Тёмный

Ninkaaga Oo Naag Kale Jecel🥲 & Ragganimadii Oo Yaraatay Qarnigan😭 

Fatxiya Cabsiiye Show
Подписаться 130 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 211   
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 года назад
Iyagey miskax wereersani ku jirtaa weynagaa aragney sidey u fara xumeynayaan crurtoda iyo kuwey ehelka la yihiin... Wareer kaa ka weyni miyaa jira.. Mid baa wxa soo wacy ilmo uu dhaly oo silicsan mrkaa bn iri waa ilmahaagiiye mxad u deyrisey maad xoogaa u dirtid wad heysataaye.... Suuye naagtii aan furey ayaa la cuneysa.... Yaahuu saw ilmihiiba ma koriso bn iri.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 2 года назад
😭😭😭Inaalillahi wa Inaalillahi Raajicuun. Waanu aragnay noocaas anakuba. Very sad!
@amkjy
@amkjy 2 года назад
@@FatxiyaCabsiiyeChannel aniga wallahi war Ku haye telephone isoo qor please war ma hayside rag ma jiro ee
@zeynuushsiman9381
@zeynuushsiman9381 2 года назад
@@FatxiyaCabsiiyeChannel habo ragan marawan wanaga ee waxe rawaan nagta an danen waxan wa balayo loo bahan yahay 21 years jira shukansigawa ku nace gurbo intaa lagarin
@najaxcabdullahi4197
@najaxcabdullahi4197 2 года назад
Habo anigo dumaran dabada dhibten Ayago niman illahay kadhigana wey Raban Mexey ka fa.idaan an cudur ahayn iyo saxaradoy ceshan wayan iyo malawadko sodhaca ilen loguma talageline urkuna ku dheer carada Allena ku dheer dadka Nocasa Malaha wey xanusanayan wana jahilin qof wax Bartey Cafimadna qaba damirkisu uma ogola dhaqanka xun
@u-es7961
@u-es7961 2 года назад
M
@maryanwarsame8827
@maryanwarsame8827 2 года назад
Waligii haduu ku jeclaan jirey Markuu sanado kula joogo Ayuu is bedalayaa jacelkuu kuu qabijiray xitaa ma xasuusto wuu ilaabayaa
@siiyam7787
@siiyam7787 2 года назад
Dulayste 4 sano ayu nolol iyo geri ididay. Alx hada wan kaso gudbay nag adag ayan noqday.Habo Allah kasakau adida aya sabab uu aha inan xoor noqdo.Mahadsanid👸🏽🙏🏼❤
@amkjy
@amkjy 2 года назад
Ana iga soo duce please 🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@nimcodaahir9192
@nimcodaahir9192 2 года назад
In a cabsiye wa xaliyo women ah
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 2 года назад
@@nimcodaahir9192 masha Allah, waa runtaa, 😃
@hodonawil7025
@hodonawil7025 2 года назад
@@amkjy ilaahay wixii dhibkugu ah hakaa saaro farj khyr qaboo deg dega hakuu badalo inshallah walaal
@ramlaessa9756
@ramlaessa9756 2 года назад
@@amkjy ilaahay hakaasoo furto qali
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 года назад
Oo sidee qoomu Luudku dumar u noqdey... Dumarku waa abuur daahir ah oo sidii Rabbi rabey u nool.... Nin xaar dhex dabaalanaaya sidee buu dumar ugu dhigmi karaan.!!!
@burco7626
@burco7626 2 года назад
Salaam beautiful soul 💕 Women's intuition is a blessing from Allah swt. We should never ignore our intuitions it will save you from a lot of situations. DULAYSTE only thinks about where he will place his tiny drops, uff one minute man wan sanifay.😏
@khadradiriye9412
@khadradiriye9412 2 года назад
She is very smart she figured it out before it’s too late.
@hudafuture1330
@hudafuture1330 2 года назад
İlaahay amarkii fadxiya cabsiiye waa gabadha kaliya ee hadalkeedu igu socdo markaan dhagaysanayo 90% wax aan qaadan karo ka hadasha habo i swear all my free time adigaan ku dhagaystaa hore u soco you are for us.
