Тёмный

||Orderflow, Imbalance and Momentum|| (Baro sida loola socdo Qulqulka Suuqa) 

Moalimuu fx
Подписаться 145 тыс.
Просмотров 57 тыс.
50% 1

Muuqaalkaan waxaan si faahfaahsan oo qoto dheer aan ugu sharaxayaa muhiimada ay leedahay in aad fahamsantahay isku socodka iyo qulqulka suuqa si aad u ogaatid awooda suuqa cidda wada iyo meesha loo wado.✍🏾
🔊 🔔 Waa Kanaa Linkiga Discord Server-ka Publica ah ee loogu talogalay dhammaan dadka ku xiran RU-vid-keena MoalimuuFX ✅
/ discord
🫱🏻‍🫲🏽🙌🏾 My Social Media Accounts
✅ Instagram:
/ moalimuu
✅ TikTok:
/ moalimuufx
✅ Wesbsite: moalimuufx.com/
✅ Discord:
/ discord

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 172   
@AliAbdullahi-q5f
@AliAbdullahi-q5f 10 месяцев назад
Moalimuu waa leader wanaagsan aan wanaagiisa qoraal iyo hadal lagu soo koobi karin kaliya waxaa fahmi kara qofka uu leader u noqday allaah ku barakeeyo ustaad ❤❤
@Walal-Imran
@Walal-Imran 11 месяцев назад
Very informative a million dollar session, yet it's free of charge. Thanks, Ustaad, for your help
@Triple-A9
@Triple-A9 10 месяцев назад
🦋🚶🏻 Hiigsi baan yagleelnoo 🏃🏻‍♀️ 💦 📝 🌻 Hanki wuu dhabooboo ✍🏻 🔥 🎯💰Haleelnay himiladeenii 👏🏻 🪂 🤝 #Mahadsanid Moalimuu Best Mentor ❤️ 🌼# TEAM HAN IYO HIIGSI🕊️
@Khaliefah21
@Khaliefah21 10 месяцев назад
Great mentor moalimuu, jazakallah ❤
@AliAbdullahiAli-c2s
@AliAbdullahiAli-c2s 10 месяцев назад
Moalimuu waa leader wanaagsan aan wanaagiisa qoraal iyo hadal lagu soo koobi karin kaliya waxaa fahmi kara qofka uu leader u noqday allaah ku barakeeyo ustaad ❤❤ 🦋🚶🏻 Hiigsi baan yagleelnoo 🏃🏻‍♀️ 💦 *** ***📝 🌻 Hanki wuu dhabooboo ✍🏻 🔥 *** *** 🎯 💰Haleelnay himiladeenii 👏🏻 🪂 *** ***🤝 **#Mahadsanid** Moalimuu Best Mentor ❤️ *** ***🌼# TEAM HAN IYO HIIGSI***🕊️
@qanciyefx252
@qanciyefx252 11 месяцев назад
mahadsanid macalin abaalkaga inta kumasoo kobi karo wallahi allah hakugubadalo wax kaqeyr badan insha allah janatul fardowsul aclaaa
@jeeztomohamet
@jeeztomohamet 11 месяцев назад
Mahadsanid waa muuqaal muhiimadiisa leh ustaad alle hakaa jazaa'i siiyo
@zamfx12
@zamfx12 11 месяцев назад
maalintan mowduucan si dhab ah ufahmey sl dii badnaa ban ka reystey very imoprtant vedio thankz janoagle
@aliyare984
@aliyare984 11 месяцев назад
Ustaad Moalimuu,this is so amazing.Even the ajaanibta sidaan waxba umafahamsiin karaa ardaydooda.
@GSNMEDIA.
