Тёмный

Nolal dabiici ah iyo howl maalmeedkeena maanta 

dhaqan kaaba
Подписаться 225 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Facebook page dhaqankaaba

Опубликовано:

 

11 апр 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 88   
@fardowsa231
@fardowsa231 Год назад
Ilahay wadan qaniya buu na siyay qurbaha cuno 8 sac ka badan bananka ma loga tagi karo wa iin talagad lagaliya hadii kale way is badalaysa lakin wadankena cunada talagad uma bahna hawo ficaan Oo saxa leeh buu allah nasiyay alx
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Год назад
Barakallah! Cunto dabiici ah.
@nuur6536
@nuur6536 Год назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato wll 🖤😢
@Umu-abdirahman
@Umu-abdirahman Год назад
M.a Nolal Qurux badan Waaye🥺
@GololMudug
@GololMudug Год назад
Haantii qabada ee la culi jiray baa ka feecnaan lahayd maasha allaah farxada alllaha kuu siyaadiyo waa nolol bilaa buuq ah xoolaha hadaan fadhiisin lahayn oo cows u beeri lahyan bay kasii wacnaan lahayd
@alifreemann5440
@alifreemann5440 Год назад
Dhaqankab wakutagersanahay horuusocodwanagsan sharafey
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Год назад
Away dadkii kheeyrka jeclaa ❓❓❓❓
@malakinaboqor4143
@malakinaboqor4143 Год назад
Ilahow anagane arigiina garoorkii laka maali jiray kusoo celi caano ari oo garoor ah wax ka macaan maleh 🥺inkastoo la gadi rabo arigeena 😭
@fadumoabdulkadirshekh5737
@fadumoabdulkadirshekh5737 Год назад
ASC Maash Allaah Tabaarka Laah Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha I Din SIIYO Inshaa Allaah Amiin
@ashanur7166
@ashanur7166 Год назад
Waaw anoo yar aya la iidhiibijiraay waana necbanjiray kkkkk
@hananmohumed6888
@hananmohumed6888 Год назад
Masha Allah tabarakallaah dhaqan kaaba afurkaagu caadi ma ahan
@umujabir1402
@umujabir1402 Год назад
Maashaallah waligey baadiya matagin lkn aad ayan ujeclaaday inan tago baadiya wlhi 🎉
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Год назад
Nin katagay hoowshisa hoowlkalana howlkale aqon intu kabarta loodul qaataa isdhaf wadushay ana soo dagnay
@bilanbabdulahi8442
@bilanbabdulahi8442 Год назад
Mansha'allah si fiican ayaa u lushay caanaha
@mohamedabdulkadir7824
@mohamedabdulkadir7824 Год назад
Muuqaalka warkiisa yaree oo wax qabadka badi
@ly3035
@ly3035 Год назад
Maansha allaah ilaahey hadiin siyaadsho
@elyasjimale4316
@elyasjimale4316 Год назад
Walashey alxmdulilh masha Allah halkan wa xage tankala rob kama diin miya
@hawohussein2919
@hawohussein2919 Год назад
Waa beautiful place❤❤❤❤ it is stress out waan nacay magaalo I don’t know sodaan ila qabsan karo baa diye I love it
@Sissy988
@Sissy988 Год назад
Walaaly burkaas waajecahy maiikeen tit
@suweydolk2757
@suweydolk2757 Год назад
Nin baadiyo inaa guursano aa nagu dhiire galinoosa😂😂😂😂😂😂
Далее
Barwaaqada iyo nimcada g/shabeelada hoose
10:30
Просмотров 103 тыс.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
Просмотров 26 млн
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
09:35
СЛУЧАЙ В ЧЕРНОБЫЛЕ😰#shorts
00:19
Просмотров 331 тыс.
Aniga qisadayda halkay kabilaabatay
15:28
Просмотров 164 тыс.
Godka libaaxa iyo meerkurigga Dhibco
8:04
Просмотров 902
MASEER PART 8
34:48
Просмотров 214 тыс.
Garab rarato meel cidlaa ayaan ku harsanay
10:55
Просмотров 65 тыс.
Dhaqankaaba miyaa lagu aroosay mesha ay tagtay
16:31
Просмотров 78 тыс.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
Просмотров 26 млн