Тёмный

Noocyada Dabeecadaha dadka iyo sida ay u dhaqmaan markay noqoto Jacaylka, Guurka iyo shaqada 

Macalin
Подписаться 105 тыс.
Просмотров 47 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 126   
@deeqgogoye8843
@deeqgogoye8843 3 года назад
Mashallah wax bdan ka faaidey allaha ka abal mariyo macalin sida wngsn aad so gudbisay mhadsanid ustad
@fadumaumar6368
@fadumaumar6368 3 года назад
Mashaallaah macalin allaha ku xafido
@hassanmuse3930
@hassanmuse3930 3 года назад
Chenalkan inuu jiro maba ogeyn Alxamdulillah haadan ogaaday wakhtigaan
@hibaqxusen4587
@hibaqxusen4587 3 года назад
shaqsiga kowad ayan ahay hhhh ma jecli tafasiisha waxan ahay qof go'an qadasho dhow mana ihi mid ku faraxsan go'an qadashada dagdaga wayo wax badan ayan ku khasara😊
@abdilahinor7414
@abdilahinor7414 3 года назад
Wlhi run ahaan tii professor Mubarak Aar casharkan wuxuu ahaa cashar aan aad uladhacay Rabi hakaa abaal mariyo
@inaabdi8519
@inaabdi8519 2 года назад
Dabeecada koobaad Waa qof camali ah sifooyinka lagu Garto waxaa kamida waa qof warkiisu Cad yahay madmadowga aqoon sido Kale waa qof go.aanka si degdega u qaata go.aankisuna wuu adag yahay Waana qof wax qabad leh ma tixgaliyo Dadka dareenkooda iyo shucuurtooda waa qof wax soo Saar leh inta badana ma hadlo waa Qof aamusan sidoo kale ma jecla Inuu shay faahfaahin badan ka bixiyo Sidoo kale waxaa ka maqan mashaacirta ama dareenkii Wuu ku yar yahay ma cabiri karo Dareenka gudihiisa ku jira haduu cid Jecel yahay haduu cid neceb yahay Intaba wuu qarsanayaa Dhanka guurka gabadha wuxu ku Odhanayaa waxan rabaa inan ku Guursado haday aqbasho isla markaas buu guursnaayaa haday diidana wuu Ka tagayaa buuq badanba uma galayo Dhanka jacaylka ma cabiri yaqano Hadii islaantiisu ku tidhaa ma i Jeceshahay isagoo jecel hadana Way adag tahay inuu ku dhaho Waan ku jeclahay inuu cabiraa Ku adag Dhanka shaqada wuxuu kuu kenaya Report gii oo dhamaystiran on time Buu ku keenayaa deadline kana wuu Ilaalinayaa Dhanka furniinka markiiba wuu Furayaa gabadhu haday ka dalbato Inay furto waana ka khatar Dabeecada labaad Waa shaqsi taxliili ah sifooyinka lagu Yaqaano waxaa kamid ah waa qof Logic ah waana qof su.aalo badan Jecelna inuu wax ogaado waxa lagu Yaqaana waa qof jecel in wax loo faahfaahiyo waana qof wax qabadka jecel sido kale waa qof systemka jecel Waxaana ka maqan dareenkii iyo Mashaacitii ma cabariri karo dareenkiisa mushkiladiisuna waa Yara mushiki qofkaasi waxaana keenaysa su.aalaha badan ee uu Is waydiinayo Dhanka jacaylka ka koobaad Buu la mid yahay ma cabiri yaqano Lknse marka jacayl lasoo hadal Qaado su.aalo ayuu keenaya Ama wuu sharaxayaa jacaylku Wuxuu yahay Dhanka guurka markuu la kulmo Su.aalo badan buu waydiinayaa Xaged ka timid magaca familygina Iiga sheeke dabecadadu waa sidee Aaabaha muxuu qabtaa hooyadaa