@GSNMEDIA. 10 месяцев назад
Macalin Hagardaamo ruuxaan aqoon Baa tihiyo walaal hantaa tureyntiisa Had iyo jeer hormar aan go'ayn Baad nagu Hagtaa waalid sidiisiiye Hanti iyo adigaa nagu xirin marnaba Iyo Heybta aa nahaye The Goal Team
@Mucad_abdi1
@Mucad_abdi1 11 месяцев назад
Runtii waxan odhan karaa waa muqaal aan in badan sugayay Saxiibo badan aan isku fahmi waynay Illahy Haku garab kle ustaad ❤
@yayeqarax-uz9cz
@yayeqarax-uz9cz 3 месяца назад
Moalimu illahy haku barakeeyo
@abdulahiodowaa8382
@abdulahiodowaa8382 11 месяцев назад
Waa Mahadsantahay ustaad allaha ku sharfo, Runtii oderflow ga iyo momentum ka suuqa qofkii si dhab ah u fahma wuxuu ka baaqsan doonaa SL fara badan iyo trade yo khaldan oo lagu dagdago waana mawduuc muhiim ah, Waxaa jira dad oderflow ga bas ah ku trade gareeya millions dollar na suuqaan ka sameeya, Balse masha allah strategy yada ustadka macluumaad badan oo muhiim ah ayay ka koobantahay qofkii ufiirsada oo dhuuxa unbaana qiimaheda fahmi kara, Jasaakalah Ustad. 🙏
@somalipirates
@somalipirates 11 месяцев назад
bro. faham darada order-flow ga an dhib weyn ku qabay oo ah, in marka price actionku zone ka yimaado an hore ka galo, iyo in uu trend dan igu kala wareego. balse video gaan an wax walbo ku fahmay cawa mshallah.. nin waxbadan fahamsan baad tahay libaax ☑
@Drismaaciilboss
@Drismaaciilboss 11 месяцев назад
thanke you my dear techare moalimuu fx....sida aad nagu caawineeso aqoontaada baaxan.🥰
@abdullahimukhtar3394
@abdullahimukhtar3394 11 месяцев назад
Masha allah Runti Waa Videow Aad Uqiimo Badan Jazakallah Macalin❤
@abbasyare-dj4hx
@abbasyare-dj4hx 11 месяцев назад
mahadsanid ustad video wax bdna ka faaiday run ahantii intan qodob qofkii si fcn ufahma wax bdna ubadbadinaya adiga suuqa cid iddin dhaxayso malahn waa lacag ka saame uun allaha ku barakeeyo ustad
@abdiwahidmohamud6606
@abdiwahidmohamud6606 9 дней назад
mahadsanid ustaas alle ahuku barakeeyo
@abashamud1685
@abashamud1685 11 месяцев назад
muuqaal aan inbadan sugaynay,thank you teacher ❤❤
@koshinabdilahi314
@koshinabdilahi314 4 месяца назад
Waan kusalaamay ustaad alx waxaan ku farax sanahay in aan ka mid ahayd ardaydada balse midaaa adiba waa ogtahaye waxaan qoraalkan usoo qoray in aan ku jiro mentershipka intaas kula sooosocday hadan markaan video ku celiceliyo iyo video la midka ah waxaan kasoo fahmaa intii in kabdan oo aan markii hore kafahmay the more aan aadawado oo backtesting kusmeeyo waxaa yuaraada s.l kayga waayo video waanab 100% garantii wlhi kan kaliyaa mahee ilaa 4 video oo ku jira youtubeka mahad sanif ustaad
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 месяца назад
Jasakallah kheyr ustad ❤
@updinasirnana2990
@updinasirnana2990 11 месяцев назад
Ustaad I really appreciate what ever you did for us likewise it costs thousands of dollars for this session ❤. Kheer Allah kusiiyo
@MubarekDahirOsman
@MubarekDahirOsman 11 месяцев назад
Aad ayaad umahadsantahy ustaad maalinkan order flow fahmay ayaan Sl badan iga istaagay trader gacantu ufadhido na noqday Qodobkan hadaadan si fiican ufahmin wax weyn ayaa kaa maqan #Lawandorder💰
@somalipirates
@somalipirates 11 месяцев назад
order flow ga aad fahmi weyso wuxuu keenaa inaad Entry ga isaga boodo oo hore ka gasho, waa saxantahay bro. dhibkaas aniguu i heeystay bishaan oo dhan balse caawa an 1 kaan video ku fahmay.
@Engineerka_Fx
@Engineerka_Fx 11 месяцев назад
thankz Ustad Cazharkan wax badan baan ka faaiaday qof walbo stregayadan barty oo ku wareersana iz dhex galinta Trades Videogan 100% wuu caawinaya.
@FahadMusa-r7p
@FahadMusa-r7p 11 месяцев назад
This video is a Gem 💎 wlhi Aad bad u mahadsantahay Ustaad Abaal weyn ban kuu hayaa ❤️
@cabdinaasiraxmed9280
@cabdinaasiraxmed9280 11 месяцев назад
Allaah hakaa abaal mariyo dadaaalka naf hurnimada leh aad nala garab joogto
@xasanadan8352
@xasanadan8352 11 месяцев назад
Our dear teacher ❤ alle cimrigaaga hakuu barakeeyo
@mohaosman1789
@mohaosman1789 10 месяцев назад
order flow ga fahamkisu waxa uu iga caawiyay in ay yaradan loskii faraha badnaa ee suqu isiinayey sababtuna waxay tahay wadada saxdaha ee suuqa ama jihada suuga ayaan fahmay
@ismeilhs6975
@ismeilhs6975 11 месяцев назад
Thank you Ustaaad. Alla hku barakeeyo.
