Тёмный

NINKAYGA HABENKI AAN AQAL GALNAY WUXUU IGA CODSADAY ARIN SHOOK IYO NAXDIN IGU RIDAY 2 SAN AYAAN 😭😭 

Ayaan Gobdoon
Подписаться 221 тыс.
Просмотров 1,1 млн
50% 1

#ayaangobdoon #qisooyinka #caalamka #

Развлечения

Опубликовано:

 

28 авг 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,6 тыс.   
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-GEzvmOQBN2Y.html QISO KALOO CAJIIB AH HALKAN KADAAWO
@hibocali4990
@hibocali4990 Год назад
Mayabismilah
@abdirahmanbashar4824
@abdirahmanbashar4824 Год назад
walaashay waxaan jeclaanlahaa talooyin inaan kuula wadaago maadama aduunka walaal lagu yahay taladaydana waxaan rajaynayaa inay naqoto mid nafci uleh dhamaan dadka kuuga xiran iyo adigaba l.
@abdirahmanbashar4824
@abdirahmanbashar4824 Год назад
Allah ayaa ku mahadsan ee Naga dhigay umad khayrka isku sheekta aduunka asigaanba lajoogaynin lkn raad wanaagsan aan kaga takno maadaama walaashay Allah uu nimcooyinka Allah kusiiyay waxaa kamid ah dad waxaa kuuga xiran Ahlu khayer ah adigana waxaa tahay gabar wanaagsan intaan kaa arkay sidaa darteeda taladayda waxaa ku dhihi lahaa usoo gudbi nolasha ama taarikhdii gabdhaha saxaabiyaadka ee mudan kudayashada maanta waan jecelnahay inaan noqona sidii saxaabada sidaa darteeda taariikhda islaamka iyo qisaska dadkii wanaagsanaa iyo umahaatul mu,miniin mahadsanid hadaan hadalka dheereeyay walaashayda.
@mubaarikmahamed8422
@mubaarikmahamed8422 Год назад
Adi maxa samayn Lahayd
@ilhanadan5211
@ilhanadan5211 Год назад
maya
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Год назад
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 💞❤🕋
@SuperMan-kv8fy
@SuperMan-kv8fy Год назад
SCW SCW BALLAAYIIN JEER SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@ashaabdullahi3803
@ashaabdullahi3803 Год назад
Scw Scw ❤ Scw Scw ❤ Scw Scw ❤ Scw Scw ❤ Scw Scw ❤ Scw Scw ❤ Scw Scw ❤ Scw Scw ❤ Scw Scw ❤ Scw Scw ❤
@khadarseleban4052
@khadarseleban4052 Год назад
Scw scw
@Saadiya5
@Saadiya5 Год назад
No
@ugaasougaaso9212
@ugaasougaaso9212 Год назад
Scw scw scw allahu musali calaa muxamad
@muhubahashi4291
@muhubahashi4291 Год назад
Ayaneey, sanarki nabi ayuub aan maqlijire’ Mashallah.👏👏❤️❤️
@MaxamuudCabdilaahi-ju6yk
@MaxamuudCabdilaahi-ju6yk 4 месяца назад
M.a wholes😮 2:07 ome 😢
@hodanmohamed5401
@hodanmohamed5401 Год назад
Sabarka wa muhiim. Lkn ma sabri karno' dhibkeena badan. Allaha na waafajiyo qayrka.
