Тёмный

Camaar maxaa ku dhacay? Qiso dembibaaris ah oo xanuun badan😭💔 

ILEYS
Подписаться 154 тыс.
Просмотров 44 тыс.
50% 1

CONTACT ME:
INSTAGRAM👇👇
...
For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 336   
@ILEYSS
@ILEYSS 5 месяцев назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-5eUMBF0I0xY.htmlsi=IwJiR5t0LkEESExl WAAKAN CHANNELKA EE FADLAN SUBSCRIBE SAARA SXBADEYDA QAALIGA AH🙏
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 5 месяцев назад
Wan sarey markiba ifiyow
@JuweyriyoJuweyriyo
@JuweyriyoJuweyriyo 5 месяцев назад
Wan saray wllkey
@IkraanNuur-sr8lh
@IkraanNuur-sr8lh 5 месяцев назад
Mar horaa saray
@hibo6578
@hibo6578 5 месяцев назад
Waan saaray
@عبداللهجيمي-ع7ض
@عبداللهجيمي-ع7ض 5 месяцев назад
SCW SCW SCW
@Ilhaaniitahl8bs1sb7r
@Ilhaaniitahl8bs1sb7r 2 месяца назад
Ileysoo aniga waxaan ka helaa qisooyinka dambi baarista❤
@HamdaFarhan-tt3vo
@HamdaFarhan-tt3vo 5 месяцев назад
Wllkay asc ifiye geesigeygii burcaan ka soo salaamaya wlllo wlhi bilah aad baan ku suugayey😢❤wllo qli
@ILEYSS
@ILEYSS 5 месяцев назад
Wankaa qaadey wll, thanks a lot
@Sagal-u1b
@Sagal-u1b 5 месяцев назад
Saxibey burco internet ma laga hela 😂😂
@Yooco_media
@Yooco_media 18 дней назад
@@Sagal-u1b wllshey MIC baad noo qaadatay lkn madama aan team ileys nahy no problem😆🤣🤣🤣
@Cqaadirxaashimxmd
@Cqaadirxaashimxmd 5 месяцев назад
marka itiri wa iska deyna wba naxay hye bye he aniga chanelkaz ban u waregsade 😍😂😂❤
@Ur_fvv_Hina
@Ur_fvv_Hina 5 месяцев назад
Qisadan markey inta mareyso waxan umaleyna aabaha Inu wiilkisa diley sbbto ah isaga aad ugu shakiyey ila marki gabdha kuso birtey
@makkadagan876
@makkadagan876 5 месяцев назад
Marba hadi Ifiye so tawiinayo Labada dhinac ba waka dhageeysana muqadada odhan wa jacelahay keep going my bro❤
@nuraabdirahman421
@nuraabdirahman421 5 месяцев назад
Qisoyinka dembi baarista waa ku heesta 😂❤
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 5 месяцев назад
Wxn ka baqaa inay bidaar I gasho waayo waan jecelahay dembi baadhista maskaxda ayey fur furtaa
@Maryancabdulaahi600
@Maryancabdulaahi600 2 месяца назад
Isku mid wllhi love ku ahy dambi barista❤​@@SUHAYBJOKEF2021pk
@abdallamaxamad
@abdallamaxamad 5 месяцев назад
War aniga mid ima dhaafto sxp waxay doonto ha ahaato
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 5 месяцев назад
Aduunka qisooyinkaana ujeclahay😂
@RahmaHussein-j6j
@RahmaHussein-j6j 5 месяцев назад
Same ayaa nahay🎉❤
@MaaidoMaxamed-b8c
@MaaidoMaxamed-b8c 5 месяцев назад
Soma ahan 😂
@hibocadar5342
@hibocadar5342 5 месяцев назад
Quruxy melkasta ma jogta 😂 ❤
@Saabiriin722
@Saabiriin722 2 месяца назад
Wiilkaan magaciisa isheeg aniga waan cusbehe
@Yooco_media
@Yooco_media 18 дней назад
ifiye channelkiisa weyn waa #ileys kiisa 2aad na waxa la dhahaa #QISOOYIN
@ShaaficiMaxamed-ub1wx
@ShaaficiMaxamed-ub1wx 5 месяцев назад
Dukankan anKa la wareegnay😎only hackers😂
@Ur_fvv_Hina
@Ur_fvv_Hina 5 месяцев назад
