Тёмный

Oromo & Ogadeen loma dhaxayn karo Qorshaha Abiy & Jilib culusta Ormada 

Dal Jire Tv
Подписаться 400 тыс.
Просмотров 69 тыс.
50% 1

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 234   
@simeh4522
@simeh4522 Месяц назад
Doqontii seexataa Seceedu dibi dhala. Somali Galbeed toosa.
@abdullahihassan-n5m
@abdullahihassan-n5m Месяц назад
Waxaa layidhaahdaa makaniis wanna Deegan Gari sidaas ula soco
@BashirSiyad-qt9cv
@BashirSiyad-qt9cv Месяц назад
Cagjar intu joogo deeganka ubaqi maayo wa Xariif xaga siyaasada tarikhda iyo isbedelka geeskaba lasocda kuwa aan ubaqayo wa walalahayga Somaliland o nin cadhaysan o xarfaanti hore aHi xukumo
@SofiaOsman-pz5zy
@SofiaOsman-pz5zy 15 дней назад
Ogaden shurunshuur oo DHAN oromo haku wareejiyeen iyagaa wada sheekadae !!
@adnimoallim9233
@adnimoallim9233 Месяц назад
Macnaha ay karabaan waa in ay calooshooda geeystaan si ay ugu sahlanaato in ay xuduuda soofaristaan si ay ugu faafaan samaliland kuwa isku magacaabay
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 Месяц назад
Jaamac Galad ,ogaadeen waxa uu ku mashquulay somalia iyo somaliland siyaasada ka dhaxaysa halka uu wax la qaybsan lahaa ,qomiyadaha Ethiopia ,waxa u dheer in dadkii kale ee ay somalinimadu ka dhaxaysay ay la noolan kari waayeen oo sida sheekhaal ay raaceen oromia ,goday waxay noqonaysaa caasimada Ogaadeen ,dhulka Receive Area ,Jigjiga ,shiniile oo dhanka ciisaha ah waxay yeelanayaan is maamul hoos taga fadaralka ,Ogadeeniya waa u madax banaanaanayaan dhulkooda ,ama jeel ogaadeen ha ka samaystaan ama hore ha mariyaane ,
@LaylaHilowle-j1u
@LaylaHilowle-j1u Месяц назад
Tigreyga wey dagaleen ee iska celiya oromada waa dad badan oo jaahiliinta
@axmedali8420
@axmedali8420 15 дней назад
War wax ma ogid beenta😂 daa
@Ahmed-q5d2n
@Ahmed-q5d2n Месяц назад
Ogaadeen hadi mesha lgasaro Jamac cawrow etheopia way dagaysa . Bayac mushtariga Berbera ee mesha maraya loma baahna cagdheer iyo argagixiso wa in laga fogeeya . Reseef eeria wa in maamul goonia loo sameeya wasax. Muse Biixi sadex cadaw ayu isku dul gawracay yasaalaam war niku libaax sana laan dheere 😂😂😂😂😂😂
@laaska0014
@laaska0014 Месяц назад
isaaq cidikama hadlayn quti 😂😂😂😂
@mahadcartan662
@mahadcartan662 Месяц назад
Oromo hadaad rabtaa inay idindayso garaaca ula dhaqma siday ukadhaqmijireen Amxaarada iyo tigreega
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 Месяц назад
OROMO QORI HANGOOL LEH AYAA LAGU QABANAYAA OO AMACA ABIY WAA FASHILMEY OO SOMALILAND AYUU KU FASHILMEY SOMALI WEY SOO JEEDA MA HURUDO EE OGOW
@abdiraxmaanrashiid5240
@abdiraxmaanrashiid5240 Месяц назад
