminaomar7359 Год назад
Walhi isku mid bn nahay
@najmokkk
@najmokkk Год назад
@@aaminaomar7359 waqtikiina waqtina wax ku barta waqtina ku shaqeysta
@haliimoali1043
@haliimoali1043 Год назад
​@@najmokkk masha allah walashey waxad siisay talo fiican anigaba isaga oo diidan inan sii wato waxbarashada aya ilmaha intan hoyadey udhiibtay ban dhameyay waxbarashada Mantana waxan kashaqeya isbital waxana ahay( nurse ) markan hormar garay buu bilabay inuu lacag iga tuugo Sir walba uleyahayna uu iisheego wax an uga bahanahay malahan inu tago iyo inuu joogo lkn waxan egaya un ilmahaa farxadooda iyo inu reerka dumin ,farxadna waxa iigu filan hormarka an nafteyda gaarsiiyay uu iidiidanaa .marka nimanka inta badan majeclo hormarka xaaskooda sida uu sheikha shegay waxay raban inad bahdilnaato kuhoosnoolaato qalbiga ay kadilaan naag facaa ah lugula tar tansiiyo lkn hadii ad maya dhahdo iyagaa qalbi jab kunolaanayo loma ogolaado nin inu kujibiyo.naf tada laga fakaraa
@najmokkk
@najmokkk Год назад
@@haliimoali1043 masha allah xabbti nurse pulse midwife wan kula ahy alx wane ku shaqeysta alle haku siyaadiyo farxadaada alle ha ku barakeyo waxaad heysatid
@Ugbad904
@Ugbad904 Год назад
Thanks sheikh❤😊
@NimaRobleh-n9u
@NimaRobleh-n9u 2 месяца назад
اااميين يا الله يا رب العالمين يارب السموات والأرض يارب العرش العظيم
@sadocooking5689
@sadocooking5689 Год назад
Allah khyre hakaa siiyo shiikh
@faadumomuhumedgaabay-kh7mk
@faadumomuhumedgaabay-kh7mk Год назад
Asc shekhe aniga aya rabey talo in an ku weydiyo lakin waxa la idhahey 2dolar so dir lakin ma jigo mel an kaso diro 2dolr waxan joga itobiya
@abdisamadsaney
@abdisamadsaney Год назад
Abaayo digriga badi carabkaaga bar marwalba inuu digriyo groupyada ah ludigriga kubiir walahi wax walba wey kuu hagaagayaan
@nafisaaadam6373
@nafisaaadam6373 8 месяцев назад
⁠@@abdisamadsaney abyo inte kaga xirira ana rabay group ka
@fatushahmed7069
@fatushahmed7069 Год назад
الله يجزيك الخير كله
@NurToAli-i9x
@NurToAli-i9x 3 месяца назад
Masha allah sheikh🎉🎉
@ubahibrahim5224
@ubahibrahim5224 Год назад
Shukran sheikh
@duceysansheikh7019
@duceysansheikh7019 Год назад
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
@umnalka7740
@umnalka7740 Год назад
Jazaakalaah sheekh
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 Год назад
Wlhi shiq badbaado runta ayaan kugu jeclahay
@UmAhmed-o6p
@UmAhmed-o6p Год назад
Scw scw scw
@ikraanmaxamud2599
@ikraanmaxamud2599 Год назад
Masha allah shiiqow wan tijabinaa insha allah
@hamdimchannel1527
@hamdimchannel1527 Год назад
MANSH ALLAAH thanks sheikhs
@Haawa-l6h
@Haawa-l6h 8 месяцев назад
Iso duceeya in alle ninkayga xaga fahansiiyo
@amuun9967
@amuun9967 8 месяцев назад
Allha hafahansiio wll mcn dhmnfene alle hanosl hanunsho
@xawamuse4530
@xawamuse4530 Год назад
Jasaka laahu qayr
@SimranMohamed-p8z
@SimranMohamed-p8z 2 месяца назад
Baaraka Allah
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 Год назад
Aamiin yaaaaa Allaha ❤❤
@milgocadeey-og5vm
@milgocadeey-og5vm 4 месяца назад
Jizakalaah ❤
@SulekhaIsse
@SulekhaIsse Год назад
khayr badan allaha ku siiyo shekh
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 11 месяцев назад
سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم
@abdillahisouleimandabar6700
@abdillahisouleimandabar6700 Месяц назад
Machaallah
@UmuFawziyo
@UmuFawziyo Год назад
Wale xajigayga ka hadleysa
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 Год назад