Maxay qabataa Dhanka furniinka waraysi badan Ayuu la galayaa waa maxay sababta Aan kuu furayo ii sharax haduu ku Qanco wuu furayaa Dhanka shaqada wuxuu kuu Keenayaa report gii oo faahfahsan Oo dhamaystiran Dabeecada sadexaad Waa shaqsi tacbiiri ah waa qof Khayaaliga ku fiican sidoo kale Waa qof mashaaciirtiisu aad u sarayso markasta darenkisa Wuu Cabiri yaqana waa qof romantic ah Waana sheekoole wuxuu ku xun yahay go.aanka wuxuu ku qaataa caadifada ama mashaacirtiisa qaab logic ah Uma qaadanayo Dhanka jacaylka aad buu ugu Wacan yahay si fiicana wuu u Cabirayaa aad wuxuu uga sheekay Nayaa si khayaali ah sida uu u jecel yahay xaaskiisa iwm Dhanka guurka wuxuu uga sheekaynayaa dareenkiisa Iyo qabka uu wax u jecel yahay Maanta dhan buu sharaxayaa Dhanka shaqada wixii loo Diray ma qabanayo lknse wuu Kuu sheekaynayaa wuu Amaanayaa wax fiican baad qabatay Ana wixii laydiray waan keeni doonaa Lknse waxba ma qabanyo sheekuu Kugu dhaafinayaa Danka furniinka hadii dareenkiisu Kacsan yahay wuu furayaa waxay Ku xidhan tahay mashaacirtiisy siday Tahay kolba Dabeecada afraad Waa shaqsi wudi ah Waa qof dadka jecel waa qof Dulqaad badan dadkana soo Dhaweeya haduu wax diidan yahay Iyo wuxuu doonayaba makala ogaanaysid waxa lagu yaqana Go.aamada dagdag uma qaato Mushkiladiisuna waa dib dhigista Wax qabadkiisoo dhan dib ayuu U dhiganayaa waana yes man Waxba kugu diidi maayo dantiisa Xataa wuu iloobayaa laakiin Waa qof aan dagdag u cadhoon haduu cadhoodana siduu kusoo noqdaa way adag tahay Dhanka jacaylka laga yaabaa Inuu ooyaba marka jacaylka Laga hadlaba ma cabiri yaqano Dhanka guurka si kooban ayuu Ugu dan sheegan oo caadiya Hadii gabadhasi dhawr jeer u Goysana waligii kuma soo Laabanayo halkaas ayuu ku Daynayaa Dhanka shaqada waxba soo Qaban maayee wuu ku warwareejin Bari baan keeno sahandabaan keeni Dhanka furniinka kanaa ugu fiican Hore uma furo wuu la meeraysanaya Lagama yaabo inuu markiiba furo Gabadha
@bukhaari12
@bukhaari12 2 года назад
Thanks
@ismailhawd1544
@ismailhawd1544 3 года назад
Runtii Camaliga dhabta ahi waa aniga Sobabtoo ah go'aanka dagdaga ah iyo cadhada dagdaga ah iyo cafiska dhaw
@asiamohamud776
@asiamohamud776 3 года назад
Barnamijkan noo soo badiya iyo kuwa cilminafsiga kusabsan
@Abdi-df5le
@Abdi-df5le 3 года назад
Aniga iga eega ka 3aad, cidii ah frta taaga 😅😜😂
@suldaantimacade8338
@suldaantimacade8338 Год назад
Masha,allah waa Barnaamij aad u waxtar badan
@saedhassanabdirahmaan6327
@saedhassanabdirahmaan6327 3 года назад
1aad ayaan iskaga shakisanahay🤣🤣🤣
@ikraanhassen2219
@ikraanhassen2219 Год назад
Tan afrad ban ahay lol dantayda tan dadka kle Ka hormariya yes way igu Badan Deg Deg Uma carodo haddan carodana Kama so noqdo lol
@umaymamoh1667
@umaymamoh1667 3 года назад
Mahadsanid ! Casharadan cilmi nafsiga noso badi macalin.
