Тёмный

NOLOSHA FARTUUN BALBALAARKA KA ILMESIYAY ADNA 😭 

Adna Henna
Подписаться 658 тыс.
Просмотров 336 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 492   
@duniyocuntoiyoqurxin2069
@duniyocuntoiyoqurxin2069 4 года назад
Masha allah adna xabibti aada ugu mahadsanatahay barnaamijka aad u qiimaha badan fartuuna waxaan leeyhay keep going abaayo gabar somali ah Oo nool aa tahay alaha ku garab qabto❤️
@biibohabiofficial
@biibohabiofficial 4 года назад
mcn waa ku salmay
@hamdaabdiganichanel2295
@hamdaabdiganichanel2295 4 года назад
Duniyo Cunto iyo qurxin zah mansha llh allh hayna xfdiyo wllo
@ridwaanbashiir7055
@ridwaanbashiir7055 4 года назад
Wlhi waa gabar kartileh Abayo m.A
@ridwaanbashiir7055
@ridwaanbashiir7055 4 года назад
😢😂❤💜
@updynoorabdiqadir1283
@updynoorabdiqadir1283 4 года назад
Inta hormark fartuun balbalaarka Ku Farax San waxAa idin RajeYNaa❤❤❤❤😍gUul
@ismahanmbeauty7366
@ismahanmbeauty7366 4 года назад
Masha allah Hormar Wacan fartuun
@bidhanabdirahim4495
@bidhanabdirahim4495 4 года назад
Asc 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@kahahassanmohamed5798
@kahahassanmohamed5798 4 года назад
Masha Allah keeep going fartun anytime
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 4 года назад
Mxaa balbalaarka ka maqan gurigeeda wadaNkeeda joogta xornimo ayay ku.nooshahy wa faraxsantahy wey shaqeesata waa qof karti leh oo isku filaN Viva balbalaarka❤❤❤
@maimun5254
@maimun5254 4 года назад
Aduunkaa u necbaa fartuun lkn mnta markaan arkay muuqaalkaan wlhi wn ka shalaayay balan waayay hada ka bacdi inaan support gareeyo ilahaay ha u dhib yareeyo miskiinta N.B never judge a book by its cover like me 😢😢😢😢
@umu-maahircali3871
@umu-maahircali3871 4 года назад
Wllhi anigaa kula mid ah hadaan arkay wan ilmeeyey ilaah iga sareeyaa miskiin ax ax wad guulaysanaysaa wllshy fartuun qali
@KakaKaka-tk7dv
@KakaKaka-tk7dv 4 года назад
Asc adno duhur wngsn Xabbti like isaar ilahey dartiis hormar wacan plz like isaar ilahey dartiis
@umumumtaazchannel4528
@umumumtaazchannel4528 4 года назад
Kaka kaka wll subescribe isaar aankuu saree
@KakaKaka-tk7dv
@KakaKaka-tk7dv 4 года назад
@@umumumtaazchannel4528 diyaar Xayati lkn aniga RU-vid ma ihii waan idiin tageeraa dadkeygow
@KakaKaka-tk7dv
@KakaKaka-tk7dv 4 года назад
@@umumumtaazchannel4528 waan ku saray hormar wacan insha Allah
@umumumtaazchannel4528
@umumumtaazchannel4528 4 года назад
@@KakaKaka-tk7dv ok wll waad mahdsanthy
@KakaKaka-tk7dv
@KakaKaka-tk7dv 4 года назад
@@umumumtaazchannel4528 adaa mudan❤❤👈
@shadiaabdirahman7037
@shadiaabdirahman7037 4 года назад
Wll fartuun wxd tahay Qof qalbi fcn wll fadlan iska daaa fanaan nimada waayo hadaaad ale rli galiso waad gaadheysaa yoolkaga wll
@mulkiartan7005
@mulkiartan7005 4 года назад
Adna waxaan kaa codsanaa inaa fartun balbalaarka chanalkeeda u sameyso xayeesiin halaguyaaco dheh maskiin waayee
@aliabubakar2726
@aliabubakar2726 4 года назад
Tiim Adna wn cusbahy hali soodhweyo Tiim saxaaf aanka soogoosty walaashey adna love kugu ahy keep going Germany kaala socdaa
@xagardheermidiachannelruma4189
@xagardheermidiachannelruma4189 4 года назад
