Тёмный
No video :(

Mucjisooyinka Dadka Aamusan Ee Aan Sheegayn Badanaa 

Dr cafimaadka Qoyska
Подписаться 217 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 85   
@amiindaacad9626
@amiindaacad9626 4 года назад
Waxaa laygu tiriyaa dadka aamusan laakiin waan hadlaa marka ay munaasab tahay dadku waxay ii tixgaliyaan in aan xikmad badanahay inta badan xal ayaan u helaa waxyaalaha murugsan ee la iga tala galiyo si sahlan dadku way i dhagaystaan marka aan hadlayo inta badana fikirkeyga wuxuu noqdaa mid lagu qanco dadka waan akhriyaa inta badana waan saluugaa hadalkooda marmarka aan qab iska dareemo waxaan durba ogaadaa in aan ahay adoon ilaahay oo aan dhamaystirnayn waanan soo noqdaa dadka aad ayaan u ixtiraamaa waxaan aad u jeclahay dadka danta yar iyo kuwa dhibaataysan waxaanan u qiimeeyaa sida boqorada waxaan ahay adoonkii miskiinka ahaa ee amiin
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday 5 месяцев назад
Maasha Allaah Alle haku siyaadiyo. Sxb amiinoow, xagaad joogta
@user-um8oo6yh3z
@user-um8oo6yh3z 4 года назад
Walhi ani waa aamus badanahy Mana jecli Dadka badan Waxaa ku farxaa in aan kali noqoda Likn majogteyo goni usucodka Dhanka is fahanka waan is fahmi karanaa lik makafikaro radinta dadka Alx waligee ma iskibrin SUBXANALLH waan ixtiramaa kan ween io kan yarba iyo kuwa3 liitaba Alxdullh 🤲
@WalalahaChennel
@WalalahaChennel 7 дней назад
Sharaf Darteed Ayan Udorbidnay Cidlada🥺🫡
@munahassan5579
@munahassan5579 4 года назад
Ani qofki i aqoon wuxu imaleyaa qof kulul xooga dadka amusan Ayaan ku jira laakin qofki ibarta wuxu idhaha adiga marki lagu arko waxa lagu maleya qof dabecad qalifsan
@farhiyayu7279
@farhiyayu7279 3 года назад
Ani iyo adiga isku mid ayan nahay walal
@hudhudmohamed2573
@hudhudmohamed2573 3 года назад
isku mid baanahay
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 2 года назад
Aniga camal
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 года назад
Anigu kolley waan aamus badanahy hal mar ayaan isku dayay inaan tijaabiyo inaan noqdo qof hadal badan lkn waan ku guuldarreystay kadibna waxaan go'aansaday inaan sideyda ku qanacsanaado
@kiinmohamed1783
@kiinmohamed1783 4 года назад
Kula Mid Baan ahay wll wlhi😣
@hodanhonest655
@hodanhonest655 3 года назад
Dr Aniga waxaa Ahay Qof Aamusan marka Aan joogo Gobta waxbarashasa Dadka waxee imodan inaa Ahay Qof Aana waxgarahen Aana Adunka lasocon Balse Qofkaa isfahano Ayaa oganaye inaa Ahay Ruux wax fahansan waxana Qiimeya Dadka Dareen koda iyo Hadalada Ee ku hadlayan inee Runtahay Iyo inee Been tahay iyo isla waqtigas wexee Raban inee iweey diiyan mararka Qaar waxaa Arka Dad Tabcan iska dhigo oo Rabo inaa weey diiyo meesha lagahayo iyo waxa kamurjiye marka Adaremo inoo Rabo inaa waresto Aaka Aamuso waxaa Arka maxaa Iidhihi wesay maxaa kugu dhacay Amaa nolosheda iwarse Aniga Asxabteda waxee igulataliyan inaa Barto Cilmunadsiga mxayayelay wax iiga murjiyo markee isoban dhigan waxaa uxaliya si Ee iiga filahen waxana ushega sida Aa ufahmo Teeda kale majecli Bulshada inaa kadhax boxo wana xishot badanahay waxana jeclahay Iinaa Qoray noqdo waxana jeclahay inaa Diinta Allah intoo igafahan siiye inaa Bulshadeda ufaa iideyo ii soduceya inoo Allah iisura galiyo
@yahyeahmed623
@yahyeahmed623 4 года назад
Dadkaas waan ka mid ahay laakiin waxaan isku arkay labo ciladood aad sheegtay oo kala ah gooni istaaga yacni dadka ma dhex galo waxaana ahay qof iska aamusan. Iyo xishood xadka bax ah
@yasinabdi1467
@yasinabdi1467 3 года назад
Islamidbaanahay
@aishaabdulkadir9890
@aishaabdulkadir9890 3 года назад
Isku mid baanahy 100%.
