Тёмный

Omaar Barbar xaaladiisu xagee maraysaa, maxaa ka cusub? 

Shiine Culay
Подписаться 570 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Omar Barbar xaaladiisu xagee maraysaa, sida ugu fiican ee loo garab istaagi karo.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 139   
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Месяц назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🫵🏻🕋🥹
@Bee-bh8nk
@Bee-bh8nk Месяц назад
Scw❤
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray Месяц назад
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤
@waliiidjiboutiensofficiell13
@waliiidjiboutiensofficiell13 Месяц назад
Scw
@user-lc5pr1ou7j
@user-lc5pr1ou7j Месяц назад
Wan u ducaynaya walalkay Oomar Barbar. From Djibouti 🇩🇯
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Месяц назад
Tan ugu horeysa waa in Paranoia da laga dejiyaa, mobilka laga qaadaa, la seexiyaa, cuntana uu cunaa... Canada markuu doonuu tegi karaa hduu caafimaado.
@Aminajam4l
@Aminajam4l Месяц назад
Walaalkey oomaaroow badi quraanka afka haka qaadin rabi ayaa kuu gargaaraya inshalah
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Месяц назад
Illaahay ha caawiyo oomaarna ha cibaadaysto allaahu akbar 💚🤍❤
@Nimcaanyaasiin9097
@Nimcaanyaasiin9097 Месяц назад
Allaha caafiyo Oomaar barbar 😢
@mimihawthorne
@mimihawthorne Месяц назад
Maa Shaa Allah thanks shiine culay guulayso goorwalba. Oomaar Allah ha caafiyo Aamiin 🤲🤲🤲🥰🥰
@aishahibo8796
@aishahibo8796 Месяц назад
Reer norway waa gun shaadhkii uu maalintii xidhnaabu ilaa hada wataa maskiin wuu dayacanyahay walahi qabiil aayo maleh walahi 😢
@DeeqoTaqal33
@DeeqoTaqal33 Месяц назад
Alaaah haku cafiyo cafimad dagdag taam inshalaaah wlky ❤❤❤❤
@SOMMEDIA12
@SOMMEDIA12 Месяц назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين عدد ما خلقت في الأرض وما في السما و ما بينهما
@farxiymohamuud5057
@farxiymohamuud5057 Месяц назад
walahay ninkaas aad bn uga naxay alle cafiyo aamiin ninkaas ha lacaawiyo
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 Месяц назад
IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv Месяц назад
Cumar barbar waa inin qaaliya ale hawgargaaro from burco
@bahalbahahlyricschannel9655
@bahalbahahlyricschannel9655 Месяц назад
Allaha caafiyo omaar
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray Месяц назад
MAHADAAD. BARAARUGTAY. YAAB. ALLE. HACAAFIYO. INTII. WANAAGSAN. AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲
@izraaaaaaa
@izraaaaaaa Месяц назад
meeyay Reerihiisi meey caawiyan inankooda dayacan ee afku qalalay waan ka naxay intee video 20 buu 1 hour kusoo duubay markuu caafimaad qabay qabiil buu lahaa marku xanuusadana waa soomaali
@abdikadirsomane8967
@abdikadirsomane8967 Месяц назад
Allah ha ka qabto cadawga walaalkeen Omaar InshaAllh waa uu caafimaadayaa 🙏
@cabdullahbihi1902
@cabdullahbihi1902 Месяц назад
Ilaahay hacaafiyo Aamiin yaa rab🤲🤲
@proggmmer
@proggmmer Месяц назад
shalay marku cafimad qaby qabiil ayuu ahay mantana waa somalia
@abdirizakawad8729
@abdirizakawad8729 Месяц назад
Caqli xumidaa adi
@salmah3062
@salmah3062 Месяц назад
Qabiilka illahy ba ka digay hdaba wa qabiil e qabiilku ma ahn wx laga cararo e qabyalada lagaga carara
@guureyuusuf1344
@guureyuusuf1344 Месяц назад
Qofka waranka laguma mudo sxb
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Месяц назад
Ilaahay ha caawiyo hana caafimaadiyo wll cumar barbar,aamiin aamiin yaarabi
@jamaabdiali227
@jamaabdiali227 Месяц назад
shiine baahane shiine baahane shiine baahane shiine baahane shiine baahane
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Месяц назад
Allow cafii walalkayn Omaar barbar🤲🤲😘
@fooshassan1379
@fooshassan1379 Месяц назад
Masha Allah waa runtaa Allaha ka soo badbaadiyo Aamiin
@dauddahir4170
@dauddahir4170 Месяц назад
Allah caafiyo ❤❤
@ChafiMed-gj8on
@ChafiMed-gj8on Месяц назад
Masha Allah ❤❤❤
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Месяц назад
Scw ❤scw❤scw❤
@isdaji
@isdaji Месяц назад
Yes soomalinimo ayaa xoog 🤝💪🦾 ku leenahey❤
@othmanabdalamohamedadanabd1978
@othmanabdalamohamedadanabd1978 Месяц назад
Waxii dhalay aawaye😢😢😢😢???!!!! Yaab qofkan 90ka live ka qaylinaua may sida u dhaaman.???!!!