@rahmamohamed4096
@rahmamohamed4096 2 года назад
Anigaxataa
@hudafuture1330
@hudafuture1330 2 года назад
@@rahmamohamed4096 wlhi kula mid ahay sister hada caan baan ku noqday ba fadxiya foreign classmatekyga way barteen . gym time , free time .xataa markaan cunto karsanayo ama shaqo qabanayo iyadaan daawadaa
@cabdiazizosmansanka5496
@cabdiazizosmansanka5496 2 года назад
adigaa kaligaa ma ahee naagaha oodhan baa jecel waxay akhrineyso xasaradan 5daqiiqonaan dawedewy ilahey haaga cafiyo
@cabdiazizosmansanka5496
@cabdiazizosmansanka5496 2 года назад
@@hudafuture1330 bal eeg xarada iyo edebdarada ay naagtaasi ku hadleyso bal kawarama
@nuuraciise
@nuuraciise 2 года назад
Hadaad wax dareento waa inaad hubsataa ha qarin dareenkaaga ee adiga oo aan dulmiyan qofka laakiin ha is diidsiin ee dareenkaaga
@akiraarika7359
@akiraarika7359 2 года назад
Ha wa sida fathia
@bilan-00
@bilan-00 2 года назад
Dulayste and Qoyan needs to be added to the Somali dictionary 😂
@yasmiindhowrsan
@yasmiindhowrsan 2 года назад
Seriously I agree with you 💯, I love habo Fathia
@Umbilal271
@Umbilal271 2 года назад
🤣🤣👍🏾
@nastehamuse5826
@nastehamuse5826 2 года назад
For real
@bilana289
@bilana289 2 года назад
Dulayste waa Dameer Daciif weeye Daalin ah Dantiisuu eegayaa Doqoniimo dusha u saaran Daalin weeye aan Daahirin Duli weeye Dacas ah Dameer aan Damiir lahayn weeye
@firegear8214
@firegear8214 2 года назад
Anaa jeclaa inaan sinadiifa ugatago laakiin wuu ilameeraystay duleeste khayermalaha
@hodanabdihamid5104
@hodanabdihamid5104 2 года назад
Alle maxaan sidaas ku noolaa oon cidnaba garabka waayey ugu danbayn alle ayaa ii gurmaday
@halimofarah4949
@halimofarah4949 2 года назад
Alla maammaha aduunkay sow maa calool adayg gu waa welhel iyo go aanku
@amalismail7772
@amalismail7772 2 года назад
DULAYSTE WAA XAASID WUXUU RABAA INAY GABADHU SILICDO,OO CIIL KU NOOLATO,TA KALE EE U LA SHEEKAYSTANA BEEN BUU KU AKHRIYAA SI UU WAKHTIGA UGA LUMIYO
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 2 года назад
Waa runtaa waa kugu raacsaney Rayigaas
@xamdiabuukar272
@xamdiabuukar272 2 года назад
Its about misery loves company They so unapologetically undhappy most of them dont know Who they Are deeply they inconsiderate assholes they Are insecure scared lille boys Who can't acknowled there emotional weaknesses and mass the real men are not Who they used to be May Allah safe from then
@sarahosman9030
@sarahosman9030 2 года назад
For some men it’s just about the hunt. When your caught you are just another notch. Women are always willing to settle but dulayste can alway do better.