@kingolich4943
@kingolich4943 3 года назад
iskumid baa nahy wll
@Noura-cy8ns
@Noura-cy8ns 3 года назад
Saas ayaaan ahy ani ba bro
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 2 года назад
Anaa kulamidah
@Duniasaalah
@Duniasaalah 4 года назад
Anigu dadka waka mid ahy lkn waxa ii dheer xishoood saaa id ah
@asliyaabdimh
@asliyaabdimh 4 года назад
Waan kaama mahad celin Dr muqaaladaada faaidada bdn Waxaan kaa codsan inaad ka soo hdasho sida saxdaa iyo qalabka saxdaa ee marka shaving qofku samaynaayo u baahan yhy ragg iyo dumarba Inaad I fahntay baa bilaayaa si aan uga wada faaidaysano
@Nalasoco-waqti-walba
@Nalasoco-waqti-walba 9 месяцев назад
Wlhi ninka intu sheegay dhan wan ahay qofka wuxu yahay dhan wan garana dadka waxay igu nacan amusnan io kibir io kaliky inan mel iska fadhisto 😢😢😢
@sweetynimco8783
@sweetynimco8783 3 года назад
Calamdaha badh ban leyay lkn sas uma amusni mana fiirsado wan dagdaga badany hdal dadkana uma fiirsado
@MiadSabire-bx8yn
@MiadSabire-bx8yn 9 месяцев назад
Guul falaastin inchalla
@nimcaalechannel9175
@nimcaalechannel9175 3 года назад
Wlhi waxaad moodaa inuu Dr ku aniga iga sheekaynayo waxan kamid ahy dadkaa plood typ A+
@mohamedismaciil8910
@mohamedismaciil8910 4 года назад
Mansha allah waa dad qiimo badan
@zakiyuzuf1887
@zakiyuzuf1887 4 года назад
Dr anuuba iga hadlayaa bn u maleeynayaa
@kingolich4943
@kingolich4943 3 года назад
Ani ma hadal badni xishoodkana hooyaday ayan xata ka xishida cud kale iska daaye ani qofkan isfahano wan ushekeen lkin qof sadexad oonan garaneen haduu nasoo ag fadhiisto ama wan ka kici ama wan amusi ani ma jecli inan dadka su aalo waydiyo anoo jecel inan cawiyo ila uu qofku iishegto dhibtiisa moye mana jecli inan warego hadanay jirin wax toos ah oo muhiim ah oon ku socdo mooye ani cidladaan jeclahay markan firaaqada ahay wxan jeclahay inan wax sawiro ama aan wax akhristo ama aan dawato filimanta gagaban ee qosolka ani dadku waxy igu dhahan wad xidh xidhan tahy wad waji xunthy oo dadka uma qososhid wad cuqdad badn tahy hdana waxba kamasoo qado wayo halkan donaya ka wayn waxy ileyihin oo dhan
@drcafimaadkaqoyska
@drcafimaadkaqoyska 3 года назад
Waad fiican tahay walaal qofka hadii afkiisa iyo gacantiisa umattu ay ka nabad gasho waa sharfanyahay
@kingolich4943
@kingolich4943 3 года назад
@@drcafimaadkaqoyska thanks doctor magaranayo gacan iska daaye inan waligey qof caayay xata xan kuma cayin maba jecli ka shekaynta dadka si kastu uxunyahy ama uficn yahy thanks wayo dhirigalbay ii noqotay
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 года назад
@@kingolich4943 mashallah King dabeecadada way fiican tahay gabadha ku heshaa nasiib badanaa anigaba ku damcay🤣🤣🤣amusnantu waxay ku tusaysa ninka inuu geesi yahay I love nin geesi ah
@Ahmed-gb1xm
@Ahmed-gb1xm 2 года назад
@@naajmasalah4436 amuusnantada badan dadka qar waxyaalo qaldan ayay kafahmayan sida Doqon inaad tahay inaad maskax marantahay iwm
@WalalahaChennel
@WalalahaChennel 7 дней назад
