Тёмный

PART 2 NOLOSHA MALAYSIA 🇲🇾 | WAXBADAN KA OGOW GURYAHA IYO NOLOSHA……….IYO.🏢 

fawsia Dimple
Подписаться 187 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

Please subscribe RU-vid channel

Опубликовано:

 

22 ноя 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 106   
@ayang7089
@ayang7089 8 месяцев назад
We are same wlh adunka Malaysia 🇲🇾 u jeclahay wa wadnka kaliya hadi ad gurigaga ka baxdo anay salad ka tageyn mel walba masjid ayey ledahy Masha Allah ❤
@nijaj9157
@nijaj9157 5 месяцев назад
Abayo qurbaha miyaa ka soo guurtay? Maleysia jeclaan lahaa usoo guuro
@aswanguirreh856
@aswanguirreh856 2 месяца назад
​@@nijaj91571p P1
@Sadamabdi15
@Sadamabdi15 8 месяцев назад
ilaahay intuu abuuray ruuxii ugu fiicnaa, uguna kheyrka badnaa, uguna quruxda badnaa, uguna aqoonta badnaa, uguna dabeecadda badnaa, uguna deeqsinimada badnaa, uguna geesisanaa, waa nebi muxammed naxariis iyo nabad galyo korkiisa Allaha yeelo," Ku salli xabiibka hadaad nasiib u yeelatay aqrinta qoraalkan اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@user-hm4ji4iz6n
@user-hm4ji4iz6n 8 месяцев назад
Salalahu caleyhi wasalam
@MaryanawcabdiiDhuudo-kp1zf
@MaryanawcabdiiDhuudo-kp1zf Месяц назад
Salalaahu caleyhi wasalam ❤️
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 8 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍
@Supr93
@Supr93 5 месяцев назад
I’m going to get 🎉 This was is you in less about an eight story building with kitchen patio everything inside is clean still no leaks no cracks to the clean be 😢😮
@sacdiyosiman374
@sacdiyosiman374 5 месяцев назад
Sallallaahu cayehi wasalam Sallallaahu cayehi wasalam ❤❤❤❤❤❤
@saylonibrahim5536
@saylonibrahim5536 4 месяца назад
@@Supr93my m my
@edilupdy6438
@edilupdy6438 3 месяца назад
عليه افضل الصلاة والسلام ♥️♥️♥️♥️
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 месяцев назад
INTA DAAWNEYSO MUUQAALKAAN AYAKOO Caafimaad qabaan waan idin Salaamay JUMCO MUBARAK❤️ FREE PALESTINE 🇵🇸 aan u duceyno qofkii awoodo walalaheen intasa u awoodna💔
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 8 месяцев назад
Wuxuu Ahaa naxariis badane ilaahay caalamkan u soo Diray Nebi muxammed scw💗Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲
@sahuur3269
@sahuur3269 8 месяцев назад
Aamiin aamiin yaa rabi
@kamayare
@kamayare 8 месяцев назад
Shaqo maledahay Malaysia 🇲🇾 kasoohadal sister
@QuenKawsar
@QuenKawsar 8 месяцев назад
Wlal jamacada malaysia kaso hadal waliba masterta scholar ayaa rabaye ama mid cadiya❤
@Xamsecabdilaahi-vx9qu
@Xamsecabdilaahi-vx9qu 8 месяцев назад
Wow my good person first watching this video
@hayaanshow
@hayaanshow 8 месяцев назад
Qurbah dhalin badan baa ku dhibaateysan sababtu nah waa Family oo kofor gareyn karin kharashaadkooda Talo wanaagsan baa family siisey wlhi thanks