@SaadqXaaji
@SaadqXaaji 10 месяцев назад
Mashallah usdaad sida aad inooku fududeysay barshada forex training ❤❤ Allah kaa abaal mariyo usdaad
@Vevoaudiobooks72
@Vevoaudiobooks72 3 месяца назад
waxa aan aad ugu faraxsanahay in aan fahmay order flow-ga wlhi sida aan ugu raaxaysanayo ma laysan kartaan kadib markaan fahamay in kastoo markii hore igu adkaa sida caadada ah ba waxan ku leehay ustaad sida aad ugu hagar baxady umada somaaliyeed ilhay abaalkaaga ha kaaga dhigo ubad baari ah iyo shayga ugu qaalisan oo ah janada alle {swt} aamin aamin, waa malintii 9-ka carafa @moalimuu🙏
@sadikfarahsadka242
@sadikfarahsadka242 11 месяцев назад
Legend legend dhalay thanks ustad
@zakariyesaid1
@zakariyesaid1 11 месяцев назад
Jazakalhu kheyr ustaad Farxada noocyadeda kala duwan baan ku rajeen.❤🎉
@maxamedibraahin61
@maxamedibraahin61 11 месяцев назад
allaw barakeee moalimuuuu 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 isaga dartii ayyamaanta u ahay ninkaan ahay
@amiinloxos381
@amiinloxos381 11 месяцев назад
Mnsha allaah mahasanid ustaad cashar aan wax badan ka faaiday ayuuu ahaa allaaha kaa abaal mariyo
@Aminadhol448
@Aminadhol448 10 месяцев назад
Ad bad umahdsnthy ustaad ❤
@ahmedbeder10
@ahmedbeder10 11 месяцев назад
Masha Allaah ustaad, Alle haku xafido, thanks a lot our teacher and mentor #Moalimuu.
@maxamedibraahim-ki5qb
@maxamedibraahim-ki5qb 11 месяцев назад
Wll cashiradiisa halkeen ka helaa
@AbdulahihuseinNacnac
@AbdulahihuseinNacnac 11 месяцев назад
Link website ka ustaad casharka hoostiisa yaala
@Maanka2024
@Maanka2024 11 месяцев назад
jazaakallaahu khayran ustaaad aad ayaad umahadsanthay
@abdiadam1096
@abdiadam1096 11 месяцев назад
Kunjeer mahadsanid ustaad cashir qiimihisa wato aqoon badane aan ka faide allaha kaa abaal mariyo ustaad❤
@samiryare5850
@samiryare5850 10 месяцев назад
Masha Allah jazkallah ustaad Waa cashir muhiim ah 🙏💯🙏💯
@Xaliima-iq7zh
@Xaliima-iq7zh 10 месяцев назад
MASHA ALLAAH USTAAD ALLE HAKU SHARFO BEST MENTOR AND TEACHER #MOALIMUU.
