Тёмный

Noloshu dadka ay u faanto | WAXQABAD. 

Sahanka
Подписаться 416 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
RU-vid: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page:
www.facebook.c...
X (Twitter): Aa...
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.c...
TikTok: www.tiktok.com...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- إسرائيل البداية والنهاية

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 116   
@saynabiitobintawil1092
@saynabiitobintawil1092 3 месяца назад
Laandheeraha dhabta ah ma doonaynaa : Waa ruuxa naar ka badbaaday jannana galay فمن زحزح عن النار وأدخل الجنة فقد فاز ❤
@ilkacaselnamahamouud
@ilkacaselnamahamouud 3 месяца назад
Really kaas weye wallee laandheeraha dhapta ahi 💋🙌😫
@barkhad21
@barkhad21 3 месяца назад
Inaad laan-dheere tahay aniga iyo inta ila midka ah baa kuu qirayna, inta kanaal macluumaad soo gudbisa Sahan Podcast baa iigula qiima badan.
@Cige479
@Cige479 3 месяца назад
Maashaa allaah arigti aad ufiican baad nala. Wadaagtey shugran
@Sayid-p5q
@Sayid-p5q 3 месяца назад
وبالله التوفيق
@MohamedAdemIbrahim
@MohamedAdemIbrahim 3 месяца назад
Aadan Sahan, janagale noloshyda wax badan baad ka bedeshay idhahana inbadan waad ii furtay tan iyo illaa maalinkaad bilawday inaad matrix ka hadasho waa ku dhagysanyay from 2019-2024 weye.ilaahay abaalkaga ha gudo adiga anaa ku leh laandheere ilaahayba tahay Aadanaw janagale.💯
@qaasimxuseendhoore5422
@qaasimxuseendhoore5422 3 месяца назад
Ilaah baan ku dhaartaye xaq baad ku addintey. Mawaadiicda iyo sidaad meega ugu qaadato waan u riyaaqaa.
@AbdikafiRashid
@AbdikafiRashid 3 месяца назад
M.a Allah kuxafido wll aan kufano aa tahay
@cabdibiycabdiboy
@cabdibiycabdiboy 3 месяца назад
M a wll Somali hadaa nahay dowlad iyo Barfasoreyaal quburo nahagta Malihin umadah kele barfasore Ufekerey 100 samo kahor
@MuscabDhigane
@MuscabDhigane 3 месяца назад
Mahadsanid
@WarssoOmar
@WarssoOmar 3 месяца назад
War Niyahow horrey usoco shbx contentkaga wamagsan
@mahadbashiir111
@mahadbashiir111 3 месяца назад
Waa xigmad jirta aragtidaan
@manualabtiga1183
@manualabtiga1183 3 месяца назад
Sahanka xogaha maanta codsi baan wata waxa rawa ina kaso hadashid jaamacada cambridge university waayo waxa ka soo baxay sceinsyahano badn asalkeed ma yahuud bis aya wax lagu bara bexey cilmi ah ee jamacada kale dheer tahy iso jawab hadaa i tixgiliseno koley wa saa aniga amin sanahee Thank you walal❤
@AbdirahmanMulac
@AbdirahmanMulac 2 месяца назад
Haddaad aragto qof laandheeraan ahay ku faanaya waa laangab kkk.qodobkaa waad dhammaysay.