@hafsa671
@hafsa671 2 года назад
I disagree dulaysta cannot do better. He will accept anyone whose willing to accept and entertain him. That’s why he will always chase and hunt seeing which insecure woman will want him back. Then he carries on his hunt. He’s also very insecure seeking validation from these women simultaneously
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 2 года назад
This happened to me. I have 4 children . Treated him well. Got him job. I paid for everything whilst he was at uni. As soon as he finished and got the job . He took the ayuto money and got married abroad and hid from me. Anaba sida gabad man jecelayn maraka hore wu daba socoday waan iska jaf jaftay. 15 sano ayan is qabnay. Wu khiyamayey wu iga qarinyay 2 sano. Maanta wu caraaray isgo caruurtisa dib uso eegin subhanallah raga somaliyeed wa na dulmiyeen. He won't give me my divorce letter
@mohamedadensaid1822
@mohamedadensaid1822 2 года назад
Dumarka in loo tudho oo loo naxariisto waa muhiim
@canbro-umfuaad3614
@canbro-umfuaad3614 2 года назад
Nimanka Somaliyeed waaba shaqadooda dumarkoda inay ciilaan oo ay niyad xumo ku ridaan .ilaahey baanu leenahay. Dulayste foqol dulayste.
@jasminekoko609
@jasminekoko609 2 года назад
Af xakame karkabadii u aay iyo kuleylkiiye ka danbee calu yiri intuu kaaho guursadaye. Waaku salaamay fathia qurux.
@mombasa7
@mombasa7 2 года назад
"Chivalry is dead! And women, killed it!" Dave Chapelle
@somcana
@somcana 2 года назад
Waa xaasidnimo definition inaysan ujeclayn oo uquurin qof wanaag.
@amalhirsi4847
@amalhirsi4847 2 года назад
Walaalo aad buu ii cajabiyey arinta aad ka hadashay waana runtaa Arintaasi hadeer bay anag nahaysataa oo gabdh in uu ninkeedi dhibayo intuu naag lake soo guursadey ayuu iyadii diidey in uu si fiican ula dhaqmo ama uu furo hadan wuuba dilayaah haday iska diido dhibka waa yaabney ..Jasaaki laahu kheyr Runtaad ka hadshay.Walaalo.mahad sanid,,🌹❤️🌹
@xamdiabuukar272
@xamdiabuukar272 2 года назад
masculinity is died Runtu waxay tahay dhaqanka soomaliyed baa waxuu yahay Wanaag tus Waa dhib doono vulnerable and strong women smart integrity women have hard time. Waxay jaceel yahiin lagaran waah balse naagtii isku halaysa ayada is Hoday May Allah help us All
@nimcodaahir9192
@nimcodaahir9192 2 года назад
Asc. Farxiyaay indeer inankaan Wada joogna ayaa leh innantu waa Safaraad. Maahmaah ayaa sidaa ah. Oo waa lagu baxsada markay dhibatadu jirto. Markaa ma Safaradaan nahay???🙃. Xaliye na so waydii
@nim5-r1v
@nim5-r1v 2 года назад
Hablaha halaga daayo miyaanad wali guursan, ciil ayaa la badaya oo markaasey duleyste isku tuureysaa. Qoyan yaduba silcaysa ayaa hablaha niyada ka dileysa oo duleyste u jabineysa. QOYAN HA LA ISKA QABTO.
@maimunaabdulahi4024
@maimunaabdulahi4024 2 года назад
Maansha Allaah waan ka helaa barnaamijyadaada aad baan u jecelahay mahadsanid
@ummaarije2973
@ummaarije2973 2 года назад
Mahallah this sister have high expectations for somali men....haha😂😂
@hodonawil7025
@hodonawil7025 2 года назад
Maasha Allah Hbo qaaali fthiya absiiye xaqiiiq baad kahadashay ilaaahay hanookaadaayo wacneey guulayso waa Arin yaabkeeda leh waa aduun daacadnimadii runtii imaankii ku yaraaday ilaahay haynoo sahlo oo xaqa hayna tuso samo noogu waar Hbo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏
@womenwithprincipal5175
@womenwithprincipal5175 2 года назад
Duleyste iyo Qoysan waa Kelmado Hirgelay walee, Goorteedii iyo Dadkii lahaana loo isticmaaley, Faalooyinka badankooda way ku jirtaaa😀😀 Dadbadan HUrdada Waad ka kicisey kuwa yar ee soo jeedeyna Jalaska usii garaacdey👊🙏
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 2 года назад
Waxay iska dhigaan "decent" laakin ma aha. Way ugtahay in oo aroos yahay oo saacadan xaaskiisii uu ag jiifo. Maxay msg ka kasoodiraysaa. Ka qas miyaanay ahayn?