Waxaan ku jeclahay alle darti xitaa waankugu magac daray gabaryar o hada an dhalay adna ba ladhahaa walashay hormar wacan
@iskufilanbeauty
@iskufilanbeauty 4 года назад
wallah waan ka xumahay. waligay u ma maleynen nolosha Fartun iney saas eheyd. iney hooyo tahayna maba ogeyn. ilahay ha xifdiyo iyada iyo ciyaalkeeda insh'allah
@xamzeofficial6656
@xamzeofficial6656 4 года назад
😭😭😭waa qof wangsan balbalarka 😭ilahy ha dayo gabdha
@fadumojabuti1382
@fadumojabuti1382 4 года назад
😭😭😭😭😭😭😭
@Arabianseaholder
@Arabianseaholder 4 года назад
Qof walbo oo dhib soo maro dheef ayuu ari dooña illahay wuxuu yiri ina macal cusri yusraa team adna xaafadeyda aann idunku arko
@nehaalxassan2173
@nehaalxassan2173 4 года назад
Adna walashey mcn wan ku jeclahy wax kudhipo alle kuma tuso ❤❤💝💝
@nahaaldiamond7786
@nahaaldiamond7786 4 года назад
Fartuun wa gwar krti leh ullah idin dharsha fartuun magaca anka badno faruun isku filan👑👑👑👑👑🙏
@QuruxdaQoyska2
@QuruxdaQoyska2 4 года назад
Fartuun hormar baan kurajenaya waa qof qalbi fiican waana sababta ay dunida ugu so jiidtay ❤❤💋
@ubahchannel1730
@ubahchannel1730 4 года назад
I’m so proud of her she is strong woman ❤️❤️🌹
@faadumoaamiin3752
@faadumoaamiin3752 4 года назад
Mashallaah abaayo Adnan waadmahadsantahay fartuun waagabar Somali ookartileh Allah kudhaafo abaayo Ken going
@qaayasiman4545
@qaayasiman4545 4 года назад
Mashaa allah washeena fartun waa hooyo fiican oona ad adag ilaahey galabkeeda hagalo aamiin yaa rabi 🙏🙏🙏❤❤❤❤❤ nabarkeed alee soo raadiyo 🤱👈
@miskimuse1405
@miskimuse1405 4 года назад
Msh allah fartuun ilaahy haku fududeeyo noloshada 🥰❤️🤲🏾
@SSnor95
@SSnor95 4 года назад
Alla CK dhib badanaa magaca Balbalaarka isagaa iibixiyay ayeey tiri CK yoow Balbalaarka waa inaad caawisaa😊
@zukaynachannel1
@zukaynachannel1 4 года назад
Markaan daawaday vediogan aniguma 100 jeer ayaan taageeray keep going farruun
@fadumoabdiaziizofficieel9184
@fadumoabdiaziizofficieel9184 4 года назад
Masha Allah masha Allah masha Allah masha hadii hoyadaada ku joogto Alxmdullilah dheh
@shamsoxusen90
@shamsoxusen90 4 года назад
Alle haku xifdiyo adiga iyo ciyaalkaaga
@farxiyodaauud3291
@farxiyodaauud3291 4 года назад
Waw masha alah ala dhafo blbalarka
@amatulkarim9926
@amatulkarim9926 4 года назад
mashaAllah may Allah reward you for showing us the ups and of downs of our fellow sister💖🥀😍💖
@nedjaaadam1579
@nedjaaadam1579 4 года назад
Anigu Qofkuba hadii uuka fakero #Waaalidkii waan #jeclahay wllhi😧😧
@hadiyahbintuaxmed6855
@hadiyahbintuaxmed6855 4 года назад
Mnsha allh fartuun balbalrka ilhy ha ku barakeyo xppti sidoo kle adna xbbti hore u soco
@simanabdulahisimanabdulahi5466
@simanabdulahisimanabdulahi5466 4 года назад
Faruun cdy horey u soco hamgigaa Rabi ha ku Saqiro qof welibo oo Hami leh Rabi ha u sahlo Asxbta adna Plz iso duceya Muraad le yahay inuu Rabi ii saqiro sida niyadee jecel rabi inuu alle ii yelo idinkane rabi ha idun yelo siday niyadiina Jeceshahay one love All Muslimiinta mel welibo aay jogaan Adna cdy keep going Xbbti Faruun adne sido kale Keep going ❤❤❤❤❤❤
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 года назад
Illahay wax kasto oo Hamigayga ku jira ha Kuu Rumeyo
