Тёмный

Ninkaan Wuxuu Rabay in Geeska Afrika oo dhan uu Hal Dowlad ka Dhigo | Binito Mussolini | 

Подписаться
Просмотров 273 тыс.
% 13 277

Kala xiriir : Johar Online Academy
Wixii faahfaahin ah whatsapp ama telegram kan kala xidhiidh: +252633283454
booqo webstite ka ama mobile app ka johar online academy
Website: joharacademy.com/freecourses/home
Mobile app:
play.google.com/store/apps/details?id=com.bahartechnologies.joharonlineacademy&hl=en&gl=US
kanaalka : ru-vid.com
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah ru-vid.com
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

17 июл 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 413   
@ismaip1
@ismaip1 2 года назад
Dunida masoo marin qof la mid ah nebi Muhammad Scw ❤
@fotballskills87
@fotballskills87 2 года назад
Zcw zcw
@maxamedxasan6503
@maxamedxasan6503 2 года назад
Scw scw
@hogamiyezaki7340
@hogamiyezaki7340 2 года назад
Sᴄᴡ sᴄᴡ
@jj-vo9yi
@jj-vo9yi 2 года назад
Scw scw scw
@c.raxmaancalixuseenchannel3130
@c.raxmaancalixuseenchannel3130 2 года назад
Scw scw scw
@zhaficinurciiltire7124
@zhaficinurciiltire7124 2 года назад
Dunidan maa soo marin qof ka dul qad badna kana ixtiram badna Nabi muxammed 💖scw💖scw💖scw💖🕋❤✋
@sucdidahir1558
@sucdidahir1558 2 года назад
Scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@sucdidahir1558
@sucdidahir1558 2 года назад
Scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@fatumali4500
@fatumali4500 2 года назад
Scw scw ❤
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 года назад
صلي الله عليه وسلم
@inamasho6500
@inamasho6500 2 года назад
Scw scw scw
@Somaliboy
@Somaliboy 2 года назад
Qofkii ugu khayr ka badnaa Aduunka Xabiibkena Muhamed SCW SCW 🌍🌍❤️❤️
@fadumiinababe8992
@fadumiinababe8992 2 года назад
SCW
@ridwansalah7206
@ridwansalah7206 2 года назад
SCWW
@fotballskills87
@fotballskills87 2 года назад
Zcw zcw
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 2 года назад
ﷺ ﷺ ﷺ
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 2 года назад
WAN JECLHY NABIGAYGIII MAHAMAD SCW
@sharmake352
@sharmake352 2 года назад
Dunida masoo marin qof lamida nabi muxamed scw❤
@bobby7715
@bobby7715 2 года назад
The best person ever,the most knowledgable and the most shy of all has allah created is prophet Muhammad scw🤗❤
@anasxuseen2517
@anasxuseen2517 2 года назад
Intee ka sodagsanaa
@osama_abdullahi
@osama_abdullahi 2 года назад
Scw
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 2 года назад
Wan jeclhy Nabigaygii mahamad SCW
@captaintime7319
@captaintime7319 2 года назад
qofkii ugu kheyrka badnaa dunida xabiibkeena muxamed scw
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 2 года назад
ﷺ ﷺ ﷺ
@abdalarelex274
@abdalarelex274 2 года назад
Scw
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 2 года назад
Wan jeclahy Nabigaygiii mahamad SCW
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 года назад
صلي الله عليه وسلم
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 2 года назад
@@ugbadomar5881 mnsh allh illahay kuwii dariiqii nabigeena mara alle ha inaga dhigO
@abdullahibulla
@abdullahibulla 2 года назад
11:45 Allaha unaxaristo libaaxii saxaraha cumar mukhtar🤲🥺
@samatarabdoali4553
@samatarabdoali4553 2 года назад
Shar lugeenayo😁 Ogaansho waa midka kaliyah aanan kacaajisin. Wanku salaamay OMAR, ASC.
