Тёмный

DAAHIR CALASOW OO SI LIVE AH U OOYAY QISADA GABAR😭😭😭😭😭 

XOGTA QISADA
Подписаться 4,2 тыс.
Просмотров 167 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

15 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 303   
@TheNasraabdi20
@TheNasraabdi20 2 месяца назад
Masha allah waa gabadh Fariid ah aqli badan illaahay caafimaadka ha kuu dhamaystiro aamiin
@lailahali3501
@lailahali3501 2 месяца назад
Freaks okra eortyyqeh
@lailahali3501
@lailahali3501 2 месяца назад
dg
@AyaanCabdiiimaan
@AyaanCabdiiimaan 2 месяца назад
Kķķķ 27:01 juj 27:01 j 27:01 k........ ... .... ..... .m. n ... n n mnn+252 90kllikklkoollm m . . .. m ... . . ... .. . 😂 n😂n k❤❤😂❤😂😂😂 ❤❤ nm 😂😂😂😂😂😂 k 😂😂b😂b😂 . N😂. n😂😂n😂m b.... 😂😂❤. ❤😂gb?ln m 😂m .😂.n😂bn ❤n😂 😂 ❤❤ mmn 😂😂😂😂😂😂n m😂😂😂😂 😂m😂😂 😂 😂😂❤😂b😂😂😂 nn l😂.😂 nm k❤n m😂n m n 🎉😂😂 n m 22:😂 M nb m. N n nn nn 😂n. K😂 n n mnnn nn mn9nomo mm kino mn n m n N. M mn . M n 😂n. Mnmn😂n😂m.m❤❤m n😂 nnnn m 😂 m❤ kn😂❤n😂 . . 🎉mn😂
@madinagudi
@madinagudi Месяц назад
​@@lailahali3501111111111111111111 😅
@saynabcabdilahi1415
@saynabcabdilahi1415 17 дней назад
Kkkkkkķkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkķkkkkķķķķķķkķķkķķķķķķķķķķkkkkkķkķķkķkkkķkķķkkkķkķķkķkkkķķķkkķķķķkkkkkkkkkkķķķkķķķķķķķķķkkkkkkm​@@lailahali3501
@user-hx2ng3it5x
@user-hx2ng3it5x 2 месяца назад
Walahay waan ooyay gabadhan yartaa oo rag soomaali ah saas usilciyeen
@abdisaalsaal7926
@abdisaalsaal7926 2 месяца назад
Asc marka hore waad salaaman tihiin dhammaan . Gabadha qisadu ku socotana waan u ducaynayaa. In ilaahay isagaa awooda lehe caafimaadkeeda oo taam ah usoo celiyo. Waxaanna leeyahay aduunyadu waa imtixaanne samirka badso. Waxkastaana waa qadarta alle.
@sahraosman4298
@sahraosman4298 2 месяца назад
Maaaashaaaaaaa allaaaaah geesiyad we love you xbbt adiga iyo jacayl kaaga horay usocda waxmakaa halaabayaan isha allaahu ilaahay hakuubooga,dhayo AAAMIIN AAAMIIIN AAAMIIN YAARABBI. TAKE CARE FOR YOURSELF INSHA ALLAAHU.
@amalianasrani894
@amalianasrani894 2 месяца назад
Cajiib hooyo caruurteda dad udiraysa Hooyada iyo Aabaha Somaalida maxaa ka khaldan 😭😭😭
@fadumoxaajiyusuf6425
@fadumoxaajiyusuf6425 2 месяца назад
Dhalinyarow adkaysta wadankina aamin asaga gaajo ugu dhinta waa lidin aasaya waalidkina waa sabrayaa manaxayashas ilaahay Ka megen gala
@user-qt8rj2lx2p
@user-qt8rj2lx2p 2 месяца назад
Qof gaaja udhimanaaya majirto allaah ayaa dadka arsuqo😢
@Hamdaofficial1
@Hamdaofficial1 2 месяца назад
Illaahow somali u naxariiso
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 2 месяца назад
Wallaasheey caafimaad degdeg ah oo taam ah Allaha ku siiyo iyo ubad caafimaad qaba Alle dilaa dhinta Alxamdulilah maanta hadaad ka nooshahay waxad dhib soo martey dembi dhaaf Allaha kaaga dhigo gabar adag baa tahay masha Allah
@coffeegirl3542
@coffeegirl3542 2 месяца назад
OMG I pray for you and your family and also all the Somalian people that who is going to the non safe traveling
@theyluvhalma9551
@theyluvhalma9551 2 месяца назад
What happened to her??