@simanabdulahisimanabdulahi5466
@simanabdulahisimanabdulahi5466 4 года назад
@@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 aamiin Aamiin abyo mcn Mhdsnid kun iyo kow jeer Qaliyey frxd warta ku Nolow qali ❤❤❤
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 года назад
@@simanabdulahisimanabdulahi5466 sido kale xpptih Qali
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 года назад
@@simanabdulahisimanabdulahi5466 😘😘😘😍😍😍😍😍
@khalidabbas9013
@khalidabbas9013 4 года назад
Masha allah Adna walshey salaan sare fartuun masha allah waa qof fcn walhi ilaah haku xafido
@abdizamethomer1477
@abdizamethomer1477 4 года назад
*Hablaha somaliyeed hablo ka gobsan adduunkan korkiisa kuma noola inta igu raacsan like hayla dhaafina*
@Novgnbvgk
@Novgnbvgk 4 года назад
Masha Allah god bless you every mum is like that hard-working children masha Allah ❤❤👍😊😔
@nimcobeautyandcooking9624
@nimcobeautyandcooking9624 4 года назад
Masha allh wllshey adna waxad tahay gabar qalbi fican alle hainixifdiyo iyo adiga iyo caruurtaada xajigaaga
@muniiraaadan194
@muniiraaadan194 4 года назад
Wlshey Adna Aad baan kuu Jclhy Gabar Naxriis leh baa thy Horay U soco Fartuun Adiguna Sidoo kleh Hor mar wcan pptii
@fahiimoshow180
@fahiimoshow180 4 года назад
Kor nageed kabo isma dheero fartuun horay usoco adna adigana waku mahadsantahay sida wanagsan o aad nola wadaagtay
@hfhnjj2924
@hfhnjj2924 3 года назад
Asc
@hfhnjj2924
@hfhnjj2924 3 года назад
Xld
@hfhnjj2924
@hfhnjj2924 3 года назад
Ok
@faizamohamud813
@faizamohamud813 4 года назад
Masha allah walashen fartuun ilahay ha kulagarab galo dadaalkaga horay usoco Adna wan ku jeclahay walashey ilahay ha ku xafido😍😍😍😍😍😍
@myhamichannel
@myhamichannel 4 года назад
Masha allah abayo adna qer allaha kusiyo sida u garabtagantahy walalaha.gabar kasta waxan u rajetna horumar iyo guul
@fartuunismaciil4280
@fartuunismaciil4280 4 года назад
Magacyga fartun walalashey. Waxan. Kuleyahay keep keeping
@samraabuumaye5439
@samraabuumaye5439 4 года назад
Mashaa allah waxa ilahe ugu bariya inuu ilahe garbgalo inshaa allah wee uu koridona waa gawar gesiyata ah ruunti ilahe aa xafido inta ka salaama
@maxamedcumarsabce692
@maxamedcumarsabce692 4 года назад
ilove you adna lkn saxaaf yuusan maseerin walaatinimo lee waaye
@soomaalichiefofficial8021
@soomaalichiefofficial8021 4 года назад
hormar wacan u rajeynaa fartuun balbalaarka 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪
@rayaanrayaanilla4894
@rayaanrayaanilla4894 4 года назад
fartuun wa qof qalbi wanaagsan abaayo horumar wacan kurajeynayaa😘
@umujaabirchannel1660
@umujaabirchannel1660 4 года назад
Masha allh
@amiraabdikarim4415
@amiraabdikarim4415 4 года назад
Walahi gabadan ilmo agon be heysata qofkasta Wu iska cayan sidisa dirisle abdi wa ninka u bartay gabadan hada igo racsantay like sar
@dreamgirl6116
@dreamgirl6116 3 года назад
Intaa hoyadood cajin sanbuus iyo wixii lamida ah ee usowarejisay ama kalinimo kusogorisay gacanta hataagan 🙋😥
@bulshaawisports3928
@bulshaawisports3928 4 года назад
Masha Allaha keep going my sister
@hamdihamdi1962
@hamdihamdi1962 4 года назад