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Месяц назад
Omar warkiisu ma cadda Adiga maxay ku latahay?
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Месяц назад
Qaraabada Norway u joogta Oomaar daacad uma eka, waayo mey soo hadlaan oo wxy u qabteen sheegaan😢😮😮😮
@Aminajam4l
@Aminajam4l Месяц назад
Ma hadaad soo baraaruktey laba casho maanaan seexan olmaa naga dhaatey waxna uma qaban karo reer hargeysa iyo burco ama somaliya dhamaan walahay in aanay ka seexan wiilkan koley aniga saasaacad saacad baan ula socdey waxna uma qaban karo
@susanjamac
@susanjamac Месяц назад
Walahi shine waaa qof aad u wangsan❤❤❤❤❤
@Rashiida-136
@Rashiida-136 Месяц назад
Alleh ha caafiyo 🤲🤲
@ahmedabdulahidiriye7992
@ahmedabdulahidiriye7992 Месяц назад
Ku shido maqaaxidaada xji waxtarkaagu intaa ma dhaafsana sidaad u sheeksynayso waa si kle
@deqalula9707
@deqalula9707 Месяц назад
😢😢😢😢 Allow omar kaalmee
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 Месяц назад
Sheikh shine culey
@Team_27-A
@Team_27-A Месяц назад
Maqaxdiii maanta waa la shida😂
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Месяц назад
Mashallah hambalyo ❤️❤️❤️❤️
@hasanyasiin
@hasanyasiin Месяц назад
Shiinow hadad baraarugtay 😂😂😂😂😂😂😂
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Месяц назад
أللهم صلي وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@chirdonhoussein6926
@chirdonhoussein6926 Месяц назад
Allaha cafiiyo Alaha kamasaxo waxaa yahsta
@user-fs5rs9zx9n
@user-fs5rs9zx9n Месяц назад
Allah hacaawiyo. Oomaar😢😢😢😢😢
@hudunadam1182
@hudunadam1182 Месяц назад
Subxannal allahu akbar
@MurtidaTv
@MurtidaTv Месяц назад
Qarankii tolka iyo adeerkaa baa burburiyey ka dib markii aad munaafaqadii iyo qabyaaladii xumayd ee anigu aan wax cuno la gasheen
@meymunahmedsheekh9510
@meymunahmedsheekh9510 Месяц назад
Asc walaahi waanka naxay oomar marbar waxaan u awoodaa ducu waana uduceeyaa waxaan ahay hooyo soomaliyaad oomar ma ahaan nin qabyaalad yaqaano ilaahay hacafiyo
@istahilwarfa2724
@istahilwarfa2724 Месяц назад
Ilahey ha cafiyo walalkey maxaa lugu sameyay fanan ka mala sixray
@Borama1960
@Borama1960 Месяц назад
😢Might Allah protect our brother. Somalis get together, and let's help our brother. He needs to go home, Canada, so please write to the Canadian embassy. Our love and prayers from Somaliland 💚🤍❤️
@AdhanAbdi-hf4gw
@AdhanAbdi-hf4gw Месяц назад
Afsomaliga kuma hadli kartid?
@Borama1960
@Borama1960 Месяц назад
​@AdhanAbdi-hf4gw I can speak it, I can understand it but can't write with confidence. Why, you ask?.
