Тёмный
No video :(

Nolosha Uganda guryaha iyo somalida kambala 

Shamis Daqarre
Подписаться 55 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

28 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 90   
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 3 месяца назад
Qoyska qarniga waa sheeko culuus MashaALLAH hambalyo
@abdikarimahmed9546
@abdikarimahmed9546 2 года назад
Somalia qofka Asoo qoys ah kaso guuraya oo Kampala dagaya wa qof an waxba ogayn.... Somalia ka Horaysa Kampala.... Kampala waxa kaliye ay anfacayso wa qof dhoofaya iyo qof waxka baranaya
@doublethreesomalichannel2223
Mbale ha aadaan u sheeg😂
@xasankaafi360
@xasankaafi360 3 года назад
We are always on your side
@ikranabdi5836
@ikranabdi5836 3 месяца назад
3 yeas jooga waaa nace 😢
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 3 года назад
LIKE anigaa kugu horeyo guleeso abaayo macan isoo boqo kumenti isoo qor ☕🍰🌹🇸🇴🇸🇴
@Maankoos_
@Maankoos_ 3 года назад
M. Hooyo mcn shoorawud iisameeynoo waakutuugaa
@edfuadmo9995
@edfuadmo9995 Год назад
Thankz Mom
@nasriinxaad5573
@nasriinxaad5573 2 года назад
Maaansha Allha mcluumaad bn u bhnaa sideen kuula soo xidhiidhaa
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre 2 года назад
Shamis Daqrre fb
@arabe9921
@arabe9921 2 года назад
Mshllh tabarakkallah jazzakallah kheyran
@mariammumin5229
@mariammumin5229 3 года назад
Masha allah hormar wacan wlshey adi iyo familkada😘🤩😍😍
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 3 года назад
Masha allah wlshey keep going
@user-yt3wm9mf7i
@user-yt3wm9mf7i Год назад
Thank you abayo
@sasen4594
@sasen4594 3 года назад
Masha allah Mcnt mahadsanid Kampala 10 kahor wan daganaa waa ficned markaas 💓💓💓❤❤💗❣💕💓💞💞💞❤💗❣💕💓👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍🤝🤝🤝🤝🤝🤝
@ahmednagad2090
@ahmednagad2090 3 года назад
Mashaallah wllo horay u soco
@ifka8884
@ifka8884 2 года назад
2008-2009 kambala iso xasusisay ❤️
@Unique_girl77
@Unique_girl77 2 года назад
Abayo sidee uga baxday
@nourismail4114
@nourismail4114 Год назад
Ma sha Allah ,their is no cheap xafad for God & My ctry
@abdirahimisakosman8669
@abdirahimisakosman8669 Год назад
Masha Allah wll qaali dadka Somalia melkasta ay ka jogan way ku dhageysanayiin ilahey haku barakeyo Waxkasta kahadal nosodhig
@fahmoelmihirey8609
@fahmoelmihirey8609 3 года назад
Maasha allah ♥️❤️🥰🇸🇴
@marynmaryan1092
@marynmaryan1092 2 года назад
M.a abyo shukrn warbixintada waxan rabay 20 days kadib inan imaado waxbarashan u imanaya wax ihabaysana majiran meeshana cid kama aqan I hope inad icawin donto saan guri uheli laha 🥰🥰🥰
@siidomarsiidkey7197
@siidomarsiidkey7197 2 года назад
Maryaney lambarkaaga isii si aan meesha isugu walashano wllshei
@mohaqurbaawi4565
@mohaqurbaawi4565 2 года назад
Isku dhiba nahaye aan is caawine ila so xariir abaayo
@marynmaryan1092
@marynmaryan1092 2 года назад
@@mohaqurbaawi4565 lanbarkygu waa kan hoos ku qoran wll