Horomar wacan aan urajeenaa abaayo😭😭😭
@sadiaabdikarimmediapro6672
@sadiaabdikarimmediapro6672 4 года назад
Msha Allah fartun iyo aniga isku taariikh ayaa nahay marki laga reebo caanimadeeda waad guuleysaneysa abaayo anaa huno adna henna keep going abaayo adna mahadsanid
@yusroabdi2126
@yusroabdi2126 4 года назад
Qofka 2ad ahay yes like iisaar
@hanicadeychannel6051
@hanicadeychannel6051 4 года назад
Like dhac sii hee somali Maxamed
@iqruuzhbebe8443
@iqruuzhbebe8443 4 года назад
Masha Allah xppti keep going 💓💯💕💯💋❤️
@deeqosaney3345
@deeqosaney3345 4 года назад
Mashallha abyo hormar wacan
@fatmamohamedsahal8102
@fatmamohamedsahal8102 4 года назад
Mashallah abyo adna waa ku jclhy wlhi❤❤
@umalkhayrqaali3467
@umalkhayrqaali3467 4 года назад
Adnaay wll quruxeey imika waad dhuubatay 😊😊😊
@maryamh9780
@maryamh9780 4 года назад
Abayo daacad nimada iyo kartidaan kugu jecelahay iyi hormarkaaga adna xabiibti horoy usoco😍😍🤩
@sagalali7734
@sagalali7734 4 года назад
Waxkasta wnga in lagu radiya fcn abyo anigaba 3carur oo agoon ayaa koriya alxmd ma aha kliya nolosha in ay mel xun iyo heeso lga rdiya isku day mrka in aa wnga ka fiiriso nolosha keep going
@adoontiiallaahbintuqadiija4027
@adoontiiallaahbintuqadiija4027 4 года назад
Sagal Ali abaayo Rasuulka Sallaahu caleyhi wasalam wuxuu yiri irsaaqada si xalaal ku ah ku raadsada Alle irsaaq xalaal hana siiyo
@sagalali7734
@sagalali7734 4 года назад
@@adoontiiallaahbintuqadiija4027scw aaamiin sis sas wye hd iyo jeer wnga alle ha ina tuso
@reymaz8
@reymaz8 4 года назад
😭 noloshu mid xanun bdn mr mrka qaar balse wa ina geesi noqoto aadna isku dydo ina ka gudubto allow na taageer
@bilancabdifitax6894
@bilancabdifitax6894 4 года назад
Ma.
@hibazaabdiomar1051
@hibazaabdiomar1051 4 года назад
Anaa uhoreeyo like bac ku siii
@maryanruunofficial8464
@maryanruunofficial8464 4 года назад
Maasha allaha xbbti qaali 💕💋💋boqorada RU-vid 👍allaha ku barakeeyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@sumiishquen9652
@sumiishquen9652 4 года назад
Waan kaa qadnay abaayo adna iga salaan ridwan ilyaas saxaaf iyo abaayo yariis idin tageraa nolaada abid
@basroabuubakar813
@basroabuubakar813 4 года назад
Mnsha allah frtun wn qof wngsn adna adiguna wxd thy qof wngsn oo naxaris leh run wxn ku lyhy mis you
@ruqiyomohamedofficial4003
@ruqiyomohamedofficial4003 4 года назад
Masha alllh Abaayo mcn❤❤❤💕💋👏
@marofficial8187
@marofficial8187 4 года назад
Sorry walasHay fartuun alle haku xifdiyo walalø❤💞🤲🏻🤲🏻
@fiicaneefaceedkaroon3629
@fiicaneefaceedkaroon3629 4 года назад
Allh Hala Garab galo mnsha Allah,Dadka Wngsan Allh no badiyo,wayo Adunkan aya wll lagu yhy ma ahn in aad Dadka dhibatyso,Allh nawada Asturo,abyo Adna Allh ku xifdiyo,Abyo Fartunna sido kle
@samraabuumaye5439
@samraabuumaye5439 4 года назад
Abaayo adna waa ku salaamy salan qaali ah mar walibo waxan ku ahay tagero ruunti mar walibo gushad waa ku furaxasan ahy adan guleso 😊🙏🙏🙏🙏
@hawamohamed1450
@hawamohamed1450 4 года назад
Adnooy xppt maxaa la dhuudhuubatay ma naadiyaa mardhoow dhabta lagala wareegayaa😂 waan iska kaa jeclahay wlshy qli keep going
@abdilatif7577
@abdilatif7577 4 года назад
Wish you all the best sister