@umamaxamedofficial8670
@umamaxamedofficial8670 3 года назад
Walal keywo hal subscribe maa igu ag maree plz isaar 🙏🙏😢 ilen nin walbo dan aya iska heysto
@drfaizmahad5683
@drfaizmahad5683 3 года назад
Waxqabdaka soo saar
@drfaizmahad5683
@drfaizmahad5683 3 года назад
First one
@ilyaasmoabdi9689
@ilyaasmoabdi9689 3 года назад
Masha allaH macalin Alle Haku barakeeyo wyo umada wx faaido badan u leh ayad uso bandhigtaa alle haku barakeeyo
@hamzamohammad1595
@hamzamohammad1595 3 года назад
بارك الله لنا و نفعنا بعلمك❤💯
@apdikariimkaraama6233
@apdikariimkaraama6233 3 года назад
Wad ku mahad santahay ustaad
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 11 месяцев назад
Kaa 4 afraad baan isu malayn hayaa in aan ahay kuwakalana wax baan kala wadaagaa ❤
@xamsebaatir4432
@xamsebaatir4432 3 года назад
I am analytical person and my teacher thank you indeed 😅
@xamsebaatir4432
@xamsebaatir4432 3 года назад
70% Waa analytic
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 3 года назад
mnshlh wll anba sidoo kle Analytical 70 %,30 % Expressive style
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 3 года назад
Ascabey disc personality miya wuxu kashekenayo o kala ah 4 nooc 1.dominan type2.influence type3.compliant type4.steady type Hadet saas tahay qof ma isku noqonkara dhowr nooc takale malaga yaba qof inu noqdo hal nooc oo pure ah oon lagu labneyn
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 3 года назад
@@shaficiaxmed9769
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 3 года назад
@@xamsebaatir4432 .
@ubahsiad8188
@ubahsiad8188 3 года назад
Anigabe zida degdeg nin ugu furey. Dib umabe soocelin walee
@saidomar6608
@saidomar6608 3 года назад
Wax yaro fikrad ah aan ukala wadaago walalkey lambarkada ama xage kala soxariira
@xamsezuuriya3197
@xamsezuuriya3197 3 года назад
Man bedeli kara noca and ahay
@hal-tusmedia8030
@hal-tusmedia8030 3 года назад
Number 4 baan ahay
@sharmarkeibrahim9192
@sharmarkeibrahim9192 3 года назад
Ani ka koowad ahey ma aqaani war wareega hadalka cad aqaani الشخصية العملية
@aaminakasim5333
@aaminakasim5333 3 года назад
Lkn is qabooji xoogaa, ani markaan ogaaday waa is dajiyay b/c waa is ogaaday
@inaismail4860
@inaismail4860 3 года назад
Anigu dabeecadaha kowaad baan ahay
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 3 года назад
Marka laguu galmoonayo hadaad baqatidi malihid dabeecadaas
@Nuurtowambe-jy2rr
@Nuurtowambe-jy2rr Год назад
Below aya tahay maxa yeelay masheegjin dabeecadi ugu yabka badneed narsisstc😂😂😂😂😂
@apdikariimkaraama6233
@apdikariimkaraama6233 3 года назад
Ustaad kan afaar baa ahay wlhi inta sheegay waan ahay lkn sidee lis kaga ba in karaa????
