Тёмный

Ninkii Uber Driverka Update & Beenta Somalida, Maxakamadii…🤔 

Fatxiya Cabsiiye Show
Подписаться 128 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Ealing Borough London
+44 7404 996516
Ruqiyo
Layla South London
+44 7538 579481
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Sweden: Saadia Osman
Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Nairobi, Kenya
0722997917
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Belgium
Ayan Idle
0031-684382273
Turkey
+905013296778
Garowe: Trendy collections
Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
0907635086
Jigjiga
+251 91 574 4595
Minneapolis, Minnesota
Minneapolis Halaal Market
612-729-2224
2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

Развлечения

Опубликовано:

 

8 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 105   
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 18 дней назад
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Ealing Borough London +44 7404 996516 Ruqiyo Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Belgium Ayan Idle 0031-684382273 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595 Minneapolis, Minnesota Minneapolis Halaal Market 612-729-2224 2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
@QaniYusuf
@QaniYusuf 17 дней назад
Asc indr number ka ifraax Australia ma shaqey nayo plz noo so sax.
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 17 дней назад
Wiilkaas soomaaliga ah haddii laga qaldan yahay ilaahay haka qabto cadowga haddii uu dembile yahay na ilaahay gabadhaas yar xaqeeda haka siiyo
@fadumaali1605
@fadumaali1605 17 дней назад
Indeed don’t despair. May Allah (SWT) heal us from the atrocities of this world. Allahuma Amin!
@amalismail7772
@amalismail7772 17 дней назад
Yahuuda Ilaahayow musiibo ku rid oo dhulka la jar
@ru.storytimeanimation3103
@ru.storytimeanimation3103 16 дней назад
Amiin
@kinzimahamoud3393
@kinzimahamoud3393 17 дней назад
We are all sad and helpless Soon Gaza will be free insha allah
@hannahani192
@hannahani192 17 дней назад
Runta Fatxiya ugu imow, aniga idaacada aan news ka kala socodo waa adiga😊
@maryanmuse379
@maryanmuse379 17 дней назад
Reer Seattle don’t give money for Jurors 😅😅😂😂
@faisakasim2138
@faisakasim2138 16 дней назад
😂😂😂😂
@umnalka7740
@umnalka7740 17 дней назад
He just pleaded not guilty that’s all macnaheeda ma ahan dembi malahan dibbaanaa leyskugu soonoqonayaa ilaahey umbaa og waxey ku dhamaandoonto
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 17 дней назад
oo ma arag kii masar kudilay darawal katuray maskaxdi burburtay oomasribuu ahaa masiibo ayaa jirta alaha nadhowro salan gobed❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@KhalilYusuf-i7b
@KhalilYusuf-i7b 17 дней назад
Fadxiyay inader munaafaq sanidaa kulahaa waan uduceeyey malintii laxidhay ilaahay uu ogaa Saad ugu jeesjeesaysay oo aad ucaayaysay.
@user-mr9wq4dt1u
@user-mr9wq4dt1u 17 дней назад
Wll way tiri ilahow kasoo furfur lkn wxy ku canaananeysay wxy ahyd destination ka uu dhameeyey ee uu hadana siiwaday gabadha waana sharcidaro
@rahmaabdalla92
@rahmaabdalla92 17 дней назад
Run iyo daacad nimo fathia ugu imaw qof nolosha fahansan aqoon leh karti leh aduunka la socota alle haku xafido habar wadaag soomali odhan channel kaaga igaga filnaaday ❤
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 17 дней назад
Heeskan waan u xiisey ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@AnabMohamad-wu3lf
@AnabMohamad-wu3lf 18 дней назад
Good news. Allaha dumiyo. ❤
@ashalul565
@ashalul565 17 дней назад
Ilaahay inta dulanta umada Allaha naga qabto.
@dekahaji
@dekahaji 17 дней назад
Waxa jira 2 jeer NOT Guilty ah. Mid wa marka eedaysanaha la waydiiyo dambiga in uu galay iyo kale hadii uu Not Guilty dhaho micnaheedu ma ahan in Eedaysanahu XOR yahayay. Iyo marka Jury gu isku raacan in Eedaysanahu Not Guilty yahay. Labadas ayey Somalidu isku khaldan.