@ahmedmohamoud99
@ahmedmohamoud99 2 года назад
Muuqalada noocaan ah aad baan u jecelnahay thank you ustaad🙏🙏🙏🙏
@abdiazizderie8033
@abdiazizderie8033 2 года назад
Juquraafi maaha waa history sxp
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar 2 года назад
@@abdiazizderie8033 Doğru
@ahmedmohamoud99
@ahmedmohamoud99 2 года назад
@@abdiazizderie8033 waa isla meeshii sxb
@Somaliboy
@Somaliboy 2 года назад
1 million coming soon 🔜
@boqorabdi5751
@boqorabdi5751 2 года назад
AAD IYO AAD
@axmeduhuru9427
@axmeduhuru9427 2 года назад
AD IYO AAD
@walalkaweyn789
@walalkaweyn789 2 года назад
WU UQALMAA
@abdisitarabdiaziiz528
@abdisitarabdiaziiz528 2 года назад
Ogaansho fadlan Waan ka codsanaya inaad soo samayso males zenawi siduu ku yimid talada Ethiopia 🇪🇹 ee aynu deriska nahay
@niiniileofficial2158
@niiniileofficial2158 2 года назад
Golden voice Omar inshaar 🥰
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 года назад
Afsoomaali
@ZoobeEnglish
@ZoobeEnglish 2 года назад
@@user-iq6rl3vz8l Cod Dahab
@orpheus1662
@orpheus1662 2 года назад
@@user-iq6rl3vz8l sxb school maxaad u aadi weyday?
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 года назад
@@orpheus1662 iskuul ✔ inaa aadin yaa kuu sheegay ?
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 Год назад
👍
@Somali450
@Somali450 2 года назад
Maasha allaah cumarow mawduuc ku soo qaad west sahara maroco dadka islamka ee marocan ku xasuuqan
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 2 года назад
Qadiyad saxrada xal ayey ubahanyhh side somaliland iyo Somalia kale
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 года назад
🤲Ya rabbi no hagaaji dalkena insha Allah 🤲 sln sare bro Omar ❤
@samatarabdoali4553
@samatarabdoali4553 2 года назад
Insha Allah 😌
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 года назад
@@samatarabdoali4553 AMIIN ya rabbi
@AhmedMohamed-um1go
@AhmedMohamed-um1go 2 года назад
Ameeeen ya mujeeeb..💚🙏🙏🙏
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 года назад
@@AhmedMohamed-um1go AMIIN ya rabbi
@awalmahdi7304
@awalmahdi7304 2 года назад
Asc wll omerow kasoo hadal Joseph Stalin,dagaalkii 2aad ee aduunka saddexdii dictator ee saxiibka ahaa binito Mussolini, Adolf Hitler, Joseph Stalin,labada klena kasoo hadal walaal
@nimalehabdi7791
@nimalehabdi7791 2 года назад
محمد صلى الله عليه وسلم
@rayaanmohamed1535
@rayaanmohamed1535 2 года назад
Saansaantii xumeyd ee uu yaraantiisa lahaa un ku danbeeyay "Ninka kale ee uu wakiishay Ethiopia (RODOLF GRAZIANI) taarikhdisa iyo meeshuu ku danbeeyay haday suurtagaltahay inoo Soo gudbi )
@essesiyad7729
@essesiyad7729 2 года назад
Tariikhda masoo marin qof loo gu jecelyahay nabigee na mohamed saladaahu caleyhi wasalan
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 года назад
OGAANSHO 🎤 WCS WALL OMAR INSHAAR 🎤 SALAN SARE ❤️🇸🇴
@mlaambalawzha
@mlaambalawzha 2 года назад
Tusaale cad o mujinaya in labo wadan ahaayen waligood Somaliland iyo somalia
@ahmedshafii5888
@ahmedshafii5888 2 года назад
Cuman inshaar adoo mahadsan kasoo hadal dictator kale ama noo biloow taxane dictators ka u khaas ah waxan rajaynaya inad qoralkayga arki doonto. Mahadsanid wll.
