Тёмный

NINKAAGA IGU DARSO HAL CANUG MARKAAN DHALANA HA, IFURO WAA QISO CAJIIB AH 2 GABDHOOD SXBADA AHAA 

AYAAN GOBDOON 2
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

#ayaangobdoon #qisas #channel #

Опубликовано:

 

27 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 296   
@QisasChannel
@QisasChannel Месяц назад
Dhamaantiin waad mahadsantihiin sidaa iisoo wada raadiseen iitabteen iigu xiisteen 1da bisha ayaan si toos ah usoo fadhiisan doonaa inshaa allaah muuqaalka sher gareeya asxaabta kle su uu ugaaro mahadsanidiin ❤❤❤❤
@Adnahasan58
@Adnahasan58 Месяц назад
Inshallah abaayo macaan
@QaaliAbdullhi
@QaaliAbdullhi Месяц назад
I.a abayo Allaha ku fududeyo arimahaaga❤ aad kuugu xiisnay wllhi
@queenfarxiyo4282
@queenfarxiyo4282 Месяц назад
I miss you Mcnto
@haphsanoor2717
@haphsanoor2717 Месяц назад
Welkam back xabbty
@nafisofaarax2934
@nafisofaarax2934 Месяц назад
Ayaneey waan kuu xisnay l miss you xbbt❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Месяц назад
Wcs abyo Alhmdulillah hadii aad Cafimad qabto abyo wlhi aad ayan ugu farxey argtidada😢 ❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Месяц назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤️
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 Месяц назад
Alhmdulillah saa kugu xiisay habo mcne allow ku xifdi oo janadi firdosul.aclaa kugee🤲🥺
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Месяц назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@ifraaxaxmed8019
@ifraaxaxmed8019 Месяц назад
Wlhi waan kaa war waraay xabiibti see thy ma nabad qabtaaa xabiibti meel kale soo xariir ma laheen
@Najminaa
@Najminaa Месяц назад
Ala hadad solaabatya wainoo farxda🥰
@user-xt3yf2wr8m
@user-xt3yf2wr8m Месяц назад
Scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 Месяц назад
Allla ayaaneey 😢ugu danbeen mainoo soolaabatay ayy wlhi wa faraxsanahy
@hibaqhuby7660
@hibaqhuby7660 Месяц назад
MashAllah the queen is back❤❤❤❤
@ruqiyoismanmaxamad3047
@ruqiyoismanmaxamad3047 Месяц назад
Wlhi hade ayaa qalbika kugu haayi runti abayo mcn jumco lamid ah sonoqod wanagsan xabbiti❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahro7878
@sahro7878 Месяц назад
Omg wanku farxay soo labashadaada❤
@MunoCisman-pc7nj
@MunoCisman-pc7nj Месяц назад
Ayan ma ficantahy Aad kugu xiisnay Wllhi mcnto illahey hku barakeyo guuL Abyo mxnto❤❤😢
@fardoosqurux6926
@fardoosqurux6926 Месяц назад
Ayan gariyey ku jecliya Abyo qali ku xisney walhi 😢😢
@nadifaaden7619
@nadifaaden7619 Месяц назад
Saan kugu xiisey Lee ayaney codkagi quruxda badan iyo qisooyinkaagi shidanaa❤🥺🥰🥀
@user-ol7ny1ux4c
@user-ol7ny1ux4c Месяц назад
Ayaney abyo san kugu xisnay illahay unba og illahay hakugu guleyo oo markale haiguso ado faraxsan ayaan gobdoon kartibadan alle dartii kujeclaha walashey ❤
@ahlaamey3392
@ahlaamey3392 Месяц назад
ala hadaa noosoo laabatay alxamdullilh ayaanteena aad baan kuugu xiisnay😘❤
@diamondkiiaduunka3969
@diamondkiiaduunka3969 Месяц назад
Naa ayaan walal ilaahay baa kusoo celiyey xaafadii inataD adi RU-vid ka aad kamaqneed magacaaga la igala dhamaan waayey sababtoo ah hadaan habeen ama subax ama duhur shaqo qabanayo adaan kudaaran jiray show saasay kuubarteen macalaa caruurta xaafada😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-xq7il8en7v