@QULAASOCHANNEL
@QULAASOCHANNEL 2 года назад
@@marynmaryan1092 miyaad timi wll? Kampala
@babukiha69
@babukiha69 3 года назад
Masha allaah walashey keep going 💖💖
@namelos2963
@namelos2963 3 года назад
#Shamis welcom back quruxeey aragaagu waa ii farxaad👉💞👈
@qadroali2268
@qadroali2268 2 года назад
Asckm masha allaah
@abdullahimohamedaden381
@abdullahimohamedaden381 Год назад
Masha
@faaisabdi3226
@faaisabdi3226 3 года назад
masha allaah hore usocda
@abdikarimahmed9546
@abdikarimahmed9546 2 года назад
M.a Somali melay joogan way is weheshan.... Wlhi Somali intad haysto Nolol kama maqno
@mustafcbdi339
@mustafcbdi339 Год назад
Wllh waan u xiisay kasaanga
@guuleedabdi812
@guuleedabdi812 2 года назад
Welcome my sister
@user-yf8bk6kj4d
@user-yf8bk6kj4d 10 месяцев назад
Dfg
@hibaqawil1074
@hibaqawil1074 Год назад
Abayo shaaqo malaga heela
@alsiisiabdi441
@alsiisiabdi441 2 года назад
wcslm wall
@mahadfaysal6833
@mahadfaysal6833 3 года назад
Maclumaadbaan doonayaa in aad iga siiso
@cabdirashiidgiire1969
@cabdirashiidgiire1969 Год назад
Haa haa aadiya
@asadsalaxbare7467
@asadsalaxbare7467 2 года назад
Nambarka iisodir xaga soraba
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre 2 года назад
256794329050
@sakariyecadde7682
@sakariyecadde7682 Год назад
Abaayo xld wsidee
@mahamedabdirahman7317
@mahamedabdirahman7317 Год назад
Asc zhp suashii aheyd qaadhka mala qaadanayaa jawaabtii kama heyno
@adnawarsame6746
@adnawarsame6746 Год назад
Kampala ilahey ban kamagan galay 😂uma soo socdo inta nolosheyda kadhiman
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre Год назад
🤣🤣
@Alyyy117
@Alyyy117 Год назад
Hhhhh
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 10 месяцев назад
Lkn gobolada ka fcn, ani xata kampala sanadki hal mar aan wax uga baahdaa tagaa waana dhibsadaa
@aasiyoabdicasis6411
@aasiyoabdicasis6411 3 года назад
Manshllah
@jamagarad3183
@jamagarad3183 2 года назад
Wllo lambarkaaga intee ka helaa Waxan ka soo bixi rabaa hargeysa Sideen ku Iman karaa uganda
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre 2 года назад
256794329050
@maxamedcabdi895
@maxamedcabdi895 Год назад
Ma tagty hada uganda wllo
@aliabduule6903
@aliabduule6903 3 года назад
kampala 2 sano ayan dagnaa guryo xumo ayan ku nacay. guryaha qaar musqulaha banaanka ayey ku yaalan. biyo la aan. jid xumo meel walbo mooto le socoto. dadkeedana tuuugo
@sunduscabdimahad4263
@sunduscabdimahad4263 3 года назад
Walal wa runtaa
@aliabduule6903
@aliabduule6903 3 года назад
@Dhii Dhaa koleey kampala guryaheeda kuwa qaaliga iyo kuwa raqiiskaba wax jiro ma aha
@sacdiyahassanjibril4139
@sacdiyahassanjibril4139 3 года назад
Suuqu bay lahayde dhehe. Way qabateye waa qalada.
@hodanahmed4530
@hodanahmed4530 Год назад
Wlhi beentaa mahan illahow meel roon noga bixi
@furqanabidnoor6603
@furqanabidnoor6603 Год назад
maaqa way goor gaadashado ?
