Тёмный

''OGAADEEN UNUKAA LEH'' MUNAASABAD GILGISHAY NIAROBI YAAB! 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 554 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

26 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 98   
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 2 месяца назад
Your are so right guys ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 2 месяца назад
Good job guys ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 месяца назад
Guul guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 2 месяца назад
masha allah
@Ayan-mf9yx
@Ayan-mf9yx 2 месяца назад
Ogadenya guul iyo gobonimo.
@kiinhusen
@kiinhusen 2 месяца назад
Rabiyow OGADENIA xornimo sii ❤❤❤
@sm.5191
@sm.5191 2 месяца назад
Nolaada cadwgina allaaha jebiiyo guuleysta waligiinba wlaalheeyn♥️🇸🇴♥️🫶🏽
@kiinhusen
@kiinhusen 2 месяца назад
GUUL INSHA ALLAH ❤❤❤ OGADENIA IYO SOOMAALIDA AAN CUDURKA OGAADEEN KA QABIN
@kiinhusen
@kiinhusen 2 месяца назад
ILAAHAY BAAN NA BADIYAY ALXAMDULILAAH ❤❤❤GUUL DADKAYGOW
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 2 месяца назад
Shanta somaliyeed guul guul somaliya unukale unukana lahandona 🇸🇴🫡❤️💎☝🏽🦁💪🇩🇯🫡
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 месяца назад
Waa Ogadenia iyo wax lagu qarxiyey, somaliya guul insha allah
@ayanismail7026
@ayanismail7026 2 месяца назад
Guul guul
@muhamudabdille743
@muhamudabdille743 2 месяца назад
Subxanallah
@JawaherMohamed-l7k
@JawaherMohamed-l7k 2 месяца назад
KA XUROWA GUMEESIGA🎉❤😊
@kiinhusen
@kiinhusen 2 месяца назад
WAAN KA XOROBI ADIGANA WAY KU QABSAN INSHA ALLAH
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 месяца назад
Ogaden was laandheeraha Soomaali population ahaan waa 10 million Allah habarakeeyo
@Maxamud2.
@Maxamud2. 2 месяца назад
Waxaan layaaba mararka qaar. Waxaad arkeysa quf ayaa waqti dheer waxbarsho soo sameynaya oo Master degree ama Phd so sameynaya, Meeshii laga rabey inuu dadkiisa wax ku soo kordhiyo ayaa waxaad arkeysa qufkiiyoo qabiil hoosta kagaley ee maxaa naga qaldan.!
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 2 месяца назад
Kkkkk guul ayaan urajaynayaa soomaaliya dhamaan unukaa leh
@muhamudabdille743
@muhamudabdille743 2 месяца назад
Fadlaan A/Hafid asodhigin
@lulnur1150
@lulnur1150 2 месяца назад
Guul iyo gobanimo 🎉
@kiinhusen
@kiinhusen 2 месяца назад
ANAGU WAANU KA XOROOBI INSHA ALLAH ADIGUSE WAAD OGOSHAHAY WAYNA KU QABSAN
@XalimoGaras-h5t
@XalimoGaras-h5t 2 месяца назад
Somali wen alow mide yaa rabi
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 месяца назад
Free Ogaden from Puntland
@AhmedHassan-c2o
@AhmedHassan-c2o 2 месяца назад
Caqligii Soomaalida
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 месяца назад
Somali iyagoo dulman oo dhulkoodi gumeeyste africaan ah haystaa ayeey faanayaan
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 2 месяца назад
😢😢😢😢!!!!