zxb Hadii uu safrkan Bilow kuyahy wxad Lakulmeysa Caqabdo bdn oo kla Duwan sbbta oo ah wee Adagthy Dhibka kuheysta in Lagula dareemo mafahmi karaan ila Ay kudhacdo Waan oghy wa nolol Mugdi ah🥺 Cidlo ah🥺 Cabsi ah🥺 Kalsoni daro ah🥺 Xdln Badana Dadku Ma Fahmi krn kliya Qofka Ay kudhacdy Moye Arin kan Hal xal Bes Ayu lehy Waa inad Magalo Aan Laga Aqon kunolata Aniga kula Hadlaya Marba nolol Cusub ayn bilaba
@runsheeg
@runsheeg Год назад
wlhi dabcigan in badanbaan ku daba jiray wax badan baad ka sheegtay way jirtaa in somali badani iska dhex aragtay sheekadan aad nala wadaagtay lkn somalida dabeecadani 20/100 wa labaatan boqolkiiba in yar oo idinka mida uunba leh commentigana waxan ku arkaya in dhamaantiin aad soo qoraysaan waan leeyahay dabeecadani dhibka ina haystaa ah dabeecad kasta hadii laga sheekayo inaynu iska dhex aragno
@hanagurey7670
@hanagurey7670 4 года назад
Waxaad umalysaa in uuxaqiiqda dhabta ah uukahadlayo. Waxbadan baan ka ogahy wuxuu kahadlayo dr caafimaadka
@gacalwalalaabo835
@gacalwalalaabo835 3 года назад
you made correct imagine
@fardowsoabdi739
@fardowsoabdi739 2 года назад
Wa run walahi runba shegtay
@somalipubg5532
@somalipubg5532 2 года назад
intabadan dadka goni usocodka ah. wey aqlibadanyihin
@daaqaxusein196
@daaqaxusein196 4 года назад
Dr kuwa warka badane diktoore
@deqayuusuf6124
@deqayuusuf6124 3 года назад
Ma jecli dadkaas oo kale oo waa la kulmay thank god anigu waa ka durkaa waayo vibe kooda ma qaabili karo. Waana arkay dad aamusan oo indirectly yasaya dadka kale. Runtiina waa kuwa jecel in tooda loo raaco iyago u maleeya in Laga garaad daran yahay.
@Nationalchannel1960
@Nationalchannel1960 Год назад
Wll dadkaas horumar magaaraan mise badanaa way guuldaraystaan
@dekaadam8295
@dekaadam8295 4 года назад
Mahadsanid Dr runtii dadkaas Ayaan kamid ahay lkn Hal dhib oo aanan xal u helin Ayaa jira kaas oo dadku intooda badani ii haystaan in aan ahay qof dabeecad xun waayo dadku waxay rabaan qof markasta LA sheekeysta qof markasta LA qoslay qof Cid walba raaca oo fahma Anna taas masameyn Karo oo waxan rabaa in aan gooni socod ahaado dadka Wan LA shekeystaa lkn qof walba MA fahmo qofkii aanan aqoona warkiisaba daah marka dadku markay I arkaan waxay dhahaan way kibir badan tahay way indho kulushahay oo dadka si kulul ayey u eeg taa Anna waxaasi igama ahan Siday dadku moodayaan lkn waxaa jira qof qof aan fahmo SaaS oo ay tahay qof qofkaas sheeko badan lama wadaago lkn Mar walba dadka in aan LA taliyo Ayaan jeclahay xataa qof aanan aqoon oo wax khaldan sameynaya hadan arko waxan jeclahay in aan wax usheego
@drcafimaadkaqoyska
@drcafimaadkaqoyska 4 года назад
Mansha allah wll waxay dadku kaa aaminsanyihiin muhiim maaha ee waxad tahay baa muhiim ah Dadka haka dhex bixin xataa adoo aanay dabeecadaada ahayn mar mar isyara fur fur oo dadka la yara kaftan oo ka qosli ama u sheegee Dadku markay kaa soo hor baxaan ama aad meel ku kulan taan salaanta kaga horee oo waji furan oo farxadi ka muuqado ku salaan waligood dadku qof kibir badan kaa aaminimayaan
@dekaadam8295
@dekaadam8295 4 года назад