@bilana289
@bilana289 2 года назад
Fathiyaay nimanka cidey doonan ha ahaayen cadaan madaw iyo yellow waxa ku badan narcissist “Men tend to be more narcissistic than women” yaahuu
@samiraomar8138
@samiraomar8138 2 года назад
Ninku intu ku jecelyahay lajoog marku ku naco adiguna nac mid ku raba raadso
@khayrhesho4463
@khayrhesho4463 2 года назад
Wallahi waxaad sheegtay xabad been ah kuma jirto habooy,waxaan arkay dumar badan oo lagu dhibay in warqada la siiyo nolol na loo ogalayn
@marwo2285
@marwo2285 2 года назад
Anaba ka mida sister in lay farxad galiyo na lama rabo in lay furana waa lay diiday marka way buuxan
@marwo2285
@marwo2285 2 года назад
@@dsf9824 wax dareen le raadso yaaku yidhi naso raadso teeda kale in gabdhaha la gudo idinka dartin iyo jaahil somali ah in lagu raali galiyo ayaa waxan arkay o dhiba nalo mariyaa waar adeer iska soco hana danbaajine
@marwo2285
@marwo2285 2 года назад
@@dsf9824 waa kii aad kaso baxday un hadu qalalanyahay iyo hadu qoyanyahay iyo ka walasha ku yaala shat up 🤫🤫raadso naag aan somali ahayn yaa ku raba
@Blackie919
@Blackie919 2 года назад
Lol 😂 Habir fatxiya always dropping gems! They want the baddest woman but can’t treat them right!
@mankasoora521
@mankasoora521 2 года назад
Asc aduunkan Allah iskaleh iska mamusha oo waxaba kama dayaca meyan kaman xumaneyan minite u ku badalikar oo u keenikara kuwo Illahy un dunidan ku cabuda, Allah khatumo khayr macal iiman hanagudilo
@fatimafatima4425
@fatimafatima4425 2 года назад
Asc wallo farxiya waa runtaa waxay jecelyihii jabka dumerka way ku farxaan
@ifk02
@ifk02 2 года назад
Kalmadaas aad ey itabatay ( Hada waxa lamara heer in lagaa oohiyo iyo inlaga farxiyo aan lakala jecleeyn ) Guuriki somalidana waxuu noqday qof jihaad kujira oo kale in dhaawac gaaro ama qofku kudhinto udhaw kamana baxaayo ka carari maayo oo noloshu waba sidaan ayaa nalooshegay marka si aad uga mira dhaliso dhibka u dhabar ageed !!!
@somcana
@somcana 2 года назад
A person deserves his/her privacy but lying to someone is wrong.
@hanalula2392
@hanalula2392 2 года назад
waxay u masayr badan yihiin wax kale ayaanay faraha ku hayn ..iyadoo dhawr iyo toban jira ayuu guursaday sanad walba ka dhalayay ..wax ma baran xoolo ma tabcan ..markaa haduu la guursado way ka dhigaysaa . Halka gabdha qurbaha joogtaa nolol samaysan karto , wax baran karto ,ama dawlad caawin karto .