Caawa labo qiso nagu shatmraftey wey wey 😂😂😂
@HanuushHanuush-q3e
@HanuushHanuush-q3e 5 месяцев назад
😂😂 soma ahan hani❤
@miimoabdule
@miimoabdule 5 месяцев назад
Ani 2da Chanelle wan firsanaaa ifiyeee lee icad😂❤ io qisoyinkiisa
@Caishoabdihassan
@Caishoabdihassan 5 месяцев назад
Ifiyow an kushege anigu qisoyinka carabta jeclhy lkn sidkle qisoyinka dhn wan dhagesta couse howsha kuqabsada 😂
@NaimoMohamed-hz4zj
@NaimoMohamed-hz4zj 5 месяцев назад
Chanelki ilays ma xarfaantii baa nagala wareegta waa guurnay hadaa team qiso nahay😂
@AishaMohamed-rt9pe
@AishaMohamed-rt9pe 3 месяца назад
Abaha ayaan kashakiye😁😭
@SuhaypJamaahmed
@SuhaypJamaahmed 5 месяцев назад
Zxp xarfanta bangiyada dhaca so badi❤
@ummumahir7551
@ummumahir7551 5 месяцев назад
Hada fahme Mr ifiyow cahnelkan😂😂lacag maso saraya miya😂😂wakula guryna
@Ur_fvv_Hina
@Ur_fvv_Hina 5 месяцев назад
Waryada ifiye show taga ordaaaaa😂
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 5 месяцев назад
Hye 😂😂
@axlancali
@axlancali 5 месяцев назад
Wn tagay😂
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 5 месяцев назад
Duqa Wiilkiisa Assagaa dilay Maseer awgeed. Welibana oo uu kuqaldamay. Alle hawnaxariisto Camaar
@siciidlibaax8782
@siciidlibaax8782 5 месяцев назад
Muqdisho wadooyinka keentaa laakiin Hargeysa keen
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 5 месяцев назад
Ani carabtan ku heystaa🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@diyeeshefunnyboy9403
@diyeeshefunnyboy9403 5 месяцев назад
Nio waxn kuma hesto ani muqaladii hore aa rpa oo dambiyada haa
@Xasan289
@Xasan289 5 месяцев назад
Sas hade tahay ame manta igu dambesa ilen qisoyin dhadher ku hestaye 😂😂
@zahrosman297
@zahrosman297 5 месяцев назад
subxaanalah wiilasha masirkooda wa cudur ilahey hanaga hayo 😢😢
@MARWA-1654
@MARWA-1654 5 месяцев назад
Igu daaa ani dembi baarisnimo saan ku daawanayay wa ku bartayyy 🤚🏽❤️
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 5 месяцев назад
Lee ma isla shaqeena he adi isku mid aanhy ❤
@MOHAMETH12
@MOHAMETH12 5 месяцев назад
​@@SUHAYBJOKEF2021pknio ane xagee iga ilowday
@hodanmaxamed5738
@hodanmaxamed5738 5 месяцев назад
Team qiso carabeda wan idin salamey
@jiprielabdi1623
@jiprielabdi1623 5 месяцев назад
Waxad no bilawda qisada ARDUL zikola wa qiso cajiiba💯
@isiri.2835
@isiri.2835 4 месяца назад
ARJURAA AR.LA DHALAY WAA WAAMKUWII.MIYAY LUUQADOODA QARIN KARAAN
@safahassan7535
@safahassan7535 5 месяцев назад
Abowe ileysow janalka markan ku qoro Ifeye show ima soow baxayo maxa jiro
@fiymamuse3650
@fiymamuse3650 5 месяцев назад
Horta dadka qisiyinkaynka dhaca iyo baxsadka tuug may noqon rawan
@suadfarahishag6851
@suadfarahishag6851 5 месяцев назад
Sheekadu kamafoga familga abuhuna nindaacaduu ahaa laakiin sheekadaa dunidan kamashaqeyso walinmadhameysan wacitaanka abtigaan jooga
@umumalak1947
@umumalak1947 5 месяцев назад