@moktar444
@moktar444 2 года назад
Ma dictator bd noqon rabta
@AbdisamadAdam-yk9rg
@AbdisamadAdam-yk9rg 8 месяцев назад
​@@moktar444k😂😂😂
@halalpolice7544
@halalpolice7544 2 года назад
2:48 Ilahay luqadaha xataa wu kala karameyay SubhanAllah 😂 waa luqad ah inaad is jajabisaa oo shaydan isu ekaysisa si aad u hadasho 🤣
@armaanofficial5189
@armaanofficial5189 2 года назад
Ustaad omar aad baan kuusalamayaaa Waxaan jeclaanlahaa Inaad mawduucyo kasoo samaysid gayiga somalidu degto ama dalkeena sabaabtoo ah 90% dadka kugu xiran waa dhalinyaro aan taariikh aad ubadan dalkooda ka haysan
@MusseAbdi19
@MusseAbdi19 2 года назад
OMAR INSHAR WAAN KULA SOCDAA WALAAL MACAAN🥰😍🤩
@guletgulet3389
@guletgulet3389 2 года назад
well done Cumar inshar, you get this one right.
@yousufibrahim1208
@yousufibrahim1208 2 года назад
Barnaamijyadii Geography ga ahaa noo soo celi wll geography ga somalia iyo Hon of Africa waa codsi ✋🏿
@rashkashorts5370
@rashkashorts5370 2 года назад
Keeping omar inshaar ninka kaliya ee wax la hubo noosoo gudbiyo Mahadsanid wallal
@abdirahimsheikhhussein7256
@abdirahimsheikhhussein7256 2 года назад
Cumar Eray Bixin Cajiib Ah Ayaad La Heshay Binito " Shar Lugayneeso " Dacad Aan U Qosal Walhi
@bashiirosmaan7924
@bashiirosmaan7924 2 года назад
Cumaroow waxaa tahay caaqil allah hakuu siyaadiyee kanaalka cumar inshaar waa mid nasiino ah sheeko sheeko cajiiba masha allah waana arin fiican madhicin muuqaal Aad soo dhigto ilaa waan lasoo dagaa guul mr omar inshaar
@Somaliboy
@Somaliboy 2 года назад
Ku saliya xabiibkena mohamed SCW
@mohamedadan1518
@mohamedadan1518 2 года назад
Salallaahu caleyhi wasalam
@lalatabi5134
@lalatabi5134 Год назад
Aad baan ugu farxay in aan daawado this clip. Waa sidii qof professor ah ee jaamacad cashir ka bixinaayo. Well done ✅
@sallowadam5982
@sallowadam5982 2 года назад
Thanks wll channel ka ogaansho guulayso sida aad nooga haqabtirtid dhac dooyinka aduunka kuwa hore waxa haatan joogaba
@fima72014
@fima72014 2 года назад
Masha allah adiguba waxa tahay qof codkara guuleyso wll
@xardaye
@xardaye Год назад
Waxaad istaahishaa in barnaajim lagaa siiyo TV Yada caalamiga. Hore u soco.
@amiinclaahi4599
@amiinclaahi4599 2 года назад
Komontiyada somalida ilhay amarkisa maba aqryaba sbbtoo ah inta ey videoga kumashquuli lahaayeen like raadis io amaan lala dhacaayo ogaansho Lee haayaan 😆 😆 🤣 😂 😹 😆
@MudalibXasan-xv6hg
@MudalibXasan-xv6hg 20 дней назад
😂😂😂
@abdulahiabdirahman7053
@abdulahiabdirahman7053 2 года назад
Chanalkan inta ka faaiday xisaab malahan mhdsnd ustaad inshaar
@HaldhaaChannel
@HaldhaaChannel 2 года назад
sababta uu Talyaanigu u xasuuqay Ethiopianku waa farqiga diineed ee u dhaxeeya madaahiibta catholica iyo orthodoxka
@salmahothakaamil170
@salmahothakaamil170 2 года назад
Keep going omer Inshaar runtii mawduucyadaada wax badan ayaan ka faa idaa wllky kusoco wadaad hada hayso allha kula garab galo inshlh
@m.farah07
@m.farah07 2 года назад
Mahadsanid ustaad cumar inshaar
@weproduction1804
@weproduction1804 2 года назад
Shar lugeyneyso kulaha wlhi wa qosley omar inshar thanks
@marwaanyare1892
@marwaanyare1892 2 года назад
Mahadsanid wall cumar inshaar
@mansamusa5923
@mansamusa5923 2 года назад
Omar inshar bro pleaze waxyaalahan taariikhda ku saabsan soo badi mazuuul
@fariidafaraxchannel7739
@fariidafaraxchannel7739 2 года назад
Mahadsanid sida wanaagsan ee ad Nola wadaagto macluumada saxda ah
@abdifatahbudul8467
@abdifatahbudul8467 2 года назад
Mia signora Ti viglio bene👉biyaha ayaan ka dhex arkaa❤️😄
@indhibaatoigufilanfaraqaan8189
@indhibaatoigufilanfaraqaan8189 2 года назад
Wxan ku xasuusta ninkan examka center-layska dugsiga sare waga dhigan jiray buu madada taarikhda lanagu imtixaanay wayo wayo 2010 imaanu nawawi school bosaso..