@user-xq7il8en7v Месяц назад
Ayaaneey kuu xiisnay rabi ayaa mahadleh guul iyo gobonimo aad Kaga fakarayey
@user-vt6up9co2r
@user-vt6up9co2r Месяц назад
Hye mcney arimahena dhamanten alaha norumeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 Месяц назад
Wcs xbbtii guuuuuy inshaAllaah
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 Месяц назад
Welcome xbbti cunugii maad heshay guul Ayaan kuu rajynayaa ❤😢
@Siman.qalbi-lacka
@Siman.qalbi-lacka Месяц назад
ALAWAA KU XISNAYA .ARIMAHADA HA KU SAHLO❤
@NagaadMukhtar
@NagaadMukhtar Месяц назад
Jimca lamida habo qali waan ku xiisey wlhi axl had i aad no sonoqotay axl ❤❤alllah ayaa mahad leh arimahagi alle haku fududeyio❤❤
@SalmaClsahal
@SalmaClsahal Месяц назад
Alxamdulillah haduu ale nookaa soo nabad celiyay ayaanteyda caashaqa ale hanookaa xafido walahi sidaan ufarxay ayaney lama qiyaasi karo ❤❤❤❤❤love buuran mcney ❤❤❤❤❤
@Ladaninasiyad
@Ladaninasiyad Месяц назад
Mashllh tabarakallah
@user-ph3hg8fw5t
@user-ph3hg8fw5t Месяц назад
Habaryar walhi waan kuu xiiseyy😢
@hoodocamuud2836
@hoodocamuud2836 Месяц назад
mashallah ma soo noqotay boqoradeeni qiimaha badneed🥰😘
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 Месяц назад
Inta kuu dhiman Allaha kuu dhameystiro ayaaneey
@ayanshaafici8348
@ayanshaafici8348 Месяц назад
Ayaan samay welcome back waa ku xiisnay❤ wlihi 🎉 nabad ngo so laabo 🤲 qali
@user-rq9up8xt9j
@user-rq9up8xt9j Месяц назад
Walal macaaney guulayso ilaahay caruurtada ha kuu soo celiyo Alleh ha isku kiin daayo waa maal-mo duniduye farxad ku korso ubad kaaga ilaahay cadawga gacantiisa hakaaga soosaaro wiil kaaga
@NadareyOmar
@NadareyOmar Месяц назад
Mashlh ayaney Abayo wellcome back ❤️❤️ I miss u Wlhi
@xayaadloodh4971
@xayaadloodh4971 Месяц назад
Masha allaah ayaan dheeman is back waxaan illaahay kaaga baryayaa inuu arimahaaga kuu islaaxiyo
@user-se1tx8wr3k
@user-se1tx8wr3k Месяц назад
Wcs
@user-zo3vc2ib9u
@user-zo3vc2ib9u Месяц назад
Ayaney wanu kuu xiisnay wllo ma guuleysatay wanu kuu ducaynaynay wllo manshalaa hadad nabad noo soo noqotay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@samiiromaxamad6180
@samiiromaxamad6180 Месяц назад
Wcs xppti aad Ayaan ufarxay solabashadaada ❤ Allah kufududeyo inta kudhiman
@user-ol7ny1ux4c
@user-ol7ny1ux4c Месяц назад
Ayaan gobdoon poqoradeydii qalbi wan kuxisay please markale hanaga tagin xapipti 😊❤❤️❤️🙏
@raxmaaadan431
@raxmaaadan431 Месяц назад
Masha Allaah ayaan qurux waan Ku farxay inaad solabatay waan kuu xisay Allaah haku fududeyo arimahaga Hana nosocelito wiilka yar
@HoodoAxmedYuusuf
@HoodoAxmedYuusuf Месяц назад
Wcz ukhtii ayaan qalpi waankuxiisay 😢😢❤❤
@FarduusMohamud
@FarduusMohamud Месяц назад
Alxamdlih ayaaney sanugufarxey aragtidaadi ❤❤
@Najminaa
@Najminaa Месяц назад
Ayantena seethy abyo❤
@aaminabashiir7992
@aaminabashiir7992 Месяц назад
Alx mar hadaan codkaaga maqalay adoo caafimaad qaba wll allaah amuurahaaga hakuu yasiro
@fartunadamchannel1971
@fartunadamchannel1971 Месяц назад
Ayan gobdoon welcome back waa kuxisnay wlhi
@QaaliAbdullhi
@QaaliAbdullhi Месяц назад
isku filan ina xirsi welcome back ❤
@user-xt3yf2wr8m
@user-xt3yf2wr8m Месяц назад
Ayaan queen jumce Lamida sharafey qaali 🥰🥰🥰🥰❤❤
@MaryamoYuusuf-de4wv
@MaryamoYuusuf-de4wv Месяц назад