@anabbintufulaan9031
@anabbintufulaan9031 17 дней назад
Dad aan danbi laheen bey jury danbi ku xukuman illahey odeygaas haduu barii yahey illahey si dagdaga haku badbaadsho
@ugasoelmi2138
@ugasoelmi2138 17 дней назад
Caadi matihid Allabeerka
@ifrahmohamed7460
@ifrahmohamed7460 17 дней назад
Adiga colad gar ah ma uqabta maxad dambele waga dhige adigon cadayn kuhayn
@momar6822
@momar6822 15 дней назад
Wixii jira oo naga qarsoon, Allah SWT ayaa xog-ogaal u ah. Lkn, Axmed waan garanayaa; deris ayaanu aheyn; run ahaantii waa nin oday oo aqyaar ah, mana filaayo inuu waxaas iyo wax la mid ah sameynaayo; lkn Allahu aclam. Anagana waxaa noo fiican inaanan ka hor dhicin baaritaanada socda ee ay maxkamada wado. Fadlan aan u duceyno in Illahey usoo saqiro. Maxkamadiisa waxaa la dhageysan doonaa June 18th, oo maalin Khamiis ah.
@sahrajelleali414
@sahrajelleali414 17 дней назад
I believe heestaan micnaad udhegensataa halmar nogasoshekey please I also like but I’m get all the meaning from this song 😊
@suadismail6541
@suadismail6541 17 дней назад
Same here sis
@daggankitchen7355
@daggankitchen7355 17 дней назад
June 16 arafadii miyaanay ahayn subxanallah😮😮
@sadam1318
@sadam1318 17 дней назад
waa heestii aan ku soo xasuusto bari samaadkii 😢😢😢😢😢😢😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 8 дней назад
Don't read the common they discuss.I love you beautiful
@inacamuud6919
@inacamuud6919 17 дней назад
Farhiyo sharaf bad lee dahay awil ban arkay waxa ku iri gabar qaali ah ba nasiib u hesha wu qoslay walah
@bluerain3282
@bluerain3282 17 дней назад
If the drank female was somewhere else and knocked out. Her father tracked her through the gps and she is somewhere with him ? It appears they interrupted a possible rape. Why didn’t he take her home ? She was drank. Why did he pick her up knowing she is extremely drunk? Anyways Allah knows but if the evidence aligns with the claims he is sadly a criminal.
@falismohamud233
@falismohamud233 16 дней назад
Product ga kenya malaga helaaa Esp Nairobi?
@hamdamarwo1916
@hamdamarwo1916 17 дней назад
Dirawaladu kulahaa mid hargaysa dhaweeya wadaa gabadh yar oo 5 years jirta oo amaan ahan loogu kireryay ayuu dhowr mar kubsaday goormay raga soomali kubsi ka doodan shaqa an kubsi aheen ma yaga yaqana
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 17 дней назад
Gabadh 5 jir a ayaa taxi keligeed la raacsiiyey?
@hagimohamoud6653
@hagimohamoud6653 14 дней назад
@@sunshineseaandvitamind8620 HaHa Haha. Somalida warkeeda waa been iyo bla bla bla.
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 17 дней назад
Ongoing micnihiisa may fahmin . Non guilty haday tahay waaba lagu kala tagay.
@user-zp5gw2yw8y
@user-zp5gw2yw8y 17 дней назад
Baxa dheh caku yahuud saqiradi mulinkey layeen
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 17 дней назад
Alaha kasii daayo odeyga gaalada aamiin
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 17 дней назад
Odeyga haddii uu waxaas sameeyey ha ku qadaan wuxuu xukunkiisu yahay waayo ama gaal ha ahaato ama muslin ha ahaatee waa Gabar
@user-tp4fp2ul7x
@user-tp4fp2ul7x 17 дней назад
Waxaa laga yabaa in warkaas wax jiraan oo la waayey cadayn inuu taabtay laakin kidnapping it’s not easy too
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 17 дней назад
Soomaali. Aad. Baay. Ujeceelyahiin. Inay. Beenata. Ilahoow. Haanugu. Roogiin. Waa. Waxa. Keena. Fuuqurad. Abaaraha. Khiilaafaka. Bisiinka
@bluerain3282
@bluerain3282 17 дней назад
Waxa is weeydin leh. Wa nin sheikh ah. Maxa gabar drank ah meel kale uu geeyey odayga? Soo guriga ma aheen destinationka?