@dreamgirl6116
@dreamgirl6116 3 года назад
Wll nolosha xamar ayaaba sidaan ah ilaa dad yar oo iskanaqan😥😥😥😥🥺👀
@ummuabdimalik1021
@ummuabdimalik1021 4 года назад
Mashalah fartun hurmar wacn
@zakiyohassan2025
@zakiyohassan2025 4 года назад
Masha alaah fatuun guul ku rajeynaa waxaa tahay gabar aad u fiican ku nolow nolol qurux badan adna adne abaayo ku nolow nolol qurux badan nabad ku waara
@umumohmed9729
@umumohmed9729 4 года назад
Mansha allah adn qof wangsan ale haku xafido ale darti ayan kujeclhy
@khalidmahamed8007
@khalidmahamed8007 4 года назад
Mzhlh Fartun balbalaarka Waa qof aad u fiican oo daacada Ilahay ha ku fududeyo waxwalbo
@jamaadcumar8506
@jamaadcumar8506 4 года назад
Adna cadey xabiibtii waa dhuudhuubatee ma siyeeda Illaahey kusiiyey waa adna famil wax qeyreesan Allaha kusiiyo waa oowlaad taasna waa kaftanka adiga iyo familkaaga yuutuubarka calaashaan bulshada aad soo jiidatey dabeecad iyo ixtiraamka waad kumahadsan tahay hormar wacan adiga iyo fimilkaaga quruxdabadan Allaha idiin siyaado farxadiina Maasha Allaah farxadiinu waa farxadeena bye
@yaasmiinCali
@yaasmiinCali 4 года назад
Hormar wacn ayan ku rajeyna washey fartun
@umujaabirchannel1660
@umujaabirchannel1660 4 года назад
Please please🙏 inta adno jecel sabaskarab h isarto o adno oguhoreyso😭
@gacalo6709
@gacalo6709 3 года назад
maansha allaah adna cadeey Waa ku salaamay waana kugu raacsanahay fartuun Waa gabar ad adag karti leh maansha allaah waxa leenahay hore u soco xaga wax barashada iyo dhan walba jeceshahay taageera weyn u ahay ❤️👑fartuun balbalaarka la dhaha laakiin Aniga fartuun Bella ula baxay 👏🏽👑❤️🙏ilaahey ha idin xafido guuleesta
@raabicosuldaan3940
@raabicosuldaan3940 4 года назад
Adna wllo qli nolow inta waayo 💓💓💗❤❤💚💚💜💙💛💛
@sbchannel8229
@sbchannel8229 4 года назад
Asxabtada dhan fartun aya ogo dacadsan aniga ahan dareenkeyga aya kahadlay
@nasromohamed4905
@nasromohamed4905 4 года назад
Woooow masha Allah gabar kasto osomaliyed hormarkeda wankuufarxaa
@aishahabib7823
@aishahabib7823 4 года назад
That's true
@daahircusmaan6119
@daahircusmaan6119 4 года назад
Ma Ogeen in channel muhim ah oo wali aanaan saarin subscribe saarin uu jiro midkaan kahor Adno waan kusalaamay adiga owlaadaada iyo guud ahaan familka
@nafisaosman4214
@nafisaosman4214 4 года назад
Mashaa allaah baarikulaah fiihi ilaaheey ha ku barakeeyo walaasheey fartuun balbalaarka mama ilmaheeda kariso guul nawaxwalbo dadaaalkaada ilaaheey ha ku la jiro aamiin yaa Allah
@amaalaragsan1557
@amaalaragsan1557 4 года назад
Anaa ugu horeeye like igu sharfa
@suheenbeauty7841
@suheenbeauty7841 4 года назад
maa sha alaah adne hore u so isoo booqo abaayo janakeyga
@bushrohabi9489
@bushrohabi9489 4 года назад
Adno ciwaanka iska sab bartuun mahan waa fartuun adna xbbti
@shukrichanel1190
@shukrichanel1190 4 года назад
Masar baan ku nolahay wan ku cusbahay youtuberka
@xiintoymedia1432
@xiintoymedia1432 4 года назад
Inta ku faraxsan like ta dhac igu siiya
@falissharif9475
@falissharif9475 4 года назад
Masha allah ilaahay haugagaaro hooyokasta
@jamiilacadey8858
@jamiilacadey8858 4 года назад
Adna waa qof qalpi fcn m.a sis hore usoco lov u😍😍😍😍
