Тёмный

"Muuse Waa Firdhiye Cabdiraxmaana waa.."Gudoomiye Xirsi 

SAAB TV
Подписаться 469 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Развлечения

Опубликовано:

 

25 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 35   
@jurganklopp9755
@jurganklopp9755 2 дня назад
Guull Xisbiga Wadani ❤
@cabdikariin718
@cabdikariin718 2 дня назад
guul xisbiga rajada shacabka somaliland ee waddani ❤❤
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 2 дня назад
Adeer xirsi hor usoco. Waad qabankartaa wadajirka somaliland.
@Keysek
@Keysek 2 дня назад
Guuull Rajada shacabka
@raaidamaxamed2237
@raaidamaxamed2237 2 дня назад
Gudoomiye xirsi xaaji cali gudoomiye nasiib badan goba oo kartibadan in sha alaahu waxaad noqon .adaxwaynaha kuxiga cabdi raxmaan cabdi laahi cirro
@guuleedmaxamuud2278
@guuleedmaxamuud2278 2 дня назад
Walaahi waa la bakhtiyayaaba
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 2 дня назад
Muse waa majnuun. Buurmadaw ayaa hore u sheegay wuxu yahay waa "Maqajaan" oo ah Saqajaan Maqajile ah.
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 2 дня назад
HARGEYSA cimaamadii waa ka dhacdey habeenkii 26 jun..... Hadii dad damiir lehi Ku hadheen HARGEYSA doorta ❤ CIRO
@mohaaminali9564
@mohaaminali9564 2 дня назад
Ciro waa nin ilaahay iyo uma diisaba yaqaan lkn xaaraantan baa hoosta ka soogashy
@FarhanAden-p2t
@FarhanAden-p2t 2 дня назад
Mudane gudoomiye ❤❤❤❤
@caliducaale464
@caliducaale464 2 дня назад
Kacuna ookacodeeya waa cadaawulwadanoo cadawgii faqashbuu lasocdaaye waaninka c.raxmaana xisbigii kaciideeyey cadho alle haku dhacdee
@jurganklopp9755
@jurganklopp9755 2 дня назад
Beenale Ciyaal amxaaro Dooni mayno i.a C|rahmaan Waa Sanadkani Assagaana Guulaysanaya Waan Hubaa Wanaan U shaqeenaynaa Ciyaal amxaarooy 😂
@xafsacabdiraxman753
@xafsacabdiraxman753 2 дня назад
Maqajile. Habar. Qabe. Ma. Adaa. Hadla. Harjeclp. Kumay. Sacab. Tunteen. Tariiq. Laawe
@laytalkhadar341
@laytalkhadar341 День назад
Xirsiyow mee raggii waawaynaa
@hoodo9260
@hoodo9260 2 дня назад
Hogaamiye xirsi
@MohamedAli-cs1zy
@MohamedAli-cs1zy 2 дня назад
We need changes of leaders in Somaliland, people need to ellect uniting government. Wadani will be uniting Somaliland, wadani will save Somaliland from desaster chaos government of Dulmi kulmiye. Guul UMADA Somaliland, Guul wadaniyiin WADANI party insha allaah
@mohaaminali9564
@mohaaminali9564 2 дня назад
Ay ay dhalan oo cadawo oo ciro iyo xusbigii garxejisba khiyaamay harjeclow haddaad ilaahy taqaanaan masiibadan gaaban naga qaqsade uma diibuu nagu diree
@caliducaale464
@caliducaale464 2 дня назад
Weli maqaarbaa kuwan dhegeysta ilaahaw garashada hanaga qaadin
@G.M820
@G.M820 2 дня назад
Ina Cabdi Dameer waa kalla didiyaha shacabka reer Somalind Cabdiraxmaan Ciranna waa ururiyaha shacab waynaha Somalind manna ah laba nin oo marnaba la is barbar dhigi karo.
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 дня назад
xirsi tuug inkaartii silaanyo ku dhacday
@BaashdBaashe6129
@BaashdBaashe6129 2 дня назад
Gudomiye mgaca firdhiye xaal ja boxing muuse hanagaga tilmaamin madaxweynaha ruucxiga ah ee ssc. Xaal ka bixi g xirsow.
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 2 дня назад
Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal
@Mohamed-un8tk
@Mohamed-un8tk 2 дня назад
KKKKKKK WAA MARKAYAGIII MEESHU MA COPYLAND BAA ADEER INTAA WAX DHAAFSIISAN MAHAYSAAN HADII IDINKA IYO IBRAAHIN CAYDIID KAFAD LA, IDIN SAARO IBRAAHIN BAA SAREY MARAYA WA XAQIIQ
@choukriali1710
@choukriali1710 2 дня назад
Buugii cafisi kakeen horta
@sumrom4818
@sumrom4818 2 дня назад
Fircoon
@mahigaanTvid9404
@mahigaanTvid9404 2 дня назад
war bal yaabkan iyo lama aragtan kaalaya macnaha muuse waa nin Been sheegaya
@khadaralinabdulahi207
@khadaralinabdulahi207 2 дня назад
Suti gaashaan
@AhmedAbdallah-nm7fm
@AhmedAbdallah-nm7fm 2 дня назад
Listen to those who talk about projects and progress, and we have a strong candidate. Yesterday, you were the biggest thief and you were the most important minister in plundering, of course, and now you are talking about the values of the country‏‪ And now you say it's not a country like this, wow.. Let me tell you, do not forbid a good thing and do something like it. Shame on you if you do. They will be great 😮
@WllAsadhusien
@WllAsadhusien 2 дня назад
Dad Jaahiliina oo aan Hadalkooda Ka fiirsan ayaa wax iska soo qorqorayaa
@Mfarah100
@Mfarah100 День назад
Xirsi ciil qabe
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 дня назад
Bacaaac
@siciiddauud
@siciiddauud 2 дня назад
sacaad muse ama habar awal without jeegaan wa nothing 10% xita codkodu gadhi mayo nacala hooyadin ku yaala garxajis isaaq dib ugu diri maysan heego 10% Somaliland ka tihin bye bye heego
@jamuriyadabarakaysan1858
@jamuriyadabarakaysan1858 2 дня назад
Yusray ha ka baxen heeshiska
@siciiddauud
@siciiddauud 2 дня назад
@@jamuriyadabarakaysan1858 jeegan ma jirto waxba ma tihid zero 😂😂 hooyada wase
Далее
Kaftanka Siyaasada 500 oo aad u xiisabadan
39:53
Просмотров 8 тыс.