@umusiciidchannel3779
@umusiciidchannel3779 2 года назад
Isku school baan ahayn
@indhibaatoigufilanfaraqaan8189
@indhibaatoigufilanfaraqaan8189 2 года назад
@@umusiciidchannel3779 nawawi dad badan buso saray runtii......
@ubax7758
@ubax7758 2 года назад
@@indhibaatoigufilanfaraqaan8189 abayo ama abowe magacan qalbigayga ayaad kla so baxday🥲🥲🥲🥲🥲
@indhibaatoigufilanfaraqaan8189
@indhibaatoigufilanfaraqaan8189 2 года назад
@@ubax7758 salam bayo wiil ban ahay ta labaad dadka somaliyeed waliba dhalinta qof wlbe wayaha nolasha dalka baa saameyay.. oo waxaa lagu jiraa un waayahaga laabta ku heeso..
@ubax7758
@ubax7758 2 года назад
@@indhibaatoigufilanfaraqaan8189 haa abowe wlhy alle hano sahlo
@canabmuxumed2723
@canabmuxumed2723 2 года назад
Ogaansho legend ✨♥️🥀
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 года назад
Halyeey = legend
@bashiirnur
@bashiirnur 2 года назад
@@user-iq6rl3vz8l taliyaha af soomaaliga
@BEYN_DIID_1960
@BEYN_DIID_1960 2 года назад
Omar wll Alle haku dhaafo waayo wax badan ayaan kaa faaiday wllhi
@hamsedesinger
@hamsedesinger 2 года назад
Gold voice ustaad umor inshar
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 2 года назад
🤣🤣🤣 shar lugeneso hadal legend keep going thank you
@aadilaadunyo2933
@aadilaadunyo2933 2 года назад
🤣🤣🤣 ninkan omar marmar shactirole waye wllqali
@yusufidirischannel9331
@yusufidirischannel9331 2 года назад
@@aadilaadunyo2933 jabhada jahimada kulaha
@aadilaadunyo2933
@aadilaadunyo2933 2 года назад
@@yusufidirischannel9331 🤣🤣🤣
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 2 года назад
@@aadilaadunyo2933 🤣🤣🤣haa mar mar we dhacda masha Allah barnaamijyadisa aad oga helnaa dhaman marka la daawana ine dhamaaden ma modid ine si socdan jecelnahay best you tuber waaye guuleso keep going lenahay walaalken omar inshaar
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 2 года назад
@@fathimamohammedxusen5839 qalanjo xaged kunoshahey
@allaybaday7824
@allaybaday7824 2 года назад
Mahadsanid macalin cumar
@barrygolden6873
@barrygolden6873 2 года назад
Man shaa allah Allah Macalin Cumar.
@user-dx9ij4ct6l
@user-dx9ij4ct6l 23 дня назад
Sxp cumar inshaar sodiyari bahi badan ayan uqabna barashada dugsiga sare aniga kaliyana ma ahan wllhi dad badan aya jira oo radinaya ❤
@cabdinaasir5493
@cabdinaasir5493 2 года назад
700k coming soon in sha allah 💖
@yazzrthayip8829
@yazzrthayip8829 2 года назад
Coming soon 600k🔥🇸🇴👑
@Ciizinho
@Ciizinho 2 года назад
700k Coming Soon Insha Allah Pro 🥰🙏🏼
@mohazimone223
@mohazimone223 2 года назад
Ilhay ha Ku xafidu Omar inshaar
@muzhtiihajji3570
@muzhtiihajji3570 2 года назад
Fav RU-vidr full respect
@Jamuux
@Jamuux 2 года назад
Omar inshaar Aad Ayaan kuu taageeraa Waxaan dhihi lahaa qof somali RU-vidr ah oo kaa wanaagsan ma jiro, marwalba ok aan daawado video yadaada waxbadan ayan kabartaa, meel aan kaala soo xiriiri karo aad ayaan ugu baahnaa, mahadsanid
@abdyshakormohammed8559
@abdyshakormohammed8559 2 года назад
Macalin waanku salaamay ❤❤👍
@Somali24.