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 3 месяца назад
Hore u soco sxzp
@sagaro143
@sagaro143 3 месяца назад
MAREEXAAN faanaaya arki meyaid
@abduqadirmohamed7662
@abduqadirmohamed7662 3 месяца назад
Yaah
@AliHaara
@AliHaara 3 месяца назад
Absolutely 💯
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi 3 месяца назад
Laandheraha dhabta ah wa rer axmed kkk
@FaysaAbdi-jt3vj
@FaysaAbdi-jt3vj 3 месяца назад
Adba waad noofaantaa oo waxd na bartay reer daahir iyo reer yuusuf😂😂😂
@MajiidJama
@MajiidJama 3 месяца назад
Reer yusuf dubays
@Ibnuhussein-xw4qw
@Ibnuhussein-xw4qw 3 месяца назад
😂😂😂
@cabdirabbicabdilahi3464
@cabdirabbicabdilahi3464 3 месяца назад
Waa legend kii idhagaystuu idhaahdaa aaden
@CraxmaanDayib-v5h
@CraxmaanDayib-v5h 15 дней назад
Kala sar faanka iyo qofka in uu nasbkiisa sheego
@FaysaAbdi-jt3vj
@FaysaAbdi-jt3vj 6 дней назад
@@CraxmaanDayib-v5h muhiim maha qoldiisa inu sheego waayo wax looga baahan yahay mahaa ee waa faankii yaraye somalida
@crixiinmaxamud3654
@crixiinmaxamud3654 3 месяца назад
Sahan best RU-vidr 🎉
@DAAKIR-5
@DAAKIR-5 3 месяца назад
Nin majeerten ah ban ahay bahasa FAANKA layirahdo way igu baxdaa bal wan sidan isaga daayo ban Isuku khasbaya
@AbdirihmanMohamed-pe4rg
@AbdirihmanMohamed-pe4rg 3 месяца назад
Waligay ku mafaanin lkn mafiicna xawaas mj waaa aftirsiimo
@YAASIINFaysal-p1l
@YAASIINFaysal-p1l 3 месяца назад
Thanks adan
@absheirahmed473
@absheirahmed473 3 месяца назад
Adan sahanow zxp gob baathy gobi dhashay
@GuuleedGuuleed-bv6jw
@GuuleedGuuleed-bv6jw 3 месяца назад
Waa Reer Hagar iyo reer Daahir
@apdihakimck602
@apdihakimck602 3 месяца назад
Ahmed garaad io reer daahir dheh reer daahir wy badan yihiin walal
@pilandahap3482
@pilandahap3482 3 месяца назад
عند الله اتقاكم وبالله التوفيق😂❤
@Yahye.ali-
@Yahye.ali- 3 месяца назад
Asc dhalinyaro
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 3 месяца назад
Waa mesha uu leyahay ninka qoray rich dad poor dad *Dadka lacgta leh lacagta ayaa u shaqesee lacagta uma shaqeyaan
@faroak7706
@faroak7706 3 месяца назад
Fanka reer yusuf badkatahay adanow😂😂
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 месяца назад
Aad iyo aad
@janojecelxusen
@janojecelxusen 3 месяца назад
laandheeranimo waa in khalqiga alle kuu qiro inad tahay qof wax ah qof wax kordhiyay tawfiiqda alle ka bacdi itaal iyo waqti galiyay wax ka dibna ay midheeyeen ka dibna lagu nastay
@nimcoabdikariin
@nimcoabdikariin 3 месяца назад
Azc aadan khadar cali ❤
@asiliborle6342
@asiliborle6342 3 месяца назад
Somali dad. Mahen
@khada917
@khada917 3 месяца назад
Aadan sahan soo adiga maalin walba faanka nala hortaagan ee isu muujiya laandheere balaayo ah kkk intaasi waa kaftan.
@Mohamett779
@Mohamett779 3 месяца назад
Cabdulahi kuus😂
@AbdikafiRashid
@AbdikafiRashid 3 месяца назад
Runta baa kahadashay wllhi
@ApdishakurMohomed
@ApdishakurMohomed 3 месяца назад
Wlhy waa xaqiiq laandheeruhu mafaano
@BoqolJirow-z2f
@BoqolJirow-z2f 3 месяца назад
Thanks mcln❤❤❤❤
@MohamedIsmail-c8q
@MohamedIsmail-c8q 3 месяца назад
Ammaani taad sheegato maaha waa tan lagugu sheego.
