Тёмный

Reer Banii israaiil ? Dhamaad iyo Billow | Kuwa maanta asalkooda xaguu ka imaaday ? 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 422 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

3 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 419   
@xudeydiyare1510
@xudeydiyare1510 10 месяцев назад
Intan caawa ka faaidey waligay buugna kama faaidin muxaadiro iyo goob waxbarashana Kama faaidin Idamka alle dartiis alle ha ku barakeeyo Ustaad Omer inshar ❤
@NajiibcabdiladiifNajiibcabdila
@NajiibcabdiladiifNajiibcabdila 8 месяцев назад
M.a
@DeeqaIbraahim-m4t
@DeeqaIbraahim-m4t 10 месяцев назад
كم انت حريص علي ارشاد الشباب الصومال نفتخر بك يا اخي عمر انشار ونرجوا رجعتك وزيارتك عن ارضنا الصومال ونقدم لك ونحن نفتخر بك ❤❤❤
@qx8b_54
@qx8b_54 10 месяцев назад
اي والله
@Gytyÿyyyy
@Gytyÿyyyy 10 месяцев назад
عمر ابن بلدنا نفتخر به الله يحفظك 😊🥰❤
@meaktooni
@meaktooni 10 месяцев назад
Amiin❤
@SICIIDGAALERI
@SICIIDGAALERI 10 месяцев назад
SOMALI KU SOO QOR INTAAS LUUQAD QAAAD MA RABNE👍
@yussufduale4142
@yussufduale4142 10 месяцев назад
Jazakallah kheir.. MashaAllah!!! 😜
@Hormar123
@Hormar123 10 месяцев назад
israaeel ilaaha dhulka hala jaro dhaha aamiin allaah inoo dhulka lajaro israeal aamiin aamiin illaaha ha u gargaaro walaalahayn falstiin
@qamarcantoob2965
@qamarcantoob2965 10 месяцев назад
Amin amin yaarabi
@Mahrez7596
@Mahrez7596 9 месяцев назад
Zhp hal su,aal oo shaki i galisay baa jirta Yuhuud iyo reer bani,israail farqi baa u dhaxeeya Yuhuud waa cid kastoo raacsan Diintii nabi muuse inkastoo ay badankeda badaleen Reer bani israa,ilna waa Qabiil ah yacni ilmihii yacquub Markaa su,aashu waxa weeye Ma jiraaan reer bani israa,iil musliimin ah oo aaminsan diinta nabi maxamed s.c.w ama diinta islaamka
@LGD__V3NOM
@LGD__V3NOM 2 месяца назад
​@@Mahrez7596amba zhp wa is weydiya taas lkn wxn umaleynaya inay jiraan qaar islaam ah
@hirsigoolmohammed5475
@hirsigoolmohammed5475 Месяц назад
​@@Mahrez7596 haa way jiraan qabilka ugu badan Afghanistan bashtun ah asal ahaan waxay ka soo jeedan yahuuda qaar badan way islameen carab noqdeen yamen iraq Syria motorcycle deganayeen qaar badan waa Muslimiin la carabeeyay noqdeen
@FarhanAlisaid
@FarhanAlisaid Месяц назад
Aamiin Aamiin
@ADIRETy-e4q
@ADIRETy-e4q 10 месяцев назад
Salad kasta ka dib ayad kursi akhri hal.mAr Kadib inaad dhimato ayaa janada kaa xigta❤ku saliya nabiga .scw❤
@MaryamMahamed-x3h
@MaryamMahamed-x3h 3 месяца назад
Salla allaahu calayhi wasallam
@mohaxasan-w3w