Wsc xbbtii alxm a hadaad caafimaad qabto 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MaryamoSayid
@MaryamoSayid Месяц назад
Wcs wallhay qisada ina dhgysto xtaa waa kagaari waayay saan ugu farxaylee inaa caafimaad qabto xbbti ilaahy ha ku x😊afido❤❤❤
@iqrayussufhassan8224
@iqrayussufhassan8224 Месяц назад
Na hogto xaged gashay in lagu dilay ban umaleynaye manoshahay alhamdulilah wan kuxisay runtii abayo illahey haku xifdiyo amiin
@user-ii3iy1jr6x
@user-ii3iy1jr6x 27 дней назад
😢😢 maxaa uhabaaree marka
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 Месяц назад
Wcs wa ku xisney ilahey haku fududeyo arintada tik tok aya kala socoda khalid wa arkey ibrahimna ilahey ha nabad keeno amiin insha allah
@aaminasaleeban6943
@aaminasaleeban6943 Месяц назад
Ugu dambayn masoo laabatay❤
@AnisoCabdulle-hr4dj
@AnisoCabdulle-hr4dj Месяц назад
abayo wakuu xiisy wallahi😢
@sahracabdulaahi5161
@sahracabdulaahi5161 Месяц назад
Ilaahi ha kuufududeeyo amuurahaag❤❤😊
@samsammaxamed8209
@samsammaxamed8209 Месяц назад
Alah ayaaney walhi sidaan kugu xiisay 😢😢😢😢😢😢😢😢
@Hana38910
@Hana38910 Месяц назад
Alxmd marka arky waxa moda ina janada layigu bishareyy❤ imess you ♥️ 😢
@FaadumoMuxumed-js8ip
@FaadumoMuxumed-js8ip Месяц назад
M.a ❤❤❤abyo iso jawab Ibrahim ma he's hy wan ku xiisny❤❤
@sowdahaji7171
@sowdahaji7171 Месяц назад
Laantaaa RU-vid kaa waaa abaar ayaaan
@azmaahmed2103
@azmaahmed2103 Месяц назад
Ayaan masoo laabatay habo
@FarxiyoXaashimaxamed-r8e
@FarxiyoXaashimaxamed-r8e Месяц назад
Wllhi ayaaney wa aamini waaye markaa arkay muqalkan farxadeniyey nabad nogu solaabo ado farxssan insha allah❤
@user-kx6lt6dh3e
@user-kx6lt6dh3e Месяц назад
Ayaan waan ku tan may waan kuu xiisnay waxaan u rajeeynayaa in aad caruurtaadi oo dhan aad isku haysatid insha alaah
@FaisaAhmedAadan
@FaisaAhmedAadan Месяц назад
Waa ku salaamay xabiibti
@umumaryama2802
@umumaryama2802 Месяц назад
Alxamdulillah setahay mcnto waanku xiisney soo laawashadaada wlhi runti waa ii farxad allaah ku xafido abayo macan ❤❤❤❤❤❤
@fardowsahussein8048
@fardowsahussein8048 Месяц назад
Walashay alle haku xafido walahay maalin walba waan eega inaad soo gelisay wax oo warkaagan Tebay ee guulayso walalo
@Adoontiialle992
@Adoontiialle992 Месяц назад
Alla ayaaney saan kugu xiisay oo kuu tabay allaa og heer waxaan gaaray aan kugu riyoodo waliba waxaan Ku riyooday adigoo cadawgadii Ka guulestay
@user-lo7ei3jm7l
@user-lo7ei3jm7l Месяц назад
Boqordayda kuxiisanay 🥰
@RamlaUpdydiirie-ti7eb
@RamlaUpdydiirie-ti7eb Месяц назад
Ayaaney qalbigaga ilaahay murugta haka ilaaliyo
@cadaaladaxoogleh408
@cadaaladaxoogleh408 29 дней назад
Like dhac marka shifataba si aadcu hilmamain waana idin salaamay❤
@qadanmuuse9361
@qadanmuuse9361 Месяц назад
Masha Allah ❤️💓❤️❤️
@mom2795
@mom2795 Месяц назад
Asc wr wb Ayaney waan ku xisay,labasha wanagsan
@Xaawo6405
@Xaawo6405 Месяц назад
Ayaany walahi wan ku xiise ❤howlahaaga allah kuu fududeeyo abaayo🤲🤲🤲🤲
@falishassan528
@falishassan528 Месяц назад
Alhamdullilah ayaanay inaa nooso laabatay welcome back our queen ❤❤❤
@user-vj2dm6oz2v
@user-vj2dm6oz2v Месяц назад
Waw waw cadi maha❤❤❤❤
@AKAz369
@AKAz369 Месяц назад
Hey indhaweyn Masood nabad labatay qaali❤❤❤ welcome
@nimosuleiman
@nimosuleiman Месяц назад
Wiilkaagii ma heshay wll Allah haku soo dhaweeyoo
@ayuush2214
@ayuush2214 Месяц назад