@MohamedSahardid-hd8ro
@MohamedSahardid-hd8ro 3 месяца назад
Dhab'weeye intaad sheegtayba macallin.
@AminAbdo-ox6ik
@AminAbdo-ox6ik 3 месяца назад
Was jahli qadiim
@Abuukarabdullahi-y8h
@Abuukarabdullahi-y8h 3 месяца назад
Yarkaan nadiif wye….
@MandekDuale
@MandekDuale 3 месяца назад
Anagu laandheero manaqaano ina adeer
@mahmudcaaqil1064
@mahmudcaaqil1064 3 месяца назад
Ciyaalkaa odhan jiray. Laandheere waxaa ah kii jana laga helo
@9Warda
@9Warda 3 месяца назад
Bisinka war dadkii laandheerayaasha sheeganayey meel baad kaga soo hadhey
@XuseenShaxmed-tf6kd
@XuseenShaxmed-tf6kd 3 месяца назад
Lagendry
@MuhammadAlii23
@MuhammadAlii23 3 месяца назад
Ina rooble
@zakariayoussoufmohamed5969
@zakariayoussoufmohamed5969 3 месяца назад
╭ - أشترِي بِمـاءُ عَينِي.. مَن أراهُ أَحّن على قَلبِي مِنِّي..!
@isxaaqaadam2839
@isxaaqaadam2839 3 месяца назад
Waay faanan ilaa hada welow
@asiliborle6342
@asiliborle6342 3 месяца назад
Sax
@JuunSports
@JuunSports 3 месяца назад
Waa
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 3 месяца назад
Qaabkan aad haatan wax u soo gudbiso ee u badan gole ka fuulka lafogurka ahi maaha mid anfacaya dadka kugu xidhan, ee Aadanow ku noqo qaabkii hore ee tebintaada oo diyaarin iyo qoraalo aad soo baadhay, soona lafogurtay ahaa sxb. Ismaaciil Xirsi, Hargeysa, Soomaaliland
@mabsomalitech
@mabsomalitech 3 месяца назад
Laandheere privilage
@qoutesandmotivation8303
@qoutesandmotivation8303 3 месяца назад
Somaliyey laandheere sidaan ayaaa laga wada wax bartaaa
@XamzaEpdiRaxmaan
@XamzaEpdiRaxmaan 3 месяца назад
Sxb sidii hore ad uso gud bin jirty maxad u badashay
@abdidahir9365
@abdidahir9365 3 месяца назад
Sxb aadan maaka hadashid halmar arinta gaza ❤
@AmiinJama-cz2if
@AmiinJama-cz2if 3 месяца назад
Sxp markastoo qofku ku faanayo qabyaalada waxa fiican inay dadaku fahamaan qabyaalada markaas qabyaaladan laskugu Fasano halkay ka timid?😮😊
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 месяца назад
Aduunka Soomali Un ay Faanta ma Arkin Ciid Kale Ayan Fanaysah
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 3 месяца назад
Wcs
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 3 месяца назад
War nio waxaa moodaa in aa aniga iga hadleyso, qabiil in aa ku faano iska daayee xitaa in aa magaciisa soo hadal qaado ama cida aan ahay in la ogaado ayaaba rabin kaaga darane kuwa faana habeen iyo maalin cml kala nahay, tankale ani in aa is faaniyo waxaa ka jeclahay in ley faaniyo marka jaahil iyo qof aan waxba aheyn ayaa qabiil ku faana😂
@ahmedabdinasir2005
@ahmedabdinasir2005 3 месяца назад
Faylasuufkii waynaa ee reer Gariiga Afalatoon ayaa jiri " ummad aan lahayn xul indheergarad ah oo u fekeraa waa xoolo meel iska daaqayaan." Ku mahadsantahay waxaad ku jirta inta umada wax ku soo biirisay.
@maxamedgahayr6443
@maxamedgahayr6443 3 месяца назад
oo aadown timihiina ma biin baad ku xidhay sidii haweenka, haatan miyaad iskaba dabatidba walalla.