@jamiilmubaarikjamac
@jamiilmubaarikjamac 10 месяцев назад
Magacayga waa jamiil mubaarik jaamac waxaan forex biloway sanadkii 2022 bilow gisii waligayna isma lahayn forex ayaad heer ka gadhaysa oo aad baran lkinse waan bartay waxaana ii fududeeyay mentor-kayga walidkayga labaad abdiwali ahmed ali moalimuuuuuu ❤✅📊🙋
@liibaanabdigaraad1514
@liibaanabdigaraad1514 11 месяцев назад
The 🤴 fx ❤🙏
@Niihaalnur
@Niihaalnur 10 месяцев назад
Shukran ustaad ❤
@ibrahimishcalaqer
@ibrahimishcalaqer 11 месяцев назад
Mashaallh ustaad thank you sharaf iyo kiraamo alaah ku siiyo 🙏
@manaalmahamed1120
@manaalmahamed1120 10 месяцев назад
MASHA ALLAAH USTAAD ALLE HAKU SHARFO BEST MENTOR AND TEACHER #MOALIMUU.❤❤
@Nasri_Jama
@Nasri_Jama 11 месяцев назад
thanks teacher moalimuu waa vedio inaba aan caadi ahayd alle halu barakeeyo teacher
@wahibmiganeh
@wahibmiganeh 10 месяцев назад
Thank you ustaad 💯🥰🙏✅📊
@garaadabuun6698
@garaadabuun6698 11 месяцев назад
aad iyoh aad ayaad u mahadsantahay ustaad
@najiibhajikaaraan7340
@najiibhajikaaraan7340 11 месяцев назад
Ilahay ha kuu barakeeyo cilmiga, caqliga iyo cafimaadkaba. Waad ku mahad san tahay aqoonta aad noo soo gudbisid. Waan kuu hayaa abaalkaaga. Mahad sanid macalin
@yahyemohaa2011
@yahyemohaa2011 10 месяцев назад
thanks macalin muqal aad muhim ah ayuu ahaa 🤩
@mohamedaliibraahim8849
@mohamedaliibraahim8849 11 месяцев назад
masha allah ustd wax badan iga qaldana ayaa ii saxday thanks
@calishire-yo4jx
@calishire-yo4jx 11 месяцев назад
Mahad Sanid Moalim♥️🙏
@cabdallacaraale7531
@cabdallacaraale7531 11 месяцев назад
Mashallah ustaad keyga qaaliga ahoow xaqiiqdi abaalkaga magudi karno nolosheena ayaad badashay . Anigoona Daawan Ayaan Ogahy Inuu Yahy Midkii Indhaha Noo Furi Lahaa.
@loxos5238
@loxos5238 11 месяцев назад
mahadsanid ustaad unreal ayad tahay walhi jasaaka allaah
@camuuribaasha2664
@camuuribaasha2664 11 месяцев назад
mahdsanid mudne abaalkaaga alha janda ka dhigo ❣🙌
@wiilhoog5753
@wiilhoog5753 10 месяцев назад
🦋🚶🏻 Hiigsi baan yagleelnoo 🏃🏻‍♀ 💦 📝 🌻 Hanki wuu dhabooboo ✍🏻 🔥 🎯 💰Haleelnay himiladeenii 👏🏻 🪂 🤝 #Mahadsanid Moalimuu Best Mentor ❤ 🌼# TEAM HAN IYO HIIGSI🕊
@cmmfootball8048
@cmmfootball8048 11 месяцев назад
great mentor abaalkaaga ilaahey janno hakugu abaal mariyo macalin😇🥰
@asadmohamedmohamud1605
@asadmohamedmohamud1605 10 месяцев назад
Maasha allah Allah ku sharfo ustaad
@kaaliyare22
@kaaliyare22 11 месяцев назад
Masha allah allaha ku barakeeyo macalim
@jamaabshir8866
@jamaabshir8866 10 месяцев назад
mansha aLLH mclin allha kaa abaal mariyo dadaalka aad nala garab taaganthy
@Adenissack-h5y
@Adenissack-h5y 11 месяцев назад
Shukran macalin illahay haku barakeeyo 🎉
@kunciilzhaqalane6959
@kunciilzhaqalane6959 11 месяцев назад
Mahadsanid Ustaad
@aronefx23
@aronefx23 9 месяцев назад
This is million dollar worth video. thank you
@ahmedabdikarahdiid2701
@ahmedabdikarahdiid2701 11 месяцев назад
Thanks ustad waa video aad u qiimo bdn
@ariiftube3631
@ariiftube3631 11 месяцев назад
Jazaaka-allah Ustaad
@heydarraage-yr1vt
@heydarraage-yr1vt 11 месяцев назад
Our mentor @moalimuu mahadsanid ustaad kama daalno daawashada muuqaalada cashirada aad noso dhigtid xitaa anagoo aqoon u leh
@qadar143alie
@qadar143alie 11 месяцев назад
Jizakallah macalin . Sanadkan ayan kusoo biiray forex isla manta faido ayan jogaa waligey kuma arag lkn cilmigaga wan kufaiday . Allah kusharfo ustaad
@abdirizakmohamed9954
@abdirizakmohamed9954 11 месяцев назад
Mash allah mahdsanid the real hero
@QurufaQarafaa
@QurufaQarafaa 10 месяцев назад
Ustaad allah haku sharfo
@mohmedabdi2650
@mohmedabdi2650 10 месяцев назад
Woow thanks Ustaad ✅
@Aminadhol448
@Aminadhol448 10 месяцев назад
Thank you alot ustaad
@AbdiAadam-oh8zj
@AbdiAadam-oh8zj 11 месяцев назад
mshaa allah ustaad allle haku barakeeyo
@khalidismail5960
@khalidismail5960 10 месяцев назад
Mahadsanıd ustaad
@Qorsheye
@Qorsheye 11 месяцев назад
mahadsanid ustad waa mesha kaliya iga wareersaneyd
@Ganagale1
@Ganagale1 10 месяцев назад
Thnks ustaad🚀
@duubinhochanel2689
@duubinhochanel2689 11 месяцев назад
Good teacher and consultation man
@fadumoxuseen-m8n
@fadumoxuseen-m8n 11 месяцев назад
Wadmahadsan tahay ustaad Allah kaa abaal mariyo i.a anigana juhdi aad u badan ayan so wada i.a waxan rajeynayaa in malin un noqdo indepedent trader
@12yago71
@12yago71 9 месяцев назад
thnks ustaad allaha adna kaa ajar siiyo
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 11 месяцев назад
Macbuudku haku karaameeyo macalinkayagiiyow❤ abaalkaaga ilaahay ayuun baa gudi karee.