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 месяца назад
Ogadenia ha guulaysato,somaliyey Ogadenia qabiil ma ahan waa dadka somaaliyeed ee ku nool somali galbeed,Ogadenia ha guulaysato
@kiinhusen
@kiinhusen 2 месяца назад
QABIIL KALE MA CAAYO WAX O KORDHANA DAN KAMA LIHIN MAXAA SOOMALI DUSHA KA SAARAY OGADEEN. MAXAD KA QAADI KARTAAN ILAAHAY BAA MEEL WALBA KU BEERAY
@nuurmacoow3523
@nuurmacoow3523 2 месяца назад
SXB ERAYGA UNUKAA LEH OGAADEEN MADHEHEE MAXAAD UDULMINEE DADKA LEH EREYGAAS
@John-mu3vy
@John-mu3vy 2 месяца назад
Naayaah ereygaas waa af somali Cid ladulmiyay naa ma jirto ee aamus. Futo weyn😂
@nuurmacoow3523
@nuurmacoow3523 2 месяца назад
@@John-mu3vy waa ceeb inaad waxaan kuquseyn iska dhex gasho
@John-mu3vy
@John-mu3vy 2 месяца назад
@@nuurmacoow3523 waa sax miss candhow weyn
@Fadumo-p5y
@Fadumo-p5y 2 месяца назад
ALLAAHYAHDIIKUM WaRQEYR IYO soomaalinmo ku midooba No Qabiil
@shiinedheere
@shiinedheere 2 месяца назад
Ogadenia is not part of kenaya Ogadenia is ogadenia Guul iyo gobonimo Eraga unukaa leh ma aanaysan ahayn in lasooqaato
@kiinhusen
@kiinhusen 2 месяца назад
SOOMAALIDA QAAR BADAN BAA XANUUNSAN OO UU KU DHACAY CUDUR OGAADEN NECEYB. U DHINTA CUDURKAAS ILAAHAY IDINKIIS
@NoorMuxumed
@NoorMuxumed 2 месяца назад
Niyow is xureyaa
@ladanexuseen-fd7ez
@ladanexuseen-fd7ez 2 месяца назад
لتحيأ اوغادين
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 месяца назад
Asc, subax wanaagsan A.hafid
@muhamudabdille743
@muhamudabdille743 2 месяца назад
Wa wax lakacumado
@truthhurts2085
@truthhurts2085 2 месяца назад
3da dowlad ba unuka leh
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 месяца назад
Cadowga allaah haka dulqaado Soomaalida weli ku jirta gacan gumaysi
@saafially2547
@saafially2547 2 месяца назад
Ogaadenia wan u hadlaa NFD kama hadlaayo caqligas xaguu ka socdaa 🤔🥺
@Sharifsheikh-gg1tk
@Sharifsheikh-gg1tk 2 месяца назад
Wa masiibo waqtigan Qabiil in aan kahadhalna..
@ducaysanemohamed6627
@ducaysanemohamed6627 2 месяца назад
Ogaadeen mise somali qabiil qaran ma noqdo
@farhiyohashi236
@farhiyohashi236 2 месяца назад
Ogadeniya wa oil maha ee wa qaranka somaliyed
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 2 месяца назад
War waxaas waa ceeb hadii dadka aad qabiil u durbaan tuntaan faa iido ha suginina waa in aad dhahaan dadka dega meeshaas
@husseinabdirahman6265
@husseinabdirahman6265 2 месяца назад
Halganka ogadenia malagu guuleystey? Ethiopia haguleysato ayan maqlayaa? Waa sidee?? Dadkan macabsanyihiin? Wareer Somali waxbaa kudhacay.
@Fadumo-p5y
@Fadumo-p5y 2 месяца назад
Unugaa Leh Sax Ma aha hadalka Xun La iskamo Qaato dhulku Waa Dhulka Soomaali Galbeed
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 2 месяца назад
😂😂😂😂 lah jadeena calamiye noqotay melkasto Somalia dagto dhulkena melkasto ku yalo unukaleh waye 😂❤nolda ogadenia hambalyo 40 guradi dhiiga dhibatada umarten wana ku farax sanahy inaa hestan calan cawale wadnah uga yaalo 🇸🇴❤️
@kadarahmed9574
@kadarahmed9574 2 месяца назад
Cabdixafìd timirtihoraba dab lowaa qabilki Horan la yabanayne Havana ma ogaden oo lan̈dhera ah
@exposureaa049
@exposureaa049 2 месяца назад
Waa layab
@exposureaa049
@exposureaa049 2 месяца назад