@farahabdi2542
@farahabdi2542 Месяц назад
Waaxaan leeyahay Allaha caafiyo walaal keen.waxaan dhihikaraa shine culley waa hadalkii wanaagsanaa oo an ka dhegeystay allaha naga saaro cudurka qabiilka. I
@Caaisho3690
@Caaisho3690 Месяц назад
Sax walaahi wll
@user-js4mn7wi1i
@user-js4mn7wi1i Месяц назад
Sax ilaahay ha ugargaro😢
@feizul.feisal
@feizul.feisal Месяц назад
Allah ha caafiyo walaalkeen
@abdirahmanmahdi6894
@abdirahmanmahdi6894 Месяц назад
Engineer ninka shaki ba helay ama drug overdose ba helay
@salmaabukar273
@salmaabukar273 Месяц назад
The legend is back
@user-th4yb3ln9d
@user-th4yb3ln9d Месяц назад
Masha allah ilaahy Haku xiftiyo
@MohamedHassan-wt4oc
@MohamedHassan-wt4oc Месяц назад
Sorry, reer norway waa on vacation...
@bintusalah5449
@bintusalah5449 Месяц назад
Adigaa. Is. Ilaali. Oo. Joojii. Wareega. Iyo. Salanta. Badan. Yaray. Is jiir. Shiinow. Waa lakalashakiiyey. Ilahay. Omaar. Bad. Baadi.
@ismailahmed2640
@ismailahmed2640 Месяц назад
Masha alaah shiinow waa arin samafal ah
@user-lk2gb3ht1y
@user-lk2gb3ht1y Месяц назад
shiinoow aan uwada duceeyno walaalkeen qaali waxa heeyta dadkoodhan mafahmi karaan dad dif ahbaa fahmikara aan uduceeno oon faataxada umarno ilaaheey inoow kafujiyo waxakudhagan
@user-ux4bi9up3s
@user-ux4bi9up3s Месяц назад
Alllha haycafiyo wllken
@haniaden2700
@haniaden2700 Месяц назад
War wilka ha la cawiyo alaha cafiye
@ahmedkadiyeak
@ahmedkadiyeak Месяц назад
Anoo reer mahada ayaa Norway embassy wacay sitoosa ayey gaalkacyo iigu keeneen hadda waan isla joognaa
@UmuMuhamad-hv8bj
@UmuMuhamad-hv8bj Месяц назад
Isoo dhoweya❤❤❤❤❤❤
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Месяц назад
Illahay ha caafiyo somaliyey faysal hawase halaga war hayo isagaba wala haya
@user-pu2oh1xg6b
@user-pu2oh1xg6b Месяц назад
Hada run shegeysid ma u tag tid
@iqroMohamed-sj9vj
@iqroMohamed-sj9vj Месяц назад
Allow ugargaar
@MuhiyadinHassan-ov3rs
@MuhiyadinHassan-ov3rs Месяц назад
Shine your the next person to become mad
@cabdullahbihi1902
@cabdullahbihi1902 Месяц назад
Doqon maxad uga jeedaa?
@deqalula9707
@deqalula9707 Месяц назад
Yaahuu
@waliiidjiboutiensofficiell13
@waliiidjiboutiensofficiell13 Месяц назад
Shinow aduu nogaa horeh adaa 70 kun $ juu haystaa bitcoin eeee wax kalaa baax anaguu wan qabaney waxan kareyn.....waa commenti jiis naa wan kagaa dhigney
@NaleyShire
@NaleyShire Месяц назад
Share aya soo donatey. Kkkkkkk
@Maxamed-le9ti
@Maxamed-le9ti Месяц назад
40 qof ducadooda waa la aqbala ilaahy ha caafiyo
@korontokarkar3529
@korontokarkar3529 Месяц назад
Majeerteen nacay baa kaa hadalsiinaya kaama ah somalinimo
@samiramusa8064
@samiramusa8064 Месяц назад
Waad fahantay
@Givemecandynow
@Givemecandynow Месяц назад
Hadii majeryeen umicini waayeen in somali gurmato o somali logu qayaladhaamiyo maxaa diday 4 Cisho buu wilkaasi media ha kaqaylinayey wax qabiil ugu micinana lama arag
@Xadiyoluula
@Xadiyoluula Месяц назад
Maxaad fahamteen, waarbal dadkaan ilaahay ka goay eega😂 Omaar Allah ha gargaaro😢
@aminaogas6831
@aminaogas6831 Месяц назад
Wa kanaxay wiilkan
@xafiidsuleyman
@xafiidsuleyman Месяц назад
allaah ha u gargargaaro
@MaryamaHassan-go9xk
@MaryamaHassan-go9xk Месяц назад
Tuug afmiishaar huus wajigagubey malafsade
@sadikbhai7413
@sadikbhai7413 Месяц назад
Team shine hahaha
@faizofaizo5269
@faizofaizo5269 Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-cw4lb4co2g
@user-cw4lb4co2g Месяц назад
3 angle kii away
@ifrahhersi4559
@ifrahhersi4559 Месяц назад
😢😢😢🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@footballfans1953
@footballfans1953 Месяц назад
War ma haddaa ogaatay asaladdaada was
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww Месяц назад
Waa tada lascanood ku qixisay qabaladi
@D-izzy00
@D-izzy00 Месяц назад
CAWAAN YAHOW SOW ADIGA EUROPE KULAMA JOOYO. YAA KAAGA SOKEEYA? MAAD CAAWISO. DAMEER BAATAHAY DAYUUS AH, OO VIEWS KYRAADSANAYO.