@faisakasim2138
@faisakasim2138 16 дней назад
Waa sheekadii ey kuso barbaareyn oo aheyd gabadha unbaa qaldan.
@wixiilaraboanolashega
@wixiilaraboanolashega 15 дней назад
ineey sadeen amay somali aaden oo anaga nalagu yacay
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 17 дней назад
Waqtigiiba lama gaarin la oranlahaa ninku danbi malahan maxaase gariga geeyey meesha duurkaa oo guriba ku oolin😮
@anabbintufulaan9031
@anabbintufulaan9031 17 дней назад
Mararka qaar waxey dhahan dadku meshan uma socon cash baan kussine halkaas i gee soomali badan ba cash qaadata
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 17 дней назад
Leygu kaa dulyoogaye wanaagana mayeeshide somalay aan isbar qabano
@shukrinur9225
@shukrinur9225 12 дней назад
❤❤❤❤❤❤🎉
@Nuurah951
@Nuurah951 17 дней назад
Nin somali ah miyaa dambi yeesha😂😂😂. Marwalba waalaga qaldanyahay.
@shamcena7314
@shamcena7314 17 дней назад
Ma dhacaan baa laga helay mise waxaadan hubin miyaa noo sheeegaysaa
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 17 дней назад
farxiyay 🎉 anigu waan ku tageerA mowduca🎉qoyan duleste 🎉lakiin raga kayimadeen nabiyadii badnaa qudus waa dalkodi falastina walay uhiilin mayo ale iguma oga waayo melo badan ayaan kalashaqeyey waadulu cunsuriyiin cudasna waa asal lakiin birbigeyda in lalayo waaqalad falastin inwadan eecarab ah eegarab istagtay balantii way uga baxeen markaa dib u aqri kuwas waayo waasoomali yara cad 😢
@Ms.4ever33
@Ms.4ever33 17 дней назад
Maxaad hada qortay. Hal Kama fahmin.
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 17 дней назад
a​@@Ms.4ever33 adiga yaa ku dirsaday fahamkisa 😂😂😂😂
@abdirahmanmohamed779
@abdirahmanmohamed779 15 дней назад
Asc ilaah hana bad baadiyo aduun iyo aqira
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 17 дней назад
Daarood Mareyekan waa khariben Odayad Kufsade ah iyo Ciyaa doroogo Tuugo Waa in Lagasoo ereyo
@bluerain3282
@bluerain3282 17 дней назад
Maxa tiri? Cilka iyo naceybka an laga dareemin😂
@Ms.4ever33
@Ms.4ever33 17 дней назад
Qabiiliste aamus 😂
@alkhansaatumadir8632
@alkhansaatumadir8632 17 дней назад
Qabiil ha eedeen Ninkasta oo wadankasta jooga ayay ka dhacdaa
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 17 дней назад
Koob shaah lagu cabayo iyo perfume laysku buufinaayo mama malyun baa laga bartay waana laga badiyay
@yuruba8858
@yuruba8858 17 дней назад
Asc sister
@yuruba8858
@yuruba8858 17 дней назад
Long time this song
@yuruba8858
@yuruba8858 17 дней назад
Keep going sister love you wallo
@rahmamohamed4096
@rahmamohamed4096 17 дней назад
Nin qurbbaha Wax ka og ma. han
@AhmedAli-mt3lr
@AhmedAli-mt3lr 17 дней назад
Siday u gursatay duqa xafayada xidha macalaa muuqeedi aya is badalay
@hassanhared4521
@hassanhared4521 14 дней назад
odygi cdnka aha game bu watch miskn ayu shirqolayay lkin Allah aya grb galy ninkn demgina wa lagu wayay
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 14 дней назад
Maxamadii waa socotaa wax lagu waateyna ma jirto waayo weli lama gaadhin. Waxa keliya ee dhacay in la waydiiyo guilty or not guilty isna uu yidhi guilty ma ahi. Hada waa in xeer ilaaliya dawlada iyo dembi baadhayashu cadeeyeeyaan inuu galay, looyaradiisuna difaacaan. Marka sharcigu sida uu u sheeqeeyo barta Soomaaliyeey intaad been iyo propaganda fidinaysaan😂
@ahmedshire6434
@ahmedshire6434 15 дней назад
Farxiyo Canada Xaga Lagu_gada. Saleeda Timaha
@khadraali8373
@khadraali8373 17 дней назад
Warba waxadkudeysan ninkaasi haduu denbiileyahay Cadaalada hamaro haduusan ahayna illahay how hiiliyo qofkii dulmanahaa
@user-hl9kj4if7s
@user-hl9kj4if7s 17 дней назад
Waxaan layaabay sababta ay ula tageen oo ay policeka ugu waci waayeen!.