@user-hm4ji4iz6n
@user-hm4ji4iz6n 8 месяцев назад
Abyo waan jeclahay inaa maleysiya imaado nsha allah waa imaadi doona haduu alle ka karaali noqdo m.a waad ku mahad santahay sidaa wax walba nagu soo gubineesid mahad sani walashen mcn❤❤❤
@aishaabdillahi2497
@aishaabdillahi2497 8 месяцев назад
Ana waan jeclahay waan is raacayna😂
@meymuunmohammad2721
@meymuunmohammad2721 2 месяца назад
Mabaxdaynah anaa hadda boxoyee
@Lifesytle-hb2cu
@Lifesytle-hb2cu Месяц назад
⁠kawarn wallal ma ku qancisey
@ubahsiyad6810
@ubahsiyad6810 Месяц назад
@@meymuunmohammad2721haye walaley mabaxday
@CafiifoXagaafe-qx4lk
@CafiifoXagaafe-qx4lk 8 месяцев назад
Waaaa mahdsanthy walshy fawsia 💯 💯
@xidigmomohamoud3706
@xidigmomohamoud3706 8 месяцев назад
Masha allah sharafey mahadsanid waa run carlota waxbaraneysa allaha caawiyo
@user-yx4vm1zy4h
@user-yx4vm1zy4h 8 месяцев назад
Thanks you qalbi ❤❤❤
@malkishAhmed123
@malkishAhmed123 8 месяцев назад
Why not yet 100k😢 maxa qaldan gabadha garsiya oo diri galiya walashen ❤❤
@user-hz1zv9hw4j
@user-hz1zv9hw4j 8 месяцев назад
Second person watching this video
@SuhuurSh.muxumed-mz3qo
@SuhuurSh.muxumed-mz3qo 8 месяцев назад
Keep going sister noso badi muqaladada plse
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 месяцев назад
From the river to the sea Palestine will be free 🇸🇴❤️🇵🇸 I love Palestine 🇵🇸 Palestine will be free inshaa Allah 🇸🇴 ♡ 🇵🇸 Jumca Mubarak ❤
@sacdiyodauud9461
@sacdiyodauud9461 8 месяцев назад
Ana ugu horeyo ❤😊
@user-ho1uh3up7n
@user-ho1uh3up7n 3 месяца назад
SHAqoo maaledahaay sister
@ilaysbook
@ilaysbook 8 месяцев назад
Abyo flats yada cusub full furnitured ah ma soo duubi karta iyo quimohooda Guests houses. Family hotel rooms
@Maizo0574
@Maizo0574 8 месяцев назад
Sida dagananta leh aad wax usharaxeeso m.a ilahey haku siyadiyo
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 8 месяцев назад
Mashaalah 😂
@nasriineey1161
@nasriineey1161 8 месяцев назад
Abaayo dey bosaso iyo mleysia iakumid miy😂😂😂
@user-ou1gc1wo6k
@user-ou1gc1wo6k 8 месяцев назад
❤❤❤❤
@maazimaddechannel9256
@maazimaddechannel9256 8 месяцев назад
Wll kwrn process malagu sugi kraa malaysia mise way adagtahay
@KingMadar-xh3sk
@KingMadar-xh3sk 5 месяцев назад
@MaxamettMuhubo-vv6dh
@MaxamettMuhubo-vv6dh 8 месяцев назад
Wllo qaybta sadaxaad sooo sameeee taaso oo aad kaga hadlaysid dalxiiska iyo kharashka please and please abaayo
@FadumoAhmedMohamed
@FadumoAhmedMohamed 8 месяцев назад
Shaqada ka so hdl Wllo
@mushtaqahmed7904
@mushtaqahmed7904 8 месяцев назад
Mhdsanid abyo shaqo ma ledahay taas noso jwb insha Allah ❤
@aliyare228
@aliyare228 8 месяцев назад
Queen fosiyo❤❤😂😂
@mohamedcusmaan9260
@mohamedcusmaan9260 8 месяцев назад
Fowziyo malu qawa
@xamdiaxmed
@xamdiaxmed 7 месяцев назад
Shaqo maledhy abyo
@degan8661
@degan8661 8 месяцев назад