@user-bo2vc1wz7z
@user-bo2vc1wz7z Месяц назад
Haa waayo qfkii sabraa sed hela waxan ogahay in alle( s.w.t) i hoojineyn qfku haduu sabrana wixii uu haminayey wax 100% kawanagsan buu helaa
@InnocentAtom-wj3tj
@InnocentAtom-wj3tj Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 Год назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtàadà iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@saredoali6413
@saredoali6413 Год назад
my my my
@fardowsoshiqcabdulahi1156
@fardowsoshiqcabdulahi1156 Год назад
Masha allah horaa loo yiri ninkii samraa sed lex anigu maya taasi kuma sabri laheen dulqaadkaasi ma lihi
@user-nl4sh6wy2g
@user-nl4sh6wy2g 8 месяцев назад
Ax hbwnkaaroska❤❤😂😢😢
@nimcoapdi6482
@nimcoapdi6482 Год назад
Masha alha samirkeeda ayey heerkaaa ku gaadhey samirku waaa wax fiiican ayaaan cadey❤❤❤❤❤
@sacdiyoxussein9842
@sacdiyoxussein9842 Год назад
Wax barshdu in ay hanti tahay yaa igu racsan❣❣
@iqrisheyfreezer6017
@iqrisheyfreezer6017 Год назад
Sabar intaa igu filan waan samri lhaa intaa illahy xaqeyga sosarayoo🤞💯
@aminaamish242
@aminaamish242 Год назад
Wlhii been Maha ilhy ragena hainodesto garoob gbr Kaa aros quruxsan wanaragny MashaAlAh ❤️❤️❤️
@zakiqalbi2182
@zakiqalbi2182 Год назад
Thanks abaayo,
@ApdirahmanCismaan
@ApdirahmanCismaan 3 месяца назад
Hoo waxaagiii😅
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 Год назад
Masha Allah tabarakAllah keep going my dear sis and success ❤️❤️❤️❤️❤️InshaAllah Ameen 🤲🤲
@simanhassan5708
@simanhassan5708 Год назад
Qisadan waxay siray sabarka macnihiisa masha alllh ❤
@mukhtarcumarxusen9518
@mukhtarcumarxusen9518 Год назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين اللهم ارزقنا حج بيتك الحرام وزيارة نبيك محمد صلى الله عليه وسلم
@user-gl9bo2kr3n
@user-gl9bo2kr3n 3 месяца назад
😅
@queenifrah3253
@queenifrah3253 Год назад
SAMARAA SADKII MA WAAYO HAA ILAAHYBAA OG LKN SAMARAA SADKII MA WAAYO WAA XAQIIQ😥❤
@maryanyuusuf4396
@maryanyuusuf4396 Год назад
Maashaa allah waa gabar uu llahay sabir ku arsaaqay wayna ku liibaanaysaa aduun iyo aakhiba aakiin hej Anita ma sabrilahay halsaacad habeen warkiibadaaye
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 4 месяца назад
Mxa in lagu sodhawado le miya goankaga Quruxy
@naagadag4493
@naagadag4493 Год назад
Ayaaney anoo rabo inaan daawado hadane gadaal ayaaan u dhiganaa si aan beri subixii aan u dhageyso ardayad sanadkan dugsi sare gashaa ahay 16jir baana galay aad baan ku jeclhy subixii adi basaa ila joogo ilana qabto howsha xaafada😂🥺❤️
@ilhanalii3872
@ilhanalii3872 Год назад
Ilahiyow hanala kulmin waa qiso xanun badane😭😰🤲
@ikranabdullahi5536
@ikranabdullahi5536 Год назад
Amin yaa Allah
@ilameerayso9160
@ilameerayso9160 Год назад
19:48 Ayaaneey halkaa markaad marayso Ayaan jeclaaday sheekadan, wooow love you from hargiesa walaal.