Ifiye shaw wa Chanel ki kartuunka aad kusoo gudbin jirtay kuwaas runtii aad uga heli jiray
@AyanAbdulahi-ut6bl
@AyanAbdulahi-ut6bl 5 месяцев назад
Sheekocuuaubnososabeysheekoyinkailiysa
@BushraIbraahim-oq6nu
@BushraIbraahim-oq6nu 5 месяцев назад
Anigu waxaan ka helaa qisooyin ka carabta
@BisharoAhmed-oz1tk
@BisharoAhmed-oz1tk 2 месяца назад
Waan waayey halkee kahelaa😢😢😢
@degelkhayr
@degelkhayr 5 месяцев назад
Alxamdullilah Ilahay caqli buu isiiyey odaygu markuu ooyey baan gartay inuu isagu wiilka samaax darteed udilay in dambe baare layga dhigto baan mudnahay ileen 😅😅 anigu ileys unsubscribe baan iraahdaa soomaaha ileen xarfaanta madaawadee
@hodanxuseen8053
@hodanxuseen8053 5 месяцев назад
Nio now adays you are seducing me😅😅 dambibaaris hadaa maqlo meel kle maba fiirsan karo❤
@Hanna13717
@Hanna13717 5 месяцев назад
War iifiyow see wax yeeshey😂😂an qisda carabta jacelaaa😊
@Ibrahiimcade81Ibrahiimcade81
@Ibrahiimcade81Ibrahiimcade81 5 месяцев назад
Ifiyow inkastoo xarfanta aa ku heesto hadana 😅carabta xitaa macafiyo
@ZakariyeMoumin-u2j
@ZakariyeMoumin-u2j 5 месяцев назад
ASC sxb kanalaka kali eefurtayi ayanubahanahayi
@zuuzbaari7908
@zuuzbaari7908 5 месяцев назад
Sheekoyinka somalida ma ahee inta kl3 wan jaclahay
@SoulemanNazario-um2qi
@SoulemanNazario-um2qi 5 месяцев назад
San wax u sadalinaayey Qaskariga ayan latuhun sane kadhigi garey
@CourtneyWarren-c5b
@CourtneyWarren-c5b 18 дней назад
Thomas Brenda Clark Mary Rodriguez Barbara
@Raqia4450
@Raqia4450 5 месяцев назад
Bismillaaah wn naxay marka tiri wa qisadi carbeed e ugu danbysay 😢 lkn wlhy wn wada jeclahy dhamaan qisooyinka kala duwan e hadaaba channel cusub no samaysay plz maalin walba Na casuun wa ceeb labada channelba hal maalin oonad waxba so galin ❤❤❤ wehelaaa no tahy mhdsanid wllo
@saaafishAhmed
@saaafishAhmed 5 месяцев назад
Team mafiyo anagaa ka badan maxaa gurigii aan ku kornay nalooga guuriyay 😢😢
@haniabdi9153
@haniabdi9153 5 месяцев назад
Ma aragty lkn aniga waa wada dhagaystaa❤😊
@ShaaficiMaxamed-ub1wx
@ShaaficiMaxamed-ub1wx 5 месяцев назад
😎😂
@SayidCali-o8e
@SayidCali-o8e 5 месяцев назад
Ifiye hadaanu nahey reer burco wanku taageernaa
@FathiyaOmer
@FathiyaOmer 5 месяцев назад
Aniga channelkas ayaa lagu ogyahy ifiyow wayo qisoyinka carabta ayan jclhy by ileys wan ku so boqon donaa
@suuabdul1561
@suuabdul1561 5 месяцев назад
Kan unsubscribe Miya dhahena madaama aadan soo galin doonin qiso dambo
@boqorobilan1974
@boqorobilan1974 5 месяцев назад
Oo imika ma xagaan ban u wareegna team qisooyinka carabta 🤍
@ahmednooh416
@ahmednooh416 5 месяцев назад
Ifiye seedi anu labada barnamijka waka hela haben walba ku seexda taliye
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 5 месяцев назад
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@bahjoqalbi5276
@bahjoqalbi5276 5 месяцев назад
Odayga dilay side wiilkisa oo si xun lo dilay u dhhay wan cafi qofki dilay Dabcan ani fikirkyga sidas i siiyey Lkn qisada wey is bdli krta