waxan kunoolahay caasimada labaad ee soomaaligalbeed godey aragtidayda hadaan kahadlo qaabka waa qaabkii sahyuuniyada israiil ay kulawareegtay dhulka reer falastiin marka waxan odhan lahaa wa in si midaysan looga hortago damaca abiya iyo oromadaba
@Ahmed-ki3tb
@Ahmed-ki3tb Месяц назад
Mililik iyo xayle salaase waxay ahaayeen yuhhudda falaasha
@kiinadan6786
@kiinadan6786 Месяц назад
@@abdiraxmaanrashiid5240 Exactly 💯
@laaska0014
@laaska0014 Месяц назад
war yaan la Aqbalin waxay oromo wado
@AhmeddahirMaxamed
@AhmeddahirMaxamed Месяц назад
Alaahu akbar waadamaca yuhuuda itoobiya aykumaagtay badasomaliya
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Месяц назад
Doqonoow yuhuud ha Ku meereysan yuhuudi reer galbeedka ayay maamusha, inaga somali ahaan Xabashi iyo Oromo afqadhmuun baynu is haynaaa oo waliba inaga u fataalna, cabdi iley shalay buu 5dagmo hoos geeyay canfar, adeer reer galbeed ha ku meereysan Xabashi waa in loo midoobo oo Oromo laga sifeeyo somaliya, maanta Oromo ayaa inaga dhex buuxda hadana iyaga xilka haya Ethiopia 😊
@superfun1819
@superfun1819 Месяц назад
allaha qabto oromo inteey isleedahay wax badso iyagaa dhaman
@halbowle0187
@halbowle0187 Месяц назад
Wax badso wax beel bay leedahay waa maahmaah sax ah an aragno bal
@mohamedGuul
@mohamedGuul Месяц назад
Ogaden in lagacabsado dhiiig bay uhureen,
@mohamedgutaale9139
@mohamedgutaale9139 Месяц назад
Somali waa la fahmey Mar dhowna kenya waxay sheeganjaysaa kismaayo ,somaali iyagaa laga wayay qabiilka joojiya dhulkan wuu idinka badanyahay,,
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui Месяц назад
Away Ogadeenki laha Annaga iska leh dhulka ee Somali galbeed 3’di sac adinkana diyar garoba doorkina 😷
@AbdiMohamed-zd1no
@AbdiMohamed-zd1no Месяц назад
Oo Ma Waxaad Hada Naleedahay Hawshan Waxa Ogol Xita Madaxwayne Mustafe.
@abdirahmanalirageh8533
@abdirahmanalirageh8533 Месяц назад
Oroma talo xumaa! Tplf. Waxay awoodi wayday miyad Samsung kartaa
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n Месяц назад
Jigjiga kama kafatano hadaan nahay kuumade
@MameMamisha-m6c
@MameMamisha-m6c 8 дней назад
Dwuldu.etyoqeya.oromodu.madonto.oromda.eyodolda.abye.ahmde.oromda.mhene.oromodadulku.kadamya.
@LaylaHilowle-j1u
@LaylaHilowle-j1u Месяц назад
Walaahi caloosha ayaa aad i xanuuneysa hadaladan markaan maqlo ilaahey ha isku diro oroma iyo xabashi
@AxmedCqadir-i7v
@AxmedCqadir-i7v Месяц назад
iskacelsha
@abdimahad6299
@abdimahad6299 6 дней назад
36.000.000 all Somalies support Greatest Somalia is soon 🇸🇴🇩🇯👍💙👍🔥👀🧠💙
@AbdiMohamed-zd1no
@AbdiMohamed-zd1no Месяц назад
Ogadeen iyo Oromo Waxba iskuma darsanayaan Waligeedba iyaga unba daali Somalida kala Ogadhaw Ogadeen inay Sodhaweeyaan. Oromo.
@MameMamisha-m6c
@MameMamisha-m6c 8 дней назад
Aslamu.alyekum.warrhmtulhe.wabrrkatu.wakusalmaeyee.jama.galde.galljeerre.
