Тёмный

NOQO QOF ISKU FILAN..( Sameey 7 daan qodob👊 

Lajecley Awil
Подписаться 3,4 тыс.
Просмотров 639
50% 1

#Naftaada Masuuliyadeeda Xooga Saar..
Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
IGALA SOO XIRIIR
Lajecleycawil@gmail.com

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 17   
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 8 месяцев назад
Dadkaygow soo dhawaada ☺
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka 8 месяцев назад
❤❤
@dgfb73Bd88-qu4ft
@dgfb73Bd88-qu4ft 8 месяцев назад
Masha alah aad iyo aad waligey qof iskuma halen markn somaliya jogy waxba ma ogen lkin markn qurbha imaday indha ifurmen shugran mcnto ❤🎉
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 8 месяцев назад
Masha Allah Xabiibti Nolosha haku wacnato abid qof adag ayatahay ❤️❤️🥰👈
@samiroclaahi3447
@samiroclaahi3447 4 месяца назад
Jazaakalahu kheyr masha allah ilahay hakuu zaa idiyo hibadada iyo waayo aragnimada jir oo joog waligaa inshaa allah
@adoonkiiilaahey3006
@adoonkiiilaahey3006 8 месяцев назад
Lajecley waku wata gar iyo gardaba❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 8 месяцев назад
My boy ❤️❤️🥰👈
@fadumamuxumed5600
@fadumamuxumed5600 Месяц назад
Maa shaa allah wll
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil Месяц назад
@@fadumamuxumed5600 noolow apaayo
@FaadumoFaarax-wc2gs
@FaadumoFaarax-wc2gs 3 месяца назад
Mahadsanid wlshyeyyy❤ Really wlhy kahadasheyyy❤😭
@Mohamedaweis95
@Mohamedaweis95 8 месяцев назад
Xaqiq wlhi
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 8 месяцев назад
Soo dhawoow libaax 🥰👈
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka 8 месяцев назад
😢😢😢 waa Run wlhi
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 8 месяцев назад
❤❤
@Nika_kit800
@Nika_kit800 8 месяцев назад
waan ruun sax
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 8 месяцев назад
❤❤❤🥰
@Maxamuudcarab1
@Maxamuudcarab1 7 месяцев назад
Walal talo isii wiil xirfad leh baan ahay waxaan rabaa inan noqdo you tuber mana haya shay ama computer ama camera abayo maxaa sameya talo isii wall
Далее
Sideen ku Joojin kara Maseerka? ( Qodobo muhiim ah )
19:30
السر
24:40
Просмотров 100 тыс.
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Просмотров 14 тыс.
Sameey 8 Caado oo badal Noloshaada ( Guusha Nafta... )
17:56
Waligaa Ha aaminin Qof Mar ku Qiyaanay.....
11:49