@fatumashekgedi5556
@fatumashekgedi5556 3 года назад
Am fourth tnx
@kafiyom8492
@kafiyom8492 3 года назад
Mansha allah jazakallahu kheyr
@fardus_
@fardus_ 3 года назад
Analytical person layskusoogal plz subscribe 🙏 isara asaxabeey
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 3 года назад
Mnshlh mclnka tvga wllhy wn jchy alle hakaa abaal mariyo hakuna barakeeyo ,Anigu wxn ahey Analytical style 70% iyo 30% Expressive style
@salmaanmuxiya8200
@salmaanmuxiya8200 3 года назад
Macalin waxan raba inan sualo ku weydiyo ee marka WhatsApp maad noso dhigto comment ga adoo rali ah
@m.a.d5400
@m.a.d5400 3 года назад
Thanks
@heyfaiyohelan9865
@heyfaiyohelan9865 3 года назад
Hhhh qof jacelhay siirtisa helay hhhh
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 3 года назад
1 am camali✊ ifur hda idhahdi wku furaa lee No more muran🤣
@uhadalchannel7418
@uhadalchannel7418 3 года назад
War SaaS maaha xaalka hhhhh
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 3 года назад
Asli channel wa sidaas huuno
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Год назад
Goormuu qofka wax iska celin kara markuu dhumo mase markuu xaradisa jogo qurbo marka kuso koriso rag
@kasmaal4938
@kasmaal4938 3 года назад
Waan ku jecel nahay macanlin Allaha ku dhoowro
@abdikadirducaale7779
@abdikadirducaale7779 3 года назад
Wad mahadsan tahy macallin waxad nala wadaagta dabeecadaha fikirka dadka sida dadku u xaliyaan dhibaatada taagan
@mustafamohamed3627
@mustafamohamed3627 3 года назад
I might be mix of all them lol I don’t know 🤷‍♂️
@aaminakasim5333
@aaminakasim5333 3 года назад
Qof walba waa 4taba lkn percentage ka kukala badan 70% driver 20% analytical 5% tacbiiri, 5% wudi, laazim meel aa ubadantahay
@Ugbad814
@Ugbad814 3 года назад
@@aaminakasim5333 ⁰⁰⁰⁰⁰⁰0⁰
@suleimanbule1202
@suleimanbule1202 Год назад
Aniga wa lambarka 2aad Saxibkeyna waa lambarka 4aad
@abdallaallasow2659
@abdallaallasow2659 3 года назад
Maclin hadalka ayaa igu yar nin hadal badan maah inan hadlo ayaan doonayaa maxan sameyaa
@bilanahmed5816
@bilanahmed5816 2 года назад
Ganacsataan ahayoo kaa suuqoo dhan soo meeraysanaya uma baahni lakiin kan badawgee odhanaya imisaad soo siisatay waa la maa weeliyaa haaye haaye haduu joogsan waayana afkaa lagaga dhuftaa la isma waydiiyo
@ugbaadeisa7870
@ugbaadeisa7870 Год назад
Dhawr baan isku koobsadayba Alle ha sahlo. Kkkk
@munaxaamudcismaan1292
@munaxaamudcismaan1292 3 года назад
I am driving style.
@dadirhanas8534
@dadirhanas8534 2 года назад
anigu wudiga midka la leeyaha ahay bilaa dhiiga aha hhh
@aaminaahmed7639
@aaminaahmed7639 Год назад
Waxaan iskaga shakisanahay inan ahay camaliga
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 3 года назад
Wad mahadsan tahay wll
@قناةمنوعة-ش3ص
@قناةمنوعة-ش3ص 2 года назад
mash alla intaba waan leeyay
@HamdaMouse-m4r
@HamdaMouse-m4r 4 месяца назад
Anigu camali isu Malaynaya😂
@farhiadiamond5721
@farhiadiamond5721 3 года назад
Macallin aad noogu bada casharada ka hadlaya cilmiga nafsadda aadamaha "psychology" iyo hormarinta nafsadda.