@mohaxasan-w3w 10 месяцев назад
halmar aan kusalino nabiga scw
@Sahromuhamed
@Sahromuhamed 10 месяцев назад
صلی اللّٰه علیــــه وسلم❤️
@noradinmahamed9665
@noradinmahamed9665 10 месяцев назад
Scw
@IzraAhmad-q5f
@IzraAhmad-q5f 6 месяцев назад
صلى الله عليه وسلم ❤
@MaryamMahamed-x3h
@MaryamMahamed-x3h 3 месяца назад
Salla allaahu calayhi wasallam
@Gytyÿyyyy
@Gytyÿyyyy 10 месяцев назад
Masha Allah wiilkena Allah ku xafido cilmigaga Allah kuu ziyadyo🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰
@nuurcilmi199
@nuurcilmi199 10 месяцев назад
وَلَمَّا رَجَعَ مُوسَىٰ إِلَىٰ قَوْمِهِ غَضْبَانَ أَسِفًا قَالَ بِئْسَمَا خَلَفْتُمُونِي مِن بَعْدِي ۖ أَعَجِلْتُمْ أَمْرَ رَبِّكُمْ ۖ وَأَلْقَى الْأَلْوَاحَ وَأَخَذَ بِرَأْسِ أَخِيهِ يَجُرُّهُ إِلَيْهِ ۚ قَالَ ابْنَ أُمَّ إِنَّ الْقَوْمَ اسْتَضْعَفُونِي وَكَادُوا يَقْتُلُونَنِي فَلَا تُشْمِتْ بِيَ الْأَعْدَاءَ وَلَا تَجْعَلْنِي مَعَ الْقَوْمِ الظَّالِمِينَ
@Updull44h1
@Updull44h1 10 месяцев назад
900k Biri oo khamiis ah waad arki doontaa cumarow insha allaah ❤❤
@xikmaawi2326
@xikmaawi2326 10 месяцев назад
Cumarow marka aad maraysay Nabi Ciisa Waxaad ka booday waqtigii nabi MUXAMAD .صلى الله عليه وسلم
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 10 месяцев назад
mahadsanid waa qiso cibro leh oo sifiican ukooban ree banii israail imtixaan ahayen ilaahy ree qaza ha uhiiliyo aamiin yaa rabbi
@fatmahfaisal7928
@fatmahfaisal7928 10 месяцев назад
اللهم انصر اخواننا المستضعفين في فلسطين اللهم بردًا و سلامًا على اهل غرة 🤲🏻🇵🇸😢
@hamidabintasal4548
@hamidabintasal4548 8 месяцев назад
Jazaakallaah macalin
@MaxamedCiyaw
@MaxamedCiyaw 10 месяцев назад
Ilaahay cilmiga iyo caqliga hakuu barakeeyo
@Cumeer11
@Cumeer11 10 месяцев назад
The best person ever the most knowledgeable and the shining person all created by allah is our prophet muhamed (scw)🤍🤍🤍🕊
@asluubsan9738
@asluubsan9738 10 месяцев назад
Mahadsanid walaalkey Cumar iinshaar
@sumisorry6078
@sumisorry6078 2 месяца назад
*اللهم في صباح هذا اليوم السبت اجعل لنا من كل ضيق فرجا، ومن كل همٍ مخرجا,اللهم ما بشرنا بما يسُرنا وكف عنا ما يضرنا وابعد عنا كل شيء يؤذينا,اللهم افتح لنا فتحا مبينًا، واهدنا صراطًا مستقيمًا، وانصرنا نصرًا عزيزًا,اللهم احفظ وطننا من شر الفتن واحمه يا الله من كل المصائب والمحن,اللهم اشف مرضانا وعاف مبتلانا وارحم موتانا واختم بالصالحات اعمالنا,اللهم انصر اخواننا في فـلسطين* .
@fawziaalisalad64
@fawziaalisalad64 10 месяцев назад
Ilaahey yahuuda ha ka qabto falastiin dhulkooda oo xor ah ku noolaadaan iyagoo dowlad ah.
@BAFAL.