@kawsaraidid5196
@kawsaraidid5196 2 года назад
Ilahay dulayste ha no jabinin rabi gacantayada ha saraysiyo
@atisar3246
@atisar3246 2 года назад
Fathia you look amazing masha allah
@habibaali2400
@habibaali2400 2 года назад
Fatxiya you are so funny I love you so much my sister you are amazing person🤲💯🤲👑🌹💋♥️💋👍👏
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 2 года назад
Ninkaaga oo naag kale jecel aa 😂 anigo nin laheen baa wadnaha la i dhuftay oo beerka i xanuunay oo cagaha iyo gamcaha baraf i noqdeen iyadoo jawiga aad u kulul yahay maanta 💔 balse guur ku wa calaf waan isla qaadanay ee waxan isla qaadana naagahan maskaxda laga gumeestay haday dhakhtarad tahay iyo hadi ay magaceda qori karin waxa laga wada dhaadhicyay guurso intanad 30 ka gaadhin oo wayo dee waxay ka baqeesa in naag kale ku caaydo gumees guun wayo naagahi asageed ahaa baa 9 caruur haysta naag yar oo 18 jirta baa waxay cayeesa tu 30 jirta naa yaa ku raba habar baa tahay iyo suuqa nagu cedhidhineysa 🤣 nimanki markay arkan xaalada dumarka ka dhax taagan waxu isku dayaya in gabadhba mida ay ka yartahay guursado wayo way dhal dhaleysa bu mar marsiyo ka dhigtaa oo ma ada dhasha haya tan 15 jirta inti lo qoray oo kaliya aye dhali kamana badin karto kama yareyn karto sido kalana 30 jirta wali way yartahay o dhali karta ilaa 45 ka gaadho iyaduna inta lo qoray kaliya aye dhali kamana yareyn karto kamana badin karto balse guurka dhalmo kaliya maaha m ee wa asturnaan iyo zinada oo lagaga dheeraado hadaba imisa hablood oo yar yar oo tan ugu weyni 25 jir tahay baa lagu furay 6 caruur why waayo de nimanki waxay barteyn inay jirin naag diideysa iyadoo isleh yaan lagu dhihin heblaayo lama guursan wali bay waxay guursan adoon xun oo 8 naagood so furay ama kufsaday ama la saaxibay marka ninka somaliga waligii naag somaliyed waayi maayo oo naagta somalida dhaxdooda maskaxda iska gumeestay wa sida gudniinka naag waliba waxay isku dayi inay inanteda gudo waayo iyada la guday
@nim5-r1v
@nim5-r1v 2 года назад
100% ayaan kula qaba fikirkaaga. Hablaha halaga daayo miyaanad wali guursan, ciil ayaa la badaya oo markaasey duleyste isku tuureysaa. Qoyan yaduba silcaysa ayaa hablaha niyada ka dileysa oo duleyste u jabineysa. QOYAN HA LA ISKA QABTO.
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 2 года назад
@@nim5-r1v walaal hablaha ama naagaha somaliyed isla iyagi baa maskaxda iska gumeesta dhoocil yar baa gabadh weyn ku cayeesa naa habar baa tahay anigo kaa yarba wala i guursaday naagahu waxay u guursadaan ma aha nin jaceyl ee waa yanay naag kaa yar ku caayin ama yaan hooyada islaamaha kale caayin guun ba guriga u joogto asalkaba waxan kaso hor jeeda walal in nin somaliyeed la xag xigto sarta meesha ay ka qudhuntay wa isla inagi oo is bahdlinay ninbaa lagu faanaya kkk waliga ma aragtay nin ku faanaya xaskisa dayax dalburshe ban arkay anigu iyo 2 nin oo copy gareyay kkkkk
@nim5-r1v
@nim5-r1v 2 года назад
@@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 Qoyanta yar iyo ta weynba gacan adag hala iskaga qabto.