@mufakircabdisalaan8950
@mufakircabdisalaan8950 3 года назад
Asc walaalo qaali
@MariaAsad-us9kv
@MariaAsad-us9kv 6 месяцев назад
Maashaa allaah ustaad ❤❤❤❤❤
@MOHAMED-IBRAHIM-GAALOGE
@MOHAMED-IBRAHIM-GAALOGE 2 года назад
anigu waxa aan ahay mid afaraad
@abdaleazkar9171
@abdaleazkar9171 7 месяцев назад
Number 4bn ahy wllo
@mariyam923
@mariyam923 4 месяца назад
Daabeecaada 2 ayan leeyaahaay
@sharecoabdilahi2420
@sharecoabdilahi2420 3 года назад
Macalinka tv Dar ilaahay ayaan kui taageeraa Allaah haku barakeeyo ralina hakaa ahaado sheikh weliba caalim weliba bulsho dhise cilmiga Allaah hakuu siyaadsho aamiin yaa Allaah
@maxamedcali3164
@maxamedcali3164 3 года назад
Lanbar 4 baan u badanhy runtiii koley wax qabad waan jeceley ina wax qabto balanta fuley
@aaminakasim5333
@aaminakasim5333 3 года назад
Talo: kan 1aad isku tababar, dabeecadada super kusoo bexee
@dulmidiid1445
@dulmidiid1445 3 года назад
Sifcn ban udhagaysty anigu waxan ahay runtii kan afarta uguhoreeya ee camaliga ah wallaahi
@barbaarsamechannel7585
@barbaarsamechannel7585 3 года назад
Maasha Allah thanks macalin
@mr.shacraawi2295
@mr.shacraawi2295 2 года назад
بارك ألله فيك ونفعنا الله علمك
@uhadalchannel7418
@uhadalchannel7418 3 года назад
Maasha alaah waxbadan baankaafaaiday
@khadarmusse6102
@khadarmusse6102 2 года назад
Ka afraad baan ahay
@khadar6968
@khadar6968 2 года назад
Dogtor soo gaabi
@fawsiyoali7685
@fawsiyoali7685 3 года назад
Masha allah brother
@marwaabdullah7159
@marwaabdullah7159 3 года назад
kan 4aad bn ahay
@ahmedawilo96
@ahmedawilo96 3 года назад
Second one
@mohamedhanuuniye8859
@mohamedhanuuniye8859 3 года назад
Akhriste Number kee tahy hhh
@shukrisaleh3389
@shukrisaleh3389 3 года назад
4 aad adana?
@abdirahiimmohamed2139
@abdirahiimmohamed2139 3 года назад
Maclin nooso badi casharadan fadlan
@ashaalimohammed1549
@ashaalimohammed1549 3 года назад
Mahadsanid wallaal noosoo badi
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 года назад
2baad baan ahay
@somaliwiil6072
@somaliwiil6072 Год назад
44
@somaliwiil6072
@somaliwiil6072 Год назад
44
@haykalmohamud848
@haykalmohamud848 3 года назад
Waxaan u badanahay markaan is eegay dhinaca ANALYTICAL STYLE ( تحليل)
@xamsenuur6720
@xamsenuur6720 3 года назад
waar 4 raad ayaan ahaay .
