Тёмный

Ninkii Muslimka ahaa ee hurdada u diiday Boqoraddii yurub | 60 sanno ayuu awood ku haystay badda..! 

Waaberi Media
Подписаться 520 тыс.
Просмотров 61 тыс.
50% 1

Ninkii hurdada u diiday Boqoraddii yurub | 60 sanno ayuu awood ku maamulayay badda Mediterranka! Khayradiin Barbarosa

Развлечения

Опубликовано:

 

20 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 102   
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko 29 дней назад
Libaaxii muslimiinta waxa uu ahaa xamza ilaahay haka raali noqdee 😢❤
@user-te3du1by9s
@user-te3du1by9s 9 дней назад
❤❤
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 29 дней назад
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p 29 дней назад
Geesiyaal maanta aan la aqoon ayaa soobixi doona mystaqbalka dhow insha'Allah ❤️
@user-wx2ot7wm9g
@user-wx2ot7wm9g 29 дней назад
Magacaygu waa cabdi risaaq cabdulahi halkana waa commentland kuso dhawaada akhristayaal qoraalkeena manta) mahadsanid usdaad cabdi raxman
@BeesoMedia
@BeesoMedia 29 дней назад
Taarikhda Barbaroos musalsal turkish ah baa laga sameeyay, Waa geesi guulo badan gaaray
@CadnaanAbdiQani
@CadnaanAbdiQani 29 дней назад
BarBarosa. HalYeY. Wax Badan muliminta uso HoYey. ManTa. Islamku si dhib Yar aYey mel kasta u jogan. SaBaBtana wxa iska leH. HalYeyadi. Muslinta alle. QABRIYada Ha u nuriYo. Dhamantod. Aamin. Aamin❤❤❤❤
@FardussYussuf
@FardussYussuf 27 дней назад
Amiin INSHAALLAHA walaal
@lilsamiir1m
@lilsamiir1m 29 дней назад
Igu caawi kali ah inaad isoo raacdid ✊❤
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf 29 дней назад
اللهم أعز الاسلام ولمسلمين
@blackdaimond4685
@blackdaimond4685 29 дней назад
Khayru diin basha barbarosa Alle haka raali noqdo isaga iyo intii garabkiisa aheyd ❤
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 29 дней назад
Allah raali haka ahaado Mujaahid barbarosa
@Som-efootball
@Som-efootball 29 дней назад
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤ حر الفلسطينى❤ Barbarosa ❤
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 29 дней назад
Allaah u naxariisto barbaroosa
@ameennikke
@ameennikke 29 дней назад
Masha Allah ❤ waaberi media
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 29 дней назад
Good job abdirahman horu soco brother
@Malhun22
@Malhun22 29 дней назад
Powe tariqda orhanki kowad ee osmanitinta kaso hadal plz 🙏 ❤
@suhaybmaxamedIdle
@suhaybmaxamedIdle 27 дней назад
Allaha kaajasaa isiiyo wll ee noosoo badi qisooyinka Taariikhyahanada libaaxyadii ISLAAMKA
@user-ek7mb9fb4e
@user-ek7mb9fb4e 29 дней назад
IM SOMALI MAN 😊
@eidl7120
@eidl7120 29 дней назад
Caado ama shey xun aa iska dhaafi waayey baa jirta si kasta hadaan yeeley ee iisoo duceeya wlaalayaal inuu ilaaheey iga madoobeeyo😢
@shaakirabdi7416
@shaakirabdi7416 29 дней назад
Its never or now Hadanad imnka isbadalin waliga isma badalaysid
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 28 дней назад
Waan ku salaamay saxiib cabdiramaan waabari
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 28 дней назад
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️💯
@engmohan1423
@engmohan1423 23 дня назад
Ilaahey islaamka quwadooda hasoo celiyo
@SioBarale
@SioBarale 23 дня назад
Allah na unaxriisto mujaahid barbarosa ' halyeey mar soo baxa ayuu ahaa 'allena ha soo celiyo haybadii muslimiinta
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 28 дней назад
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
@zacky8182
@zacky8182 29 дней назад
Alla geesiyiintaan oo kale maxaan tawnay 😢😢😢😢😢
@AnasMaxamed-dd7xp
@AnasMaxamed-dd7xp 29 дней назад
War waa beriyow sheikh xassan barsane dadka mayaqaanan ee video kale kasoo samee codsi