@user-dd8zw5mn3n
@user-dd8zw5mn3n 15 дней назад
Cumar gaab turkey ayow joga wana muqalas dadka udira greece
@ilhan6838
@ilhan6838 2 месяца назад
Wallahi dhibato iyo qaracan wey aragtay hoyadeedna meel bey kuoyneysay murug dartereed😭😭😭
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 2 месяца назад
Hooyadaba qalad ka dhan ah maxay ka ooyeysa?
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 Месяц назад
wadan daqaal ka jeruu maxxa qeyayy .wa caqlee xumuu.
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 2 месяца назад
Somalida laga ganacaada wada 😂❤❤ Eritrea ama sudanti ama african to dhan baaba yasto dad xoolo ah ee caqli laheyn. Walaahi qosolka oduunka
@user-ir7gx6jl2e
@user-ir7gx6jl2e 2 месяца назад
maashaallah wallahay dahir manta farxad waan la ooyay insha allah dahir farxad ku nooloow
@user-sv3il9zr7n
@user-sv3il9zr7n 2 месяца назад
Ina Adertey mcn ilahey haku xafido guleyso san xaq mahan Subxanalah
@lailahali3501
@lailahali3501 2 месяца назад
tairowuqkkrruwkwoqhejektttosiqkrktjjtyjyjjydkkalakakfhjsftuakaksjfmhhhhjgjiakrkekrjtjtjthrjqoyquryyeiiqiwieigjjfiaijtjgjgjdjjiziakroroitg
@mariamaabdi6996
@mariamaabdi6996 2 месяца назад
​@ .mmmmmlailahali3501
@darishore814
@darishore814 2 месяца назад
Inaa gabdhaha kale gubtaana xaq waye so Mahan
@sagalsalaad421
@sagalsalaad421 2 месяца назад
Calosha kajirtahy ilhey hakucafiyo​@@darishore814
@user-hi5sb3wh7q
@user-hi5sb3wh7q 2 месяца назад
Daahir waawiil fiican illaahay waxaan ugah baryaah daahir janadah illaahay hakugu casuumo daahir
@user-oi7gn9rc8h
@user-oi7gn9rc8h 2 месяца назад
masha allah Dahir Calasow wa nin wanagsan ❤
@niyaaladem
@niyaaladem 2 месяца назад
Wuu isbadalay ayana u maleyn. Daahir calasoow iyo jinku waa walaalo.
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂​@@niyaaladem
@ayanmohamed9275
@ayanmohamed9275 2 месяца назад
Subxanallah dad yahuud oo somalia miyaa jiro an naxin
@fahima6186
@fahima6186 2 месяца назад
Wiilkii yaraanaa aaway habo⁉️😭 Allaha kuu booga dhyo
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 2 месяца назад
Magafe hadaad maqashaan waa kuligood waa mooryaantii ismaarooyinku uyaaleen soomaaliyo
@ExcitedBlockGame-im6fp
@ExcitedBlockGame-im6fp 2 месяца назад
Maxaa kaagalay Xaaroodooow
@user-hi5sb3wh7q
@user-hi5sb3wh7q 2 месяца назад
Abaayo waxaatahay gabar iimaan badan ilaahay wAxaan kaagah baryaah caafimaat taam ah caruur baari ah oo xajkah kugeeyo allaha kusiiyo❤❤❤
@user-vx9ul7fk1l
@user-vx9ul7fk1l 2 месяца назад
Waa oyay walahi gabadha waxa ku dhacay dahir walalo aad baad u mahadsantahy dahirow walal macane magafe somali ah oo dhaan hala dhameyo ayaan dhiihi lahaa aniga intii igu rayi ah dadkii somaliyed waa dhamaden waa xunun in somali saa ku gasho wadanka libiya magafe somali ah halaga dhameyo baalayo haa ku dhacdo
@Tamsim3358
@Tamsim3358 2 месяца назад
Hooyada caruurta dirtay daaba psychologist uu baahan, 10 jir ka maxu ilaalin kara.