@BAFAL. 10 месяцев назад
Aan u duceeyno walalaheen rer Palestine in ilahay dhibka ka dul qaado 👍🏼❤
@abdiRahman-k6q
@abdiRahman-k6q 10 месяцев назад
2017___2023 waxaan daawadaa ogaansho❤
@abdimalikaden4467
@abdimalikaden4467 10 месяцев назад
2017 mobile 📱 maba lahayn kkk 2018 gatay
@rahmaabdirahman7781
@rahmaabdirahman7781 9 месяцев назад
Masha Allah wll ilahay huku barakeeyo ciilmiiga🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@waxanahay1582
@waxanahay1582 10 месяцев назад
Jasakalah fahanka aad naga siisay iyo sida nogu sharaxday weligay macalin xita sida noguma faaidayn shukarn ustaad❤
@nuurcilmi199
@nuurcilmi199 10 месяцев назад
وَقَوْلِهِمْ إِنَّا قَتَلْنَا الْمَسِيحَ عِيسَى ابْنَ مَرْيَمَ رَسُولَ اللَّهِ وَمَا قَتَلُوهُ وَمَا صَلَبُوهُ وَلَٰكِن شُبِّهَ لَهُمْ ۚ وَإِنَّ الَّذِينَ اخْتَلَفُوا فِيهِ لَفِي شَكٍّ مِّنْهُ ۚ مَا لَهُم بِهِ مِنْ عِلْمٍ إِلَّا اتِّبَاعَ الظَّنِّ ۚ وَمَا قَتَلُوهُ يَقِينًا﴾
@ogaalo-dc7gx
@ogaalo-dc7gx 10 месяцев назад
Ilaahay augargaaro falastiin😢
@RahmoJouseph
@RahmoJouseph 10 месяцев назад
ما شاء الله 👏🏻 جزاك الله خيرا استاذ 👏🏻 واحسن الله إليك
@MaxamedXuseen-kg9sp
@MaxamedXuseen-kg9sp 10 месяцев назад
Waa vidio taariikh badan aad kusoo koobtay mahadsanid cumar inshaar🎉
@laylayare5405
@laylayare5405 10 месяцев назад
Masha Allah I learned so much from your videos thanks brother
@farmaajomediafm7947
@farmaajomediafm7947 10 месяцев назад
Waad ku mahadsan tahay warbixintaada❤
@madadaalo3805
@madadaalo3805 10 месяцев назад
Masha Allah qodobkan asagoo aad u faahfahsan ayaa nugu fiicnaaa Allaha kuu barakeeyo fasaxadaaada iyo fahamkaaga❤❤❤❤
@MohamettYare-yq2gc
@MohamettYare-yq2gc 10 месяцев назад
Ustaad cumar allaha Kubarakeeyo wax badan ayaan kaa faaiiday
@ABUBAKARAlzaaki
@ABUBAKARAlzaaki 10 месяцев назад
ماشاء الله اخونا الفاضل عمر انشار جزاك الله خيرا كما شاركت معنا هذه القصص مع خلاصة
@nihanabdi4541
@nihanabdi4541 10 месяцев назад
Waxbadan ayaan kaabrtay ustaad omar inshaar shukran jaziilan , sida faahfaahsan ee aad usoo koobtay ajar allaha kaasiiyo masha Allah, Allena ha kuubarakeeyo, wax wanaagsan oo bulshada dan u ah aya soo gudbisaa ustad shukran ❤, jazakallaah 😊, 1 million coming soon inşaallah 🎉
@derow17
@derow17 10 месяцев назад
The best man in the world is Prophet Mohammed SAW❤
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 6 месяцев назад
Scw scw scw ❤
@shijo2055
@shijo2055 10 месяцев назад
اللهم ارزقنا حسن الخاتمة يارب 🤲🤲🤲🤲
@Gytyÿyyyy
@Gytyÿyyyy 10 месяцев назад
اللهم آمين يارب العالمين 😭🤲
@RoodaAadan-iv9yt
@RoodaAadan-iv9yt 10 месяцев назад
Aamiin
@RahmoMohamed-ec5zw
@RahmoMohamed-ec5zw 10 месяцев назад
امين 🤲🏼 يارب
@kaamilodhorre
@kaamilodhorre 10 месяцев назад
Masha Allaah jazaka llaah kheyr walaal cilmi muhiim ah oo kooban ayaa noosoo diyaarisey mahadsanid 😊
@YusufJowhar49-tk3uu
@YusufJowhar49-tk3uu 10 месяцев назад
ماشاء اللّٰه يا عمر ❤❤❤💚💙🙏
@ibrahimmohamed2153
@ibrahimmohamed2153 10 месяцев назад
جزاك الله خيرا زادك الله علمك يا استاذ عمرانشار
@calicabdulahi5517
@calicabdulahi5517 10 месяцев назад
Masha allaha waa module wax badan ka faaiideystay
@faadumomaxamed7689
@faadumomaxamed7689 10 месяцев назад
Cimriga, caafimaadka iyo caadada, risiqa allaah hakuu barakeeyo aamiin 🤲🤲🤲🌹🌹🌹🌷🌷🌷❤
@zakibuuni
@zakibuuni 10 месяцев назад