@saadaali3278
@saadaali3278 Год назад
Masha allah ❤️💘😍💯👍
@drneehaachannel3687
@drneehaachannel3687 4 года назад
RU-vidr leyda malesia ey ugu horeso adna fartuun wa hoyo cawiya o kena malesia
@nuurabokor8365
@nuurabokor8365 2 года назад
Masha allah
@qaalmoogchannel636
@qaalmoogchannel636 4 года назад
Ilaahow qofkii subscriber iisaaro asiga iyo waalidkiisa janada kiwda kulmi ilaahow dembigiisa iyo kan waalidkiisa Allah hadhaafo ilaahow Awlaadbaari ah oo kucanfaca aduun iyo aakhiro ilaahow sii ilaahow Arzaaq waasac ah oo halaal ah ilaahow sii ilaahow cadowga kaqabo ilàa janadaada abaal uga dhig Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@xawoluul128
@xawoluul128 4 года назад
Msha allh fartun hore usoco anagane garabkaga ayan nahay ilhey haku barakeyo m.a xbbtii nolosha akuma xumeyso qaliyey
@pincessifraax7633
@pincessifraax7633 4 года назад
Masha Allah wllsheey fartuun Allah hakula garabqabto waan ku jecelnahay hoormar wacan xabiibti
@afnanchannel2465
@afnanchannel2465 4 года назад
Asxabta shan qof aikadhiman kunka pls subscribe inosara chanalkan cusub
@apdifatahofficial8597
@apdifatahofficial8597 4 года назад
Plz hadaad Tahy Qof muslim ah Allah hakaa Dhowro Xumaanta Shartana Allah Hakaa Haayo plz 👉 Subscribe👈 hadaad Aragtay Qoraaalkeyga aan is caawino Hadaa nahy somaali plz 👉Subscribe👈
@rahmarahma574
@rahmarahma574 4 года назад
😡
@apdifatahofficial8597
@apdifatahofficial8597 4 года назад
@@rahmarahma574 👊👊
@anzalhusseinofficial3340
@anzalhusseinofficial3340 3 года назад
WalsheyAdna codsi wanraba yuutubo in aan forto shurudaha laskarabo ii fahfahin igasii
@xamdiaxmed6835
@xamdiaxmed6835 4 года назад
Walshey Adna Hena horey u soco qali😍😍
@demanmohamed6242
@demanmohamed6242 4 года назад
Xamdi Axmed
@demanmohamed6242
@demanmohamed6242 4 года назад
Mashallah fartun horay usaco
@muunaali7705
@muunaali7705 4 года назад
Mnsha allh wa hooyo kartile waxanan u bixinyaa fartuun isku filan
@hudunadam8178
@hudunadam8178 4 года назад
Sorry balbalarka
@sumayafaraxsumayafarax932
@sumayafaraxsumayafarax932 4 года назад
Hooyo wax walba ilmahoda tardoda way usameye allaha janatul fardowsa haku casuumo
@ayannmuxiyadiin7368
@ayannmuxiyadiin7368 4 года назад
Ax ax ax 😭 abaayo dhigbaadledahay Masha Allah
@aishaab3427
@aishaab3427 4 года назад
balbalaarka maskiin hooyo ah waaye soomaliyeey qofka ha dii eydan wax tari karin plz dhib ka halaga daayo iyo cayda
@suleeqocaaqil172
@suleeqocaaqil172 4 года назад
Asho abdukadir waruntaa walashay laakin Somali hadanahy dadka dhiban anba dhibnaa ilahy dadka khayrka hatuso
@aishaab3427
@aishaab3427 4 года назад
Suleeqo Caaqil xaqiiq xbbti somalideena qofka dhiban ayaan dhibnaa illahay xaqa hana tuso
Далее
PRANK ||ADNA WAA ARSATAY SAXAAF TAARIIQ KU DHIGAY
41:43
Раскрыла секрет дочки!
00:37
Просмотров 384 тыс.
ADNA MAXAY UGU OYSAY ARINTAAN.......
17:11
Просмотров 109 тыс.
BaLbaLaarka oo gurigooda Booqatey😂😂
8:39
Просмотров 223 тыс.
FARTUUN BALBALARKA OO BAABAJEEY LUGTA KA JIIDAY😭
13:53
SIDE ISKU GUURSANAY BART 2 SAXAAF AND ADNA
27:16
Просмотров 542 тыс.
PRANK amir sayid KUSAMEYAY XANAAG IYO QEYLO 😱
20:39
Просмотров 303 тыс.