@ruunfamilyvlogs176
@ruunfamilyvlogs176 2 месяца назад
Subxana allh 😢😢😢😢dadka saan samaynayo akhiro xagee adayaan
@kadra825
@kadra825 2 месяца назад
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك الله يشفيك شفاء تامه اللهم امين امين امين يارب العالمين يارب العالمين ألف ألف ألف مبروووك يا عروسين بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير اللهم امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💕🤍❤️🎉🎉🎉👏💝💝💝💓🥰❤️💚💚🤍❤️💚🤍❤️💚
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 месяца назад
Masha alah adiyo hooyaba alaha idin caawiyo aamiin
@kadra825
@kadra825 2 месяца назад
الحمد لله رب العلمين الحمد لله على كل حال HADII AAD MANTABA AAD KANOO SHAHAY WIIXII KU SOMARAY. IILAHAY HAKUSIIYO CAFIIMAD IYO UUBAD KHARQABA AAMEEM YAARABII 🤲 🤲 🤲 🤲 WLL QALI الحمد لله رب العالمين 😢😢😢😢
@mariaabdi9037
@mariaabdi9037 2 месяца назад
Sorry wlhi somali ayaga cadow isku jabiyey allha ku caafiyo wll😢
@sihamxusen4809
@sihamxusen4809 2 месяца назад
Hooyadas waa qeeru masuul sidee ilmaheeda nin eey san aqoon ugu aamintay
@safiyaali9794
@safiyaali9794 2 месяца назад
Ma argtya
@lailahali3501
@lailahali3501 2 месяца назад
iwor
@sumadqaran
@sumadqaran 2 месяца назад
Soomaalida so dagdag ah ayay isu aaminaan. Mida kalana weey isku dhawaayeen qabiil ahaan
@fadumoahmed8200
@fadumoahmed8200 Месяц назад
Allaha akabar
@aishacuud3051
@aishacuud3051 2 месяца назад
Mashaalah abayo Allah kuxafidho ❤
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 2 месяца назад
Subxanallah Halasoqabto ragas umada somaliyed babiiye
@daimanlul4480
@daimanlul4480 2 месяца назад
Somali..Waa..Madniss..Waa..Xaasidn😢😢😢😢
@fxcooking9677
@fxcooking9677 2 месяца назад
Naxdinta ugu wayn waa laytuuray
@NolowNoolow
@NolowNoolow 2 месяца назад
Wallaahay jigjiga ayey arintaan katanga tahay subxaan allaah😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@kadra825
@kadra825 2 месяца назад
حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل 😭😪😭😪😪😭😪😪😭😪😪😭😪😪😭😪😪😭😪😪
@lailahali3501
@lailahali3501 2 месяца назад
ateue❤😢😂😮😅😅😊😊😊😊😊😊 you are the one fhUrkyt
@saciid_iid
@saciid_iid 2 месяца назад
Subxaanallaah soomaali dhibaato meelkasto dalkii meelkasto waa lajoogaan
@Degmociise123
@Degmociise123 2 месяца назад
Subxanallah hooyadood ayaa dayac day 🥺😢😢😢😢😱😱
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 2 месяца назад
Waa xannuun qisadaan. Illahow u gargaar walasheen iyo dhallinyarada Somaliyed dhammaantood.
@Canada-1958
@Canada-1958 2 месяца назад
Dahir Calasow get her #Go-funding Efforts
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i 2 месяца назад
Waan ooyey walaahi ilaahay haw gargaaro walaalaha soomaaliyeed ee la dhibaateeyey ee tobanka jeer la kala gadanayo
@lailahali3501
@lailahali3501 2 месяца назад
fig
@abdiadenmursal3375
@abdiadenmursal3375 Месяц назад
Allah ha caafiyo gabadha hana ugargaaro amiin
@daimanlul4480
@daimanlul4480 2 месяца назад
MASHA..ALLAH..SUPER..LADY❤❤❤❤❤
@abdirazakmahamadhassan7747
@abdirazakmahamadhassan7747 2 месяца назад
VIVO daahir Calasow Walaahi meelo badan Ayuu Ku Fiican Yahay
@sofiamohamed6844
@sofiamohamed6844 2 месяца назад
Melba kama xuma daahir San qabo aniga wll
@lailahali3501
@lailahali3501 2 месяца назад
@@sofiamohamed6844qerqrt😊
@lailahali3501
@lailahali3501 2 месяца назад
t
@lailahali3501
@lailahali3501 2 месяца назад
@@sofiamohamed6844aueortoiadt
@niyaaladem
@niyaaladem 2 месяца назад
​@@sofiamohamed6844DAAHIR WAA J8N DHAR XIRAN SE ALLE SWT WUU AWOODAA IN UUDHANKA WANAAGSAN U BEDELO.