@zakariayoussoufmohamed5969
@zakariayoussoufmohamed5969 3 месяца назад
Adanow wll malaha daahii dabadiisa markaad ku jirtaad roonayd waa maxay dagaalkan chanelkan in dhwr bilood ah ayaan ka maqnaa Waan Ku salaamay hormar ayaan kuu rajaynayaa
@sabbnork
@sabbnork 3 месяца назад
Ani laandheere ayaa ahy from OG 😂😂
@Shaydanwase
@Shaydanwase 3 месяца назад
Maxad laandhere ku noqoty 😂
@amenibrahim9596
@amenibrahim9596 3 месяца назад
Gumeysi ku jirta is xoree 🇪🇹
@SowdoSowdocisman
@SowdoSowdocisman 3 месяца назад
❤❤
@SowdoSowdocisman
@SowdoSowdocisman 3 месяца назад
@amanmohammed465
@amanmohammed465 3 месяца назад
Sahankow bidaar baa ku gashey 😂😂
@ibrahimjelle1031
@ibrahimjelle1031 3 месяца назад
Aadanow laandherayaasha addunka kuwa lacagta leh miyaa 😂
@BukhariMohamed-sf6uz
@BukhariMohamed-sf6uz 3 месяца назад
😂
@westy937
@westy937 3 месяца назад
Haa kuwa wax soo saarka leh baa lamaqlaa aduunka. Somalida landherayasha kuligood hadii usa la geeyo waxay noqonayaa home less iyo maangaab
@BukhariMohamed-sf6uz
@BukhariMohamed-sf6uz 3 месяца назад
@@westy937 kaas waa fikirka kuwa qorax udhaca jooga (reer galbeedka) maxaa nagu khasbay inaan fikirkooda wax ku qiimayno
@KhalidAddaani
@KhalidAddaani 3 месяца назад
Sideedaba ninka raga ah maaha in uu is amaano dhaqamaadka raga ayay ka mid tahay inaanu is amaanin .
@mohamedyoussoufguirreh4594
@mohamedyoussoufguirreh4594 3 месяца назад
✊️🫡
@mohakobrachannel2594
@mohakobrachannel2594 3 месяца назад
Laandheere laandhere dhalay oo dhulbhnte ah baan ahay😂😂😂😂
@CabdiwahaabAxmedyuusuf
@CabdiwahaabAxmedyuusuf 3 месяца назад
Msrkaa maxaad dadka dheertahay
@mohakobrachannel2594
@mohakobrachannel2594 3 месяца назад
@@CabdiwahaabAxmedyuusuf waa suaal fiican waxaan ku dheerahay waa Taariikh😂
@CabdiwahaabAxmedyuusuf
@CabdiwahaabAxmedyuusuf 3 месяца назад
@@mohakobrachannel2594 markaa taa riikh noocma ah
@CabdiwahaabAxmedyuusuf
@CabdiwahaabAxmedyuusuf 3 месяца назад
@@mohakobrachannel2594 hadaad taariikh leedahay iyadaa kuu hadli lahayd ismana qariseen halkaa waxaa kacad inaanad lahayn taarikh iyo wax udhowba
@hamdaabdi6779
@hamdaabdi6779 2 месяца назад
​@@mohakobrachannel2594ma in lagu baacsaday baad dheertahay😅
@IsseAli-mv6zx
@IsseAli-mv6zx 3 месяца назад
1
@maarshaallyrics
@maarshaallyrics 2 месяца назад
hadalkan wuxuu i xasuusiyay ciyaartii ay wada ciyaareen Labada Boxer Ee conor mcgregor iyo khabib😂 Ninkii bisha dhan faanaayay ee caytamaayay ee Khabib imaanka kaga qaaday markii ciyaartii ka gaadhay
@mohakobrachannel2594
@mohakobrachannel2594 3 месяца назад
2:23 wuxuu ku faanayaa in uu awoowgiis ingiriiskaas aad sheegayso jilbha dhulka udhigay *Adaa koofilow jiitayoo dunida joogeyn*😂😂😂😂