Haduu iga maqan yahay se yelaa shekh ducada ma gaare
@sucdimaxamedsucdi1923
@sucdimaxamedsucdi1923 Год назад
salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤
@itaqillaa
@itaqillaa 6 месяцев назад
Masha'ALLaah ❤
@ShukrishariifAbdullahi
@ShukrishariifAbdullahi 11 месяцев назад
wlhey waa xaqiiq jirto allaha ku xafido
@AyeshAbukar-w3u
@AyeshAbukar-w3u Год назад
Sheiqeygii barakalaaah
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 6 месяцев назад
Masha allha jaskalah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 Год назад
Your so right ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ 😢
@HafsaHassan-kn4vj
@HafsaHassan-kn4vj Месяц назад
Sheikhow ducadhas Mel nogosoqor
@lulymusse8977
@lulymusse8977 11 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faadumoxaaji4020
@faadumoxaaji4020 11 месяцев назад
Scw.scw.scw❤❤❤❤❤shugran
@Afnaan181
@Afnaan181 Год назад
Jzk Allah khayr shekh
@mohacade2064
@mohacade2064 10 месяцев назад
Thank you sheek
@habiibohalane2041
@habiibohalane2041 Год назад
Maasha allah sheeq badbaado waxaad sheegayso waa xaqiiq
@UmAhmed-o6p
@UmAhmed-o6p Год назад
Jasakallah kheyr
@NaagKarmet-zw2sv
@NaagKarmet-zw2sv 7 месяцев назад
Alahuma saaqirnii sowjii
@GuMar-ut7qz
@GuMar-ut7qz Год назад
Isu naxariista ilaahey kabaqa Mexey kaadhibtaa?
@leilasehel6326
@leilasehel6326 7 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw ❤
@xaawaluulaa4299
@xaawaluulaa4299 Год назад
Salallahu caleyhi wasalam
@RaxmoMaxamed-xk3rw
@RaxmoMaxamed-xk3rw 5 месяцев назад
Sheikh qayanada kawaran
@sucdimaxamedsucdi1923
@sucdimaxamedsucdi1923 Год назад
wlhi ben ma ahan 👍❤❤❤❤
@NaagKarmet-zw2sv
@NaagKarmet-zw2sv 7 месяцев назад
Duacda afsomli noga soo qoorah blz blz waidin barayaah😢
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 Год назад
Shukaran shiqow mahadasanidi
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 Год назад
Maxaad ku keentay in uu Doofaarka hilibkiisu xalaal yahay ?
@hodanabdi2505
@hodanabdi2505 Год назад
Qisu ka shekaynayey qaraarka iska daa
@zamzamabdullahi304
@zamzamabdullahi304 Год назад
Shukran ❤❤
@nafisoabdirahman308
@nafisoabdirahman308 Год назад
Salalahu calayhi wasalam
@SafaJamac-h3g
@SafaJamac-h3g Год назад
Wall hadaanu joogun see la yeela ducada biya loogu akh rinayaa
@MunaMaxamed-y3h
@MunaMaxamed-y3h 3 месяца назад
Sallallahu caleyhi wasallam
@AyanMohamedAli-kb7zc
@AyanMohamedAli-kb7zc Год назад
Aamiin yaa rabbi
@samraali4860
@samraali4860 Год назад
masha Allah
@UmAhmed-o6p
@UmAhmed-o6p Год назад
Aamiin aamiin dhamanten
@samiiramohamed7496
@samiiramohamed7496 Год назад
haye sherkh madasanid❤❤❤
@shugruyawyaw9257
@shugruyawyaw9257 7 месяцев назад
Scw scw scw❤
@sahroabdi6489
@sahroabdi6489 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤
@suhuurabdisemed6499
@suhuurabdisemed6499 Год назад
Masha Allaha
@samiiragurey6812
@samiiragurey6812 Год назад
Cajiib shiikhow
@Samiramuse
@Samiramuse Год назад
Asc
@faraxmaxamuud2103
@faraxmaxamuud2103 Год назад
wll fadlan somali noguso qorra ducada
@SacuudoibraahimSacuudoibraahim
Scw scw scw scw scw scw 🎉
@shamsucade5115
@shamsucade5115 2 месяца назад
❤❤❤❤
Далее
Песня РАСПУТИН на русском!🔥
00:56
LOLLIPOP-SCHUTZ-GADGET 🍭 DAS BRAUCHST DU!
00:28
Просмотров 12 млн
Rise to the Top - Siraj Wahhaj - MASCON2019
27:59
Просмотров 549 тыс.
Trust Allah! He is in Control! - Mufti Menk
25:31
Просмотров 1,6 млн