@SSS78781
@SSS78781 2 месяца назад
🤣🤣🤣🤣AR DAHIRAA NAAGAHA HADII LA KUFSADO XITAA MA AYAGA SHEEGAYO WEY QARINAYAAN.😂😂
@lailahali3501
@lailahali3501 2 месяца назад
e to t
@lailahali3501
@lailahali3501 2 месяца назад
e to ty❤jake 😂😂😂😂😂😂 😂😂stisirtiskkkkkkkl
@saynab2031
@saynab2031 2 месяца назад
Subax allaah walahay wa murogo
@lailahali3501
@lailahali3501 2 месяца назад
att
@daimanlul4480
@daimanlul4480 2 месяца назад
😢😢😢😢Subxana..Allah😊😊😊ALLAHU..AKBAR😢😢😢
@nimcoabdilahi4867
@nimcoabdilahi4867 2 месяца назад
Ax waa qiso xanuun badan walahi waan murugooday
@user-wj4xn2nu7n
@user-wj4xn2nu7n 2 месяца назад
Mashalaah
@yasmiinanas6303
@yasmiinanas6303 2 месяца назад
Subaxallah 😳😭
@halimaomarebar2597
@halimaomarebar2597 2 месяца назад
Subxaanalaah gabadha iyo wiilka diyadooda halaga qaado nimankaad
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 2 месяца назад
Subxaana laah xage lagu arkay 3caruura o amaano lagu gasho wadan turbo ah dalka gudihisanba lagu galin karine?
@hudheifiadde108
@hudheifiadde108 27 дней назад
inata maxkamada sarana jizakumullah qyr
@user-dj9de5tn3o
@user-dj9de5tn3o 2 месяца назад
Lugaheda ilaahy haku istaajiya abaya u are very strong waxana waa imaanka masha allah allaha kucawiya
@sumadqaran
@sumadqaran 2 месяца назад
Hada weey fiican tahay alx Illahay baa ooga gargaaray
@fardosakaasim3121
@fardosakaasim3121 2 месяца назад
Allah ku caafiyo baayo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-nw2su1lw3v
@user-nw2su1lw3v 2 месяца назад
BAL HOOYADA XAGEEY KA KEENTAY LACAGTA SIDA U FARA BADAN😢😢😮😊😅😮😢😂😮😅😮😅😮😢
@naciimomuqtar-qs3xk
@naciimomuqtar-qs3xk 2 месяца назад
walaahi waaxanuun ilaahay ha inka xaq qaado
@mahatomar3522
@mahatomar3522 2 месяца назад
Gubankayjuugaa Canada I am Ogaden comannaty Alberta so I need information please I need more to contrct
@faayosman2569
@faayosman2569 2 месяца назад
Subxanallha allha dila dhinto wlhi qarabo aya ukuxun 😢😢😢
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 2 месяца назад
Mashaa allaah wiilka gabadha qaba wllahi waa awowgey wayo ayeydey abahey ❤❤❤dhashay buu ku reryhy ❤❤❤rer habargidir ❤❤❤wa rer awowgey ❤❤❤wmjclhay ❤alayaxagidak❤❤❤asc❤awowe❤dahir❤❤❤alasow❤illhey ha ikaa dhowro❤❤
@lailahali3501
@lailahali3501 2 месяца назад
❤ ❤❤❤❤❤❤eispeoror sjeiaoektthgjzoopdkfgjfkeosw❤d❤shrieked y Altufueo❤hsjsldtgsoPugut❤ysieiOt
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 2 месяца назад
Hooyada Was ​@@lailahali3501
@SimraanQurux-mq5mz
@SimraanQurux-mq5mz 2 месяца назад
ayeyo mcn❤❤❤
@sadam1318
@sadam1318 2 месяца назад
subxaanalah
@Asiahaji1
@Asiahaji1 2 месяца назад
Illaahay noo bad baadi dadkayaga soomaliyeed iyo wixii islaam ahba
@TheAdoonAlle
@TheAdoonAlle 2 месяца назад
Dahir alasow waa magafaha social Media.