@AsadFaa
@AsadFaa 5 месяцев назад
Qiso walbo ima dhaafto laaaaakin xarfaanta iyo dambibaarista waa ka dambeeyaa
@sucaadsalam
@sucaadsalam 5 месяцев назад
Hayee gabdhaha odayaashu qabaan ha is elaaliyaan kala iyo laab baana uqoslay😂😂😂😂
@hawamahamed9649
@hawamahamed9649 23 дня назад
Qiso walba waa jeclahey waayo shaqada kumara walahi❤
@KhaalidMohamed-po8bi
@KhaalidMohamed-po8bi 5 месяцев назад
Pls zo badi dambi barista maskaxda no furfurmaYza 🫡
@hawoerig3849
@hawoerig3849 5 месяцев назад
Asc.waxaa dilay aabihiis qof u diray
@MunoXasan-ro3rx
@MunoXasan-ro3rx 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤😊
@123-dd
@123-dd 5 месяцев назад
Carabta cuntada jecel iska dhaaf
@ismailjama3456
@ismailjama3456 5 месяцев назад
Sir doon ahy Wan garty ino aabah wuu yahy dambiile
@MariaStillman-h2k
@MariaStillman-h2k 15 дней назад
Lee Elizabeth Anderson Frank Perez Daniel
@gardodifardoodi
@gardodifardoodi 5 месяцев назад
Waxa dilat Abtiga asaga dilay sabto ah waxuu marin hababin buu labarka sidas
@iyakeali7649
@iyakeali7649 5 месяцев назад
Warya saxib anigu qisada cabsiga ayan dhagasta meshan miyaa
@hodanabdi1328
@hodanabdi1328 5 месяцев назад
Waad Asiibtay ifiyow saas no kala saar Ani ❤shukran
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 5 месяцев назад
Aniga carabta shekoyinkada ayan jeclahay sidas ay ahaato waxa so dhigto wan dawada ifiyow waxa nahay Gabdho na qiimey wanku aragna waxad is ledahay wilala aya ku dawada this chanal 😂😂😂 hana ilaawin
@halista3994
@halista3994 5 месяцев назад
Haa sxp wan tagay wana arkay lkn marka qoreysid maso baxa boqol mar qoray😂😂
@anak1646
@anak1646 5 месяцев назад
anigu waxaan is leeyahay abtigii ayaa dilay ama og cida dishay qofkii suuriya kasoo wacay ayaa wax og
@XasanCabdi-zw4st
@XasanCabdi-zw4st 5 месяцев назад
Durbadii 1aad abtiga ayaan kashakiyay Markaan maqlay abti ayuu wiilka soowacay telkiina waa dansaday Yaa ila mid ah
@apthiwazaC-cc7xz
@apthiwazaC-cc7xz 3 месяца назад
odeyga ayaa diley sababta uu udily waxa weeye in uu u diidnaa jeceylkooda ay is jecleeyaan zamaax io camaar
@BintuMahad
@BintuMahad 5 месяцев назад
Ifiyow wlhi anu aabaha markii uu dhahayay ii soo qabta qofkaas waan iska cafin doonaye baan ogaaday inuu yhy dilaaga 😂
@abdiqanicumar6885
@abdiqanicumar6885 5 месяцев назад
Ok sxb dhicii bangiyada iyo xabsiyadii baxsashadi waad naga daysay mxa qaldan ila lix muqaal udambeyay waa qiso yinka carta
@shafiduale1488
@shafiduale1488 5 месяцев назад
Ax qisoyinka mxd nogadeynysa
@mohamedkayse1019
@mohamedkayse1019 5 месяцев назад
Saan uu malanayo maser ayu uu dilay oo xaaska yar aya magaca wadagan gabdha klle uu jecela 😮
@honfarhiyahassan3773
@honfarhiyahassan3773 5 месяцев назад
Aabah diliya wuu ka maseray magasa ladhaho
@IdirisCabdicarte
@IdirisCabdicarte 5 месяцев назад
Dambiiluhu waa abtiga ayaan umalaynayaa
@SiikaweAdan-ey7xv
@SiikaweAdan-ey7xv 5 месяцев назад
