Тёмный

"Odaygii Hadlay u Jawaabi Maayo ee Gudida Doorashooyinku ha Cadeeyaan in uu ku Matalo iyo In kale" 

SAAB TV
Подписаться 469 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Развлечения

Опубликовано:

 

25 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 38   
@G.M820
@G.M820 2 дня назад
Masha'allah Mudane madaxwayne Cabdiraxmaan Maxammed Cabdillahi Cirro nollow dadka iyo dalkuba waxay u haraad qadaan hogaamintaade Alle hakugu guleeyo hanashadda kursiga hogaaminta dalka inaad u jawaabi waydaan waa arrin muujinaysa garashadaadda togan ee Alle kugu manaystay ruux loo jawaaban maaha qofkaa Ina Cabdi Dameer
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 День назад
Gudoomiye budhcadii gacanlibaax musharaxa cadawga gudaha afka u dhicidiisii baa soo dhow
@G.M820
@G.M820 14 часов назад
@@jamaadnuura10 Doqonta Adiga oo kalle ahi ee dooro nuug ahi habaar moyaane ma taqaane wax kalle balse waxa aan ku leeyahay waliba odar oo Maasjidadda ka soo dhex habaartan Axmaaradda gadahaay.
@haboonadan
@haboonadan 2 дня назад
Viva ucid❤
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 2 дня назад
Maalinba reeka uu la joogo ayuu yidhaa waa reerki Asaasay xisbiga Subxanalla,
@ismailismail_mohamed1342
@ismailismail_mohamed1342 2 дня назад
Wllhi cidii dalkan badbaado la doonaysa faysal cali waraaabe haloogu rido qabyaaladi ma fcne
@afnancumer8907
@afnancumer8907 2 дня назад
Huuraale huwan caruusad viva mbc 💛💚
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 2 дня назад
Hadii ay kheyr ii leeday.allow isii dheh,hadey shar ii leedayna allow i dhaafi dheh. Tusaale muuse madaxtinimadu mid dhibaato u leh bey noqotay.is mana oga.
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 2 дня назад
DOORASHO INDHIHII LEH WAXAY WEYE MIDKA KALIYA EE MURANKA DORASHOYINKA LAGU SO AFJARI LAHAA
@saadhussein5466
@saadhussein5466 День назад
Noolow aabaha sabarka
@lutfi9892
@lutfi9892 2 дня назад
26 June xagee qabateen wadani, beel beesha inaga daaya oo keena barnaamijkiina laydunku dooran lahaa
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 2 дня назад
heego iyo xoolaha maxay ku kal duwanyihiin? anigu garanwaayay, labadduba way cabaadan.
@lutfi9892
@lutfi9892 2 дня назад
26 June la idinma arag
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 2 дня назад
Cirro miyo nolyahay😂
@inacarab2353
@inacarab2353 2 дня назад
Madaxweynaha somaliland Dr cirro ❤
@mohaaminali9564
@mohaaminali9564 2 дня назад
Adeer waa lagu dooran lahaaye xorsi iska baqo umaduu kugu diraayaaye
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 2 дня назад
Tartamayaashu waa ilbaxee balse taageerashuna ha ilbaxaan dhamaan somaliland
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 2 дня назад
Qofkau marka uu xooga iyo dhalinta yahay buu ku fiicanyahay shaqa kasta.lkn 40 gaaro waa xiligii uu cibaadeysan lahaa.
@dayroday8133
@dayroday8133 2 дня назад
KADAAB
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 2 дня назад
Masha allah. Waa intaa hadalku. Commission ku ama bari ayay iska yeeli doonan, ama wixii lagu xamanjiray ayaa cadaan doonta. Doorashada lagu dhawaaqay waxba lagama badali karo. Sidii doorashooyinkii hore ayuunba lagu galaya. Ninka iska hadlay ee Hebel Biixi, waa nin qoyan biyo iskama dhawro... lax la gawracayna gidaarka inay jiidho waa laga filan karaa.