@AyaanWaano
@AyaanWaano Месяц назад
Caaaaaaac caaaaaac xaarmajo caaaaaac caaaaaaac xaarmajo qabyaalada jooji
@draisha4699
@draisha4699 Месяц назад
SHIINE WLL ADIGA MAA WAX U QABATO WIIL KA WLL WAA U TEGI KARA WAA NOOGA FURSADO FIICAN TAHAY WIIL KA MAA DAD ULA HADASHO MAA U DADAASHO SHIINE DOWLADA SOMALIYA MADEXDEEDA MAA ULA HADASHO ANAGA WADAN KA JOOGNA MAXAN U QABAN KARNAA WAXAN AWOODNA IN AAN SMS U DIRNO SAFARADAHAA BES YAA ALLAH ADIGAN HAYSANA AWOODADA WLLKEEN WAA U JEEDA CID MA HAYSTO EE SOO BAD BAADI OO DHIBKA KA DULQAAD
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Месяц назад
🤲 🤲 🤲🤲🤲 😢😢😢
@iam24-bb7vz
@iam24-bb7vz Месяц назад
war waxaan odhan lahaa meelkasta cadowgu waa joogaayee hala keeno dalkii hooyo.
@XabiibiCali-vy7xy
@XabiibiCali-vy7xy Месяц назад
Police bey ugu waceen dad maaha waxuu lajoogo
@thelegend4244
@thelegend4244 Месяц назад
Yurub dabacasar okale malaha miyaa....
@maxamedcilmi8560
@maxamedcilmi8560 Месяц назад
War Ada passport hayste maxad qabanaysaa wn kugu khasarne
@cawaalecabdiqaadircawaale6843
@cawaalecabdiqaadircawaale6843 Месяц назад
Adigu three angaka ma jirta sxb
@cawaalecabdiqaadircawaale6843
@cawaalecabdiqaadircawaale6843 Месяц назад
Dee orad oo aad adaa yurub jooge
@CabdiqaniMohamed-fo9li
@CabdiqaniMohamed-fo9li Месяц назад
ala haugargaro dhibka haystana ala haufududeyo
@mohavlogs855
@mohavlogs855 Месяц назад
View miyaa halkaa kaa galay omar ehelkisa ayaa la joogo ee video kaasaar
@salmah3062
@salmah3062 Месяц назад
Dadka ku hya liveka ma laga qabto tas lma samyn kro wyo wxa logu tala galay in u ku nafisa
@abdikarimabdulle8015
@abdikarimabdulle8015 Месяц назад
Maskiin
@off473
@off473 Месяц назад
Qabyaalad waatan General Bashir Gobe wasiirka haweenka ka dhigtay
@NashaadHassan
@NashaadHassan Месяц назад
waa qolade Generaalkas horta😄
@Ayaanlemaxamed-x4i
@Ayaanlemaxamed-x4i 9 дней назад
@Shaah.Macabe.995
@Shaah.Macabe.995 Месяц назад
VIEWS KII MIYAA KAA GALAY
@XuseenWarsame-yx4ek
@XuseenWarsame-yx4ek Месяц назад
Shiinow ruuxaga waa lagu taagay. Ayaamahan yuotopkaga waa laga habaaray
@dytffttg6491
@dytffttg6491 Месяц назад
Orod bad badi inaderka wye eh lacgna kuguma yaree utag
@MohamedAbdiwahab-d6r
@MohamedAbdiwahab-d6r Месяц назад
Waa codsi shiine culeeyow ii kala kici
@user-mm4ih5rm6e
@user-mm4ih5rm6e Месяц назад
Shiine culay wllo adigaa mad Adid please
Далее
Fixing Plastic with Staples
00:18
Просмотров 1,3 млн