@furqanabidnoor6603
@furqanabidnoor6603 Год назад
Walalo Aslam Alykum how much if I want pay 3 bedroom house
@wilkasanadka5118
@wilkasanadka5118 3 года назад
Walahi uganda waan u xisay 2002 igu dambeysay hada raba ina fasax dalxis u so ado hotelada qaali miya marka dageysid aniga ugu badnan waxa raba 2 isbuuc le ina is kaga so damashado kaseynya iyo barxada boqorka ee Libiri
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre 2 года назад
Masha Allah sodhowoow hada wax walba weey isbadaleen lkn hotelada seey ukala khurxoonyihin ukala khaalisabyihiin wll
@aamiindiiriye8085
@aamiindiiriye8085 2 года назад
Qiimihi kirada guryaha kamaad hadlunba
@siidomarsiidkey7197
@siidomarsiidkey7197 2 года назад
After ramadan wan iman doona i.a
@faadumoxasan7970
@faadumoxasan7970 2 года назад
Sc wll ma gaadhay Uganda war ayaan ka rabaa
@Olad_yare
@Olad_yare 2 года назад
@@faadumoxasan7970 war nuce ka rabtaa wllo
@mahadfaysal6833
@mahadfaysal6833 3 года назад
Nabarkaaga iisheeg Waxaan rabaa in aan yimaaddo yugaadha
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre 3 года назад
256794329050
@maxamedcabdi6825
@maxamedcabdi6825 3 года назад
waxbarasha kampala kawaran waxaan rabaa in jaamacad ugu baxo
@Tolmaan21
@Tolmaan21 3 года назад
Iska jog
@wiilkariyada1554
@wiilkariyada1554 2 года назад
@@Tolmaan21 sbb
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Год назад
maxaan wadan keena u dhisan weyne oo aan u dhiseynaa wadan kale?
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 10 месяцев назад
Nabad waaye wadamada kale
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 10 месяцев назад
Nabad waaye wadamada kale
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 10 месяцев назад
Nabad waaye wadamada kale
@maymuun7956
@maymuun7956 8 месяцев назад
​@@mariankasim-go8le intee nabad katahay balaayada tuugada badan somalia iyada kadaran
@Ayan_online
@Ayan_online 3 года назад
💓💓💓💓💓
@jabedahir200
@jabedahir200 Год назад
Shamso
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre Год назад
Hee
@mohayomohayo7228
@mohayomohayo7228 2 года назад
Nagaha soomalida ayaa kuciyaray meeshaas rajo malahan
@fandere3745
@fandere3745 Месяц назад
How?Sithee ugu ciyaren
@meymunismail8870
@meymunismail8870 2 года назад
Abyo xaafad fog oo 2 qol iyo fadhi meel iigu sheeg guriga aan daganahay waa la igu sixray jawaab dag dag ah isii abyo
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre 2 года назад
Sorry abaayo meel kuma ogi mukhalas udirso
@hanadyoonisahmed4407
@hanadyoonisahmed4407 2 года назад
Mhdsand wlshy
@mustafcbdi339
@mustafcbdi339 Год назад
sooqa awinow maxaan ka soo Adeegtay
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre Год назад
😂
@hiraharun8850
@hiraharun8850 2 года назад
Tuuga ma ka jirta meelah madowga daganyahiin mala dagi kara
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre 2 года назад
Tuug meel walboow joogaa ilaaheey hanagu shartiro
@mustafcarab7327
@mustafcarab7327 3 года назад
Noso duub wan u xisay kisenya
@safiabdulahi5249
@safiabdulahi5249 3 года назад
Schoollada qiimqhooda waa imisa
@abdikhaliqmohamoud3373
@abdikhaliqmohamoud3373 2 года назад
Wll qiimayaasha aqalada, miyaad noo shegtid?
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre 2 года назад
Haye wll
Далее
FILM CUSUB DAKNO QABIIL PART 46
21:38
Просмотров 3 тыс.
🛑самое грустное видео
00:10
Просмотров 164 тыс.
Wajiga madmadowga leh iyo faidada Eucerin  cream
10:20
MUSALSALKA ILMADII QARSOONAYD S2  XALQADDA 8 AAD
22:25
Oomaar oo sohadlay waxbadan bananka kenay
12:15
DHOOF PART 21
23:07
Просмотров 2,6 тыс.