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Месяц назад
Waa rag dhul kuxisaabtamaya oromadu laakiin soomaali maxaa heley akhas
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol Месяц назад
ASC Dal jire TV jamac gaalaad waruntaa waruntaa Somalida ÉTHIOPIE Ha O gaatoo weeyaan Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo Waxbadan an ognaahaay yaajirtaa guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo
@God-p5x
@God-p5x Месяц назад
Jamac.shekadasi.kaweyno.wajajusnimo.obena.hakayelin
@andynathon4771
@andynathon4771 Месяц назад
Siyaasad doqon magarata ah ayaa kasocota halkaas oromo kaliya xitaa ma aha ee dadkalaa Kala shaqeynaya waana arin halis ah aadna u qotadheer ❤❤❤ waxaan leeyahay wake up ogaadeeniya ama iska seexda markaleynu kasheekeyne ❤❤❤
@SofiaOsman-pz5zy
@SofiaOsman-pz5zy 15 дней назад
Ogaden oromo wax ha qeybsadeen shurunshuur Ayaa sheekada noocaas ah Soo abaabule'e
@CabdilaahidheegDhaqane
@CabdilaahidheegDhaqane Месяц назад
Wll shalayna a ni oo onlf ah baan xabad kuridayay maantana anigoo onlf ah baankuridi xabad haltalaabo oo dhul somali ahna kama tanaasulayo laygamana qaadayo
@Sarta100
@Sarta100 Месяц назад
Jaamac galad waa la ogyahay orromo waa cadawga soomaaliyeed ee qowmayidaha itoobiya weli waxaa laga hortagay waxsy rabeen waqooyiga in ay la wareegaan laakin waa laga hortagay xoog iyo xeelad atmyay rabeen xalka waa in onlf soo laabataa orromana laga difaacas dhulja soomaaliyeed intaysan wada qaadan istasgi meysee soomaali galbeed hub iyo tababar ha u doontaan dida jabhadaha kale eratarerya iyo soomasliyaba abiyee waxa uu rabaa in uu yirtiri qowmiyads soomasliyees ee dega geeska afrika dhul bad iyo cirba waa inasf layska celiyaa burcada orromada soomaaliyana laga saaraa.
@AbdiqadirMaxamed-u1e
@AbdiqadirMaxamed-u1e Месяц назад
Sidii Amxarada U Adonsanjirtey Oromo Injirley OO Hadana Dhulkodii Kadhacen Amxaro Injirley Mntna Leyihiin Copying Xeylesalaasehii BAQTIYEY
@SofiaOsman-pz5zy
@SofiaOsman-pz5zy 15 дней назад
Ogaden oromo wax hala qabsadeen, shurunshuur Waxba kuguma soo Kordhineyso !!.
@aliadaneh
@aliadaneh Месяц назад
damaca oromada waxaafududaynay magaca jabhada xoraynta ogaadayniya oo magac beledsidato dhaqdhaqaageduna kukobanyahay degmooyinka beesha waainlabalaadhiyo magacc silooga hortago damacaa hadii allaah yidhaahdo soomali galbeed hagulaysato
@AbdiMohamed-zd1no
@AbdiMohamed-zd1no Месяц назад
Magac in labadalo Wa Mid Aad U fiican lkn inaboow Gumaystihii Xumaaba Dhulka Somalida Ee Lagu Magacaabo..DDS. Aya Magacaas dhulka ubixiyay Naantana wali iyaga Calamka si Dadban u gumaysta
@HasanHamud-uy1dy
@HasanHamud-uy1dy Месяц назад
Beesha ogaadeen iyadaa caqabad ku ah soomaaligalbeed waayo cida ku xeeran cadawga waa dir ufiirso liibaan iyo daawe siti iyo qaarkale oo daarood ah markaa ogaadeen xilkiina wey hayaan waxna qaban maayaan
@superfun1819
@superfun1819 Месяц назад
Waad riiyone Ogaden hanolato Somalia allaha barakeeyo
@AadanBashir
@AadanBashir 7 дней назад
Wandagalamyna
@AbdiSheik-rl8sj
@AbdiSheik-rl8sj Месяц назад
Markii hore ayaan khaldanaye hada yeynaan mar labaad ilduufin
@AminaMire-h4l
@AminaMire-h4l Месяц назад
Oromo dhimatay dhuka waxba kumaleh Wallaahi baan soomaali lagumeeyneeyn Somali 🇸🇴 weeyn haisraacdo si aan usoo afjarno damacooda guracan GUul soomaali weeeeeyn ❤
@kiinadan6786
@kiinadan6786 Месяц назад
@user-ts6hc7sm3n Gumeysi inooms hadhin msr haddi awawyaashena sidii la ogaa loogalsy imagination aynaan xitaa dhulkayaga nooga baxaba aynaan wooding! Mayd socda ayaynu nahay hooypoyonka barooranaya xabshigu xoolahoodi ku hor dhacyo madaxdeena madxxa laga tooganyo, dhulkeen Oromo qatenen maxa ino hadhay? Dulinimada ka weyn xagay taalaa?