@IninInin-h9q
@IninInin-h9q 10 месяцев назад
Mashallah usdaad
@CABDiKARiiMMAXAMED-ub2qx
@CABDiKARiiMMAXAMED-ub2qx 11 месяцев назад
Awalba waan aqaaney thnkz moalimuu 🙏
@xaamjilibey
@xaamjilibey 11 месяцев назад
masha allah thanks Uztaad
@abdiqani6217
@abdiqani6217 11 месяцев назад
Aad ayaa u mahadsan tahay ustaad moalimuu orderflow cashir aan aad u sugayay ayuu ahaa
@Hasanferrari2021
@Hasanferrari2021 11 месяцев назад
Alle haku sharfo ustaadi❤❤❤❤
@mukhtarmohamed-x8j
@mukhtarmohamed-x8j 11 месяцев назад
Masha allah guul iyo gobanimo🙏🙏🙏🙏🙏
@wiilhoog5753
@wiilhoog5753 11 месяцев назад
Masha allah howsha heeso alle hakula garab galo ustaad wllhi waa video cajiib ah❤
@atlantictravel1255
@atlantictravel1255 11 месяцев назад
Good teacher
@hanialiabdi-y6k
@hanialiabdi-y6k 11 месяцев назад
jazakallaaha macalim abaalkaad jano
@abdikarinahmedabdi4215
@abdikarinahmedabdi4215 11 месяцев назад
Teacher mo'alimu Alaah haku barakeeyo
@ibrawobra
@ibrawobra 11 месяцев назад
Mahadsanid ustaad waa cashir aanwada sugeynay inbadn waxaan rajeynayaa inuu wax badan inataro
@ahmedsudeysiyaresaid7905
@ahmedsudeysiyaresaid7905 11 месяцев назад
Ustad allah haku xifdiyo maxan wax ka baranay ila 2019 kula joga Trader ina noqoto waxa ka horeysa ina hesho mentor
@valleyrain9137
@valleyrain9137 11 месяцев назад
mahad sanid ustaad moalimuu waa video aad u qiimo badan aadna u an ficindoona dhalin yar badan oo suuqa forex mustaqbalka ka shaqysan doonta ❤
@Mohamedkhalif-py5kn
@Mohamedkhalif-py5kn 11 месяцев назад
Jazaaka Allah moalim
@AbssDuale
@AbssDuale 10 месяцев назад
Thnks ustaad
@mustafali7104
@mustafali7104 7 дней назад
Thank you moalimuu
@najiibseeraar3904
@najiibseeraar3904 11 месяцев назад
mash alh ma sha alh oderflow video laga hadalo video isoo jiitay waa kan alx kan rabay wye ilahay hagu jeeneyo ustaad ❤
@madkahajioficial4354
@madkahajioficial4354 11 месяцев назад
Alaha ku Sharfo ustad runtii waa video an dhihi karo qofwlbo wu sugayay nolow jana gale
@Abdihakiim11
@Abdihakiim11 8 месяцев назад
❤ thanks teacher
@mubarikabdimohmed8093
@mubarikabdimohmed8093 11 месяцев назад
First comment and First like and First viewer❤ gulayso mentor
@MohamedNor-u5v
@MohamedNor-u5v 10 месяцев назад
Wonderfull vedio
Далее
Сколько стоит ПП?
00:57
Просмотров 338 тыс.
БАГ ЕЩЕ РАБОТАЕТ?
00:26
Просмотров 236 тыс.
Master Order Blocks to Trade like Banks (no bs guide)
27:48
Сколько стоит ПП?
00:57
Просмотров 338 тыс.