@niyaaladem
@niyaaladem 2 месяца назад
Wuu isbadalaya daahir. Ninka ayaantaan wax wanaagsan ayuu sameeynayaa. ALLE hasoo hanuuniyo.
@zahrasiman5369
@zahrasiman5369 2 месяца назад
Illahow ha I maqashiin Dahir Culosoow geridiisa ha I maqashiin madaxweynaha Gabdha Somaliyeed
@sahroali7203
@sahroali7203 2 месяца назад
Allahu akbar wale waa musiboo tano kale alle dile baa dhinta rageena somalia dhibaatadan ku hayan alla haka qabto xaqana alla ha tuso
@shukrisulaymaan5671
@shukrisulaymaan5671 2 месяца назад
am crying wlh markan dhageystay qisadeed
@user-yh8wp2nj2x
@user-yh8wp2nj2x 2 месяца назад
@anaa Canada jooga waxaan kaacaawin karana diyaar baan u ahay ila soo xiriiriya
@smirailbir3931
@smirailbir3931 2 месяца назад
Ax wll ilah hana tuso ado cagahaga ku socda🤲
@dunka735
@dunka735 Месяц назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢inaalilaahi wa inaa lilahi rajucuun
@safiyahussen9466
@safiyahussen9466 Месяц назад
Inaa lilaahi wa wa inaa ileehi raajicuun
@user-qy2xq2bg3q
@user-qy2xq2bg3q 2 месяца назад
Subxanallah
@user-of4oy5ei2j
@user-of4oy5ei2j 2 месяца назад
SUBXAANALLAAH NAA NIMANKIINA KA XISHOODA DAAHIR MAXKAMAD MA,AHA
@user-ih5ip1xo1b
@user-ih5ip1xo1b Месяц назад
Allaahu akbar❤❤❤❤❤
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 Месяц назад
Allah somali endhaa adaqa.
@Nadifa-dq8gy
@Nadifa-dq8gy 2 месяца назад
Mashallh walabo qof isusamaray
@Canada-1958
@Canada-1958 2 месяца назад
She will need 1) Physical Rehabilitation & Therapy No less then 2 yrs. She should contatact Ontario Vocational Rehabilitation & Health Dept.
@faysalamir2349
@faysalamir2349 2 месяца назад
Manshalah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 2 месяца назад
Intee Lagu Arkay Dumar Iska Yaacaya , Maxaa waxlabartaa Noloshii Baa labaaatay .
@sofiamohamed6844
@sofiamohamed6844 2 месяца назад
Wan ka xumaadey qalbi xanun wllhi waan ka ooyey anigoo jecleyn social media ha😭😭😭
@lailahali3501
@lailahali3501 2 месяца назад
ayowrpeyqhkrrke q tau😢😂Yejekskelryktiwoowoejiyitesdiriririrururuurruurururueoakkklkkwarauuwoqitysiqptisyuqoft😢😂aisktorsiqioryiyiisoaritiutusidsidiidfiididisif😂digi
@lailahali3501
@lailahali3501 2 месяца назад
awiwkweueyrueiowow😂😂😂😂😂😂😂wgehskssgeotiriwoqtuito we akryuuu tree uq😂❤todowkyjyudkaotiyotfuiqjtititiriia😂❤jake’s 😅
@lailahali3501
@lailahali3501 2 месяца назад
takeout you❤😂😮😅😊😊😅🎉😊🎉😢😊😢😊😢😊😊😢😅😅ysy
@MulkiMire
@MulkiMire 2 месяца назад
Abaayo alaaha ku caafiyo
@Otaha-zr8sn
@Otaha-zr8sn 2 месяца назад
Allah caafiyo
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 2 месяца назад
😢😢😢😢😢😢
@ahmedosman3178
@ahmedosman3178 2 месяца назад
Wlhi waa runteed dadka dadka dila waasomali libiyaanka dadka madilaan
@caasha93
@caasha93 2 месяца назад
Gabadhan ma gabadhii hada kahor wariye salman midko ladhahayo Facebook ayan ka arkay dadkii badnaa iyo wilki dhagaxa dhabarka kasarna meshas Ayan gabadha ka arkay
@abdikarimhassan5740
@abdikarimhassan5740 23 дня назад
Tala Dumar waa taa, caruurr dibadda leesaga diraayo.