@khadarmohamed5521
@khadarmohamed5521 Месяц назад
Beenalow, Waar Waa Dhulkayagi Ingiriis Bixiyey oo Aanu Soo Dhacsaney ee aha Haud & Reserve Area oo Dir'Land, ee Adigu Ogadeniyada Qaado Jaahilyahow.
@Haremon-u3k
@Haremon-u3k 17 дней назад
Itoobiya ha isku dirina somaliya jabuti eey!!!!!!!!
@MameMamisha-m6c
@MameMamisha-m6c 8 дней назад
Wanku.dabasoda.ormda.atenayede.eynhaye.eskumselm.eyanhye.oromda.hneenn.oromodu.dulkadaye.jokeda.dulkadadka.mdonto.nenta.oromdanase.esekadaya.
@AbdiMohamed-zd1no
@AbdiMohamed-zd1no Месяц назад
Degaanka Somalidu Jamacow Wa Midkaliya Ogadeen ito Qabiil midna Majiro Taako dhul ah Oy Somali leedahay Oromo inay Qaadato Ooma Ogolin.
@MuhsinOmar-ir1zw
@MuhsinOmar-ir1zw Месяц назад
Waar meeye ONLF. Markay isa soo xeereeyeen kama fekerin waxa dhici doona.
@axmedali8420
@axmedali8420 15 дней назад
Ethiopia wax ladhaho wey udhamaatay waligeed iskuma imanayso
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 Месяц назад
Waaba sheeko yaab badan! Soomaalidii ma hurudaa? Dhaanto miyaa lagu asqaysiiyey. Yaase ku khasbay Mustafe iyo madaxwaynta Ogaadeen inay yeelan Oromo warkeeda?
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk Месяц назад
Ma usoconeysa malagayelaya.ha.dadkadegan(ah yandaro ween oromadu.amxaradu.waiskumid.Somalida sarsarta.-2..mamul....Maxay ka dawayihin.dhulkodi ba laqadanaya..iyago.indhahodu shaanyihi...damirki aaya kadhintay.daad cawanah xabad hadaad koruridid hog isku ridaya yaab wey dhaftay
@IB_Adam
@IB_Adam Месяц назад
Jaamacoow,marka walaalaha reer Hargeisa ay Abagaadhayaashii Oromo keeneen Hargeysa ay ku dhaheen “ku soo dhawaada dhulkiinna “,hadana dhaheen:”Amxaaro ayaa daris ila ah oo Garoowe iiga dhaw “,Dee Oromo iska daaye,Amxaaradii Gondar iyo Gojjam deganeyd ayaaba daris lagu sheegayaa iyo xigaal xurmo kula nool.Itoobiya iyo Oromo dhulka Somaliyed in ay qaataan qaar Somali ah ayaa horseed u ah.ONLF iyo Ogaden,geel ninkii lahaa dhacayo,ma soo ridi karaan!
@IfarahFarah-pd9ek
@IfarahFarah-pd9ek Месяц назад
Hadalkaa waxn maqlay 2020 kii lkn been abuur ban u haystay in goday logura hayo
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 Месяц назад
Soomali ismarabaan. Dagaal baa daxmare. Diiig baa daate. Wa isbakaciyeen. Qabail iyo deen, somaali qabail bai doorteen. Umadaas oo kale waa la dhulmiya.