@@drcafimaadkaqoyska Mahadsanid Dr haaa SaaS Ayaan sameeyaa oo dadka Wan ku dhex jiraa wanan LA shekeystaa lkn saaid maahi oo inta badan waxan jeclahay in aan gooni gooni ahaado oo aniga iyo waxii gaar ii ah aanu ahaano SaaS oo ay tahay dddka Wan LA kaftamaa balse dadku Siday iga rabaan ayanan sameyn Karin kibirna igama ahan ee waa dabeecad rabaani ah mida kale xataa MA jecli waxii alaab ah oo anigu aan leeyahay sida dharka gogosha iyo waxii LA mid ah in Layla share gareeyo Anna dadka waxiisa inta badan ma qaato if aan ka maarmi waayo dadka waxooda Wan waydiistaa Anna waxii LA iiga soo baahdo Wan bixiyaa lkn dhex roorka ayaanan ogoleyn
@user-cd6tt3qq8c
@user-cd6tt3qq8c 4 года назад
@@dekaadam8295 xaga dharka yo alabta Ayan iskaga mid ka nahay waxan jecelahay inan la Ila xidhan
@salmankaamil3874
@salmankaamil3874 4 года назад
👏
@engcade302
@engcade302 3 года назад
Annaa isku Dabeecad Nahay
@gacalwalalaabo835
@gacalwalalaabo835 3 года назад
thanks fahanka bulshada waa muhiim
@haniabdirisak9270
@haniabdirisak9270 3 года назад
Mansha Allah 👏👏👏
@sacido9681
@sacido9681 4 года назад
Masha AllaH ☺️🤗👏🏼👏🏼
@wargame2454
@wargame2454 4 года назад
Aniga waan ahay gooni usocod waan ahay maxay tahay taas
@hamseabdi3543
@hamseabdi3543 Год назад
Sifiican ayaad Noogu sharaxday wll❤❤
@nashaatabdirahmaan4404
@nashaatabdirahmaan4404 Год назад
DABEECADAAS waa leeyahay aamuska dadkana waa record gareeya aragtidooda
@markahorealaah8793
@markahorealaah8793 2 года назад
Aniga waxaan ahay mid aamusi karo habeen iyo maalin lkn markii ay tahay saacada 2.00 8.00 maalinnimo waxaan arkaa aniga oo hadlaayo taasi waan layaabaa arintaas
@AminaMaxamed-ef4wd
@AminaMaxamed-ef4wd 2 месяца назад
Asc Alhh haku karaameeyo Wlhi bilaahii tolaahi intaad sheegty wx iga maqan ma arg Inaalilaah Lkn ilaahy cidlo naguma reebo😢😢😂 Wlhi wxyaabaha qaar xqiiqaday soo taabadaa maadadan cajiibka ee loo yaqaan Psychology ga 😊😅
@user-fj1be1uw6m
@user-fj1be1uw6m 10 месяцев назад
Dr. Waad mahad San ty aniga dad ku waxy idhah daan Mar ka muqaga la ar kaba waxa lagu moda qof aamusan lakiin waan garan waayay sabab taa lakiin waxy ishegan Mar ka aan is dhex gal no qof caadi ah
@qalbinuuraelmi3171
@qalbinuuraelmi3171 Год назад
Maxaa daa badaan intaa dhageesto is modeen inaa kiiba la amuusa nahaay
@nourasara3146
@nourasara3146 2 года назад
Thanks wll
@pestskeals7233
@pestskeals7233 3 года назад
Hooraalooydhii hadala daboolan qaada haba
@ibraahimahmed8070
@ibraahimahmed8070 2 года назад
Anaa sidaa ah dr waxd moda inad iga sheekaynyso
@Ogaahiye20
@Ogaahiye20 Год назад
Great akiid❤😊☺
@khadiijasaciid1485
@khadiijasaciid1485 2 года назад
dadkan malaga yaaba in jaceylka uushegan waayo
@abdallesaidisse1337
@abdallesaidisse1337 2 года назад
Dadka amusnanta badan 1.waa dad intoda badan lagusoo adeegsan karo dhabarka ka togan kara 2. Waxay ku qabaan calosha kugu hayan ma ogam kartid 3. Dad hiilo galo ma ahan 4. Fakarkooda badan malahuudu wuu xunyahy
@cabdifitaaxwadani8875
@cabdifitaaxwadani8875 2 года назад
Ar been badnidaa
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 года назад
Beenta jooji xaasid ayaa tahay caqligooda ayaad u quudhi ladahay wlhi dadka aamusan hadaad la saaxiibto ayagaa aduunka ugu daacadsan
@aishahennaharts9394
@aishahennaharts9394 4 года назад
Anigu berigii hore waan aamusnaan jirey iminkana saan u daldalmayo ayuuba codku igu xidhmaa markaasaan candhuuftayda ku saxdaa hhhh