@hooyo994
@hooyo994 Год назад
Kan waa sabir caalwaa Haday ba sheegtay oo hooya deed lawadaagtay iyo wali ba sodohdeed 👀 💃may anigu kaa uma fadhiyeen qalbiguuba kajabiyey alxamdulilaah ilaaha gabar Somaliya inag dhigay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@amrancadeey7746
@amrancadeey7746 Год назад
Masha alah abayo ayaan gobdoon ale hano ka xifdiyo xabibti qurux badan 🥰💯💘💋💖
@sahrocali5512
@sahrocali5512 Год назад
Maya Maya warkas mayrlen
@masnamuxumed8019
@masnamuxumed8019 Год назад
Haa 😭😭😭
@samraaabdihashishire3113
@samraaabdihashishire3113 Год назад
Waxaan wax loo dulqaadan karo ma ahan lknse samraa sadkii helaa baalayiri haa 😔. Haq waa gabar dulqaad leh illaahbaa xaqeedii siiyey😊
@nadiifo2455
@nadiifo2455 Год назад
Maashaa allaah ma yeeli karo
@shukrishacni1144
@shukrishacni1144 3 месяца назад
❤❤❤❤🤴❤❤❤❤❤❤❤xabiibtiii yaacayuuniii madiga lagu nicikaaraa
@umuaaishaa2279
@umuaaishaa2279 Год назад
Masha Allah Allah Haku xifdiyo wllshy Ayaan goobdon
@hiboabdishakur1547
@hiboabdishakur1547 Год назад
Ayaaney xbbti carabiga wan ka bartay alcumum iyo yaweylag iyo yaled wlhi wan kugu faiday maxa yelay cashiradad wan dhigay meshi laga rabay 4 carur an hesta alxmd lkn wan isnacay lkn marka cashiradad dhagestay nag nola iska dhigay hada garem keyga iyo korkeyga iyo carur teyda ka fakiray masha Allah quruxey wad mahad santahay
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Naag nool ahaaw waligaa xbbt
@hiboabdishakur1547
@hiboabdishakur1547 Год назад
@@ayaangobdoon3254 sas waye quruxey ada ku mahad San ilahey kasokow lkn dadal aa gabdhah fartay wlhi gabdhah aqliga leh we qadanayan
@fadumoabdi2113
@fadumoabdi2113 Год назад
mayaa anigaa madulqadan karo Somali ayaban ah isfilatan qabanaa kuligeen hhh
@suldanomahamed5997
@suldanomahamed5997 Год назад
Haa abyo ayaane wn u sabrilhaa
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 Год назад
@@fadumoabdi2113 nin tajir ah waye lacagta firsan lahaa 😂😂
@fatumaelmi6863
@fatumaelmi6863 Год назад
Manshallah runti samirku wa shay qali ani ma sameyen Rabiyow samir iyo duluqada na siii
@bayaanbashiir-ct1ck
@bayaanbashiir-ct1ck Год назад
Adi xitaa waa qurxoon tahay abaayo 💕
@queenfatuush4379
@queenfatuush4379 Год назад
Asc abayo mcn ayan wllh Haa wan sabeilaahaa wayo sawarka waa waxficn wana sabrilahaa m.a❤❤
@bishaaroyuusuf5030
@bishaaroyuusuf5030 Год назад
Asc abayo mcn ayan wllh haa sabeil
@canabhassan2354
@canabhassan2354 Год назад
Walee waxanuun Asabru jamiil wallaahu mustacaan Alloow intasanarta nagudar Amiin yarabi 🤲🤲
@naciimocisman4904
@naciimocisman4904 4 месяца назад
P😊lppp😊😊😊lllll😊lp😊
@sareedoaxmed170
@sareedoaxmed170 Год назад
Alxm illahay nasiyy nimn gabar io garoob kla aqoon🤲❤️
@xaawomaxamuud5381
@xaawomaxamuud5381 Год назад
الصبر الجميل
@hafsahussein2016
@hafsahussein2016 Год назад
Abaay indha weyn waad iga qoslisay wlh😄 waa muuqaalkaagi ugu horreeyay een daawaday wallee intaas ma sabreen Ilaahaa i lehe😕