Wadad liita walahi
@kiinhusen
@kiinhusen 2 месяца назад
Adiga ayaa liita oo cuqdad kaa buuxdaa
@khalidqawdhan3265
@khalidqawdhan3265 2 месяца назад
qabyaalad ba waashay
@HusseinAbdirahman-u7s
@HusseinAbdirahman-u7s 2 месяца назад
Ya xurey ithopia Aya kuhaysata
@Unknownnnn-1
@Unknownnnn-1 2 месяца назад
Maxaa yaab ka dhigay abdihafid unuka leh oo micnaheeda yahay Somalia 🇸🇴
@farhiyohashi236
@farhiyohashi236 2 месяца назад
Sax unukaleh
@Unknownnnn-1
@Unknownnnn-1 2 месяца назад
@@farhiyohashi236 usheeg waariyaha 😂😂😂
@Ibra12886
@Ibra12886 2 месяца назад
Ninka dhahayo buu kasoo qaatay wareesiga dhageeso hadag dagin sxb😂😂😂
@nimoabdi5878
@nimoabdi5878 2 месяца назад
Kkkkkk 😂🎉somaali west 🇸🇴
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 2 месяца назад
Soomaali qushaashaanacdali korkiina ha ahaateeqabiilka naga daaya ogaadeeniya ha dhacdo magacaasi waa mucjiso uu ingiriisku ku dulaystay ee weligiin guulaysan maysaan duligaasi waad ku waari dontaan malaz oo ethiopia saan qabo baabashay ayaa killil killil kadhigay killilka tigray oromo axmaaro soomaali ayuu yidh halkii ay soomaali ku doodi lahaayeen ayaad ogaadeen latimaateen afqadhmoonka ummada kala fadhiista ogaadeen duligeena weeye
@kiinhusen
@kiinhusen 2 месяца назад
ILAAHAY DULI IYO INKAARBA KUGU RID OROD TAARIIKHDA SOO BARO CUDUR XUN KUGU DHACAY. ILAAHAY AXAARO KU GUMAYSATA OO KU DULAYSA KUU KEEN
@AbdikadirOmer-sc7ec
@AbdikadirOmer-sc7ec 2 месяца назад
Waar waamaxay sidanii ma Doqonkii Ogaadeen ayaa noo xayaysiinaysa Qlabyaalad ayaad la shaqaynaysaa
@abdirisaaqa1686
@abdirisaaqa1686 2 месяца назад
😂😂😂😂
@qoordheerenaashka6058
@qoordheerenaashka6058 2 месяца назад
dadkan .baadi waa.dhaftay keenya kaxorow kadib a kahadal itobiya beel kuma heleysi waxmaqan.dalka wadajir lagidifa cikara kenya anaeh iyo sidixola muuro kugu xareyna a kuguguba maisqaba to garam varamo
@SagalCabdulahi-tw7wd
@SagalCabdulahi-tw7wd 2 месяца назад
Ogaadeeniya haysraacdo kkkkkkkk ggggggggl
@InnocentOrcas-lp8tg
@InnocentOrcas-lp8tg 2 месяца назад
Somali Galbed waa halki u ahayd asalka burburka somaliya hadii aysan somali dagalka gali lahayn manta ethopia ma cadawesaten mantana somalidi ayaa laga cararayaa ogadeniya loo bixiyay jajusin doqon waliga ha gar gaarin hana gargaarsan
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 месяца назад
Somalidu waa dad Been iyo qiyaali ku wada nool wlhi, faan aan meel loo raaca laheyn ayeey 24/7 wadaan. War gumeeystaha africaan aan iska kicino kadib aan faano faan hada ino ma banaana 💔
@InnocentOrcas-lp8tg
@InnocentOrcas-lp8tg 2 месяца назад
Mandera anaga leh kulahaa yaab kenya anaga leh caqli xume
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 месяца назад
5:22 ninka leh “ Ogaadenia wey xoroowday” miyu riyoonaya mise waa ka jaahilnimo? Nin dhulkiisa la haystaa oo niiko iyo qiyaali ku nool Somali ugu imaw 💔
@thegunner971
@thegunner971 2 месяца назад
Xoreynteedu ma foga haday sida waxku wadan.
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 месяца назад
@@thegunner971 Dad iska indha tiraya iney dulman yihiin oo maalin walba dhulkoodi lagu soo durkayo oo la qaadanayo iyagana faan iyo xor ayan nahay ku shekeeysta gormeey xoroobayaan??
