Тёмный

NISA iyo Booliska yaa Shacabka ka qaata Lacago Baad ah? Gen. Zakia ayaa ka Jawaabaysa 

Dalsan TV
Подписаться 165 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 31   
@bellaguul840
@bellaguul840 Год назад
MashAllah Abaayo ❤❤❤
@user-dt9sj3en3d
@user-dt9sj3en3d Год назад
Beautiful interview. It’s sad that our lady general is encouraging corruption
@ciisewarsame2448
@ciisewarsame2448 Год назад
Guul dowladeena
@Som-Heeso
@Som-Heeso Год назад
Fiiri 1:25
@saeedhasan8967
@saeedhasan8967 Год назад
991 anaa u cabtay waan ku so waceynaa si la ii dhahay 1 bil ka hor waan sugaa
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Год назад
She must thank President Farmajo for appointing her
@abdiishale4881
@abdiishale4881 Год назад
Full interview pls
@imraanismail-rz3mf
@imraanismail-rz3mf Год назад
Waa dhiiri galinaysaa
@dahirmax6281
@dahirmax6281 Год назад
Wadanka sharci kama jiro jeneraal boolis ah ayaa idaacadaha ka leh awoodeeyda cidaan doono waan ku fulin karaa. Miyuusan jirin sharci muwaadinka xuquuqdiisa dhawraya???
@hibohassan3817
@hibohassan3817 Год назад
Kitabki rabigey lagarab marey iyo sunadii subanaha SCW marka in qof miskin ah bilaaa sharci loo xiro karo oo walibo loo hanjabo mesha sharci dineed ban mesha olin
@imraanismail-rz3mf
@imraanismail-rz3mf Год назад
Yes it is
@muhsinosman7265
@muhsinosman7265 Год назад
Wallahi hadi Aan Awood lahaani lahaa Police kaa somalia waxaan siini lahaa lacagta Ay qataan Amison Iyo kaa badan baa Amisona wadaanka Waan kaa sari lahaa
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Год назад
Mushaharka police ka waxan uga dhigi lahaa $800 Militarigana $1000 si ay dhiiri galin u helaan
@fahmomohamed5998
@fahmomohamed5998 Год назад
@Som-Heeso
@Som-Heeso Год назад
Bisinka 2 iyo 3 dollar oo laaluush ah waa iska caadi. Amniga ma dhibeysaa aaa.
@bellaguul840
@bellaguul840 Год назад
America 🇺🇸 checkpoint and we pay 💰 for more than 2 dollars. What is the difference in Somalia 🇸🇴. 😂
@rocky4066
@rocky4066 Год назад
WAXAN QIBRA LAHEEYN AYAA JENERAAL LAGA DHIGAY NASIIBDARADA SOOMAALIYA QIIMADARADA DARAJADA JENERAAL OO SOOMAALIYA GAARTAY
@yaakcon
@yaakcon Год назад
Haddalkii ay dhahday ayey haddana wariyaha ku eedaynaysaa. Horta garaadahaan tirada badan ma la iska xirtaa??
@fareymaxamed2483
@fareymaxamed2483 Год назад
War waxay ku hadleyso maqla boliska shacabka wax wuu ka qaadan karaa waxaasaa nabad ka sugeynaa somali way ba,day
@abdirahimaliadow234
@abdirahimaliadow234 Год назад
Islaantan xilkey hayso waan ku wareerey wlahi. Ma taliya ku xigeenka ciidanka policeka gobolka Banadir mise Soomaaliya?
@user-rh7my4ww8n
@user-rh7my4ww8n Год назад
Acs
@user-hj9yd1fq4o
@user-hj9yd1fq4o Год назад
General Zakia me ask for you to organise both somali people who live in foreign countries and those who live in the country can pay their salaries. We should do with this. We are taken tax on everything we buy,why are we neglecting our country?
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 Год назад
Qeebta wicitaanka maxaslogajaray 🥺
@abdiweheliye8022
@abdiweheliye8022 Год назад
Kooxda dadban ee CBB dalsan TV waa laidin ogyahay
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Год назад
Muufadada iska dubo habryahey USC dhaca iyo boobka darajo ku boobtey
@OMARAhmed-cd6ch
@OMARAhmed-cd6ch Год назад
Somalia 🇸🇴 waxaa ay jebisay Recordka caalamka waana talaabo ay gadaal u qaaday waxaa ka mid ah: 1. 35 sano jir aan weligii ciidan noqon oo ka bilaayo darajada JENARAL. saraakiishii tababarla loogu qaadi Jiray kuliyadaha policeka ee wadanka Talyaaniga 3sano oo tababar ah Kaddib waxaa ay imaan jireen ayagoo Xiddigle ah. Dhibaatada waa 4.5 qabiil ayaa Dhahaayo qabiilkeena JENARAL Ma laha ee JENARAL ayaan u Baahanahay, si qabiilkii loo raali Waxaa la leeyahay qof keensada Laakin CV ha soo samaysto sida Inuu ka METROPOLITAN UNIVERSITY oo been abuur ah sida ZAKIYA. iyo kuwa kaloo badan. ILAAHEEY AMRKIIS.
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 Год назад
Horta as aan gabadha ahay wax badan ayaa aqoon u leeyhay ciidadka iyo qibrad qofka ciidanka noqonaya waa inuu rabarber soo qaataa darajadan ka soo bilaawaa A ilaa Z laakin yurub baan ka imid janaraal baa la iga dhigay oo ciidanka ayaa hogaamiyaa I don’t understand waxa wadanka dib u dhigay waa aqoon la aanta sharciga u degsan wadanka qofkasta wax uu qibrad u laheen ayaa loo wada magacaaway sorry somali dhibka halkaas buu iidankaga imaanayaa somali ha noolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@saaradahi6675
@saaradahi6675 Год назад
Hadaan mushaar ku filan la siin dadka ayay dhacayaan 200 xitaa ciyaalka kuma filna. Afrikanka 1100$ qaataan, xaq daro maaha.
@user-dt9sj3en3d
@user-dt9sj3en3d Год назад
Qoftaan Laaluush ka difaacayso ka warama???😂😂😂😂😂
@sacdiyafarah5746
@sacdiyafarah5746 Год назад
Taas excuse maahan, haduu mushaarka lagu yareyso dadka mey xoog Wax uga qaadanayaan.yeeeeeeers, wuu shiirri gelinayaa.
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Год назад
FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE RU-vidR ROOTI LOOGA RAADSADO WAA BEENAALE NAHAAB AH Habrtani 60sano jirka General MOORYAN Looxirey cajiib
Далее
""Waxaan ku Jiraa Khatar Weyn" Jeneraal Zakia Husein
4:40
Friends
00:32
Просмотров 865 тыс.
Straight from SEMICON Taiwan 2024
9:20
Просмотров 4,9 тыс.
Why Has Starmer’s Approval Rating Tanked?
8:57
Просмотров 255 тыс.