@abdirahmanmohamed5756
@abdirahmanmohamed5756 2 дня назад
Musharaxbayaby war reerkan maxa kaqaldan musharax iyo tagerayashuba aqligay siro 0 kayihin dhiladi idindhashy wase madax wyne ladida madaxwayne ladido ayuleyhy muse hadad ladagalanten duqdan madaxa cad wanu ladagalami anaguna malin walle inanu nagu
@user-hr1dq9sv8m
@user-hr1dq9sv8m 2 дня назад
Indha ayaa Qaadaya​@@abdirahmanmohamed5756
@user-hr1dq9sv8m
@user-hr1dq9sv8m 2 дня назад
Isaka hadale
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 2 дня назад
Waddani waxan odhanlahaa muuse isha uu rabo mawqif adag ka istaaga . Xukumadu sharcigii dalka way kutumatay ee waxan sharci ahayn aan shirlakeenikarin. Muuse makomishinbaa siduuga hadlikaraa. Mudane craxman adaa muuse jaanis siinayeee usheeg runta oo sawirka isha ha aqbalin ee sida kuhaboon waa inaad tidhaahdo muuse qarankii wuudumiyee ogaada somaliland.
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 2 дня назад
😂😂
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 День назад
150 HABEEN KKKKKKKKKKKKKKKKK
@siciiddauud
@siciiddauud 2 дня назад
Somaliland muse bixi ka danbay mayso
@dayroday8133
@dayroday8133 2 дня назад
Ninkani muxu dalka gashaday oo uu ku tartamaya ma AOKOR LOGE FAARAX LOGE AYAA MADAXWEYNE Ka dhigaaya
@himilofactory8213
@himilofactory8213 2 дня назад
Ka haystaa, muuxuu dhaawac wadanka u heestay bal eeg, Ma ninka tukarag inaga soo celiyey ee OOG xadkeenii ka dhigey, Ma ninka kaftankii inaga xidhey, oo ciidankeenii iyo Hubkiisii ka soo cararay. Ma ninka maanta gawracan, ee sidii gabadh aamuskaa lagu meheriyaaye , Af-kiisii juuqda gabay ayaan u codeynaa Caqligaaga. kkkkkkk
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 2 дня назад
Masha allah madaxweyne
@user-lb4ub5nd3b
@user-lb4ub5nd3b 2 дня назад
Baqtiyahaw baqtigu dhalay ka fidhiiso dalka eeyahaw eeygu dhalay ka fadhiiso dalka
@user-sg5np8xe9h
@user-sg5np8xe9h 2 дня назад
Ciilqabayahw laangaabka ahi ciro kaafadhiisan maayee waxyar kadib insha allaahu waa madaxwayne waana laandheere daga 5 gobol oramayahaw shaatarigii moorgan ahi dalka ma aabahaa baale
@siciiddauud
@siciiddauud 2 дня назад
hooyada ana wasa muse wan dilayn ciro naga hortagan walahi
@kayseduale1771
@kayseduale1771 2 дня назад
Waar doorasho dhicimaysee maxaad samayn ma xasan sheekh baad u ooyi
@mohaaminali9564
@mohaaminali9564 2 дня назад
Xirsi t baadida nin baa kula daydayoo daalna kaabadabe oo aan doonayn ilaad heshana daa in abidkaaye
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 День назад
Asqo xeerka indha kuwii keenay wadani weeyaan ee ku daray xeerka way duubantahay kaadhadhkii Laascaanood oo jawaano idiinku soo guray cabdirizaaq been ku dhaarte kitaab dafire ayaad doonaysaan Inaad ku codaysataan Allah hadaayee geesiga Qaran Ibrahim Caydiid waakii idin fashiliyay tab hayoow lagaa tab hayee
@dayroday8133
@dayroday8133 2 дня назад
Hadi aad soo baxdo Wixi aad muse ku samaynaysay ayaa ku taale
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 дня назад
cirro biibiile nacas liita balaayo ku doorata
Далее
Kaftanka Siyaasada 500 oo aad u xiisabadan
39:53
Просмотров 8 тыс.
Never waste PASTA SAUCE @itsQCP
00:19
Просмотров 4,3 млн
ПРЕДСКАЗАТЕЛЬ БУДУЮЩЕГО
1:00
Щенок Нашёл Маму 🥹❤️
0:31
Просмотров 5 млн