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s Месяц назад
Wax walba o dhacaya waxa masul ka ah Munafaqa xun e lita e Mustafe Cagjar o ah ki ogu xuma Abid e so mara DDS e illahay umada ha dhafiyo iman lawaha ina. Cagjar
@ahmedshekhmubaarag2498
@ahmedshekhmubaarag2498 Месяц назад
soodhawayn qorshahan ogaaden baa wata wayo soomaigalbeed way nacday ogaadenia kkkk siigalbeed waxay noqon oromo kkkkkkkm xududku waa godka dhigriilay jidwaaq iyo ogaaden xududka udhexeya
@hassanabdibashar2169
@hassanabdibashar2169 23 дня назад
Hagaag wariye hagacabson oromo dhulka hadhiisan waa inta abi jogo
@DaahirSiyaad-s3s
@DaahirSiyaad-s3s 4 дня назад
Adigu dadka ha iskudirin midnimaa ladoonayaaye waamaxay ogaadeen iyo oromo waxaatidhaa oromo iyo somali
@MariamAd22
@MariamAd22 Месяц назад
Oromo wa Ethiopian wana Amxaaro siidas darted iska ilaliya somaliyay garahan Ogaaden war idhaha kala khaaqada somaliyay
@MohamedAhmed-w1w
@MohamedAhmed-w1w Месяц назад
Arinta Kaliya inayna noqon hadal Balse waxay ubaahan tahay isku imaad tashi go,aan kadib ducal
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 Месяц назад
Waryaa jamac maxad noo cayneysa oo noogu xadgudbeysa Anagoo ah jidwaq maxaa uledahy ma dagalaman gumesigey ogolyihin.mida kale haeiye iyo dir gudanirdi ams samle miyaa ogol in la gumesto ninyahoe xalbaad bixin hafii kale qsbrigaaga qado
@cabdilahidahir345
@cabdilahidahir345 2 дня назад
Naftan bal eeg xiiqsan ee ogadeen ee sonkorta ceelka kushubtay badawnimo waxay kaqabtay ee siyaadad falanqaynaysa kkkkkk Ogadeen ama darood isaga soomali udowladeeyay oo dadkii Dirta aha kibir uula tahay ee dhulka UGA horeeyey ee oo somalinimadii kuxaaray Adeer oromo way ku dadnimo iyo diin iyo cadaladbaa dhaanta ee
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 4 дня назад
Somaaliyeey kaca Somaaliyeey kaca dhulki waa lla qaatay jigjiga waa la qaatay oormo ayaa weerar nagu haayso
@mahamoudhassan2012
@mahamoudhassan2012 Месяц назад
Eebe dad madouleyo iyago is douleyaa.15 million oo somaliya ayaa killil 5 dagaa,haday ay iskaceliniwayaane iyago iskoudoubane somalie waa looyabaa. Oromo waligede somali dhilkeeda soo hawesane ayaa manta damac kagajiraa.somaliyey tachada oo iskaqabta oromadane iyo canfarta.
@AbdiMaalin-tj6cb
@AbdiMaalin-tj6cb Месяц назад
Ogaden iyo oromo waa xage? Ogaden waxa uu dhaca awash oromia waxay dhacda shawa..sidas ha noqoto.