@mandeqsomalia9578
@mandeqsomalia9578 2 года назад
Walahi nin somali wa cadow 👍👍👍👍
@sofiyaaadan5782
@sofiyaaadan5782 2 года назад
Fadxiya xaqiiq waa funny xaqiiqada ayay ka hadashaa qosolkeeda kaliya lagu qoslaya🤣🤣
@sofiyaaadan5782
@sofiyaaadan5782 2 года назад
@@dsf9824 walal waa fikirkaaga adiga kugu kooban kula yaabi maayo soomali ayaa ila tahay soomalina maba jecla in ay arkaan qof dumara oo runta sheegta fadxiya waa gabadha soomali ku jirta ee dulmiga ka hadasha mana qaawana way asturantay ma garanayo hablahan aad sheegayso ay luminayso dulayste iyo qoyan ayay ka hadashaa labadaasina way ka buuxan soomali fadxiya aqoon uma lihi si toosana uma arag lkn waan jeclaan lahaa in aan arko buugeedana aan helo waayo waxan ogay in aan ka faaiidayo farxiya aqoon lkn adoo miidhan oo ka xuna ayaa u raadin ceeb iyo xumaan adigu laba mid uunbaad tahay ama qoyan ama dulayste xaqiiq sidaa ayaa tahay farxiya waxan kuu rajeynayaa aduun iyo aakhiro nolol fcn🥰
@sofiyaaadan5782
@sofiyaaadan5782 2 года назад
@@dsf9824 walal kolay isku fikir ma nihin adiga sidaa ayad u aragta ana waxan u arka in ay tahay qof runta sheegta oo xaqiiqada ka hadasha
@sofiyaaadan5782
@sofiyaaadan5782 2 года назад
@@dsf9824 aamiin Aamiin waana runta walal guri walba qof xun ayaa jooga iska key cafi hadaan eray aad dhibsatay kusoo qoray adaana mudan walal
@somcana
@somcana 2 года назад
Ameen
@sahrasalaad7931
@sahrasalaad7931 2 года назад
Maashaa alaah sheekooyinkaga kama daalo
@fowziyo121maalin6
@fowziyo121maalin6 2 года назад
Masha Allah
@munaahmed7901
@munaahmed7901 2 года назад
asc fadxiyay waxa so baxday gabadh yar oo ad isku eegtihiin oo la idha Mariya ku magac dheer boqorada staalka kaso hadal jacaylka Maria iyo haykal qurux❤❤
@jamiilajanaat874
@jamiilajanaat874 2 года назад
hooyaday bd isku eegtiin hbo🎉
@kheyrokamil
@kheyrokamil 2 года назад
Walahi - runta ayad ka hadashay.
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 года назад
Waa akhiru saman subxanallah
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 года назад
Gabadha dhakhtarka ah gantaalkii ugu horeeyay baasuukaa ka hortimid. Waxa wax laaqaya waa isla idinkii haweenow.
@se7806
@se7806 2 года назад
Am I the first one to comment before watching the video 😂😂
@lixkaroonmahamood3544
@lixkaroonmahamood3544 2 года назад
Please please munira arinteeda la soo hadal iyo siday hooyadeed y tidhi inaabtigeed iyo walaalkeed baa dhirdhir baaxay iyadoo labadii indhoodba la madoobeeyey oo waliba layidhi hadal inantaa waa ladulmiyey please
@oksure7485
@oksure7485 2 года назад
So true fathxiya always talks the truth
@sahramohamed7031
@sahramohamed7031 2 года назад
ALLAHA noo naxariisto
@marianabokar7809
@marianabokar7809 2 года назад
Ala caay badanidaa daba yaroo siiban 🤣😂😅🤣😂😅🤣😂😅
@umumalak1947
@umumalak1947 2 года назад
Waxayba kugula talinayaan nin kaaga telkiisa maha inaad furtaa O hadiiba secret jiro maxaan ka qabayaa nin kan
@ummosaara580
@ummosaara580 2 года назад
Waxa lama dhagysto wa la fura hadi kle wuu kugu dul shaxayaa anu waxa ma qiro anon darensineyn ayan dusha kala socoda wax wlba marka yanay dadkani qlbiga ka dulyn e fur o dusha ka ilali adon darensinayn
@umumalak1947
@umumalak1947 2 года назад