Asc wllshy qli ka soo hadal shoolershipyada malaysia sida loo helo 😊😊
@user-ii9gi3qb4g
@user-ii9gi3qb4g 8 месяцев назад
Asc wllo fosiya lacagta lagu imanayo waa intee
@tasbihfanmedia3002
@tasbihfanmedia3002 8 месяцев назад
Abayo wankaxeli noh
@XalimaSaalax-tb6df
@XalimaSaalax-tb6df 8 месяцев назад
Ani sidookale
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 5 дней назад
Fowsiyo abayo Iso jwb Intee kala soo xiriiraa muhiim kuu ahay
@rowdoabdirisaq6202
@rowdoabdirisaq6202 11 дней назад
Ad aya uu mahad santahay walashay anigo waxa baranay xaqotiga maiska dhibi kara master IT meqo aya ku baxaysa
@asiyacaliasiyacali2165
@asiyacaliasiyacali2165 7 месяцев назад
Shaqo ma leedahay wll ka soo hadal
@KingMadar-xh3sk
@KingMadar-xh3sk 5 месяцев назад
Halka qol
@xamdiaxmed
@xamdiaxmed 7 месяцев назад
Anaa soadyo lkn cdna I'm jogto maisodhween qali ♥️👏
@user-wl1sc5kz8c
@user-wl1sc5kz8c Месяц назад
Ma imadayna
@dekoabdi4510
@dekoabdi4510 8 месяцев назад
Family dagnasho Mala hen miya abyo 😳
@user-ve7fp4oz5r
@user-ve7fp4oz5r 8 месяцев назад
bayo shaqo maledahay kasoo hadal 😢
@Caawiye_ACADEMY
@Caawiye_ACADEMY 7 месяцев назад
Shaqada kasoo hadal wll?
@Moha.albi1
@Moha.albi1 6 месяцев назад
Maciishada hilabka iyo qudrada korontada iyo biyaha ne iyo rashiinka
@IbraahimMacalin-dj4jl
@IbraahimMacalin-dj4jl 8 месяцев назад
Niyey Malaysia 🇲🇾 Caadi aa ii nacsiisay😂😂
@user-hm4ji4iz6n
@user-hm4ji4iz6n 8 месяцев назад
Abyo shaqo maleedahay shaqo aqoon ma ahan shaqooyin kale oo Caadi ah
@user-iz7co8zt4d
@user-iz7co8zt4d 6 месяцев назад
Shaqo ma leedahy wllo
@user-ii9gi3qb4g
@user-ii9gi3qb4g 8 месяцев назад
io jamacada inta labixinayo
@abubakartagtagsade3169
@abubakartagtagsade3169 6 месяцев назад
Malesia
@abubakartagtagsade3169
@abubakartagtagsade3169 6 месяцев назад
Magaca
@MohamedabuukarOsmaan
@MohamedabuukarOsmaan Месяц назад
Anigo wax baranayo mashaqeykarah apyo
@mzza6813
@mzza6813 5 месяцев назад
abyo visa al an malku iman kara maleysia
@XalimaSaalax-tb6df
@XalimaSaalax-tb6df 8 месяцев назад
Abayo qof arday ma imakaraa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xamiidawjamac4910
@xamiidawjamac4910 8 месяцев назад
2012 kii intaasay ahayd kiradu waxba isma bedelin
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 8 месяцев назад
100r soo $25 uma dhiganto 1000r $500 soo mahan
@fatumaisse9557
@fatumaisse9557 8 месяцев назад
Maya abayo family 300$ maafaceso qof ardey ah macqu lkn family oo yar 2 ilmo iyo walidko xita 300$ maafaceso
@nazicabdullahi
@nazicabdullahi 6 месяцев назад
Malaysia maa joogta aby
@fatumaisse9557
@fatumaisse9557 6 месяцев назад
@@nazicabdullahi haa abayo
@anaayaqurux1361
@anaayaqurux1361 5 месяцев назад
Halkeen kala soo xidhiidha wllb
@abukarmaxamed5376
@abukarmaxamed5376 8 месяцев назад
isku waqti ayan imaanay aniga iyo adiga.
