Тёмный

Dhaqankaaba miyaa lagu aroosay mesha ay tagtay 

dhaqan kaaba
Подписаться 225 тыс.
Просмотров 78 тыс.
50% 1

Facebook page dhaqankaaba

Опубликовано:

 

10 май 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 442   
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan Год назад
Maasha allah tabaarakallah dhaqan kaabaay allaha kuu siyaadiyo farxada aad kunooshahay waan jeclaan lahaa inan maruun tago meeshaas dhaqankaabaay waxaan kaa codsanaa inad video gayga comments kaaga inad iisaarto si ay asxaabtaada iigu soobiiraan waana kaaga mahad celinaa
@netflixfaiza6229
@netflixfaiza6229 Год назад
Mashaallah this girl is so smart may Allah protect her and bless her 🤲🤲❤
@warsamefx3349
@warsamefx3349 Год назад
meeshu qurxoonaa waoow maqaayad kadhig iyo dukaan yar tuulo dhaqan kaaba u bixi magaceeda 💯
@imamshawkaani7840
@imamshawkaani7840 Год назад
Aad waxaan ugu farxaa wll sida aad xijaabka marwalba u sida tid ee aanay dadka bilaa xijaabka ah kuu saamayn
@dheemanhusssein9578
@dheemanhusssein9578 Год назад
Masha Allah meesha banaan mudulo ama aqalo ka dhis Dalxiis ayaan kuugu imaneynaye bisha 8aad 4 qofood boos ma u u heysaa 🥰🥰🥰
@aayahajiilkaproduction4612
@aayahajiilkaproduction4612 Год назад
Masha allah qofqalbi wanaagsan wadaniyada 20noocaas ayaan ubahanahay isha Allah
@mohamedliban59
@mohamedliban59 Год назад
Insha allah hadafkaaga waad gaari insha allah guul walaheey qaali
@abeleli2651
@abeleli2651 Год назад
Mashaallah, Waa nolosha aan rabo inan kunolado markaa dalka imado InshaAllah.
@intaallejeceljecliyaa3852
@intaallejeceljecliyaa3852 Год назад
Maa shaa Allah walahay qurux waxaan dareemaya inan kula joogo qaaliyey ala wadankeenu qurux badanaaa 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💖💖❤❤💖💖💖💖💖❤💖💖💖❤💖💖❤💖💖
@ilsanasde7918
@ilsanasde7918 Год назад
Waa mesha aduunka uku fican bila stress bila buuq walhi ad aya uu jeclahay noloshaan nasib badana dhaqaankaba MANSHA ALLAH
@najmanuraciid1045
@najmanuraciid1045 Год назад
Mnsha allh gabdhan asturanan iyo dal jacayl by dadka ku dhaftay
@Raasudgoon4212
@Raasudgoon4212 Год назад
Sc dhaqan kaaba ilaahay ha ku barakeeyo guul aduun iyi aakhiraba kuu rajeynayaa aad u xiiseynayaa kula hadli hadii ay macquul tahay
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Год назад
Masha Allah abayo ubax Quruxey wlhi Qalbigaa kaa jaceylahay ❤nolow
@FarhanAbdirahman-wo5pg
@FarhanAbdirahman-wo5pg Год назад
MashAllah Dhaqan KabobAllaha Kuxafido Nolool wanagzan Kunoolow. Iyo Farxad Dameestiran. Miisha Joogto aad baan ujeclhy Allaha kudiisto Wlshy Nmbrkaa Isodir Aan islasoxariirneee Gabar Aduu Kale Tan aa doonayo wye Allaha iikasosahlo
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Год назад
dhaqan,kaaba
@shamso_1451
@shamso_1451 Год назад
Allaahu mabaarik waaba sidaan u jeclaa adduun ka inaan sameeyo waan kuu imaan doonaa maalin inshaa allaah dalkeena innagaa usoo ooyeyna in alle nagu soo celiyo ilmeheenii ayaan ka soo fuqsan la, nahay dhulka shisheeye maalin iyo habeen allaah waxaan kabaryaa iney dalkooda alle jacayl iyo barwaaqo ugeliyo aamiin noo dhaha ahlu qayrrow habo hore usoco guuleyso
@abdikadiromar5868
@abdikadiromar5868 Год назад
Anigaa raba Inan ku arooso❤❤❤
@kamalkacayeofficial9433
@kamalkacayeofficial9433 Год назад
My sister nolashaaada Quruxda badan Allah haku barakeeyo❤❤❤
@munayusuf4949
@munayusuf4949 Год назад
Manshallah walaasheen. Sad ayaan kuugu farqxsanahay. Soo badi . Waqooyina tag fadlan oi wax soo duub inshallah , guul allah ha ina siiyo amiin
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 Год назад
Maashaaallaah Tabaarakaallaah, Allaah yabaarik,.Waxaa kuu dhiman Laba geed oo geed hindi ah oo aad haysatid mustaqbalka inshaaallaah..
Далее
Aniga qisadayda halkay kabilaabatay
15:28
Просмотров 164 тыс.
Поём вместе с CLEXXD🥵 | WICSUR #shorts
01:00
Meherada ama maqaaxida dhaqankaaba😁
14:57
Просмотров 101 тыс.
Customer Care Sn2 Ep 14A
22:33
Просмотров 82 тыс.
Mas cagalay baagii biyaha nooga dhacday🥺
8:17
Просмотров 28 тыс.
Dhaqan layaab leh😋
8:16
Просмотров 175 тыс.
Routine baadiyaha iyo muqaal qurux badan
16:51
Просмотров 77 тыс.