@fatxiyaahmed6684
@fatxiyaahmed6684 2 месяца назад
adaaba xoog laguugu haystaa maxaa runta la iska tiraa oo hada ma iyagoo gumeysi afrikan ku jiro ay dad cajilaayaan ninka dhahaayo unukaa leh waa nin xor ah lkn adiga waxaa thy nin ku caqli ah dhaantada laguu dhhibay riyaa maalmeed ayaad ku jirtaaye ja bax markaas dad wax ka sheeg nin keenyaati gumeysto ayaa faanaayo alla maxay doqomo tihiin
@kiinhusen
@kiinhusen 2 месяца назад
@@fatxiyaahmed6684 XAASIDNIMADA SOMAALIDA AYUUNBAA KU HAYSA. OGADEN WAY DAGAALAMEEN ILAA HADA INAAN XOROWNO AYAAN RAJAYNAYNAA. ADUGUSE KAAN LA DAGAALAMAYNO AYAAD JAAJUUS IYO DABA DHILIF U TAHAY
@kiinhusen
@kiinhusen 2 месяца назад
JAAHILNIMO IYO XAASIDNIMO ADIGA AYAY KU HAYSAA OO KA XUN DADKAAS GUMAYSI DIIDKA AH. DHULKAAS NALAGU HAYSTO EE DADKAYAGII U DHAMAADEEB EED QIRAYSO INAAN LEENAHAY UUN BAAD KUSOO ORDAYSAAN. SAW IDINKA U KALA DHUUMANAAY ITOOBIYA MAXAAD ISAGA DHIGI MID KA SOO HORJEEDA
@Fadumo-p5y
@Fadumo-p5y 2 месяца назад
Ubata hadaad doontaan Laakiin dhulku Waa Dhul Soomaali Galbeed Waxaade idiin Hii limey oo garabweyn idi siiyey Allaha U Na xariistee Jaale Siyaad
@Shuhuura
@Shuhuura 2 месяца назад
Waa yaab 🤔 oromada dhulkiina ku soo durkaysa ee kolba qaayb gosanaysa iska Xoreeya marka ka dib yimaada NFD. 💔😢
@MaxamedCabdullaahi-cq2zi
@MaxamedCabdullaahi-cq2zi 2 месяца назад
Kkkkkkkkkk waa iska maaweelo
@faysalfarah910
@faysalfarah910 2 месяца назад
Caqli xumadiu lagu sheegijiray Buuku hadlay midkii dheeraa
@HusseinAbdirahman-u7s
@HusseinAbdirahman-u7s 2 месяца назад
Ogaden Wala haysta gusiga jacel
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 месяца назад
yaa idinka horjoogo idinkaa hoosjogo gumeystaha itopia oo ukaladhumanay
@HiboNoura-yi1og
@HiboNoura-yi1og 2 месяца назад
Beenlow maxa iskugu yimiday
@kolyaxoorHaji
@kolyaxoorHaji 2 месяца назад
Xafladihii 2_Sanno EE Hore SHIIKHAAL Ku Qabsatay KENYA Miyeey Iska Bareejeeyn Rabaan!!!!!!!!
@kiinhusen
@kiinhusen 2 месяца назад
SOMAALIDII QAARKEED CUDUR OGADEN BAA KU DHACAY. ALXAMDULILAAH ILAAHAY BAA NA BADIYAY MEEL WALBANA NAGU BEERAY. SOMAALIYAY ANAGU WAANU DAGAALANAY ITOOBIYANA MA OGOLIN KA WARANSE HADAD IDINKU U KALA DHUUMANAYSAA.
@kiinhusen
@kiinhusen 2 месяца назад
Maxaa lagaa bareejayn ood tahay 😅😅
@hodandahir8111
@hodandahir8111 2 месяца назад
Shiikhaash shalya qadtay calanka iyo 60 sanad wad Calan🇬🇲O Hal mallyan ma simya
@MohamedAli-cs1zy
@MohamedAli-cs1zy 2 месяца назад
Ogaden ma leh qabiil, somali oo dhanba leh. Darood dhul aney la hayn in ay sheegtaan ma cusba, kibirka ha joojiyaan, hadii kale waa la iska celin
@Ikismn123
@Ikismn123 2 месяца назад
Magaca wadanka ladhahaa lakiin somali oo dhan ayaa dagan
@khalidqawdhan3265
@khalidqawdhan3265 2 месяца назад
@@Ikismn123 meesha waxa la yidha dawlad deegaanka somalida itoobiya wax ogadeeniya la yidha ma jidho boowe
Далее