@MuhiyadiinOsman
@MuhiyadiinOsman Месяц назад
Waxani caqli gal ma,aha reerkii jid waaq ahaa nacayb onlf miyay oromo isu dhiibayaan
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s Месяц назад
Abiy iyo Oromo in ay sida u hadlan waxay arken Nin mayd ah o ilmo xaran ah Ina. Cagjar qof ka lita o ka xun DDS maso marin e ninkas ha lays dhafiyo
@aidarousabdullahisuleyman5816
@aidarousabdullahisuleyman5816 Месяц назад
Guduney hadaan barkey kugu daabneyn ima goyseen ayuu geed ku yidhi
@abdurahmanmohamed1293
@abdurahmanmohamed1293 Месяц назад
@@aidarousabdullahisuleyman5816 Somalidii aad faquuqdeen jajabkii oo dhan ayaa Oromo la socda ee ogaadeenow is difaac ama godey tag koleey marka godey lagu keeno giriceel ayaa anigana la iigu imaan caqli iyo xisaab meel noo yaalna malahin oo aniga yaad igu haysaa ana sidaas si la mid ah bad baada alle ayaan leenahay xisaabtan xisaabaa kahoreysey markaan is kala faquuqney ayaan xumbo noqoney
@hassanroble8250
@hassanroble8250 Месяц назад
Jamacow miyaad cabsoonaysa, haddii khatartaasi jirto maxaad u dhihi laadahay Soomaaliyey kaca oo Oromo iska dhiciya dhulkiina na difaaca. Sow adiga reer Sittiba waxa iska dhiciya ku dhaha. Mustafa cagjarna waa nin ka cabsanaya oromka madaxa ah.
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s Месяц назад
Abiy iyo Oromo la yabi mayo wayo Mustafe Cagjar o ki ogu xuma ah o ogu xuma e shacabka u xininyo wayna weye kas ayay arken in ay si waba u damaciyan deganka Somalida
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 Месяц назад
oromada iyo canfarta waxey nagu wadan dhul balaarsi weyn waa ina iska ilaalino kuligeen oo 5 somali ah
@shiine127
@shiine127 9 дней назад
Alaylehe abaalkaa baa ku helay Jaamacow intaad qudhun iyo kala fogaynta Soomaalida ee aad u kala abtirinaysay ku mashquulsanayd in Oromana Jigjiga dusheeda maanta joogto. Waxa maanta ku haysta doqonkii ogaadeen ahaa doollo laga qaadye
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 Месяц назад
Sxb idinkaa l idinka kariwaayay magaca somaliyeed qaata oo ogaden keliya ku meereysananya war magac mideeya somali qaata
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 4 дня назад
WA arki Mahan WA in hadda wax Laga qzbto. garsii WA in la gaar siiyaa Dadka jigj8ga Dagan video gaan oo Soomaalia oo Dhan share gareeysaa
@daacadalleaamin1757
@daacadalleaamin1757 Месяц назад
Ogadeenow adkaysta niicda yareeya kililki waa la qaybin kilil direed iyo kilil darood ayaa ka so bixi 😂waanu fahansanahay waxa ku gubaaya
@shariifmohamed233
@shariifmohamed233 Месяц назад
Sxb taasi Abii kahor baad lahaydeen Oromo iyo Ogaadeen looma dhaxayn karo, adinka ayaa keenay ee Oromo ma keenin
@AminaCali-t2d
@AminaCali-t2d Месяц назад
Oodeedna csgdheertii waa lajiiqsanayaaye xagaydinqaban isaaqna cadawbaa kadhigateene anagaa cadawga idinka ridijiraye somali galbeed nafmalahae anagaad waxweynoogadhigtay afar ogaaderna waar gumaysiga iskarida
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s Месяц назад
Jamac mirqan ina. Cagjar u sheg inta ad sidi dumarki ad indhaha isku qab qabanayso
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 Месяц назад
somalidi horey aya somali ahaayeen dhulkooda hoyo u dhimanayey lakin Somalida hada magaca somalida wey watan iyo somali wey u egyihiin bas