Video waxa uu u qalmaa in la download garaysto🎉🎉
@nadifaosman9389
@nadifaosman9389 10 месяцев назад
Maasha allah yaa Cumar shukaran wllo si wcn ayad u diyaarisey waxa walb quraanka kari imika.ah aya no cadeynya
@contactwaaaw9401
@contactwaaaw9401 10 месяцев назад
Mahdsanid wll cumar❤inoso badi sheekoyin oo kale
@fiidowmrk
@fiidowmrk 10 месяцев назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@SalanIsmail
@SalanIsmail 10 месяцев назад
One million subscribers is coming soon .ustad omar inshar ❤.you deserve to get 3 million subscribers
@abakanaana9824
@abakanaana9824 10 месяцев назад
Wl alle dar dis alan ku jeclahay wlh
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 10 месяцев назад
Wall oganshow ❤❤❤❤❤❤ alle haku xafido ❤❤❤❤❤❤❤
@baaba.rashka
@baaba.rashka 10 месяцев назад
Ogaansho the lajend horey usoco
@hadillaium
@hadillaium 10 месяцев назад
12:39 angana hda wadadii baan haynaa 16:30 masixu dajjal waaye wxe sugaayan 18:05 the golden million😂 20:03 dawladii ottoman wee ku dhax dhuman jiren aygo iska dhigyo muslimiin kadibna waatey dumiyeen 21:12 obviously 😊 21:23 ceebtoda ku qarinyan lkn yahuuda caqli mlhn miyaa dadki intas so gumadaye maanta kalsonidee ku qabaan fiiri is dhihi jirey ileen waaba European laftirkodi, mahadsanid 😊omer sida fcn u soo diyaarise Alle hka abaal mariyo
@wiilkahooyo3653
@wiilkahooyo3653 10 месяцев назад
Lambarrahana maxaad oga jeeddaa
@cusmancumar1554
@cusmancumar1554 10 месяцев назад
Ma afhmin
@cabdishakuuraxmad1090
@cabdishakuuraxmad1090 9 месяцев назад
@@wiilkahooyo3653lambarka waxuu ka wada daqiiqada video ga lambarkas marka geysid hadal ka uu dhahayo iyo qoral ka lambarka ku xigo aya is leh ayuu ka wada wll
@cabdishakuuraxmad1090
@cabdishakuuraxmad1090 9 месяцев назад
@@cusmancumar1554​​⁠lambarka waxuu ka wada daqiiqada video ga lambarkas marka geysid hadal ka uu dhahayo iyo qoral ka lambarka ku xigo aya is leh ayuu ka wada wll
@ayaanleibro
@ayaanleibro 10 месяцев назад
Allah is one.
@hudaabdiqani3412
@hudaabdiqani3412 10 месяцев назад
MashaAllah mawduc aad u faaido badan. Mahadsanid cumar wll
@mohamedosman1000
@mohamedosman1000 10 месяцев назад
Mashaa Allah
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 10 месяцев назад
Wad ku mahad santahy Omar
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 месяцев назад
I'm from somalia 🇸🇴 I Love Palestine People 🇵🇸 I don't know why all the world are against Us 🥺💔
@omaraaniomaraani81
@omaraaniomaraani81 6 месяцев назад
Masheega marka 😂
@Maanka_789
@Maanka_789 6 месяцев назад
Iraaq iyo syria xataa sxb 😢🥺🥺😭😫
@Xaliimo11
@Xaliimo11 Месяц назад
Thanks very much my pro
@crahmanmohamed7106
@crahmanmohamed7106 Месяц назад
Waad dhaqan xun thy
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 10 месяцев назад
الله اكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤❤❤
@abdiwahidrooble2731
@abdiwahidrooble2731 10 месяцев назад
Love isaarrr ❤
@MaxamedCabdiraxmaan-ud6cg
@MaxamedCabdiraxmaan-ud6cg 10 месяцев назад
اللهم انصر اخواننا المستطعفين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@sacadaxmed9259
@sacadaxmed9259 10 месяцев назад
🎉 come zoon 😊900k Congratulations 🎊 👏
@hawashireafrah5862
@hawashireafrah5862 10 месяцев назад
Ma Sha Allaah.Qiso very importante ah. Ajar Allaha kaa siiyo.