@Somali24. 2 года назад
السلام عليكم أخي عمر إنشار waxaa kaa codsanaya in aad noo bilawdo tarikh tixane ah bilaw ilaa iyo dhamaad sida dowladihii islaamka soo maray sida dowlah cabaasiyah ama cusmaaniyaha ama amawiyah qisooyinka dilqarneyn
@abdikhaliqabas6329
@abdikhaliqabas6329 Год назад
Ogaansho waxaan kaa codsanayaa inaad ka diyariso barnaamij labadii keligii taliyee kale ee "joseph stalin" iyo "General franco" mahadsanid
@Ramaaag
@Ramaaag 2 года назад
Super Tebin iyo xog soo gudbin👍👍👍 Please Qaddaafi noosoo samee hadii aad fursad u heshid. mahadsanid
@ogaansho
@ogaansho Год назад
lol ilaa isbuuc ayaan ku fikiraayay
@abdirisaqzuuzi326
@abdirisaqzuuzi326 2 года назад
Kaligii talisyada waan jeclahay barnaamijyadooda
@chitopaz252
@chitopaz252 2 года назад
Ciwaanka kaliya ayaan kasoo jawaabay ma daawan vidioga markuu ka dhigaa habartii iney leedahay miyuu mooda.?
@abdirahmanfaisal1592
@abdirahmanfaisal1592 2 года назад
Omar inshaar sida u sharafta u leeyahy ayey dad sharaf lehi ula socdaan❤️ Hargiesan idinkaso salamaya🙋‍♂️
@subasachannel1572
@subasachannel1572 2 года назад
Keep going legend
@AliAhmed-iv3wo
@AliAhmed-iv3wo Год назад
Saaxiib pls na bar taariikha adunka , waad mahadsantay, dadkii soo qaxay isma waydiiyaan wadanka ay asalka u yihiin mahadasanid
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 2 года назад
Kami soon 1M ustaad omar inshar keep going ila janada 🇸🇴👑🤩😍🥰🌹
@abdirahmaanxaajicali617
@abdirahmaanxaajicali617 2 года назад
Coming soon 1m
@mohacarab8463
@mohacarab8463 2 года назад
Manshallah maclin Omar
@maxamedmaxamud223
@maxamedmaxamud223 2 года назад
Cumar keep going zxp
@Akhyaar142
@Akhyaar142 2 года назад
Wixi Afwayne kudhacy aya helay ninkas kaligi talis mel xun ayu kudameya
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 2 года назад
Lol warlord aided miyad kufaneysa marka
@farhan_taffo
@farhan_taffo 2 года назад
Ogaansho umar ishaar mahadsnid
@ahmedabdiaziiz4682
@ahmedabdiaziiz4682 Год назад
Somalay mid aan idiin sheego xabashi iyo isku Biiris ereygaas yaan laga didin iska dhig ineey thy wax fiican kadibna dhaha Afka dalka wuxuu noqon Somali, caasimada waxay noqo dhulka somali calanka waa la badali waan badanahay 4 xaas buu lee yhy nin kastaa qofka xabashaa hadaa intaa ku tiraah wuu didayaa anaa tijabiyey dhaqan badal baan uga sheekeeyaa
@maxamedyuusuf2429
@maxamedyuusuf2429 2 года назад
majirta academy carabi lagu barto midas hadey jirto nala soo socodsii🙂😉
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 2 года назад
wey jrta wadanka wa lga helyaa filaa Masar &sudaan ka baran karta
@maxamedyuusuf2429
@maxamedyuusuf2429 2 года назад
@@abdirahmanhusien6174 Sweden ayaan joga aniga
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 2 года назад
@@maxamedyuusuf2429 Wll online hada wx ka baran karta mel wlba joogto Bage galeysa Akdeemiyada Wadnka rabto ka baran karta macalin somaali& carab