@amohammud7236
@amohammud7236 Месяц назад
Yaab, ilmaha leyska dirayo, 10 jir aah! Sidee hooyo ilmaheedii wadan aysan af aqoon qof aysan aqoon ugu dirtaa. Waa masuul xumo weyn. Ninkaan cumar iyo kuwa la midka ahba diyadeedii looga qaado
@nicmahayaan9972
@nicmahayaan9972 16 дней назад
Wlhi dhibaa ku dhacday gabadhan
@hassankhayr2963
@hassankhayr2963 2 месяца назад
Gabadhan hoyaded wn aqaanaa.wn maqlay qisadeda hoyadeed ayaa sheegi jirtay.xafadeena ayeey degeneyd.mamadaas hada wey naga guurtay
@IstanbulCabdi
@IstanbulCabdi Месяц назад
Maaa isugtagtaan mayday canal waayay
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 месяца назад
Gabadha wa quruxley
@leylomaxamed7757
@leylomaxamed7757 2 месяца назад
😭😭😭😭😭😭😭
@bakarofficial5344
@bakarofficial5344 2 месяца назад
Beentaas eeka qof jamacad u socda oo la tahriibinaa jamacad sow ma eheen tii codsi loo😂dirsan jiray kadib viso loo qaadan jiray shekadaan ma fahmin caqiiqda alle ayaa og
@dhamestirandumar9966
@dhamestirandumar9966 17 дней назад
soo lagama yaabo ineysanba wax fahansaneen madama ay yareyd
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 месяца назад
WAXAA SHARCI AH DADKAA DABAALADAA DADK SAA U DHIBAATEEYEY WAA LADAC WEEYAA
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 2 месяца назад
Waa mooryaantii dadka is baratay udhigan jiray
@yusufahmedsaid2038
@yusufahmedsaid2038 2 месяца назад
May ma kufsadaan ilmaha muxram ayey u wadatay somali waa hungureeyaa
@user-nj6zj7dg6s
@user-nj6zj7dg6s 2 месяца назад
💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭
@diamondjama9696
@diamondjama9696 2 месяца назад
Subaxalah
@lailahali3501
@lailahali3501 2 месяца назад
srr
@munirassad804
@munirassad804 2 месяца назад
😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺❤❤❤❤
@qaalixuseen6543
@qaalixuseen6543 2 месяца назад
Subxana laah
@naimowarsame7551
@naimowarsame7551 2 месяца назад
Daahirow waa in aad hubisa in hadii aay qof cusub tahay Abayo dowlada Waxii loodiro caqabad kaga imaan karto
@sadam1318
@sadam1318 2 месяца назад
ha ooyin ilaahay ha kuu kaalmeeyo
@hsaksa8264
@hsaksa8264 2 месяца назад
😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@lailahali3501
@lailahali3501 2 месяца назад
fairytale r😂😊😊😊😊😊😊😊😊ruizosottjysoaky
@hodandaud7319
@hodandaud7319 2 месяца назад
Asc dahir labarkaga iyan raba
@nuurdahirali8437
@nuurdahirali8437 Месяц назад
Su aasha malagu kufsaday gabdhaha Hoos uweydii fatlan
Далее
Поём вместе с CLEXXD🥵 | WICSUR #shorts
01:00
WAAR DAG DAG AH
45:56
Просмотров 92
#shakira qiso jaceyl wadna taabad leh
1:00:01
Просмотров 2,5 тыс.
Крыса 🐀🤣
1:01
Просмотров 2,6 млн
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
0:37
Просмотров 7 млн