@Dhuuso500
@Dhuuso500 Месяц назад
Hadal badani haan ma buuxsho deegaanka soomaalida waxaa looga baahan yahay ficil waxay noqotaba
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 Месяц назад
WAA RIYADII OROMADA IYO ABIY LKN WAA FASHIL HADA SOMALI MA HURUDO EE HA OGADAN INTU GEESI SOMALI NOOL YAHEY DHICI MEYSO
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed Месяц назад
Oromiya wayka go an tahay lkn ogadenia ka aqbalimayso damaca Oromiya
@cabdiqadiriya4718
@cabdiqadiriya4718 Месяц назад
qorshaha oromada iyo mamulkodu iyo itobiya waa mid oo mudan in dadka somali galbedd aysan isu ogayn shirqool ka
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 4 дня назад
Qorashaas waa qorshahii looga qaatay dhulka falastiin ee waa inaan iska Celina hadda. Intay goori goor tahay
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 Месяц назад
Hadanu somaliland nahay oromada waanu soo dhaweynayna waayo waa dad islaama oo ku hoos dulman dawlada itoobiya Afkoodana waa baran doona hada laga bilaabo waayo Anagu Hadaanu isaaq nahay Cadaw somaali ka Xun oo aanu leenahay ma jiro 2012kii Ayaanu Wadahadal la furay waxa naloogu bedelay in hawadi lala Wareego oo sanadki ay kasoo xarooto lacag 80 milyan oo dolar iyo weliba in dagaal nalagu soo Qaado dagaalki laascanood ka dhacay reer somaali ah oo ka maqna muu jirin haday shacab noqoto haday maamulda noqoto haday xukumada xasan gurguurte noqoto dawooyinka hubka dhaqaalaha waa laga midaysna
@bossman1024
@bossman1024 Месяц назад
Kada beenta saxafada markay caqartii kugu badh godo ayad been saxafad laso fadhiisata dhadhan male hadalkagu daca qudhunka Adigu Dadka miyad ka xog ogalsantahay miyad ka wadani santahay miyad ka caqli badantahay kuma tahay madaxyarow
@SadraFoosi
@SadraFoosi Месяц назад
runbaad sheegaysaa xaqiiqatan waliba kafog hadafka larabaa dds waykawayn tahay hadafka itoobiyo wadataa wayna taagan tahay hada
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e 6 дней назад
Cajiib o marka oromo saas yelayso dhulkaas dadkisi meeyey?😱
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s Месяц назад
Kkkkk Jamac ben iyo aragti ta ah ayad shegaysa ina. Cagjar isaga hawsha bilow ila dhamad wada o lagula heshiyay e jahil iman mawe ah ayad tahay e dadka benta ka dhis Like horay u qado
@mohamedadad8644
@mohamedadad8644 Месяц назад
Waxaan jeclaan lahaa in Ladhaho soomaali Galbeed lagana Daayo Ogaadenia maxaa yeelay Dadka qaar ayaa u arka in Soomaalidii lagu sii Kala qeybinaayo Magaca qabiilka Ogaadeenka Madaxweynaha iyo Hogaankaba ha ahaadeen sida kale Soomaalida haleesku soo dhaweeyo walaala yaal
@mohamedsalah771
@mohamedsalah771 Месяц назад
Waxaan dhihi lahaa ha lasameeyo Jabahad ku dhufo ka dhaqaaq Oromada iga ayaa carari doona Annagana kuwa gudaha soomaaliya ku jira nagu daaya
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s Месяц назад
Abiy wa Munafaq ki ogu xuma e so mara Gumaysiga itobiya isaga ku bixi o ay oga dhamatay
@samewadasamewada
@samewadasamewada 8 дней назад
ogaadeenoow horta ormo dhulkoodu waa xagee ilyin jigiga waa magaalo ormoe ogaadeenoowo dhagxbuur ka dhigta magaalo madxda ogadeeniya waa runtiisa jaamc taasa la iska difaaci karayaa walaahi sidaasi waa sax
@abdullahiahmed8718
@abdullahiahmed8718 Месяц назад