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
🤣
@H-Abdull
@H-Abdull Год назад
Ya rabi shekadhan sheko uyar dow anigeyba iheysata right now Lakin Alhamdulilah calaa kuli xaal
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 4 месяца назад
Wow wll mxa kuhelay mar dhaw miya gursaty mise waxbadan lajogta
@xareeydocali701
@xareeydocali701 Год назад
Ayaan xappti in caatowday ayan arkaa abaayo ma xanuun san thy hada xanuun san thy allah haku caafiyo🤲😢
@user-co3tk1ps4u
@user-co3tk1ps4u Месяц назад
scw scw scw scw scw
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 Год назад
Allah mahad iskaleh afka somaliga afkena hoyo nogadhigey wllaha somalida Mel Walbo jogtin one ❤️ ✌️
@niciimaabdalle1839
@niciimaabdalle1839 Год назад
Ayaaney haday dantu igu kalifto wan ku sabri laha wyo nolosha muruugo badaan kaso maray insha allah qisadayda kulaso wadagii doona
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 Год назад
Kkkkkk adigana keeen
@faatimaxujaale7367
@faatimaxujaale7367 Год назад
Waa qof samir badan ma aallaah
@Maskiinow53
@Maskiinow53 Год назад
Qiso miyaa haysaa wllo
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Год назад
Ma sha alla wa shayko cajib ah samirka wa sidas 👍💖mahad sanid Ayaan 👍
@nuuracawil8422
@nuuracawil8422 Год назад
😭😭😭😭😭😭
@nastehoadenmuumin9461
@nastehoadenmuumin9461 Год назад
😢aniga ahaan tayda ma ogolaan lahayn ilaahayna imadhoho gabdhaheenana ilaahay madhaho dhibkaas ookale
@funsbarca2931
@funsbarca2931 Год назад
Sabraa sadkiisa wuu helaa ani ahaan wlhi masabri lahayn
@makoahmed7381
@makoahmed7381 Год назад
Sida runtii gabadhu aad iyo aad bay usabir badnayd aniga Makkah ahan waan usamri laha laakiin gabdhaha kale wa kama hayo samra sad mawaayo somalideenu kumaah maahda waatan ugu danbays Allaha u hagaajiyay nolosheedii happy ending bay dhahan maraykanku nacam waxay ka dhigantahay nolol wanaagsan ku danbee 👍💚💜❤😍😘
@khalidmaxamed3703
@khalidmaxamed3703 Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣😃😃
@halimaabdi3146
@halimaabdi3146 Год назад
My walhi
@xamzemuniir8411
@xamzemuniir8411 Год назад
Mako Ahmed ani iyo adi bismilah
@shahermohan7841
@shahermohan7841 Год назад
Markii horeysey een Soo booqdo mashallah 🥰
@aaminamaxamed5840
@aaminamaxamed5840 2 месяца назад
Masha allh hambalyo hambalyo ayeeyo mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ayaan
@mariosaid7414
@mariosaid7414 Год назад
Masha alh abayo ku cusbahy mesha lkn waxan ka helay so tabinta quruxda bdn allah hku anfaco waa qiso ku socota samirka samraa sedkisa hela masha alh
@amina7327
@amina7327 Год назад
Mansha Allah dulqaad badanaa thanks abayo ❤️
@jumlotv2756
@jumlotv2756 Год назад
Wcs m.a ilaahoo hakuxifdiyo 💯🤲🤝💗🤝🤲
@nimcocabdullaahi6033
@nimcocabdullaahi6033 Год назад
Waa gabar gariyad ah oo sabartay oona wixii lo sheyna qadatay m.a lkn ma u maleynayo gabdhahrna somalida in ay saas yihiin 😄❤❤❤
@user-ee3ut9fm8g
@user-ee3ut9fm8g 3 месяца назад