@fadumahussein4864
@fadumahussein4864 17 дней назад
Beentaa maaha walaahi imago dhan baa xanuunsaney walaal
@ubahguled96
@ubahguled96 17 дней назад
Ninkan waxa laga yaaba in lo dhigeey set up maanta somali wixii xuun ba iyaga lagu daya
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 17 дней назад
Haduusan saman Rabiyaw ka badbaadi hadii kalana asaga iyo gaalada waa shaqa u taala
@asmacali111
@asmacali111 15 дней назад
❤❤❤❤💚💚💚💚👍👍👍❤❤❤
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 17 дней назад
Ya? Sidaa ila carareen? In labaadho oo in wax loo gaystay in labaadho miyaanay ahayn.
@SaynabYusuff
@SaynabYusuff 17 дней назад
Finger prints don't take a long time. We have computers now. Of course his finger prints are going to be there in his car. They won't even bother looking because it's his car.
@FatmaAli-gl1mr
@FatmaAli-gl1mr 17 дней назад
They will look for it at her body and clothes
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 17 дней назад
Of course it's his car so they will not necessarily dust for fingerprint, its the dna that takes a little bit, maybe few weeks that's why they come back to court to say that there will be a trial or its dismissal. The article doesn't say the R was dropped.
@saidahmed8941
@saidahmed8941 15 дней назад
You are my close cousin but sister you are sick
@fartunali6857
@fartunali6857 17 дней назад
Beenta maha somalidu dhaqanka yuhidey leedahay qofka dambilahaa weyleyihin wlaga gardaranyahay
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 17 дней назад
Yaarabi dumi oo burburi oo dhulka lasim
@ahmedjama6071
@ahmedjama6071 15 дней назад
Haddii uusan Muslim ahayn kuma qabo ee xaaraan ayuu kugu haystaa ee ogow toobadu way furan tahay.
@hodanahmed9360
@hodanahmed9360 17 дней назад
Maxaa kugu dhacay fathia waad yara gabowday? Sidaan kuu arko walaashay
@FatmaAli-gl1mr
@FatmaAli-gl1mr 17 дней назад
Cimirgo waa xaq waliigeed ma oran inay yartahay
@niyaaladem
@niyaaladem 17 дней назад
Oo miyaa dhalinyaro la ahaanayaa waligeed? Hadii ALLE cinriga kuu dheereeyo sow la gaboobi mayo? Asdbaan ugu faraxsanahay kalsoonida Fatxiya, waayo, mindida, cirbad iyo qasqas meey hoos tagin oo waa natural qurux.❤
@safiajama8784
@safiajama8784 17 дней назад
Adigu ha gaboobin'intaada le egow waligaa. Sida dadka niyada looga dilo maxaad taqaanaan naag somali qaar badan
@luulluuy
@luulluuy 17 дней назад
Ka hadal ninka Palestinian ah oo somali tagay oo wax qaldan ka soo gudbiyey
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 8 дней назад
😂
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 17 дней назад
Dadkan hadii ay mareykan joogan iyo hadii ay jowhar joogan waa isku caqli sidii lee u wasaq badan yihiin u afxun yihiin u qabyaalad iyo geeljire nimo u yihiin waxaas oo dhan waxaa ka daran beenta kama xishoodan inkiraad kama weynadaan Somali oynaayo hadaad aragto 75% sida wax u dhaceen kuuma shegayo waayo 70% been buu ku dar daray
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 17 дней назад
Ina Cabsiiye waa gabar Bulshada Soomaaliyeed kuqaali ah kuwo maaga baa jira kuwaasna waa duleeyste iyo Qoyan wax aay kumaagaan maxaad beenta iyo qabyaalada urtay ee aan sheegno maalin kasta noogu cadaaysaa.