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 11 месяцев назад
Hhhh 4 dib udhigista ayaa iwareerisay
@haytaomar4718
@haytaomar4718 2 года назад
walhi go.an kagu wa adag yahay dadkan ma dhex galo majeceli in rali galiyo dadka qarkooda maxa yelay wax kala kulmaysa niyo xumi sida aw geeda wa in ad kala barata dadka xun iyo dad kufiican
@ahmedgaraad460
@ahmedgaraad460 3 года назад
I'm third person 😀
@KhayrDoon1
@KhayrDoon1 3 года назад
Walahi Qofka koobaad bn ahay macalinku anigu iga sheekeeynayey ba
@nadifanafta5191
@nadifanafta5191 3 года назад
Masha Allah my teacher Thnx
@fikradsamemm
@fikradsamemm 2 года назад
Waa cashir muhiim ah shugran macalinka. Waxaad modaa inaan ahay ama u badanahay wudi iyo sidoo kale analytical oo faahfaahinta jecel
@alkuyuudi6975
@alkuyuudi6975 3 года назад
Masha Allah Waa xaqiiq dhamaan maantoo dhan waan qoslayay mar aniga ayaad iga waramaysay marna dad aan aqaano
@qaaliquruxqaaliqurux8803
@qaaliquruxqaaliqurux8803 3 года назад
Qofka aan go.aaanka ku dag dagin ayaan ahy lkn haduu mar go.aan qaato ku adkeesta
@abdinasirabdullahiroble2633
@abdinasirabdullahiroble2633 3 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-dc9s-53wP3k.html Halkan ka Barta dabeecadaha io dhaqanka baniadamka
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 3 года назад
Pleease iikala sheeg qof ma isku noqonkara camaliga iyo kan udambeyo fiican
@ibraahimmahamedmahamud5170
@ibraahimmahamedmahamud5170 3 года назад
Walaalayaal barnaamijyo wax tar leh ayaa subscribe ii saara
@sayidabukarmuhumedmcw1146
@sayidabukarmuhumedmcw1146 Год назад
Mnsha allah allaha ka ajirsiiyo
@abdidhuhul3436
@abdidhuhul3436 2 года назад
Asc walaal Mashalah Mashalah jazaakallah Khair asc
@hawomohamedjama5095
@hawomohamedjama5095 3 года назад
camaliya ayan ahay analyticalkana waan ka ag dhawahay
@nasab6929
@nasab6929 2 года назад
Num 4 ku waba aniga kkkkkk
@asadridwan7583
@asadridwan7583 2 года назад
Good macalin Mahadsanid
@moyasin4499
@moyasin4499 3 года назад
Mchallh
@xamsenuur6720
@xamsenuur6720 3 года назад
الشخص لود
@twozerosix4767
@twozerosix4767 3 года назад
Me No 4 🤣🤣🤣
@najiibhakiim6689
@najiibhakiim6689 3 года назад
No 3 m.a
@khadar6968
@khadar6968 2 года назад
Mahadsanid
@mysweetheart1254
@mysweetheart1254 3 года назад
4ahay
@jaweriyoinaabtidoon9696
@jaweriyoinaabtidoon9696 2 года назад
Qofka afraad Ayan ahy 😅🤣
@nashmimahdi7790
@nashmimahdi7790 Год назад
same😂😂😂
@MM-pu3sf
@MM-pu3sf 3 года назад
ustadka maanta dabeecadaheyna ayuu dib inoo baray👍
@moismail5334
@moismail5334 3 года назад
Waa nin jamhuriyada somaliland udhashey waana loyar,garyaaqan, macalin ,siyaasi
@MM-pu3sf
@MM-pu3sf 3 года назад
@@moismail5334 mu,hiimada ayaa ah in uu yahay aqoon yahan Somaliyeed oo waliba bulshadiisa wax tarayo
Далее
10 Arimood oo kaa qaadaya Farxadda iyo Raaxada
25:36
Просмотров 26 тыс.
Iran launches wave of missiles at Israel
00:43
Просмотров 820 тыс.
#慧慧很努力#家庭搞笑#生活#亲子#记录
00:11
🛑самое главное в жизни!
00:11
Просмотров 132 тыс.
Xirfadaha Muhiimka U Ah Suuq-geeyayaasha (Marketers)
4:50
Buug aan ka helay iyo sida caadooyinka loo sameeyo
33:33
BARO NOOCYADA DHIIGA IYO DABEECADAHA QOFKU LEEYAHAY
30:37
Sidee ayaad Hadaf waara u yeelan kartaa?
35:02
Просмотров 66 тыс.
Mucjisooyinka Dadka Aamusan Ee Aan Sheegayn Badanaa
13:47
Iran launches wave of missiles at Israel
00:43
Просмотров 820 тыс.