Alle sabirkaasoo kale ha inoogu deeqo🤲🤲🤲
@hodadarood4560
@hodadarood4560 Год назад
ان الله مع الصابرين.. ماشاءالله تبارك الله
@ayaanhersi5591
@ayaanhersi5591 Год назад
Abaayo indhoweyn 😂 ma soo fadhi weynaan lahayn qoftaasna waa iga samir badantahay walee
@AsliDaahir-or1gj
@AsliDaahir-or1gj Месяц назад
Msha Allah barnamishka ad wadid waxan ka faiiday wax bdan
@sadiyadavis8384
@sadiyadavis8384 Год назад
Wow that’s good but it goes back to don’t do anything you want want anyone doing to you see Allah is great his ❤ always watching us
@naimohussein1596
@naimohussein1596 Год назад
Masha Allah xbbti Allah ku xifdiyo ♥️♥️🌹🌹
@kinsharifofficial9175
@kinsharifofficial9175 Год назад
Asc Abayo Qali Sethyi Masha Alhi OK Abayo pinned isar wll Qali ❤❤❤🤝
@user-bn3eh4iz3r
@user-bn3eh4iz3r 3 месяца назад
May 😢😢😢😢 intaas sabar magaari laheyn
@relaxationsleep6529
@relaxationsleep6529 Год назад
M.a alle hakusharfo allena hanasiyo Samir iyi iiman gabdhasna alle rerkeda howbarakeeyo
@shukriinah2555
@shukriinah2555 Год назад
Asc habo mcn allha kuxifdiyo Lkn cawa waba sodahde wehliso🙆‍♂️
@isaqhilowle8800
@isaqhilowle8800 Год назад
Masha allah ayaney hijabkan wAd ku qurux badan thy hor mar wcn walashey
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi Год назад
Abbayo Mashallah mahadsanid guulayso
@faysalfaarax533
@faysalfaarax533 Год назад
aslm waxaan dhihilHaa waatusaalahdena
@samiiroabshir904
@samiiroabshir904 Год назад
Ayantan kulama socon xabibti illhy haku xafido mcney ❤
@samsamadan7583
@samsamadan7583 Год назад
Haa walaashay Qali runtii waan samrilahaa
@InnocentAtom-wj3tj
@InnocentAtom-wj3tj Месяц назад
Ma faarax misecidkale😂❤👍
@AHMEDIbrahim-jb5yw
@AHMEDIbrahim-jb5yw Год назад
Gabahasi waxay ahayd qof samir badan oo Allah Amisanayd kuna guleysatay
@abowjey1383
@abowjey1383 Год назад
Walashey. A. S. C Setahay Waa. Sabarat. 💯💯 Abowe. Jey
@ubaxabdiubaxabdi4054
@ubaxabdiubaxabdi4054 Год назад
Sabar mahaynee allaha nasiiyo. Gabar somaliyed oo SAS usabraysa inay jirto Ilama ahan
@nafisaahmed4887
@nafisaahmed4887 Год назад
Maashaa allaah tabaarakulaah
@ruwedoasad1539
@ruwedoasad1539 Год назад
Asc m.a hbo keep going waan sabri lahaaa aniga markaad sabrayso wey qaraartahay lkn wuu miro dhalaaa sabirka
@asmacabdulqaadir
@asmacabdulqaadir Год назад
coming soon 200k i.a abyo❤️🙏🤝👌 m.a gabadh xijaaban social media-yahy way ku yartahy adiguna sidaada kugu oghy xbtti💯
@farhiya5072
@farhiya5072 Год назад
Wcs Abaayao Ayaan masha Allah 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 4 месяца назад
Waa Qiso Xanuun, Naxdin, iyo Farxad isku Qooshan, Risaaladeeduna waa wanaaga Samirka iyo fiicnaantiisa, Mahadsanid
@InnocentAtom-wj3tj
@InnocentAtom-wj3tj Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 Год назад
Haa waa lagari lahaa waayo lacagta ayan ku sabri laha ,hadu faqir ahan laha waa ka ordi lahaa 😂😂 Gabdha wey sabir badan tahay lkn waa lacagta iyo guriga qurux badan