@nuwara8333
@nuwara8333 3 года назад
Maxaa sameesay aa musnaaan kow iga siisee ani
@sweetynimco8783
@sweetynimco8783 3 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 walhi wad iga qoslisay
@cabdifitaaxwadani8875
@cabdifitaaxwadani8875 2 года назад
Sidadii hore kuu roon warbadi faa iido malaha amr hadan yool.uhadleyn
@maandeeqhaaji3264
@maandeeqhaaji3264 4 года назад
Anigu saaan u hadlayanba xiqaa hhh
@cabdi-xg4mk
@cabdi-xg4mk Год назад
Dabeecad runtii aad baan udhibsadey dadkaba waxaan u arkaa inaan ku qanacsanay hadal yaraantuna wax badan idhaafisay dadkiina way iga fogaanayan maxaan sameya
@diinkaab
@diinkaab 3 года назад
DR aadbad umahadsantay sifoyinkan aadsoo shegty dhaman waan leyay DR lkin midbaa jirta waxan marayaa marxalad ah inaan dadka kafogaado xitaa qoyskayga markaan waxyalo badan ka akhristay ayaga waxanan noqday gooni uistaag kaliyaata waxan wehel kadhigtaa habkaa internetka inan markan ubahdo wehel isaka kadhigto xitaa waxan marayaa inan facebook dadka ilasoo xidhiidha block saro wayo waan dhibsadaa barashadooda mana ogoli inaan dad aan barto wayo inkastaa iska asxaab yara hadana waxan ku jiraa kuna ducaystaa inan kafogado is ilownona anay isooxasusana xitaa istarayska yacnii buuqa marku igu furmo waxan sameynayaa dhiban gaysanayaa si laii xidho halkasna dadka yar ugusoo nasto markas Dr taasi wax dhibataa ma ii kenaysaa adilee jawaabta kasugoyaa inkastoo cidna waxba ka qadan tayda moyane thanks Dr.
@cabdifitaaxwadani8875
@cabdifitaaxwadani8875 2 года назад
Astaamahan wan leeyahay runtiii
@ibraahimahmed8070
@ibraahimahmed8070 2 года назад
Anaa kula mida zxp
@medaligire3230
@medaligire3230 Год назад
wad mahadsantahay DR cafimadka qeyska calamadaha Amusnata ee shegtey ayan lehay wali waa 2 e taxishadka leh ayan ahay mida kale amusnata wa mid xuma ah aya odhan laha ee anu rayiyada wandhibta sida farmajo dadka dhibeyey inlaturo wan tageyriye lakin waxan joga wadan xuridisu furfureyn isma mujin karo balse waxan dona ina mar usku tiltilmo maska calaamka waxa Alle igarasiyey in nika siyasiga ah marku hadlayo an ogahay waxa uu damacsanyaha run iyo been ee sxb ma igacawin in an mashraxada calaamka kasomoqdo aba wadan xora tago
@lafaHore
@lafaHore 2 года назад
Dabeecadaan waa tan Facey iga reebtay😕 kuwii aan isku loodka aheyn waarkood ubad baa loo hayaa aniguna Gabar lama haasaawi aqaanba oo maba fur furni Mideeda kale dadka ii dhow unbaan aad ula hadlaa oo waxey iimaleeyaan qof furfuran
@ayaana1456
@ayaana1456 2 года назад
Wll hal talo aan kugu yara caawiyo lkn meshan public wye maxa xal ah aniga dabeecadaan aamusnanta leyahy mrka inan kula taliyo rabay
Далее
Faa'idada uu leeyahay aamuska
10:12
Просмотров 11 тыс.
Badu haku laqdo ama dabaalo
17:07
Просмотров 52 тыс.
Аруси Точики ❤️❤️❤️
00:13
Просмотров 147 тыс.
5 KABTA HIBADA QOFKA
9:47
Просмотров 30 тыс.
Fahanka Waalidku Waa Fayowga Ilmaha
21:53
Просмотров 23 тыс.
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
Просмотров 331 тыс.
Aamusnaanta  | Awooda Qarsoon ee aamusnaanta :
10:17
Просмотров 489 тыс.
Understanding the Biology of Mental Illness
8:47
Просмотров 172 тыс.