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 29 дней назад
Ustaad. Ibnu siinaay iyo ibnu Khalduum. Kasoo Hadal plzzz
@FaysalMoha-jr2ji
@FaysalMoha-jr2ji 27 дней назад
Rabbi ha so celiyo heybadii Islamka ay lahayeen 🤲
@AtoAhmed
@AtoAhmed 26 дней назад
Baba Urug isna geesi ayuu Ahaa wllka khayru-diin barbaroosa
@abassmahamoud4314
@abassmahamoud4314 29 дней назад
Joumca Moubarak
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 28 дней назад
SUBXAANALLAH☝️🥺💯
@user-hv4er7li3i
@user-hv4er7li3i 26 дней назад
شكرا لك اخي العزيز
@user-sl6zh9fz1u
@user-sl6zh9fz1u 29 дней назад
Waaberi media sxb arimaha sirdoonka kasoo hadal
@user-xm1fy7zw4u
@user-xm1fy7zw4u 29 дней назад
Asc wllo setahay wllo yuu ahaa halyay gaasi
@abdallah-seick
@abdallah-seick 29 дней назад
First 🥇 for Djibouti
@Ibrahimsomalimedia
@Ibrahimsomalimedia 28 дней назад
M.s i love ❤️ this channel
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 29 дней назад
Hada la rabaa xayawaanadaan kibray ee maraykan iyo reer yurub la dhaho halyeeyo afka kab kala dhaca jisyona ka qaada iyagoo dulaysan ❗
@CabdiqaniYuusuf-fz6nk
@CabdiqaniYuusuf-fz6nk 29 дней назад
First comment ❤
@abassmahamoud4314
@abassmahamoud4314 29 дней назад
Salam aleykoum
@user-km3fe2yr5t
@user-km3fe2yr5t 29 дней назад
Asc wll waxaa kaa codsanayaa in aad noo soo gudbisid barashada cyber security waa iga codsi wll ilaahay daryeesaan kuu jeclahay
@BashiirWaadaacad
@BashiirWaadaacad 29 дней назад
❤❤❤
@MahamedDaahirabdi
@MahamedDaahirabdi 29 дней назад
ilaahy haunaxariisto
@user-hl4hh4kb3p
@user-hl4hh4kb3p 29 дней назад
نحن أ مة أ عزّالله بالإسلام أ ذكر الصّديق فخراً وابن عفان
@MusamilAbusudaysimusamil
@MusamilAbusudaysimusamil 29 дней назад
GOROWE ❤❤❤
@farhaanmahdimuhumed2598
@farhaanmahdimuhumed2598 28 дней назад
Barbaros filim xiso lehe❤
@NajaxNajaxfaarax14
@NajaxNajaxfaarax14 29 дней назад
Wll iso jawab markad farinteyda aragtid buuga 101 hal xidhaalaha barbarosa bugas maqisa dhaba 2 buga qeybtisa 2aad oo walaba boog qeybta labaad ayana wayay xitaa waanradiyay xitaa internetka maiga cawinkartaa waxan uqba baahi weyn
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 22 дня назад
Absolutely
@rakbah.c
@rakbah.c 29 дней назад
Musalsalka barbaroosa markaad dawato ayaa dareemaysaa waxa lagasheekaynayo iyo musics ugaarkaa barbaroooosaaaaa
@abdallah-seick
@abdallah-seick 29 дней назад
Djibouti 🇩🇯
@user-ej1uy9lo9p
@user-ej1uy9lo9p 29 дней назад
M.a wll jaamacadaha kasoo samee wll adoo mahadsan asc
@bisharmahamad3468
@bisharmahamad3468 3 дня назад
waadmahadsantahay wll qaali
@user-ki5jo9lj2g
@user-ki5jo9lj2g 29 дней назад
❤❤❤❤
@hanadahirhasan1535
@hanadahirhasan1535 29 дней назад
Wabari media reported
@user-yv3of1gy1c
@user-yv3of1gy1c 25 дней назад
Kusali nabiga scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw
@hanadahirhasan1535
@hanadahirhasan1535 29 дней назад
Soogubita tariikhtad wn jclhy 🫡
@AsiyaFarax
@AsiyaFarax 26 дней назад
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 29 дней назад
🏆👍
@user-jz3vp9lq5g
@user-jz3vp9lq5g 29 дней назад
Haday muslimiinta hashiini lahaayen cadowga ma kibiri lahaayeen
@user-nz4hj5ri9i
@user-nz4hj5ri9i 29 дней назад
😊
@axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg
@axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg 28 дней назад
Barbarosa ❤
@IsmaciilQanyare-hj7lb
@IsmaciilQanyare-hj7lb 25 дней назад
Taarikhda maad sheegtay😢
@user-pc2uu9qk1n
@user-pc2uu9qk1n 29 дней назад
BARBADOSA BUT ZERO LIKES😢
@Mrkaka-lp3dd
@Mrkaka-lp3dd 26 дней назад
wLlo clraxaman salon makusowidinaa🎉🎉🎉🎉
@Mrkaka-lp3dd