@craxmnganey7870
@craxmnganey7870 Год назад
Dhuuuuuuuuni
@haawaahmed1504
@haawaahmed1504 Год назад
@@craxmnganey7870 😂😂😂😂
@InnocentAtom-wj3tj
@InnocentAtom-wj3tj Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hanacabdiraxman8148
@hanacabdiraxman8148 Год назад
ilama aha in aan samayn lahaa lkn allah ayaa sabarka wafajiyey
@hanaaccofficial3137
@hanaaccofficial3137 2 месяца назад
ayaan qurux muuqaalkaan wuu muu qarxay hambalyo kuu si hormarinaaa waa kugu hasytaa horeay u soco
@mohamedabdikarim6477
@mohamedabdikarim6477 4 месяца назад
Wacadkeysanlaha man badan😂😂😂❤❤❤😮😮😢😢😢
@istahilosmanabdi9190
@istahilosmanabdi9190 Год назад
Naayaaa ayaaney qisooyinka soomalida noso badi haddi meeshaan kaga soo dhex bexeynaaaaa 🙃🙃🙃🙃
@Nadiirocabdirsaaq
@Nadiirocabdirsaaq Месяц назад
Somalidu war lagama helo badana waa dad wax Qaris badan badana arimahoda kama shekeyan marka Qisoyinkodu ma Badno wa 1 ilaa 2
@khadracudoon1142
@khadracudoon1142 Год назад
Abaayo Ayaan horta waad mahadsantahay Sidaad isugu hoawshay qisooyinka aad noo soo gudbiso Lkn abaayo gabdhaheena soomaaliyeed waa iska kululyihiin Waase jiraan gabdho Samir badan oo soomaaliyee Anigu waan u sabri lahaa Horta wax walba ilaahay baa qadara Oo qaddar rabi ayay ku socdaan Wax aan meel dhiganay oo dooranay maaha ee waa imtixaan aduunyo Sideedaba noloshu waa imtixaan Qofna waa ka soo baxaa Qofna waa ku dhacaa Sida midka goobaha waxbarashada oo kale .
@kaltumamohamed348
@kaltumamohamed348 Год назад
Asc
@khadracudoon1142
@khadracudoon1142 Год назад
@@kaltumamohamed348 Wcs wr wb Wlashay mcn
@amalyussuf4673
@amalyussuf4673 Год назад
Samra sadkisa hela Wlhi wn la ilmeyey qisadan axxx Allahu Akbar😭😱
@Nimcoahmed-zx2wg
@Nimcoahmed-zx2wg Год назад
ayaaan abaayo waan kugu cusubahay ee isso dhaweeya adi iyo asxaabtaduba walasheyy mcneyy qisooyinkaagan aad baan uga helay anina qiso igu dhacday oo aad u naxdin badan kuso gudunbin ensha allah
@ahmeddaher9211
@ahmeddaher9211 Год назад
maashallah walashay ayan keep goining
@kyrizuenchantrez6289
@kyrizuenchantrez6289 Год назад
Masha Allah waa gabadh samirbadan
@shamsoabukarmohamed3911
@shamsoabukarmohamed3911 Год назад
Sabar maahe meel ay aado beey wayse mooye mrhore katagi lahahyd 😅
@Hargeisa916
@Hargeisa916 Год назад
Ayaney wan jecla shekoyinkaha m.a noso badii xbbty
@medziad2730
@medziad2730 Год назад
Mashallah saamra saadki ma waayoo balse aniigo wan uu saamri laaha ruunti waayo hooyadis aaya qof fiican ahaayd
@dheemannuura6092
@dheemannuura6092 Год назад
Waxan raadin lahaa xaqiiqada marka ogaada inaa aargoosi lay soo guursaday waan ka tagi lahaa😂
@user-yz4gh4fq7w
@user-yz4gh4fq7w 4 месяца назад
Walahi samarkas naag qabto melaha qofki Alle kheyr ladono un sas yeeli kara MashaAllah
@rahmiishmohamed760
@rahmiishmohamed760 Год назад
Samir heerka gaara maba lihiba walahi subxanalaah 🧐
@ladan8644
@ladan8644 Год назад
Abaay indha ween 🤣🤣maya waa kalba kalbeeylahaa Laakiin sodoh fican ayey haysatay MashaAllah ♥️♥️