Asc dadka somaliyed wan idin Salamaya walalayal waxatahin dad walala ah iskudin ah wadadhashay isku cadaw Leh anigu waxan ahay nin ogaden ah majecli in somali laqaybiyo midnimo bamel lagugadhikara cadawgina umidoba kuwa lasocda cadowga wa cadowgina ma aho somali haudhasho somali cidi udono ama cidkale dhinac Kamara cadaw wacadaw
@AbdullahiAliMaalim-z6l
@AbdullahiAliMaalim-z6l 8 дней назад
Waa qorshahii 40sano lagadigayey ee lalahaa wat ogadentan dalka iyo dadkay qaaybinaysaaye nagadaaya oo magaca somaligalbed inoogudaaya Waana muhiimada uk ubixisayba magacan qarniyo kahot waa qaaybi oo xukun
@AbdiBuraleisse
@AbdiBuraleisse Месяц назад
Oo kuwan odoyo iskusheega ahi miyayna damiirlahay ay kuwa oramada ah ee lamidka ahi say u fikirayaan dadkoogana siday dhulka uugudoonayaan miyayna iyagu ugudoonayn
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Месяц назад
Somali hadii ay sexatay jaamacoow oo maanta bosasao iyo Hargeysa Oromo ayaa kaga badan somali ee maxaa kililka shanaad laga hadlaa
@naasiribraahin323
@naasiribraahin323 Месяц назад
Ogaadeen dawlad deegaanka isaa xukuma hada iyo jeerna qorshayaasha isbalaadhinta Oromada waxaadd moodaa inay madaxdii kala dduwannayd ee deeganka somalida soo martay inay qayb ka ahaayeen qaadashada dhulka soomalida Oromadu qaadato waayo baabuli iyo jinacsalay dadka dega markii somali darajada labaad ah loo arkay oo laga saraysiiyay Ogaadeenka ayay fududaatay in Oromo ku qanciso inayy kilarka oromada raacaan uuuna ccodeeeyaan ina iilay baa u dambeeyay dul somali leedahay in la qaato ogolaaday Markaa in oromo ku hamido in aan iyaga iyo ogaadeen loo dhaxayn waa waxay ka arkeen im ogaadeen isaga uun uu isu arko somali inta kalana somali soo raac ayay u yaqaanaan
@faysalIbrahimmaxamud
@faysalIbrahimmaxamud Месяц назад
Marka darenkaygaan baadhay waxan u arakay in la damcay dhulka soomaali da ee itobiya gar ahan dhulka soomalida ee kilka 5aad Balse dadka soomaaliyed wali maa darensano in balse soomaalidu is haysato lama bahano ee waa in dhulka iyo dadka la difaco
@ShamsadinadoshShaam
@ShamsadinadoshShaam Месяц назад
Dhiladii ku dhashay wase dhulkaad hadal hayso rageedii ayaa jooga ee xaarka isku xaji
@abdullahiAden-y1u
@abdullahiAden-y1u Месяц назад
Wallaal Somaalidu Waa Xoolo Xooluhuna waxay ubaahanyihiin Dad dhaqda. Bisiq Sarmaan
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 4 дня назад
Caqli badanaaa ma yahiud ayeey ka so jeedaan Sida yahiuuda ayeey u fakaraan illaahay ha naga qzbto
@ahmedmohamud6496
@ahmedmohamud6496 13 дней назад
Hala qarxiyo Oromada oo hala gumaado markaas iyagaa baxi doono.
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 4 дня назад
Waa mahadsan tahay walaal Sida wanaagsan ee aadnoogu so tabisay illaahay ha fadhiliyo oo inay kacaan jabahada iyo inay dagaal Soomali way inay dagaal qaado
@Galaxy-kv8pg
@Galaxy-kv8pg 8 дней назад
Insha alaaaah adista guban oo meel dabe oo ay isugu yeran ma dhacayso insha alaaaaaaaaah
@AbdiSheik-rl8sj
@AbdiSheik-rl8sj Месяц назад
Adeerow maxaa Naga galay bada cas haqaateene intanada noo soo gooya
@MuuseMuuse-p5k
@MuuseMuuse-p5k 18 дней назад
Makaniis ee waa marar oo Aykasameyen gidhiibak
Далее
▼ КАПИТАН НАШЁЛ НЕФТЬ В 🍑
33:40
Просмотров 418 тыс.
▼ КАПИТАН НАШЁЛ НЕФТЬ В 🍑
33:40
Просмотров 418 тыс.