@najiibcali6414
@najiibcali6414 10 месяцев назад
Alxamdulillah🤲❤ Waxaan hubaa in waxaa aan kaa ogaaday ay igu qaadan laheyd kudhawaad 10sano Tanks walaal 'Omar Inshaar'
@AyaanmaxamuudMaxamuud
@AyaanmaxamuudMaxamuud 6 месяцев назад
Waa.ahansamtahay waxaakafaaiiday❤❤❤❤❤❤
@DeeqowSiidow-ph6um
@DeeqowSiidow-ph6um 10 месяцев назад
Nabi ibraahim caruurtiisa wey badnaayeen waxaa ka mid ahaa madyan waa magaladii nabi muuse u megengalayada siisey inta uu fircoon ka cararaareyi (( madyan ibna ibraahiim ))
@abwaankayd2624
@abwaankayd2624 10 месяцев назад
Wax badan ayaad iiga iftiimisay Saxnuniyunta mahadsanid Akhi Caziz
@Rocco-v7h
@Rocco-v7h 10 месяцев назад
Walal qeyr allah ku siiyo waxaan ku wareeray farqiga u dhaxeyo Yahuud iyo magaca israil iyo sahyooni. Intaas manoo kala saari kartaa walalo.
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 10 месяцев назад
Israel wa magac Nabi yuhuud na wa wiil h dhalay nabi wana nabi yacquub Israel ba la odhan jiry waxa la idhi israil waxy u dhigantaa oo kale abdi (adoon) yuhudna wax la idhi wa carurtii u dhalay nabi yacquub magaciisi ama diintii u haystay. Waxa saaa idhi sheikh Ahmed Alyameni. In ay saa ahayd bn filaya hadan qalday Allah hanaga samaxo lkn saa ban ka maqlay shekhs uu ka hadlay ee so badh bariisany fcbk ga xata wwxn ka maqlay ha odhanina israil Allah ha madhiyo ee i dhahdaa yuhud Allah ha madhiyo
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 10 месяцев назад
Israel wa Isir ama qoomiyad yuhuud na wa caqiido diimeed Yuhuudaa wiilkii la odhan jiray ee ka midka ahaa reer bani Israa'iil iyo waxa yhuuda la yidhaahda wa labo kala duwan isku midna maaha
@khadrocabdi2985
@khadrocabdi2985 10 месяцев назад
Alahu akbar ❤❤ Palestinian love ❤
@mohcade2754
@mohcade2754 10 месяцев назад
Yaaa Cumar Videogaaan Waa Video Sanadka Thanxxx Akhii Wax Badan Aan Ka Faaidnay.. Insha Allaah One Million Subsc Soon 🎉 Waa U Qalantaa Intaaas Iyo Ka Badan
@abdirahman6500
@abdirahman6500 10 месяцев назад
Wcs ManshAllah AllAH ya cizag
@abdirahmanwehliye368
@abdirahmanwehliye368 10 месяцев назад
Barnaamij muhiim ah wye runtii alaha ku barakeeyo walaal cumar
@Xaaji1
@Xaaji1 10 месяцев назад
10:50 فَلَا تُشْمِتْ بِيَ الْأَعْدَاءَ
@maxamedadancawad2220
@maxamedadancawad2220 10 месяцев назад
وشكر الله لكم
@qalbinuura7473
@qalbinuura7473 10 месяцев назад
MASHA ALAAH WAX BADAN BAAN KAA FAA IIDAY JAZAKUMA LAAH ILAAHEEY HA GUUNLEEYO REER FALASLIIN INSHA AH IYO ISLAAMKA OO DHAN
@abdiwelijafaal
@abdiwelijafaal 10 месяцев назад
Mawduucaan waxaa ka dhexhelay macluumaad aan doonayay muddaba cid isu kay qabadsiisa mahadsanid wll
@dr.hassansalli8483
@dr.hassansalli8483 10 месяцев назад
Mahadsanid ustaad
@muminmohamed6494
@muminmohamed6494 10 месяцев назад
Mahadsanid ustad Omar. Runtii waxa dhalinta ugu jirta kalin muhiim ah caqliga iyo cilmiga alllha hakuu barakeeyo.