@wllaymanroy4303
@wllaymanroy4303 Год назад
Mya masabrilaheen maxaadhacay
@siciidomaxamud7282
@siciidomaxamud7282 Год назад
Mashaa allh qlidaydii habeen kuusuban
@bamiiman8891
@bamiiman8891 5 месяцев назад
Anigu 4 sano iyo bar Ayaan isku samrayaa odaygaga oo kala maqanahay ❤❤❤❤ awgiis iyo duruuf darteed
@waaqicichannel
@waaqicichannel 3 месяца назад
😂😂😂😂 4sano aaaa😮😮😮 4bil afar sano ii eh sxb nin masugi karo intaas😂😂😂
@user-fs7cr5yg1y
@user-fs7cr5yg1y 3 месяца назад
Abaayo samarrku wuuu ficnyahy allha inii fududeeyo duruufihiina kuwii wada joogana allha iniga dhigo
@Queen-of-bari
@Queen-of-bari Месяц назад
❤ my walhi waa tegi lahaa cajiib weye qisadan 😢
@faadumosiciid6218
@faadumosiciid6218 Год назад
Masha allah waa qofa sabira badan
@weriyekeyd9567
@weriyekeyd9567 Год назад
Hhhhhhh wlhi wan qoslay abayo indho wayn
@fouziaahmed6291
@fouziaahmed6291 Месяц назад
Ana ma yeesheen Allow imtixaanka dunida noo fududee
@hanaabdisamedhana0124
@hanaabdisamedhana0124 Год назад
Waa gabadh gari ah oo samirtay ❤
@fardoussasadik1018
@fardoussasadik1018 Год назад
Not is Not good
@nalkagabadhpuntland8957
@nalkagabadhpuntland8957 Год назад
ayaaniita qaali dumar ❤❤
@halimahillow4590
@halimahillow4590 Год назад
Asalam aleykum abayo masha Allah the lady she's very strong I couldn't do it
@user-fm3st1rh9z
@user-fm3st1rh9z 4 месяца назад
waa gabadh samir iyo dulqaad ilaahay u dhaliyay oo gaariyadaa samirkeediina maanta waxay ka gaadhay guul
@KefahApdul
@KefahApdul 8 месяцев назад
Sabar ku lahaa habeenka kowaadba waan ka tagi lahaa kadibna walalkiisa guursan lahaa ku xumeen Dhimo dheh ani maa cadow jabis leyga dhigaa😂😂😂
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 4 месяца назад
Hye in lagu qanciyo le jirto miya Quruxy
@Aishanuur607
@Aishanuur607 Год назад
Asc walashey qali allah haku xafido sad nogu faidesay
@rahmahussein5847
@rahmahussein5847 Год назад
Haa abayo anigaa Samiir xanunkisa arkee Illaheeyne uu iguguleyey laraa guleyso
@SacdiyaMahamud-p1k
@SacdiyaMahamud-p1k Месяц назад
UMa Sameen intaa udhan ilaahay banadilayee nag soomali intaa ma dulqaadateen
@shaafikhadar865
@shaafikhadar865 Год назад
uguhoreyn alaah ayamahad leh Marka xigane wixii kamaqan nimee agyalan maqli jiray kacuye fursad doqon somartay dheh
@cabdirizaaqmaxamuudbeere7420
Mansha allaah allha ha u naxariisto aduun iyo aaqiroba
@ubaxtufaaxmaxamedmaxamuud5098
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@jekeydii9737
@jekeydii9737 Год назад
Gghh
@aminaamish242
@aminaamish242 Год назад
Nin sabro sad mawayo indaweynee sabirkaa maqabno yaa rabi 🤲🏼 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@husseinmohamoud2390
@husseinmohamoud2390 4 месяца назад
Ayaan sharaf aad baan kuu salaamay
Далее
HANIYA MA SHIRQOOL MISE? AMAR ALLE LAAKIIN
17:16
Просмотров 2,2 тыс.
QISADA MUNA IYO SIHAAM!@SawdaBillan
38:59
Просмотров 92 тыс.
Каха заблудился в горах
0:57
Просмотров 8 млн