Hadan nahay team dembi bare waxa dilay abihii wuxu mooday inu xaaskiisa samaax la hadlayo lkn samaax diisa maha
@SucaadAli-rz5xo
@SucaadAli-rz5xo Месяц назад
Anigu Laban kashakiyay abaha ama xaaskisa labaad
@hodanaye-rn3fw
@hodanaye-rn3fw 5 месяцев назад
Abaaha dilay oo uu kahinaasay wiilkiiisa
@Dady146
@Dady146 5 месяцев назад
Waxala waxa saad so dhigdid way.ivu baxdaba
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 5 месяцев назад
hubsiino halbaa lasista duqu waa dag dagay
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 5 месяцев назад
😢😢😢acuudu billah masayr badanaaa 😢😢😢odaygu
@WilliamBarefield-e7f
@WilliamBarefield-e7f 26 дней назад
Garcia Edward White Sharon Miller Matthew
@Sareedocabdiraxman
@Sareedocabdiraxman 5 месяцев назад
10:50 daqiiqadahaas ayaan socdaa hadiii aan qiyasanah camaar waxa dilay aabihii waaYo waxa uu qabaa gabadh yar oo qurux badan wiLkisuna waa wiL qan gaadhaY 😊
@saciidamuhamed7241
@saciidamuhamed7241 5 месяцев назад
Dhaman qisoyinkaga wa dwada ifiyow 😢❤channel kaliya a kuxiranhy oo cibrad io waya aragnima kaqadaa 😢thank you ifiye ❤
@maryamaadam8271
@maryamaadam8271 5 месяцев назад
Aabihi malaha isagaba dilay wiilkiisa
@Mss-byeon
@Mss-byeon 5 месяцев назад
War ifiyoow ani wax walbo aad soo galiso wllhi ima dhaafaan 😂😊
@ZuweyzMohamed
@ZuweyzMohamed Месяц назад
35:09 ifiyow abaha aan indhaha ku haya anigah lkn wxn layabanahay waxa u wilkisa kudili dono 🤔🧐
@cayunil240
@cayunil240 5 месяцев назад
Yaasir aya camar dilay maseer dartiis 😂
@平贺真子-k9v
@平贺真子-k9v 22 дня назад
Taylor Sharon Thomas John Perez Angela
@Xaadqabaaze
@Xaadqabaaze 5 месяцев назад
Kolay aniga All in one baan ahay ifiyoow waxaba waa daawadaa
@idleabdi1340
@idleabdi1340 5 месяцев назад
Aniga kanaalkaan ayaan ku hestaa
@MaryanYasin-wc9nv
@MaryanYasin-wc9nv 5 месяцев назад
Waxahachie delay xaaskiisa yar
@AliaHasancilmi
@AliaHasancilmi 5 месяцев назад
Waxa dilay xaska labaad sidaan qiyasey ani iyada io aabha wey is ogayen😂😢
@SiikaweAdan-ey7xv
@SiikaweAdan-ey7xv 5 месяцев назад
Halkaan dadka qisooyinka carabta taagera Aya u badan e calanaalka cusub mafiyada gee ifiye waxan ka dawana from burco
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 5 месяцев назад
Tallow ma aabahaa ka danbeeyey
@hodancali-y9z
@hodancali-y9z 5 месяцев назад
Kuwa carbtaa ku heysnaa anka
@ZaraaCaday
@ZaraaCaday 5 месяцев назад
wll ifiye 1 io ifiye 2 ukala bixi 🎉
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 5 месяцев назад
Samaax ninkeeda miyaa dilay
@KowtherAbdulqadirMohamed
@KowtherAbdulqadirMohamed 5 месяцев назад
Een Ifiyow wan ku jeclahay ❤😂
Далее
Qirasho? || Qiso layaab leh
38:54
Просмотров 22 тыс.
Iran launches wave of missiles at Israel
00:43
Просмотров 820 тыс.
Sidaan kama fileenin wiil kiisa 👀👀
8:42
Ubixii geerida 😭😭😭 || Qiso xanuun badan
1:31:37
Aabow Balankeeni oofi ! || Qiso cajiib ah
1:02:54
Просмотров 36 тыс.
KEDISKA NOLOSHA ☠️ || Qiso Saameyn badan
1:23:10
Просмотров 37 тыс.