@MahamednurIsmail-sj8md
@MahamednurIsmail-sj8md 10 месяцев назад
Mnsh Allah tariikhda Noocan kale soo badi zxp
@Hubsiimo
@Hubsiimo 10 месяцев назад
Maasha Allah waqtiga iyo juhdiga aad galisay si aad qisadan uga sheekeyso wlh ma sahlana guuleyso walaal
@sultan_maestro14
@sultan_maestro14 10 месяцев назад
Video-gan waxaan ka helay xog aanan ka helin buugaag badan oo aan akhriyey❤
@ayanomar8111
@ayanomar8111 7 месяцев назад
Maansha Alah ilaahay ha ku barakeeyo Sh Omar
@Mrhurie
@Mrhurie 10 месяцев назад
Mahadsanid
@waasugeguuremedia8115
@waasugeguuremedia8115 10 месяцев назад
Waad mahadsan tahay waa macluumad aad u wanaagsan jisakallah
@zamatheratheinmuhumett3279
@zamatheratheinmuhumett3279 10 месяцев назад
Mahadsanid ustaad cumar.
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 10 месяцев назад
12 wiil isku bah maaha ama isku hooyo maaha waxa isku hooyo ah Nabiyulahi Yusuf iyo binyamiin 10 soo hadhaynay waa isku hooyo
@apdikarimqasim621
@apdikarimqasim621 10 месяцев назад
carabta ka hor dadki nola magacoda iyo tarikhdod barnajim kaso same ustad
@noraabdulaahi2620
@noraabdulaahi2620 10 месяцев назад
Sharaxaad aan aad ugu baahnaa . Mahadsanid wllkey cumar.
@igbaarochanel3693
@igbaarochanel3693 4 дня назад
Alle haku karaameeyo wll aamin aamin
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 10 месяцев назад
Macluumaad muhiim ah
@ahmedugaas3148
@ahmedugaas3148 9 месяцев назад
Mahadsanid walal inta aad nofa’ideysay
@apdallaisxaaq
@apdallaisxaaq 10 месяцев назад
Coming soon 1 million ❤❤❤
@CadnaanLii7
@CadnaanLii7 Месяц назад
Subxaana laahi wabi xamdi
@AadanDradam
@AadanDradam 10 месяцев назад
900k coming soon 🎉🎉🎉❤
@ahmedaliali5066
@ahmedaliali5066 10 месяцев назад
Masha allah allaha ku xifdiyo wll
@abdallahbashiir6758
@abdallahbashiir6758 10 месяцев назад
Ustat cumar inshaar mahadsanid🙏
@mubaarakmogadishawi
@mubaarakmogadishawi 10 месяцев назад
Ustaad cumar allaabtaan soo badi fadlan
@huseinali3854
@huseinali3854 7 месяцев назад
Wll soo badi qisaska anbiyada ee ka turjumaya xaaladaha inagu gadaaman ee NABI MUHAMMED impossible sii sheegey❤
@hafsaahmed5515
@hafsaahmed5515 10 месяцев назад
Shukran wll cumarow ilhy haku barakeyo
@hdnaj4044
@hdnaj4044 10 месяцев назад
Mansha Allah ustaad wax badan Ayaan kaa faaiidnay
@abdulshire1574
@abdulshire1574 10 месяцев назад
Masha Allah Walaal omar inshaar jazakallah khayr waad ku mahadsanatahay muqaalada sidan oo kaleeto oo aad nala wadgayso so badi insha allah ilahay haka abaalmariyo
@abdisalansulub4658
@abdisalansulub4658 10 месяцев назад
Shukran wlL omer wax badan wadna bartay
@FarxiyoMohametaadan
@FarxiyoMohametaadan 10 месяцев назад
ASSALAAMU CALAYKUM
@ahmedhabib5646
@ahmedhabib5646 10 месяцев назад
ManshAllaH wll wx badan bn ka Fa’iday manta jazaka allah khyrn hno
@papiobashka5401
@papiobashka5401 10 месяцев назад
Mahadsanid ustaad inshaar
@risafeboy3499
@risafeboy3499 10 месяцев назад
Waaaa Mahasanthy 👍🙏 Ustaada
@Malxomx638
@Malxomx638 10 месяцев назад
Ilaahow ugargaar reer falastiin gaar ahan gaza
Далее
Wuxuu Ahaa Nin Madow | Qisada Luqmaan Al Xakiim .
17:12
Провал со стеклянным хлебом…
00:41
Maxaa Sugaayo Ciidankooda ? | Ku Soo Dhawaada jaxiimada
12:10