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 2 года назад
Online ayad kabarankarta wll RU-vid
@maxamedyuusuf2429
@maxamedyuusuf2429 2 года назад
@@abdullahiabdi1332 waan wayey wll
@abdulkadirgediahmedsanka5978
@abdulkadirgediahmedsanka5978 21 день назад
I am not Somali lady I am Somalia Marka ima Quseeyso Waayo Adigaa Ah mid Aan rabin midnimadda oo shuuci ah
@garashomedia5987
@garashomedia5987 2 года назад
Mahadsanid
@zakariyecqaadir9916
@zakariyecqaadir9916 2 года назад
Xasan sheekh maa saa yeelno waa kaa kenya iyo amisom adoon nooga dhigay qaadka iyo dhaqala burburka dalkeenana u saxiixay kenya dalkeenaa ku gaajeesanahay askariga amismna 1000 dollar buu qaata bishi asagoo waxba noo qaban
@abdullahimohamud6892
@abdullahimohamud6892 2 года назад
Legendh ayuu ahaa mana mudna inaad sidaa u maagto
@anasxuseen2517
@anasxuseen2517 2 года назад
Intee ka soo dagsanaa appka
@mohammedbarre6100
@mohammedbarre6100 2 года назад
Great show brother manshalah
@bashir871
@bashir871 2 года назад
Ogaansho alle haku sharfo
@kowsarabdi460
@kowsarabdi460 2 года назад
Asc mr omer inshar Wll waxaan kaa codsanaya qisada cumarul mukhtaar oo tafatiran
@abdirashid8550
@abdirashid8550 2 года назад
mahadsanid 👏🤠
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 2 года назад
Cumar inshaar legend 🙌
@iam_iprah
@iam_iprah 2 года назад
Horey U Soco Sxb ❤✊
@fawsiyoali7685
@fawsiyoali7685 2 года назад
Masha allah brother
@afiarte8318
@afiarte8318 Год назад
taariikh fiican baad noo sheegtay
@ibraahinmaxamed5253
@ibraahinmaxamed5253 2 года назад
Nin ka aad taariikh diisa ka sheekay say muxuu dhaamaa gaalada carabta sheegata iyo kuwa af somaliga ku hadasha ee dayuusiinta ah
@cabdicasiis7993
@cabdicasiis7993 2 года назад
Thanks 😊
@husseinalihasan6025
@husseinalihasan6025 2 года назад
Hi salami akuim
@bobby7715
@bobby7715 2 года назад
The one and only omar inshaar✌❤
@umalkhayrfarax7657
@umalkhayrfarax7657 2 года назад
M,a wll omar inshaar
@clsalaanaxmed8809
@clsalaanaxmed8809 2 года назад
mnshallah omar inshaar
@shaahidyusuf9242
@shaahidyusuf9242 2 года назад
Yes sir
@abdulkadirgediahmedsanka5978
@abdulkadirgediahmedsanka5978 21 день назад
Shuuci Nin weeyn waan ku salaamay 7:51
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 года назад
Mashallah
@bashiirnur
@bashiirnur 2 года назад
Mansha allah tarikhda waa jeclahay. Shekada ah in itopiya la gumeystay iyo in aan la gumeysan mowduuc kaso diyari please
@hamzemouzeali6128
@hamzemouzeali6128 Год назад
7 sano ayaa lagumeystey❤
@IfrahMaxamed-ui9nr
@IfrahMaxamed-ui9nr 15 дней назад
Madaxda Koonfurta aaabahood Mr Mussolini salaan sare sxb.
@Madasha33
@Madasha33 2 года назад
🤗🤗🤗🤗🤗 Xafidakalah ustdkeena Omar inshaar ,Discribion Ka ha hilmaamin
@Ap-jw7ki
@Ap-jw7ki 2 года назад
Bro so adiga lahaay ogaansho xayesiin luguma so gudbenayo