@Mrkaka-lp3dd 26 дней назад
WXankawadaa suaalo
@updyrahmanmahat981
@updyrahmanmahat981 11 дней назад
Inta filimkiisa daawate
@Kabtansuleimaan-kv1lz
@Kabtansuleimaan-kv1lz 29 дней назад
Dawladda Cusmaaniyiintu Mudo 623 Sano in ka badan Ayey Diinta islaamka☪️ Difaacaysay Xilligii Ay Ugu Awood badnaydna Waa Wakhtigii Suldaan Suleimaan Alqaanuuni (AUN) Magaciisa oo Dhamaystiran Wuxuu Ahaa Suleimaan binu Saliim khaan binu Baayasiid 2aad Binu Maxamed Alfaatix
@kingpower6909
@kingpower6909 29 дней назад
wll bayaziid iyo maxamed alfaatix miyaanu muraad u dhexeyn 😮😮😮
@Kabtansuleimaan-kv1lz
@Kabtansuleimaan-kv1lz 29 дней назад
May Walaal
@kingpower6909
@kingpower6909 29 дней назад
@@Kabtansuleimaan-kv1lz ku noqo zxp
@cabdinasirmalin8253
@cabdinasirmalin8253 29 дней назад
Muslin guul❤
@AtoAhmed
@AtoAhmed 26 дней назад
Baba Urug zxp shirqool ayaa lagu diley
@NajmaabdiNajmaabdiyusuf
@NajmaabdiNajmaabdiyusuf 29 дней назад
Salaan sure ustaad abdi rahman
@BukhariMohamed-sf6uz
@BukhariMohamed-sf6uz 28 дней назад
libaaax
@blackdaimond4685
@blackdaimond4685 29 дней назад
Curuuj iyo hisiir laba halyey
@Hasaam930
@Hasaam930 29 дней назад
Wlo magalas genawa jasiirad mahan
@loveanimalis
@loveanimalis 28 дней назад
Horta caruurta somalida ee youtuberada ee turkiga booqdaa maxey taariikhda muslimka oo idil turkida ugu soo koobaan🤔🤔
@CabdilaahiMaxamed-b2c
@CabdilaahiMaxamed-b2c 23 дня назад
Libaaaxii badda
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 28 дней назад
Mᴀʜᴀᴅ sᴀɴɪᴅ✍️
@Eprasuuley
@Eprasuuley 28 дней назад
😅😅
@asmaabdullahi5850
@asmaabdullahi5850 29 дней назад
Abowe hada maxa bubure dowladi cusmaniyiintah😊
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 29 дней назад
100 Sano ka hor bay afka ciida darsatay dawladaasi
@user-catoosh
@user-catoosh 29 дней назад
ɪʟʜᴀʏ ʜᴀᴜɴᴀxᴀʀɪsᴛᴏ😢
@omarhasan5668
@omarhasan5668 29 дней назад
Landheera nimada lasheegaa waakaas
@user-tf5uc9jq6t
@user-tf5uc9jq6t 29 дней назад
Sxp kasoo hadal diimaha ka dhexjira diinta suuban ee islaamka
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 29 дней назад
Diimo kuma dhex jiraan islaamka ee waa hal diin oo Islaam ah walaal Balse manaahijta ayaa kala duwan yacni sharciyada kala duwan
@FaarahAhmed-p5i
@FaarahAhmed-p5i 29 дней назад
Kkkkjkkjjjjyyyy❤❤
@shorttube507
@shorttube507 29 дней назад
32 xalqadood afsomali ah ayaa ku daawaday barbaroosa
@AboddRahmn
@AboddRahmn 24 дня назад
Lesvos mytilene
@BUY_YOUTUB_VIEWS_280
@BUY_YOUTUB_VIEWS_280 29 дней назад
Subscribed and hooked!
@AnasMaxamed-dd7xp
@AnasMaxamed-dd7xp 29 дней назад
War waa beriyow sheikh xassan barsane dadka mayaqaanan ee video kale kasoo samee codsi
@AnasMaxamed-dd7xp
@AnasMaxamed-dd7xp 29 дней назад
War waa beriyow sheikh xassan barsane dadka mayaqaanan ee video kale kasoo samee codsi
@AnasMaxamed-dd7xp
@AnasMaxamed-dd7xp 29 дней назад
War waa beriyow sheikh xassan barsane dadka mayaqaanan ee video kale kasoo samee codsi
@somalinetflix3533
@somalinetflix3533 29 дней назад
Ma Cismaaniyiinta ayuu isna ka mid ahaa
@AnasMaxamed-dd7xp
@AnasMaxamed-dd7xp 29 дней назад
War waa beriyow sheikh xassan barsane dadka mayaqaanan ee video kale kasoo samee codsi
@aslampoe4034
@aslampoe4034 29 дней назад
Qof aan tariikhdiisu aqoonin
@AnasMaxamed-dd7xp
@AnasMaxamed-dd7xp 29 дней назад
@@aslampoe4034 War ani wan aqaanaa
@calicade3834
@calicade3834 29 дней назад
waw kasoosameeyay hada kahor
Далее
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
How Many Balloons Does It Take To Fly?
0:18
Просмотров 153 млн
Зачем он туда залез?
0:25
Просмотров 2,6 млн
Зачем он туда залез?
0:25
Просмотров 2,6 млн
Всегда проверяйте зеркала
0:19