@CabdimajidIbnufaarax
@CabdimajidIbnufaarax 3 месяца назад
Maanta maxaad tahay awoowgaa isaga iska leh faankaas iyo wax qabadkaas😂
@mohakobrachannel2594
@mohakobrachannel2594 3 месяца назад
@@CabdimajidIbnufaarax maanta waxaan ahay waa in aan markabaad taariikhfdii awoowayaashay aan dib usameeyey snm aan jilbha dhulka udhigay 😂😂😂😂
@MaxamedAbdukdir
@MaxamedAbdukdir 3 месяца назад
Kkkkkkkkk caqliyadoodu yartahay ayaa jacel faanka . Sax waaye wax kale oo ay ku faanaan ma haraan kkkkkkkkkkk
@khaliifdheere
@khaliifdheere 3 месяца назад
Halka taariikhdu ku dhigto ayaad taalaa
@AliaDirie
@AliaDirie 3 месяца назад
Dhiig islaam baan daadinay bay ku faanaan
@SalmaanabdullahiCalim-yb8gy
@SalmaanabdullahiCalim-yb8gy 3 месяца назад
.
@ManshaAllah-zs8wm
@ManshaAllah-zs8wm 3 месяца назад
Lpx taa waan kugu khilaafay great Britain mxa laga wadaa ama the sun never sets without British flag ingiriska qababacdaa unbay aduunka ku haysteen BBC by nagu qabsadeen 😂😅
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 3 месяца назад
Sababtu waa qaarad kasta way gumaysteen oo adduunka ah sida africa , Asia 🌏 Europe 🇪🇺 iyo America labadiisa dhanba xataa maraykan bay gumaysteen .
@westy937
@westy937 3 месяца назад
Zxp dhul badan bay haysteen oo kala duwa. Wakhtiguna kala duwanyhay tusale skmaliya wakhtiga ay 2 duhurnimo uthay maraykanaka waa uhabeen . Ingriskana guumaysanayey
@IbraahimHawk
@IbraahimHawk 3 месяца назад
Ma hooyada iyo abaha si gooni iskugu galmaday oo saas lagugu dhaly😂
@maahir143
@maahir143 3 месяца назад
Wll aakhiriyaa ku sugysa
@maahir143
@maahir143 3 месяца назад
Maalnta qiyaame maxaad alle kudhihi wll😢😢
@amenibrahim9596
@amenibrahim9596 3 месяца назад
Adiga sidee lagu galmoodaye
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 3 месяца назад
Qoraalka aad ustaadka ku cayday alle ayaa ku arka in aad ka gardaran thy😢😢
@apdihakimck602
@apdihakimck602 3 месяца назад
Laandheraha somaali waa reer daahir
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 3 месяца назад
Reer daahir yaa weeye ma awoowgaa aabahaa dhalay miyaa?
@Ziyaad_goni_socod
@Ziyaad_goni_socod 3 месяца назад
I like your topic but i don't like your style 😂😂😂 Please labiska iga so cun 😢
@mohamethnazri5044
@mohamethnazri5044 3 месяца назад
Labisku micno ma lahee wixii hadalkiisa kaa anfaca uun ka qaado sxb waqti iyo dedaal baa kaga baxay mawduuca diyaarintiisa iyo soo gudbintiisabee
Далее
TRENDNI BOMBASI💣🔥 LADA
00:28
Просмотров 695 тыс.
LOLLIPOP-SCHUTZ-GADGET 🍭 DAS BRAUCHST DU!
00:28
Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |
15:11
Просмотров 199 тыс.
Waxaad Gubaysaa Noloshaada Iyo Mustaqbalkaada |
16:31
Просмотров 111 тыс.