@muxyebishar4333
@muxyebishar4333 8 месяцев назад
Mawllfowsia
@Marwaahmeth
@Marwaahmeth Месяц назад
Please qli isoo jawaab anigo ardayad ah ma shaqeyn kara
@user-qc2wt6je5j
@user-qc2wt6je5j 6 дней назад
My
@mohamedjibril5108
@mohamedjibril5108 2 месяца назад
Qool yaruhu muxu aha
@user-hc8oy7qr4s
@user-hc8oy7qr4s 8 месяцев назад
RU-vid sidee loo furtaa ii sheeg abyo adoo mahadsan
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 8 месяцев назад
Masha allh shaash xariir saan ujeclahay
@DeekoAbshir-bk4lb
@DeekoAbshir-bk4lb 8 месяцев назад
Alaa fawsia wasu gaayay wamahad san thy❤❤❤mcney❤❤😢❤❤
@hayaathassan1360
@hayaathassan1360 8 месяцев назад
Naa fosiyay wan imanyaaye mad. Iga hor iman karataa huno.
@amiirahussein6125
@amiirahussein6125 5 месяцев назад
An iman hbbti guri ma isla kirysan 😂😂
@hmett
@hmett 8 месяцев назад
Waxad no shegta farqiga u dhexeya dalkena iyo qurbaha
@ipcapital4747
@ipcapital4747 4 месяца назад
Malaysia!nolasheedu waa qaali hal qol 320 dollar hhh usa iyo malsyia waa.isku qiimo xaga guryaha
@nimcoomar7611
@nimcoomar7611 8 месяцев назад
hooyooy waxa ku waydiina reer dhimbiklka kasayey miya shugri dhimbil xasam dhinbal iyo reer daa uud dhinbil layla daa uud muxudiin daa uud dhimbil iyo xuseen daa uud dhimbil farxiyo colaad haberyer ayey u ahayeen madiino daris aa ahaan jirney
@Xamsecabdilaahi-vx9qu
@Xamsecabdilaahi-vx9qu 8 месяцев назад
Wo yaa ku qaba waa yaabe😂😂
@cabdishakurmahamed8404
@cabdishakurmahamed8404 8 месяцев назад
Hhhhhhhh😂😂😂
@cabdishakurmahamed8404
@cabdishakurmahamed8404 8 месяцев назад
Si Aad U qaadato maxd ka wada wll FosiYa guriga ma Adiga lahanaya gurigad ka bixiso 700$
@Xamsecabdilaahi-vx9qu
@Xamsecabdilaahi-vx9qu 8 месяцев назад
@@cabdishakurmahamed8404 kuma fahamin wll
@Taliso3344
@Taliso3344 8 месяцев назад
Ilaahayba ileh anoo kaligay ah 700 xita wx imagoyso heheheh meshan lacagtedu brako maleh 😂
@Bellaa309
@Bellaa309 8 месяцев назад
Abayo maleysia maa joogta
@Taliso3344
@Taliso3344 8 месяцев назад
@@Bellaa309 haaa abyo
@Bellaa309
@Bellaa309 8 месяцев назад
@@Taliso3344 hadii laga soo tago dhaldhlaalka an ka aragno team 27 ,dadka cadiga ah e ku nool Malaysia wa sidee ma adag thy na
@Taliso3344
@Taliso3344 8 месяцев назад
@@Bellaa309 iska normal weye kliya lcgteda dhkhso kgabaxysa brako mleh
@amiirahussein6125
@amiirahussein6125 5 месяцев назад
@@Taliso3344abyo mcn an raba Ina imado sakabulo ahan miya u dagantahy mise family ay ledahay 😢
@Hornscope
@Hornscope 6 месяцев назад
Somaalida Malaysia miyaanay hal dukaan lahayn. Xaafada ay u badan yihiin somalidu maxaa la yidhaahdaa
@Hinuush
@Hinuush 7 месяцев назад
Mhdsanid 💯 boqorad fowzia
Далее
DAGAALKA ADUUNKA HHH
3:54
Просмотров 6 тыс.
GURIGA CUSUB EE MALAYSIA AAN KA QAATAY!!
8:08
Просмотров 58 тыс.
WAX KA OGAW NOLOSHA IYO JAMACADAHA MALAYSIA
20:45
Просмотров 135 тыс.