@@ummosaara580 hhhhh walshay qaali waa runtaa dumar badan bay ragu ku harawsadaan ha udhawaan nin kaada telkiisa o password ka ha waydiin dee meesha tel lakala xidhanayo ma qalbi baa laysku furi Kuwo badan baa waxaa laga dhaadhiciyay o aaminsan Dumarku runtii wa layaab
@ragaabdalla5566
@ragaabdalla5566 2 года назад
بارك الله فيك موضوعات كلها مفيده تسلمي
@casalasal6466
@casalasal6466 2 года назад
ASC FATHIYAY 2 NIN REER MIYI AH AYAA BERI HORE KULMAY MIDBAA TOOREY AFEYSANAYEY NINKII KALE AYAA WEYDIIYEY WAXA JIRA MARKAASUU KU YIDHI MAGARANEYSAA TOOREYDAN CIDEY KU WANAAGSAN TAHAY INLAGU DILO SUUYE HEE NAAG AAD FURTAY NINKII GUURSADA MARKA CADAAWADA NIMANKU WELIGOD BEY DUMARKA U HAYEEN
@ilhamahmed6787
@ilhamahmed6787 2 года назад
Allaahuma ameen
@niimoali1054
@niimoali1054 Год назад
wlhi waa arin xanunbadan alle hayno saqiro I love you
@ayaanlooyarkadumarka9212
@ayaanlooyarkadumarka9212 2 года назад
Kkkkkk😃😃😅😅😅😀😀😀🤗 ileen waa duul caada heleee igadheh
@somcana
@somcana 2 года назад
Waa dad aggressive ah qowmkaas. Violence leeyihiin.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 года назад
Dumarkaa ka run badan anaa soow arkay cuqubo kama baqayaan
@marwadazamiir1434
@marwadazamiir1434 2 года назад
I love you habo mcn❤️❤️😍😍
@ahmedaadan3325
@ahmedaadan3325 2 года назад
Naftaadoo naf jecel nafsii jecel nasiibkeeda sidebaad u aragtaa2
@warisroobo1759
@warisroobo1759 2 года назад
Kkkkk Dabo yar oo siiban 😂😂😂😂
@yasmiindhowrsan
@yasmiindhowrsan 2 года назад
Habo I really love your videos a role model, nolow intay nolol jirto ❤️❤️❤️❤️
@aminocabdi2856
@aminocabdi2856 2 года назад
faarax lugo baasto in laga tashto maahane qayr sooma wadaan
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 2 года назад
😄😄😄😄
@zamihassan4434
@zamihassan4434 2 года назад
Haaheey 😏wlahi
@abdullahiwarsame3211
@abdullahiwarsame3211 2 года назад
Raggaba sidaas ayey u yaaban yihiin .
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 2 года назад
Some don't want to divorce you as soon you ask for it
@aayaat7160
@aayaat7160 2 года назад
This is a good lesson
@raha8485
@raha8485 2 года назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ,daba yaroo siiban,fadxiya caadi ma tihid.
@raha8485
@raha8485 2 года назад
wallaahi nin wax qiyaamayaa ma dhuuman karo , waa wax yar intuu is qarinkaro,laakiin ayagaa is mooda inay wax qarin karaan.
@neime607
@neime607 2 года назад
Fathiyaay the biggest disappointment was when your own husband abandons you for another woman, but today the biggest masiibo qnd the palpitating pain is if he abandons you for another cidahaan kale, mid baasoo badalan amaba mid maryihii qababa. Please girls someone tell me where we're going!
@mankasoora521
@mankasoora521 2 года назад
Raguna jacaylika kuma ficina ee wallatinima iyo abuunima moye waxakaleh lasikuma haleynikaro🙂
@kubra8
@kubra8 2 года назад
Daba yare siiiiban🤣🤣🤣🤣🤣
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 года назад
Aniguba muddo dheer flimada daawan jirey hadda ma xiiseeyo aaxbaase kaaga kordhayae
@khadradiriye9412
@khadradiriye9412 2 года назад
It’s very painful
@suezhassan7333
@suezhassan7333 2 года назад
Waa runtaa, ragu waa duul subaxba mood kusoo kaca oo marba waa ceeyn. 😂 waa lagu wareeraa, imtixaanka dumarka walee waa rag, xaqiiq.