Welcome bac ayaan goob doon waan kuu xiisnay wlhi❤
@user-jx1tx3on2b
@user-jx1tx3on2b Месяц назад
Habo saaid baan kuugu xiisay wllhi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DucoElmi
@DucoElmi Месяц назад
My lovely sister ❤❤❤❤❤❤masha Allah
@roodamohamed4570
@roodamohamed4570 Месяц назад
Mansha allah wllo ayaan ma ficantahay waan kuu xiisnay
@user-ik4vb8jz1u
@user-ik4vb8jz1u Месяц назад
Scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️
@sacdiyoqorey7179
@sacdiyoqorey7179 Месяц назад
Masha allah ayaaney inta dhiman ilahey hakudhamestiro inta kudhiman abaayo❤❤❤
@user-nb9hy8br5i
@user-nb9hy8br5i Месяц назад
Ayaney alle hakula garab istago wallhi anuu saaid wax u heysan ayan. 5 shubarabaa si qisadada u dhakeysto ane ahlii duceyo inuu alle isiiyo hanti an kufasahadin dhanteen wax saas ah maheysto ninkeyga neh wax saas ah maheysto inaa nolol qurxon kalo wanjecelahy plz
@AyaanCabdullahi-lj2oq
@AyaanCabdullahi-lj2oq Месяц назад
Guul ayan kurajaynaya🎉🎉🎉🎉🎉
@aishaibrahim7072
@aishaibrahim7072 Месяц назад
M,a Allah abayo Ayaan masolabatey
@anabali1098
@anabali1098 Месяц назад
Guurkaan waaba xaaraan waayo maaha in guurka balan ahaado mudcah waa ladhahaa Nabiga waan reebay scw
@shugricali3046
@shugricali3046 Месяц назад
صلي الله عليه وسلم ❤
@khadrahaji3161
@khadrahaji3161 Месяц назад
Mahadsanid abaayo Ayaan qaali sharafay. I missed you so much. Allaha ku xafido xabibti. Guuleyso gacalo ❤❤❤
@user-wt3yk2qh5m
@user-wt3yk2qh5m Месяц назад
Waan ku xiisay ayaan queen ilhayo haku xiftiyo xabibti 🎉🎉🎉🎉
@UbaxDheemaN-pl1hd
@UbaxDheemaN-pl1hd Месяц назад
alx hadd nosolbtyyy wllhi wa kuxisnyyy
@NajmoAbdi-fk3pb
@NajmoAbdi-fk3pb Месяц назад
Abaayo ayaney welcome back aadan kuugu xiisnay waana ku sugeynaa❤
@LuulHussein-yh2ny
@LuulHussein-yh2ny Месяц назад
Alx solawasho wacan abyo aad ayan kugu xiisnay inta yar ku dhiman ilaahey hagu fududeeyo❤😊
@zeiruqmohamed
@zeiruqmohamed Месяц назад
Finally❤️ayaney
@LuulOthmanali
@LuulOthmanali Месяц назад
Ayaaaneeey🎉❤
@MaryanabdikadirMaryan-tm1rm
@MaryanabdikadirMaryan-tm1rm Месяц назад
Happti Ibrahim maheshe
@XamdaXasan-fe8dl
@XamdaXasan-fe8dl Месяц назад
Masha Allah wallo nabad noguso noqo❤❤❤❤ arimahag Allah hkufududeyo❤❤❤
@Muhima2495
@Muhima2495 Месяц назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@queenfarxiyo4282
@queenfarxiyo4282 Месяц назад
Ayaanee waa kuu xiisay
@user-yc6fc9ug6e
@user-yc6fc9ug6e Месяц назад
Masha allah soo laabasho wanaagsan walashay macan
@zeytunabdi5112
@zeytunabdi5112 Месяц назад
Wcs abayo mcn wlhi wankuhisay hadis aficmad qabta alhamdulilahi ❤
@aishajama5525
@aishajama5525 Месяц назад
Welcome back xbbti ❤❤
@famar66
@famar66 Месяц назад
Ayaaney Ku xiisnay wllhi❤❤
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 Месяц назад
Sidaan kugu xiisay xisaab male ayaaney qaali welcome back mcn😢😢❤❤ alx
@SleepyRecordPlayer-gw2wi
@SleepyRecordPlayer-gw2wi Месяц назад
Ayaaaaaney hbryar miss you wlhi
Далее
XAGUU AADAY?WAA QISO LAYAABLEH/@sawdamqaalib
23:32
Просмотров 24 тыс.
Это конец... Ютуб закрывают?
01:09
INA ADEERTAA WALIGAA HA, USHEEGIN SIRTAAN OO KLE
27:20
JACAYLKII BEENTA AHAA EE SHIRQOOLKA WATAY ?
28:12
Просмотров 16 тыс.
Cishqi ⚠️😭 || Qiso jaceyl oo xanuun badan
1:14:03
Dhiiga aabehey || Qiso xanuun badan
55:35
Просмотров 17 тыс.
Это конец... Ютуб закрывают?
01:09