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 17 дней назад
Indha Adega Daarood bal Ninkaa weyen daya Wuxuu ku hadalayo Daawada
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 17 дней назад
Nin aad ciishay ayaa ku caaya 😂😂😂
@user-mr9wq4dt1u
@user-mr9wq4dt1u 17 дней назад
Qalbigaaga safee yaad xanuusane qabyaaladu waa cudur
@Ms.4ever33
@Ms.4ever33 17 дней назад
Adigana ma mid daarood baa kusoo kufsaday. Ciil badan baa kaa muuqdo 😂
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 17 дней назад
Qofkii ceebtii qofkale faafiya isna ceebtiisa ilaahay ma asturo
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 17 дней назад
News wixii ahi Waa faafeen. Ceeb iyo Dembi waa kala laba. Dembi waa waxa qof iyo Allahiis u dhexeeya Oo Aan cid kale wax yeelayn Ee dad kale dibada keenaan. Dembi Allah qariyq ma odhan oo isagaaba kashifa
@suubansamatar8679
@suubansamatar8679 17 дней назад
Aad oo wey arsaaqadiiba waxey kagashey in dadka ceebahooda lafaafiyo dadkodeyna uguso hormaran iney wax kasheegan community kale waxa somalida kadhaco 10 jibaarkood bey kudhaqmaan
@hamdamarwo1916
@hamdamarwo1916 17 дней назад
Ogor mxaa asturada ninka dowladbaa haysata wargaysyo kale Oo international language ku hadlay duubaya oo aduunka dhanba laga duubayaa fathiya waxna ku kordhin mayso waxna ka dhimimayso hush
@niyaaladem
@niyaaladem 17 дней назад
Naa marka hore Muslim dhab ah noqda oo dhan walba iska astura si ALLE idiin asturo. Nin caalamka oo dhan laga fiirsanayo maxaa ceebtiisa laga qarin? Ninka hadaanu sanbigaa galin ALLE haka soo furfuro, hadii uu galayna ALLE ha cinqaabo.
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 17 дней назад
Naagahiina Waxay Xadeen Malayiin Lacaga Caruurta lagu qaatay budhcad Beri Daarood
@angel67ball51
@angel67ball51 17 дней назад
Naavadigu beenta iska daa gaaladu waxay qoraan waad rumeyneysaa tan somalidana waad beenineysaa cuqdadii aad raga ka qaadey kuma dhigto
@abshirokeyr6418
@abshirokeyr6418 17 дней назад
Fatxiyo gaalada waxay qortay waad rumaysanee Soomalida waxay kuu sheegtana waad beeninee adiga beenta iska daa
@FatmaAli-gl1mr
@FatmaAli-gl1mr 17 дней назад
😂somali ya ka been badan especially marka kufsi meesha yimado lkn meesho somalia maha
@niyaaladem
@niyaaladem 17 дней назад
Sheeko. 😂😂😂 Maxay runeeystay oo gaaladu u sheegtay? Gaalka fatxiya lasoo hadlay waa kee? Ninka weli maxkamadiisu weey socotaa oo waxay tiri un aan ka war sug no dhmaadka iyo go'aanka maxkamada 😂😂😂. Fahan ma jiro miyaa? Caku somaali maryooleey
@bluerain3282
@bluerain3282 17 дней назад
So he completed the ride. She was drank. He took her somewhere else and she was found naked in his backseat? Ayow. Of this is true. Wale Allah has finally got him .
@bluerain3282
@bluerain3282 17 дней назад
If the drank female was somewhere else and knocked out. Her father tracked her through the gps and she is somewhere with him ? It appears they interrupted a possible rape. Why didn’t he take her home ? She was drank. Why did he pick her up knowing she is extremely drunk? Anyways Allah knows but if the evidence aligns with the claims he is sadly a criminal.
Далее
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Jawigii maanta ee golaha Wakiillada Somaliland.
10:51
20 июля 2024 г.
0:11
Просмотров 2,6 млн
Разговор на Патриках
1:01
Просмотров 3,2 млн