@munaali385
@munaali385 2 года назад
Habo wlhi wn ku jecelay mrkastan ku daawado farxad bn dareema
@deqashire2167
@deqashire2167 2 года назад
waa ruuntaa
@nafisom1905
@nafisom1905 2 года назад
Asc walaal waxaasidiin raga soomali caada maaha wayabnay majaadkaa ragaanawalay mustaqbal wuuxumaday ilahay hainoo sakhiro
@dfamily9999
@dfamily9999 2 года назад
Qadarin qurux loga waa
@naagnool4127
@naagnool4127 2 года назад
Anigu waxaan aqaan nin 2 xaas leh tan danbe ma jecla waliba maalma yar oo kaliya aya u dhaxeya lkin tan danbe wuxu u guursaday si eysan nolol fiican u helin oo isaga u dhaafin
@ifk02
@ifk02 2 года назад
Nimanka badankood dhaqan daciif nima iyo doqon nimaa ayeey kudhaqmaan
@nasteexohqalinle186
@nasteexohqalinle186 2 года назад
Walaal farxiyaa Ilahay waxaad ushuriday in aad Sigaltahey ilahay maalinruun buu dulayta kaa badbaday yay. you have a Beautiful life in joy Been single nin iyo Nonsense kiiso hakamaqnado.
@fadumaweyrah9478
@fadumaweyrah9478 2 года назад
Kkkkkk Hbo walhi you so funny
@se1059
@se1059 2 года назад
Subxaanalaah allow sahal amuuraha
@naimamohamed1230
@naimamohamed1230 2 года назад
Farhiya sheekada hanga dhexgelin wll
@khadraosman7736
@khadraosman7736 2 года назад
yes wlh tasan Ben ahan xaqiiq waye
@saadaomar7957
@saadaomar7957 2 года назад
waa hinaaso xumadooda.
@sunrise4459
@sunrise4459 2 года назад
Run run run
@sahramohamed7031
@sahramohamed7031 2 года назад
Habo macaan Mel aan xaqaa ka hadlii karin iskadaa magacooda mxa loo qarinaaya xbbtiii
@cawocigal6832
@cawocigal6832 2 года назад
Cawa wad iga qoslisay😂
@mother5251
@mother5251 2 года назад
Asc fathiya xagee ka helikaraa buuga mahadho online gacalo
@nuronalkaabdi9714
@nuronalkaabdi9714 2 года назад
Fadxiya anigu gabar baan ahay waxan jeclahay nin rer leh oo waliba caruur haysta, waan is jeceylnahay balse waa nin wanagsan oo masuul ah sidas darteda waxan ku heshinay in aan rerka dhisan dhaafno oo jeceylkena ka samirno dhab ahan waxaa nahay labo isku bahan balse naga oo ilaalineyno gabadha qalbida
@Shumeey656
@Shumeey656 2 года назад
nuro Abaayo Mcnto waligaa ha Guursanin nin naag qabo hadhow ayuu kudhibi donaa
@faisadahir4686
@faisadahir4686 2 года назад
Kuuma baahno ee udaa naagta ninkeeda mexeey tahay baahiduu kuu qabo nin reer iyi xaas leh raga waa wax lagu abuuray naag jeceeylka ee midna gooni uma rabo ee banaanka kale ka guurso
@hibomaxamed6157
@hibomaxamed6157 2 года назад
KA foogow wllo hagurasan nin nagaraba dhiibatooyin.bAdan.bakadhaxalasaye.kajooga.hoy
@kadraelmi9766
@kadraelmi9766 2 года назад
People can fell out of love. It is ok . U can get another. Simple
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 2 года назад
That’s not the point!
@abdullahiwarsame3211
@abdullahiwarsame3211 2 года назад
Dumar waa dumarmkii hore ' Ragna waa raggii hore . Hadda qashin ayaa iska haray .
@fartunsalahahmed7690
@fartunsalahahmed7690 2 года назад
Kkkkk walee nin somali ah laabta sida loo galiyaba ma yaqanaan kan qatarta iska dhigaayana xoog intuu kuu qabto ayuu naqaska kaa soo baxeyn
Далее
БАБУШКА ВСЁ ИСПОРТИЛА #shorts
00:24
Просмотров 602 тыс.
RENT SKINS in Standoff 2? #standoff #rental #skins
00:34
БАБУШКА ВСЁ ИСПОРТИЛА #shorts
00:24
Просмотров 602 тыс.